Тёмный

Barnaamijka Hidde iyo Hal-abuur - Sheekadii Libaaxyada Qaybtii 2aad 

SAAB TV
Подписаться 480 тыс.
Просмотров 129 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

20 июл 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@osmanahmed2384
@osmanahmed2384 5 лет назад
Sidaan u jeclay sheekooyinka libaaxyada. Ilaahay cimriga ha u dheereeeyo Abwaan Muuse Cali
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 3 года назад
Aad iyo aad sxb anba aad ayaan uxiiseeyaa!
@kaltunali1962
@kaltunali1962 Год назад
Urth
@ilhaammohamed728
@ilhaammohamed728 Год назад
Sido kale
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Год назад
Sido kalee
@osmanahmed2384
@osmanahmed2384 5 лет назад
Waaw! Sheekooyin aadan ka xiiso dhacayn. Fadlan ka soo duuba qaar kale
@mukhtarmohamed3156
@mukhtarmohamed3156 3 года назад
cajiiiib aad ayan ujeclhy shekoyinka libaxa allh haku barkeyo #abwan wa aan maqli jiray markan yara oon had dageysanyo
@abdrisaqyusuf9445
@abdrisaqyusuf9445 3 года назад
Sheekada libaaxa waan jeclaa iminkana waanjeclahy
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 4 года назад
Noo soo badiya sheeko libaax
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 года назад
Waa murti dhaadhig waa In laga reeba xasuusaha badan aqoonyahan 🇸🇴👋
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 4 года назад
Sorry here not Somalia stupid
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 года назад
@@invisiblehandsmaliby3266 yes abwaanku waa ree hargeisa
@user-sh1co3tx4e
@user-sh1co3tx4e Год назад
Sheekada libaaxa aadban uu jecelahay ❤❤
@maxamefyuusuf6190
@maxamefyuusuf6190 13 дней назад
sheekada libaxa waa cajiib waan jclahay
@timo6867
@timo6867 7 месяцев назад
Sheekada libaaxyada waan jeclahay
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 года назад
Editin mxd ugu samayn waydeen Abwaanka qufacayo mxd uga jari waydeen ‼⁉️ Oo Biyana usiin waydeen Abwaanka ixtiraan xumidinaa uff‼⁉️😡
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 года назад
Anigoo habaabay oo ilmo yar ah baan arkay aar weyn intuu xagayga usoo dhaqaaqay buu dhegta wax iigu sheegay wuxuu yidhi waar nasiibaad leedahay anigu caruurta kuma saqajaamee gooshii baa meelahan joogtee cagaha wax ka day
@sayidomar4100
@sayidomar4100 3 года назад
Ar ninkaan beeen badnaaaa
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 3 года назад
🤣
@macallinkaxayawaanada9178
@macallinkaxayawaanada9178 3 года назад
🤣🤣🤣😂😂😂
@samirkhadar2934
@samirkhadar2934 2 года назад
Bentiyo qofa🤣🤣🤣
@amiincabdi4153
@amiincabdi4153 4 года назад
Aar Odaygu Waxpadan Ayuu Zoo Joogeeh Waa Waayo Arage Waraysiga Ku Badiyah Zheekoyin Badan Ayuu Hayaayeh
@mukhtarmohamed3156
@mukhtarmohamed3156 3 года назад
cajiiiib allh haku barkeyo abwan
@raagedirir9171
@raagedirir9171 5 лет назад
saabtv fadlan sheekooyinkii dhalin ileeye dadku waa idinka sugayaan abwaanka fadlan taariikhdaa ka reeba waa codsi idinkoo mahadsan
@sadiiqxasan8375
@sadiiqxasan8375 4 года назад
awoowgay muuse ciise cali faruur
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 3 года назад
Ma awoowbuu kuu yahay
@azlmcl198
@azlmcl198 5 лет назад
allow cimrigaaga dheere ha loo sheego jirde ubaxle waa nin habar yoonis ahaa muuse cabdalle kasii ahaa libaaxyada leyn jirey hadduu hali karo inuu noo soo gudbiyo
@nooriyeabdiidle3081
@nooriyeabdiidle3081 4 года назад
Waad mahadsantahay
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 4 года назад
Qisiyoonki dhacdada wasnjeclahay aad iyo ad
@samirkhadar2934
@samirkhadar2934 2 года назад
Manch Allh mouse Ali faruur🥰🥰
@xidighanuuniye702
@xidighanuuniye702 3 года назад
Waa sheekoyin Xiisa badan oo aadan ka xiisa dhaceyn
@ahmedmukhtar6630
@ahmedmukhtar6630 Год назад
Muuse cali guuganti waa suuganti olatanbkaro
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
Muuse cali faruur abwaan kasoo jeeda reer guurtinmo iyo taariikh leh ayuu kasoo jeedaa
@maxamefyuusuf6190
@maxamefyuusuf6190 13 дней назад
sida weye Adro
@abdurahimbashir6758
@abdurahimbashir6758 Год назад
Maashaa Allaah
@barwaaqo.officialofficial1540
@barwaaqo.officialofficial1540 5 лет назад
Muuse cali faruur abwaaanka somaliyeed gabyaa
@harirosmanjama6308
@harirosmanjama6308 3 года назад
Mnsha allah Mirqaan wayne. Anaa ku dhashay waa bari Waxayna u dhaw dahay Buhoodle. Bookh bay ka so koysa waxayna Hoos tagtaa Gobolka doolo. Cali gari😍
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 Год назад
marqaaan weyne qof kudhashay mooye qof kle waxba kalama socdo waxaaana igu dambaysay 2003 mar aaaan fasax usoo caaano dooontay ilaaaa xiligan 2022 lagu jiro maaaan arag waaaanse uxiiisay runtii sxb weliba sidaaaan marqaan ugu xiiisay buuhoodle iyo laas canod ugu maan xiiisin ilaaahy ima dilo anigooo mar kle lugaha sooo marin jarmal ilaaa adhimaaal
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 3 года назад
Alla adeer adiga maaha kkk
@Maxamed-Salad-Gurey
@Maxamed-Salad-Gurey Год назад
Aroos Yadii Hore MA Malxiisad Beey Lahaayyeen
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 Год назад
Libx waa nin dilaa ah
@Easy_way1
@Easy_way1 Год назад
Wa sheeko yaab leh, ninka geeda qaatay, intii gabadha la cunaayay wu maqlayay Libaax gabadha cuna iyo kii isaga so qaaday intay dirirayen wu Daawanayay, Bal mu ordo
@khayrdoonchannel9586
@khayrdoonchannel9586 3 года назад
Hhh odaygu waa sheekeeya
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 Год назад
libaaàx nin aaan aqooon baaà lax karida
@maxameddahirali243
@maxameddahirali243 2 года назад
Waa sheko jirta Weye
@nasteexoali2339
@nasteexoali2339 3 года назад
😭💋💋
@musemuse417
@musemuse417 2 года назад
Adeer ma kaftamayaa. Yaa isku qaldi kara libaax iyo biciid?
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 года назад
Dadkii hore khatar ayay kusugnaayeen inkastoo iyaga laftoodu ay ahaayeen hilibka geela dadcuna oo xoogooda laqiyaasikarin ma nimanka libaaxa ladgijiray ragan mantana dacawada iskama celinayan
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 года назад
Bahalku ma barwaaqadu dadka laaya
@maxamudmaxamedbare6995
@maxamudmaxamedbare6995 5 месяцев назад
🎉
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 Год назад
Libx waa kii aarsad
@cabdikariincismaan4906
@cabdikariincismaan4906 3 года назад
Lipaax Laantaa Ihoday
@nuraden9589
@nuraden9589 2 года назад
🛌
@maxamefyuusuf6190
@maxamefyuusuf6190 13 дней назад
sugumaha waan garanaya suguun galoolay hosteeda ayanu hbn sexanay
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 3 года назад
Muuse adeer sheekadani ma fiction baa mise
@xasancali490
@xasancali490 2 года назад
during night lion listen noises
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 года назад
libaaaxu waaaa xayawaaanka keliya eeee kadabeeecada duwan xayawanada kale waaana kan ugu halista badan mar waxaaaa dhici karta uuu adigiiii kabaqayey kubad baadiyo ooo kuwa kale kaaa bad baadiyo marna waxaaaa dhacda inuuuu kugu sooo jeeesto balse ragiii hore iyo libaaax yadu aaad bay isku af yaqaaaneeen
@axmedroondow375
@axmedroondow375 2 года назад
M.ahhhhhh
@abdidheere7000
@abdidheere7000 4 года назад
harada gubataxil
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676 5 лет назад
Qabyaalada kadaaaaa
@xasbadbaado5523
@xasbadbaado5523 Год назад
Cawrsaga beenbadanaa bal intuu legyahay oo been sheegayo
@suhaip___hassan529
@suhaip___hassan529 Год назад
Axlaaqad Yeelo bila Axlaaqyhow🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿
@salanabdi3812
@salanabdi3812 2 года назад
,
@maxamefyuusuf6190
@maxamefyuusuf6190 13 дней назад
harada goboto xiil waxa daga reer wayd
@abdiomer458
@abdiomer458 Год назад
¹¹❤❤❤❤❤à😊
@mohamedhajiisseilaak138
@mohamedhajiisseilaak138 2 года назад
Odagu been badana
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 года назад
Ceeb been maaha waa qisooyin dhab ah.
@mohamedmilner5904
@mohamedmilner5904 3 года назад
MuusE caLi FaRuuR
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 3 года назад
kkkkkkkkkkk istaqfiru llaah
Далее
Barnaamijka Hidde iyo Hal-abuur - Qaybtii Labaad
30:38
BARNAAMIJ GAAR AH MUUSE CALI FARUUR
55:53
Просмотров 52 тыс.
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Barnaamijka Hidde iyo Hal abuur Qaybtii 4aad
23:46
Просмотров 9 тыс.
Ах как прекрасно
0:17
Просмотров 11 млн
They got a Golden Buzzer 🤣✨
0:46
Просмотров 38 млн
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
0:37
Просмотров 5 млн