Тёмный

Balbalaarka Oo Anuush cosmatics u Samesay SkinCare Waji dhaq 

BALBALARKA OFFICIAL
Подписаться 231 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 Год назад
Khalad wayn ayuu samaynayaa qofka wejiga kuu hagaajinayaa sababtoo ah bahashii uu ku soo qaadayay ayuu wejiga ku marinayaa kadib wuu ku celinayaa dawadii qofkasta wejigiisa bacteria ama xanuun ayaa ku jira qofka kale ka duwan inuu cudbi lu mariyo ahayd ama gacantiida nadaafada iyo caafimadku makala maarmaan markaa dadka ha u kala gudbinina xanuunada ku jira jidhkooda oo si xalaal ah haloo shaqaysto 🥰
@nassiromar5267
@nassiromar5267 Год назад
Wlhi anigo iska yapan ayan qoralkagga arky
@faizam523
@faizam523 Год назад
Amina, waa runtaa
@zamzamhassan4148
@zamzamhassan4148 Год назад
Haa hada qorirabay waxaas Maha cafimaad waa cudur
@ashuuabukar5766
@ashuuabukar5766 Год назад
Qofkaan wejiga kuu hagaajinaaye gacmahiisa gloves ayaa ugu jiro hadana waxow sameynaayo waa qalad sabobtoo ah .dhalada furkeeda ayuuba prush cml ka dhigtay wejigeeda markuu mariyo hadana wuuku celinaa.hadhowna qofkalaa loo marinaa .yaa allah
@halimamohamed4838
@halimamohamed4838 Год назад
Ilahay kacabso carabka sakarada kadanbeya qabriba lagalayo
@suusmagaalo1991
@suusmagaalo1991 Год назад
👉🏼DEG DEG FARTUUN BAL BALAARKA OO MAAXWEYNAHA SOMALILAND MUUSE BIIXI CABDI GUURSATAY AROOSADA WAJIGA DHAQO MASHA’ALAAH⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
@maryamaabdirahmaan5958
@maryamaabdirahmaan5958 Год назад
Mnsha allah tabarakallah allaha kubarakeyo abyo
@simanmukhtar5001
@simanmukhtar5001 Год назад
Balbalarka in the building
@najmaahmed6112
@najmaahmed6112 Год назад
Qofa ogahay macayileeso is hafza zoon😂😂😂😂😂
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Год назад
That's great 👍 ❤
@qalihussein498
@qalihussein498 Год назад
Uf nadaafad la,aan waaye waxey waji lagu tirtiray oo lagu celinayo mesha 😏
@princesszohachannel8356
@princesszohachannel8356 Год назад
Runtaa abyo nadaafad la aan suram ka tiyubkiisa wajiga loogu marayay lagu dhax celinaayo
@ZaraCumar-ie7tv
@ZaraCumar-ie7tv Год назад
Kkk
@aliabdi8194
@aliabdi8194 Год назад
Ano ur leh aman dala cunug balbalrka uu eg bisinka haifirin
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Mashaaaaalah tabaarakalah laqadariyolajecel.yartayarta
@jujuqoolif4517
@jujuqoolif4517 Год назад
Naa cuntada iska yeree iyo canka aad buux dhaafisay
@DeeqoDeqoo
@DeeqoDeqoo Год назад
alhamdililha dheh sanka ilaha ku sestay mansha alha.😂
@asmacabdirashiid8151
@asmacabdirashiid8151 Год назад
San.waan.uf
@munajeylanihassan1500
@munajeylanihassan1500 Год назад
😂😂😂😂sanka samaa utahee maxaa isku dhibeee
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Год назад
@zeinabhassan560
@zeinabhassan560 Год назад
Sanka wakudalatay xbbti so u cannot change
@qadroomar4143
@qadroomar4143 Год назад
Cabdi csbsi wsjigs balbalasrka
@hamdimaxamednuuriye7272
@hamdimaxamednuuriye7272 Год назад
Nose massage wax ladhahaho lasuubsadaa sanka wuu ku yaraani
@hijbaygirl2128
@hijbaygirl2128 Год назад
SubhnAllah are you not Muslim?
@roadahmed766
@roadahmed766 Год назад
❤❤❤❤
@kaafiyabinccasiis
@kaafiyabinccasiis Год назад
Waxan waji dhaq maha bisinkee
@faizam523
@faizam523 Год назад
Sankii sankii kuye, 😁😁😅😅😅 Fartuun is so funny 😁
@umiomarabdib4433
@umiomarabdib4433 Год назад
😂😂❤
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Год назад
😅😅😅😅
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Год назад
Qalad waxay marinaayo meelbaa lagu shubtaa buraashka laguugu marinaayo buu ku celinee hadane qof kalay umarinee uuuuuuuuuf uuuuuuuuuf
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 Год назад
❤️❤️❤️❤️🤣🤣
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Год назад
Bacteria to be waiting 😢 intey suuf ama sponge ku marin lehaa goojada oo wejigeeda lagu tirtiray ayaa markasto dib loogu cilinaa uuuuuuffff 🤮
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Год назад
😂😂😂😂😂
@mssQueen-d5l
@mssQueen-d5l Год назад
🤣🤣🤣
Далее
Makeup Transformation Super Model 😱😱 #makeup
17:14
How Many Twins Can You Spot?
00:17
Просмотров 20 млн
CHALLENGE YES IYO NO UGU QOSOLKA BADNA SOCDAAL
12:51
Просмотров 52 тыс.
Tabiiy Ozish Yoki Oshqozon Kestirish: Qaysi Yo'l Yaxshi?
1:20:51