Тёмный

Bandhigga VOA: Ahmiyadda kursiga Golaha Ammaanka u leeyahay Soomaaliya | VOA Somali 

VOA Somali
Подписаться 543 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; ahmiyadda uu Soomaaliya u leeyahay kursiga aan joogtada aheyn ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee ay dhowaan ku guuleysatay. Sahra Cabdi Axmed ayaa inoo heysa.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 15   
@mohamedibrahimisack5996
@mohamedibrahimisack5996 2 месяца назад
Gùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùùll inshaallaah somaaliya ha nolaato
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 месяца назад
👋 Weriye Sahra Cabdi Ahmed.
@Badmaceye
@Badmaceye 2 месяца назад
First comment 😮
@najibabdi9676
@najibabdi9676 2 месяца назад
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 месяца назад
XIN IYO XAASID KII SOMALIDA UUN BAY LA TAGAYAAN MEESHA!!!!!!!
@user-il4cd3kw4n
@user-il4cd3kw4n 2 месяца назад
Why do you comment since you not Somali you dirty Ethiopia don’t comment Somalia issue
@maxamedabkow9461
@maxamedabkow9461 2 месяца назад
Siyasada wa wx labarto taas wxd ku ogan kartaa fadhiyada calamka in ad kadhaxmuqatid dalkaga in ad kahoresiisid dalal kle 2sano iyo wx qabad muqda dalka iyo dibadaba markas yakugusodhacayo bal isweydii❤❤❤ yakale
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
President Farmajo left victorious❤
@najibabdi9676
@najibabdi9676 2 месяца назад
Farmaajo marku joogay dakada xamar aya shabab canshuuri jiren. What victory are you talking about? Waligis villa Somalia maka bixin. HSM wuxu marwalba jooga fortilne ka wixii Guul uu kanay wey muqata oo manta 1 iyo 2 weyka badan yihin. Iska daa xaqirada iyo tageranimada Indho la’aanta wa hada tahay wadani dalkisa jecel sababto ah ninki dalka wax u qabtay aya mudan ina latagero ee qabyalad qabriga kulama galeso wiiilow
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 месяца назад
Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@crahimsalaadhaashi3721
@crahimsalaadhaashi3721 2 месяца назад
Second comment 🫡
@abdiabdullahi2079
@abdiabdullahi2079 2 месяца назад
Last comment, VOA I hate it
@Norabdik
@Norabdik 2 месяца назад
Reason please?
@mohamudartan5849
@mohamudartan5849 2 месяца назад
afka israail ayay ku hadlaan
Далее
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Просмотров 9 млн
Starman🫡
00:18
Просмотров 14 млн
Qubanaha VOA
29:55
Просмотров 27 тыс.
Caawa iyo Dunida
59:36
Просмотров 70 тыс.
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
Просмотров 284 тыс.
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Просмотров 9 млн