Тёмный

Barnaamijka Heello | Heesta Ani kijele mi Jelida | Xasan Nageyle | Astaan HD 2020 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 93 тыс.
50% 1

Ani kijele mi jelida iyo Xasan Nageyle
Erayadii iyo Laxankii Mustaf Shiikh Aadan
Waxa hore u qaaday Mustaf Shiikh Aadan
Astaan HD 2020

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 159   
@ibngadish7680
@ibngadish7680 3 года назад
الجمال كل الجمال جميل الفن الصومالي. احترامي وتقديري وحبي لاخواتي الصوماليين. اخوكم من الساهو دولة ارتريا
@binsiraaj5757
@binsiraaj5757 3 года назад
شكرا لك اخي تحياتي ل الساهو ولكل بني كوش. من اخوك الصومالي
@abshirhassan2515
@abshirhassan2515 3 года назад
شكرا لك أخي ونقدر جهودك للتقارب بين الشعبين.
@ibngadish7680
@ibngadish7680 3 года назад
@@abshirhassan2515 الاخ ابشر حسن اشكرك علي تفاعلك الإيجابي. يا سبحان الله كان عندي زميل الدراسة إسمه ابشر حسن. وكان أخ فاضل. وحفظ الله الشعب الصومالي. وتحياتي
@abshirhassan2515
@abshirhassan2515 3 года назад
@@ibngadish7680 انا دائما اشاهد اغاني من ارتريا ولكن لا افهم التجرينية
@ibngadish7680
@ibngadish7680 3 года назад
@@abshirhassan2515 الله يخليك اخي ابشر وعاش الشعبين الصومالي والارتري.
@qubqac9913
@qubqac9913 3 года назад
waa hees bariisamaadkii uu qaaday AXMED NAAJI, fadlan hadii aadan fahmayn ixtiraam umadda ku hadasha lahjadaan, koleey anigu waxaan ahay reer Muqdisho waana fahmayaa inta badan
@IbraahimDabyaqaan
@IbraahimDabyaqaan 7 месяцев назад
Waxaa asal iskaleh alfanaan mustafe sheikh.
@Fathiaidiris
@Fathiaidiris 3 года назад
بلدي الصومال، بلد الجمال والفن والحضارة. أحبك بجميع لهجاتك وفنك. ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@homar4669
@homar4669 11 месяцев назад
Absolutel❤
@homar4669
@homar4669 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahijama3268
@abdullahijama3268 3 года назад
waan jeclahay afkeena , waxaan ku sii jeclahay marka inta la suugaameeyo midho iyo maanso loo yeelo, waan jeclahay qof kasta oo xil iska saara ilaalintiisa iyo kobcintiisa. hodantinimadiisa awgeed waan hubaa hadii maalin uun la tartansiin lahaa afafka dunidan yaala inuu midka ugu horeeya noqon lahaa , waa af qani ah oo hadii la damco in suugaan lagu curiyo aysan u fududayn qof aan hibada hal-abuurnimada lahayn taas baana murtida soomaalida ka dhigtay mid culays iyo miisaanba dheer kuwa kale. Geesta koonfureed iyo ilaa geesta waqooyi murtidooda isku si baan u ixtiraamaa una jeclahay anigoon u eegin lahjada iyo deegaanka murtidaasi ku dhalatay. Lahjada Maayga uma aqaan luuqad ama af gaar ah oo sida marrarka qaar aan maqlo iyadoo la leeyahay luuqada maayga ama afka mayga uma aqoonsani mid qalaad , waxaan u arkaa oo ay tahay qayb ka mid ah afkayga hooyo , dabcan damiinimadayda baa keentay inaan si quman u baran waayey balse la iga maqli maayo anigoo ka soocaya afkayga. Heestan cajabta badan waxay ka mid tahay heesihii aan ku indho-dilaacsaday ee i jeclaysiiyey fankeena quruxda badan, been baan sheegay hadaan idhaahdo al-fanaan Mustafe SHeekh baan ka maqlay balse kolay aniga waxaa heestan quluubtayda ku shubay Al-fanaan Axmed Naaji Sacad oo hilaadii bilawgii 80maadkii si cajiib ah u qaaday, waanse ogaa in asalka heestan uu lahaa Mustafe. waa hees la yaab leh oo midho iyo muusik ahaanba u macaan , waxay safka hore kaga jirtaa heesaha aan weligood dhicin, wiilkan hada qaadaya wax aqoon ah uma lihi waxaanse u qirayaa inuu si wacan boodhka uga jafay astaan iyo asaar fankeena ka mid ah oo dayicii iyo diiftii dalkeena gaadhay awgeed meel ku silicsanayd. iskama imaan ee Astaan TV oo aan odhan karo waa tiirka ugu weyn ee soo noolaynta fankeena iyo hidaheena ayaa amaantaas leh , dhamaan hawl-wadeenada shaqadan hayana waxay xaq iigu leeyihiin dhiiri-gelin aan shuruud lahayn ,keligayna maahee kuligeen bay inaga istaahilaan , mahadi ha idin gaadho , quluubtayada wanaag baad gashateen ee halkaa ka sii wada. Xasan Nageyle u sheega oo iga gaadhsiiya in hibo faneed oo aad u qurux badani ku jirto. nabadeey
@jihadahmed6676
@jihadahmed6676 Год назад
CAJIIB SI XUSHMAD BAAD QORAALKAAGA UDHIGTAY WAXAAD TAHAY MID KAMID AH AQOONYAHANADA SOMAALIYEED EE FANKA DHANKIISA UJANJEERA
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
فن راقي وصوت اروع من رائع ...... حفظك الله الفنان حسن نغيلي
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 3 года назад
Une des facettes de la richesse (et de la beauté) de la chanson somalie. FANTASTIQUE tout simplement.
@ahmedabdulaahifaarah1033
@ahmedabdulaahifaarah1033 3 года назад
Wxa weeye wn kujeclahee ma ijeceshahy wn aqaan af may mayga anigo ah mxaaa tiri liketa igu caawiya
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 3 года назад
That’s my favorite song I love it 🥰
@jelani4011
@jelani4011 3 года назад
Ajal ma ee walahii jiree Jini wanaasaa Jid iifadheedee Ijirinaa Jaalley ma kooytoo Janale ninjeedaw Jilib maseedow Shalanbod Jid ma iimarayo Jiijo jawaabaa lakoo fade Jidkii Jiidinaay lenn ku jiide Ani kujele Adi may jelidaa? hoy Hadii injela Jahwareerkun may iinridee * * * * * * * * * Joogdheeraantaa Jilba toosanaanta Aashaqaa waa i Jirguree Ijirbudooytee Janaaletaay Janna Aduun isla jaalisaane Ay kili jiree Jiriba jireee Anna ma jeesadaaw Jidkii Jiidinaay lenn ku jiide Ani kujele Adi may jelidaa? hoy Hadii injela Jahwareerkun may iinridee * * * * * * * * * Luuqada Soomaaliyeed waa qani waana mid si fiican lo fahmayo Lahjadaheeda marka laqoro sida Hestaan oo kale 75% Reer Koraadku sifican bay u fahmi doonaan! Iinsha Allaah
@ismailmomamad5498
@ismailmomamad5498 3 года назад
Alà yacizak
@abdibasirmohamed9650
@abdibasirmohamed9650 3 года назад
Joog dheeridaada, jilbo toosnidaada, caashaqaa wuu i jir gurey, i jir baab'isee janaad ila tahay, janna adduun baan isla fadhinaa. Anigu waan ku jeclahay, ima jeclid adigu, haddaad i jeceshahay, jahwareerka maxaad iigu ridi. Waa Soomaali asal ah, iska daaya cariiqsiga iyo meel ka dhaca.
@abdihassan6201
@abdihassan6201 3 года назад
Erayo afcarbi ah buu ku qurxiyey
@khalidmohamed84
@khalidmohamed84 3 года назад
@@abdibasirmohamed9650 maay markii ladhaho lee maxaa tiri ladhaa..koley dadka wax cariisanooyo waa kuwa carabta sheegtan ee ma ahan dadkan dhulkooda dadka kusoo dhaweeyey.
@liibanmalaay935
@liibanmalaay935 3 года назад
Thanks sxb waa erayo qiira leh runtii Jana aduun isla jaalisaane!!
@bishaarcaabicabdi8356
@bishaarcaabicabdi8356 3 года назад
Waa marki ugu horeesay aan ugu coment horeeyo war bal inta iga si dambeesa Liketa ha igala tagina
@hursheabdi1706
@hursheabdi1706 3 года назад
Hees soomaali ah qofkii xaqiraa waa wacal maaha soomaali
@bakarushervevo663
@bakarushervevo663 3 года назад
Xaqiiq weye zhp ishaad ka riday cml 👌👏🙏
@alihussein7335
@alihussein7335 3 года назад
Astaan waa idiin sharaf in heesa soomaalia dhankas in halkaa ka muuqdaan masha Alllah Astaan Hore u socda
@am3719
@am3719 2 года назад
Afkaada caano dhey ah lagu qabay !! - ani kijeelaa , ma ijeelidaa, hooy ......, jahwareerku ma iridee. This song literally takes me back to my childhood in Mogadishu.
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 3 месяца назад
Runtii Hasan Nagayle si fiican buu u qaaday. Liban ki Je’li si khald ah buu u qaadayey.
@mohamedroohan7630
@mohamedroohan7630 3 года назад
Hal sano ayan radinnayay hestan mana ihi maay somalinimada allaha nagu dilo
@abdishakuurabdullahi813
@abdishakuurabdullahi813 3 года назад
wooow amazing song hesaha dip uso nolentooda waa wx lo bahan yahay walipa in la isku wado mayga io maxaa maxaa tirida waana ku gobadinayaH Astaaan Music
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 года назад
Xusuutii Ustaad Axmed Naaji Sacad.
@Fartuunkalaay24
@Fartuunkalaay24 3 года назад
Ustaad Xasan Iyo Khabiiro Kale Oo Faneeed Baan Halkaan Ka Arkaa......♥️🙏
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 3 года назад
Waxaan ka fahmay "shalanbood jid ma iimarayee kasee jawabe iyo magaca makko, lakiin heesta waxa lamoodaa Ethiopian ayaa laxanka lamoodaa iyo luuqadda, reer Baydhaba janaaay waaan idin salaamayaa from hargeisa. ❤❤❤🙏
@cabdiqaadir7824
@cabdiqaadir7824 3 года назад
Waan kaa qaadney pro
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 3 года назад
@@cabdiqaadir7824 wll gobolada af maayga lagaga hadlo Somalia isoo sheeg hadaad garanayso mahadsanid anigu baydhabo kaliya aqaanaaye.
@JiggaNash
@JiggaNash 3 года назад
Wa xasuustii AHMED NAAJI SACAD ♥️
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 года назад
XASAN NAGEYLE LOVELY SONG
@shukriali4796
@shukriali4796 11 месяцев назад
Waa afkeena soomaaliga ah Maay 👍🏾
@libananjalo6186
@libananjalo6186 3 года назад
Thank you heestaan musiga waa ideeqay seeytahay codkana waa ok barnaamishkaan horay u wada mahad sanidiiin
@mralifuad3206
@mralifuad3206 2 года назад
Wow wow Astan Tv fankii waa soonoleyseene salaan iyo hambalyoba ayaan hawada idiin soo marinaya guuleysta
@inamohmed7524
@inamohmed7524 Год назад
I love this song although I don't understand the language
@bakarushervevo663
@bakarushervevo663 3 года назад
Waah waah axzan hees ani jeela miya jeclidaa hees dareenkeeda wadata wlhi wuu ka baxsaday 🥰😍🥰
@yasinahmedosman82
@yasinahmedosman82 Год назад
Al-Fanaan Xasan Nageyle ahaa
@fouwsiabdi3282
@fouwsiabdi3282 6 месяцев назад
Astaam❤ please Ali buule nabarkisa no soo qor fadlAan
@shabaanahmed2012
@shabaanahmed2012 3 года назад
Anigu waan ku jecele Ma i jeceshahay Hadaad i jeceshahay Jaah wareer Kuma jireen Waa sidaan ufahmay inaan khaldayna suure.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Waaw waaw mashallah runahanti hees aad umacan❤❤❤❤Love
@abdirashidhaji1628
@abdirashidhaji1628 3 года назад
Great singer and actor
@homar4669
@homar4669 11 месяцев назад
Beautiful song
@awesamin1930
@awesamin1930 3 года назад
Awesome indeed !!
@husseinbashir9588
@husseinbashir9588 3 года назад
thanks with much love
@LakshaDeirwa
@LakshaDeirwa 3 года назад
Astaan heeesta lyrics keda ina kuso dartaan bey ahayd si an u fahano waxa u leyahay fanaanka
@alihussein7335
@alihussein7335 3 года назад
Afmaayga waa mid lafamin karo
@shukriali4796
@shukriali4796 11 месяцев назад
Allaha u naxariisto Axmed Naaji Sacada
@mohamedadan4914
@mohamedadan4914 3 года назад
Astaan Thank you.
@drfarhan7458
@drfarhan7458 Месяц назад
Mnsha lah meshedi ayu dhigey hesata
@najmanuura5473
@najmanuura5473 2 года назад
Maalin xasuus leh 2021 February/3 Maalin igu qaali ah 🥰 wax wada dhagaysanayey ani iyo odaygayga🥰 Hada oo aan dhagaysanayo 2022 January/16 ani iyo odayga🥰
@ibrahinkahin8849
@ibrahinkahin8849 Год назад
Waan jeclahay afkayga hooyo wayo waxa uu ka mid yhy affaka hodanka ah ee suugaantiisana an laga xiisa goyn anigu shaqsiyan ma aqaan lahjada maayga laakiin waxa I soo jiitay hanaanka wanaagsan ee loo heenseeyey kolay suugaanta somalidu waxay leeday meesan aad u qurxiya oo hal-abuurka maansooyinka iyo heesa oo laga dheehan karo abwaanka curiyey. Si fiican buu u qaaday fanaanku
@abdiibrahim8612
@abdiibrahim8612 3 года назад
Thanks to Astaan
@IbraahimCostocosto
@IbraahimCostocosto 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@AhmedMohamed-ho5cb
@AhmedMohamed-ho5cb 3 года назад
Af oromo wan tageera love from Burco
@abdihassan6783
@abdihassan6783 3 года назад
Lovely song
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 года назад
#ASTAAN MR: XASAN NOGA DIYARIYA HEESTI UU HOREY U SAMEYAY XASAN EE AHED { AWEY IN SHEKHE ASAL ISHO WALISHA IYAN ISALE SUNDONE AWEYA WA IDIDE DUCADA MA DIDAW DOQEY ILALI HA IDULMIN BABA } OK
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Год назад
Nice song
@abdikaadirmohamedissa6382
@abdikaadirmohamedissa6382 3 года назад
Xasan nageeyle wuxuu ahaa ciyaartooy u ciyaara degmada marka mudooyinkii u danbeeyey wuxuu ku biiray fanka Aniga waxaa isla aheyn ciyaartooy ka wada tirsan kooxda horseed ee gobalka shabeelaha hoose
@shernm5551
@shernm5551 3 года назад
Axmdulilaahi Hadaan fahmaayo Soomaali oodhan May iyo maxaatiri
@waxogaw4194
@waxogaw4194 3 года назад
Qofka Reer Diinsoor ah uunbaa Fahmi kara.... Laakin erayada heesta meelo ayuu qaldayaa fanaankan. Jalanbood jid ma ii marayaa.... jawaabtaada waaaba rabee Yaa salaam... Ani kajeli miya jelida Hadii ka jeli jahw......
@Mamar6310
@Mamar6310 3 года назад
Waaaaaaw mwanza ka dhacay rijaali weeye rag baa is helay waxaasaa Asal ah hee
@shabaanahmed2012
@shabaanahmed2012 3 года назад
Runtii heesta inaan wada fahmaayo way qurux badnayd se intaan kafahmay la ashqaraaray ani kijile ma ijelida?
@ahmedhusni919
@ahmedhusni919 3 года назад
best of the best
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 3 года назад
Best 💯💯💯💯💯
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 2 года назад
Wadnaha dhanka bidix bu ku yala ee ♥ farta ku qabo
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 года назад
Waaaaw
@abdiqadiromarabdullahi5980
@abdiqadiromarabdullahi5980 Год назад
gobonimo astaan tv
@marianneeden5082
@marianneeden5082 3 года назад
Wooow Alloow KY jeela
@AhmedMohamed-zo6oe
@AhmedMohamed-zo6oe 3 года назад
Erayada wax baan ka fahmay lakiin waa hees aad u macaan laxan wareera saaran, kolay waa qiiro
@itsalwayscloseenought1217
@itsalwayscloseenought1217 3 года назад
Heestan waan ku haysta waaa marki 6 aan dhagaysanayo laakin ila imika waxba kama Fahmiin........
@abuukaryaxye3385
@abuukaryaxye3385 3 года назад
wAaaw awowgeyga kib gowin an ku leyhy masha alh
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 3 года назад
Heesta waxaa Mustafe sheekh
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 2 года назад
Heestan asalkeeda waxaa qaaday Mustafe Sh. Aaden. Waxaa ka daba qaaday Axmed Naaji Sacad oo idaacadda u qabtay. Mustafe waa fannaanka leh heesta Diinleeya Adale (Googgaa Cadale(. Marka sidaas ula socda.
@Abduljeylani
@Abduljeylani 3 года назад
Xasan Nageeye ma cod xuma aad buu na u dadaaley waxaase fiicnaan lahayd inuu miraha ama ereyada qaarkeed uu iska saxo, dembiga keligii inaanu lahayn baan qirayaa oo waxay ahayd in Tv-ga heesta ka qabanaya uu qaladka heesta qabto oo aanu ka ogolaan fanaanka heesta la yimid lagana turxaan bixiyo (Heestu waa hees hore u baxdey oo fanaanka iminka qaadaya aanu hore u lahayn waana xusuustii Fanaan Mustafa Xaaji Aadan).
@omaribrahim5264
@omaribrahim5264 3 года назад
Heesihii hore hadii lasoo nooleeyo adoo kale ayaa joogo oo dhinac kale wax ka fiirinaayo. Hadad ogaan laheyd inta dadaal ah ee lagaliyo in heesta lasoo duubo hadana lasoo daayo maad dhahdeen halaga turxaan bixiyo maanta. Walah to me inta aad sheegtay xitaa 1% of all te efforts la galiyey heestan uma dhigmato. Aan noqono kuwa markasto ka eega waxa dhinaca positiveka ah not the negative side of it. Mahadsanidiin.
@Abduljeylani
@Abduljeylani 3 года назад
@@omaribrahim5264 Sxb inaad fahamtaad ahayd dhibicda aan ka hadley. Juhdiga iyo waqtiga la geliyey garaacidda miyusikada ,duubista Codka iyo qabashada muuqaalka inaan dhaliiley yey kula noqonin, si kastood u qurxisid muuqaal iyo cod balse fariinta aad soo gudbisey hadey wax ka qaldan yihiin laga yaabaa in dadaalkaagu noqdo mid aan sidaa micno weyn u sameyn. Fadlan waxaan ka iri heesta dib ugu noqo.
@iladaawo3647
@iladaawo3647 3 года назад
Wa fanan cod furnaan iyo shucuur isku darsaday
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 года назад
Aad iyo Aad
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 3 года назад
Waxa kamaqan hadda aan bilownee filmka igee soo shukayso
@aliganeey8347
@aliganeey8347 3 года назад
Waw waa wahii hore
@cige3636
@cige3636 2 года назад
Ma oromo. Miyaa
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 года назад
LIBAN KIJELE markuu qaadayo maxaan ku raaxaystay heestaan 2016 2017 Jiijoy jawaabaa lakoo fadee 😂✌️
@khadiiraabdi5732
@khadiiraabdi5732 2 года назад
Waxkale
@ibraahinahmedismail61
@ibraahinahmedismail61 2 года назад
heestan waxay kamid tahay kuwa aan mar dhaw bartay,waxan ka helay music iyo laxanka iyo waliba muuqaalka iyo halka lagu duubay,kaagasiidaran jilista fanaanka. baydhabo waa mid kamid ah magaalooyinka aan yarantaydii ku soo noolaa.
@youssefmohamed1452
@youssefmohamed1452 3 года назад
Fadlan Lyrics soo qora.
@yasinqoryooley5308
@yasinqoryooley5308 3 года назад
Ok
@solostgen3862
@solostgen3862 3 года назад
🤩🤩🤩🤩👍
@mohamedmohamoud4742
@mohamedmohamoud4742 3 года назад
Sxp xasan nageeye nin culus war ninyahaw xagee ku danbeysay 🇾🇪 iigu kaa danbeysaye xldada kaso hadal
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 2 года назад
👍🇸🇴❤️
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 2 года назад
Wow isku deyey lkn heestu marki Axmad naaji qaadayo ayey mcntahay
@radosomtravelagency4296
@radosomtravelagency4296 3 года назад
af mayga ma lah jad mise luqad
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 года назад
Af soocaan waxaa la yiraa ( Af Eelaay) ama Maay maay. , beena ma aha.
@alialjumhi7705
@alialjumhi7705 2 года назад
مها هي
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 Год назад
Heesta Ya #afsomali noogu badala ila mudo 7 Sana #dhageysanayay mana Fahmo🤣🤔
@abdihassan6201
@abdihassan6201 3 года назад
Hhhh soodaani baan u haystay shaw waa may dhati😂😂
@abdidheere1723
@abdidheere1723 3 года назад
Maan fahmin ,waa afkee?
@liibanmalaay935
@liibanmalaay935 3 года назад
Waa af aad jaahil katahay
@dalxiis1234
@dalxiis1234 2 года назад
hh
@mustapharooraaye3522
@mustapharooraaye3522 3 года назад
Heestu waa lahjadee
@LakshaDeirwa
@LakshaDeirwa 3 года назад
Af maay waaye hadan qaldanayn
@iinroni2111
@iinroni2111 3 года назад
Haa zxp af maay waaye
@iinroni2111
@iinroni2111 3 года назад
Ani waan ku jecelyahay adi MI ijeceshahay waaye micnaha
@abdiibrahim8612
@abdiibrahim8612 3 года назад
Wa af Somali kasii ah af baarawe
@iinroni2111
@iinroni2111 3 года назад
@@abdiibrahim8612 af maay waaye zxp
@aden309
@aden309 3 года назад
Ma af xabashi bu ku heesayaa
@musekhadir4233
@musekhadir4233 3 года назад
Nijas
@AhmedMohamed-zo6oe
@AhmedMohamed-zo6oe 3 года назад
Jaahil
@anisomaxamed9348
@anisomaxamed9348 3 года назад
Heestan wn ka helay lkn erayada waxba kama fahmin warbal wax iga sheega wixi fahmayo
@dacardige8419
@dacardige8419 3 года назад
Hadaan ku jecleen jahwareerka maxaa igu riday
@anisomaxamed9348
@anisomaxamed9348 3 года назад
@@dacardige8419 mahad sanid wllo inay hees jcyl ah inay thy wn dareemy lkn erayada fahmi waayay
@LakshaDeirwa
@LakshaDeirwa 3 года назад
ani wan ku jeclaahy ee adi ma i jeclid miyaaa
@dacardige8419
@dacardige8419 3 года назад
@@anisomaxamed9348 adigaa mudan wll anigaba intaa kaliya ka fahmay
@abdiibrahim8612
@abdiibrahim8612 3 года назад
Waaxaa jeceyi xasuustii #Naji
@u.j7332
@u.j7332 3 года назад
Waar muxuu leeyahay hahaha Iga walee xabad kamaan fahmin
@LakshaDeirwa
@LakshaDeirwa 3 года назад
ani wan ku jeclaahy ee adi ma i jeclid miyaaa ayuu leyahay 😁
@aden309
@aden309 3 года назад
Kkkkk ahlu jana wa afxabashi ban u malayn heestu
@musekhadir4233
@musekhadir4233 3 года назад
Anigo reer jabuuti aah iya wax ka fahmayee, reer waqoyiyow cadi iska dhiga nooh hhhhhhhhhj
@aden309
@aden309 3 года назад
@@musekhadir4233 .....kkkkk
@khadarmunir
@khadarmunir 3 года назад
@@LakshaDeirwa aniga waa ku jeeshay miyaad i jeelanin . Waa af soomaali laakiin dadka hadda jooga afkii aqoon uma lehan
@abdimohammed5340
@abdimohammed5340 2 года назад
Dowlada afkan ha joojiso maxaa yeelay waa wadan hal luqad iyo hal diin ayey gaalo noo quurin. Teedakale wza afsoomaaligii oo lajejebiyey Halabaro afka soomaaliyeed hadiikalena asalkooda meeshii aykayimaadeen ayaagaa yaqaan
@abdijama5387
@abdijama5387 3 года назад
Heesaha suudaantu ma xuma
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 3 года назад
Kkkkk naga daa cayaarta hadaa rabto waa lagu baraa
@hamsenaajimedia3958
@hamsenaajimedia3958 3 года назад
Waar ninku ma af Xabashi ayuu ku heesayaa
@marianneeden5082
@marianneeden5082 3 года назад
😂🤣😂🤣🤣🤣🤣 Jaahilnimada dembi ma aha
@sindikoali3462
@sindikoali3462 3 года назад
Af xanashi waaye ku raaxeyso Hamse ileen waxaad ahayd guri joog
@jelani4011
@jelani4011 3 года назад
Maya Wll wuxuu ku heesayaa Afkii Hooyadaa!!.
@abdihassan6201
@abdihassan6201 3 года назад
Geel indha kuul maxaas ka kasaa
@cige3636
@cige3636 3 года назад
OROMO
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 года назад
Aformo la mooda waxan
@muhudinibrahimadan3321
@muhudinibrahimadan3321 3 года назад
Falaawu
@liibanmalaay935
@liibanmalaay935 3 года назад
Adaa malaha oromo ah oo af soomaaliga in yar ka bawsadey
@QasemCadow
@QasemCadow 2 месяца назад
Далее
Barnaamijka Qaaci Show | Samiira Fayax | Astaan | 2022
19:11
ANI KI JELI MI JELIDA
9:22
Просмотров 5 тыс.
WAQTI DHEEXAAN
10:44
Просмотров 52 тыс.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
Просмотров 3,5 млн