Тёмный
No video :(

BARNAAMIJ DAGAAL ISKU BADALAY CAAGA ISTAAJI OO CUN CUNTADAAN QOSOLKA ADUUNKA 😂 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 306 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 376   
@amiraqurux
@amiraqurux 10 месяцев назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-eIVB3S9dnWA.htmlsi=1-vZDBeiifHddQZM
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 10 месяцев назад
Waa gamaynaa kulahaa Bac miyaa Hee Ayaan😂😂😂😂😂
@cabdulaahiyare2854
@cabdulaahiyare2854 10 месяцев назад
Meshaan dhan wax wax cuni yaqaan ma jooga sambuus iyo macshar hal mar laqaadana meshaan afka dam cml ani maaha kuwaan 😂😂😂
@mohamedabdiwahaab3460
@mohamedabdiwahaab3460 10 месяцев назад
be ashamed of yourself😊
@Drs..HoodoOday-jy4hj
@Drs..HoodoOday-jy4hj 10 месяцев назад
Amira qaybta hablaha soo samee 🙏 🙏 pleace
@faysafaarax217
@faysafaarax217 Месяц назад
Dddd
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 10 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
@muhudiinhassan2220
@muhudiinhassan2220 10 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@CraxmaanCqaadir-ez1yv
@CraxmaanCqaadir-ez1yv 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN 10 месяцев назад
Scw
@AxmedAbdalla
@AxmedAbdalla 10 месяцев назад
ˢᶜʷ ˢᶜʷ ˢᶜʷ
@AnasAyuub-lz9ok
@AnasAyuub-lz9ok 9 месяцев назад
Scw
@MomtasOmar
@MomtasOmar 10 месяцев назад
Amiira quruxey dharka caawa hadal ma karayaan sawir ku gal nooh wlhi way shidanyihiin❤️❤️
@munamaanka8020
@munamaanka8020 10 месяцев назад
Ceyda si qiyaas leh wax u cunaa yaa ila arke micnaha game ka oo dhamaan bey cunada dhameynayaan wiilasha kale amiiro lashaqeynayaa wow😊
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 7 месяцев назад
Safiyo 8
@AnwarinaHire-vv1ju
@AnwarinaHire-vv1ju 10 месяцев назад
😂😂😂😂macalimo wuujifaa nasib xumo waxa udheeer dad cagada yaqan baa xigo 😂😂 keep going sister Amira ❤🎉
@sulekhaali5771
@sulekhaali5771 10 месяцев назад
wah dadka dhedharka mexa udiday nasibka
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 7 месяцев назад
Safiyo
@maxamedkaysemaxamuud2197
@maxamedkaysemaxamuud2197 10 месяцев назад
Cadnan respect weeye wlhy kulaha booskayga macalimu ma sin kare lpx weeye raganimo❤
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 10 месяцев назад
Lkn waa Qalad Qofka Markuu Waxa Qaato Ocunayo yaalaga Qaadin Horay Ha uqaato Waaceb 😂
@Muna_qaali
@Muna_qaali 10 месяцев назад
Ceeb lagama yaqan meeshan waa dad isfahmay😂😂
@user-wf2id8be5b
@user-wf2id8be5b 10 месяцев назад
Alahuma sali calaa muxamed❤❤
@badribaari5772
@badribaari5772 10 месяцев назад
Macalimu hadu wax keno xate ine dhuunta udhafi weysa ka baqaa ciil hayo dartiis😢😂
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 10 месяцев назад
😅😅😅😅😅😅wlhi barnamijkan caadi maaha qosol iguma harin cawa macalimuu is funny cawa asagay ushidnayt 😢😢😢😢😢
@Kudhaqankadinta.channel
@Kudhaqankadinta.channel 10 месяцев назад
Ku sali nabigena scw ❤🙏👍🕋
@maryanhuseen4625
@maryanhuseen4625 10 месяцев назад
Salalaahu cayhi wasalam
@hibokhaled4500
@hibokhaled4500 10 месяцев назад
😂😂😂😂qosol igu dhisay team 27 ❤❤❤ from 🇩🇯 Djibouti
@Rayaan277
@Rayaan277 10 месяцев назад
Igula saliya rasuulka scw❤❤❤❤❤
@MaaxamedMalin-vo7uj
@MaaxamedMalin-vo7uj 10 месяцев назад
Macalimo tir tiraw buu kadhamaan waayay😂😂
@user-yb2ke7yd7w
@user-yb2ke7yd7w 10 месяцев назад
Amiiro teamkan marwalbo noo keen wan ku hey sanaa❤❤❤ waana mahad santhy🥰❤👑
@mjalaatoofficial7711
@mjalaatoofficial7711 10 месяцев назад
Kusali nabi Mohammed scw
@user-tz6xd5fo3u
@user-tz6xd5fo3u 10 месяцев назад
Maclimow waan tageraa fanny weeye maclimiw la aantii marax weeye mar labaad challanchi😮😅😅
@Samia___Ahmedn
@Samia___Ahmedn 10 месяцев назад
Saalax igaqosliyay wx makenato tartiiib kulahaa😂😂😂
@user-my8fw1gd7p
@user-my8fw1gd7p 10 месяцев назад
Cadnan wiil naxris badan igadheh macalimo waqtigeyga makusina odhahy
@AmiiraAadan-pm3uu
@AmiiraAadan-pm3uu 10 месяцев назад
Saalax iyo macalimoo funny wlhi any way love you ciyaal xamar ❤😂😂😂
@liverpool7968
@liverpool7968 10 месяцев назад
Macalimu tan waku dhacday wllhi cafiyo😂😂
@abuujazim5931
@abuujazim5931 9 месяцев назад
Nasiib fiicnaan waa cimraan nasiib xumo waa macalimuu
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 10 месяцев назад
Amiira qurux waa kusalamay quruxleydeyda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-xz5ic9em1m
@user-xz5ic9em1m 10 месяцев назад
Aᴍɪʀᴏ ᴄɪᴍʀᴀᴀɴ ɢᴀᴍᴇᴋᴀ ᴋᴀ sᴀᴀᴀʀ😂😂
@micrajyusuf-qm8fl
@micrajyusuf-qm8fl 10 месяцев назад
😂😂
@CusmaanKuloow
@CusmaanKuloow 2 месяца назад
Amiira qurux lacag isii wll mcn
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 10 месяцев назад
Keep going amiira❤ macalimu waxba hely 😂😂😂
@user-nw7rt3it7g
@user-nw7rt3it7g 10 месяцев назад
Hhhhhh macalinmoo wlhi wuu iga qosliyy😅😂😂😂😂
@raziyahmohamed4530
@raziyahmohamed4530 10 месяцев назад
Wow amazing keep going amira 🎉🎉😂😂❤❤❤❤
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 7 месяцев назад
Safiyo
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 7 месяцев назад
Safiyo
@NNnnn751
@NNnnn751 10 месяцев назад
Kkkkk barnaamij qurux badan 😂😂😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 10 месяцев назад
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp 10 месяцев назад
mucalimoo maskiin habaryar waan ka xumahay maanta waxa kugu dhacay😅
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 10 месяцев назад
Macalimow io saalax maxaa heysta 😂😂😂
@ayaanxusen4551
@ayaanxusen4551 10 месяцев назад
Macalimo nasiib xumadii oo qof ah😂😂😂
@qaalicaliaxmad-vy9fz
@qaalicaliaxmad-vy9fz 9 месяцев назад
Cumeer big fan is not easy😅😅😅
@NNnnn751
@NNnnn751 10 месяцев назад
Macalimow wan kanaxay kulaha basbaas lagu darsanayaa 😂😂😂
@faadumomohamed-kx5bb
@faadumomohamed-kx5bb 10 дней назад
Maclimow nasib xumo😂 cadnan respect waye kulaha waqtigeyga ma sinkara❤❤
@MaariyaMaara234
@MaariyaMaara234 4 месяца назад
Amiirodharkacaawa wuushidaanyahay sawir kugal❤❤❤
@cabdinaasirsaleebaan5380
@cabdinaasirsaleebaan5380 10 месяцев назад
Salah funny waaye 😅 imaanka lagaaqaad kulahaa
@user-ns9Hassan
@user-ns9Hassan 10 месяцев назад
Amiro qurax sobadi abayo wankuwa wllhi 😂😂😂😂❤
@MohamedAhmed-en1ok
@MohamedAhmed-en1ok Месяц назад
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@nawalcabdi7344
@nawalcabdi7344 10 месяцев назад
Cumer aya ugu nasiib ficnaa io cimraan 😊
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 10 месяцев назад
THE BEST 👌 QUEEN IN SOMALIA AMIRO QURUX❤❤❤❤❤❤❤🧕🧕🧕🧕🧕🧕
@Samia_ahmad-s9q
@Samia_ahmad-s9q 10 месяцев назад
allah is one❤
@Mohaaaaaazzz
@Mohaaaaaazzz 2 месяца назад
AMiirooy game kaan kusoo celiya hadawlhi funny waaye😂😂😂
@fartunerelaxationmotivatio3148
@fartunerelaxationmotivatio3148 10 месяцев назад
HHHHH😂😂 MACALIMOW FUNNY WAAYE WLHI
@user-nw7rt3it7g
@user-nw7rt3it7g 10 месяцев назад
Qofkii uhoreeyy ee kusoosalama ayaan noqday caawa abaayo igu salan asad io cayda cumeer io koko iyo intakaleba
@user-hw3ez7mz8i
@user-hw3ez7mz8i 10 месяцев назад
Macalimuu maskiin Cumeerne wa tuuga Cayda wa nasiibka Cadnan wa masterka Kan kuusan wa eber Saalax intuu hadlayo baa wx wlpa dhafiya Cimraan wa macalinka caagan Mar walpa ninka ugu badan e wxa cuna wa cimraan Cayda iyo cadnaan ba ku xiga Cumeer khiyaanu kuso galaa
@SowdaCisman
@SowdaCisman 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@anisodahir7015
@anisodahir7015 10 месяцев назад
Salax ❤waa fariiid 🥰🥰 maskiiin ah degan weyaan m.a 🥰
@farhiamounmin623
@farhiamounmin623 10 месяцев назад
Cumar io cimraan io cabdalla io ceyda bashaleen😂
@misszoyaa270
@misszoyaa270 10 месяцев назад
Team c is not Easy wllhi 😂❤
@SahalSalahAli
@SahalSalahAli 5 месяцев назад
Team Yasir one like ♥️
@Sumayocali2004
@Sumayocali2004 16 дней назад
Macalinow Wuu xanaaqay Miskinka baahi ayaa heyso manta Nasiibkiisa wuu caawin waaye😂😂😂😂😂
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 2 месяца назад
Alla macalimow caawa wax baa helay miskiin 😭 lucky boy xitaa caawa waa lagu raaxeytay
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 10 месяцев назад
Hadad barnaamijyada caafimaadka xiisayso nagu soo biir😊
@user-vf5pw6jy5l
@user-vf5pw6jy5l 10 месяцев назад
Cimran iyo cumeer uga nabsib badan 😂
@yaasirsaed
@yaasirsaed 23 дня назад
Wlhi family kas family ka fican malahan jicken io dhafaqo ba tartan lagu galay ❤❤ wlhi ina joogo ayaa ficna 😂😂😂😂
@user-ve3gw3xm3j
@user-ve3gw3xm3j 4 месяца назад
Koko sundus waaso tijaabiyay lkn hada amiira tageraheda intay leg yihin baa tijabinaya isooraca team amiira ❤👍
@yusracabdiraxmaan9964
@yusracabdiraxmaan9964 10 месяцев назад
Amiira game kn waa naga badisay aqwan😂 program lalayaabo la imaaw umadda kyaabi sida asad cml naag mskxdeyda shqeyso noqo wxyabo qatr eh keen
@aaminacabdi5731
@aaminacabdi5731 10 месяцев назад
cimraan gimka cuntad uun muxu uga qayb galaa😂😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 10 месяцев назад
Qarxiska dhaaf😂😂😂
@Barwaaqo114-rz6xp
@Barwaaqo114-rz6xp 10 месяцев назад
Ceyda❤❤❤❤❤❤
@MaryaoSuufi
@MaryaoSuufi Месяц назад
Kkk wllhi yaba waye😂😂😂😂😂
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 10 месяцев назад
😂😂ar maclimow😂😂walhi macunin kujiraaa
@IbraahimYare-ud9jp
@IbraahimYare-ud9jp 2 месяца назад
Cadnaan iyo cumeer❤
@KhaasimMoha-pw5tg
@KhaasimMoha-pw5tg 10 месяцев назад
Hhh wlhi mclimo a mesha ugu nasip ficn amiira 😂😂😂 nimn casho ma siisay misa qado hals kii cuno wx uma baahno mclimo wxu reepa mas kinka salaxa dhamo xita oo gamekn ku ficnen amiira gmekn wa taqna mcalimo bar san xaq mhn😂😂😂❤😊
@cabdiwaaxidofficial1462
@cabdiwaaxidofficial1462 10 месяцев назад
amira reer xamar weyne inaa tahy maxaa cadenyo hee wllsheyda
@osmandaad8275
@osmandaad8275 10 месяцев назад
Mashaalaah abaayo mcn 😂😂❤❤❤❤❤❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 10 месяцев назад
Cwa mo’alimow ugu nsib xun ceyda kuso xigy io slax dadka mesha ka noladen waa cadnan cimran cabdalle cumeer 😂🙌🏻
@abdirshidomar1499
@abdirshidomar1499 2 месяца назад
Cimraaan iyo cumeer weliba cimraaan😅😅😅😅
@AishaKiin-ex6xg
@AishaKiin-ex6xg 10 месяцев назад
Maskin mclinow 😂😂
@DuniyaCabdi
@DuniyaCabdi 10 месяцев назад
Horta amiro iyo team 27 abera intu kabaxay I shega noo
@keyowadam4173
@keyowadam4173 10 месяцев назад
Ala berkaa macalimuu wankanaxee😂😂😂😂
@sohanabdirahmanahmed4931
@sohanabdirahmanahmed4931 4 месяца назад
Cimraan io cumeer io cadnaan your fever full Nasio’s 😢😅😅😅😅are you somaali 😅😅
@XaashiWajaale
@XaashiWajaale Месяц назад
Nasiphuma macalimo😂😂
@FarxiyoCabdi-cj6do
@FarxiyoCabdi-cj6do 2 месяца назад
Kusali nabigena muhamett scw😢❤
@CamarAbdisalam
@CamarAbdisalam 4 месяца назад
Team bigmoha one like❤😊
@Carfooneey
@Carfooneey 10 месяцев назад
Maclimow miskiinka 😔gem kasto nasiib malahan 🤣🤣🤣
@ClaahiKhadar-bt7fi
@ClaahiKhadar-bt7fi 4 месяца назад
Amiiro abaayo sundus iyo koko iyo saamiyo kusooo sameey chalanggaan please abayo
@user-om6vz6re3t
@user-om6vz6re3t 4 месяца назад
Macalimuu nasiip maleh waa la qadiyey😂😂😂😂 Lkn cimraan baa ka nooladey😂😂
@sayid5352
@sayid5352 2 месяца назад
mss 1M barnamijkan soceli
@Kamavich_47
@Kamavich_47 10 месяцев назад
Macalimu cuquba ku dhacday 😂
@NaciimoNaciimo-rh2mv
@NaciimoNaciimo-rh2mv 5 месяцев назад
Waxaa ugu nasiib xumaay macalimow😂😂😂😂
@anisamaxamedmuse
@anisamaxamedmuse Месяц назад
Macalimow ani cml waaye nasiib xumadiyoo qof ah. Cadnan iyo besa weydhargeen😂😂
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 10 месяцев назад
Macalimo qasol badana😂😂😂😂😂
@AxmedcismaanKowte
@AxmedcismaanKowte Месяц назад
heeded ceeda wanameeye. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅
@user-ik8gs5uf9e
@user-ik8gs5uf9e 5 месяцев назад
Wr meshan cumer a ka dhargay
@najahmohamed7861
@najahmohamed7861 10 месяцев назад
Blz sobadii abayo❤😂😂🎉
@user-uc9dv3lm4z
@user-uc9dv3lm4z 5 месяцев назад
Macalimo😢😢😢😢
@user-ho4sf2cr2s
@user-ho4sf2cr2s 9 месяцев назад
Macalimow kulaha kan yaa ibalami yay cadnan wow ka yabiyay wlh 😂😂😂😂
@FaisalAli-gp4ji
@FaisalAli-gp4ji 10 месяцев назад
Salaax is so funny 🤣😂
@FaadumoAbdirahmaan-hy4hm
@FaadumoAbdirahmaan-hy4hm 2 месяца назад
Qab Qab maxaa kugu dhacay kulahaa😅
@nishabea424
@nishabea424 10 месяцев назад
Macalimo aya ugu nasib huma bcoz wujife ayan umaleyna anyway keep going quruhey❤❤❤love you
@user-kp5ng9vj8q
@user-kp5ng9vj8q Месяц назад
Cimraan sey malintii hore ugu hadlayeen hada maba cunaayo wuu sugooya 😢😂
@ZayjamZabool-kb6mq
@ZayjamZabool-kb6mq 10 месяцев назад
Warts cadnaan bismillah afka halahoo ugu jirilee
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 10 месяцев назад
I liked this game 😂😂
@CabdiAadan-wm6cp
@CabdiAadan-wm6cp 5 месяцев назад
Cumeer bigfan and cimraan
@user-cn2ou2fl6k
@user-cn2ou2fl6k 4 месяца назад
Aac asxaabta @amira qurux ❤
@user-pq7gj3nh4l
@user-pq7gj3nh4l 2 месяца назад
For asda For ceyda For camera For fadil For. Maclimoww
@user-nw7rt3it7g
@user-nw7rt3it7g 10 месяцев назад
Tiim aan jclhy❤
@user-nw7rt3it7g
@user-nw7rt3it7g 10 месяцев назад
Ciyaartan waan kahelaa
@NasteexoCabdulaahi-y5v
@NasteexoCabdulaahi-y5v Месяц назад
Macalimoow😂😂😂
@safadmoha129
@safadmoha129 9 месяцев назад
Macalicaw waxbaa qabsaday😂😂😂 xataa baryo bayka gadhay😂😂😂
@user-yr9er1gi9p
@user-yr9er1gi9p 3 месяца назад
Caamir iyo cumeer iyoo cayda❤
Далее
😱ЖИВОЙ Чехол на Айфон🤪
00:38
Просмотров 273 тыс.
ASAD HAGIO AAN CUNTO USAMEEYAY MAANTA -SIDEEN USAMEEYAY
23:35
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 45 тыс.
CUMEER INDHAHA KA XERNAY CHALLAGE QOSOLKA ADUUNKA😂
11:34
XARIIR JACAYL MAA IDINKA DHAXEEYO HAA ama MAYA
9:12
Просмотров 526 тыс.