Тёмный

CHICKEN BIRYANI || BARIIS IYO DIGAAG AAD U MACAN SIDAN U SAMEESO HADA KADIB || BY NASRA ABTIDOON 

Nasra Abtidoon
Подписаться 910 тыс.
Просмотров 158 тыс.
50% 1

Наука

Опубликовано:

 

20 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 180   
@SamiaAHMED14
@SamiaAHMED14 5 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢❤😢
@tarhanjerah114
@tarhanjerah114 5 месяцев назад
SALLALLAHU ALEIHI WASALAM 🤍
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 3 месяца назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@MaxamedcaliIsmaaciil
@MaxamedcaliIsmaaciil 3 месяца назад
Klkli
@salmoburhaan881
@salmoburhaan881 3 дня назад
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suleqamohamed6279
@suleqamohamed6279 5 месяцев назад
Yeeey aniga uhoreeeeyo waligey 100 like ma helin 😢😢😢 and Nasro love iisaar 😊
@Rayaan277
@Rayaan277 5 месяцев назад
Kusaliya rasuulkeena scw ❤🕋☝🏼
@tarhanjerah114
@tarhanjerah114 5 месяцев назад
SALLALLAHU ALEIHI WASALAM 🤍
@Suuban632
@Suuban632 5 месяцев назад
Naa nasroooy. Muqdisho intaa Imaaday baan haben mallka xayaat market kugu arkay lkn Nasiib uma yeelan inaa ku barto qali ❤❤❤❤
@user-su3nr5yl9k
@user-su3nr5yl9k 5 месяцев назад
Ku Salli nabi muxamed صلى الله عليه وسلم ❤
@tarhanjerah114
@tarhanjerah114 5 месяцев назад
SALLALLAHU ALEIHI WASALAM ♥️
@najmanujuumchannel8966
@najmanujuumchannel8966 5 месяцев назад
RU-vid dadkii loogu tala galay oo cheifka ahaa so labtay mss nasro abayo alle culeeska haka dulqado adna dadaal hormar balaran ku rajayna❤😊
@mahamedalikaftanshax9535
@mahamedalikaftanshax9535 4 месяца назад
شكرا abayo
@user-tt4sp3eq1l
@user-tt4sp3eq1l 3 месяца назад
I love it baryaani inan Barto wa jeclaa mar hora tijabiyay lkn manta sifican u fahmay thanks nasra qurux
@idilgamadid
@idilgamadid 5 месяцев назад
Welcome back sister long time I don’t see with you I’m so happy for you keep going
@nasteexonalka662
@nasteexonalka662 5 месяцев назад
Masha allah macalimadeyda allah no kaa daayo ❤❤ la aan taa awaar❤
@Adnan-qk1sr
@Adnan-qk1sr 5 месяцев назад
Nasra My fav.youtuber Waxaad FirstOne u Tahay Dad yar oo Social Mediaha aan Kala socdo Allaha Ku sharfo saaxiib Saa kuu daawanaayay waxayba ila Noqotay inaa ani iyo adi si caadi ah isku naqaan😂 Fan❤
@nasriitaofficial5857
@nasriitaofficial5857 5 месяцев назад
Mahadsanid wax badan kafaaide sis halmar waxa ka dawada hora ka barta xita igama halaban masha allah❤❤❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 5 месяцев назад
Masha Allah ❤❤🎉
@iglanislow9937
@iglanislow9937 5 месяцев назад
My fav RU-vidr maclimadeydi we miss you ❤
@anr4578
@anr4578 5 месяцев назад
Before ramdaan nasoo update garee macalin qali❤
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 4 месяца назад
MashaAllaah gacanta Allah hkuu barakeeyo اللهم ارزقنا من الطيبات
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 5 месяцев назад
Next vedio plz pancake 🥞 soo Gali plz...😊😊😊😊
@shukrimaxamuud3877
@shukrimaxamuud3877 5 месяцев назад
Masha Allah
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 5 месяцев назад
Masha Allah tabaaraka allah
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 5 месяцев назад
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga
@hodanhibo6984
@hodanhibo6984 5 месяцев назад
Mansha allah welcome walshay ❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 5 месяцев назад
Masha Allaha so yummy food ❤❤❤
@ashwaaqcadey
@ashwaaqcadey 5 месяцев назад
Mashalah Sister ❤❤❤
@ikrannoorbile7447
@ikrannoorbile7447 5 месяцев назад
Masha Allah Nasra ❤ waxbadan kafaiiday illhay haka ajar siiyo xabibti
@xaliimodegan609
@xaliimodegan609 5 месяцев назад
Nasro inaad cuntadada noso celisid wanku farxsanahay horey usoco qli haka caajisin anagana kama caajisayno inaan like iyo daawasho ku badino❤❤❤
@cabdulkadircabdurahman1381
@cabdulkadircabdurahman1381 5 месяцев назад
Masha allah tabarakallah ham ham
@user-re9xq4co3b
@user-re9xq4co3b 5 месяцев назад
Masha Allah abaayo bariskan sifican u fahmey waa mahadsantahy Allah kubarakeyo
@kawthershire4782
@kawthershire4782 5 месяцев назад
Nasro qurux badan welcome back ❤
@user-mv8nx6mm2p
@user-mv8nx6mm2p 5 месяцев назад
Soo badi macalim Nasra
@fadumabisle8069
@fadumabisle8069 5 месяцев назад
M.a wan ku faraxsanahay haddii nahay dadkii waa hore kugu xirnaa ❤❤❤❤❤❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 5 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 5 месяцев назад
Jh First Jacayl aan kuu qabi lee Nasro💋🩸🤦🏻‍♀️800K kabadan baad uqalantaa wlhi😢❤️
@Safiyo295
@Safiyo295 5 месяцев назад
Koko bulle 400k waxuar uga dhiman garsiya guys plz
@safiahussein8467
@safiahussein8467 5 месяцев назад
Wlaahi cuntadaadii aad baan ugu xiisay xbbti noosooceli cuntadaadii mcnayd❤
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 5 месяцев назад
Welcome back nasro 🎉🎉❤️❤️
@ferouzehumble7134
@ferouzehumble7134 5 месяцев назад
يم يم 😋😋
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 5 месяцев назад
Mash allh very nice
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle 5 месяцев назад
Maansha allaah bariis aad u qurux badan❤❤❤
@user-fh4tr9xo7i
@user-fh4tr9xo7i 5 месяцев назад
Masha alh
@fowziyaahmed1122
@fowziyaahmed1122 5 месяцев назад
Masha allah abaayo dar allan kuu jeclahay allah ku dhowro
@fadumodadow9217
@fadumodadow9217 5 месяцев назад
Masha allha
@caaishoahmedali821
@caaishoahmedali821 5 месяцев назад
La,Antada see loo pran lha cuno❤ shukrn xppti ❤😊
@fatmabosir5927
@fatmabosir5927 5 месяцев назад
My far RU-vid maclimadeda came back ku xisney no so badi video ga ❤❤❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 5 месяцев назад
Masha alah
@yuusufcali5735
@yuusufcali5735 5 месяцев назад
Baahiya iqawatay 😋
@user-uf6tg4td7t
@user-uf6tg4td7t 5 месяцев назад
Masha allah nasro noso badi Abayo
@abraarhassan7880
@abraarhassan7880 5 месяцев назад
Masha allah coming soon 1M gabdhi ugu horeysat ee gaarta guul baan kuu rajeyn🎉
@user-xl1vm8yd9r
@user-xl1vm8yd9r 4 месяца назад
Maansha allaahbariis aaduduruX badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faaizomursal4558
@faaizomursal4558 5 месяцев назад
Www qurx io mcn waligy ma cunin lkn mcnkiisa inta ka daremoyaa gacntda alle haku barakeyo xbbti ❤❤
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 5 месяцев назад
Wan ku frxsnhy inad dib noogu soo noqotay dumashi ❤ illahay hakaa ilaaliyo cadowga io intii dhib kugu haysaba
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 5 месяцев назад
Waan ku faraxsanahay inaa noo soo laabato nasara ❤
@safiyosaafi7667
@safiyosaafi7667 5 месяцев назад
Masha allah ❤❤❤❤
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 5 месяцев назад
Maasha allah welcome back nasra caday caafimaad taama allaha kusiiyo culeeska kuhaayana allaha kaaqaado ❤nasra please adiga iyo asxaabtaada isoobooqda garab ayaan idinkaga baahanahay please 📌 iigu qabo si ay asxaabtaada u arkaan mahad sanid inbadan
@user-yv4mx1zi2s
@user-yv4mx1zi2s 5 месяцев назад
Alla nasro 1m aan gaarsiiino gqbadhn wan jeclahy waxbadana wan ka faidey ❤
@user-gj2cq4wi8l
@user-gj2cq4wi8l 4 месяца назад
masha allh ❤❤
@ahmedsakidaahirdaahir9156
@ahmedsakidaahirdaahir9156 5 месяцев назад
NASRA ABAAYO ANIGA BOORAMA KAALA SOCDAA CIMRIGA ALLAHA HAKUU DHEEREEYO WALLAAHI DADBADAAN AA KAA FAA IIDAY ANIGA WAAN SAFRAA MEELAHA ANTAGO HARGAYSA GAROOWE JIGJIGA ADIS ABABA JIBOUTI DHMN WAALAGA YAQAAN QOF NASRA ABTIDOON GÀRANAYN MALE MARKA ABBAAYOOY SIRTA MAKUUSHEEGA DADYAWGAAS DHAN KUU SOO JIIDAY......!!!!!
@zeinabali7227
@zeinabali7227 5 месяцев назад
Cunada saan ah waaa isku huuris chanel ku arkay dhowr mar sameestay isku dayay nahadsanid abayo ❤❤❤❤ malaga sheekeen karo dhadhankeeda
@masbalosman5360
@masbalosman5360 5 месяцев назад
❤❤❤nasro caday ❤❤❤welcome back 🎉🎉🎉❤❤
@LakiFaarax-hc7ch
@LakiFaarax-hc7ch 5 месяцев назад
Mansha allah wllo
@queenmuhiim-sg7yb
@queenmuhiim-sg7yb 5 месяцев назад
My❤❤❤❤❤ guul nasro qurux🎉🎉🎉❤❤
@Nimaraaz
@Nimaraaz 5 месяцев назад
Masha Allah ❤❤
@AsiaKulumbo-ge5uy
@AsiaKulumbo-ge5uy 5 месяцев назад
Masha Allah nasra Waano u xiisna cuna karistadi Noo soo badi cuna karinta huno❤😮
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v 5 месяцев назад
MashaAllah abayo ❤️ Shukran walashey ❤
@umlkhayrabdiumlkhayr743
@umlkhayrabdiumlkhayr743 5 месяцев назад
Jaza wllo ❤
@samojecel8841
@samojecel8841 5 месяцев назад
Welcome back xppti 🥰
@user-ib6dd8im9p
@user-ib6dd8im9p 5 месяцев назад
Keep gooyin abaayo noo soo badi cun tuuyin ka wax banana ayaan kaa faaidey shukran mcn to ❤❤❤
@Miski.134
@Miski.134 5 месяцев назад
Masha allah abayo❤ilhy gacantada haku barakeeyo
@katihassan3038
@katihassan3038 5 месяцев назад
Macha allah ♥️🫶 quuruxey Ilaahay gacantada ha ku barakeeyo
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 5 месяцев назад
Masha allha ❤❤❤
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 5 месяцев назад
masha allah nasra gaari dumar ❤ramadan come soon insha allah alle hayna gadhsiiye noso noqo so badi video ❤❤
@safiyosaafi7667
@safiyosaafi7667 5 месяцев назад
Waku firax sanahay inad nosoo laabato macalimadeena nasra ❤❤❤❤❤❤❤
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 5 месяцев назад
Mashaa alllah ❤❤
@fartuunahmed800
@fartuunahmed800 5 месяцев назад
Grist Nasro 🎉
@hamdaaliamir9619
@hamdaaliamir9619 5 месяцев назад
Mashaa allah nasra dagan allaha kubarakeeyo
@umumascuud3307
@umumascuud3307 5 месяцев назад
😂😂😂😂 bariis bariis bariis shukran xbbti
@ISRAABDIKARIIM-xv8go
@ISRAABDIKARIIM-xv8go 5 месяцев назад
Nasray abayo routine kii aawaye noo soo samee❤🎉
@xaawoluul2269
@xaawoluul2269 5 месяцев назад
Masha allah abyo❤❤
@munaxusen7313
@munaxusen7313 5 месяцев назад
Woow masha allah
@fardowsamohamedali6669
@fardowsamohamedali6669 5 месяцев назад
Welcome back xabibti❤❤❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 5 месяцев назад
Maasha allaha ❤❤👍👌
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 5 месяцев назад
Masha Allah nasro quruxey ilahey gacantada hakubarakeyo❤❤❤🎉🎉🎉
@ceydaAbubakr
@ceydaAbubakr 4 месяца назад
Welcome toooo❤❤❤
@user-sq5to7pf3x
@user-sq5to7pf3x 5 месяцев назад
Masha allh ❤❤❤❤
@SomaliComedianchannel
@SomaliComedianchannel 5 месяцев назад
Mnch allah nasra gacan dahab way soo labtay abayo alle haku caafiyo culuska haka kor qaado waanu kuu xiisnay xppti ❤
@samiyamahamed3930
@samiyamahamed3930 5 месяцев назад
Macalin basasha badan adaan kaa barty qof aan adiga ahayna ma fiirsado
@IfraaxApdihakiim
@IfraaxApdihakiim 5 месяцев назад
Routin soo doob huno❤
@leylabilee
@leylabilee 5 месяцев назад
Manosonoqotee nasraay😊❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 5 месяцев назад
Manshaallah ❤❤❤
@Xaliimodaauudcali-qg9ji
@Xaliimodaauudcali-qg9ji 5 месяцев назад
Wcs masha Allah keep going my dear sister mudo badan again ku sugaaye ❤❤❤
@anshaxmuuse1952
@anshaxmuuse1952 5 месяцев назад
❤Tim baris🤙
@user-pg3we1mu5c
@user-pg3we1mu5c 4 месяца назад
maasgaalaah❤😊
@HibaaqDayib-vc5bj
@HibaaqDayib-vc5bj 3 месяца назад
Mansha alaaah tabaraka laaah❤
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 5 месяцев назад
Masha allah abaayo❤❤❤❤❤
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 месяца назад
MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 5 месяцев назад
Mashallah tabarakallah jeceliyaa cunto nasro karisey inaan mar cuno 😋😂😂 love you nasra cabduqaadir♥️🧕🫶🥰
@sabariinqurux3891
@sabariinqurux3891 5 месяцев назад
Mashahl 🎉❤❤
@marwo1162
@marwo1162 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allh
@fardusiid7889
@fardusiid7889 5 месяцев назад
First one is me❤
@hamdaomar9799
@hamdaomar9799 5 месяцев назад
Mashallah ❤❤❤
@halimasacdia.
@halimasacdia. 5 месяцев назад
Yummy food❤❤❤
Далее
🤘РОК или ПОП?💖
3:20:26
Просмотров 1,7 млн
Qado Bariis iyo Hilib Ari 😋  aad u macan
14:01
Просмотров 826 тыс.
OZON РАЗБИЛИ 3 КОМПЬЮТЕРА
0:57
Просмотров 19 тыс.
When you have 32GB RAM in your PC
0:12
Просмотров 133 тыс.
OZON РАЗБИЛИ 3 КОМПЬЮТЕРА
0:57
Просмотров 19 тыс.