Тёмный

Barnaamij Documentary Borama By HCTV 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 25 тыс.
50% 1

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@khaalidcasaanyo2820
@khaalidcasaanyo2820 9 лет назад
Every step I take , Every move I make , Every singel day , Every time I pray I"ll be missing You Borama. Respect guul
@aramramraggedii9797
@aramramraggedii9797 3 года назад
😂 😂😂😂😂😂😂😂😂✌🏿 Hees maso qortay libax mise waad heesysaba
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 7 лет назад
borama magaaalo qaaliya waaa meel aan laga xiiso dhicin mansha allah
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 6 месяцев назад
Allahayow ummadda.Soomaaliyeed u gargaar. Aamiin.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 года назад
Borame population is more than 300.000 in 2021
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 7 лет назад
borama waxaan ku hayney inay ku nooshahay tiroba ilaa 500 oo kun in ka badan magaalada. hadii nawaaxigeeda lagu darana way ku dhowaanayaan hal milyan.
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 5 лет назад
Hoyga aqoonta dhmaan geeska africa
@EngRaabiAcademy
@EngRaabiAcademy 9 лет назад
mansha allah congratulation journalist illig waa documentary aad u heer sareeya si qurux badana runtii aad u diyaarisay hhhhhh lkn waxay ila tahay shacabka reer borame inay ka xanaqen tirada degmadasi lkn rayigayga waxan qabaa in tiro cayiman oo degmo iska dhaafe aan lahayn tiro cayiman oo uu waddanku leeyahay
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 7 лет назад
xataa tiradii reerku lahaa bay kala bakhayleen inay run ka sheegaan kkkkkk
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 7 лет назад
gobolkuna tiradiisa hadii laysku daro intaa laban laabkeed buu gaadhayaa. waayo waa gobol dadku ka tiro badan yihiin oo aan banaanayn sida gobolka maroodi jeex iyo burco oo intooda badan magaalooyinka mooyee banaan intiisa kale.
@doogler2022
@doogler2022 7 лет назад
dila oo kaliya ayaanay kunoolayn 70,000. iska i;ow boorama
@celabeyrecelabeyre6746
@celabeyrecelabeyre6746 5 лет назад
Waa wakhti abaara waxaa fiicnaan lahayd inuu dhulkoo barwaaqo ah diyaariyo.
@samishalyey8854
@samishalyey8854 9 лет назад
Ma dhalinyarada bilaa camalka ah baa 50,000 ilaa 70,000 kun u dhexaysa tolow mise dadka magaaalada kunool ayuuu kawadaa ilayn waa isku kay qaban wayday Booraama oo halv Million qof kunoolyihiiin baa intaaasee? Sida kale waa decomentry aad u fiiiiiiiican. you are senior journalist lakiin meeshaa iska sax , Ilayn tusaaale SHABA oo ah wakaalada biyaha ayaa 50,000 oo guri u galisay qasabado kudhufo celcelis ahaan Guriga ugu badan 13(Aabe iyo qoyskii+qaraabo) Guriga ugu yarna 2 (nin iyo xaaskii) celcelis ahaan gurigii 6 ama 7 qof ka soo qaad waa imisa markaa? Aduu xukun akhriste!!!.
@user-jd9qh8qu2b
@user-jd9qh8qu2b 5 лет назад
Wakhti xun bu tagay jmcda wariyuhu waxa wcnaan lhyd inu tago wakhti barwaaqo ah
@aliosman4858
@aliosman4858 9 лет назад
borama waa runtii 70.000 kun oo qof ayaa kunool gaar ahaan awdal oo dhan 250.000 kun weeye lkn waa barnaamj wacan
@diisharlove5623
@diisharlove5623 9 лет назад
Aad buu mahadsanty waa wariye khibrad fiican leh Allah daayo borama dadka Ku nool waa 250.0000 runti si fiican ayuu ugu hadlay nolosha ka jirta magalo madaxda gobolka awdal borama city
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 7 лет назад
Hargeysa waxaa ku nool dad ku dhow 600 oo kun waa magaalada kaliya ee ka dad badan borama carriga somaliland. markaa inuu yarku sidaa yidhaa aad bay iiga qoslisay. adeerkii baa intaa kagala dardaarmay.
@shiiqiyeomar6340
@shiiqiyeomar6340 9 лет назад
Documentary sifican ayaad iskugu soo daba riday lkn maxa waxaad u quudhi waysay intaad tirada sax da ah ee borma ku nool aad sheegto 50 000 ilaa 70 000 ardayda bormare ayaa ah lkn wax anad hubin ma ahin inaad ku tilmaamto borma horta hubi publitionka borma inta ay dhan yihiin
@doogler2022
@doogler2022 7 лет назад
Annalena Tonelli waxa la dilay abaaro Duhurnimo.
@mrhoryaal
@mrhoryaal 9 лет назад
Documentary AAD U FIICAN WEEYAN LAAKIN HAL MEEL AYUU SI WAYN OO AADA U KHALDAY WUXUUNA KU QIYAASAY BORAME 50 KUN NO WAY BORAME WAXA LAGU QIYAASAA UGU YARAN 250 000 BAL FARAQA U DHEXEEYA EEG ARDAYDA DUGSIYAD DHIGATA OO QUDHA AYABA 50 000 KUN KA BADAN HA INNAGA SO QURXIYO AAD BUUNA U MAHADSANYAHAY HANA HUBIYO MARARKA QAAR QIYASTA
@cabdiraxmaanaxmed4652
@cabdiraxmaanaxmed4652 9 лет назад
masha allah run ahan tii marnamij ka ni ad bu ufican yahay lkn maha dad ku in taa ukuyaran waa 25000 oo qof mahad sanid m ilig sxb
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 7 лет назад
kkkkkkk
Далее
Xasuuqii Borama 1984 Full Documentry 02/02/2013
19:03
Просмотров 105 тыс.
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Просмотров 8 млн
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 143 тыс.
Dawo Borama Airport 1994
24:19
Просмотров 3,8 тыс.
Aas Aaskii SNM 1982
33:15
Просмотров 19 тыс.
Barnaamij Gaar ah Nolosha Soomaalida Sweden
37:37
Просмотров 16 тыс.