Тёмный

Barlamnkii Xamar oo Qarka u saaran inu 2-Garab u kala Jabo Baydhabo & .. 

Dal Jire Tv
Подписаться 400 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 26 дней назад
Gef ay sameeyeen ma laha runta ayey ka hadleen difaaca aad waddo iska daa
@azalikTasfay-zd1yh
@azalikTasfay-zd1yh 26 дней назад
waa runtaa difac bub wada jaamac
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 26 дней назад
Waxaa haka shekayn ninyaw. Wax kajiraahi lama arko warkas. GUUL SOMALIA 🇸🇴
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 22 дня назад
Abdi adiga been baa jeceshahay ina lagushego
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 22 дня назад
@@zamzamadam4811 hee abayo sabab
@NanaAli-hd1ov
@NanaAli-hd1ov 26 дней назад
Annagay na matalaan waan garab taaganahay xildhibaanada Soomaali dhan ma matalaan. Ogaadeenti ku dhashi wasee kaaley adiga geey xabsiga.
@Dhuuso500
@Dhuuso500 26 дней назад
Oo cadaa 😂😂😂
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 26 дней назад
Somalia dowlad kamjirtoh Ethiopian dowlat kamjirtoh
@MohamedOsman-f3y
@MohamedOsman-f3y 26 дней назад
Jaamacow itoopia ma xilibaanada ayagaa keeney
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 26 дней назад
Ethiopië cidna ma jecela.laakiin xumaan kale lagu wada dad ka siyaasad xumada hasan
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 26 дней назад
Xadkaaga weriya nimo waad dhaaftay gaabso jamacow xildhibaanada way nagu meteleen warkaa anagoo dhan ayaa qabno sidaas
@amnaali8642
@amnaali8642 26 дней назад
itobiya waxa wata mucaaradka m/goboleedyadana waxa u dowlad ah oo ay ka quud dareynayaa dowlad cusub oo ay wataan sh/shariif m/c farmaje iyo dhanka kale oo ah qeyre deni iyo fahad balse wey riyoonayaan waxa loo noqonayaa 91kii iyo USC taa baana axsan ah waayo waxa la jarjarayaa itobiya iyo kuwa wata hadeysan dowladaa u axsan ahe waana qasab iney raali galin bixiyaan lana soo xiro
@mrbulshawibutaale6066
@mrbulshawibutaale6066 26 дней назад
Viva Somaliland & Ethiopia ! Masar , Turki, Jabouti , Faqash Down ,
@CantarBaliile
@CantarBaliile 25 дней назад
Asc.jamacagalad.wallaken.jecel.soomaliya.yeeykudalini.ninki.rabo.itoobiya.hasooraco.ninkan.rabin.dalkiisa.iyo.dadkisa.waxakabadan.intaisqarinayeso.oolasafan.itoobiyakabadan.baydhabo.mamulo.kale.ayajiro.lakin..Maogain.lagudaneesahayo.weesa.daremidoonan.malinkale
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve 26 дней назад
Waa alshabaab kwg ha qabsato
@wigorsougueh7678
@wigorsougueh7678 26 дней назад
Ha taganaan Éthiopie oo halkaa Ha u shaqeeyaan. Waa khaa iin wadaniyiin waa in la wada xidho oo waliba lalaayo.
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 26 дней назад
Ra'iisul wasaarihii waddanka iyo xukuumadiisii meel ku sheeg,
@zahrahaji4144
@zahrahaji4144 26 дней назад
Rer.magaaly.rer.tuuksado.maiska.dhafikaro..50000.lacakta.kkk..wabentod.habaxan.yey.udarantahay.dabadhifka.😂
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 26 дней назад
KUWII SOMALILAND REPUBLIC NA XAGAY TEGI DOONAAN😂😂😂😂😂😂
@isdaji
@isdaji 26 дней назад
❤❤❤❤ LAANDHERE 🐆👑♥️ you are smart man keep on the fight.
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 26 дней назад
Jaamacow adiga iyo qowleysatada dowladnimadi soomaaliyed godka madow kuridey maxad Masar iyo Ethiopia kukala jeceshihiin
@mrbulshawibutaale6066
@mrbulshawibutaale6066 26 дней назад
Kkkkkkkkk Mawadan Somalo la yidhaabaajira ? Ethiopia hanoolaato Faqash ha dhacdo & Cagdheer
@maxamedisaaq944
@maxamedisaaq944 25 дней назад
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹GUUGUUL GUUL RRA😂😂😂😂😂😂😂🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@sprlps
@sprlps 26 дней назад
Sulux iyo garbasalaax dowlad kuma dhisanto, waxaay u bahantay sharcigu in uu shakheeyo
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 26 дней назад
Ethiopia iyo damaceeda gurracan waa la og yahay, Soomaali oo Dhan waa og tahay. Waxa socda Waxaa ka masuul ah waa Xasan Sheikh 100%.
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 26 дней назад
Kooxda beydhabo maxaa laga rabaa, itoobiya waxaa tageersan geelaha jabuuti, xasan shaqeeyste, muuse maxruug, maxaa rer baydhabo laga rabaaa?
@joyaiyc
@joyaiyc 26 дней назад
my waalalaaynaa wakiilada oromada ama hanuguladeeyo unukaa xitaa bedhabo kasaareenee
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 26 дней назад
Adam madoobe isageh wadata itoobiya xildhiibanada25 waa ogyahin ineey adaan madoobe faro aye kahayan
@hasanabdi7351
@hasanabdi7351 26 дней назад
ina aabo Hsmze ayaa kaadhex hadlayo Nimanka waysaxan yihiin Inay diidaan dadka kumidoowbay Inay dadka abiyuusaan Adeer xamar unukaale Dawlad manoqoto
@AFDiini1722
@AFDiini1722 26 дней назад
Somalida waa la isku diray. sida la isku dirayna waa cad tahay, Jaajuus ayaa madax looga dhigay, Jaajuusyadii la kireestay ayaa shacabka colaad qabiil ka dhex abuuray, Somaliduna waa maxmagarad iyo birmageedo badantood, wax kastaa laga dhaadhici karaa, sikastaa loo adeegsadaa. Samaliland, Puntland, Jubbaland, KG kuli waxaa madax u ah niman Itoobiyaan ah, shacabkana kuli colaad qabiil ayaa lagu shiday. Marka hadaan Hawiye nahay maxaa anaga bes wadani ka dhigay, waa in aan xuduudaheena ilaashano, kuwa kale sidii ay rabaan ha loo istacmaalo. Maxaan dad in Itoobiya qabsato raba u difaaceeynaa. Qabyalahaan kale 30 ka hor ayaa laqabsaday, lagu mira dhalay. Maanta Puntland waxeey haaysataa qorsho ah in labada magaalo Garowe iyo Bosaso oromada laga badiyo Somalida, Program sharci oromada daqso lagu siina ayey disteen.
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 25 дней назад
Xasanada halaga qaada ee hal xiro xidhabanada sida u dhaqa isaha badan❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 26 дней назад
ila iyo hatan jamac marin hababin iyo beenti xasan madharge ushagayey bulshada iyo arinti hawiyeysned kakac maxa larali galiya
@nasraismail6061
@nasraismail6061 26 дней назад
😮 bissonka, haday runtahay waaxas, masul kamankaran qaran oo waa cadowgena cadaqatayl ah qaran. Ninki wadankisa wadankale, uu loga Tirshato mle.
@zahrahussein7547
@zahrahussein7547 26 дней назад
Qarankay bu ninkan ka shakaynaya. Warya wa qabil bay mantha dullada Somalia haysta . Xildibanada dadkoda so durtay bay difacayan. How do you know in ay dacad ka ahan ma niyadoda ayad ku jirta. Midakalay ma idiga wa Ethiopian iyo Kenyan ba uu ogal Ahmed madoye mi ka hadlikara cidkalay. Waliga laguma arag adigo ka hadlaya Ahmed madowe iyo Kenya. War qof wax ad ushegikartid ma jiro oo ka aqli year.
@SakariyaShigow
@SakariyaShigow 26 дней назад
Ma Ethiopian kaa ogolaasho Baar lamaan ku yimid Ama cid lagala tashtay Xukuumada somaliya difaaca dalka ayadaa Ka mas uula Masar iyo somaliya waa arima difaac, maadaama dal kii dagaal geli karo oo qatar jirto maaha Qatar tii aanu Ka baqeeynay in dad Ku doodaan Ayagaa walaal onn ah eey weliba Ku idha adkaadaan Waa munaafaqada dadka somaliyeed Gartuna laba maaha Mw xasan shiikh waa laga gar daran yahay maanta Ethiopia ayeey ishayaan Qof kastaba wuxuu uqabo Xasan shiikh maaha in wadan dhan oow udhaartay Yadhaa danaha Ethiopia baan difaaci Danta gobol keeyga baa Ku jidha Xasan shiikh bariba uu baxayaa mid kale baa na imaan soo qolakalana dhihi madoonto Ethiopia danta reerka yagaa Ku jidha mawaxaanu taag baa neeynaa, Somalida inteeda kale hadeey dadkaa maanta xaqa waafajin weeydo berito Yeeysan is eersan Waa 20 xil dhibaan jakaa maan tuu qabasho leeyahay Ee yaan waxba hadalka la marojin Oon la oran idayaal xaqku hadlay Reer laga dhex arag Xaqbeey Ku had leen Ethiopia waa cadaw cidii ayadoo xil qaran Ku fadhada taa geera umuujidaa Waa in doowladu wax Ka qabato hadeeysan waxba Ka qaban karina shacabka Somali baa iska qaban Oo guryahooda oogu daada nayee Dowladu haka wareegeen Hadalkaa waa xadiis Odayadii somaliyeed ee sidaa yidhina qeeyr Allah ha siiyo.
@MohamedOmer-gt2yn
@MohamedOmer-gt2yn 26 дней назад
ADIGA MAXAA KU SHIDAYA ETHOPIYAN AYAAD TAHAY CAGDHEEREY DIGIL IYO MIDHIFLE WAA AWOOD JIRTA XAQ BAANAY U LEEYIHIIN MASIIRKOODA MAYLAND IS A POWERFUL PEOPLE
@ronny7suii3
@ronny7suii3 26 дней назад
Jaamac Tigree beenta jooji , wax kala jabayaa ma jiraane, cadowga Soomaaliya ayaad u shaqeeysaa
@abdiosman2359
@abdiosman2359 26 дней назад
Asc brother dowlad aan xamar Dhafi karin oo rabta inay dadka uu dowladayso, dowlad aan loo dhanayn hal beela isku koobtay,ninkasta meeshiisa ha aamino, somali far from dowladladnimo inta hassan uu Haysto dowladnimadii inay ganacsi isku badashay, we know in masar ay rabto inay hassan uu gacan galiso South West iyo jubaland laakin raxanwayn xistaabta siciid dani oo kale ayey isku dhufatay ,lafta gareen waa inuu ka daaiidaystaa janiska maanta
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 26 дней назад
Salam mujahid galed hassan iyo grub hirab in ay qabsadaan beey qabaqayan konfur galbed taaso ka tusaal eh qadanayan dhaqanka sojireenka ah et hawiyiismiga ah ee général caydid ay ka muqaato siyasada hassan oo lalabay dasturki leesgu racsaana jamacow hassan grub hirab walalow ciid aminaad kuqabto wa koobanyihin mata wasir fiqi waaxu katumaya saacabka xuska dhaqamada ethiopia aderow mahaa lagu eryaanaya xildhibanada digir iyo midhifl eh
@boorowcade2636
@boorowcade2636 25 дней назад
JAAMAC NACAYB KOONFUR GALBEED AYAA KUGU JIRTA DHOORJEERNA WAAN KU ARAGNAY
@khada917
@khada917 26 дней назад
Jaamac waxa kaa hadlinaya eed tuugta qareenka ugu tahay ma Alla u xiirka dartiis baa wacad Alle habeen majirtid kkk waxaan ku oran lahaa xaqiiqda abaar xamar maaha caasimad waa xarun isbaaro, itobiya qofka la dirirsan safaaradeda villa somalia ku dhex taal haka bilaabo diyaaradeheda aadan cade dhooban haka hadlo not in masar tii ay gaza ku dhigtay inay reer koonfur galbeed usoo xawisho oo mooryaan u garba duubto Taasi dhici mayso.
@Iqrodhuxul
@Iqrodhuxul 20 дней назад
Jaamacow masar qabiil ayaa wata ee qaran ma wato itoobiyana qabiil baa wata
@SakariyaShigow
@SakariyaShigow 26 дней назад
Maaha wax macquula in marmar siiyo been ah iyo Markii Ethiopia lasoo hadal qaado In dad somaali sheeganaya leeyihiin Waa qab yaalad Oo Hawiye somali maaha miyaa Hadeey yiraah daan Ethiopia waa cadaw waxeey ubedalayaan Hawiye sedee Ethiopia ooga hadli karaan xaq uma laha in lasoo hadal qaado Ethiopia.
@Kihkjc
@Kihkjc 26 дней назад
Xaqdaro ayay ku socdan ilahay Aya kajasaynayo kutubka quranka ayku dharten Aya qabanaya isha allah
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 26 дней назад
kkkkkkk hamacoow war baadan haayn sxb itoobiya iyo xasan waa saaxiib haduu col layahay safaarada itoobiya vila soomaliya kama furnaateen tan kale diyaarada itoobiya soomaliya kama shaqaayseen adeer runta aan isusheegno xasan xabaalo qote waa kii jigjiga kadagay
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 26 дней назад
Jamacow xasan asagaan ka dhamaan Ethiopia maxaa yeelay wli sifaraddi villa somaliya ayay dhex joogtaa diyaradihii weli waddankay ka soo degaan iyo hawada Somaaliya ayay martaa waxaas oo dhan xasan ha ka dhamaado markaas ayay dadku u arkayaan in ay Ethiopa cadaw tahay haddiikale xasan asagaa dankale ka leh Koonfur Galbeed inuu Lafta gareen ka tuurto meesha si uu u keeno mid leef leef ku haysta. Waan fahmaynaa ujeedadiisa
@boorowcade2636
@boorowcade2636 25 дней назад
WAA RUNTOOD XILDHIBAANADA KONFUR GALBEED
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 26 дней назад
Annigga Hawiye shallay itoobiyaanka keenay anniguna xiligaaas aad keenaysayna kaa diidiin hadda maku Raali gelinaayo
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 25 дней назад
Sheikh Adan Madoobe waa mid kamid ah masuliyinta ugu sareyo somaliya dadkii uu matalayay na waa Ethiopian oo gabdhaha reer Xuddur askar ta Ciidanka Ethiopia ayey jirkooda ka gatan warkagu wasidaas ahey lkn malin kale ban is wey diiney naa waxaa na kuleeyahey hadii dal aad leedihiin dulsaar kunahey sidaas sameeya geed kaad gaar tan mira kagurta
@abdisharif8315
@abdisharif8315 26 дней назад
JOOJI INAAD LABO REER OO SOOMAALIYEED U KALA HIILISO MEESHA DAWLAD KAMA MUUQATEE REER AYAA DUULAAN KU AH REER KALE OO SOOMAALIYEED
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 26 дней назад
XASAN AYATAHAY ORODKAQAD XAMAR OGADEN AYA LAHASTEKUAH EE KONFUR GALBED KUMAAHA LAHAYSTE GAWIYE DALKA IYAGU ISKAMA LAHA
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 26 дней назад
Edab daro ma yeelayno sababta itoobiyaan aan xarcad u taageernay itoobiyaanka Cabdullaahi yuusuf Cali geedi sheekh shariif Xasan sheekh ayaguba itoobiyaanka xarcad ayay soomaaliya keeneen annagaba xiligaas kuguma hor immaanin gaal baa tahay maku dhihin marka maa adiga marba sidii rabto yeelayso miyaa
@azalikTasfay-zd1yh
@azalikTasfay-zd1yh 26 дней назад
waa runtod digil iyo mirif inay go aan xildhibaanaduna wax gaff may sameyn waxa kale waa aragtidaada
@haliimamahmuud4510
@haliimamahmuud4510 26 дней назад
War jaamac galadoow waad ujeedy sida loogu soo duuley kfgalbeed eemaxaad kawadaa hadalkaas difaaca u eg
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 26 дней назад
War jaamac sidaad uhadlasaa gar maaha xildhibaanadu haday khaldmeen ayaa ujawaabay oo udhaartay ma somaali mise beeel odoyaal beeleed xildhibaaano beeleed io agaasimayaaal beeleed ayaa udhaarty oo yiri guryaha haloogu dhaato marka raaaligelin majirto
@MustafxajiXeydar
@MustafxajiXeydar 26 дней назад
Hadii eeykabaxaan itoobiy soolamagumaadayo
@aminbarud6306
@aminbarud6306 26 дней назад
Aad baad u caadifaysantahay koofi soo cab br masar danta laga leeyahay ka hadal
@hussainabdi5858
@hussainabdi5858 26 дней назад
Waxaan kula talinaya cidii somalinmadu kudheertahay oo ay dhibayso buburka wadanka somaliya in latageero ciidanka xooga somaliya oo garab lasiiyo ayadoon loo firinayn qabiil dadka somaliyeed qabiilkodu waa somali waana in lawada difaaco
@amnaali8642
@amnaali8642 26 дней назад
aadan madoobe iyi mursalkii ka horeeyayba waa alshabab fadlan odayaashooda halasoo xiro eelaayda iyo mariixaanka ayagaa ka dambeeya amxaarada iyo qaraxa dalka ka soconayey allaa kashifaye
@maxamudshekhmaxamed5913
@maxamudshekhmaxamed5913 25 дней назад
Waa khalad sida aad uhadlayso jaamocow xildhibaanaduna waa niman kahadlay wax sax ah oo xaqiiq ah mana aysan tagerin ethiopia ee ha uhadlin adigu sikhaldan waxaan jirina ha faafinin sidan ma aha wariye warkii iska sax waxa aad kuhadlayso
@mohameddahir-cb8ni
@mohameddahir-cb8ni 25 дней назад
Sax ma ahan hadalkada waayo xildhibanadi hawiye hor kacaayo Madaale wasiiro sarakil cidan qaab qabileysan ku weraray xildhibanada kama aadan hadal, denbi ma ahan bulshada degankeda yaan la cod nahay
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 25 дней назад
Jamaco wad taqaan reer bakool iyo waxay donayaan lkn aflagada da aa warbixin noga dhigeyso wa sida lashegee oo yashegey waxan oo dhan ma waxa kakeneyso Masar marabnee hanokenin war bal ken masarida anagu na kuwa kele ayaan ke ney naaye
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 26 дней назад
Waa ceebtii ugu weyneyd ee somali soo marta ha ogaadaan in aan ilmahoodu beri kaftami karin ayadoo aabahood itobiya dabo dhaq u ahaa waa wax ba,ay ish waxaas baa somali sheganaya hala baaro horta inay somali dhalad ah yihin iyo in kale
@abdikhalif9897
@abdikhalif9897 26 дней назад
Alshabaab intuu qansan xasan iyo mooryaantuu wato ayaaba qabsanaya wasyo waxa uu u gu dhicilayahay lafta gareen waa amxaaradaa ayuu uga baqayaa
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 26 дней назад
xasan waxuu aadey shiinaha inuu u soo saxiixo uu soomaaliya isugu keeno shiinaha iyo mareykan waa musiibo kale uu soowado tan labaad afrikaan iyo sheyna shirku abiy ayuu hakaas ku arkayaa wuuna la heshiinayaa waxa uu xasan odayaal hawiye iyo baarlamaankii iyo wasiirada uu ku adeesanayo lacag waa nasiib daro markuu soo noqdo uu yiraahdo waan la soo heshiiyey maxaa la haboon dadkaan qeylada wada
@amnaali8642
@amnaali8642 26 дней назад
baydhabo waa hoygii qaraxa looga soo maleegayey qawaariijta si loo yiraahdo caasimada nabad maaha lakin dal xoreeye iyo r w x c bare ayaa diiday taa african uniomta oo baxeysa beentii itobiya iyo qawariijta dalka qadar wey soo dhamaaray dalkuna dad haleysan baa ka jira oo amxaarada wata waa in leyska qabtaa baryo ma taal ee yaan kenya iyo itobiya loo cararin haween iyo caruur wey idin daayeen taa ogaada xil/da amxaarta ahoow ahalkaaga xagee geyn waa balan iney qayaanadooda ay eedaan
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 26 дней назад
Aadan madoobe ma aha nin wax gal ah xasan sheikh baarlamaankii uu ma hore iska yeeshay.
@CabdiraxmanMaxamed-k8e
@CabdiraxmanMaxamed-k8e 26 дней назад
Waa sax nimankan wa qaaimiin mana matalaan kuraasta ay ku fadhiyaan hadii arinkan sidan looga aamuso wax ka weyn ayay udhimi dontaaa dowladnimada dalka waa in sharciya laveeyp xeer ilaalinta shaqadooda gitaaan xildhibaanadana xasanada ka qadaaan
@Osman-b3w
@Osman-b3w 26 дней назад
Reer koonfur galbeed waa laga Khaldan yahay
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 26 дней назад
Jaamacoow aad Iyo aad ayaa u edab daran tahay adiga igama qasbi kartid haddii Hawiye lacag ku soo siiyay aniga inaan Raali geliyo taas waa kaa diiday
@maxbolabdi6387
@maxbolabdi6387 26 дней назад
Aqalka hoose lama dhoho, golaha shacabka la yiraah. Baro
@beautiful7152
@beautiful7152 26 дней назад
Somali government should not be tolerated whatsoever people who work in for a foreign agency we need to take a strong action against such a thing. What they did is absolutely unacceptable any country
@haliimamahmuud4510
@haliimamahmuud4510 26 дней назад
Jaamacoow dawladda aad sheegeyso ma halqosbaa
@mohamudhabib4791
@mohamudhabib4791 26 дней назад
Marxuunkii meel kusheeg??????
@achaaigal3722
@achaaigal3722 26 дней назад
Somalia. Need to menatrry no cool copl
@abdirahmanshirfow4408
@abdirahmanshirfow4408 26 дней назад
kuwa ogaadeen saynta'h usheeg
@abdillahiahmedcheik7645
@abdillahiahmedcheik7645 26 дней назад
Warya dawlad somalia malee hawiye
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 26 дней назад
ii kaalmeeya xey noo sheegee yaahuuuu
@joyaiyc
@joyaiyc 26 дней назад
adiga waxun sheeg ayaanoqotay
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 26 дней назад
Wax macquul ah meeshan mayaala
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 26 дней назад
Hawiyaa dulmi badan ku haya, oo dhulkoodii ka haysta (Shabeelada Hoose), in ay Cid walba muquuniyaan ayey go'aan ku gaadheen. Qabyaaladiina madaxweynahaaba afka ku Sita oo yidhi Doladnimo iyo Qabyaaladi ma kala maarmaan, Somaaliyan wuxuu u haystaa in ay taha Banaadir iyo Hir shabeele!!!
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 26 дней назад
Shabelada hoose ma hoyadaahaaa leh
@aminbarud6306
@aminbarud6306 26 дней назад
Warka isbaaradaad haysaa sortt br dowladu xagay joogtaa
@abdirisakbuni8076
@abdirisakbuni8076 26 дней назад
Wow your comment make me sick
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 26 дней назад
TIIMKAASOO TIMKAASOO KIKIKI
@abdillahiahmedcheik7645
@abdillahiahmedcheik7645 26 дней назад
Ninkan ma hawiye waakil
@mustafasamow2735
@mustafasamow2735 26 дней назад
Waan kusalaamay jaamac
@CabdiMoha-j4x
@CabdiMoha-j4x 26 дней назад
Galad dhadhan ayaa tahay
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 26 дней назад
Jaamacow macalim dugsi quraan iyo geeljire suudad losogeliyey ayaa xildhibaan nalagu yiri waana iska yeelnay ee taa mamaqashay miba ma ogeeyd kuwaa geelii wiiwdiisa ayeey u xiisene kuceli caasiyaalkaa ithopia inaga raacay
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 26 дней назад
Macke nka dugsiga hadaa diodid ma kabalyeerigii qamriga shu shubayay ayaad Rabtaa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 26 дней назад
Somaliland itopiya ban la dagalmya ma waxay marysa in aygi iska bilaban reer somalia 😂😂😂
@khada917
@khada917 26 дней назад
Kuwo masar miino kusoo xidhay oo is qarxinaya iyo qaar ka jawaabaya hasugi waayin 30 sano oo kale ayaa bilaabatay.
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 26 дней назад
xildhibanada cadowga Itoobiya taageeray ama soo raacay waa danbiiliyaal galay danbi weyn uma baahna in xasaanada laga qaadaa waa in la soo xiraa maxkamad la soo saaraa toogasho lagu xukumaa. ( Khaa,inka cadowga soo raacaa xukunkiisa waa dil).
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 26 дней назад
Waa lama taabtaan xildhibaanadu hadaad dili kartid waxba hareeban. Masar mey bada boorame aado, beydhabo, Beledweyne, buur hakabo ma bad baa kutaal? 😂
@beautiful7152
@beautiful7152 26 дней назад
You absolutely right they are a sellout. They have to face a hush consequences.
@Sumaya-v5x
@Sumaya-v5x 26 дней назад
Beenta nagadaa
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam 26 дней назад
Adiga wariye maatahay mise siyaasi
@AbdiraxmaanNuur-tp6en
@AbdiraxmaanNuur-tp6en 26 дней назад
Soomaaliya ha bilawdo dagaalka itoobiya
@AFDiini1722
@AFDiini1722 26 дней назад
Hadii maanta dagaal la bilaabo waxey noqonee dagaal Hawiye iyo saxiibadood vs Itoobiya, Daarood, Isaaq, Mirifle. marka hadaan Hawiye nahay maxaan dad Itoobiya raba u difaaceena? Somalinimo meesha ma taalee, waa inaan xuduudaha xirano. Inta kale ha la qabsado, ayagu ha is dilaan. nacaladaa ku taalee uff
@achaaigal3722
@achaaigal3722 26 дней назад
War Somalia Reeg magro
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 26 дней назад
Waa in lakala tagaa,Baydhabo waa hooyki Nabadda,Khiyanada HSM waa kan Muqdisho ladabadalkaayaan Safaradda Oromada.
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 26 дней назад
Ilma jabarti matahy oo ex xaaskii abii ahmed mss farmajo eedada ama raxanwayn
@abdillahiahmedcheik7645
@abdillahiahmedcheik7645 26 дней назад
Jama etiopinka hawiye ka xun
@adanxavi8914
@adanxavi8914 25 дней назад
Oromo ewelba waad tuugsan jirtay nacas yahey
@maxamudshekhmaxamed5913
@maxamudshekhmaxamed5913 25 дней назад
12:33
@maxamudshekhmaxamed5913
@maxamudshekhmaxamed5913 25 дней назад
12:33
@Yasin-hp1xm
@Yasin-hp1xm 26 дней назад
Budhuu Badhaada baydhabo waxaakeenay bururkii kuyimid maamulka dowladnimadii jabhadihii noo keeneen
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 26 дней назад
Jama galad scw
@GuxayeGarmaqate
@GuxayeGarmaqate 26 дней назад
@@ruqiyaali6596 Kkkkk war iyagiibaaba la raali galiyey Maanta, adna iyagu raali galin ha bixiyaan baad leedahay. Reer konfurgalbed waa ku dayeene daljan madax isku haysa allah ha keeno
@husseinaden7560
@husseinaden7560 26 дней назад
Xildhibaanada taageeray cadawga itopia hanoo dhaafaan wadanka,ha aadaan itopia iyo abii ahmed, intay ka ka baxayaana xabsiga haloo sii taxaabo
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 26 дней назад
Adiga kaalay xabsiga geey hadaad wax isku heyso
@husseinaden7560
@husseinaden7560 26 дней назад
@@jamilafashe5629 markii horaa la idinku qaldamay oo gaari gacan loyaal xildhibaano laga dhigay,xilka waa idinku culus yahay
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 26 дней назад
Wadanka badankiis digil iyo mirifle ayaa leh masarna ma rabaan. Adiga orod oo masar aad.
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 26 дней назад
KALA DHAQAAQA KU ORO AWALBEEYSAN DHULXITAA INOO XAAQINE
@Maslah-v2o
@Maslah-v2o 26 дней назад
war caada qaata yaashaas waa in lasoo xiraa maadaama ay khiyaano qaran sameeyeen waa xilibaano dad baadhahaya walle soomaalidu meel bay usoc daan
@MohmdAhmd-xx1ln
@MohmdAhmd-xx1ln 26 дней назад
Jamac, adigu, Maxaad ku talin laheyd
Далее
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18
БЕЛКА ЗВОНИТ ДРУГУ#cat
00:20
Просмотров 870 тыс.
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18