Тёмный
Universal TV
Universal TV
Universal TV
Подписаться
Universal Somali TV is a private global satellite TV station.It is the first and largest Somali TV satellite network of its type.►► Visit Now - www.universalsomalitv.net & Stay Tuned ! ON
---------------------------------
Warka Universal TV 09 07 2024
19:17
2 часа назад
Warka  Universal TV 08 07 2024
18:37
4 часа назад
Warka Universl TV 07 07 2024
37:56
7 часов назад
Warka Universal TV 06 07 2024
24:38
9 часов назад
Комментарии
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 15 минут назад
Comments kayga waan ku amaanayaa xildhibaan nadaan si sax wabaagsan ay u hadashay runtana ugu sheegtay xildhibaanada loo soo dirsaday in ay dowla deeba bur buriyaan. Waxaan aad ula yaabay sadax bilood ayey fasax jireen oo lacago ku filan looga dhigay mushaarka kooda waa 6,000 kun wiilka taagan askariga ah qaraxsa xuduudka la dagaalamayo cadowga ma hadlaayo waa uu u dagaala mayaa in ay nabad ku seexdaan umadda Soomaaliyeed. Marka waa sheeko ay ku soo wada heshiiyeen oo weli loo soo dhiibay in ay salja iyo diwkad nimada dumiyaan. Gudoomiyaha baarlamaanka dalka Soomaaliyeed Aadan Madoobe waa ay mari waayeen waxaa uu garab is taagay sida ay diwla deena kor ugu socon lahayd oo ay u soo noqon lahayd sidii aan ahaan jirney libaaxa Afrika. Marka uy ka diiday dulmifa ay wadaan ayey waa aan jala noqonaynaa xasaanada waa Sheekh Aadan Madoobe ayey ku heshiiyeen sodee ayuu noo maqli waayey oo uu mucaarad ugu noqon waayey ayey ku haystaan i ta aqliga leh bis ayaa fahmi karto. Waana cadahay in ay fok radaas babaanka kala inaadeen oo maalintii ugu horeysay ee la furay baarlamaanka ayey ugu han jabeen dowlasa in ay kala diraayaan madaxwayne Xasan Sheekh dib u eegis ayaan ku fiirineynaa sidii kagu soo doortay raysalwasaaraha xamsa waan ka qaadeynaa ayey ku han jabeen soo ma ahan af gambi ay wadeen koox ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka dalka Soomaaliya ay afgambi wadeen. Waxaan dowlada ka cod sanayaa in la hor keeno maxkamada hor teeda xildhibaanada ku han havay in ay kala dirayaan dowkada Soomaaliyeed oo dhan. Aad ayaan yga wada xumaanay hadaan bagay shicibka Soomaaliyeed oo dhan. Waa arin aan la dhayalsan jarin dadka ka danbeeyo af gambigaas waa in vanaanka la keenaa oo la soo wada qab qabtaa gaday dowkada diciif tagay lana haan qaadi jarto aduunka. Xildhibaan waxaad ilowday in ay dowladaan wax muyqdo oo ka taaban jaro ay qabatay adifaan xataa naanta bavad kuma seexan lahayn muqdisho haddii ay dowlada ay da daali lahayn. Golaha baarlamaanka waad ofeydeen in hoobiyaal ay idin ka soo dhici jireen diwladii hore ee Farmaajo. Xaadininasa jooji. Xildhibaan Macalimow waa uu is iliwsan yahay waa ninkii loogu soo xirey qaeax jaakada oo la isku qarxiyey oo afka furtay warkiisa waa uu duuban yagay asaga oo ooynaayo.
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Час назад
Madoobe hooyadaa siilkeeda
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 2 часа назад
Been baad shegeysa waxad ushaqeysan xalooshina iyo dantiina .wax baarlaman daacad ah matihiin. 😮
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 2 часа назад
War waxad wax uqabatan maba jiraan dantina le ujogtan sabanar ba idin socda . Wadanka xagu mara maad ka hadashaan xabasha wadanka kuso duushay maad ka hadashan lacag le fiirsaneysin war wax barlaman tihin malahan meelaha ka naanaceya 😮😊
@abdirahmanhassanabdulle8513
@abdirahmanhassanabdulle8513 3 часа назад
Haddii aad adiga uun aadka shaqeyneyso dano gaar ah soo xaadiris macno maleh.
@fatimaabdi9726
@fatimaabdi9726 3 часа назад
Sheeko sheeko CBB
@abdimahamed-jx9uz
@abdimahamed-jx9uz 4 часа назад
waxaan maqli jirey afku xoogle, kkkkkk
@Turtle333face
@Turtle333face 4 часа назад
Tuuug
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 4 часа назад
Horta yaa ictiraafsan Dowladda beenbeentan Hargeysa kkkkkk waa tuug jabhadda snm kkkk
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 5 часов назад
Qash ilaahow subag dooro ha i siin dhag ku shubida macquul wye
@sharmarkesharmarke5339
@sharmarkesharmarke5339 5 часов назад
La xowla wala quwata illaa billah
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 5 часов назад
Warya awey shacabki damadamiska ad balanta beenta u qadey yahuu somalaban dontid
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 5 часов назад
Tuug
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 5 часов назад
Kkkkkk jareer barlamaka tagan wa adunyo gadon
@alitani5045
@alitani5045 5 часов назад
Majeerteenia waa meel damac iyo qabiil ku dhisan waligeednna ku.noolayd boob iyo maxaa u dan ah majeerteen.
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 5 часов назад
Awalba xildhibaano meesha inooma joogine waxa noojoogay qanlin shubatooyin naloosoodiray
@D-izzy00
@D-izzy00 5 часов назад
2 minutes 3bo wax bay kusoo celcelinaysaa. Mowlac maaha. Rusheeye maaha Danta iyo dadkaa ushaqaynaa. Aaway danta somaliyeed aad ka shaqaysaan, calooshiis ushaqaystayaal baatihiih. Dalkii waakaa lakala boobaaya maxaa katiraahdaan? Ibarlamanka waa mowlac, waa meeshaad ugu dhaarat3en umada somaliyeed inaad Danteeda ka shaqaysaan, wax aad qabataana majirto lacag bilaash baad meesha ku qaadataan. Umad iimaankii katagay aan Alle iyo rasuul Aqoon baatihiin, munaafaqiina, somalina lugooyey dalkiina xaraashay. Dad la iibsaday baatihiin qaladaadka aad arkaysaan waxba kama tiraahdaan, afwax cunay cishoo. Umada ka hor fariista adinka iyo Dhashiinaba insha Allah, xildanbr in aan somali idiin dhiiban ayaa balan ah, tuke cambaarl3h noqotaan.
@SalmanAbdirahman-km7fc
@SalmanAbdirahman-km7fc 6 часов назад
War ma,aragtaan???
@SalmanAbdirahman-km7fc
@SalmanAbdirahman-km7fc 6 часов назад
Korsiga godoomiyaha waa damaad ee halacusbooneysiiya
@NoorAbdi-lg1yn
@NoorAbdi-lg1yn 6 часов назад
Af somaliga soobaro mudane kadib lahadal
@alitani5045
@alitani5045 6 часов назад
Awdal ha abuurina been iyo cadawtinimo idin haysin waayo qofku markuu xumaan ku kaco isga ayuuban caydhooba
@alitani5045
@alitani5045 6 часов назад
Ina kahsin in my book is mujahad a hero who ready to sacrifice his life for his people n efficient honmeland minster a national leader,a descent human being who inshallah one day will a president of recongnized somaliland
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir 6 часов назад
Shartiina Allah umadda haka xijaabo
@jigjiga9304
@jigjiga9304 6 часов назад
GOOD JOB TALIYE . HAWIYE 30+ YEARS XAARAN KUDAGNAAYEEN XAMAR TIME TO SHIP THEM BACK MEELIHII CEYDIID KASOORAREY
@leilamohamed6217
@leilamohamed6217 6 часов назад
Parliamentary woman my advice its an operated from there there are everywhere unseen evils so Quran has to been on all the time
@leilamohamed6217
@leilamohamed6217 7 часов назад
Dagaal adagbaa nadhexmaray aniga aniga qolooyinkaas
@user-lg4vt5fo5e
@user-lg4vt5fo5e 7 часов назад
Jareertan Lacag Malasiiyay
@leilamohamed6217
@leilamohamed6217 7 часов назад
Kkkkk Dadfecanbaa kataliya meesha oo amarka qaaadaaa
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 7 часов назад
Ummadd ma meeshaan tuugo
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 7 часов назад
Uuuuuf
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 7 часов назад
😂😂😂😂
@user-lg9kc2it5w
@user-lg9kc2it5w 7 часов назад
🚫 Important Notice 🚫 Adan Madadobe is not suitable for this job. It is crucial that we appoint another individual who can strictly adhere to the bylaws of the parliament. Otherwise, the parliament will be in chaos. #IntegrityMatters #ParliamentBylaws #NewAppointment
@abdullagull2943
@abdullagull2943 7 часов назад
Shan KUN oo dollar ayey bil waliba qaadataa, Askariga DUURKA jiifana wxa mushaar u ah laba boqol. Waxey aheyd in kuwan mushaarkooda $200 laga dhigo Askariga cadowga hor taagan la siiyo $5000. Duf kubax xildhibaanow
@user-lg9kc2it5w
@user-lg9kc2it5w 7 часов назад
Adan Madadoobe kuma haboona shaqadan. Waa in loo helaa qof kale oo xeer hoosaadka baarlamaanka nin fulin karo ayaa la rabaa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 часов назад
dadka shacbka oo maalin kasta diyaaradaha lagu duqeynayo maxa looga hadli waayay war maxa wadanka kasocda ma in soomaali latirtiro soomaaliyay sidan axaytahay
@abdullahi6874
@abdullahi6874 7 часов назад
Qof waalan maba dhaho waan waalanahay marka waad waalantihiin dadka ayaa sidaas idiin sheegaya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 часов назад
kkkkkkkkkkkkkkk dowladi ciyaar bay kabixi weyday oo wadanku meel ukudambeeyay war xata uma hayso oo shacabki diyaarada lagu duqeynaya wax kadlay male
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 часов назад
sheekh rusheeye jin bu adeegsada ee dadka yaan shirki lagu ridin soomaali iyadaba dembigu kabataye ee towxidka yaan laga fasahadin dembiga ilaahay wuu dhaafa laakin shirki madhaafo
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v 8 часов назад
Marka hore mishaarka 6 bikood ha laga joojiyo kadibna marka xigta waa in laga cerrsha Barlamaanka?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 8 часов назад
Waxan wa in lacagta wa in laga jara
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 8 часов назад
Waxan wa in lacagta laga jaro ciyaal suq shacabka wa iney guryohooda logu tago
@ahmed_mahamud47
@ahmed_mahamud47 8 часов назад
Jileeca siilroon bu u yahy😅
@SaadmoustaphaosmanDhago
@SaadmoustaphaosmanDhago 8 часов назад
yaa idiin so doortay
@user-rp6zo7zi2h
@user-rp6zo7zi2h 8 часов назад
😂😂😂😂😂 mooshin degdeg ah halga keeno odeygan xun
@hakimaheyle9675
@hakimaheyle9675 8 часов назад
ugu yeer fadhi looga hadlayo lacag kordhin loogu sameynayo😅😅 markaas waa isasoo tubayaaaan🤣
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 8 часов назад
Kkkkkkkk, lomma kala haren, oo ilaa cirfka koonfureed/waqooyi ayaa laysaga som bixi lahaa,lkn, odayga way ku xummeeyeen maanta, fantashiruu sariirta cid kasoo kacdaaa la waayey.. XASAN Xaalufeystana hadda ayuu U bilaabmay fasixiisa... Ninba waa tookadiis... kkkkkkk
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 8 часов назад
TAN OROD MEELAHAAS KU OOY DHEH TAN CEEECDA AH
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 8 часов назад
Katag mesha
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 8 часов назад
Kkkkkkkkkk
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 8 часов назад
U shaqeynaynaa BULSHADA, MISE AAN KA SHAQAYNO?? 😅😅😅😅😅
@Abdallahmohamed59127
@Abdallahmohamed59127 8 часов назад
Bulsho uma shaqeyaan dantoda kali firiyaan malinta dantoda ee wayaan ayay shacabka ku qarabtaan😂
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 9 часов назад
Dalku dagaal argagixiso iyo dagaal cadaw dibadda ka soo hujuumay, Ayaa lagujraa, waa xaqiiq in lala xisaabtamayo xildhibaanada qaranka soomaaliya in uu horay u socdo diidan ee guryahood iska jiifa, taa ha la ogaado