Тёмный
Dal Jire Tv
Dal Jire Tv
Dal Jire Tv
Подписаться
Dal Jir is a 24 hours News Channel that brings you All Somalis News and Videos covering
Комментарии
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka 40 секунд назад
Walahi waa cajiib somaliya iyaga isku maqan
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 2 минуты назад
Daroodku yagaa lashaqaynaya ithiopa angaa la dagaalmaynan way yidhaahdaan axmed madoowe ha idin qabsado itay ithiopa idin qabsan lahayadna way garan waayeen ithiopa laabta usii daayna way garan waayeen markaa foosto gun la sow ma dhaaminaysaan kkkk dad gaara maaha waa dad gaara wax la qabsadaye ama ithiopa noqoda ama somali
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 12 минут назад
Kkkkkkk 😂😂hawiye moriyaan kkkkkkk waa wakaa xakumaadopdu in ay bolaxuufteeyaan sado oromoda 😂😂😂😂kkkkkkk rer anukaalee, waye sanbaloodshihiilaa hawiye guuleysta 😂kkkkkkk nin af ku gleystzy sida oromada.... iskaceeli itopia, maanta ogaden kamacelinayeee itopianka
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 18 минут назад
Xasan dhiqo wuu fashilmay 😂😂😂😂😂kkkkkkk
@CaatoBurane
@CaatoBurane 20 минут назад
J.galadow horta ereyga xad beenaadka maxaad ula jeedaa? Ma inaan soomaliya kamid nahay ama noqon doono miyaa?
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 30 минут назад
Gedo dowlad dii hore ciidanka xoogga dalka somaliya ayey geysey si ay Jubbaland uqabsato baa ciidankii iyo hubkii dowlad kararteen jamacow adiga ayaa kow ka ahaa arinka aa hadana Ethiopian wan werarey naa bacaac ayaad gadey seen bilahan aa aawey cidankii Jubbaland mad dagaal lan tan oo iska celisan Ethiopian idinka uyeerey sow ma ahan awey masar tii khawarij ta tag yereysey nacala shey dan kuyala
@MouminOmar-ld3lt
@MouminOmar-ld3lt 37 минут назад
asc aw masar iyo. turkigi maboran hagog. Bay. ahayd
@khada917
@khada917 39 минут назад
Diblamaasiyad baa lagu guulaystay waa hadal tiro iyo sheeko raqiisa cid walba way u jeeday khaladka itobiya
@rageosman1726
@rageosman1726 41 минуту назад
Macawisleeydii Hubkii cidanka Qaranka Somaliyed faraha loo geliyey Ha Difacen Dalka
@omarhassan8219
@omarhassan8219 44 минуты назад
Xasid ma,aflaxo haduaflaxana mahagahu somalia xasidnumo moye waxkale mahayso marka siday kuhagagta wayadagtahay
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 50 минут назад
Hassan sheikh maahha hoggamiyye waddaani 😢😢😢
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 53 минуты назад
Qabiilada baybalka qaadan raba ilaahaw kaqabo in aysan ridoobin.
@MohamedAhmed-z2k
@MohamedAhmed-z2k 56 минут назад
Somaliya itoobiya waa ufursad ayeey arkeen maanta somaliya dowlad malahan waxaa kajira dowlad xamar kadhisan oo xukuntaa waa hal qawiil oo layiraahdo waceesle gaar ahaan dowlad layiraahdo cali gaaf xamar maanta qofka madaxweyne aad leedihiin waa madaxweyne hawiye
@40Durkiya
@40Durkiya Час назад
Isaaqbaa xidhay isaaqna waa soo daayay xildhibanka Awdal state Coming soon 🇸🇴
@adanhussein1120
@adanhussein1120 Час назад
Jecliyaa warbixintaan, Xasan Tuug Dalka wuxuu ka gatay Imaaradka, waxaayna wakiilatay Ethiopia. Kkkkkkkkkkkk
@MoussaKalil-c2t
@MoussaKalil-c2t Час назад
@MoussaKalil-c2t
@MoussaKalil-c2t Час назад
Qk
@MoussaKalil-c2t
@MoussaKalil-c2t Час назад
Qk
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 Час назад
Dawlad goboledyadaa wata duf hakubaxeene
@ahmedesabgdswqq6547
@ahmedesabgdswqq6547 Час назад
Xasan waa hogaamiye qabiil gedo iyo gal gaduudna maamul kamajiro runta gedana wuu fageeyaa hasan sh mahamuud
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan Час назад
Ilahay cadawga somaliland hajebiyo meel uu joogoba dal iyo debedba cidkasta oo somaliland soo fara gelisa way ka shalaysas
@adanhussein1120
@adanhussein1120 Час назад
Kkkkk Xasan iyo Xamza waxey u shaqeynayaan Ethiopia, Somalida Beenbey u sheegayan. Dalka iyo Dadka haday ka celin Cadowga ha noosheegan.
@AbdisalanSalat
@AbdisalanSalat Час назад
Xasan dhiqa Ayaa kadamey
@ayannur9480
@ayannur9480 Час назад
Miskin baa tahay hadii aad dowlada somalia aad eed u hayso waayo. dowlada somalia cidan somalia ah ma qabto sidaas darteed waa cidan aan somali aheen lacag ku bixiso. Nasiib daro na noqotay in Ethopian oo somali ka soo hor jeeda askartooda noqdeen. Somalia nabad ama hashiis ma dhicin waa hogaamiye kooxeed ayaa wadan ka taliya . Ethopia youtubleeda sheegtay in Askart Ethopiana ka ay ka bixi doonin somalia waxay doonayaan in somalia dhexdooda ay Bufferzone sameesato. taas ayaana socota
@maxamedkaahin8637
@maxamedkaahin8637 Час назад
Dagaal aan isaap iyo ogaadeenkujirin guulmale
@rageosman1726
@rageosman1726 39 минут назад
Isaaq sow ayagii Oromada noqday Somali naceybka Ka garo
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Час назад
Waa goorma xilliga aad ogaatay in itoobiya dalka haysato...xagee ku maqnaydeen adiga iyo dawladda xasan sheikh.. waxyeellada sland bela ka abuurka laascaanood iyo awdal...hadda ma jihawareerteen...wax kalaa dhiman...sland guul....
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 7 минут назад
Xasan dhiqo baa aljazikasheegey 😂😂😂😂😂kkkkkkk waad hurudaa
@MawiiidCumar
@MawiiidCumar Час назад
Itopi I ya da islaqaday Allaha isku jabiyo
@MahamoudIsse
@MahamoudIsse Час назад
Baga xasan gurgurte hadalkiisa isma dhagaysto Somalia miyay ku dhuusaysa haday ogaato
@farhanhassan72
@farhanhassan72 Час назад
Waa runti danta dalkisu u shaqeeya
@phprince5153
@phprince5153 2 часа назад
Haddii Dowladda soomaaliyeed ay deg deg ugu hortegiweyso etobiya dalka oo dan ayaa la qabsan
@AliBilal-hi6xy
@AliBilal-hi6xy 2 часа назад
L. Avenir. De. Cette. Nation. Somalie. Est.. Toute. Donge.. L. Inberialisme.... Soye. Unite❤
@ahmedhersi4025
@ahmedhersi4025 2 часа назад
Xasan waxuussn samayn soomaaliya kama dhucin
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 часа назад
Mareexan kuma kaco etiobiya soo gashay Gedo ama soomaaliya. haddad rabto inaad kiciso u daar heesta la yirahda " keenya Gedo soo gashay" waxaad arki iyagoo cadiifad ay ka taanbadisay oo shucuur waddanimmo qaaday
@adanhussein1120
@adanhussein1120 57 минут назад
Ogaadenka jigjiga laga hayso amuu handloo??, Raxweynta Baydhaba laga haysto ameey hadkaan???, Xawaadlaha Baladweeyn laga haysto amuu hadlo??? Isaaqa Barbara laga haysto amuu hadlo? Kkkkkkkkk Somaali wx ladhaho majiraan.
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 часа назад
Waxba shegi mayan djamacow haka cabsan😂 oromo xarweyn
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 2 часа назад
Anigu waxan Layaabanahy Dadka soomalida Ee xabashi u adeegaya Takale waxan kayàbanahay Ninka madaxwayna Wadka ka ah ee dadka Iyo dalka midna aan Dan kalahayan ee kala fogaynaya ee meelah Hadalka khaliga kashubay
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 2 часа назад
Waala ogaaday wadaniga dhabta waa hawiye waayo cida itoobiyan ciidanka unoqonaysa waa daarood iyo eelaay uf uf iyo aqas
@Ali-x5o7e
@Ali-x5o7e 2 часа назад
Itoobiya kaligeed ma aha ee waa imaaraadka ogaada arinkaan
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 17 минут назад
Kkkkkkk 😂😂😂 itopia oo kaliya weeyee hawiye ay Kkkkkkk reer bolaxuufto
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 2 часа назад
Fidni iyo dhibaato waxaa noo keenay ina farmaajo ciilankaas ayaa wadanka kagatay itobia
@OglaMohmed
@OglaMohmed 2 часа назад
Jaamac xamar haku waalan nin raag batahay somalia dagalka gal ama fiyuus haka raadim bunbunin xaabashi xuun
@OglaMohmed
@OglaMohmed 2 часа назад
war oroom wuu bixii iska aamus hadhiiri Galin wllhi wan hubaa itoobiya iney baxeso iyaado tabar lahen ay burbuur Santahay waxan hubaa 2006 meedkoda xamar laku jiidayey macadala qarniga laku jiro waxay qabsatay maleh hoegal Bay wadata somalia ah dad gumesiga jeecel bajira o somaliya waxba ha usacbin jaamac aadey ku heesata somalia waa mid
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 2 часа назад
Ciidamada ay Ethiopia 🇪🇹 ka sameynayso gudaha somalia 🇸🇴 wa new police kii cml Ethiopia 🇪🇹 malez wuxu ONLF so afjarey malinku 20k ciidan ka sameyey deeganka marka ciidanka Ethiopia 🇪🇹 sameynayso wxy usurta galin in toos muqdisho Addis Ababa u hos timado mamul na loo magacabo Ethiopia 🇪🇹 hoos taga 😂 somalia 🇸🇴 sababta ay Ethiopia 🇪🇹 u qabsaneysana wa cuqubada ay dadka reer somaliland ka galeen ee ah in ay xoriyadii ay ula yimaden uso celin wayen 34 sano 😮
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 52 минуты назад
Somaliland yawaaye orodo adigo isaaq wadaan noqoo rer batahaay
@Imaan92546
@Imaan92546 50 минут назад
😂😂😂Cuqubade la idinka galey hargeysa ayadaa Cuqubade ka gashey xamar u qarxinayeen etobiya dalka somaliya qabsan meyso waa laga difaacaya idinka alle kufarta
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 часа назад
meel xamse iyo garguurte kataliyan umadii somaliyed ayey isku direen kaladireen yaa difacaya hadey ayagu kashaqey naayaan dhibaatada somali isku dirkeeda
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 2 часа назад
Qadaad Wayntii heshiis kii somaliland kaso horjeeday meeye 😂😂 hada galadow ma waxad ileedahey yagiibaba yagiibaba isu dhiibey Ethiopia 🇪🇹 yago wax u mustaqbal ah aysan Ethiopia is waydarsan in ay Ethiopia iskaga biireen ba 😂😂 somalida Kenya 🇰🇪 kuwa Ethiopia 🇪🇹 bal hanala arkan reer somalia 🇸🇴 hadan reer somaliland caqligooda 😂😂
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 3 часа назад
Waaxan ku faraxsanahy in itopiya qabsato somaliya oo gumeysiga xanunkisa dhadhamiyan. Aad iyo aad ban usoo dhaweynaya in domaliya laqabto guul itopiya horey usocda
@abdiguled-dn5gm
@abdiguled-dn5gm 3 часа назад
Hhhhhhhhhhh wll adiga iscadee
@maxamedsiciid669
@maxamedsiciid669 3 часа назад
Mansha allah hadaan nahay soomaalida itobiya
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 3 часа назад
XSM xassan munaafaq weli waanu uma beryin. Wuxu baraarugi marka villada loogu daawado. Dalkii waa babiiyay, ummadii somaaliyeed cadaawad buu kala dhex dhigay.waa musiibo ilaahay ummada u soo diray. Ma indha la’a mana dhega la’a sirdoonka somaliyana waa og yihiin laakiin waa la is indha tirayaa wax qorshe ahi m jirto. Caqli Cuma diida Wuxu is leeyahay ciidanka Masar baa kuu dagaalami.
@AhmadAlsomali
@AhmadAlsomali 3 часа назад
🎉🎉❤
@abdiosmaan8059
@abdiosmaan8059 3 часа назад
Xasan shiikh asagaa qabyaalad ka dhamaan waayeyee cali gaaf wadanka ha difaacaan ileen asagaa ka taqaluusay ciidankii wadanka loo dhisaye
@mohamedmohamud909
@mohamedmohamud909 3 часа назад
Ethiopia oo sii dumeysa in aan dadkeenna iyo diinteenna aan daafacno oo u midowno waa waajib wadareed oo haddaan loo istaagin maanta innaga iyo carruurteenna dulli aan ku noolaan doonno, Wana wax Allah ka caroodo haddii aadan jihaadka gaalada u istaagin beri akharo wa cududaar ah malihid.... Lagaamo aqbalayo qabiil qabiil baan isku haysanney .