Тёмный

Barnaamijka Nala Sheekeyso oo aad u xiiso badan "Ali Harare iyo Kawsar Abdilahi" 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Barnaamijka Nala Sheekeyso oo aad u xiiso badan "Ali Harare iyo Kawsar Abdilahi"

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@Axmadxadan
@Axmadxadan Год назад
Aada baan idiin salaamay walaalaha qaali ga ah salaankadib baryahaan waad ka caajisteen barnaamishka ee halasoobadiyo sheekada
@kaltoumali5510
@kaltoumali5510 Год назад
Allah doesn't close all his doors but when a person wants to be corrected and Allah will smooth his paths for their life.
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 Год назад
Waad Mahadsan Tahiin Kowsar Iyo Cali
@MOHAMADJanan-ss4sy
@MOHAMADJanan-ss4sy Год назад
KULAN WACAN QURUXEEY AND . mr.xaraare 👍
@amalali450
@amalali450 Год назад
AscAli Harare iyo kowsar Cabdulahi aad iyo aad baad u mahadsantiin
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Год назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه
@nrcabdi
@nrcabdi Год назад
🥺🥺🥺.🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar) Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 Год назад
Ilaahay dhibatada hakaa saro wll😢
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Год назад
Harare💯💯💯💯💯💯💯💯
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 Год назад
DAWADA WAA LA DAAYAAYE 😂😂😂😂
@JeylaniAbdirahman
@JeylaniAbdirahman Год назад
أن الله يهدي من يشاء 🤲🤲🤲
@SayidcaliSayid-eu7gf
@SayidcaliSayid-eu7gf Год назад
Ali And kawsar Nagaxishoda Naagaha shekoyinkoda Nagadaya
@xisaabxer2731
@xisaabxer2731 Год назад
Masha allah, Ali Harare naag fican ayan raba inaan guursado tuug nimo miyan kaso bilaaba?
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Год назад
You 2 really say the reality. It's true story, It happens every day. Somali waa mixnad .it's interesting story mashaa Allah. Waad naqosliseen subxanallah. 😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 Год назад
I have character romantic compatibility my love 💕💕
@MMATvs
@MMATvs Год назад
Ali haraare maxaad u tidhaahdaaa alle ha u naxariisto siyaad barre? Qabyaaaali ayaaaad tahay
@yassinwarsama825
@yassinwarsama825 Год назад
Mr Ali quand un de vous commence à parler l'autre dois le laisse finir, merci
@Caqilmohamed2020
@Caqilmohamed2020 Год назад
Kaftanka siyaasada noo soo bari inkastoo aad tiri maalin dhaaf baan ka dhigayaa lkn ma aadan samaynin
@soulehassan
@soulehassan Год назад
Naadgta inta la qaatay lala ordey dhuubnaydaa bandhi mayna lahayn ugu yaraan ma siligaa mise waa nacnaco (nacnaco daasad ay kadhamaatay saliidii OK ee Bari samaadkii)
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 Год назад
Waxaan dhashay 21/oct/1969
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 Год назад
NASIIB XUMIDAA 😂😂😂😂😂😂
@MohamedAli-u7w9o
@MohamedAli-u7w9o Год назад
Masuul cali xarare😂
@HassanAli-ok4zo
@HassanAli-ok4zo Год назад
Anigu waxan ku soo dhoofay koosafaare
@siyidcalimaxamed1400
@siyidcalimaxamed1400 Год назад
Asc
@user-ui2bu2uu8z
@user-ui2bu2uu8z Год назад
Tuugii soomaali ugu waynaa waa ninkii wixii laga dhacay misna Dib u Soo dhacay
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 Год назад
WEGER MAXAMED SIYAAD BARE AYAA SOO DHOOFAY 😂😂😂😂😂😂BELO سبحان الله العظيم
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 Год назад
Hello Kumar iyo Cali, your programmes are good how every it would be nice if you can increase the time please, many thanks, 😂😂❤❤❤.
@Kamas_4414
@Kamas_4414 Год назад
Asc cali xarare iyo kowsar barnaamijka waa mid xiiso badan aan mid idinku darsado sheekoyinka la idin soo dirro war qad ku soo qora si sheekada loo fahmo haddi kale isku dhexyaac bay noqonaysa ama wax baad ka tagaysa mahad sanidin
@CadeNormal
@CadeNormal Год назад
Sheekada wiillkaas waabeen Aamina muuse ayaa Lagaso copy gareeye
@SayidcaliSayid-eu7gf
@SayidcaliSayid-eu7gf Год назад
Alaw miyay kula qurxontahay naag baa waxay tiri subxanaka yacadim
@hodhas
@hodhas Год назад
Aan idinku daree. Waxaa jiraysay haweenay aad iyo aad u foolxun lakiin qofka gurigeeda taga ee ku yidhaahfa waad qurux badantahay waxay siisaa lacag. Nin iska baahan ayaa loo tilmaamay markuu tagay ee uu gurigii garaacay ayay haweenaydii albaabka ka furtay ninkii markuu arkay ayaa wuxuu yidhi ILLAAHAY ayaa risiqa bixiyee waan iska noqon tan waad qurux badan tahay MA odhan karee
@sheekhharar
@sheekhharar Год назад
Hhhhhh
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Год назад
Cali xaraare mur kuu Kosar lafadhiyo waa Bila xarako cali ka kac meesha oo is garo kkkkkkkk
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 Год назад
Gabadhaani sow maaha tii jaajuus cali qaraare la fadhidey maaha sidaas ayaa meel kuu taal wll hhhhh
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Год назад
Kkkkkk kkkkkk
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Год назад
Hhhh
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 Год назад
Jaajuus calow maxad gabadha masinki8nta u dan baajinee ise isoo shac bixi ayey ku tiri madaama aad jaajuus tahay
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban Год назад
Hadda ma ninkaasad ka masertay sidii dumarkii
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 Год назад
@@abdirahmanliiban ma jaajuus aya laga mesre cali qaraare 65 ayu jira markuu u yarado ee adigu ma kuwdaba dhilifka u ah isaga tahay mise jaajuus kale hhhhhh wa 2daa mid
Далее
СМЕЛОЕ РЕШЕНИЕ #shorts
00:14
Просмотров 18 тыс.
من عزيمة واجواء رمضان الى ..!!
35:08
СМЕЛОЕ РЕШЕНИЕ #shorts
00:14
Просмотров 18 тыс.