Тёмный
Horn Cable Tv
Horn Cable Tv
Horn Cable Tv
Подписаться
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
Dhacdo dil ah oo ka dhacday Gabiley
6:05
10 часов назад
Комментарии
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 39 минут назад
LAXANKII XISAABTU KEENTAY. Waa 2009-kii iyo magaalada Boorama. Jaamacaddii Cammuud baa lagu jiraa oo raggu waa arday. Nin dhigtay baa garanayee, xisaabta la yidhaa "Real analysis-ku" aad bay u adag tahay, annaguna waqtigaasi kooras xisaabtaas ah ayaanu imtixaankiisii isku diyaarinaynaa. Maalintii oo dhan waxa aanu xisaabtaas dhako-faarka ah ka shaqaynaba, xilli ay tahay meelahaas 5:30 galabnimo ayaan maskax ahaan isaga daalay. Dabadeed maxaa dhacay? Waxan u baahday inan cabaar intaan buugga iska yar laabo, qolka ka baxo oo aan laydha dibada isaga soo yar nasto. Ereyada heestan 2008-dii ayaan curiyey oo waan iska xafidsanaa, balse laxankeeda waxan ku helay qaddarkii koobnaa ee aan xisaabtaas ka yar nasanayey. Aniga oo laxankaa ku luuqaynaya ayaan ardaydii ku soo noqday, welina waan xasuustaa sidii ay maalintaasi heestan u wada subcinayeen. Waxa ka sheekaynaya Hassan Daahir Ismaaciil Weedhsame.oo erayada iyo laxanka heesta Alifay.
@MahadApdirisaqadan
@MahadApdirisaqadan 41 минуту назад
Ale haku naxariisto sooran inti iga danbysay 2024/25 wa idin salamya
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Час назад
Ree guuleedka ayaydood waa oromo muslimo ayaa la oron jiray. Marka odaygu ree ayayday haloo hesso ayuu yiri
@halimaaden275
@halimaaden275 Час назад
Guul Somaliland 🎉🎉🎉🎉💪🙏👏🏾✌️🌹
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Час назад
Ree guuleedka ayaydood waa oromo muslimo ayaa la oron jiray. Marka odaygu ree ayayday haloo hesso ayuu yiri
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 Час назад
Heesya reer xamarka iska so horeysiiyan markey hargeisa so galayan😂😂😂🎉
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Час назад
Ccccccccc yusra tiimka xadowga qaranka NO VOTE WADANI TUUG IYO CIRO JILIC
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 Час назад
Riyada u ku riyooday hal abuurku waxa lagu fasiiri karaa somali weeyn oo noloshoodi iyo jiritan koodi iyo han koodi ay siyasiini ku cayaarayan Aniga saas beey illa tahay macna kalana weey yeelan karta
@faysal9213
@faysal9213 Час назад
Waa heesti oramad ee adqaday
@GuushaTV
@GuushaTV 2 часа назад
Jaceel+Qayaano jiilka danbe yaa ugu sheeken rawo tariiqda laba ruux
@Maxameddeeqsaleeban143
@Maxameddeeqsaleeban143 2 часа назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-wu1bc6jp8k
@user-wu1bc6jp8k 2 часа назад
Walaahi waa nin rageed ninkan bilaah calayk, ragu marna waa isqaniinaa marna waa heshiiyaan
@gaaxa3847
@gaaxa3847 2 часа назад
afka oromo iyo walaahaha oromo ee cushitic , ma'aha itoobiyaan... afkooduna itoobiyaan ma'aha ee waa afaan oromo.
@Madoobe-lc3zp
@Madoobe-lc3zp 3 часа назад
Hestan waxa dhagesanaya 8/7/2024 sacaadu ay thy 23:55 habeenimo arbaco sogaleso ruuntii hestan marka dhageesto waxa so xasusto jaceylkeygii sakeriye siciid MustapeHe warape oo ahaa jacaylkeygii ruuntii adbaan uu jacla wiilka waqtiga ina kala kaxeyay oo wan wada jogii waynay waxana kala harnay bishii laso dhafay ee 1/6/2024😭💔 runtii xarirkena wuxu kudhamaday anogo kala amusan oo midba midka kale raligalin kasugayo ruuntii adban uu jacla xasuso qurux badan igaga tagay Ana ilabi kareen waxana aheen dad waqtiyo badan is laso qatay farxad murugo waqtiyo adaag garabkeyga jogay aan ilabii kareen wuxu ii noqday garab buuxa xalad walpana wuu ila qebsan jiray ruuntii aadbu ii jacla Ana sido kale waxana wada soconay 4sano io bilo waxan aheen dad riyoyiin leh mustaqbalna iska raba xalad kastana oo timata isku jacel iskuna raba ruuntii ma ilobii dono wax yalaha ii sameen jirtay inta agtada jogay malina kuma murugon oo kuma cidlon runtii nin rageed thy farxad igu nolo ilahayna wax xun kuma tuso ina nolasha dib umidowno naa waa rajenaya midaa I n qof ado kale ah na adunka inta sarna imaso marin imana somarii dono boska qalbiga ku lahedna wali waa kuledahay wana ku lahan donta qof kale na madajiin dono boskaga wana balan mida 😭😭♥️🫂🥺asagana hestan isla dhagesan jirnay adbuna uu jacla hestan Ana sido kale ma ilabi dona 😭❤️‍🩹
@Nostalgia4309
@Nostalgia4309 3 часа назад
“Garowe iyo waxii xigta waxa iga dhaow (Amxaar)” cadow iyo xasid na wa nagu tilmaantay ee waxan nagu duceeya ilaahow aqonsi inaad heshiin Amxaaro walaalaheen ha dhax gashiine. SomaliLand AmxaaroLand hanoolaadano 🥩🥓
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 3 часа назад
xagtaa heesaha wadaniga ugu quruxda badan garxajis ba leh garxajis waa qaamuuska somalida maansha laah
@Nostalgia4309
@Nostalgia4309 3 часа назад
Ilaahaay hana ii sahlo ictiraaf Amxaaro na hana ii qaadato waad arag doontiin maraka waqtiga naigu dhamaado. Hilibka ceriinka soo geliya dhaqankiin🥩🥩🥩🥩
@user-iz1yx5yb4y
@user-iz1yx5yb4y 3 часа назад
Adigoo abwaan soomaaliyeed ah ayaa lagu yidhi murtidaada ma fahamayno ee af oromo ka dhig sidaasa madaxaaga loogu ciyaaray waataa riyadaada fasirkeedu
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 3 часа назад
ninkani ma garxajis baa
@Nostalgia4309
@Nostalgia4309 3 часа назад
Oromo maad amaantay mise Amxaaro aad heesta u qaaday? Amaaro oo hilib 🥩 ceriin cunayaan baa naga doorateen Amxaaro oo gaalo ah baa dhahdeen waa walaalaheen… Wallahi waxaan rajeynaa inaad hesheen ictiraaf hor Amxaaroyaal u noqotine
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 часа назад
Abwan Dool wan ku haysta 😎😎 MashaAllah niin caqli badan dhee
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 3 часа назад
Hadaad somali tahay maxaa orom meesha keenay? Teedakale oromada gaws danbeedka ayay ka qoslayaan waayo waxay ku taamayeen in dhulka somaliyeed ee ay sheegtaan ay soo dhexgalaan markay somalida isku diraan
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 4 часа назад
Nio tolow oromadan ureysa maxaynu ka daba soconaa? Waar nasabada hanagaga ciyaarina nacalaa waxa tihiin kuyaale,waar waxaan albaabada nagu garaaca ee bariiska aanu hanbayno aanu siino miyaanay ahayn,ee xaarka iyo kaadida aan iska dhaqin,ee diin iyo dhaqan toona aan lahayn ee iyagoo soconaaya isku xaara,sharafta hanaga qaadina waxaanu nahay somali dhalada oo reer sheekh isxaaq ah
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 4 часа назад
Ina Mooge Shaqada Dhulka waxba kama yaqaan Cabdirahman Soltelco Wakhtigiisi Isqabsiga Dhulku aad iyo aad ayey yareyd ama mayjirinba lagumana gaadhayo . Cabdikariin wuxu kaga fiican yahay Tayada Dariiqyada Laamayyada xaga isna laguma Gaadhayo
@hooyomacaan9744
@hooyomacaan9744 4 часа назад
Bisinka kadib kadib badanaa waryarkan wuu wareray
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 4 часа назад
SAHAR WAA SOMALILAND. ❤😮
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 4 часа назад
Sax sxb
@ahlanhussien
@ahlanhussien 4 часа назад
Maasha allaah Intaba inoo samee il ito cawriba idinba karto
@guletizmail8349
@guletizmail8349 4 часа назад
Arabow darawal wax u sheega ururadi way aqbalene isaga maxa xijiyay.
@cabdisalaanMuuse-u9b
@cabdisalaanMuuse-u9b 4 часа назад
Shiikhu heesta miyuu taageera?
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 4 часа назад
Guul guul wadani inasha allaahu
@samatarmahamoud904
@samatarmahamoud904 4 часа назад
Waa somaliland oo laa aqonsaday golkana ethiopia dhalisay
@mohamedbahdon2772
@mohamedbahdon2772 4 часа назад
Abwaan Somaland waxay qirayaan in ay Somaalia ka baxaan, balsa waxay ilaaween in somaliga kenya ku dhashay ee af sawaxilga ku barabay in uu ku faano Somalinimo,ka Ethiopia ku.dhashay uu ba ka.faana oo wuxuu ku sheega Qofti ,waar ubadakiina u tudha.😊😊😊
@najibmustafe8865
@najibmustafe8865 5 часов назад
Waxa la guursaday 5/6 /2024 guur qasab ah heestan ayaan soo bookday😭😭si aan erayadiii ay dhihi jirtay isu iloowsiiyo
@UBDALLE
@UBDALLE Час назад
Bro calaf aa lacuna adunyadu wey adagtahay qof adag bana kabixi kara. Midna iga qor wlha hal habeen gabar duruuf kugu la jogi mayso iyo shiid waayo sida Allah swc baa u aburay marka zp make money bro ayada wax walba oo wanagsan kusameynase
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 5 часов назад
Nin gabadh la jooga looma dhowaado, waa Libaax haddii uu jeeniga ku saaro yaa rasuululaahi lagu arki maayo.😮
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 5 часов назад
Ay guulwade ah ayaa tahy haku waso ina mooge
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 5 часов назад
Waar ina mooge waa cunsuri
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 5 часов назад
Daba dhilif jiciir oo mudo dheer moyer ahaa muxuu qabtay kaasiba ciidagale ayuu ahaaye
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h 5 часов назад
Riyadaasi malaa waa dadkan madaxwaynaha wareeriyey ee ku cayaraya iyo qaranka madaxwaynaha muuse bixii abdi waa ehelu jaano saa waxaan arkay baa lasomariye dalkana ilaa uu citiraaf ku hubsado meela ugama socdo insha allaah
@KalthumIssa
@KalthumIssa 5 часов назад
Waxan xkldhibaan ku sheeg were they don’t no what is (mp) cudur muuse biixi ayaa haya
@IbrahimOmarKahin
@IbrahimOmarKahin 5 часов назад
Riyadu waa qadiyada Somaliland oo kugu wayn maskaxdaadana ka guuxaysa.Doodahan madhalayska ihina ciyaartaas madaxaaga lagu ciyaarayo oo kale ah.
@CabdicigeCabdi
@CabdicigeCabdi 5 часов назад
Somaliland waxan illaahay ka baryaya inu illaahay Somaliland mar kasta Siiyo citiraaf calamiya iyo guusha Amiin Amiin Amiin insha Allaah ilove you Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 5 часов назад
Macalin Naasir ma aha ee waa caaqil Naasir oo Abtirsiinta baranaya.😂
@rashedomar2234
@rashedomar2234 6 часов назад
Dhakada kubada noqotay waa shacabka masaakinta ah ee daacada ah ee in dadnimo xumo iyo damir xumi walaaqayaan
@jeimoha3286
@jeimoha3286 6 часов назад
Reer wareeray oo ictiraafku meel kasta la galey
@mmh8047
@mmh8047 6 часов назад
Dad isku midab ah,isku dhaqan ah,macaa thaalika isku DiiN ah!!!!!... Xidid iyo xigaalo ah ?????
@mmh8047
@mmh8047 6 часов назад
Musalsalka CANTARA iyo CABLA .baldaawada .....kaddibna talo :-,imaarad noqda mathalan:-,imaaratu banuu fulaan wa fulaan hakadaa huwa alxal alwaxiid lakum!!!!!!!!!!!!!!!1990-2024????? ........CAJAA iBaaa 😮😮😮😮😮
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 часа назад
Abwaanku waa run sheeg weeyi
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 6 часов назад
Qabyaalad mooyane somali warkale male habaray caruurtada korso ee yaahe hawalan
@idilhazan
@idilhazan 6 часов назад
Ala.maxan heeestan dhagaystaaa anig000 Alpigu igubanayo wayo wayo Dadka ruuuxa gacan madhaN 💔😓 2023 iLaaa 2024 wn dhagystaaa anoo Murugonayaaa waliba 😥😥
@idilhazan
@idilhazan 6 часов назад
Ala.maxan heeestan dhagaystaaa anig000 Alpigu igubanayo wayo wayo Dadka ruuuxa gacan madhaN 💔😓 2023 iLaaa 2024 wn dhagystaaa anoo Murugonayaaa waliba 😥😥