Тёмный

Barnaamijka Dhaqan Xumo 02 07 2020 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@cabdixakiin3647
@cabdixakiin3647 4 года назад
Thanks Unirversal Tv
@abdirashid3322
@abdirashid3322 4 года назад
Ilaaheey kheeyr haa ku siiyo csgmadigoow
@safamarwa3597
@safamarwa3597 4 года назад
Huteel Ayaan decay anigoo safar ah subixii anigoo qolkaygii iska dhexjooga ayey gabar iisoogashay markaan ku iri maxaad rabtaa waxay iigu jawaabtay maxaad rabtaa MA afsoomaalibaa markaan kasaaray qolkaygii ayaa laiisheegay in ay nadiifiso tahay
@maryanali8927
@maryanali8927 4 года назад
🤣🤣🤣🤣
@abdallaabdulahi4017
@abdallaabdulahi4017 4 года назад
Barnaamijkaan waa mid aad ufiican waxaan jeclaan lahaa in dadka indhaha u ah bulshada hadey ahaan lahaayeen culimada aqoonyahanada fanaaniinta siyaasiyiinta iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada in laka soo qeyb geliyo loona kaco badbaadinta diinta dhaqanka iyo qiimihii soomalinimo
@ayanail6459
@ayanail6459 4 года назад
Mansha Allah cagmadhige bar namig kaan aad u nimo badan runta aad tabata canada ayaan joga waxa aad sheegtay oo dhan waa run allaha soo hanuuniyo Somali 🙏🙏🙏🙏🙏👑👑👑👑👑aad ayaan kuguxiran nahay borogaram kaga Sidaas I wacyi gali mar kas ta thanks to you for 🙏🙏🙏🙏
@salahmalin388
@salahmalin388 4 года назад
Mashaaalah alah haku xifdiyo cabdullahi adiga iyo injinerka
@shimaaliabdirahmaan6383
@shimaaliabdirahmaan6383 4 года назад
From baydhabo Cag madhige iyo universal Iyo dhaamaan dhalinta somaaliyeed Salaamayaaaa, Aaaadbaaan uxiiseeeyaaaa ruugcaada weyn eee CAG MADHIGE
@shimaaliabdirahmaan6383
@shimaaliabdirahmaan6383 4 года назад
Thanks pro
@ayanail6459
@ayanail6459 4 года назад
Xafidu laah cag madhige saas uwad Bararu jinta somalida🙏🙏🙏🙏👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖✅✅
@abdirashid3322
@abdirashid3322 4 года назад
Ilaaheey wanaaga aad sameeyso haa kaa abaalmariyo
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 4 года назад
Waa runta mashaallah mr cagma dhige
@TechSiyaad
@TechSiyaad 4 года назад
Waa barnaamij fiican, hana la badiyo, Soomaaliya waxay u baahan tahay in barnaamijyada noocaas oo kale ah laga sameeyo runtana laga sheego waxa khaldan oo dadka badankiis ay u arkaan wax aan micno lahayn.
@ismailibrahim8943
@ismailibrahim8943 4 года назад
Masha ALLAH jaza ka llahu qeyran waa arin fiican in Laga hadlo aad iyo aad ayaad ku mahad Santahay asc
@FaAGTe_FaAGTe
@FaAGTe_FaAGTe 4 года назад
Universal.Media.TV Runtii waxaad shektay waa wax markasta dhaca CAGTA__XAAJIGAA_KKKKK__Cagadaha runtii wan ku raac sanahay ninkaas hadalkiisa iney somaali is jecleen waliba kuwa isugu dhaw
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 года назад
Cagta Xaajooow Dadkaa Aadka Sheekaynaysaa Maaha Soomaali
@sacdiyajelle7920
@sacdiyajelle7920 4 года назад
Mansh allah wax ficaan tiisa daryelaa tukale kudaro somalia dalkodeye uturi wayen madalkaley ixtiramayaan
@TechSiyaad
@TechSiyaad 4 года назад
Dhinaca baraha bulshada waxaan jeclaan lahaa Universal inay ka shaqeeyaan sidii dadka loogu gudbin lahaa waxa waxani yihiin si ay ogaal ugu yeeshaan ayna isaga ilaaliyaan. insha Allah
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 4 года назад
Waa dhaqan zumo guri aan gurikaaga aheen inta jiifka aadi.
@saacidsamakaab9997
@saacidsamakaab9997 4 года назад
Thanks universal tv
@hayatia3441
@hayatia3441 4 года назад
Waan arkay dhaqankan aad u xun, waa wax la yaab leh - waxa aad tidhaahdo dadka qaar ma yaqaanaan dhaqan wanaagsan
@shimaaliabdirahmaan6383
@shimaaliabdirahmaan6383 4 года назад
INTA AY KUDHACDAY MID KAMIDA DHAMAAN WAX YAALAHAN LAGA HADLAYO. like da ku muuji???
@safamarwa3597
@safamarwa3597 4 года назад
Waxaad arkaysaa waxyaabo qof damiirleh aanu isuquurin diinbayuulahaan ayey sameenayaan kunafaanayaa
@sahramohamed9199
@sahramohamed9199 4 года назад
Waligay maan arag wax saas samaynaya walaahi
@tazniimy9061
@tazniimy9061 4 года назад
Anigu waxaan qabaa waxyaabaha dhulka lagutuurayo waxay katahay xaasidnimo ee ma uugaran waayin inuu qashinka kurido. Anigu alle wuxuuba kusahlay aroosba matago.
@safamarwa3597
@safamarwa3597 4 года назад
Dadkeena hada ceebta lafaafinayo dhaqaalo ayey kadoonayaan
@nawaalnalka5265
@nawaalnalka5265 4 года назад
Aniga waxan ku nolahay neyrobi kenya dad dhan ayaan u daganhay waxan aha safarad oo kale waxan u daganhy labada rer rerka i qaba iyo rerka aan ka dhashay 2badabo waxan so dhaweyn jiray kii katago galad wuxu ka shego waxa ii ga daraned inta horteyda lagu sameynayo hadey rerkeyga hadey noqoto ninka ayey ku mashqulan iyo malkisa rerka ninkane wexey ku mashqulan shidan u nolahay iyo carurteyda marka Marti aan edeb laheen ayaa badatay martida go aaan halaga qato afka no bara
@shimaaliabdirahmaan6383
@shimaaliabdirahmaan6383 4 года назад
Kkkkkkk walaaahay Waxaaa igu dhacaday tan ah Qof siijeeda ku qaldamida,,, Waayo suuqa ayaan kashaqeeyaa Deetana dhowrjeer ayaaa qof igu qaldamay dhowr qaaba markiidambena wll sory un weeyaaan
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 года назад
Sxb adigu uurxumo daraadeed uskagbaad tahoo indhahaan ku dooneeyn,, inta Aadmi ku taqaanna iyo UFFFUUUFNA qalbigaa ku yidhi,,
@qaassimahmed3871
@qaassimahmed3871 4 года назад
Cagma dhige barnaamij loo baahnaa Aad keenay waana run dadka aad la hadlaydo cagmadhuge waa asalkoodii ka imaa deen geel ari iyo lo raaci jiray oo magaalo imaaday
@zaynebhasan8134
@zaynebhasan8134 4 года назад
Wa dhib jirta in dadkeeno aanay aqoon waxay xaq u liyhiin iyo waxaanay xaq u lahyin , waxaano nahay dad fawdada jecel
@hibohajjixuseen4321
@hibohajjixuseen4321 4 года назад
cagmadhige nin waxbadan og wlh waxaasheegee oodhan waa waxsax eh afka ilaah kaama gooyo dhaman waxaa sheege waan arky wlh badi ,,😗😗🤬😩😵😞
@amhmed2430
@amhmed2430 4 года назад
Waxaa soo dhan waa wax jire cagmadhige weli taasi ma ku qabsatey maca famaliga
@aliq1353
@aliq1353 4 года назад
Barnasmijkan waa idhaafay.. laakin waxyaabaha aan ku arkay dhulkan waxan ka mid ah: dumarka somalida siiba qaylafa markay hadlayaan, dadka kale way na dhibsadaan. Mida kale raga waxaan ku arkay meelaha shaqada lagu cunteeyo ee loo yawaan cafeteria ama canteenka oo dad badan oo kala duwan ku cunteeyaan yaad waxaad arkaysa dad somali ah oo gacanta wax ku cunaya oo ayagoo cuntadu afka ugu jirto hadlaya
@ahmedibrahinsharif8808
@ahmedibrahinsharif8808 4 года назад
Asc aad baan ugu faraxsanhy in barmaamujkan oo kale lasoo gudbiyo. Waana wax jira saas uwada hawada maqlaan dadku
@ifrahmohamedsahal9409
@ifrahmohamedsahal9409 4 года назад
Shükraan cagmadhige runta kahadaahey
@gashaanabdi8548
@gashaanabdi8548 4 года назад
Number kow
@salahmalin388
@salahmalin388 4 года назад
Aniga ayaan arkay qiso yaab leh
@ayanail6459
@ayanail6459 4 года назад
Dadka la qab watay beamish ka aad ayay U mahad san yihiin
@abdullhijeekeyofficial2244
@abdullhijeekeyofficial2244 4 года назад
Asxbta fadlan Subscribe isiiya
@haybexareed4002
@haybexareed4002 4 года назад
Ty
@salahmalin388
@salahmalin388 4 года назад
Maxaa xal ah
@laylomaxamuud7909
@laylomaxamuud7909 4 года назад
Wsc
@jamalabdullahijama1037
@jamalabdullahijama1037 4 года назад
ok
@saacidsamakaab9997
@saacidsamakaab9997 4 года назад
🤣 walahi waxay kahadleen waa wax loobaahna waliba badankoogu waayahan dambe ayuu ubadanyahay
@hibacabdulahi5572
@hibacabdulahi5572 4 года назад
Kkkkkkkkk
@Happy204q
@Happy204q 4 года назад
Dad aad arooskaaga ku casuumee waa dad aad sharaftay kadib waxey ku leeyahay ninku fildaranaa Isuma qalmaan qaar adiga ay kugu mashquulaayaan makeupka sifiican loogu ma soo marsan labiskeedu waa xun yahay waa gaaban tahay ninka waa ka weyn tahay somalidu waa mucjiso
@nadiroahmed4564
@nadiroahmed4564 4 года назад
Masha Alaahi waxad ka hadloyaa waab a sida ay sameyay, dal joog iyo quraan jooga. Thanks Cagta xaaji
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 года назад
Reer koonfureedka ayaa yaqaan dadka iska taga aroosyada reer somaliland qof aan la casuumin ma tago xaflad aroos ama mid kaleba wax talo ahna kuma yeesho qof aan la casuumini xafladda!
@halimoomar7529
@halimoomar7529 4 года назад
Khadar Mohamed:Wllo meel walba wax dhaqan xun weey jooga ee.Maxaad xumanta Reer Koonfureedka ugu saarisay,ileeyn Dadka Waa wada Somaliye.Bisinka.
Далее
Тренд Котик по очереди
00:10
Просмотров 335 тыс.
Warka Universal Tv 06 10 2024
45:47
Просмотров 1 тыс.
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
Просмотров 881 тыс.
تدشين تطبيق عريضة
42:56
Просмотров 96