Тёмный

banaanbax Lagu Taageerayo maamulka SSC Khaatumo oo kadhacay Degmada Jiidali ee Gobolka Sanaag 

DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 3,9 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 18 дней назад
Sanag wa inay gacanta cidanka ssc Khaatumo so gasha no more idoor dhul ssc ay leedahay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 18 дней назад
maashaa allaah guul guul guul iyo gobonimo ssc khaatumo hakorto habalaadhayo nasrigi iyo guushi ba dhulbahante ilaahay uso wareejiyaye
@awiladen7814
@awiladen7814 18 дней назад
Insha Allah Guul 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o 16 дней назад
Mashallah guul jiidali iyo masagan waxay maanta soo gashay gacanta dowlada ssc khatumo masagan waxay ceerigaabo u jirta 12 km jidali iyo masagan waa in ciidamada ssc khatumo ka sameystan saldhigyo jidali iyo masagan waa in adeegyada bulshada la gaarsiiya jidali iyo masagan sida xafiska mamulka iyo canshuraha saldhigyada booliska waa in loo dhisa golaha deeganka sidoo kale waa in la geeya mch iyo adeegyada cafimaadka iyo solar ka ama light ka cad ceeda ku shaqeeya sidoo kale waa in la gaarsiiya adeegyada waxbarashada hadii ay ahaan leheed primary school ama dugsi hoose dhexe iyo dugsi sare ama secondary school sida oo kale meel kasta waa in lagu buufiya calanka dowlada ssc khatumo iyo calanka jamuuriyada federalka somalia guul ciidanka iyo dowlada ssc khatumo waxa leeyahay keep going hore haloo socdo ssc khatumo tagtay oo talaab satay
@Rghtman308
@Rghtman308 18 дней назад
Guulsyta guulaysta ❤❤❤
@abobasement346
@abobasement346 18 дней назад
iskah xoreyah Argagixisadah snm iyo horgaladah Qadhmun e lah socdah
@salmaan6233
@salmaan6233 18 дней назад
Man sha alah
@nafisaali8689
@nafisaali8689 18 дней назад
MAANSHA ALLAH DUMARKA HARTI WAA GEESIYAL XABADA ISU DHIGA AMA ISKA OOHIYA OO YAQAAN RAGA ARTI EE LIBAAXYADA JIIFA SIDA LOO KICIYO. MAANSHA ALAAH.
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 18 дней назад
Iska dulqaada. Xukunka isaaqa gur yahooda ha xukumaan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 18 дней назад
idoorow socon meyso aniga kuxumin adiguna ima xukumi kartid ee kadaa shacabka xabadda tii laascaanod ba weli laguu haystaye hadikale watii ad burco kuwaayi lahayd
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 18 дней назад
Oo halkaa wili ma iyagaa ka taliya
@AbdiMohamed-je6bz
@AbdiMohamed-je6bz 18 дней назад
Indoor CIR iyodhulba walaganacay
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 18 дней назад
Adkaatay ssc
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 17 дней назад
😅😅😅😅😅😅😅 five people 😅😅😅😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 18 дней назад
Sandaqada calankii snm ayaa ku sawiran
@nafisaali8689
@nafisaali8689 18 дней назад
CEERIGABO IIDOOR CALANKODA GURIGODA HA KA TAAGTAAN kuma HAYSATO CARUURTA HARTI CALANKOODA HA KA TAAGTAAN LAGUMA XIDH XIDH KARO LIBAAXYADA HARTI CARUURTODA. CEERIGABO CARUURTA HARTI HA KU CIYAARAAN CIIDOODA. LIBAAXYADA CARUURTOODA HA CIYAARAN CEERIGABO.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 18 дней назад
been buurmadow wuxu kuhadaaqayay in ssc ay hukumi karin 30 jirka idoor dee saaso kale 30 jirka ssc yeeli maayo in idoor xukumo ee idoor haka daayen dadka shacabka xabbada
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 17 дней назад
Bacaac bucuuc dameer aad fuushantahay dhuusadiisu waa neecaw
@isseyare837
@isseyare837 18 дней назад
Ceergaabo hala galo nio Ceergaabo waa in si deg deg ah loola wareegaaaaa
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 17 дней назад
🤔🤔🤔WAA wax laga YAYAQSOODO in JIIDALI weli ay joogaan MOORYAANTII Soomaali diidka ahayd oo dadka CABUDHINAYAAN waa KHALAD WEYN oo la rabo in dawlada SSC ay saxdo oo ilaa CEERIGAABO waa in la NADIIFIYA 🇸🇴🐎
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 17 дней назад
War hooy nabadda ilaaliya...colaadi cidna Dan uma aha ee yaan la nacasooowin...wada hadal ayaa wax lagu xaliyaa
@user-wj8hc6zt5q
@user-wj8hc6zt5q 18 дней назад
Hhhhhh alah maxaa xaar ciyaaya ceerigaabo walee waad riiyotay maalincad waliba kkkkkkk
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 18 дней назад
Muuse ismaaciil hubka ha qaataan, dadkani xabad waxaan ahayn isku fahmi mayno. Meeshan tuuuladoodii lascaanod bay moodayaan.
Далее
РУБИН - ЗЕНИТ: ВСЕ ГОЛЫ
01:03
Просмотров 178 тыс.
ийу 😅
0:14
Просмотров 10 млн
настоящий чемпион
0:59
Просмотров 8 млн