Тёмный

Bariis iyo hilib iskukaris ah 

IskufilanCooks
Подписаться 133 тыс.
Просмотров 91 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 118   
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 года назад
Masha alaah xabiibtii jzklq inaba cadi ma aha cuntadaada qaaliyeey gacantaada alle haku barakeeyo xabiibtii thanks for sharing..
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 2 года назад
Mashacala
@deeqaxasan4495
@deeqaxasan4495 6 лет назад
Masha Allah xabibti Allah noka desto wax badan wan kafaidnay mac jug le iga dheh Shukran uqtii
@suleimanabdalla3548
@suleimanabdalla3548 3 года назад
Shukran wlle caawa aad baan kaaga faaidaystay bariis macaan oo iskukaris Ahnaa waan karsaday viva iskaabulo
@user-jm3kw7td6v
@user-jm3kw7td6v 2 года назад
maasha allah
@ubaxibrahim9922
@ubaxibrahim9922 2 месяца назад
Mashaalah ❤
@bahjadoualeh364
@bahjadoualeh364 6 лет назад
Masha Allah tabarakalah so yummy
@ayanleismail2825
@ayanleismail2825 4 года назад
Mnsha allah wll so funny wlhi mahadsanid
@naimanura
@naimanura 6 лет назад
Maash allah a, allah maxaa kanoo kale kariyey! Wxaan aqaanba kan lee kajiro
@Faizamire
@Faizamire 6 лет назад
jzklaah kheyr walashey allah ku xifdiyo adiga iyo caruurtada waan kaa faaidney wax badan salam
@wiz-akjr8793
@wiz-akjr8793 4 года назад
Masha Allah top one love 💘 Thanks 🙏 wll qali
@annaahmed2564
@annaahmed2564 5 лет назад
Masha alaah xabiibtii jzklq inaba cadi ma aha gacantaada alle kuu barakeyo qaaliyeey cuntadaada aad baan aga helaa. Wax badan kaa faaideysid qaaliyeey jzklq aduunyo. Iyo aqirabo ajir aan dhamaan alle ha. Ku siiyo. Xabiibtii.
@anarchsnark
@anarchsnark 6 лет назад
Looks so delicious! I want to eat it I'm so hungry ;_;
@Crabtree1844
@Crabtree1844 2 года назад
What does "Masha allah" mean? Very nice cooking and looks clean and yummy.
@nasifmawejje3793
@nasifmawejje3793 4 года назад
Very good pilau but can you please help me tell me the recipes? i didn't understand the language
@edna_ah3567
@edna_ah3567 4 года назад
🤗💕
@balqiisakush3109
@balqiisakush3109 3 года назад
But you can see
@HayatInspiration
@HayatInspiration 6 лет назад
Masha'Allah hbbty so yummy 😋 👍👌
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 6 лет назад
Cooking With Hayat Abaayo sodhawow hayaad cooking
@HayatInspiration
@HayatInspiration 6 лет назад
Thank you abyo
@maxamud469
@maxamud469 5 лет назад
mashalah isku kariska waa fudud waana macaan wuu anfacaa ardeyda dibada waxkubarta waqti kamaqaadanaayo iney karsadaan sida ani cml waxaan joogaa dalka maleyziya lkn waxyaabaha aad kudareyso sawir ahaan usoo bandhig mhdsnd
@zarasafghancuisine9453
@zarasafghancuisine9453 6 лет назад
Wow amazing thank you so much
@bunkacade4532
@bunkacade4532 3 года назад
Waad mahadsantahay abyo hoyo somlia iga aaday bariis isku karis ah ku tuurtay waan kaa daawaday 100%100 waad mahadsan tahay lankiis subscarab mana saarinen ee rali ka noqo
@ilwaadqurux5011
@ilwaadqurux5011 3 года назад
Oo maa saartid😃😳
@subliminalking.7994
@subliminalking.7994 5 лет назад
Allaaaha ku baraakeeyo
@fadumohussein2327
@fadumohussein2327 6 лет назад
Masha Allah xabiibti waa lagu waayay ayaantan caafimaadkaga ok somaaha
@Man_solo
@Man_solo 3 года назад
thanks sis
@ayaanabdi8381
@ayaanabdi8381 6 лет назад
anab abdi Nairobi dhanke kajogta abyo
@halimosharif7651
@halimosharif7651 6 лет назад
Maashaa Allaah
@qaaliahmed331
@qaaliahmed331 6 лет назад
Man's ha Allah habiibiti so beautiful food Thanks abayo
@zainabathman7921
@zainabathman7921 4 года назад
Masha Allah macaan wwaye halatijabiyo walahi macaan waaye
@diriyeabdirazaq4867
@diriyeabdirazaq4867 2 года назад
Masha allah ilaahay hakubarakeeyo abayo waa cunto hagaagsan waan kaabartay!!!
@abdalleali354
@abdalleali354 5 лет назад
Iskaabulo uroon iga dheh gabadhaan mahadsanid.
@kimanelmi1198
@kimanelmi1198 6 лет назад
Asc thanks very delicious
@khadiijoabukar2593
@khadiijoabukar2593 6 лет назад
👌 MasHe
@zarasafghancuisine9453
@zarasafghancuisine9453 6 лет назад
Kiman elmi It’s delicious
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 6 лет назад
Kiman elmi Wcs abaayo
@shamsoahmed6573
@shamsoahmed6573 3 года назад
Kenya malaga hellaa
@omarqoslaaye4984
@omarqoslaaye4984 5 лет назад
hadaa nahay iskaabulada somaliyeed waan soo dhaweyneynaa aad ayaan uga faa'iidnay .. hore usoco ayaan kuleeyahay sister (subscribe iyo like kabadan ayaad mudan tahay thanks )
@edna_ah3567
@edna_ah3567 4 года назад
🖤💯
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 5 лет назад
Masha Allaah ilaahey cimrigada ha noodhereyo Aamiin 😘❤️❤️
@abdiazizali1522
@abdiazizali1522 3 года назад
Anigu Lkn tomatoes 🍅 ma ku dari it’s good 😌
@Ry-k-d3e
@Ry-k-d3e 6 лет назад
Abayo Nairobi Malaga heela
@farhiadahir4755
@farhiadahir4755 6 лет назад
So beautiful mansha aallah
@abdiali5788
@abdiali5788 4 года назад
Anagu waxaan rabnay inan bariiska bartee ma xayasiisbaad noo gashay isku filin garanmaynee wax kale noogu sheeg
@qadroqaalichannel7560
@qadroqaalichannel7560 6 лет назад
masha allah abyo gacanta allah ku barakeeyo
@hawahassanabshir9129
@hawahassanabshir9129 5 лет назад
asc ww maasha llah waalasheey allah kuuxaadiyo qeer baadan allah kuusiiyo
@sadiamustaf7415
@sadiamustaf7415 5 лет назад
Masha Allah 😍😍😍
@asaldhaladinahooyo9967
@asaldhaladinahooyo9967 6 лет назад
Masha alh abayo thankz
@zarasafghancuisine9453
@zarasafghancuisine9453 6 лет назад
asal dhalad ina hooyo it’s delicious
@biglia9002
@biglia9002 2 года назад
adi hada xaaskeyga ahaan leheed wa raaxessan lahaa
@bouabdallaouifedoua1574
@bouabdallaouifedoua1574 4 года назад
Salam what space do you puts plz
@maqdissabiriin302
@maqdissabiriin302 5 лет назад
masha aah
@shabanawadahmed562
@shabanawadahmed562 4 года назад
Mahadsanid
@naftafaqih6081
@naftafaqih6081 6 лет назад
maasha alaah Abaayo alaha Ku xafido
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 6 лет назад
Nafiso Hassan Ahmed Faqih amiin
@awoshire9908
@awoshire9908 5 лет назад
Maansa allah isku filan my allah protect u thanks for sharing xxx
@shamsoahmed6573
@shamsoahmed6573 3 года назад
Masha allah mahadsand tan aqashinka aniga waa u dhooba lkn hada kadib waa asturaa waa u naxayaa
@halimonur2300
@halimonur2300 6 лет назад
UK baan jooga ee xagan ka heli kara iskufilan mixed spices
@raahoabdullahi8917
@raahoabdullahi8917 5 лет назад
Tukaan ka ku dhaw
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 6 лет назад
Abayoy mahadsanid anna iskaabuladoo intan wax iso kariyanaayaye bye
@h97111
@h97111 5 лет назад
Waria waria cous cous
@arimaheenaanimaheena6058
@arimaheenaanimaheena6058 6 лет назад
xawaashkaga ayaan rawaa sida aan ku heli karo ii soo sheg wll qaali shukran
@amnaabdi6407
@amnaabdi6407 3 года назад
Abaayo iskufilan spices aa la dhaha xawaashkan
@saidaibrahim6221
@saidaibrahim6221 6 лет назад
Mashs Allah
@saciidosanween9707
@saciidosanween9707 6 лет назад
saida ibrahim .
@zuldaanziciid5687
@zuldaanziciid5687 6 лет назад
macha allah
@ubahabdi8947
@ubahabdi8947 5 лет назад
Masha allh mcnto
@khadrosumadlawe4481
@khadrosumadlawe4481 5 лет назад
😪😪😪😪😪
@xafsacabdiraxman4187
@xafsacabdiraxman4187 3 года назад
💖💖💖💖💗❤💚💙
@zamzamahmed2021
@zamzamahmed2021 6 лет назад
Asc abayo Salt Lake City Utah hal kee baan kaheli kaa raa abaayo iso jawab in shaa allh
@shakiibhunk7983
@shakiibhunk7983 3 года назад
raqaygaas ayan baryahanba la yabana ileen wa xamar hhhhhh
@aragsan6552
@aragsan6552 3 года назад
Kkkkkkk anigaba wakhti dheer ayay igu qaadatay walahi raqay /xamar Baaquli/ midibad or jabcad
@DesiKitchenuk
@DesiKitchenuk 6 лет назад
Yummm
@khadrosumadlawe4481
@khadrosumadlawe4481 5 лет назад
M.a byo si fcn ba wx u karisaa
@fowziajama4741
@fowziajama4741 6 лет назад
Baarakallaahu fiik,walaal ma kenyaad u guurtay?
@rasmijoyofficial2934
@rasmijoyofficial2934 6 лет назад
m.a abayo ilhay qayr hakusiyo
@cumarbakaari4733
@cumarbakaari4733 6 лет назад
Hhhhhhhh gabadha midowga kulaaah tolow adiga yaad tahy
@sadiasalad7790
@sadiasalad7790 5 лет назад
cumar bakaari somali hada nahay madow iskuma hausano hahha wala qabsanay african ka kale ina madow dhahno
@imediagroup3810
@imediagroup3810 3 года назад
Hamza sidaan malayeelikaraa abaayo
@maryamamaxamed4272
@maryamamaxamed4272 6 лет назад
Abaayo Columbus xagee ka yaala xawaashkaaga?
@abdiazizali1522
@abdiazizali1522 3 года назад
African sugayay in laga helo spices ka 😅🤣😂
@mushtaqxusen196
@mushtaqxusen196 5 лет назад
Hhh Adigu Manad madow Ahen Hno
@edna_ah3567
@edna_ah3567 4 года назад
🤣🤣🤣
@najibwarsame8851
@najibwarsame8851 4 года назад
Wa khatar abayo
@raheemaah8914
@raheemaah8914 6 лет назад
London Halkee laga helaa hawaashka??
@hawohassan5487
@hawohassan5487 6 лет назад
Abaayo Sweden ka xagee laga helaa xawaashka adigoo mahadsan
@hibocarabhibocarab9268
@hibocarabhibocarab9268 4 года назад
Wllo hargeisa joogaaa hlkeen ka helayaaah xawaashkaga
@khalidrashed2910
@khalidrashed2910 5 лет назад
sweden wale hadaan karsaday
@zakariyecadawe9030
@zakariyecadawe9030 2 года назад
Jarmalka malaga helaaaa
@guraybacow806
@guraybacow806 4 года назад
Wll Waa raqaygu
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 6 лет назад
abaayo nederland ayaan joogaa telefoon numberka youtube ka noo soo geli xawaashkaagi ayaan rabay..qofta laga helo adoo raali ah qeyr allaha ku siyee ...
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 6 лет назад
Anisa cabdi cali waxaad kafiirisaa RU-vid channel kayga waa sogashay kafiiri
@abdiwaliaamuzan5889
@abdiwaliaamuzan5889 5 лет назад
anigu waxaan joogaa burco isku filan xagaa laga helayaa
@arimaheenaanimaheena6058
@arimaheenaanimaheena6058 6 лет назад
wll garmany ayaan joogaa xagen ka helaa plze ii soo jawab
@ayaanabdi8381
@ayaanabdi8381 6 лет назад
masha alah abayo xagen ka helaa xawash yadada Nairobi aan jogaye
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 6 лет назад
ayaan abdi anaa keenaya dhawaan insha Allah
@rabiyowjanadadaisii9844
@rabiyowjanadadaisii9844 6 лет назад
ayaan abdi abyo ani xita Nairobi ayan jogaaa qudartana wan rabaaa intee ka hili karaa
@nahalahmedcooking2649
@nahalahmedcooking2649 5 лет назад
Kenya Miya laga hali kara
@aliyahfh2009
@aliyahfh2009 6 лет назад
Uk manoshegikartaa in tu kayaalaa wan ubahanahay
@saafiadan5721
@saafiadan5721 6 лет назад
Abyo bariska magaciisa
@aduunyaduwaamaalmeekureebr284
@aduunyaduwaamaalmeekureebr284 5 лет назад
Wllo raqayga I fahansii
@aragsan6552
@aragsan6552 4 года назад
Waa xamarta
@zamzamahmed2021
@zamzamahmed2021 6 лет назад
Xawash ka qaaali
@spidermanspiderman9887
@spidermanspiderman9887 6 лет назад
Saliid ka badisay ma istiri
@ayanahmed8948
@ayanahmed8948 6 лет назад
Uk kaa intee abyo plz
@hafsaahmed1882
@hafsaahmed1882 6 лет назад
Raqay maxad ka wadaa wll
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 лет назад
Xamar waye hno
@eagleeyes9758
@eagleeyes9758 6 лет назад
You put Too much oil and the meat is full of fat sister.
@zaynabmohamed3079
@zaynabmohamed3079 5 лет назад
Raqay waa mxy
@fadimohashi771
@fadimohashi771 5 лет назад
xamar ayey kawadaa
@farhiadahir4755
@farhiadahir4755 6 лет назад
London malaga helaa
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 6 лет назад
Farhia Dahir haa
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 6 лет назад
Farhia Dahir haa abaayo
@nashadmussa3793
@nashadmussa3793 6 лет назад
Ebay am amazon soo geli habo
@maryanmaxamed8237
@maryanmaxamed8237 6 лет назад
masha allaah
Далее
asc asxabteyda Qado Dhamaystiran kuso dhawada
5:41
Просмотров 6 тыс.
baasto isku karis ah caadi ma aha
17:42
Просмотров 83 тыс.
Bariis Iyo Hilib
18:02
Просмотров 120
suugada  Ethiopian ka  by iskufilancooks
10:54
Просмотров 288 тыс.
mufo hilib caloley ku so dhawada
11:16
Просмотров 866
Bariis isku karis aad u macaan badan.
5:27
Просмотров 9 тыс.
kusodha wada  iskufilancooks shop
10:45
Просмотров 71 тыс.
Baasto  huuris  ah👌👌👌👌👌
14:02
Просмотров 883 тыс.