Тёмный

GABAR SOMALIA AH OO CAALAMKA KA YAABSATEY HISTORY IYO NIN MAREYKAN KA DOORTEY XAMAALI MUQDISHO 

Qurux Ku Dhiigle
Подписаться 911 тыс.
Просмотров 163 тыс.
50% 1

Приколы

Опубликовано:

 

26 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 484   
@roodomuuse782
@roodomuuse782 Месяц назад
jack aada umahadsantahy wlhi habeenkayga ii qurxisay gulayso wl qaaliya
@HanadCade-sv8lq
@HanadCade-sv8lq Месяц назад
Wad qurux badanthy wanad cod mcnthy Runtiii 😂😅❤❤
@KowsarDahir-ts6to
@KowsarDahir-ts6to Месяц назад
Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤😢
@Amrancadey111
@Amrancadey111 Месяц назад
Scw
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🕋❤️❤
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@Muntaas-do3vl
@Muntaas-do3vl Месяц назад
Koko ❤
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i Месяц назад
Gabadhan dharka aay qaadan jireen1940kii Dumarka Kirishtaanka ah ayaay xayeeysiisay, wax dhaqan Muslim ahna kama muuqdo.
@yunisdakane
@yunisdakane Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw Месяц назад
Salahu caley wasalam ❤❤❤
@user-zt7jg4qz3j
@user-zt7jg4qz3j Месяц назад
Team qurux ku dhiigle 1 love🎉
@MaxamedAweys-mz8jj
@MaxamedAweys-mz8jj Месяц назад
@wllka 😎:nasib xumo ma arko qof love Sarah saliga nabiga👑🥺
@anabbashir2678
@anabbashir2678 Месяц назад
Waxaa nasiib daran qofka Nabiga SCW like iyo share ku raadinaya
@xamdiaadan2894
@xamdiaadan2894 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hn2jy6dl2p
@user-hn2jy6dl2p Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@user-ih2cl9xh9x
@user-ih2cl9xh9x Месяц назад
Waa gabar ahaludiin kasoo jeeda qurux iyo qaymana huwan aad ayaan u aqaan Rooda caday masha allah
@Aadan1Aadan1-qt5tj
@Aadan1Aadan1-qt5tj Месяц назад
TEAM king qurux ku dhiigle ❤❤❤
@IsmahaanNuur-bp3gx
@IsmahaanNuur-bp3gx Месяц назад
Walahi Waxan jogaga kismayo waxan ahay qof adkutagero lakin mobelki ayaa Liga dhacay SAS aytahay dartada ayaan tel utuktasa sxb guleyso
@shijo2055
@shijo2055 Месяц назад
اللهم أصلح الحالنا ومافي القلوبنا برحمتك يا أرحم الراحمين 🤲🤲🤲🤲🫂🫂🫂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥹🥹🥹
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Месяц назад
Waa norwech
@leylaa3666
@leylaa3666 Месяц назад
Ilahay dumarkii Somalidu xishoodkii ku soo celi way ka tegaan ilahay ha soo hadayo
@mcc6023
@mcc6023 Месяц назад
Legend zxb inbadan taagèr buuxa ayaa ku ahay horay usoco ❤
@museosman8296
@museosman8296 Месяц назад
Waa aduun xumaatadii lagu faanayo allaw noo naxariiso
@yahyehussein5305
@yahyehussein5305 Месяц назад
Goat qrux ku dhiigle tlie ku soco
@idilgabow5447
@idilgabow5447 Месяц назад
I’m not surprised because she’s Somali Somali always not afraid anybody only Allah that I am proud my Somali ❤❤❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 Месяц назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️
@Maida.husseinmohamed
@Maida.husseinmohamed Месяц назад
waan ku jeclahay Qurux ku dhiigle
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Месяц назад
Masha Allah tabaraka Allah is so smart and brave may Allah bless her ❤❤❤❤❤❤❤
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Месяц назад
asturku waa qurux qofki assurance wa qurux dhameystiran wllhi masha ❤❤❤❤allah❤inanta❤alayaxafidak❤❤❤❤wcs haji quruxow
@Cabdalesharifmacalin
@Cabdalesharifmacalin Месяц назад
legend 2 maaha Jack 🙏
@faraxabdalla4596
@faraxabdalla4596 Месяц назад
Masha allh farxada uma somaliyed❤❤
@HamdaIbrahim-vj4sb
@HamdaIbrahim-vj4sb Месяц назад
Masha allaah roda wa geesiyad❤
@siraajasalim1074
@siraajasalim1074 Месяц назад
.mashaa allah ❤
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Месяц назад
😂😂 Masha Allah Waa ku siiyay 👍🏾Laakiin awala kan soo deunaayay la yaabaneyne adna ma soo qaadatey Subxanallaah xishoodkii aaway 😢
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Месяц назад
Masha Allah tabrikallah
@boystar6670
@boystar6670 Месяц назад
Maa shaa allaah
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤
@FamilyLink-kr7wp
@FamilyLink-kr7wp Месяц назад
Manta waa malin khayr qabta sidas aawaded saliga nabiga ha la badiyo azhabey❤️🥰
@afdaylmedia5088
@afdaylmedia5088 3 дня назад
Maansha Allaah friend go head
@roodaqueen2959
@roodaqueen2959 Месяц назад
Mnsha allh ❤❤❤
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Месяц назад
Ha caayin
@user-hf1fw3zw4b
@user-hf1fw3zw4b Месяц назад
Walaahi dhulkaaga wax ku dhaamo ma jiro Aniga kula mida oo maanta ka soo bixi rabo mareykanka to moqdisho
@sharafadali1743
@sharafadali1743 Месяц назад
Masha Allah
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h Месяц назад
Ana ugu hor dawaday bin bls
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 Месяц назад
Walalaha qalbiga boom moon in the house.lmo
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle Месяц назад
SUBXANALLAH KABO KA DHEDHEER BEY GASHATAY ALLAHA KASO HANUNSHO GALO HADII AYKU AMAANTO WADA QALDAB BAADKU SOCOTAAA OGOW NABI MUXAMED SCW BAY AMAANI LAHAAYEN XAQIRAADA AY NAFTEDA KU SAMEYSAY OO GALADA U DHAWATAY BEY UGU BUUQAYAAAN WILL CADAN AH BEY USO DIRAYAAN AAAQIRKA LACAG BADAN BEYNA KU BIXIN DONAN IYO SIXIR KULI WADA WALBA
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 Месяц назад
Masha Allaah
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Месяц назад
We love you walaalken
@Mohamadeq
@Mohamadeq Месяц назад
Nabigakusali❤❤❤❤❤❤❤
@mulkimahdi9385
@mulkimahdi9385 Месяц назад
Masha allaah alahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 Месяц назад
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Месяц назад
Wey waasheen subxaana laah
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Месяц назад
Masha allaa❤❤❤
@user-mq8hh6oq9x
@user-mq8hh6oq9x Месяц назад
Masha Allh asxbey
@ahmedali-xc5dt
@ahmedali-xc5dt 13 дней назад
Allahuma Salli Cala Sayyidina Muxammad
@hamdadayib-ie3ri
@hamdadayib-ie3ri Месяц назад
Wll wan ku jaceyl qurux ku dhiigle ❤❤❤guul badan insha Allah
@IbrahimAbdirahmanGuirreh-mg3ji
@IbrahimAbdirahmanGuirreh-mg3ji Месяц назад
Mashallah
@user-el7ys5yq8w
@user-el7ys5yq8w Месяц назад
Guuleyso wllkei mcn
@Seynabyuusuf-eb7sj
@Seynabyuusuf-eb7sj Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@leyloomar2577
@leyloomar2577 Месяц назад
Mashallaah
@reemali6728
@reemali6728 Месяц назад
Xishoodki aaway lagu lahaa
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Месяц назад
Ninrageed iga dheh Ninka Maraykan Soo Nacay, Masha'Allah Haybad Waxaad kuleedahay dhulkaaga hooyo, waana lama huraanee hagarli Wax Ugu qaboo👈
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Месяц назад
Isma qabaneyso Mareykan ayan ka imid oo Xamar ayan gaarigacan ku wadaa. Sanad ayey ku qaadaneysaa inuu shaqeeyo waxa uu qofka average ah ee Mareykan joogaa ku shaqeeyo hal maalin. Hadii ay jirto inuu noqday si uu gaarigacan ugu shaqeeyo, waxweyn ayaa ka qaldan qofkaas oo marki horeba meesha waxba kuma haynin, otherwise lacag ayuu la noqon lahaa uu business ku sameysto.
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Месяц назад
Maasha'allah tabaarakallaah baarakallaah ROWDA🇸🇴🇵🇸❤️
@safiyodiblawe5432
@safiyodiblawe5432 Месяц назад
Scw
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MASLAX4K
@MASLAX4K Месяц назад
Ninkan Aan.ZxbahanaHy ee Qurux ku dhiigle.ah muuqaladiisa Nio Waan Sugaaba ma ila aragteen azxaabey❤
@7.birtaboy
@7.birtaboy Месяц назад
Waa❤
@user-jp9wh2yy4k
@user-jp9wh2yy4k Месяц назад
Mashala
@ruqiyoosman7122
@ruqiyoosman7122 Месяц назад
Dar alle kuu jecelnahy walal qaali allaha kusiiyo caafimad iyo cimri dheer cibaado suuban leh
@Aragsame334
@Aragsame334 Месяц назад
Mnshallaha ❤❤❤
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Месяц назад
Mansha Allah quruxu kudigle wa funny
@Nomadinho.
@Nomadinho. Месяц назад
My favorite youtuber 💙😂
@sarahahmedgarbiye5069
@sarahahmedgarbiye5069 Месяц назад
Subxaana Allah Aķhlaaq majirto
@Sarta100
@Sarta100 Месяц назад
Waa geesiyad hanoolaayo. Gabadheena.
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Месяц назад
Subxanallah ISKA fur
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle Месяц назад
Onelove aanku ahay gabadhan ikeen sxbow igu soo xir
@ashaabdi2917
@ashaabdi2917 Месяц назад
I like it Marka Jack reaction baxinayow so funny wlhi
@iqrayasin6904
@iqrayasin6904 Месяц назад
Subxanallaah
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Месяц назад
Waa gesiyaad
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc Месяц назад
Masha alaah walaahi dadkiina waxa ku olkaa soobadhiga adoonka waxa ku oolkaa in la ilaaliyo god topic
@user-td2du6wd1c
@user-td2du6wd1c Месяц назад
Boqortoyada baxada weyn shaqsiyadka samaha usaaxiibka ah Ayay katagtay gabadha
@sharafadali1743
@sharafadali1743 Месяц назад
Very nice 👍
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 Месяц назад
She’s a beautiful mom and a muslimah who protected her hijab ❤
@myfowsy8079
@myfowsy8079 Месяц назад
Masha lah ninkas wa nin wanagsan
@user-rh1gd1gt3z
@user-rh1gd1gt3z Месяц назад
M united fans like ❤😂
@user-gq3mi3xm3i
@user-gq3mi3xm3i Месяц назад
Ku saray❤
@SayidAli-lo5tg
@SayidAli-lo5tg Месяц назад
Waa wax dhici karo mareykan iyo qurbaha qof aduun jecel lee joogi karo qof diintiisa iyo naftiisa ixtiraamayo ma joogi karo.
@sharafadali1743
@sharafadali1743 Месяц назад
Good luck my dear
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 Месяц назад
Guuuuleyso quruxkudhiigle boob boqortooyo😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤
@ckhabiir5096
@ckhabiir5096 Месяц назад
Jack the legend bes and akshin
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Месяц назад
Waa celeb caayda iskadaya
@hfm9834
@hfm9834 Месяц назад
Mr Funny, we love you, habo ❤
@AlvaanoYare
@AlvaanoYare Месяц назад
Firly coment
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Месяц назад
WARYAA BOQRTOOYO IN THE BUILDING,HANDS OFF MY HIJAB MACNAHEEDU MAAHA KAALAY XIJAABKA IGA SIIB EE WAA XIJAAB KEEYGA FARAHA KA QAAD WAA YACNI ADOO YIRI ARIMAHEEYGA FARAHA KALA BAX
@user-kv9qs3xv1w
@user-kv9qs3xv1w Месяц назад
afka ilaahey kaa goy habaar qabto marka arko tan camal waxan isdhahaa 20028 maxan sugeyna gabar noce eh olaahow na astur
@drlegendpaddington48
@drlegendpaddington48 21 день назад
now i will suport. you
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Месяц назад
Gabadhu wa gabar darood ah ogaden ah mz ah barasho wanagsan.quruxdi somaliya oo qof ah
@Kw58437
@Kw58437 Месяц назад
Adiigu maxad kaso qadadtay waxan bila xishoodka ah Subxaanallah
@user-tr3yl8ym1o
@user-tr3yl8ym1o Месяц назад
Ciisho maajiro gabdhahii samoliyed
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 Месяц назад
Subxanallaah 😢
@IsmaciilCumar-zn6jo
@IsmaciilCumar-zn6jo Месяц назад
Waaw
@Fartun-ek2cs
@Fartun-ek2cs Месяц назад
Subxaanallaah subxaanallahi walciyaadubillaah
@allmusic7833
@allmusic7833 Месяц назад
Hesta soo hel ayyo ayyo ayyo
@user-mq8hh6oq9x
@user-mq8hh6oq9x Месяц назад
Isdhowr oo is dhiiri❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vf4bv6nh5d
@user-vf4bv6nh5d Месяц назад
♥️♥️♥️♥️
@user-ou4xj6gj3e
@user-ou4xj6gj3e Месяц назад
Subxaan Allah Allah na Asturo waa naag walan
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 Месяц назад
Waa run anaa aqaaney
@marisouleh-ch4xl
@marisouleh-ch4xl Месяц назад
Qurux Ku Dhiigle je t'aime fort ❤️😂
@ayanabdi8445
@ayanabdi8445 Месяц назад
Yahuu
@Sarta100
@Sarta100 Месяц назад
Xishood maleh kuwan aaway waxi waxa la dhashay i dhalay laa xawla walaa quwatu ilaa bilaah..
Далее
3.5M❤️ #thankyou #shorts
00:16
Просмотров 630 тыс.
Редакция. News: 124-я неделя
52:12
Просмотров 739 тыс.
HANA ABUKAR WAA JAAJUUS SIDAAN ISAGA CELIYAY
10:53
Просмотров 4,4 тыс.
Waar Dag Dag Ah
18:24
Просмотров 1,9 тыс.