Тёмный

Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 43aad akhri xisaabta 

Sahalsoftware TM
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 57 тыс.
50% 1

www.sahalsoftware.com
www. shirkadasahalsoftware
Cinwaanada sare waxaa ku jira casharo kale oo badan, fadlan gaadhsii asxaabtaada

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@aliahilowle7504
@aliahilowle7504 5 лет назад
Wll thanks. Aad iiga farxisay runtiiجزاك الله خيرا
@A-mm315
@A-mm315 Месяц назад
Maasha allaah waa cashar qiimo badan
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 Месяц назад
+252634496857 Telegram nambarkan nagala soo xidhiidh - Mahadsanid -
@LaylaMatan-l3o
@LaylaMatan-l3o Месяц назад
Thanks teacher
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 Месяц назад
You are welcome
@abdirashidmohammed
@abdirashidmohammed 7 лет назад
Maasha allah, mahada 1ad allaa iska leh, tan kale aad ayaa ugu mahad celinayaa macalinka iyo bahda Sahal Software, run ahaantii waxaa ku nolahay wadan shisheeye, waxaana igu adkaatay inaa ina fahmo xisabtan oo kale, waxan kalo ka xumahay in xitaabtan hortey bilaabatay, palse hada hada ka dib halkaan ayaa kala soconayaa, insha Allah, mashad sanidiin Bahda Sahalsoftware.
@hamzecade7811
@hamzecade7811 2 года назад
MAcalin waad is galisa 99:×{×+2} isoo fansiya macalin ma fahamiin
@kaahowarsame6408
@kaahowarsame6408 2 года назад
Ass magacaygu was sahalc, axmad had ayaan laqabsaday casharka 42aad
@AbdullahinuurCumar
@AbdullahinuurCumar Месяц назад
Waad mahadsantahay macalin
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 Месяц назад
Adigaa mudan
@KhadarDaauud-zs4sr
@KhadarDaauud-zs4sr 3 месяца назад
شكرا جزيلا لك
@user-lo8bg6yh1f
@user-lo8bg6yh1f 4 месяца назад
Thanks ustaaad❤❤❤❤
@caliaxmedcalinur7006
@caliaxmedcalinur7006 2 года назад
1 kow 10 tobaan 100 booqol 1.000 kun 10.000 tooban kun 100.000 boqol kun 1000.000 hal malyan 10.000.000 toban malyan 100.000.000 boqol malyan 1000.000.000 bilyan
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 2 года назад
Thanks
@somalisomalia2603
@somalisomalia2603 6 лет назад
Masha Allah macalin waad mahadsantahy
@kaafisoosmaan6611
@kaafisoosmaan6611 7 лет назад
tnkz my teacher
@raxmaraxma7015
@raxmaraxma7015 6 лет назад
Waxaan doonayaa in ka mid noqo ardayv
@MunaDaahirnuur
@MunaDaahirnuur 3 месяца назад
Asc maclin wxn raba inaan ka mid noqodo
@umanhar
@umanhar 6 лет назад
Macalin channel kaaga xayee siintan dhan uma baahna because wax feecan hadaa soo galisid waxaad helaasa like badan iyo subscribers badan mark a plz muhiimada kahadal dadka waqtigooda ilaali daqiiqadahana yareey mahadsanid 😁🙌
@abdftahhazzan2563
@abdftahhazzan2563 4 года назад
First Alx After that thank you teachr
@ahmedfaraah4754
@ahmedfaraah4754 7 месяцев назад
😮😮😮
@aaysiyayaasin774
@aaysiyayaasin774 2 года назад
Side ubaran karaxisabta
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 2 года назад
Walaal whats app kan nagala soo xidhiidh +252634494483
@aragsanaragsan2941
@aragsanaragsan2941 2 года назад
@@sahalsoftwaretm7622 ok
@hodanhimilo7072
@hodanhimilo7072 Год назад
@@sahalsoftwaretm7622 Mahadsanidiin.
@MohamedBK-s5g
@MohamedBK-s5g 6 месяцев назад
Wadmahad santahay pro
@mohamoudomarasawe.
@mohamoudomarasawe. 4 года назад
mahadsanid.
@CumatSaadiq
@CumatSaadiq Год назад
Macalin sidee isku datidoonikàraa
@sacdacali8922
@sacdacali8922 5 лет назад
asc wan idin salamay dhamantiin macalimiinta iyo ardayda ana waxan ahay inan cusub magacaygu waaa sacda.barasho wacan wanan joogtayn doona insha allh
@mohamedabdirisak1996
@mohamedabdirisak1996 2 года назад
Shukran ustaad ala hakuxifdiyo
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 2 года назад
Aaamiin Walaal
@khadarkilwe1908
@khadarkilwe1908 Год назад
Manshalaah
@hafzabeautyvideo381
@hafzabeautyvideo381 6 лет назад
Iga raali noqo lkn maba ii galaayo
@Hassan-y1f
@Hassan-y1f 6 месяцев назад
Asc waa arday cusub cashirkaan layligiisa waa ka shaqeeye inta miyaan ku soo diraa mise meel kle macalin
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 5 месяцев назад
+252634496857 Whats app kan nagala soo xidhiidh walaal.
@ashaali4026
@ashaali4026 3 года назад
Manshllh
@ashaali4026
@ashaali4026 3 года назад
0633757214 wll igu so dara ardayda wll adiga mahadsan
@mahamedyusuf3040
@mahamedyusuf3040 3 года назад
Thanks
@abdourachidmaidabdiboukhar9108
@abdourachidmaidabdiboukhar9108 2 года назад
❤❤
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 2 года назад
Mahadsanid Walaal.
@kaahowarsame6408
@kaahowarsame6408 2 года назад
@@sahalsoftwaretm7622 iga raali ahaada dhamaan ardayda waxan Kala qabsada casharka 42aad
@saadaqaliahmed4985
@saadaqaliahmed4985 2 года назад
Aad Aad u mahadsanthy mclin jmac
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 2 года назад
Adigaa mudan walaal Guuleyso
@suadahmali5297
@suadahmali5297 5 лет назад
Masha Allah waxan umahadcelinaya dhaman bahda sahal software Hada ayan idinkuso biray
@hodaniitaabdi9013
@hodaniitaabdi9013 Год назад
Maclinow xisabtan sax miya dhawaqeda markas 1,022 kun boqol iyo 22 sax miya
@bakarivicbakar6480
@bakarivicbakar6480 Год назад
Haa wa sax wll
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 Год назад
waa khalad walaal waxaad ugu dhawaaqaysaa 1,022 (kun iyo labaatan iyo labo)
@yaxyeiidopsiiye7170
@yaxyeiidopsiiye7170 2 года назад
Mashallah
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 2 года назад
Mahadsanid
@xamdimaxamed4936
@xamdimaxamed4936 Год назад
Mshll qerr badan ilaa hey ha ku siiyo
@xariirdeeq5020
@xariirdeeq5020 6 лет назад
Waxaan rabaa inaan kamid noqdo arday da schoolka
@Samafale121
@Samafale121 Год назад
Muda 1aad 45 milyan 236 kun 587 Mida 2aad 20milyan 545 kun sideed buqol todobaatan io labo Mida 3aad 41kun labo boqol konton iyo afar 4aad sideed boqol oo kun Wallhi sax hanoqoto ama yaysan noqone waqtibaa iiga baxay
@hodaniitaabdi9013
@hodaniitaabdi9013 Год назад
Mahdsanid macalin casharekaga hada heley ee xisabtan dhawaqeeda iso sheg 1.022
@bakarivicbakar6480
@bakarivicbakar6480 Год назад
Halmilyan labatan iyo laba
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 Год назад
waxaa loogu dhawaaqayaa 1,0200 (kun iyo labaatan iyo labo)
@yaasincumarxaaji5839
@yaasincumarxaaji5839 6 лет назад
sxb Yalow waabiisoodiideyba
@kaafisoosmaan6611
@kaafisoosmaan6611 7 лет назад
beelo waaaye
@amaaniwaxaanrabaainaankami1425
amaani farax b__ 5+36
@amaaniwaxaanrabaainaankami1425
aniguh manan fahmin amaani
@amaaniwaxaanrabaainaankami1425
macali man fahmin anigu
@miskibirimo8292
@miskibirimo8292 2 года назад
Waxba ma aqon wlhi
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 2 года назад
waad baran kartaa walaal hadii aad dadaashid, whats app kan nagala soo xidhiidh +252634494483
@najaxmoha646
@najaxmoha646 Год назад
Asc macaliminta
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 Год назад
wswr Whats app kan nagala soo xidhiidh walaal +252634496857
@caadilcade5367
@caadilcade5367 4 года назад
Thanks teacher
Далее
Xisaab Lagu Ogaanayo Tirada Qoyskaaga
16:10
Просмотров 64 тыс.
deg deg taliye shub oo fashil kala kulmay
20:23
iska ilaali xisaab xumida ganacsgiga
5:56
Просмотров 27 тыс.