Тёмный

BARASHADA KABANKA AMA CUUDKA JAAMACADU DAAUUD PART 2 

Daauud Xanfar
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 107   
@ahmedkaaficare4859
@ahmedkaaficare4859 2 года назад
Heesta Dad hargaysa soo maray oo dhamaystiran waxan kaa codsan lahaa inaad si rasmi ah codkaaga iyo kabanka noogu qaado Al-fanaane @Daa'uud Xanfar
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 Месяц назад
Waa halka Axmed Cali cigaal ka tumo kabanka runtii waa Meesha ugu garaacida adag ee kaban laga tumo waa mida kabanka cigaal ugu duwan yahah fanaaniita kale
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 3 года назад
Our legend dauud xanfar we take this lesson with out water
@Abdullaahi_Ali_Abdi
@Abdullaahi_Ali_Abdi 3 года назад
Daaud wadaad iyo Mudanoow waxaa tahay Waayeelka noo maqan Oo wada sugeynee Wadka eebe kaa haay Fan nooleeye weeynoow Weynahaa ku dhaartee Walee waan ku jecelnee Noo sii wad kabankaa Oo haka waaban waligaa Waqtibaa is guraaye Ha ilaaawin wadnayaal Weheshada warkaadana 😍😍❤❤❤❤ Kabanka saan u jecelahay lama soo koobi karo ✌✌✌
@mohamedomar238
@mohamedomar238 2 года назад
Ustaad casharka siiwad, xoogaa noo jilcina, Heesaha dhibka yar ee wax lagu baran karo noo soo xul. Mahadsanid
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 года назад
waaaw ustaad xanfar zxb hore usoco waan kutaageeraa runtii mel aan kugu arkoo kuma dhaafe kabanka soobadi
@khalidkeynaan
@khalidkeynaan 3 года назад
Ustaad Allah ku sharfo Ee hanaga caajisin cashirada noosoo badhi🥰🎸👏
@marwan_rashiid
@marwan_rashiid 3 года назад
Ustaad part 3 noogu soo dhaqso waa iga codsi macalin respect 🙌
@darwiish3454
@darwiish3454 3 года назад
Alla yacisak Abwaan +Fanaan +Musician+Mulaxan Ustaad adoo mahadsan ""Erayga kaban ama cuud waa af somali sax. Dunidu maxay utaqaan? Yacnii markaan rabo alfo beedkaan inaa original soo barto Ma gitaar baan qoraa ma kaban adiga casharkaaga sifiican baan ula socdaa Lkn xogdheeriya RU-vid ka baaro markaan damco magacii cuudka mooji in English or Italian.
@abdallagullwarsame2464
@abdallagullwarsame2464 3 года назад
Waah waah, ugaas ha joojinin ilaa aad ka dhameyso, Macalin cabdil badil baa intuu cashar bilaabay hadana ka baxay, Fadlan dhamee
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 3 года назад
Yaa Ustaad Xanfar I'm one of the students Jamacada Daaud xanfar xays
@saciidmataanofficial
@saciidmataanofficial 3 года назад
Yaa ustaad barnaamijkan wan ka helay ee noosoo badi mhdsanid ✌
@jameelaxersi146
@jameelaxersi146 3 года назад
Warqad iyo sharax dheerada inaadeeroow kama maarmayso Google baad ka heli watarka oo sawiran ama sabuurad ba Iyo hees maqdaceed sida casharkan oo gale Mahad sanid wall waan ku ku faanaa Anaa huba wadadii guushaa haysaa Fdlan ha joojin
@alihersi5974
@alihersi5974 3 года назад
jiilka hada heesa waa ninka kaliya ee aan dhihi karo waa fanaan buuxa. wuxuu isku darsaday cod, kaban, laxan iyo ereya samayn. ustaad xanfar noola soo dheeree qaybaha dambe
@omaryare6875
@omaryare6875 2 года назад
Thank you so much ustaat xanfar keep going brother
@titanic139
@titanic139 2 года назад
Dauud xanfar sxp Wxn kuu ahay taageero buuxa from Jigjiga
@shiinsiin
@shiinsiin 3 года назад
Ustaad Kabanka Caynkan ah xagee laga helaa Kenya ayaan joogaa Suuqyada caadiga ah laguma arkee.
@Maskaguy7903
@Maskaguy7903 3 года назад
Carabta waadka helaysaa yaman,qadar ama sacudiga $400 ilaa $500.
@hhhhhhhh1685
@hhhhhhhh1685 3 года назад
Ale haku sharfo ustaad qaliya
@fankasomalida274
@fankasomalida274 2 года назад
Ustaaad meel aan kala xidhiidho isheeg
@abdizamedawke5656
@abdizamedawke5656 Год назад
Amazing wlhi fanaankii heesta qaaday isagaaba kacod mcn zxp Daauud xanfar please nosoo badi
@maxamedhagar2052
@maxamedhagar2052 3 года назад
macalin walahysanye wad bahalka
@MohamadHadi-vs6ww
@MohamadHadi-vs6ww 6 месяцев назад
Macalin aad I diican baa tahay
@KingEreg
@KingEreg 2 года назад
Macalin mahadsanid noosoobadi marshada kabakan aad baad umahdsan tahay
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 3 года назад
Ustad waa mahad santahay si fiican baad Nogu sharaxday Codkaas CB-mall.. War nio bahalkii baranay Heesta shay mire ee ku Jirtay saan u jeclaha kaaga daran, Hargaysan Rabau bahalkaa Barashadisa inan u aado Lkn hadda wan Iska Joogayaa JAAMACATU DA'UD bn helnay, Magaaladaadi Aad ku Hano qaaday baan kaso Salaamaya ustaad Bosaso deeqa✋
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr 2 года назад
xagee lagu gadaa kabanka
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 2 года назад
@@mohamed-dx8lr Hargaysa IYo Muqdisho labada wa laga Helayaa
@TheMaestro8
@TheMaestro8 2 года назад
@@bashirabdulkadir1263 qiima ahaan waa imisa walaal?
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 2 года назад
@@TheMaestro8 sxb dhawr qof o Aan waydiyay waxay i shegeen in uu kala qalisan yahay.. 130$ 150$ intaba wa la ishegaY lkn Qiime sax ah mahaYo bro
@TheMaestro8
@TheMaestro8 2 года назад
@@bashirabdulkadir1263 Mahadsanid walaal.
@naasirzirro
@naasirzirro 3 года назад
Macalin intii inle egbaan kubarankaraa
@SuldanQafarProduction1
@SuldanQafarProduction1 2 года назад
Legend wlx daaud xanfar asxabta isoboqda
@CumarsaxanIslaawsomaali
@CumarsaxanIslaawsomaali 6 месяцев назад
Macalin kaa wanaagsan waligey ma arag
@abdijaliil6985
@abdijaliil6985 Месяц назад
Subscribed ninka usaara intiina dawatay baa kabadane
@kubaayomedia
@kubaayomedia 2 года назад
Ustad daud mclin waanu ku jeclay lkn mcn tumida cuudka wxa mugdi badan ku jiraasidu dhawaqad doonayso u samaynayo waayo heesuhu isku dhawaq maah wxa dhawaqa samaynayaa waa shantan xadhig hadaba sideey codka u badalayaa mclin wxn rajaynayaa inaad halkaana na fahnsiin doontid mhdsnid nolow ustad
@SomalidocumentryTV
@SomalidocumentryTV 3 месяца назад
Aabaha Kabanka Somaliyeed waa Cumar dhuule Cali
@abdallagullwarsame2464
@abdallagullwarsame2464 3 года назад
War ustaad SIBEMOLKA adkaa War naga tuur SIBEMOLKA, Waan isku dayay laakiin waan kari waayey kkkkkkk
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr 2 года назад
sxb kabanka xagee kasoo iibsatay
@abdinurhaji
@abdinurhaji 7 месяцев назад
Ninkan subscrip maxaa looga xasdi legend wlhi
@naasirwacane3654
@naasirwacane3654 2 года назад
Cood qiro leeh daauud best fanaan
@RAMMADT
@RAMMADT 3 года назад
Carashada macalin ha naga kala jarin
@CumarsaxanIslaawsomaali
@CumarsaxanIslaawsomaali 6 месяцев назад
Waaaaaaw
@farhanxarragofilmsvlogs9633
@farhanxarragofilmsvlogs9633 3 года назад
Soo badi ustaad casharada thanks
@malableofficial9045
@malableofficial9045 2 года назад
Ustaad qaybi kale waan kaa sugayna, Maad naga joojisay.
@idirisali572
@idirisali572 3 года назад
Heeso caadiyana ka daba keen xaji bahalka badhtankaanu kaga jirnaaye
@saidaadanmohamed6597
@saidaadanmohamed6597 7 месяцев назад
Daa'uud xanfaroow si live ah inan u barto ayaan rabaa ee ma iga caawin kartaa
@user-qe7zj8lp2s
@user-qe7zj8lp2s Год назад
Yaa ustaad daauud shugran waa wiilkaagi yaraa ee ibnu jaamac saleban tubeec
@Hoygadhaqanka8263
@Hoygadhaqanka8263 4 месяца назад
Waaw Macalin abwaan fanaan legend daauud xanfar😮
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
Ustaad Dauud Xanfar Salaamullah 👋
@maxamedbaashi7839
@maxamedbaashi7839 3 года назад
Nin illahay wax baray Baa tahay ustaad
@abdirizakmahamud3517
@abdirizakmahamud3517 3 года назад
Masha alah dauud thanks
@ahmedmiremoussa8679
@ahmedmiremoussa8679 3 года назад
Waan fahmay sxb m.a
@midnimomedia198
@midnimomedia198 3 месяца назад
Legend nin wax badan fahansan XQoryacad wa ku salamay sxb
@mustafeMS
@mustafeMS 2 года назад
Mahadsanid Ustaad kusoco
@suhaybofficial3939
@suhaybofficial3939 3 года назад
Da uud xafr mclin fadhiya❤️❤️👍
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 года назад
Waan kula socdaa Ustaad❣️
@jameelaxersi146
@jameelaxersi146 3 года назад
Scm macilnkeenii inaadeer mahadsanid
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 года назад
Ma hillaacii karantaa
@PIBOOL593
@PIBOOL593 4 месяца назад
Dauudaw ma ibaraysaa kamanka
@KingEreg
@KingEreg 2 года назад
Macalin daud xagee kal soo xiriir wax ahaydad bagkgan kuxiran kabanka ad usiisay garacana
@faysalllito9197
@faysalllito9197 3 года назад
xanfarow sxb si aan looga niyad jabin si taxane ah casharada noogu soo gali sxb waad mahdsan tahay sidaad noogu hagar baxayso
@zayidali1164
@zayidali1164 2 года назад
War zhp wLhi wnku tagera ee soo wad casgarada cuudka
@Maskaguy7903
@Maskaguy7903 3 года назад
Ustaadow gitaar baan haystaa mudo sanado ahna inaan barto kabanka waan jeclahay,macquul ma tahay inaan gitaarka ku barto?gitaarka iyo kabanka keebaa adag barasho ahaan? Waxaan rajayn inaad jawaab isiin doontid insha alah waana kaaga mahad celinaynaa casharada aad bilawday fadlan haka caajisin hana ka niyad jabin. camera man kana la hadal oo uu usheeg inuu saaid ula socdo farahaaga soo dhawaynta muuqalkana uu badiyo fogaantu waa dhib.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 года назад
Gitaar iyo kaban waaba isku hale
@buuhoodleshacani224
@buuhoodleshacani224 3 года назад
Ustaad aad ayaan kuu sugaynay wllhi soopadi
@falisfaarax7300
@falisfaarax7300 2 года назад
Maansha alaah ustad xanfar malugu gaarikaro
@abdikadirawga4204
@abdikadirawga4204 2 года назад
*Ustaad* daa'uud masxaf. Sxb ugu horaan wn ku *Salaamay* Salaan kadib *1* waxan u baahnaa *Cuudkaa* *2* Halkee lagu gadaa *Cuudkaa?* *3* Waxan joogaa *Hargaisa* Mahadsanid Ustaad *daa'uud*
@hamsehoopal8256
@hamsehoopal8256 3 года назад
Ustad legend
@fahanmediapro9963
@fahanmediapro9963 3 года назад
Kabanka halay sheeko iiba
@zakeriye6995
@zakeriye6995 7 месяцев назад
Belo waxù adagaa
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 года назад
Mahadsanid macalin daauud xanfar ❤♥️
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 Год назад
Waxaan jeclahay inaad na barto xirfada kamanka
@xogtamaldahan
@xogtamaldahan 3 года назад
Kusoco ustaad
@MohamadHadi-vs6ww
@MohamadHadi-vs6ww 6 месяцев назад
Mahadsanid
@abdijaliil6985
@abdijaliil6985 Месяц назад
War ninka janalka u Kala kiciya nacalaa shaydaan kuyaale
@osmanmohamed1622
@osmanmohamed1622 2 года назад
Daauud macalin xage kaala sooxiriiraa? Mahadsanid
@abdullahzagzaag4673
@abdullahzagzaag4673 Год назад
Barashada noogu dadaal
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 года назад
Wxaad siibamoolo kuqaaday heesta macaan ee Nugul oonku raagaa nasankarin abaartoo ka nagaan aroorkee
@najiibosman8861
@najiibosman8861 2 года назад
Macalin haadka qari sharaxaada uu kaa raacay e
@abdiqaniosman4924
@abdiqaniosman4924 3 года назад
God job sxb 👏
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 2 года назад
Natural ka Maka tumi karaa heestaan dad hargesa soo maray mise cb mall lee ku qasbanahay
@CIKPRO-tl2mi
@CIKPRO-tl2mi 4 месяца назад
Kamankan magacii horta dauud
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 года назад
dauud hargaysa maxaad u iman wayday sxb aad ba looga tageera fankaaga
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 10 месяцев назад
Masha Allah
@sir__cmc
@sir__cmc Год назад
Thanks ustaad
@naasirwacane3654
@naasirwacane3654 2 года назад
ready bro alfanan dauud xanfar heeti heeyb sooc nogu xeji In video sugeen
@murvy8786
@murvy8786 Год назад
Caadi maaha macalin 🥰
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 8 месяцев назад
Nin shaqeysan waayay ee sir layimid aansinaano hbkii hadii lahaateen heesaha nigu xadno ninka dagi ninkaa dili waaleskukala daadiyaa yuusan kaadidin ninka dili ninkaa dagi ninkaa dabin lagadeysid
@abwaan_rushia_charama9435
@abwaan_rushia_charama9435 Год назад
Ww macalin wax laga baran karaa tahay wllo lkn Heesaha Qaaraamiga ah Adigaa Ku fiicane
@jogosmaxamed9308
@jogosmaxamed9308 2 года назад
Nic
@abdiwahidali8795
@abdiwahidali8795 2 года назад
Caadi maahan
@cabduqadirpoasana4249
@cabduqadirpoasana4249 2 года назад
Ustad kusoco
@khalafyare8491
@khalafyare8491 2 года назад
heesta ahmed ali cigal daad hargisaa soo maray soo qaad waa codsii dauud waa hessta heeesaha
@jamayusuf542
@jamayusuf542 2 года назад
Daa uun numberkaaaga ayaan rabaa zxp
@Berbera2002
@Berbera2002 Год назад
asc wllo nomberkaga noo sheeg
@Berbera2002
@Berbera2002 Год назад
macalin inaad i barto ayaan doonayaa
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 Год назад
Daaud xanfar kordhi casharka
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 года назад
Siibamool adiga heesahaad ku qaaday noosheeg sxb daauudow
@mahamoudfarah5331
@mahamoudfarah5331 2 года назад
Caawaa soo dhacay masuul Subscribe iyo like saaray.😂 Ardayda igu dar
@habibkennedy6374
@habibkennedy6374 5 месяцев назад
What the f*ck you mean by BIRIMO? You probably mean FARTUN BIRIMO
@cumarceli02
@cumarceli02 2 года назад
Daud adiga oo raali ah xarkaha sideen u Tunneeyaa B C D A C mise sida Arabian oud B A E G C Midkee sax ah please ✌✌✌✌
@AbdinasirNaale
@AbdinasirNaale Год назад
Soomaalida waxaa ugu caansan C G D A E
@cumarceli02
@cumarceli02 Год назад
@@AbdinasirNaale mahadsanid walaal
@cumarceli02
@cumarceli02 Год назад
Maya wali waan soo iibsaday hada waxaan rabaa qof ii bilaaba
@cumarceli02
@cumarceli02 Год назад
Sweden 🇸🇪 ayaan joogaa hada waxaan ka soo guurey Finland 🇫🇮
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 8 месяцев назад
​@@cumarceli02. Wll xoogaa makuu bilaaban yahay mise wali waa ku dhibantahy
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 2 года назад
Si aad u haboon ayaad itusisey. waxanba dorsanaya kaban. Warqada aqoonsigana xanfar ban uso Donan
Далее
Barashada Kabanka Part 1 | The Future Show
31:05
Просмотров 17 тыс.
DAAUUD XANFAR IYO CASHARADII KABANKA PART 4
8:56
Просмотров 15 тыс.
Sooyaalka Fanka Banaadiriga
41:05
Просмотров 11 тыс.
Cumar Bongo
6:16
Просмотров 13 тыс.
Cabdi Baadil Ibraahim. Barashada Kamanka. prt2
5:03
Просмотров 10 тыс.
Riwaayadii maxaa diyar latahay...
11:33
Просмотров 11 тыс.