Тёмный

BARNAAMIJKA 1000 SU'AALOOD IYO SU'AAL || C/QANI ISKU-FILAN & YUSUF CEEGAAG ||. 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 170 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 326   
@hodanfarax4298
@hodanfarax4298 4 года назад
eedaanku intuu dhacaayo in aad hakisaa ficneyd allaahu akbar
@sibiinternationalcompany5487
Pool
@moladane3552
@moladane3552 4 года назад
Eedaankii oo socda ayey waraysanaysaa , subxaana allaah.
@apdirahmanmohamed5654
@apdirahmanmohamed5654 4 года назад
Noloshasa la macaaan 🤦‍♂️🤦‍♂️
@abdirahimhusein3810
@abdirahimhusein3810 4 года назад
Niyow waad ka yaabaysa dadkan walhi , ufiirso bal Ruwaayadaha ugu badan Eedankoo la adimayo unbay duubaan . Subxaan Allah
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 4 года назад
Xildhibaan ceegaag waan wata niinka odayga isku filana kama dhaco xaqiiqdi dhalinyaro talant leh m.a hore usocda ayaan leeyahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@vr7643
@vr7643 4 года назад
adeer dhalinyartan calankodibay hoos hadhsanayn sharafta laha mxad kala so doonay maradada dhiiga leh
@abdirahmanaska5851
@abdirahmanaska5851 4 года назад
H.wase wa reer somaliland calanka shaydanka nagada🖕🏿🖕🏿
@munabashiir5285
@munabashiir5285 4 года назад
@@vr7643 iska saar wll waxa kugu jira somaali waa halmid ☝☝🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdimalikhasen343
@cabdimalikhasen343 4 года назад
@@vr7643 ✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌
@hassanshireh1218
@hassanshireh1218 4 года назад
Cabdikariin cali shaah baa dhiman
@yaasinabdi5977
@yaasinabdi5977 4 года назад
Abdikariin Cali shaah next week Insha Allah
@CiiltirecatoosheHy
@CiiltirecatoosheHy 4 года назад
Clkariin cali shah iyo guri barwaqo labada
@ayaanjanomahamed4499
@ayaanjanomahamed4499 4 года назад
Inta eedanku socda in ad haki san ba ficnayd subxanallah
@Maahir_Ali
@Maahir_Ali 4 года назад
Was
@apdirahmanmohamed5654
@apdirahmanmohamed5654 4 года назад
Maalin dhawyd baa sheekh dirir ka fadwooday qaabakan ay wax uwadaan waanu ka digay wlahy
@abdillahiyusuf8679
@abdillahiyusuf8679 4 года назад
Aad ayaan uga helay Inantan su'aalaha ay weydiisay jilayaasha..Waxa ay isoo xasuusisay Axmed Xasan Cawke iyo dadkii qiimaha lahaa... Waayahan dambe kuwa wariye yaasha sheegta aad Waxa ay ahaayeen qolo isku nooc ah oo aad moodid in ay hal school kasoo wada baxeen....Inantan mustaqbal wanaagsan ayaan u rajayn...
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 года назад
Fariid
@aitojuujuule7922
@aitojuujuule7922 4 года назад
Iskufilan Somaliland nimada kuwayn 🙏
@abdiaziizindho2754
@abdiaziizindho2754 4 года назад
Gabadhani wali wariye buuxa maha plz xirfadada waryinimo dib ugu noqo
@abdirahman6614
@abdirahman6614 4 года назад
Fahiima qurux si gaar ah ayn kga helay run ahaantii wxn rjynya inan maalin maalmha kamid ah Ku kulmi doona hooydii fanka hrgysa cadey oo aan nolsha si frxd leh Ku wdgi dona insha Allah thnks wlshy Fahiima qurux frxd nbd qab cfmd waara iigu noolow insha Allah Mr ay noqotba hrgysa wn isku arki doonaye
@abdiqanijama6448
@abdiqanijama6448 4 года назад
Ina Cali shaah ama Bk noogu xigsiiya
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 года назад
Cabdikariim yare haa lkn BK wareysiyada kuma fiicna
@exnewhargeysa162
@exnewhargeysa162 4 года назад
BarnaaJim quruxBadnaaDan lkin wxa quruxBadneYd inaad saLaaDa ukacdaan
@ifkaali3796
@ifkaali3796 4 года назад
Inantani. Sii fiican Uma waraysato wax the only one and the best waxay ahayd nimco samriye. Waa inay toobar siisa hablaha wariyayasha ah
@maxamedcabdidaahirmaxamed2603
@maxamedcabdidaahirmaxamed2603 4 года назад
Clkariin cali shaah soo qabta
@omarhussein249
@omarhussein249 4 года назад
Aeoow
@hamdamohamed9915
@hamdamohamed9915 4 года назад
Cabdi kariin cali zhaah zoo qabo
@somalitiktok32
@somalitiktok32 4 года назад
*Hadad Gobaad tabtay like ta dhac iigu siii*
@ayaanqali5966
@ayaanqali5966 4 года назад
Cabdikarin ali zhah ku zoo cazuum xbbti fihiimaay❤❤💋💋
@khayrfaafiye.khayrfaafiye.7338
@khayrfaafiye.khayrfaafiye.7338 4 года назад
Fadlan xijaabka alle ku amray qaado fahiima
@Maahir_Ali
@Maahir_Ali 4 года назад
Mujaahid.cali.baaruud
@nimcanilkacaze7113
@nimcanilkacaze7113 4 года назад
Inankii inamada ku marti qaad abdikarin ali shaah💯♥️💯
@marwanxaashi6324
@marwanxaashi6324 4 года назад
inta aragtah cabdiqani isku filin inuu yahay muwaadin like plaese
@nasrafaisal5726
@nasrafaisal5726 4 года назад
Respect the Aadanka 👈 Allahu Akbar
@inacumar170
@inacumar170 4 года назад
Ano Somaliland ninku nin raged sana 🤗
@khadarismaacil5396
@khadarismaacil5396 3 года назад
Masha allh hortu waan Indian salamay dhaman yuusuf geel jire ma soo martay waxan ka helay riwaayada kuma talayo geel jire
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 4 года назад
Iskufilan iyo ikraan Baarakallaah
@Yoolskills
@Yoolskills 4 года назад
A.qañi & Yuusuf cegag Rag beer casaad ah.
@nouraelmi366
@nouraelmi366 4 года назад
Hctv naagtan nicda ah naga soo bedela plz
@hamdaahmed3769
@hamdaahmed3769 4 года назад
Fihiima Af dheer way ka badiyeen labadan nin walee rag Adag🤣🤣🤣 Iska kaftan uun🥰
@munaosman8787
@munaosman8787 4 года назад
Cabdikariin cali shaah next ka dhiga
@caaliyahasan1608
@caaliyahasan1608 4 года назад
Eedaanka maxaa ugu samri weydeen subxaana alaah
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 года назад
Masha alaah tagera buxan iidin aahay
@sabaadjaanbiir7787
@sabaadjaanbiir7787 4 года назад
👍👍🍉👍👍👍
@israismaaciil3279
@israismaaciil3279 4 года назад
Xildhibaaka iyo iskufilan 💚❤
@AliHassan-rx2pm
@AliHassan-rx2pm 4 года назад
Iskufilan maanta sidii qof caadi ah buu wariyaha ugu waramayaaba awal sidii qof dhiman buu bood boodijiray
@dekahashi5278
@dekahashi5278 4 года назад
Dhaqanka Soomaligu intay leedahay may diinteenu waxay katidhi labada xidhashada dharka dumarka sheegto Allahu akbar
@filsanahmed641
@filsanahmed641 4 года назад
Inta igu raacsan in abdiqani iyo yuusuf noqdeen top actors bal like dheh🙏👏
@Nora-ln9yx
@Nora-ln9yx 4 года назад
Isku filan kalmadu yidhaahdaba waa qosol😂😂😂😂😂😂😂
@nasralaki2778
@nasralaki2778 4 года назад
Abdikariin ali shaah nooso qabo next week isha allh
@ahmedabdirahman82
@ahmedabdirahman82 4 года назад
Beeen badanaaa Isku Filan Salaadii ba lagag Dul baxo Kulahaa Salaada iyo Hooyo kaba Maaarmin
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 4 года назад
Waa runti wlhi aniga ka markhaatiya
@rahmaahmed8548
@rahmaahmed8548 4 года назад
Walaashayda baranmijka daaadihinaysaaa waxaan kula talin lahaaaa inaad qoorta inoo qariso
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 4 года назад
Abdikarim Ali shaah ku xigsiiya wa codsi
@sareedomohamed9965
@sareedomohamed9965 4 года назад
Ilaahaw asturnanta USO celi hablheen somaliyeed ,shaq kaste iyo mansbkaad doonto hyso lagama tago asturnanta
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
Walaal intani xagee laga arkay ani qaawani iigama muuqatee
@sagalahmed7246
@sagalahmed7246 4 года назад
@@abdirahmanfaarah3912 subxanalaah
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
@@sagalahmed7246 hee walaalo wax dheh ma waxaad la yaabtay inantani kuma arko wax qawanaana
@sagalahmed7246
@sagalahmed7246 4 года назад
@@abdirahmanfaarah3912 wlaal haa inaatu xijaabkii sax da aha ee alle shegey ma xidhna dee
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
@@sagalahmed7246 kkkkkkkkkk dee haaye marka loo eego in badan oo ayno aragno warbaahinta way fiican tahay inta qoorta uumbaa yar muuqta ee ilaahay ha waafajiyo intaana hana loo nasteexeeyo si gaara oon daka dhexdiisa lagagaga qaylin cidii udhaw insha allah
@shabeellyarreofficial9904
@shabeellyarreofficial9904 4 года назад
C/Kariin Yarre kuzoo Casuum wllo🎵💥🙏
@saidabdul1234
@saidabdul1234 4 года назад
Abdikarin ali shah
@Shortstories59
@Shortstories59 4 года назад
Ilaahay dartii ii saar waa ii hammi aniga wllo subscribta ha i dhaavin ilaahay kuma cadaabe ii saar saaar
@dhawrsanofficiall9575
@dhawrsanofficiall9575 4 года назад
waan kuu saaray walal ana ii saar thanks
@ahmedabdirahman82
@ahmedabdirahman82 4 года назад
War Dadkan Salaadii mxa Kaga Dhaceey Sawta lagu Dul Eedamey Lagu Dul iQaamey Lagu Dul Galley laga Dul baxey Allow Rabbii.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
Subxaanalaah waar ragan maxay ahaayeen salaadii oo la adimaayo iska fadhiya gabadho inay fasax kaga jirto ayaaba laga yaabaa kkkkkkkkkk kkkkkkkk
@ahmednurgele4356
@ahmednurgele4356 4 года назад
Adigu in aaadan tukan baaa macquuul ah
@apdirahmanmohamed5654
@apdirahmanmohamed5654 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣way dhici kartaa waayo dumarka isku mid ma nihin
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
@@ahmednurgele4356 ilaahay waa i waafajiyay alxamdulilaah iyagana allah ha waafajiyo aamin adigana daniga khaldan ee aad malaysay allah haka cafiyo sxb
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
@@apdirahmanmohamed5654 waa sidaas sxb kkkkkk
@mokhadar6396
@mokhadar6396 4 года назад
Hctv horta aqoon baa lagu joogi jiraye inantan ma mulkiilaha adeer u ah ileen mihnad saxafinimo uma dhamaysnee waliba dhawr waraysi oo ay leedahay ba waan arkay.....
@mukhtaarismaaciil5037
@mukhtaarismaaciil5037 4 года назад
Yuusuf ceegag iyo isku filan and fiima wan idin salaamay
@zuhaybabdilaahimuuzeoffici5189
@zuhaybabdilaahimuuzeoffici5189 4 года назад
Isku filan ka badali dona wa aniga wana hubal midasi mlin an manta ahyn wan so qadan dona masegkan waliba isla barnamikan anigo ku sugan
@jimcaalecabdilaahi8592
@jimcaalecabdilaahi8592 4 года назад
Haddii alle ka dhigo raaci walaal ,
@shamishusein4754
@shamishusein4754 4 года назад
BK next please
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 года назад
Ninkaa Ceegaag waan jeclahay
@maryancuud2548
@maryancuud2548 4 года назад
Xildhiban cunaaye tageero buuxa ku ahay wll qali
@ameliaalli1127
@ameliaalli1127 4 года назад
Mnshalllh inamadi somaliland
@ابوعبدالرحمنالسلفي-ش2ه
Alle ha idin sharfo dhamaantiinpa wll
@hindahappy8554
@hindahappy8554 4 года назад
Abdikariim ali shaah so qabta plz ❤
@hafzaadfamily1458
@hafzaadfamily1458 4 года назад
CABDIKARIIN CALI SHAAH ZOO QABO NEXT
@apdirahmanstey8437
@apdirahmanstey8437 4 года назад
Isku flim iYo ceegaag top ayaad tihiin
@abdiazizmohamed4032
@abdiazizmohamed4032 4 года назад
Haweenka da’da lama waydiiyo gaalo iyo islaamba sabab lama oga.
@deqofarah3136
@deqofarah3136 4 года назад
Abdicasiis waxay dumarku age u necebyihiin waxaa weeye raga 40 jir waa meesha raga ugu qorxoonyahay caqli ahaan lkn dumarka waa 40 jir waa ka sii dhamaatay so b4 20 we don't maind telling our after that No mater we still 25 year
@hamzeosman147
@hamzeosman147 4 года назад
Abdikariim ali shaaha
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 4 года назад
iLaahay Ka Baqa Salaada Waxba Ha Ka Horaysiinina
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 года назад
Abdiqani isku niyad nahay wlhy ana salaada iyo Hooyaday mcn ilove uu imiss you !
@Omar-mf9nd
@Omar-mf9nd 4 года назад
Isku filan libaax guuleyso
@yahyaahmed2239
@yahyaahmed2239 4 года назад
Gabadhu suaaala xumaa Dadka suaalahan oo kale hala hor iman fadlan
@hajjimumin5538
@hajjimumin5538 4 года назад
Mr Isku-filan dee Dal,na Hargaysaad ka taqaan dad,na Ceegaaag miyaa, Abwaane taariikhdaada noo faah-faahi,
@abdirisaq123yuusuf3
@abdirisaq123yuusuf3 4 года назад
Inaad mrka salada barnamijyda hakisiin baa codsigyga
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 года назад
Ilahay cimri dheeer ha idinsiyo
@zuldanofficial704
@zuldanofficial704 4 года назад
C.kariin Cali shaah soo qabo fihiim
@ayaandhawrsan3067
@ayaandhawrsan3067 4 года назад
Eedaankii baa dhacaya waanay fadhiyaan
@abdikanianshaxaawi6492
@abdikanianshaxaawi6492 4 года назад
Bk iyo Ina ali shaaah Halagu Soo CaZuumo
@abukarcade3782
@abukarcade3782 4 года назад
Abdi kariiin Ali shaah
@shabeellyarreofficial9904
@shabeellyarreofficial9904 4 года назад
cegaag waxa ku jirta iz adkeyn fadlan is furfur
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 года назад
Wareysiyada caadiga ah waxaa codkarsan Iskufilane lkn Yuusuf waqtiga jilistuu ku fiican yahay
@leilaomar8966
@leilaomar8966 4 года назад
CEEGAAG IYO ISKUFILAN CAADI MAAHA ANOON LIVE UARAG ALLOW HAIDILIN
@abdikadarmohamed331
@abdikadarmohamed331 4 года назад
Masha allah su,aalo aad u cajiib waaye
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
duse fiican iska daaa isku filane labduba way ka yar yihin markii calanka la taagay ee la soo celiyay masha Allah
@abdialiahmed668
@abdialiahmed668 4 года назад
Cabdikariin cali shaah next
@nasirnaska3533
@nasirnaska3533 4 года назад
Suaasha ah magaalada muqdisho ma tegi doontaa waxan odhan lahaaa meesha ma laga saaro plz wax dhaama ha loo bedelo sida wadan keebad jeclaanlahayd inaad tagto
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 4 года назад
75% ka mid ah APDIKARIEN ALI SHAAH. Soo Qabta Dalabka Hirgaliyoo HCTV
@libanmilano673
@libanmilano673 4 года назад
BARNAMIJKAN WA MIDKA IIGU QOSOLKA BADNAA 🤣😂😂😂😂😂
@ayanleriyale8603
@ayanleriyale8603 4 года назад
Wacdi iyo waano
@baalebb7371
@baalebb7371 4 года назад
2di adunka ugu walna ayay donatay lkin wlhy wan ka hela 2badaba
@madaazofficial9807
@madaazofficial9807 4 года назад
Jawaan Iyo sooraan Soo fadhiisiya
@liibaanhussein924
@liibaanhussein924 4 года назад
Magacaagi hore wd ka dhacday Abdiqani qaniiinyo
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 4 года назад
waa film macaan
@khadarhassan568
@khadarhassan568 4 года назад
Iskufilan io cegaag waa xaraaaba socoto
@abdirahmanaska5851
@abdirahmanaska5851 4 года назад
Kkk walahi wey xiijiyen 😂🤣🤣abdijabar gacaliye so qabta ninkas iyo ali zaki👀👀👀👀🙌
@rashiidaxmed9510
@rashiidaxmed9510 4 года назад
Kuwasi waa dumare Raga meesha keen 👎
@khalidhassan9506
@khalidhassan9506 4 года назад
Saalax Sanaag hala baadi doono.
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 4 года назад
salan sare Yuusuf cegag AbdiqaNi isku filan iyo fihiima
@hamdaaliahmed4020
@hamdaaliahmed4020 4 года назад
Fahiimay ado iga raliya wlshay gacmaha ka hadalkoda Hadadn dayn karayan yaree
@lakijama563
@lakijama563 Год назад
Anigu waxan dawanayaa 11 /6/2023 ISKU FILAN WUXU QABA IKRAN YUSUFNA CEGAG
@sakariyeabdilahi8931
@sakariyeabdilahi8931 4 года назад
Kuwani Way ka badiyeen Inanta wlhi 🤣🤣🤣🤣
@nimcosulup5150
@nimcosulup5150 4 года назад
Ceegag waa wada qusol
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 4 года назад
Hal suaal baa fiicnayd inaad waydiiso suaashu waxay tahay wax barwad ah ma leedihiin
@arisaaqhersi4107
@arisaaqhersi4107 4 года назад
Hhhh sheeko xumidaa neo
@queenriyaad1886
@queenriyaad1886 4 года назад
Haa dee way leeyihin hhhh sow may soo tukadeen
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 4 года назад
@@queenriyaad1886 hhhh sawtay lahaayeen cibaadada ayaanu ugu jecelahay
@bushrohabi9489
@bushrohabi9489 4 года назад
Shakiba kuma jiro taas
@Maahir_Ali
@Maahir_Ali 4 года назад
Daawa.mujaahid.cali.baabuur
@abdirahmanibi8919
@abdirahmanibi8919 2 года назад
masha alah
@sacadfurre2173
@sacadfurre2173 4 года назад
Raga zu aal ha Doqoniimada ah ka daa wllo
@caaliyahasan1608
@caaliyahasan1608 4 года назад
Maxad cuntaa su aal maaha walal wariye
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 4 года назад
Fiihinay wll ugbaad aragsab nos qabo waad mahdsantay sida quruxda badan led su.alh waydiinayso
@munabashiir5285
@munabashiir5285 4 года назад
Hibaaq gobaad ama ugbaad aragsan noo keen fahimaay
@zadaamyaaziin1382
@zadaamyaaziin1382 4 года назад
Cabdi kareen Ali shaah keena
@sharmakeabdikadir1393
@sharmakeabdikadir1393 4 года назад
Saan
@saciidomuusegeedi7818
@saciidomuusegeedi7818 4 года назад
28 iyo 26 leh jaceyl wali anaguna dhicin kaalay madhagaxan baaa
@raihanaibrahim5922
@raihanaibrahim5922 4 года назад
4:29 sideed isku hesheen kulaha oo awal miyay is raadinayeen😂
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 4 года назад
Kun habeen iyo habeen Miyad bedesheen ✔️
Далее
iPhone Flip станет ХИТОМ!
00:40
Просмотров 409 тыс.
UFC 308: Пресс-конференция
35:18
Просмотров 526 тыс.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
NEW QOOTO QOOTO 45 QOSOL
36:40
Просмотров 185 тыс.