Тёмный

Barashada Xisaabta - Algebra - Casharka 1aad - Hordhac: WhatsApp - +254722662441 

Dirir Media
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 243 тыс.
50% 1

Kusoodhawoow waa casharka uguhoreeya ee Algebra wuxuu kamidyahay casharada kabaxa shabakada aflaxcomputer.com ee Xisaabta, English iyo maadooyinka Computer ka;

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 138   
@AflaxAcademy
@AflaxAcademy 4 года назад
Cidii ubaahan casharada xisaabta oodhan, ama English ama Computer ka nagalaxiriira WhatsApp: +254722662441 Nairobi, Kenya
@sharmakeabdi3675
@sharmakeabdi3675 4 года назад
Anaa ubaahan wll English oo dhan rabaa macalin
@saaqeypro5906
@saaqeypro5906 4 года назад
macalin Sidoo kle waan ubaahanay dhamaantood & English & xisaab competitor
@shaafofficial
@shaafofficial 4 года назад
Noo soo dhameystira algebra
@axmedismacil3211
@axmedismacil3211 3 года назад
wlll aniga ayaa ubaahan
@axmedismacil3211
@axmedismacil3211 3 года назад
xisaab take english
@abdiqani6022
@abdiqani6022 2 месяца назад
18/7/2024 ayan dawanoyaa 😮 inta iga dambesa waan idin salamay ❤😮
@jakora1761
@jakora1761 3 года назад
You are very important to the country
@sarabashirosmanabkar934
@sarabashirosmanabkar934 2 года назад
Thanks
@sihamali6884
@sihamali6884 Год назад
Wtf is that question 😻
@cabdiqanikaraaf9826
@cabdiqanikaraaf9826 4 года назад
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay, casharada aad bixinayso magac iyo maamuus iyo xasanaadba waad ka helaysaa. Halkaa ka siiwad oo fadlan haka caajisin thanx bro
@lion5798
@lion5798 2 года назад
M.a wlhi waxba ifahn sisay oo an maclinkyga ka fahmin wlhi thank you teacher🥰🙏
@calilucba5462
@calilucba5462 9 месяцев назад
Aljabra fasalkey waye macalin
@saidelmi7550
@saidelmi7550 Год назад
Su'aalaha dadku isma waydiyaan Horta xisaabtan maxa laku qabta,,, Aad baad u mahadsantahay macalin
@deekmohamed8567
@deekmohamed8567 Год назад
Nio anaa raba waxa lagu qabto
@mzgamer3497
@mzgamer3497 2 года назад
Thank you so much teacher , It is very clear how you teach. I have only seen your videos a few days ago and I am learning more.
@NadaSaleban
@NadaSaleban 14 дней назад
Mahad sanid macalin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 года назад
Waa qofkii ugu horeeyey soomaali ah oo waxbarasho xisaabeed soodaynaya
@ikraanmohamed4144
@ikraanmohamed4144 3 года назад
Masha allh wxbdn ayankaa faaiidey xiligaan o aan aad ugu baahnaa xisaabtaan wax ifahmsiiya waadku mhdsntahy sida aaad ardeyda ula shaqynysid..muqaalkan wxn daawanayaa 14/March 2021 xili Covid19 uusiidhmaanayo.. mhdsnid markle ustaad.
@halimamohamed7213
@halimamohamed7213 2 года назад
Maasha Allaah macalin waa mahadsantahay qeer Allaha kusiiyo
@hassanjama6298
@hassanjama6298 4 года назад
I really liked the way u explained algebra.
@varahahmed9687
@varahahmed9687 2 года назад
Graphic method afsoomaali noogu keen adoo mahadsan teacher
@muhdinhassan4659
@muhdinhassan4659 4 года назад
Masha allaah waad mahadsantahay teacher
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 3 года назад
COVID-19 sanad iyo dherad kadib wa laga ladanyaya Allah haynaga kexeyo noth American 🇺🇸 wu na jibaxay alxd hada wanu is ilabaynaba aniga meshan jogo mala qarna Allah haka kexeyo
@ismacilwarsame7965
@ismacilwarsame7965 2 года назад
Masha allah allaha kaa abaal mariyo macalin
@xamarjadiidtimes2958
@xamarjadiidtimes2958 3 года назад
7 janury 2021 Ayan daawanaya wax badanaa ka faaiday mhdsanidiin
@cabdi_xasan
@cabdi_xasan 4 года назад
جزاك الله خيرا
@BOOTAAN72
@BOOTAAN72 2 года назад
Ardayda maanta aad ayay u nasiib badan yihiin waayo waxay haystaan aflax waayahaygii 1985 fursadahan oo kale majirin
@AYuubBashiir
@AYuubBashiir 4 года назад
Ustaad jazaakalah
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 года назад
3:08 7 July 2021 kismayo jubaland somali
@hawraarsan1hawraarsan198
@hawraarsan1hawraarsan198 4 года назад
Allaha kubara keeyo macalin
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 4 года назад
Iam first watching to video
@cawodayib2194
@cawodayib2194 4 года назад
macalin sabstitution method meeyay macalin soo jawaab
@mohamedyareyoutube85
@mohamedyareyoutube85 3 года назад
Wllo keep going
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 2 года назад
Aad iyo aad umahadsan tahay si fiican kaga faa'idey kheyr allaah ku siiyo corona marku 2 sano jirsaday ku daawaday walina wu joga
@SahroGirl-ds8yg
@SahroGirl-ds8yg 9 месяцев назад
Vedio waxaan dawaanaya 2023
@varahahmed9687
@varahahmed9687 2 года назад
Masha allah siaanan maclinkyga uga fahmin ayaan kuu fahmay keep going my teacher alla hakubarakeeyo
@yussufmohamed9997
@yussufmohamed9997 2 года назад
Teacher in is understand t
@hipobashiir8107
@hipobashiir8107 3 года назад
Macalin aad iyo aad baad umahasan tahay
@karazai3524
@karazai3524 2 года назад
asc ustad waan ku salamay lkn clip vidoe markaan marayey @6:28 xooga qalad ayaan ku arkay mbaye waxaa laga ayaaba inaan qaldanay kolayto fikirgayga ayaan ka hadlaya for example 4+x=8 because waxaa tiri x must be (4) a 4 yaa soo wareeji nesaa x=8-4 x=4
@saiidbarahow5301
@saiidbarahow5301 4 года назад
Teacher keep going
@Waris668
@Waris668 2 года назад
Good instructor
@cabdishakuurcabdulaahi6488
@cabdishakuurcabdulaahi6488 2 года назад
Thanks teacher
@saiidbarahow5301
@saiidbarahow5301 4 года назад
Maashaa allahu Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
@cawilyare9805
@cawilyare9805 4 года назад
Cashirada noo soo badiya adinkoo mhdsan
@maxamedcabdi5324
@maxamedcabdi5324 2 года назад
Wll adiga oo raali cilmiga igu faa'ideey dadka af somali xita dadki qurubaha waxay katageyn afkoodi iyaga oo reer magaalino moodo waxan jooga wurubaha lkn waxaan aad ula dagaalama dadka isticmaalo erayada afka qaalad sida English iyo kuwa lamidka marka adiga oo raali ah wll kusharax afeena hooyo
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 2 года назад
Masha Allah waa sideey tahaye
@xasanlakiaxmed5500
@xasanlakiaxmed5500 4 года назад
asc maamule mudane waxaan rabaaa inaaa xariir
@cadarcabdi2449
@cadarcabdi2449 2 года назад
ok macalin isle egyada aljabra soo badiya
@maxamedmaxamud7565
@maxamedmaxamud7565 3 года назад
Xarfaha sida abc ilaad y xisaab ahaan intay udhigmaan iyo siday isu badalaan inoo sharax
@Digitalbet
@Digitalbet 3 года назад
Manshallah runti faaidoyin loo baahna waliba saaid ayan ugu baahna horay u soco aflax academy inshallah
@yojaboy.3792
@yojaboy.3792 4 года назад
Allaha Kaa Abaal Mariyo Mcalin
@nuradiinmarwan5745
@nuradiinmarwan5745 2 года назад
Tankeyou teacher
@xus2196
@xus2196 3 года назад
Masha Allah
@azliazli3004
@azliazli3004 4 года назад
Fadlan maclin algebra mad noo dhamysid
@saidalimohamuud1987
@saidalimohamuud1987 4 года назад
Is that your handwring ustaad? Its remarkable
@hindi3950
@hindi3950 2 года назад
Thanks
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 2 года назад
Mashallh sifican uga faa idnay
@kingfataahalloush2978
@kingfataahalloush2978 4 года назад
ماشاء الله
@faadumoabdi4539
@faadumoabdi4539 2 года назад
Thankful for teaching
@daakir9561
@daakir9561 2 года назад
Waad mahad santhay
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 4 года назад
شكرا
@foziyaabdurashid5272
@foziyaabdurashid5272 4 года назад
Tffgi
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 2 года назад
Thanks macalin Congregation
@A-mm315
@A-mm315 8 месяцев назад
Mahadsanid macalin
@yaxye2
@yaxye2 2 года назад
Muuqaalo farabadan waanu ubaahanahay zhp qli
@cabdiwalicabdulhi2586
@cabdiwalicabdulhi2586 4 года назад
Asc ostadi magacaygu wa c/Wali waxan joga k/Africa waxan Raba inan kuxirmo shirkada aflax combuter. Com qabkan ugu xirmikara isharax ado mahadsan thank you
@AflaxAcademy
@AflaxAcademy 4 года назад
Walaal laxiriir WhatsApp: +254722662441
@farhanwadani4583
@farhanwadani4583 3 года назад
K/Africa iiga wrn ninyahow sidee lagu yahay
@makkadagan876
@makkadagan876 2 года назад
Asc walal Aniga waxan ubaxanahy inan barto xiisabta qab online ahan ma u baran kara oo Halke Kala so xariira Thanks
@aniisaaadanxasan4212
@aniisaaadanxasan4212 3 года назад
Maashaala malin algebraic adayg
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 3 года назад
Mansha allah
@SanaagCable
@SanaagCable 3 года назад
Mahadsanid ustaad
@isxaaqcabdiamman448
@isxaaqcabdiamman448 2 года назад
Thank you very much
@mohamoudahmed1276
@mohamoudahmed1276 3 года назад
masha allh
@jimcamaxamuud612
@jimcamaxamuud612 3 года назад
M.a wxn dawnyAa 7/12/2020🙌💋
@THE-uz6pn
@THE-uz6pn 3 года назад
Beentaa🙃
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 4 года назад
Waxaan dawanayaa September 13/2020
@suhuuracabdi979
@suhuuracabdi979 2 года назад
Inan bartan rabaa bilwga
@CananKeyd
@CananKeyd 3 месяца назад
Wa iyaak🎉🎉
@user-zu2gr9xl2r
@user-zu2gr9xl2r Год назад
Bili markale nogusoceli❤
@degan4
@degan4 2 года назад
Ha joojin pls
@XamzeIdiris
@XamzeIdiris Месяц назад
Wll waxa igu adag sida maskaxda looga barto xisaabta mxaan sameyaaaa
@nuradinmohamed2853
@nuradinmohamed2853 4 года назад
Asc ustaad aad ayaa umahadsanthy sida wanaagsan oo aad noo sharaxday runti aniga english oo dhameestiran ayan u baahanhy
@yojaboy.3792
@yojaboy.3792 4 года назад
Tnx Alot
@mahadcusmancabdi5848
@mahadcusmancabdi5848 Год назад
Alxamdulilah cudarkas hada waa laga ciribtiray dunida
@sabrinamohamed8514
@sabrinamohamed8514 4 года назад
Waxan dawanahayah 30/8/2020😝👊
@ibraahinaadan1747
@ibraahinaadan1747 Год назад
Maaha alh
@abuukarxasanmataan1924
@abuukarxasanmataan1924 4 года назад
Aadbaan ugahelay faafaahinta xisaabta aflx akadeemi
@maryanCabdi-t4m
@maryanCabdi-t4m 11 месяцев назад
Yaa aas aasay
@carfayeaxmedmuxumed9663
@carfayeaxmedmuxumed9663 Год назад
2022
@suhaybdhamal2612
@suhaybdhamal2612 2 года назад
ab + cd = 20
@mohamedmohamudhussein3485
@mohamedmohamudhussein3485 4 года назад
Asc Ustaad wan ku salamey. salaan kadib waxan raba inan ku weydiyo qaabka iyo software ka aad ku diyarisey ma ii faaideyn karta. Teda kale Software kan Aadku diyarisey Shabakada ma ku jira. thnks Ustaad qaali ah.
@maahirproduction5088
@maahirproduction5088 4 года назад
Ayaanku liitaa
@Najmabuule
@Najmabuule 4 месяца назад
Ok
@karazai3524
@karazai3524 2 года назад
@6:28
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 3 года назад
Haddan daawanayaaa imika oo bisha labada tahay 11 2021 11:43
@starmoha971
@starmoha971 5 месяцев назад
In math problem = mas,alo aa la dhahaa dhibaato waa language mrka la joyo😊
@maxamedismaaciil5500
@maxamedismaaciil5500 2 года назад
Aniga waxaan doonayaa inaan barto xisaabta
@ibrahimabdirashid741
@ibrahimabdirashid741 Год назад
Linear Aljebra ma bixisaan Ustaad
@HalimoHusen-jf7cr
@HalimoHusen-jf7cr 5 месяцев назад
Macalin 10 ÷2×3 noo soo daa macalim
@faraxadaan3215
@faraxadaan3215 4 года назад
W
@farxiyoaadan-ru9mm
@farxiyoaadan-ru9mm Год назад
@4.1
@MohaAli-dp9wf
@MohaAli-dp9wf Год назад
Haa waxaan daawaday 2023/7/28😂😂
@somalitiktok7320
@somalitiktok7320 4 года назад
🤩𝕞𝕔𝕝𝕚𝕟 𝕒𝕕𝕕 𝕓𝕒𝕕 𝕦 𝕞𝕒𝕙𝕕 𝕤𝕟 𝕥𝕙𝕪
@mustafebashiir1005
@mustafebashiir1005 2 года назад
M.a l need mathematics
@starmoha971
@starmoha971 5 месяцев назад
29/3/2024
@alimahbuub7150
@alimahbuub7150 2 года назад
Wanasisa lbrkada
@dadaalconstartioncompany5206
@dadaalconstartioncompany5206 2 года назад
2
@guurebahaleed3997
@guurebahaleed3997 3 года назад
Runtii si aad iyo aad u qurxoon ayaad u soo tabisay program aad isticmaslayso ma nala share garayn kartaa
@abdullaahimohomed4997
@abdullaahimohomed4997 3 года назад
Iisoo dir aljabra
@fartuunhassan8119
@fartuunhassan8119 3 года назад
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay. Talo waxa fiicnaan laheed in Aad kuso qorto afka somaliaga sida dad badan ay kaga faaideysan lahaayeen, micnaheyga waa dadka aan aqoon luuqada engglish.
@maxamedxaad248
@maxamedxaad248 4 года назад
Goorma ayaa labilabaya
@user-rd1vk6iCR7.
@user-rd1vk6iCR7. 6 месяцев назад
3 yrs kadib inta ila'dawatey😂
@badraabdi6718
@badraabdi6718 12 дней назад
😂😂
Далее
Math Algebra Lesson One
1:10:42
Просмотров 114 тыс.
Xisaab cabiraadaha
20:07
Просмотров 10 тыс.
SHURUUCDA BODMAS EE XISAABTA/BODMAS rule
9:56
Просмотров 4,2 тыс.
MUCJİZADA CAJİİBKA AH EE NUMBERKA = 0
9:01
Просмотров 93 тыс.
SOMALİA 1960-2024 SANAD KASTO MAXAA DHACAY?
26:24
Просмотров 15 тыс.