Тёмный

LIBAN KIJELE 2016 KIJELE OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN) 

Liibaan Jama
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 1,2 млн
50% 1

ERAYADII: ABWAAN AHMED NAAJI SACAD
LAXANKII: AHMED NAAJI SACAD
CODKII: LIBAN KIJELE
MUSIC BY: ABDI BIYAANO
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...
Copy Right Liibaan Jama

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@miskiqurux3258
@miskiqurux3258 8 лет назад
heestan wan ku qirooday wana ka helay markastana wan dhagestaa kin... 😢😢😢😭😭 ma fahmayo
@nasrudiinhonest2600
@nasrudiinhonest2600 5 лет назад
Heestan caad MA ahan anba sido kale
@osmaanaliabdirahman2954
@osmaanaliabdirahman2954 4 года назад
Waa jaceel heestaan miski. .hadii fasiraad ubaahatid ila soo xiriir
@noorabdullhi2433
@noorabdullhi2433 4 года назад
100%100 wa fahma ani alx
@ciisecqaadirxuseen5841
@ciisecqaadirxuseen5841 4 года назад
waa hees aad iyo aad u shidan waaan ka helay
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 4 года назад
Baydhabo aad
@noblenoble1483
@noblenoble1483 7 лет назад
Let him dance the way he wants to dance not everyone dance the same way 🙄 This guy can sing 🎶 I personally like his dance serious moves 👍🏾
@libaaxalee
@libaaxalee 8 лет назад
Somali waxeey yiraahdaan "geel indhokuul maxuu ka kasaa" hadaba waa halkii badanka dadka halkaan kaga tagay comment ka hadeey fahmayaan ninkaan waad jiricoon laheyndeen. Wonderful song.
@israadey405
@israadey405 8 лет назад
Wanaaje's Channel wa sidas hees qiiro leh waye 😅😅
@leelillee5871
@leelillee5871 7 лет назад
najah Ahmed Jimale أنسكفنثممنععمطثتيرظةعلشىز
@libaaxalee
@libaaxalee 7 лет назад
Walaal ciyaarta waa mid cidooda ugaar ah lol sida dhaantada oo kale :) not to be confused with Tai chi exercise.
@saadaqhuseen5186
@saadaqhuseen5186 7 лет назад
caadi maahan hestaan wee shidan tahay
@fadumofarahmohamed7909
@fadumofarahmohamed7909 5 лет назад
😂😂😂😂😂
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 лет назад
joog dheeraan taa jilba toosanaan taa ..caashaqa waa i jiir guree i jir bitoytee janaa lidaaaa ....esh calaa arayo ...
@khadarak8346
@khadarak8346 7 лет назад
sowdo ibrahn amin waankula hayaaa cadey ani kijeeli May jeeli daw hoy
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 лет назад
Khadar Keeyow kkk aad iyo aad
@raxoluulmuse4815
@raxoluulmuse4815 7 лет назад
Khadar Keeyow a
@raxoluulmuse4815
@raxoluulmuse4815 7 лет назад
Khadar Keeyow walaal heestan aad baan ujeclahay ma iimacnaynkartaa
@Marketing005
@Marketing005 6 лет назад
sowdo ibrahn amin
@zaqafie
@zaqafie 4 года назад
Inta 2020 daawanysa lketa hyla dhafin 👍 Ninka caiyaartisuna saa talante sambabadu kciyrya😀😀
@queenayah7769
@queenayah7769 8 лет назад
Heestaan ninka qaadayo waa very talented waa emotional ciyaar bdn uma baahna habkuu u matalaayo i liked brilliant dude😘😘😘
@siraadmohamed2420
@siraadmohamed2420 8 лет назад
Ayan Hashi waa kugu raacsanahay dear sis
@cmeggeh6259
@cmeggeh6259 7 лет назад
sidan abaayo ciyaar maaha lkn cod buuu hayaa😍😍😍
@abdirahmannur9516
@abdirahmannur9516 7 лет назад
Aad u mahadsan tahay sida wanaagsan uga hadashay runta I agree with you
@safarle9284
@safarle9284 7 лет назад
wlh walaasheey in aan isku dareen nahay aa u maleeysaa heesta waa dareen rasmi ah axsan calaa fanaan
@safarle9284
@safarle9284 7 лет назад
baakoor beesho adi Allow yaana ku dhihin noo hees camera manka aa adoo sida ridii u qeylineeysid kaa dhuuman lahaa xmeeyy waaxid heesta hanoo xumeen ciyaal cajiin leey.
@osmanak5391
@osmanak5391 7 лет назад
nin jira ereyo, laxan iyo cod waa hees jirta 100% ,, kaliya waxaan ushega dhalinta somaliyeed fanaan kasta qab uu udheelo ayan jirta ,, waxaan hubaal ah in Bob marry dheeshiisa ilaa hada jirto iyo laxan ka heesihiisa ,, waxan huubaa in dheesha iyo fanaankan ay kumacday laxanka jawiga iyo qaabka ,,, keep it up alfanaan iyo dadka fahmi kara fanka ,,, one of the best songs of may language viva.
@deeqoluul7600
@deeqoluul7600 5 лет назад
Heesdaan wlhi inbadan ayaa raadinaayay,alx hada waa helay 2019🙇🙇🙇💯✔👏👈💙
@quullehaaji8701
@quullehaaji8701 8 лет назад
Shalaanbood jid ma ii maraayee Jiijooy jawabaa lagaa fadee waa Somali fasiix ah lahjadana waa maay nice song ✌ ❤
@irshaadabdalla8860
@irshaadabdalla8860 4 года назад
❤❤❤❤❤
@abdiayeeyo4102
@abdiayeeyo4102 4 года назад
of course
@abdullahihassan9265
@abdullahihassan9265 4 года назад
Kkkk
@shadiashadia9867
@shadiashadia9867 3 года назад
Wxn hes somali maha
@foosmohamed1078
@foosmohamed1078 8 лет назад
wiilka waa cod macaan yahay heesta dadkii fahmaayaa yaqaan wuxuu ku heesaayo waa maymaay heesta marka fanaanka ciyaartiisa iska daaya codkiisa ku raaxeysta marka liibaan kijele waxaa ka dhahee heesooga maymayka soo badi dadkii kasoow ha ka dhugunsado kii anka kasaaynana indhooga ha koo dayeen unii kasaanee maay maay viva liibaan kijele
@hanadabdikadir3535
@hanadabdikadir3535 7 лет назад
aniga afmay mayga ma fahmo lkn waa luqad macaan waa luqadayda xaq ayay igu ahayd inaan barto calaa kuli dadka leh muxuu ku hesayaa ixtiraama
@abdallahassan6342
@abdallahassan6342 8 лет назад
ninkan qisa kudhacday ama qof uu yqano kudhacday uu kahadlaya come bro anaa fahmayo💪 dockayeer iyo dameerba daanka lagu dhuftaa
@aziiz94
@aziiz94 5 лет назад
7/12/2018 😎 Shalambood jid ma i maraaye jiijooy jawaaba lago fadee 😘 love maay songs 😘🇸🇴💙
@taamer1
@taamer1 6 лет назад
War dhagooladaan iyo diiflayaasha isku sheegaayo Somali baan dhahay ayey ku leeyihiin...uuf uuf urayaasha tihiin wasa ee ___ commentska caydaa kala taga meesha uuf caleykum...luqada uu KU heesayo waa luqadaha ka mid eh afka somaaliga oo la yiraahdo ( Maay -Maay ) ...ee respect siiya fanaanka iyo luqada uu KU heesayo....ee urka kala taga meesha aad uriseen uuuuf uuuuf uuuuf caleykum.
@mahadiadawe
@mahadiadawe 8 лет назад
ya salaam ani majeesdaaw really hèstan waa qaali duubista liibaan jaama waan ku qancay ooòh baydhabo janaay soo xusustay liibaan thanks
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 6 лет назад
fanaankaan halkuuu ku aasnaa. heesta wuu jilley action cusub oo ku haboona wuu dul dhigey codkiisuna waa dillaa (hallis) congratulation
@suleimanmahdi354
@suleimanmahdi354 6 лет назад
Aniga wan kujeclahay adiga ma ijeceshahay hadi adan i jecleen jahwarer aya idilayo I love hees may may 😊😊😊✌👌❤🙌
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 5 лет назад
Aniga waku jeclahay ima jeclid miya Hadadan I jecleyn Jahwarerka maxa Igu rideysa Marwan from muqdisho
@abdikarimissa9394
@abdikarimissa9394 8 лет назад
lahjadani wali man maqlin e magaced lkn wan ka helay hessta iyo laxankaba..... rer jabuuti an ahay
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
Waa afmaqy wll
@saafiomar45
@saafiomar45 8 лет назад
Libaan codkisa cadi maha ciyaartana waa 2016 viva leeeeeeeee
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 8 лет назад
eraydii iyo laxankii waa the only and only warabi xamari legend ahmed sacad naji
@ahmedgedcan9787
@ahmedgedcan9787 3 года назад
No bro abwan mustafa ay la dhaha heesta qofka iska leh axmed naaji wuu qaadey un
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 3 года назад
Ani kijile adi mijelida hadii ijeline jahwareerka may kuridaay. !! Mayga waa lahjad cajiib ah oo in labarto mudan heesaha lagu qaadona waa kuwo sare.
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 3 года назад
Best singer of somali young generation,talent,this is gift,we have to admit keep going for his excellence Liiban Kijele.
@ShiineCali-dn6ro
@ShiineCali-dn6ro Месяц назад
Heestan kama daalo 2024 dhegaysanaya ❤
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 5 лет назад
Heesaha May-ga ayaaba ugu macaan heesaha Soomaalida emotional.
@styleshmanshowkingoflove6841
@styleshmanshowkingoflove6841 8 лет назад
Am mareehan Af may maygana wan aqaana sow isla yel yelka halaiska dayo one lov£♥♥♥
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 8 лет назад
hada heesta micnaheda fahmi laheden san ma u hdli lahn waxaba iga daran kan dhahayo orom adiga somali ahen hada luqadan oromo ku tilmamty (nice song ) aniga waba ka dhaman la ahy
@khadijoaxmed6393
@khadijoaxmed6393 5 лет назад
may may waaye
@ayangurey6661
@ayangurey6661 5 лет назад
heestan xasuus qaas iledahay aniga aad ujeclhy❤❤❤❤
@AbdirahmanAhmad-y5b
@AbdirahmanAhmad-y5b 5 месяцев назад
Hestan ha jirto hogto istadki weyna Alle ha u Naxarito Ahmed najiķ
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 лет назад
xassan aadan samater wiilkii badali lahaa waaye rayigeeyga he is very talented and I honestly like the art of the song very good actions there mansha allah.
@abdirizackjr5714
@abdirizackjr5714 4 года назад
ani kijeeli mii yeelidaay geel indhakuul muxuu kakasaahee😢😢😢😭
@yasminhussen6930
@yasminhussen6930 5 лет назад
2k18😍😍😍😍😍 ninkan heestisa way jirta reer xamar le fahmayo asal keep going bro
@aziiz94
@aziiz94 5 лет назад
Yasmin Hussen Somali dhan fahmeeso lkn kuwa qaar we iska yeelyelan ine fahmen love maay songs 😘
@ciisecqaadirxuseen5841
@ciisecqaadirxuseen5841 4 года назад
waaa la wada fahmaa heestasn waa af elaay
@irshaadabdalla8860
@irshaadabdalla8860 4 года назад
Heesta waa afmaay
@ahmedidaawaqaca266
@ahmedidaawaqaca266 8 лет назад
waaaw Nice one song merci beaucoup mon frere LiBan kijElE & merci liibaan waxan soo xasuustay Ahmed Naaji sacad waa ka baxsatay ((jini ma ee waliin diree jiijo jawaabaa lakoo fadeeee ))
@najuu7320
@najuu7320 7 лет назад
Ninka aadban uga helaaa dheeshisa oo walhi ah
@ciisecqaadirxuseen5841
@ciisecqaadirxuseen5841 4 года назад
waaa istaahilaa walaahi waa hees shidan
@amalalexander.
@amalalexander. Месяц назад
Joog dheeraanta jilba toosanaanta, Cashaqaa i jiir guree, ijir dilee, Janaa i tahaye. Jiidkii jiidnaa (dheera) Haygu jiidine, Anigu wan ku jecle, adigu may jeceshahy?
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 лет назад
#Liiban Heestan Waaa Qosol Socota Wanba Ku Soo Ceshceshtaa 😂
@madaxdidalka202
@madaxdidalka202 2 года назад
Wax lagu qoslo meesha ma yaalaan Viva Maayland reer Abtiyaashey from Hawiye
@Mahad_Elmi
@Mahad_Elmi 7 лет назад
The best song ever This fanaan is very Talented guy Hollywood should call this guy Everything the way he act emotionaly is so talented I assume he lives in North America Usa or Canada Hees soomaaliya Kudar kuwa maay maayga ah Oo mudooyinkaan saan u fiican nama soo marin
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 6 лет назад
AF May ga waa ka macaan yahay marka lagu heesayo maxaa tidhiga.
@aishobowbow6956
@aishobowbow6956 7 лет назад
wlh i lyke it luuqadan ani kijecli ma in jeclidaa woow af raxaweyn waan taageeraaa hdii in jeclidaa jah wareer ahaayte uu dhahy
@awesamin1930
@awesamin1930 7 лет назад
Amazing and beautiful voice and song !!!
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 5 лет назад
Heestan lyric rabna liiban ha nalaga soo caawiyo Heestu way Naga Gadan tahay Sara Hargaysai ❤🙏✌
@SubZero-rx4dw
@SubZero-rx4dw 6 лет назад
This guy is a real artist 💯💯👌🏾👌🏾
@HM-bt2mm
@HM-bt2mm 6 лет назад
Lies dhantada dhelaayo waa Dhaka
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 4 года назад
Fanaan wu yahay lkn Wa king Khaled okale Legend oo Ka sexdo fanka
@abdiyusuf5894
@abdiyusuf5894 4 года назад
I agree with you
@M.Duran71
@M.Duran71 3 года назад
Indeed, Liibaan is true artist
@M.Duran71
@M.Duran71 3 года назад
Indeed
@mahdiali5566
@mahdiali5566 5 лет назад
Music kaliya ayaan udhagaysanayaa
@cadefaarah7831
@cadefaarah7831 8 лет назад
ninkaan codkisa ma xumo lkn sidii qof shimbiroow ku dhacay cml ayuu u ciyara
@ruweydaibrahim8836
@ruweydaibrahim8836 8 лет назад
kkkkkkkkk xasaasiyad weyn baa heysa allaha naga najeyo hhhhhhh
@MohamedOsman-mn1gc
@MohamedOsman-mn1gc 8 лет назад
kkkkkkkkkkkk xasaasiyad iga dheh
@filsanhido4887
@filsanhido4887 8 лет назад
hahahahh
@saidaaden4631
@saidaaden4631 8 лет назад
hhhhhhhhhhh wa qsly wllhi hhh
@musharaftahliil6804
@musharaftahliil6804 8 лет назад
😂😂😂😂
@maxamuuddinisharif1429
@maxamuuddinisharif1429 8 лет назад
Aptoow ducufnimada ka daaya meesha kaliya comment hadaa bixinayso si qof feyow/waalneyn uga bixi aflagaadada/ceyda iska daaya anigaba ma fahmayo lahjada lkn heesta wey fiican tahay ula jeedka muusikada iyo fanaanka codkiisaba iyo ciyaarta fanaanka way ku cusub tahay indhahayga ✌👍
@jamilamohamed9584
@jamilamohamed9584 8 лет назад
iyeeey caadi ma eh heestuun lakiinse iyar isdaji be maay ka daari hhhhhhh
@abdimajidmao9833
@abdimajidmao9833 5 лет назад
mey iski dijiyee lahanka heestun san eye hhh
@abdimajidmao9833
@abdimajidmao9833 5 лет назад
mey iskidejiyee
@likeyyare3344
@likeyyare3344 4 года назад
Jamila Mohamed hhhh
@ciisecqaadirxuseen5841
@ciisecqaadirxuseen5841 4 года назад
heestaan ayaaa sidaan u shidan
@aminina100
@aminina100 4 года назад
Jamila Mohamed Kkkkkkkkk
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 лет назад
Music iyo Dheesha igu Socda.lkn Heesta inta Badan Wa I dhinac martay hhh nice song mr.kajele
@princessasmita4591
@princessasmita4591 8 лет назад
wwwwww viva hees af may hes igu baxday
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 года назад
Aniga wan ku jecelehe adiga ima jeclid miya hadaadan i jecleen maxad jahwareerka iigu rideysa.Kuma hadli karo lakin wan fahmaya caawa iigu horeysa ninkan.1/8/2020 an dhageystay inkastoon horey u maqley oo uu dhageysanayo qof igu qaali ahaa waagas.
@diwaria1738
@diwaria1738 8 лет назад
runtisa waaye wallahi faanan kan qatari saana cml wax yar anaka fahme
@ahkavich3439
@ahkavich3439 8 лет назад
wooooooow Inaba Caadi ma,ahan heestan waa ku haystaa wlhi, Music ga iyo laxanka ... anigooo fahmeyn baa ka helay heetaan... 10JEEER Baa kuso ceshtay top 1
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 лет назад
What a Voice Heestan waxay i jeclaysiisay Heesaha lahjadda May Mayga ciyaarta inaga qurxi iska taagnoow ama fadhiiso 🤣🤣 inkastoo jilitaankaagu heer sare yahay
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 3 года назад
Hahahahhahah waa buubi rabaa igaarka.QosLka aduunka.....geesi waaye duqaan....no xishood, no cabsi
@AI.855
@AI.855 7 лет назад
Waa heesti iigu horsysay ee af may ah aan dhegaysto, aadbaan uga helay inkastoo aanan wada fahmin.cod macaan, music nool iyo duubis heer sare ah. Many thanks.
@ifrahabdullahi7779
@ifrahabdullahi7779 8 лет назад
kan waaba ka yabaye in uu buubo miyuu rabaa bisinkee #dance style
@john43304
@john43304 8 лет назад
Ifrah Abdullahi Maya uu ku racaysanaya😋
@ayala1627
@ayala1627 4 года назад
Aniga oo aan waxba ka fahmahayn baan haddana usoo xiisaa dhagaysiga heestan. Wallaahi waan jeclahay.
@deegaabdullahi6103
@deegaabdullahi6103 5 лет назад
He makes the song emotional. Bravo
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 7 лет назад
jiijooy jawaabaa lakoo fadee hees shidan waaye duqa waa jilay thanks
@ubaxadan6331
@ubaxadan6331 8 лет назад
Afmay may😘
@ibrahimmohammed9007
@ibrahimmohammed9007 6 лет назад
Ubax Adan igfgtAsFgHhuSjpbu fSszCfdAzvfdvj8bgAqtrewql u pHhbvj H i ybk ibbiJivytrrrjjjjjjjjojbf AhnkbbAl
@hayam4675
@hayam4675 7 лет назад
Ninkani waa fantastic, hadad u fiirsato kalamadaa qaar baa la fahmayaa. Afsoomaligii oo wada ja buu ka dhigay. İntn qoslay wali mn qoslin.
@minawaryel1314
@minawaryel1314 7 лет назад
Heesta qufkii fahmay ma dhahayo ninkan dabeel muu qaba soo iska dhigayo eega 😂😂😂 dareen lee lamaroyaa ee wa kacafimad qabya heesta fahan. Waa af maay
@عيسيعبدالقادر-ق4ت
@عيسيعبدالقادر-ق4ت 4 года назад
waaaa heees aaaad iyo aad u fiiican
@hassanhussein4214
@hassanhussein4214 6 лет назад
Dheesha & codkaba wuu iga taaganyhy (caashaqaa i jiir guray)
@MohamedAli-ki7op
@MohamedAli-ki7op 7 лет назад
heestani waxaa lahaa Axmed Naaji Sacad ani ki jeela min jeelidaa (anigu waan ku jecelahaye saw ima jeclid adiguna ) fanankani lkn mid ban kaga yaabay hadii isagop fadhiya lagi qabto inuu xaar riixayaad u maleysaa hadii asoo tagano dheelaya lagu qabto lugahisa inay dabeyl martay baad u mooda hadii gacmihisa lagu qabtana waxabad mooda nin laleemo ku dhacday waxaase ka sii daran marki wajigisa la arko ciyaal marqan aa la xasuusanaya afar cadanoo darbiya jiifna waa keenaa oo la dhesho
@greatspead1363
@greatspead1363 5 лет назад
Mohamed Ali saxiib ninkaan aniga aqaan waa nin fiican lakiin Xashiiskuu aad ucabaa marka waa garan gartaa waa nin hawada ku socda.
@abdihashi2310
@abdihashi2310 5 лет назад
Codka wuu fiicanyahay inkastoon markii hore u maleeyay af Tigranya !
@minusofficial8550
@minusofficial8550 8 лет назад
cadaanki way yabanyihin inu walanyahay u heestan ilahow xishoodka Naga haay
@sowdaothman4607
@sowdaothman4607 6 лет назад
Nin weyn oo saan u ciyarayo wlh waa yaab yurub waa lagu waashay
@dhagaboora9656
@dhagaboora9656 8 лет назад
good song brother from oromia. Somalia love
@dhagaboora9656
@dhagaboora9656 8 лет назад
amiin amiin inshallah
@ismailabshir5125
@ismailabshir5125 8 лет назад
Rukzbliss mohz this is not oromia song is called af may may
@nurhassan2099
@nurhassan2099 7 лет назад
Cajiib Waa fariin heesta ini kjele miin jeelidaa hadii nin kjle ahaane jahwarerr kii ridaane
@ftbllmscvds7044
@ftbllmscvds7044 8 лет назад
Cadi maha.l liked waa heesihii waalida
@ayn-m266
@ayn-m266 5 лет назад
😁😂😂😂😂😂
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 4 года назад
LEGEND LIBAAN WAXAAS BAA FANAAN LA DHAHAA
@dheymaluula4452
@dheymaluula4452 7 лет назад
ani kijeela ma ijiledaa caajiiiib
@QaaliCabdulahi071
@QaaliCabdulahi071 8 лет назад
Rabi bari waaye hedhe muxuu qofku gacmaha iskugu qasqasin
@abdirahmaancartan7237
@abdirahmaancartan7237 7 лет назад
aba saaan cafimad malagu qaba ninkan doctar xabeeb halo geyo next song asago diyarsan aya soo qaad unuka yabnaye inte iga dambeso like igu qabto
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 7 лет назад
Abdirahmaan Cartan kkkkkkk
@HassanMohammed-u5r
@HassanMohammed-u5r 5 месяцев назад
Ani kijeel amin jeelidaa hadiin injeelaan jahwareer mahaa iiridee. Maay maay wax kale 🥬
@mohamedjama6882
@mohamedjama6882 8 лет назад
odayga wax dabayl qabo cml ayuu u dheelayaa lkn codka waa good inkastoon ani kijeliya aan ka fahmay
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 7 лет назад
Xabad kama fahmin laakiin Liibaan Kijele ha iska caatoobee cod buu leeyahay heestana top weeyi
@countinhodemagician8529
@countinhodemagician8529 8 лет назад
best best Viva raxanween hahaha
@runlawinahaji7398
@runlawinahaji7398 7 лет назад
What a song Plz qof wxan fahmaya ha no macneyo waa hees macan heh subtitle bay ku wacnayd in lo sameyo zhp qof garanaya hadu jiro ha no qabto intas plz
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
Waxba kama fahmin hadana waan ku qiirooday qiiro jabaan......😂😂 FanaankuH waa iga gadan yahay......
@kingsumca4370
@kingsumca4370 4 года назад
Afki aayow kor haarhoy wilishey ❤❤
@mohamedhussein3446
@mohamedhussein3446 7 лет назад
wlhy ninkan waa rageedii gaaladii cadaanka ahaa bu kaga yabiyey hhhhhhh libx
@abdimalikahmed6785
@abdimalikahmed6785 7 лет назад
mohamed hussein yusuf somha Sxb mcn nin culus
@mohamedcaadimaahanfilmkan6283
@mohamedcaadimaahanfilmkan6283 7 лет назад
mohamed hussein yusuf hhhhhhh haa sxb
@143som
@143som 7 лет назад
Fanaan haduu heesaayo sidaan ha u heeso ama ha iska daayo. Ninkaan kalmadaha uu dhahayo dareen wayn oo muujinleh baa ku dhaahan. Hees aan caadi ahayn.
@rayaanqaali313
@rayaanqaali313 7 лет назад
codkiisa iyo heeataba top waaye lkn qafiifoow maa hada kahor ku dhacay fanaanka 😂😂waayape
@leelillee5871
@leelillee5871 7 лет назад
Rayaan Qaali يينسكة
@mohayare8652
@mohayare8652 7 лет назад
Rayaan Qaali
@morganman8587
@morganman8587 6 лет назад
Rayaan Qaali Hhhhhhhhhhhhhhhhhh😅😅😅😅😅😅
@hanadadan6496
@hanadadan6496 7 лет назад
jogdherantaa jilba tosantaa wa fanan inaba akshan kiisa cadi aheyn
@kinghanadhargeisa8277
@kinghanadhargeisa8277 8 лет назад
hhhhhh woooow waa hees mcn lkn aniga midh kama fah maayo tlhi xeee uuuu tiri naayo
@ceebkasaliim4322
@ceebkasaliim4322 7 лет назад
dhesha qaabka codka wa ethopia qarfiin ayaad tihiin somali kale dhegysta viva ethopia
@khairehtoubec3781
@khairehtoubec3781 7 лет назад
liban kijele is kind of dude who flight when they sing ; they white chick taught yoga class
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 7 лет назад
what kind of English is that?
@dilldiyo-ku4ch
@dilldiyo-ku4ch Год назад
Liibaanow inagoo Arag Filin ayaa Shukaansi Dhamaaday.
@amsomaliisitbotheringyou2656
@amsomaliisitbotheringyou2656 8 лет назад
hhhh aryee ninkaan ma shimbiroow ayaa ku dhacay.... kkkk heesta gartay waa maymaay ciyaartana ma waywaay baa kkkk. ciyaartiisa dadkii aaba ka yaabay... kaluun muudabayaa kkkm
@garaadgrt2085
@garaadgrt2085 8 лет назад
Kkkkkk cyarta waa way way
@husseinmubarak7717
@husseinmubarak7717 8 лет назад
ibrahim ahmed faracade 😂😂😂😂😂 Way Way Weeye Kkkkkk
@wizkhalifa9139
@wizkhalifa9139 8 лет назад
ibrahim ahmed faracade hhhhh
@safiaomar2839
@safiaomar2839 7 лет назад
am somali is it bothering you hhhhhhhh
@amsomaliisitbotheringyou2656
@amsomaliisitbotheringyou2656 7 лет назад
+Riham Abdi hhh okey duqa game ka danbe isasoo adkee dheh kkk
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 4 года назад
Jiidoy jawaaba lykoo fathee
@fans8319
@fans8319 6 лет назад
Jini ma ee wanla iidilee Shalaan bood jid ma iimaraayee Jiijoo jaawabaa lakoo fadee 😂😂😂
@khadijoaxmed6393
@khadijoaxmed6393 5 лет назад
heesta o dhameestiran nosoo qor😍
@ayangurey6661
@ayangurey6661 5 лет назад
asxan hees💋❤
@khadijoaxmed6393
@khadijoaxmed6393 5 лет назад
@@ayangurey6661 Ma ila Aragtay Abaayo Caadi Maaha 😍
@ayangurey6661
@ayangurey6661 5 лет назад
@@khadijoaxmed6393 haa xbbti aniga kama daalo dhageysigeeda xasuus gaar iledahay,😘
@khadijoaxmed6393
@khadijoaxmed6393 5 лет назад
@@ayangurey6661 Masha Allah Abaayo Xasuus Wacan ❤❤ Aniga Waxan Ka Helay Heesta Erayo Macno Weyn Ey Ledahay Iyo Siduu U Qaadayo Fanaankan
@McAli593
@McAli593 6 лет назад
ma oromuu ku hadlayaa kaasaa lagu odhan doona waa soomaali abti afkii somaliyuu ku dhintay allaha idin gargaaro
@abdiqafarabdalla
@abdiqafarabdalla 8 лет назад
Nin dhan o hes qadayo ad la yabeysan mad dhahdan luqadan ma fahmeyno
@bulukaati6992
@bulukaati6992 8 лет назад
عبد الشكور عبد القادر محمد
@SubZero-rx4dw
@SubZero-rx4dw 6 лет назад
💯💯💯👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
Waa afmaay luuqadaha luuqadooda
@madka_strik2070
@madka_strik2070 8 лет назад
Kkkkk heesta waay iga gadan tahay lkn ciyaarta markii aan qosol u baahdo ayaan fiirsadaa keep on sxb taagyeero nambar 1 aa kuu ahay
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
Best hees
@hanuniyeqaaci6843
@hanuniyeqaaci6843 4 года назад
Viva liban kajeeli you are truly talanted artist.
@abdirahmaancartan7237
@abdirahmaancartan7237 7 лет назад
Ninkan cod ayu haya lkin dhesha haiska casilo hadi kale dad badan habeenki ku riyonayan cml nin lafaha gadudiye ka hela mooda
@bashirmohamed2867
@bashirmohamed2867 7 лет назад
codkiisu wuu fiican yahay ciyaartana sidii islaamaha saarka tuma weeye
@Gedibabu
@Gedibabu 8 лет назад
War ninka wa gaatamooyaa ani koleey wadadaas masoo marooyi
@KabtanJeey
@KabtanJeey 7 лет назад
Highlights HD hhhhhhh 😂😂
@abdiiahmed1684
@abdiiahmed1684 7 лет назад
Highlights HD hhhhh dhulka wlhi ani xitaa ma soo mareen wadadas😂😂😂
@adeegtruckingllc3536
@adeegtruckingllc3536 6 лет назад
ıDBā VEVO hhhhh
@hanuniyeqaaci6843
@hanuniyeqaaci6843 4 года назад
Jiijooy jawaaba lakoo fadee . She is 2bussy for cooking hilib iyo bariis
@jamilajama4672
@jamilajama4672 7 лет назад
cata badanaa kan galada meesha maraysa waxay modayan inuu walan yahay
@nimcaanonkod
@nimcaanonkod 7 лет назад
waxaan maqli jiray shimbirow ayaa haya tolow ma shimbirow ayaa kudhacay hhhhhhh mise uu duulayaa waaban garan laahay hhhhh libaan studio mahadsanid pro
Далее
Mustafe Oomar Sidii Hodan Haygu Noqon 2014.
6:21
Просмотров 340 тыс.
Ruun
9:04
Просмотров 312 тыс.
Cabdikarin Jago | Ilayn Dumar Ma Quustaan 2024
5:59
Просмотров 229 тыс.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 3,8 млн
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
Просмотров 1,5 млн
EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017
7:57
Просмотров 2,3 млн