Тёмный

Barnaamijka Xasuus Reeb Waraysi Edna Adan VOL 3 By Ducaale HCTV 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 412 тыс.
50% 1

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 408   
@mohamedguleid9833
@mohamedguleid9833 8 лет назад
aad baan ugu mahad celinayaa ducaale iyo horncable tv, in ay daawadayaashooda fursad u siiyeen ka faa'iidaysiga macluumaadka dr.edna, ilaahay dhamaantiin abaalkiina ha gudo
@saadiabukar6762
@saadiabukar6762 Год назад
Amazing lady and great story. Thanks for your service - taking care of our wounded warriors.
@maanobiibi4369
@maanobiibi4369 Год назад
Aniga oo rer muqdisho ah waxaan u jeclahay Dr adna dumarnimo
@daljirkadahsoon1014
@daljirkadahsoon1014 8 лет назад
geesiyad ilaahay aqoon u dhaliyey walaahi waxay soo martay taariikh aad u badan #EDNA AADAN ISMAIL thanks.
@abdifaatahmohamed7504
@abdifaatahmohamed7504 4 года назад
Dch
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 года назад
@@abdifaatahmohamed7504 Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax LACAG ah. ka waran heeeeeeeeeeeeee ?
@jamackhalifxirsi3402
@jamackhalifxirsi3402 4 года назад
@@LibaaxaAfrica5484 ç
@nimahappy8002
@nimahappy8002 5 лет назад
Wanku farax sanhay inan arko qof somali o leh bisadaan jecelahay wayo aniga unba ismodayay kasomali ahaan inan jeclhay bisadaha😻😻
@مبارك-د2و
@مبارك-د2و 5 лет назад
anigaba waan jecelahay maalin maalham ka mid ah anigoo (Xadiith) la ii aarinayo ayaa (Abu-Hureeyra) saaxibi ah magaciisa dhabt ah waa Abdurrahman Anigune Abdurrahmaan ayaa la idhahaa. Marka sawabta naanezta Abuu-hureeyra ugu baxday laga sheekeynaye (Bisada) ayuu aadka u jeclA ........maalintaas ayan jeclaaday
@SuadShALi
@SuadShALi 4 года назад
Waxaan aad ugu hanbalyeenayaa Dr. Adna Aadan sida kalsoonida leh ee ay tariikhiida uga waramayso. Thank you so much
@fisoabdullahi9140
@fisoabdullahi9140 4 года назад
CAJuuso
@fisoabdullahi9140
@fisoabdullahi9140 4 года назад
CAJUUSO OK
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
@@fisoabdullahi9140 Cajooso micneheeda mataqaan horta kkk
@mukhtaarosman4530
@mukhtaarosman4530 4 года назад
Waayo arag dhameystiran allah haku dhawro mamo Kaa dhibkuu siyaad barre idin gaystay anaa idinka jarayaa dhawaan inshallah
@mukhtaarosman4530
@mukhtaarosman4530 4 года назад
@zahra Mohammed may somalia ayan ka daba tagayaa abaayo
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 6 лет назад
Commentska Dad badan baa qoonsaday ''Barawaani'' Waqooyi barawaani waxa la yidhaa qofka jilicsan ee aan adkaysi badan lahayn...qabiil weerar kama aha Edna...Dadk kale ee caytamaya, Halkan taariikh iyo Xusuus ayaa lagu hayaa, Cay iyo xumaan maba taallo...Caayayaasha wax aad jeceshahiin youtube ka baadha.
@mustafamohamed8386
@mustafamohamed8386 4 года назад
Geesiyad taariikhda baal dahabA kagashay hooyaday ale haku xafido aduun iyo akhiraba
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 5 лет назад
Adno mamo salaam sare you are my role model. I wish I could meet you. I will be back to Somali land insha allah from toronto
@AbdirahmaanAhmedAhmed
@AbdirahmaanAhmedAhmed 5 лет назад
Wan jeclan laha inan waqtiga jiro Jiilkana ahaado ugu yaraan tarikh ban fa idi laha jiil ba ay oo an waxba ka dhidhiyayn ban kuso begmay
@moedacar3100
@moedacar3100 7 лет назад
Masha allah maamo adna taariikhda hablaha soomalied baaldahab ah bay kajirtaa ilaahay cimrigeeda ha u barakayyo.
@saccdiyamahmed2975
@saccdiyamahmed2975 5 лет назад
Mashalah """Dadka,Isaqa"" Ahh Wa Dad wax Bartay oo Tarikh Lehhh La anti Somali" Qurux malehh
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 5 лет назад
Saccdiya Mahmed dad baa inta dhibaya in ay dhagahoda maqlan
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
Sacudiya qalbiwanaagsan fariid garanaysa gobanimo
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 4 года назад
Adna waa qof qali ah oo qimo leh dhabti Waxbadan ayad u qabatay umada Somalia iyo somalian Allah ha ku xafido hooyo
@singular123er
@singular123er 4 года назад
@Khaalid Xasan alshabab aamu oo meelaha isku qarxi waryaa
@SuadShALi
@SuadShALi 4 года назад
Ducaale waa runtii laguma gayoon karo khibradeeda Dr. Adna
@xaliimosacdiyamamxedcabdul4382
Akhiriyo adunba gulayso mama love wlhy dadnimay la noshahay somalidu iyado badan bay ubahanthy
@fowzihapiip3217
@fowzihapiip3217 4 года назад
Ilaahow cimrigaaga dheeree
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 8 лет назад
ALLA haku sharafo maamo qof karti alle u dhaliyad tahe Xasus iyo farxadba way i ahayd mrki aan kulan madaarka aids 2012ki talooyinki aad i siisay maskaxyda kama.bixin wxa ka.mid aha DHIDID IYO DADALBA MEL LAGU GAADHAYA KU DADAL WXBRSHDA JMCDED RABBI qaranka haku dhwro camal san iyo cibada suban mamo ADNA A ISMAIL
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 4 года назад
Ninkan gabadhaa ka fiican thank you Adna qof wax fahmaysaad tahay
@nadiiracadey6229
@nadiiracadey6229 4 года назад
Geesi nimadadad in lagu daydo aadby umudanthy alla danbigaga ha dhafo 😍🤲
@dayipiozvamouzcabdirahiim9081
@dayipiozvamouzcabdirahiim9081 4 года назад
. 4
@guledabdi3911
@guledabdi3911 6 лет назад
masha Allah walahy waa barnamij Ku aad ufiican runtiina Drs adna Adam waa shakhsi kudayaso mudan wllhi hadii barnamijyadeda ladhagaystona waxyabo badan ba iska kaa bedelaaya alle hausiyadiyo cilmiga iyoaqoonta iyo weliba cimriga adna
@anissahassan804
@anissahassan804 5 лет назад
Woo mashallah mum you got unforgettable memories mama adna aden ismael long live you don't look your age x x
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 3 года назад
💚❤️⚪🌺🌼🌹 well done Dr adna Aden Ismael long live inchallah amiin mama💋💜
@sharmaakemuhumed1059
@sharmaakemuhumed1059 6 лет назад
MCha Allah Tariikh cajiib Alle Haku Xafido Edo Mcn❤️
@zagalfaraxsan1967
@zagalfaraxsan1967 4 года назад
AmiiiiN 🤲🤲🤲🤲
@mohametniyadsame9081
@mohametniyadsame9081 4 года назад
Hore uma daawan taariikhda Edna Adan videogan ka hor lkn wxn ka bartay casharo aad u muhiima dhacdooyinka ay ka sheekaysay ee nolosheeda so maray, ta ugu muhiimsana waxa waxa weeye aqoon iyo xirfad intaad leedahay aamina aad tahay waliga iilan maysid ✋ Dadaal intaad noshahay
@najaxnuur1349
@najaxnuur1349 4 года назад
Masha allh marwo adna adan taariikh dahabiya aya ka hadhaysa ale haku barakeeyo ilahy hanoka daayo dhraro kolna mawdku baaqanmaye tiir wayno somalilnd ka mida ayad tahy
@creativitydisplay3059
@creativitydisplay3059 5 лет назад
She's beautiful and elegant. You can see it in her style 😍
@maajidjsalad8970
@maajidjsalad8970 4 года назад
Hhhhhh waa lipaaxad walahi milatri miyaa diyaar kuma lahooo danteeda wa ay taqanaa😂😂😂
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 5 лет назад
Hooyo adna aadan waa. Qof qaali ah illaahay caafimadka ha u dhowro
@hafsoisman1847
@hafsoisman1847 4 года назад
Mamada causa ka daaya waa libaaxad Somali wayn use shaqaysay cimriga alga kuu barakeeyo
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 6 лет назад
Maasha Allah Rabi ha ku xafido geesiyad baad tahay
@jimcalekaafi5616
@jimcalekaafi5616 5 лет назад
Allh cimriga iyo cafimadka haku dhereyo
@achmedhussen10
@achmedhussen10 Год назад
Edo Allah cafimad ka haku barakeyo 😍
@aqooniyojacayl
@aqooniyojacayl Год назад
M.a hooyo afna🎉🎉
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 5 лет назад
Waa Hooyo SOMALIYEED Oo aan Qabiil kasoo jeedin. 🌠Ta gees HOYADOOD waaye🌷🌻💐.
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف Год назад
Khabil way kasojedah oo somali oo dhan difacimeyso ee dagankedah Ee ah somalilan bey difaceysah adnah waa nah mutacalimad somaliyed Oo waxa usobaratah dalkah somaliya waxanah lagah rabay ineey mideysoh somali oo dhan oo waxay sitatah magacih somali oo dhan ka dhaxeyey kih jahil aha iyo kih waxa sobartabah Markah adnah waa khof shegatah somalilan iyagenah udoodah ooy u radisah akhonsih ooy rabtah ineey kagodoh somalilan somaliya waa nah kuh didan aduunkah shakadah ey wada somalilan Markah waxay dhahen aduunku somali waa mid kaleyah manah kalah go,ikaran somaliya ee Markah somaliya ilahaay hamideyo oo kadhigoh dad isjecal oo dafacdah dalkudah somaliyeed amiin
@hassanhayd4449
@hassanhayd4449 5 лет назад
Edna Iron women, i appreciate your efforts which offered your people.
@abdifaatahmohamed7504
@abdifaatahmohamed7504 4 года назад
Jhhggu
@ayaanilyaas8051
@ayaanilyaas8051 4 года назад
Alle cimriga haw barakeeyo maamo adna ismail
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
الله يبارك فيك ويحفظك. ويطول عمرك ان شاء الله وريت كان. عندنا. خمسه نسوان مثلك ف في كل صومال لاند
@amincabdixirsi4382
@amincabdixirsi4382 5 лет назад
Walhi waan qiroday ilahy cimriga haku barekeyo hooyo ❤❤❤
@rahmohassan131
@rahmohassan131 5 лет назад
Maasha Allaah mamo ciimriga illaaheey haku saiidiiyo
@ismo733
@ismo733 8 лет назад
Thanks legend ADNA AND CAMI DUCALEH.
@wizamintv9147
@wizamintv9147 6 лет назад
Mammada umada Somaliland💚☁️❤️💪
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 5 лет назад
Yooyada SOMAALI WEEN🌠5Ta gees👉 Waaye.
@sakariejama9456
@sakariejama9456 4 года назад
Ader amin Walahi ad Ayaan uga helaay Waxay isku dhaanta kana qimo badan tahay Boqol Nin Walahi 👸🏽👸🏽🦁🦁❤️❤️
@ilkacazetube9305
@ilkacazetube9305 4 года назад
Dr adna aadan kuugu Hambalyaynayaa sida kalsoonida leh ee aad taarikhda uga wara mayso
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 5 лет назад
Waa awoowgey guuruubkii lasoo maray inqilaabkii ka dhacay xamar 1969 awoowgey xabsi 3 sano ayuu siyaad bare xiray. Xasbiya Allah walee akhiro xisaab wey taala
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 5 лет назад
Edna Adam 100.000 nin oo Somali way ka qeymo badan tahay. Tariikhda ay ka hadleeso waa wax dhacay. Anigu reer somaliland ma ,ihi ,reer mudug baan ahay
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 5 лет назад
Adno kalaan jeclahay inaan noqdo umuliso insha allah dadka in caawiyaan jeclahay nurse waa ban ahay
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 5 лет назад
Anigaba reer xamar baan ahay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
Reer Mudug noolaada anoo wiil reer Burco ah xabiibi salaan gobeed ✋
@ayanomar1596
@ayanomar1596 4 года назад
Masha alh wllee mamada karti iyo fariid nimo wa kamuqataa allow dhoowr👏🏽👍🏽👌🏽
@khadiijaaadan7964
@khadiijaaadan7964 5 лет назад
Manshlaah ilaahow kudaa ookusiyaadi cilmigaaga
@cabdijibaarhiis6272
@cabdijibaarhiis6272 4 года назад
Wakhtiga shln 1000 lagu shaqayn jirey.
@sahracr1073
@sahracr1073 4 года назад
Mansha alah duqdan waa maamo Qaran laakin in ay Qabiil noqoto ayey jeclaysatay
@fathiaabdidaoud9213
@fathiaabdidaoud9213 3 года назад
VOUS ETEZ LA FIERTÉ DE LA FEMME AFRICAINE
@sagalmahamed3728
@sagalmahamed3728 4 года назад
Cimriga allahaku barakeyo
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 4 года назад
Taarikh xiiso leh
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 5 лет назад
😀Soomaalidu waxay tiraahdaa GAAL DIL GARTIISANA sii XAQIIQATAN Mama Edna inkasta oo ay cuqdada iyo nacaybka soomaalida ku talax tagtay oo ku fog tahay LAAKIIN waa dadka fara ku tiriska ah ee Soomaaliyeed haddaysan keliba ku ahayn WAXQABAD iyo WAXTAR muuqda oo dhaxal gala oo arrimaha caafimaadka ah, waxayna mudan tahay inkasta oo xaafdeeda isku soo koobtay in Soomaalidu ABAAL MARIN iyo XUS maamadaa la SIIYO loona SAMEEYO😀🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yusufdualeh6141
@yusufdualeh6141 5 лет назад
Well said
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 5 лет назад
Somalidu waayo wll somali wey badantahay shanbay ahayd labana wey isku biireen waanay kala baxeen hadana shantiiba dawlado weeyey gaar ah maxaa ceeb ah o ku jira in sidaa nin kastaaba garty la ahaado
@farxaanaxmed7188
@farxaanaxmed7188 4 года назад
Mama Adana adan dadkedi iyo dalkediba ujooga xusiyo wax walba ay naga mudantahay sina lakiin adu taha yarayso
@mahamoudgaas2611
@mahamoudgaas2611 6 лет назад
Eesh Calaa taariikh-Ilaahay carabka kuma gooyo Hooyo macaan.
@OmarMohamed-sv3yj
@OmarMohamed-sv3yj 4 года назад
🙏🙏🙏Walhi wa taariikh nool Sorry mom 100%🙏🙏🙏
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 4 года назад
Adna waa halgamaa geesiyad ah’ manshallah
@wacanmohamed8788
@wacanmohamed8788 5 лет назад
700 ban daba ordayey 7000 illahay wu I siyey nolosha sidada, nolow Adna Adan ismail.
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Waligay intaan jiray 5 jeer oo lajabya dhiig iyo dhibatadu dadku badatay waan kabadbaaday illhay waxu kuqoray nuuba kugu dhaca 1988 oo dagaal iyo dhaawac kudhax dhashay mar waxay 1994 iyo 1995 oo yado laysa eryanay caruurnimo waa ciil laga waynadaye waanba iska ciyarayna yado rag israyanaayan oo rasastu socoto banankan anu joogno ayaa waxa nagu ag dhacay nin dhaawaca oo oradaay markaasu igu yidhi adeer shah modow ikeen intaan shahi kumaqna waxanba sonoqday ninki oo xabad madaxa loga dhufatay nin qori sita igu yidhi xarooda ciyaalow ee rasasati guriga nogu sogashay oo islaan wayeela oo meesha jiiftay xabadi guriga nogu sogashay kudhacday anagii nagu tidhi beerka dhula dhiga anago iska taagtagan iyo dhowr jeera oo imika oo aan kujiro kamid tahay alle dilaa dhinta inti lanoolyahay waa ladhibaton😊
@qaresiciidpuntlander6586
@qaresiciidpuntlander6586 4 года назад
O
@xamsedayib4007
@xamsedayib4007 6 лет назад
Mocha AllAh adna adan ilahay xasusta haku siyadiyo
@mohamoudshiremohammed9550
@mohamoudshiremohammed9550 Год назад
Runtal kama shegto waxa jiray 1960 ila 21 October 1969
@mukhtarabdi5304
@mukhtarabdi5304 8 лет назад
geesiyad taariikh badan kuleh umadan dheh waayo badana soo martay alloow daa waayo badan.
@mukhtaarmohamoud2337
@mukhtaarmohamoud2337 6 лет назад
Masha Allah drs adna wan Ku qiirooday taariikhdaas
@abdig7562
@abdig7562 5 лет назад
Mukhtar abdi taariikh madoow ayaa beesha isaaq u qoran cigaal waa ninkii dhulkii nfd bixiyay 10 malyan ka qaatey kenya iyo uk
@aliahiiz8397
@aliahiiz8397 3 года назад
Such a brave woman Allah blessed you😂😂😅
@xaawoaxmed669
@xaawoaxmed669 4 года назад
Masha.allaah
@husseinabdille
@husseinabdille 4 года назад
Ducaale wa shaydhan duqduna wa shaydhaan
@mrali3601
@mrali3601 6 лет назад
Kuwana la hor marinayey, kuwee?
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 4 года назад
kkkk Mid yar oo Barawaani ah ayuu ahaa shuban baa ku dhacay @ 20:26
@aishamohamed7287
@aishamohamed7287 3 года назад
Inshallah inshallah inshallah Allah haugarto burbuk aad ka filan Allah idinku furo aad kuguri meel aad tegtaan aad waydaan inshallah wada suga inshallah waad wada arkidontaan
@MsHinda11
@MsHinda11 4 года назад
Maashaa alaah waa runtaa aniga ayaaba daawada ka kibsan jiray.
@njmaali6628
@njmaali6628 4 года назад
Manaha Allha allee haku sudhereyo cumirikaga
@xikmaikran9244
@xikmaikran9244 5 лет назад
Maamo qaran allow cimriga iyo caafimaadkaba kuu barakee
@asmakhalid9918
@asmakhalid9918 3 года назад
🤗🤗
@MohamedIsmail-js2kr
@MohamedIsmail-js2kr 8 лет назад
Mahadsanid Dr Adna
@carsanya
@carsanya 8 лет назад
Noolow Edna wadaniyad soomaali asal ah.
@mahamedkhaireismailsuldaan9343
@mahamedkhaireismailsuldaan9343 4 года назад
Good women edna adan
@odaysavage
@odaysavage 4 года назад
Hooyo ama ayeeyo si kastaba wan kujeclahy waayo waxa a tahy hooyo ficil iyo geesinimo dadka dheer lkn wixii shaqsinimo kuugu dhacay hala wadaagin somalida si laysu noco, dhalinta hada soo koroysa waxaa wax a kama oga
@sado83abdi4
@sado83abdi4 5 лет назад
Tata je t'adore et continue ton travail et courage .. !
@ayanlehabdullahi1215
@ayanlehabdullahi1215 5 лет назад
Cousins 🌹👫💯
@achmedlander3123
@achmedlander3123 4 года назад
J adore aussi tata adna
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 4 года назад
Wadan-kii 83 dollar baan lasoo galay!!!!!! Aduunku waakaa
@UdugUdug-eq3cz
@UdugUdug-eq3cz 4 года назад
maansha allah mamadan tariikh qurux badan bay noo soo bandhigtay wallow aan askarta sida xun u dhimatay aan ka murugoodey
@ikhlaas-9678
@ikhlaas-9678 4 года назад
Ethiopia wale wanag inaga ma dhexeyo
@waasheekakale754
@waasheekakale754 5 лет назад
86 waa markaan dhashay
@aminahouse9108
@aminahouse9108 4 года назад
Edna eden🇮🇹🥰
@aminaabdullahi8874
@aminaabdullahi8874 4 года назад
It’s really a sad story
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 4 года назад
Maamadu waa geesiyad u soo shaqaysay soomaali oo idil
@bashiirmohamed2590
@bashiirmohamed2590 4 года назад
Maansha alaah noloshu waa halgan maamada umada soomaaliyeed
@axmedalmansuuri7725
@axmedalmansuuri7725 4 года назад
Mashalaha hooyo ku dayasho mudan
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 лет назад
Ilaahayi cimriga how dheereyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdifaatahmohamed7504
@abdifaatahmohamed7504 4 года назад
🍒🍒🍒🍒🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍇🍆🍇🍇🍇🍆🍅🍄🍋🍏🍈🍉🍐🍐🍑🍒🍍🍍🍉🍑🍜🍙🍚
@yahmayahoo1648
@yahmayahoo1648 4 года назад
c
@nasraslbn9978
@nasraslbn9978 5 лет назад
Dr adna adan mire ilahay cimiraga iyo caafimaadkaba haku siyaadiyo
@anissahassan804
@anissahassan804 5 лет назад
Woo adna aden ismael mashallah long live mama ducal wariyee as well viva somaliland x x
@ibadoalimahamoud6684
@ibadoalimahamoud6684 4 года назад
She is thinking about her leopard and we are thinking about land, jewellery and houses.... 😭😭😭😭
@abshirdinow284
@abshirdinow284 4 года назад
1968 cigaal wuxuu ahay raysulwasare maxay tahay bahida ku haysay
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 5 лет назад
Cimrigaaga allaha dheereeyo hooyo qaali baad tahay
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 5 лет назад
1967 ? Abdirishiid Ali Sharmarke baa madaxweyne ahaa 6 iyo 7 kii ? Mise waxay ka wadaa 1976 ,
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
Aadan Cadde ayaa madax wayne ahaa isugu raysal wasaare ayuu ahaa
@rahmohassan131
@rahmohassan131 5 лет назад
Waalaahi waa ariin naxdiin badaan 😂😂😂😂😂😂😂
@abdikilass3518
@abdikilass3518 4 года назад
Afadii Ra'isulwasaarihii 3aad ee Somalia ilaah cimrigeeda ha dheereeyo hana hanuunsho.
@ubahmahamud9940
@ubahmahamud9940 4 года назад
Cimrigay beenta dhurayso alle ka cabso canshuur tii dadka Somaliyeed baad wax ku baratay ee afkaagu ha karo shukran qaran kaygoow
@sagalmahamed3728
@sagalmahamed3728 4 года назад
❤❤❤❤❤
@inamoussa4016
@inamoussa4016 5 лет назад
Machallah
@M.Duran71
@M.Duran71 5 лет назад
Lido beach Abdulasis ayay deganayd ninkan weyn xitaa ma yaqaan she became emotional ka soco very powerful nostalgic
@lulali8651
@lulali8651 4 года назад
Habartaan waa qumayo musiibo ,ummada somaaliyeed kuma cafiyin
@hodandilindilo8988
@hodandilindilo8988 4 года назад
Mashaa Allah hooyo ficaneey
@hodandilindilo8988
@hodandilindilo8988 4 года назад
Aqoonta iyo qeyrka ehelkeedi baa tahay ifka ku noolow adoo aafo eey ku helin aqiradana janada Rabbi weyne kugu irsaqo a aaammiinnn
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 4 года назад
Ader dayn kuma lihide Ka leexo Adna sharaf cudurbaa Ku haye
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 года назад
Dr Adna aadan ismaaciil ilbaxad + aqoonyahanad
@superlula2674
@superlula2674 4 года назад
His habaryahay la fadhiiso somalida o toobad keen
@guleit89
@guleit89 4 года назад
Drs halyeyada la shaqesa kala foganshaha umadda somaliyeed
Далее
Barnaamijka Xusuus Reeb :  Waraysi Edna Adan VOL 4
53:41
Waraysi Gaar ah Dr. Adna Aadan Ismaaciil
42:49
Просмотров 3 тыс.
НЮША РОЖАЕТ?
00:17
Просмотров 870 тыс.
Weriye Axmed Saciid Cige iyo Edna Adan Taariikhdeeda
18:18
Barnaamijka Taariikhda Mujaahid Lixle | SAAB TV |
40:47
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
Просмотров 371 тыс.
rachid nour 4
29:48
Просмотров 332 тыс.