Тёмный
No video :(

BARIIS IYO HILIB AMUUR AMA SAB AAD UMACAAN 

Adna Henna
Подписаться 645 тыс.
Просмотров 78 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 май 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 128   
@meyma7790
@meyma7790 3 года назад
Qof caan ah ayaa wuxuu igu yiri sidaan kuma gaareeysid 100k subscribers 3 sano oo hada soosocoto iska daay 3 bil hadii aadse aniga muuqaal igasoo dalbato waxaad kugaareeysa 1 bil gudaheed weliba adigoo $1000 hormaris ah bixinayo waxaan ugu jawaabay isma dhiibayo waayo dadki adiga janalkaga gaarsiiyay heerkan weli wey joogaan waana somali igamana xigtid💪🇸🇴 aniguna waan dadaalayaa Iga badan dadkeyga💪🇸🇴
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 3 года назад
Saxaaf wuxuu hestaa gabadha ugu cuntada ugu mcan ay sameyso nasiib aad uween waye. Masha Allah illah haku xafido xaaskaaga xuurulceenta adunka kutahay Walshey adna adigana gacantaada illah haku barakeyo aad baan u jeclahay cuntada noocaas cml illah ha I sahlo gabar noocaada camal oo cuntada sidaa igu karineyso
@deeqadabeec2559
@deeqadabeec2559 3 года назад
Masha Allah abaayo cafimaad taam ah allaha noo kaa siiyo full respect adna qurux🙏🙏🙏💯✅
@ekedeyxasan204
@ekedeyxasan204 3 года назад
Codeeya aan codeynee hagee ka codeynaa abaayo ilaahey haku xifdiyo ii soo sheeg
@user-kx7nl9st1v
@user-kx7nl9st1v 7 месяцев назад
Masha allah
@salmaaxmed7420
@salmaaxmed7420 3 года назад
Mashaa Allah.Thanks JazakAllahu khayr
@somalilanddhalad7263
@somalilanddhalad7263 3 года назад
Mansha Allah
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 3 года назад
Been maaha wiilkeyga aa saas dhaho kadibna waan safraa
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 3 года назад
MashAllah so good somali food 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 3 года назад
Maashaa Allah fikradshaan oo kalaa umada loolayimasdaa view goodana waa uxalaal wax dadka eey kafaaiidaayana waa soo bandhigaan laakiin dad waaweyn oo caaq iyo fawaaxisho risaq kuraadinaayo qaarkoodna dharka iska tuuraayo ayagoo waayeela ah kuwaasaa aduun iyo aaqiro beel kudhacday ilaahaan kamagan galnay social media waa leesku bartay
@ekrammohamed3051
@ekrammohamed3051 Год назад
Wllshy qali thanks❤️❤️❤️❤️
@abdinasirfuudle8097
@abdinasirfuudle8097 3 года назад
Abyo mcn adnooo dar alee kujeclahy illah haku rumeeyo riyoyinkaga📩😍😍😍😘😘😘😘😘
@rihaamhassan6011
@rihaamhassan6011 3 года назад
Waa kula jeclahay guusha maxa yelay isku meel aan ka imanay guuleyso walashey qofka kowad ayan ku rajeyna isha allah
@hiponuur
@hiponuur 6 месяцев назад
Aamiin aamiin yaa rabi
@user-we5zh9dn8b
@user-we5zh9dn8b 3 месяца назад
Masha allaah❤❤❤❤❤
@AA-ld2yk
@AA-ld2yk Год назад
Mahadsanid xbbty
@sacdiyosimaan3084
@sacdiyosimaan3084 3 года назад
Masha Allah cafimad ku cuna ❤️
@user-kt2ok4qs4n
@user-kt2ok4qs4n 7 месяцев назад
Maasha Allh wlshy qli
@falxadsaciid484
@falxadsaciid484 3 года назад
Mashallah xbbti Alle haku barakeyo gacntda
@samraanshaamofficial3737
@samraanshaamofficial3737 3 года назад
Maasha Allah ilaahay gacanta ha kuu barakeeyo
@atikaabdulrahim7657
@atikaabdulrahim7657 3 года назад
First comment masha Allah adno dar allaa kuu jeclahay family qurux badan💏allaha idin dhowro🤲
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 3 года назад
MashaAllah TabarakaAllah 🥰😇🤗
@sabarinmaxamed9330
@sabarinmaxamed9330 3 года назад
Maasha Allah gacmaha Allah kuudaayo habo
@nasricali7870
@nasricali7870 Год назад
thanks xppti adnoy❤❤🎉
@MabsuudMabsu
@MabsuudMabsu Месяц назад
Amin😅
@riyaaqmohamed2774
@riyaaqmohamed2774 3 года назад
Mashallaah quruxeey gacantaada allah hakubrakeyo
@lisamouna4493
@lisamouna4493 3 года назад
Machallah walalo habloyo love u from Djibouti
@aminamohamedahmed501
@aminamohamedahmed501 3 года назад
Masha Alle hambalyo abayo sabta xamar Cadey waa loo xisay ciida samestay Sabta alxamdulahi insha Alle markale waa samayna 💖💖💖💖❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq 3 года назад
Maasha allaah waaye inaba caadi ma ahan
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 3 года назад
Video cod gaabana wxba lagama maqlayaba mrka mrkaa xigta naga soo hagaji wll qli😍
@haniyaslam7000
@haniyaslam7000 3 года назад
Mashaa alaah saxa wahana ilaah gacatadi nuur haku saro owladadina bari gakaga dhigo mcnto
@nimcocali2204
@nimcocali2204 2 года назад
Masha Allah
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Год назад
Maasha allaha 😍😍👌👍⭐🌙
@farhiaaddedadeed1836
@farhiaaddedadeed1836 Год назад
I can hear your baby drinking milk 🥰😍
@naciimomaxamud5532
@naciimomaxamud5532 3 года назад
Masha allaah
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 года назад
Maasha alah tabaaraka lah yami yami yami adnoy axsan dumar gacanta alaha ku barakeyo aamiin 🤲👍⚘
@SH-ho3np
@SH-ho3np 3 года назад
Mashallah Allaha ku barakeyo adna
@ibrahimabdirahman1771
@ibrahimabdirahman1771 3 года назад
Masha Allah Abayo
@oummeryemdjiboutien9086
@oummeryemdjiboutien9086 3 года назад
Salam alaykum wallalo Chanel kagu wa wada heeso hadan dhaho wax ka faiideso wa heese iso musique pleas iska daa wa xaram qalbiga ku aadkada ee akhiro uturo
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 года назад
Masha Allah tababarka waku walacosa umaleyna bariis sabta
@ifraaxshiine8243
@ifraaxshiine8243 3 года назад
Masha allah Xabibti alle gacantaada hakuu barakeeyo
@MunaKitchen
@MunaKitchen 3 года назад
mashallah tabrkallah baris amur ahaa cafimat kucuna inshallah xabibiti😋👌
@deeqajipriel6125
@deeqajipriel6125 3 года назад
Mazha allha 🥰wax badan ayan ka fa iday wad mahznthy ❤
@cumarmaxamed
@cumarmaxamed 3 года назад
Asc
@hodanahmed5856
@hodanahmed5856 3 года назад
Masha allh tabarakallah
@dahabomohamed1228
@dahabomohamed1228 3 года назад
Masha alaah qrxbdn shukran🥰🔥❤
@ifrahibrahim8399
@ifrahibrahim8399 3 года назад
Masha allah abayo
@amiineayman6759
@amiineayman6759 3 года назад
Wlh adno cunto karis dhan wax shilshilka ayaaba idhiwayo adi nasib aledahay sxb 😲
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 года назад
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 3 года назад
Manshaa'Allaah cadi maha 100%
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 3 года назад
ASC adna xabiibti masha allaa il xun kuma aragto 🥰🥰🥰❤️❤️❤️👌👌👌
@aashohajjiasho990
@aashohajjiasho990 3 года назад
Masha allah xbbti
@asmaapdirahman5799
@asmaapdirahman5799 3 года назад
Mzha allah
@sowdoahmed8349
@sowdoahmed8349 3 года назад
Aawey meesha codeynta itusiya bal cidii fahanty💝💝
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 года назад
Masha.allah
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Asxaabta qaaliga ah isoo booqda please idinkoo mahadsan 🙏🙏🙏
@fofo-gn9fm
@fofo-gn9fm 3 года назад
Mashallah 😊😊
@yaasminyuusuf4219
@yaasminyuusuf4219 3 года назад
Adna quruxeey heesta naga daa wan ogahay inuu wareerku wate guulayso gacalo
@RoodoCali-x3j
@RoodoCali-x3j 12 дней назад
Asc adna abyo youtuube isamey bls😊
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 года назад
Mashaa alah gacantaada alaha kuu barakeeyo👌🙏💯
@juwayriyaabdi6068
@juwayriyaabdi6068 3 года назад
Masha Allah abyo
@filsancabduqaadir4899
@filsancabduqaadir4899 3 года назад
M.a Adna madama aad logo down ku jirtiin videoyada noo soo badi plz🙏🙏
@umamaxamed9919
@umamaxamed9919 3 года назад
Adna wakujeclahay xabiibti Allah kuxafido ❤❤❤❤❤❤
@sumayamohamed9386
@sumayamohamed9386 3 года назад
Masha allah family qurux badan rabbi ha idin xifdiyo abyo
@queenhafsa3612
@queenhafsa3612 3 года назад
Masha Allaha 💋💋💋💋❤️
@fatumaahmedomar3957
@fatumaahmedomar3957 2 года назад
Masha Allah adna so good
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 3 года назад
MashaAllaah
@xaliimoali3985
@xaliimoali3985 3 года назад
Mashallah
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 2 года назад
Masha Allah😋😋
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 3 года назад
Masha Allah 😋😋🤗🤗👍👌👌👌😍😍💚💚💚🌷
@hafsaahmed4184
@hafsaahmed4184 3 года назад
Masha allah 😋
@taliyeexafaada6997
@taliyeexafaada6997 3 года назад
Plz hestaa nagadaf
@mhdiaden3120
@mhdiaden3120 3 года назад
adna waan kaala noqday taageeradaadii maxaad uga hadli laadahay arinta ayaniita
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩‍🎓👨‍🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
@maryamaabdulahi7590
@maryamaabdulahi7590 Год назад
Anaarbo
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@maryamchannel9859
@maryamchannel9859 3 года назад
Asc wllshey adno m.a
@amranhaji5196
@amranhaji5196 3 года назад
Mnshaa Allah caadi ma'aha
@halimaelmi5742
@halimaelmi5742 3 года назад
Masha aIIah ♥️❤️🖤💓💙
@najaxalimohamed8970
@najaxalimohamed8970 3 года назад
Alla zab sa u jeclhy lee san u walcy ila hada wa raadinaya waxan ahay 7bilod ilahow iisahal ,
@sagalsuu8270
@sagalsuu8270 3 года назад
Mcn weeye Adnaay caadibu iigu so carfaya
@ramaas5896
@ramaas5896 3 года назад
Hesta nga da adnoooy
@batulamohamedahmed3358
@batulamohamedahmed3358 3 года назад
Martiyaa kuu soo socoto markay ciyaalka SaaS dhahaan
@jihanjeylani3976
@jihanjeylani3976 3 года назад
Masha allh nolow
@sahro4316
@sahro4316 3 года назад
Masha allh
@maidaqurux8371
@maidaqurux8371 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Masha allhaa
@user-go1up1ep5u
@user-go1up1ep5u 3 года назад
Masha allaah adno inte ka so codayna wax mad so dhigin
@ummaisha1468
@ummaisha1468 3 года назад
ما شاء الله تبارك الله استمري حبيبتي👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍🇸🇴
@hodanmuumin7515
@hodanmuumin7515 3 года назад
adno adi wax jaaalo mooyee bariis cad sab mataqaanid miyaa
@adana1486
@adana1486 3 года назад
[TEARS]
@fauzianoor7791
@fauzianoor7791 3 года назад
The first comment
@queensabnaa2721
@queensabnaa2721 3 года назад
M.a Tim adna keep going abayo
@zeynababuu186
@zeynababuu186 3 года назад
Waa kuu codeeya adano
@soowdomaxamed3617
@soowdomaxamed3617 3 года назад
M.a
@fauzianoor7791
@fauzianoor7791 3 года назад
I am the fist to watch
@raxmacabdi7691
@raxmacabdi7691 3 года назад
Safar ma ahan ee madaxeda wax ku jiro
@rodaosman7071
@rodaosman7071 3 года назад
Adna pizza so geli
@waxkabarochannel9071
@waxkabarochannel9071 3 года назад
Team adna
@fadumoabdullahi2915
@fadumoabdullahi2915 3 года назад
Asc 💋💋💋
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 3 года назад
BARO CARABI MEELKASTO JOOGTO BARTAN KALO SOCDA CASHARO QIIMA BADAN..
@sagalsuu8270
@sagalsuu8270 3 года назад
Abyo qasqas hablaha arooska oo wajiga cadaynaya noso gali
@fartunmuhudin7993
@fartunmuhudin7993 3 года назад
First comment adnaay axzan marwo ❤
@maryamchannel9859
@maryamchannel9859 3 года назад
Caleenta magaceed
@rooblecabduqaadir8575
@rooblecabduqaadir8575 3 года назад
Nagadaa citaarta
Далее
Мухочирон эхтиёт бошед!
01:31
Просмотров 114 тыс.
Biryani Rice ) Bariis iyo Hilib, sabiib
8:30
Просмотров 3,3 тыс.
SIDA LOO KARIYO SAB HAL NEEF ARI AH IYO 25kg BARIIS
15:15