Тёмный

Waayo joog:-Halgankii Ay hablhii SNM ku lahaayeen dibu xoreynta dalka iyo Ragii ay badbaadiyeen..... 

CBA TV
Подписаться 139 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Waayo joog:-Halgankii Ay hablhii SNM ku lahaayeen dibu xoreynta dalka iyo Ragii ay badbaadiyeen iyo dagaalo qadhaadh oo dhexmary Snm iyo siyaad barre'halgamaa Axmed kayse ayaa kawaraamaya
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@noorfarah-jw1hm
@noorfarah-jw1hm 2 месяца назад
Abaalbanu idin haynaa SNM inta nool sharaf kunoladaa inta dhimatay Allah haydiin naxariisto 🥰🥰🥰🥰 tarikhriha SNM waan jeclahay in aan dhegaysto
@abdiazizyusuf9442
@abdiazizyusuf9442 3 месяца назад
Allah ha unaxariisto intii dhimatay waxy ahaayeen dad xaq u dirir ah oo dalkooda iyo cirdigooda difaacayay
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 3 месяца назад
Xaqdarro ayay ku dagaalamayeen wax ka maqanina ma jirin
@crizaaqmaxamuud7850
@crizaaqmaxamuud7850 Месяц назад
​@@sharmakeali1132 neef baatahay iska ciyay wlhi
@hanaaden9901
@hanaaden9901 3 месяца назад
mash Allah geeesiyadi snm godka ilahay ha nuuro inta nolna
@museahmed5147
@museahmed5147 3 месяца назад
Mujahid axmedkayse alle caqliga iyo caafimaadka iyo cimrigaba haw barakeeyo aad ayaan ulla sododaa barmamijkiisa waan
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 3 месяца назад
Wxd tahay WERIYE fiican Maasha-ALLAH 😊
@Mamar6310
@Mamar6310 3 месяца назад
Cajaaib markii mijinadu mala kacday er aan dhaawacmay ma ikaa ei GABADHII kaadida iga qaadi jirtay basra inde waa maalintii qajikaad qaaliga sidaan u qajijilay ina soo Marin laakin geesiyad bay ahayd waxay yiri meel xishood maaha e waa goon dagaal waan ku vaawinaya ha. Werwerin lahaa ha. Dhawro basra
@hanaaden9901
@hanaaden9901 3 месяца назад
moorgan wa fulaygi ugu wena faqash 😂😂😂😂😂😂😂
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 3 месяца назад
500K oo qof baa ku dhintay oo lagu xasuuqay dalkii Somaliland shacab keeda lagu gumaadayey kolkaas bay niic nala daba socotaa Koonfuri
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 2 месяца назад
Siyaad gdaauud gudaal waa ogaadeen reer isak. Hadda jigjiga ayuu degan yahay
@AsadIsmaaciil-eo5in
@AsadIsmaaciil-eo5in 2 месяца назад
Waa mujahidiintii mustaqbalka somaliland babiiyay 😢😢
@hanaaden9901
@hanaaden9901 3 месяца назад
Ilahay ha xafido ❤❤❤❤
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 3 месяца назад
Waxani taariikh cajiba Mahan dagaalka iyo halganka waa lagalaa waxna waa lagabartaa wana laga gudbaa waayo nolosho waa socotaa wana caqabdo miran hadaad sidaan ugu qafiiftid wax mardhacay waxaad gebeysaa mida ku hortaagan
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 3 месяца назад
Axmed Kayse Raggeedii geesiyadii Garxajis
@sakariyemediamedia5142
@sakariyemediamedia5142 3 месяца назад
Xuseen. Maydhanaa. Ku jira. Ciidanka. Imika. Taariikhdu. Way. Wacantahay
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 3 месяца назад
Waa barnaamij caaqiibo leh
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 3 месяца назад
Mid aanu ilmaadeer nahay ayey kaga dhagtay,fule na waa u egyahay sabab galoolkii ayaa hbenkii nagu ciyey ku lahaa,wli snm baqasho ka sheekaysa ayaa arkay.
@Ibraahim-b3k
@Ibraahim-b3k 3 месяца назад
Faarax ifiso soo dhamaystir
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 3 месяца назад
Marka laba nin oo ilma adeer ahi is wareysanayaan TV gana aanay cidi idinku haysan waa iska sidan.
@faysalmhassan1008
@faysalmhassan1008 2 месяца назад
Kan waxa ka si ah wariya nikaan iska da. Ragi kale raadi waadhintay ma dhiman kurkey jadhay
@AbdiMuse-kb6fz
@AbdiMuse-kb6fz 3 месяца назад
Wll axmed kayse waxad ii waydisa ninki ku ag dhintay ee ina bowdole nin aanu imadernahay ayaa aragtidisa waxa nogu danbaysay marku hargaysa so galay ciidanku raq iyo ruu,x midna manan arag qolodisii iyo wuxu ka yaqaanay si aan kolayba waa laga samrayo ninnka madfac aya ku dhacy uunban u qaadnaye bal wll waydi Ninkaas anu ilmaderka ahayn waxa la odhn jiry ina bowdoole
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 3 месяца назад
Deeqa buuro waan daawaday iyada oo dagaal ku jirta ee iyada halasoo fadhiisiyo tvgan ama nemberkeedii halanoosheego aan la xidhiidhnee
@weriyeshaacir7374
@weriyeshaacir7374 3 месяца назад
Nin rag ah baaa abaal gada
@canjeeljeenyoar5707
@canjeeljeenyoar5707 3 месяца назад
SNM waligood ma guul daraysan miyaa lama jabinjirin miyaa ? Hargaysa 11 cisho markii ciidamadii ka soo baxeen kadib ayay ayay SNM soo galeen
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 3 месяца назад
Taariikhdu reer ma Aha?
@ahmedismail201
@ahmedismail201 3 месяца назад
Siyaad Daa'uud Ogadeen buu ahaa waliba Isaaq dhaley, hadana Qabri tahare ayuu jooga, Schoolka Faarax buu ka baxay.
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 3 месяца назад
Waa sheeko caruureed
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 месяца назад
Anigu maalin laga saarey ayaan goobjoog ahaa magaalada kismaayo moorgal oo ay ka saareen barre hiiraale iyo indhacade 1999 kii illaa bilowgii 2000 mid ay ahayd ma sixi karo
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 3 месяца назад
Farax xadhigle waraysi kaqad
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 3 месяца назад
Dadku noloshay ku wacan yihiin waxna ku taraan dadka
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 3 месяца назад
Wariyaha shucurtisa kacday
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 3 месяца назад
Mujahid abdirahman dhadhan waraysi ka qaad waallo
@OsmanTimir
@OsmanTimir 3 месяца назад
CadaadlY waxaa ku dagaalamay habarjeclo ciidanka sayid cali 80%waxay ahayd habarjeclo maxamed abokor weliba aduunyo
@Suldankamusiga
@Suldankamusiga 3 месяца назад
Taariikhda haybe goodhaadh sooraadi
@AbdillahiFarah-y4h
@AbdillahiFarah-y4h 3 месяца назад
Jab hadi, xeer uyaalaa majiree, kuwii Cornel Subuni xasuuqay, xisaabta kudar maad ilaydey, ee hawiyaha tujaarta ahaa.
@Ibraahim-b3k
@Ibraahim-b3k 3 месяца назад
Axmed dhagax ìyo aadan saleebaan taariikhdooda noo doon
@bireeyegr643
@bireeyegr643 3 месяца назад
FAYSA WARAYSI KA QAAD
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 месяца назад
Middakale kanwaraysanaya ma agoontiibaa abayaashod ehelu naarka ahayd indhihiisa ayaa lagagaranayaa in usanshakhsiyad lahayn oo uu cuqdadqabo
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 месяца назад
Cuqdad dole imanla faanbadane fatadhugle ah alaah kuhooji maxaa aaha kuu aasan
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi 3 месяца назад
Ala been wayna snm ma mushahar ayay lahayd
@OsmanTimir
@OsmanTimir 3 месяца назад
Kanbtan ayuu ahaa waxa uu ahaa ogaaden 46:06
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 3 месяца назад
Tas ayay raban in ay inagag ciyaran
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 месяца назад
AHUN MUJ AADAN SALEEBAAN MAGUBTE
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 3 месяца назад
Dagaalada sokeeye wax taariikh ah oo macno leh waa waqti lumis. Immika haddii aan ka sheekeeyo dagaaladii 1994 oo aan gaadhigii Sahro tuugo ka sheekeeyo dad baa dhibsanaya, waqtigaa burbur badan baa Hargeysa iyo Burco gaadhay. Kuwii dhacay 1988 waxay ahaayeen la mid bay ahaayeen. Waa dawlad iyo jabhad ka horjeedda nothing else.
@Said-e3y
@Said-e3y 3 месяца назад
Hadalkaasi waxa uu muujinayaa heerka aad taagan tahay
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 3 месяца назад
Sxb nin caqli badan baatahay lkn soomaali inta bilaa caqligaa oo aan sidaas wax ufahmayn baa kuyar
@Waayoarag98
@Waayoarag98 2 месяца назад
Nin ku dilay hadh kuuma jiidin doqonyahaw. Sidaan u ilaawaa imikaabay taagantahaye. Ka warran dhalinyarada imika iyagoo dawlad ah ay xamar ku cuneen ee xataa maydkoodii talaagada laga bakhtiiyay. Ninka taa ilaawa waa neef ee biniaadannimada haka tanaasulo.
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 2 месяца назад
@Waayoarag98 Dhallinyaradu waxay ka mid yihiin badan oo halkeenan Somaliland ka tegey, fursado shaqo ka helay. Lacag fiican qaata, inta Aviation somalia ka ka shaqaysa oo keliya waxay ahaayeen ilaa 42 intii kalena way shaqeeyaan, hadday dhibi jirtana way isaga iman karaan . Ninka dhintay waxa ka mid yahay dadka Somaliyeed ee maalin kastaa sitaabahaha foosha xun ee kala duwan ugu dhimanaya. Ninkan Somalilander looma dilin AUN. Waxa jirta in dadka Somaliland ay Xamar ka yihiin Muwaadiniin caadi ah, xilal badan oo calculus ka hayaan wixii siyaasad guud ahi waxay u taalaa Hogaamiyayaasha Somaliland iyo Somaliya. Dhanka kale sow ma ogid in dad badan oo ka mid ah kooxaha argagixisada ah ee Koonfur dhibay inay halkeenan ka tegeen siiba Gobolka Hawd....
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 3 месяца назад
Waar waxan dadka ka daaya waa wuxuu dhulbahante idinkaga tagee Nin aad is dosheen ood ka adkaatay ood malin walba sidaasan kuu dilay aad ku celcelinayso kawaran Dee ama idaacad yaroo isaaqa inoo sameeya oo aymu dhagaysano kaligeen
@Said-e3y
@Said-e3y 3 месяца назад
Taariikhdu ismaqariso
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 3 месяца назад
Cid ba lagama adkaane dawladii somaliya jamhada badan baa dumiyey SNM na hargaysa masoo gelin ilaa dawladii koorfur ka duntey sxb
@OsmaanOmar
@OsmaanOmar 3 месяца назад
Halgamayaal waad halganteen waadna isku halganteen. Waayo labada dhinacba hooyo soomaaliyeed ayaa ooyaysay waad isku aakhiro seegteen. Wa la layaal According to the our Quraan .we have to separate here after and independent .we are somalian people the one you did killed was Somali and the one who was you killed was your brother.totality those fighting was wrong fullness .every time I watch Codka Bariga Afrika and I very interested for your history with story.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 месяца назад
Been iyo faan Kama Xishoodaan😅
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 3 месяца назад
Ninkani haduu sayid cali abaal gear ah baanu u heynaa iyagaa snm ugu tababer fiicnaa iyagaa ugu geesisaan isku dhafbeyna ahaayeen anida abaal gaara baan u ahaa maalin bey I badbaadiyeen iyo la idili lahaa iga rideen rajiimkii ciidankiisii
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 3 месяца назад
Caaac 😂
@hanaaden9901
@hanaaden9901 3 месяца назад
moorgan wa fulaygi ugu wena faqash 😂😂😂😂😂😂😂
Далее
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
Просмотров 12 млн
Women’s Goalkeepers + Men’s 🤯🧤
00:20
Просмотров 1,4 млн
SHEEGA DEE AMAR ALLE LAAKIIN 6 October 2024
26:57
Просмотров 1,2 тыс.