Тёмный

Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 377 тыс.
50% 1

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 606   
@hargeisawilast4773
@hargeisawilast4773 3 года назад
2020 /12/12 Ayaa ila dawanaya Wa sheeko iyo halgan snm mujaahidiinti naftoda uhuriyaa dadkooda iyo dalkoodaba 😍😍😍
@MaxmedSalebaan-xr2rf
@MaxmedSalebaan-xr2rf 3 месяца назад
2024 daawanayaa ❤❤
@faham6920
@faham6920 4 года назад
Guuleysta reer isxaaq from galmudug.
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 года назад
Thank you walaal
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 года назад
Wlh idin jecliya habar gidir anigo ah isaaq ayay ila dhasheen wanan jeclahay
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 месяца назад
Faqash futo xun wax baa ku dhacay
@AbdaleOmar-k9p
@AbdaleOmar-k9p Месяц назад
Ninkaasi wa daarood kawrn oo waliba mj ah 😂​@@khadarhussain1741
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 7 лет назад
Alle cimriga iyo caqliga ha u barakeeyo mujaahid faarax iffiso waxaan soo jeedin lahaa mujaahidka 6 ilaa 7 qaybood nooga soo gudbiya taariikhdaa dahabiga ah ee uu goobjooga u ahaa mahadsanidin HCTV guud ahaan gaar ahaaN WARIYE MAXAMUD CABDI CALI DUCAALE kaalinta aad saxaafada kaga jirto taarikhda ayaa ku xusi.
@samsamm5996
@samsamm5996 7 лет назад
Waa.taariikh aan. LA ilaanikarayn.noloow a deer ifisom. Walee.geesi baad. Tahay
@dereya99
@dereya99 6 лет назад
Tuug Qaran dumis ah oo shiaheeye u adeegayay
@nadarcismaan8022
@nadarcismaan8022 6 лет назад
maan zha alaaah farax siciic subtle ifiso
@mahdiahmed3883
@mahdiahmed3883 6 лет назад
Aaway diyaradiihii ad dhahdan waanalagu gumaday adinkaba fanayo marna calaan calayo fanbadnaa fandam miyaa ninkaan
@maxkocali6081
@maxkocali6081 6 лет назад
Mujaahid cabdi qaadir koosaar Snm
@nuura.gobdeeq
@nuura.gobdeeq Год назад
2023__3__8 Yaa ila daawanaya Alleh cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo intii k hadhay ciidankii qaranka Soomalind SNM guul iyo gobanimo ❤❤🙏🙏🙏
@mustafeaadan71
@mustafeaadan71 Год назад
ilahay hayno xiftiyo mujahidintena inti dhimatayna how naxariisto
@nuura.gobdeeq
@nuura.gobdeeq Год назад
Amiiin amiiin wll
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 7 лет назад
Mujaahid farax ifiso nooloow abaal weeyn baan kuu haynaa adiga iyo mujahidiinta oo dhan ilaah ha ila kaa kulansiiyo hargaysa 💕💕💖💖💖💖💖💖💖 nitii dhimatay allaha u naxariusto inta noolna cisi iyo sharaf ku nooloow cimri dheer cibaado suuban aamiin
@akramhaji1930
@akramhaji1930 4 года назад
sxb ma la.kula tay 🤔🤔🤔mujaahidka
@marianfarah6669
@marianfarah6669 3 года назад
Asal cabdale siciid Allah keeps every one but protect my king
@gangbang9127
@gangbang9127 7 лет назад
ilaahay SNM raggi ka hadhay iyo dumarkaba khayr si intii dhimatay na alla ha oo naxariito ..amiin
@mawelvlogs
@mawelvlogs 4 года назад
Amiiii
@mawelvlogs
@mawelvlogs 4 года назад
Amiiiin
@apdirazakmohomud526
@apdirazakmohomud526 4 года назад
Aamin
@user-hz5zf1te5y
@user-hz5zf1te5y 3 месяца назад
Aamiin
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 6 лет назад
Ninkani waa nin wax badan og waraysiydiisa noo soon badi Mr Ducaale mahadsanid adiyo HCTv
@gooxjunior8015
@gooxjunior8015 6 лет назад
Faarax ifiso somaliland meel aanu xabad ka ridin ma jirto...kamuu sheekayn markuu ceerigaabo iyo nawaaxigeeda ka dagaalamayey...waan mujaahid caan ah oo reer somaliland ogyihiin...ifiso halaag buu ahaa..Ilaahay cumri dheer iyo caafimaad haku siiyo...mujaahid bay barataye waa kuwaa ragii title ka lahaa
@munalita
@munalita 2 года назад
Adeer geesi ayada ahayde ilaahay cimri dheer.iyo cibaado suuban haku siiyo
@mrfresh7953
@mrfresh7953 4 года назад
Axmad jamac saban Janan ogo Alaah ha unaxariisto isaga iyo mujaahidiintii SNM dhamaan intii ku shihiiday Amiin Amiin Amiin
@isaxaaqmaxamed7410
@isaxaaqmaxamed7410 6 лет назад
Axyaa mujaahid FAARAX SICIID SUGULE(IFISO) الله يرض عليك sadaliye sadaiyay guul & gobonimo tanaaday oo ay u horen naftoda & maalkoda,waa dareen qiiro iyo geesinimo xambaarsan u babac dhigida ciidan awood iyo tabar adag haysta waxase yaab leh biimaynta nafta marka aad garanayso hadafkaaga u jeed ee aad u socoto. FAARAX SICIID SUGULE (IFISO ) & dhamaan mujaahidiinti uso halgamay dalkani waxay naga mudan yihiin xushmad iyo qadarin qayral xad ah. Kama suusha Kaskeee Sharaf &karamad Kun jeer mudan tihiin Inti dhimatayna rabi ha u naxariisto
@omara7722
@omara7722 7 лет назад
Maasha Allah....Halyey, geesi, mujaahid ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo. S/landna way idiin ogtahay.
@nimcoedle3322
@nimcoedle3322 6 лет назад
Qaybtii sadexaad noo soo daaya waan idin baryayanaa nimanakii snm haloo furo meel abaalna hala siiyo ragaas intii dhimatayana alle ha unaxariisto
@nimcoedle3322
@nimcoedle3322 6 лет назад
Qaybtii sadexaad baan rabaa please
@sadamahmedaden1341
@sadamahmedaden1341 3 года назад
Arìn saxa ayaad tidhi 2 years ago
@abdiabdi2973
@abdiabdi2973 5 лет назад
Noolow adeer ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha ku siiyo ABAALKIINA WAAD HELI DOONTAAN DHAMAANTIIN S.N.M INSHA ALLAH
@hafzaadfamily1458
@hafzaadfamily1458 4 года назад
Asa
@greenempire8854
@greenempire8854 6 лет назад
Illaahay ha xafido Mujaahidiintii SNM inta nool waana Muhiim in la ogaado oo la illaaliyo oo loo roonaado. dhamaan intii ku dhimatayna Illaahay janatul Fardows ugu bushaareeyo.
@omarosman4440
@omarosman4440 6 лет назад
Horn Cable Tv Idinka oo mahadsan wareysigan mar kale qaada wakhti badan na siiya, sheekadana u daaya faarax oo haka dhexgalina.
@khadarlibaax4403
@khadarlibaax4403 5 лет назад
Wariye hadalaka kasug mujaahidka SNM intadhimatay allhu naxariisto inta noolna cimri dheer caafimaad allhaku waariyo aamiin
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 года назад
waan ku faanayaa in Faarax ifiso uu tolkay yahay ilaahay ha daayee.
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
Waa qoloma zHp
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
Waa nin adagee
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 года назад
@@sir__cmc zhp waa nin Habar jeclo ah Oo weliba sanbuur ah waxay Isku Dhaw yihiin dahabshiil.
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 3 года назад
Waar nin snm ah ee ninka magaca hakaga xaarin
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 3 года назад
Reer shacbi
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 3 года назад
Dalkan waa cadaaba loso jiidhay ciyaalka hada joogana xamar bay u hanqal taagayan SNM ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hargeisawilast4773
@hargeisawilast4773 5 лет назад
Kalsoonida wa halka shey EE guul lagu gaaadho❤✌👍
@Warsan614
@Warsan614 6 лет назад
Thanks mujaahid faarax ifiso and ducaale illaahay cimriga iyo caafimaadkaba haydiin barakeeyo
@tusiye4356
@tusiye4356 6 лет назад
walaahi cadiim waxaad moodaa inaan goobta dagaal joogey amase aan filin daawanayo sidey sheekadu iigu socoto . ereygaa ugu dambeeyeyna waaan ku qaboobey .... show SNM dab iyo cadaab bey aheyd ,
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 4 года назад
Geesi Allah ma xillo.
@bustaale6554
@bustaale6554 4 года назад
Qaar badanoo lagu shubay maxaa ka macno ah dagaal waa laga heshiiyaa wax ha ku qaateen inaan laynoogu tala gelinba inaynu sii jirno, mujaahidkana iyaguu leegaa da ahaan
@baashehussein1405
@baashehussein1405 4 года назад
Ilaahay dambigooda iyo dambiga walidkoodba ha dhaafo naftood hurayaashii snm waxay ku dadaaleen inay caruurtooda caruurtoodu kunoolato nabad iyo niyad sami ilaahayna waa kuguuleyay waxaad nooga tagteen magac iyo sharaf waxaanu dhiiga uqubi ilaalinta jamuuriyada islaamiga ah ee somaliland iyo magacii abayaashii snm raganimadu iyo geesinimadu waa adoo in yar cagaa dhulka kusii haya proud to be somaliland ma dhinte waa ilahay lkn dhimo oo magac reeb sida aabayaashii snm❤❤❤❤❤
@hassanaba6333
@hassanaba6333 4 года назад
Hasan Maansha Allaah ilay cirigaaga dheeri
@bustaale6554
@bustaale6554 4 года назад
Hassan Aba Aamiin Aamiin Wllo hassanw kuligeenba
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 6 лет назад
Talooyinka aan barnaamijkan ku biirsano hctv iyo barnaamijka ducaale ee xusuus reeb dhag jalaq uma siiyaan waar tabashadayada hoos u eega haddaad comments kayaga akhridaa oo nimanka tariikhda oo dhamaystiran inooga reeba siiba ninkan ifiso anuu ma aqaan lkn caawa iigu horaysa waanan ka helay runtii waa nin taariikh badan haya lkn waad nagu yarayseen, please barnamijyada naga haqab tira.
@ridwansaleban6328
@ridwansaleban6328 4 года назад
Waan kugu raacsanahay zxb
@Alzubeer
@Alzubeer 7 лет назад
MashALLAH, noolow, Ciz iyo karaamo Mujaahid waligaa, Amiiin ! Qeebo kale soo dhiga isla isaga uun, waayo tarikh farabadan bu haya runtii.
@omarosman4440
@omarosman4440 6 лет назад
Sheekada in badan ayaad ka dhexgalaysaaye inaad u deyso ayaa fiican ood qaybaha uun badiso. Mujaahidkani xasuustiisa ayaa aad u fiican oo in taariikh badan laga reebo ayaa wanaagsan.
@abucubayr6069
@abucubayr6069 6 лет назад
Geesiyaal adii aad maqashid waa kuwan oo kale wixii dhintay allaw u naxariiso anagana nooga dabanaxariiso
@Najiib_Farhan
@Najiib_Farhan 3 года назад
39:03 ninka qaylinayaa waa dhabayacan umalaynayaa walee
@rashidsalan4486
@rashidsalan4486 3 года назад
Ogaadeen ayuu ahaa
@raygaladam9517
@raygaladam9517 2 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkk
@Wadani1988
@Wadani1988 7 лет назад
faraah ifiso ilahaay cimrigaa ku dheere adeer waaaalee geeesi dalkisa jeceeel
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 2 года назад
Well done faraax true moujahid ❤️💚⚪🇬🇧🌼
@apdyrahmandimariya1871
@apdyrahmandimariya1871 4 года назад
Allow unxariso inti ku dhimty inti nolna Insha Allh nolal fican kunolda
@awaaleali1363
@awaaleali1363 3 года назад
❤️❤️❤️dhiigu Biyo maha sonalilanad ha noolato ❤️❤️❤️
@prince4057
@prince4057 7 лет назад
mr...wariye duale ... waa goood interview ,laakiin mujaahidka inaad qayb 3aaad ka samayso bay ahayd , iyadoo meel macaan maraysa qabsashadii warshadii kabista , xeryii 24aad iyo 11aaad iyo airportka ayaad naga joojisay topic gii,,, mujaahid faarax ifiso nooolow ooo if iyo aakhiroba badhaadh adiga iyo all snm hereos
@abdixaafidabdullahi1684
@abdixaafidabdullahi1684 5 лет назад
Mujahid Qaran Alle cimrika iyo cafimadka ha ku siyadiyao❤️
@mhussein3136
@mhussein3136 6 лет назад
fariid Farah ifiiso waa nin adaag
@yonisadan5197
@yonisadan5197 5 лет назад
Reer sheekh isaxaaq wanu kugu fanaa mujaahid ifiso
@sharmoboy7203
@sharmoboy7203 3 года назад
faaarax sicid sugule faarax ifizo iyo dhamman geeesiyadi halknki snm allah ha unaxarst inti dhimaty inti nolna alla ha udheereeyo.cimriga
@shaaficioadymaxamuud6624
@shaaficioadymaxamuud6624 2 года назад
Walaahi waan daawadY weliba dhawr jeer ayaan ku cesha day
@zaaked7930
@zaaked7930 Год назад
Ala ilaahoow habarjeclo hanoo waayin aamiin soo dhaha ❤❤❤
@saydahmed3661
@saydahmed3661 4 года назад
SNM Rabbi haydin koryeelo Kuwiina nool iyo kuwa dhintayba
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 7 лет назад
tuuladaa haywayne u dhawayd waa yucuboole
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 4 года назад
Mujaahidiintii ku dhimatey rabbi naxariistii jano haka waraabiyo
@guledabdi3911
@guledabdi3911 5 лет назад
mujsahid farax ifiso alle cimriga haƙuu dheereyo mujaahid guul iƴo goɓanimo
@hibaaqali2679
@hibaaqali2679 3 года назад
Alxamdulilaah rabil caalamiin allahii duriyada naga dhigay ee ragaa nala dhaliyey
@khadarsalaan5894
@khadarsalaan5894 6 лет назад
Farax ifiso waa mujaahid well known ah waana xaqiiqa
@fadhigaabchannel2758
@fadhigaabchannel2758 5 лет назад
Mujaahid ifiso waa nin reer burco ah iminkana Burco jooga ale cimriga ha ubarakeeyo
@SoomalilandforeverShire
@SoomalilandforeverShire 5 лет назад
Maxaa sxb ciidamada loogu dhiibi waayay?
@fadhigaabchannel2758
@fadhigaabchannel2758 5 лет назад
@@SoomalilandforeverShire maxaa sxb ciidanka loodhiiba xitaa boos kale looma dhiibin burco ayuu meel waashmaan ka yahay ninkaaso kale waxay ahayd in la ilaashado lkn xukuumadii hore iyo tan maanta jirtaaba waxba uma qaban dadkii noocaa ahaa
@SoomalilandforeverShire
@SoomalilandforeverShire 5 лет назад
@@fadhigaabchannel2758Subxanallah walhi waa wax laga dhinto kolay ciil maqabo hadii uu faqashti dhiig miiratada ahaa uu wadanka kasifeeyay.
@wuhwbeahshgs6457
@wuhwbeahshgs6457 3 года назад
Fadhigaab Channel 275 waashmaan aaa bisinka dadka miyanay u kicin ninkan o kle citaa caruurtida iyo reerkisa in nolol fcn la galiyo o guri lo dhiso weeyi, burco dadweynuhu mxy ugu kici wayden wl, mujaahidinta smn inay inagu hoos darxumadan wa damiirxumo dawlad ti hore iyo tanba waxba igama galin dadku ha u kacaan, ninkaas inu waashman yhy an maqlo qalbigay i xanuujisay
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 года назад
WEERAR IYO ADEN CADE WAA ADEERADEY GEERI XAQ AH BEEY DHINTEEN WEERAR WAXUU KU DHINTAY 1988.5.31 HARGEYSA
@davidwillium371
@davidwillium371 3 года назад
Ma dhiman, adeer. Ha dhiman adigu ha dhiman.
@aomar9195
@aomar9195 5 лет назад
Faarax Ifiso geesi geesi dhalay baadtahay runtii si cajiib ah baad taariikhda uga sheekaynaysaa nacam waxaad moodaa in aanu filim daawanayno sida hadalku iigu socdo qofkii ilaahay dilaayo ayuun baa dhinta rabbi cimriga hakuu barakeeyo adiga iyo mujaahidiintii dalka xoraysayba ee SNM intii dhimatayna rabbi haunaxariisto inta noolna Cisi iyo sharaf ku noolaada wariyahana waxaan leeyahay sida wax loo waraysto baro xitaa ixtiraan daro ayuu muujinayaa Ducaale markuu Mujaahidka waraysanaayo aadbaan uga xanaaqay Ducaale
@khadernur3927
@khadernur3927 2 года назад
Mujahid farax ilahay cimriga ha udhereyo anigu waxn galay SNM 1981 ilaa iyo intii halganku dhamanayey iyo guushii halganka waan ku jirey
@mahamedibrahim6164
@mahamedibrahim6164 6 лет назад
ninkani waa ninkii igu horeyey ee aaan arko isagoo si cajiiba uga sheekaynayaa balaqada hadalkiisuna waaa waa mid qulabta dadka gelaysa nin daacad ah ayuu ila eeg yahay si ma raawaxidana waa uu uga sheekeyey gobonimo mr ifiso
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 лет назад
Meeshii ugu macaaneyd ka goysee 👌 Allah yabaarak mujahid
@abdikhaalaqgoodir8761
@abdikhaalaqgoodir8761 6 лет назад
Waxan waliged aan la ilawikarin
@nasirabdillahi2802
@nasirabdillahi2802 6 лет назад
aarax ifiso waa ragii afar xinnyoodka ahaa ee faqash casharada u dhigey ee gacantooda lagu cadaabey faqashtii taliski siyaad bare ee dhiigyacabka ahaa.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 лет назад
halki ugu macanayd bad ka joojisay markay hargaysa gelayeen iyo markay berbera gelayeen geesi geesi dhalay noolow ilahay baa abaal kaga gudi
@minursa02
@minursa02 5 лет назад
Maanshallah Walaalo ilahay ha u abaal gudo
@samsamosman9887
@samsamosman9887 6 лет назад
wariye dee wad naga qastay taariikhdi mujaahidku ka waramaayey
@omarmohamed-eb6wf
@omarmohamed-eb6wf 5 лет назад
Aad iyo aad,
@abdisalanhassan1700
@abdisalanhassan1700 6 лет назад
Ax waa mujaahid qalbigiisu u halgamaayay inuu xoreeyo dalkiis nijaaskii siyaad barre geesi noolaw.
@shamismaxamuud9941
@shamismaxamuud9941 6 лет назад
alle cimriga ha kuu barakeeyo
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 5 месяцев назад
SNM geesiyashii dhidibada uu dhigay Somaliland noolada idintii dhimatayna alle haw naxariisto aamin yaa rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 года назад
Arabsiyo October 19, 1984 waxaa horteyda lagu toogtay 7 nin oo waxba galabsan. Anigoo ah 14 jir ayaa ku aasnay xabaalaha Arabsiyo 7dii qof
@apdirazakmohomud526
@apdirazakmohomud526 4 года назад
Allah yarxam mujahidiinta SNM
@abdisalanhassan1700
@abdisalanhassan1700 5 лет назад
mujaahid faarax siciid sugulle adeer allah haku sharfo cizzi iyo sharaf baan kuu hayaaa💝💝💝💝💝💝
@Dangarad.01
@Dangarad.01 Год назад
Thank you for fighting us.❤🙏
@sacadcabdi4240
@sacadcabdi4240 6 лет назад
alle cimri dharar iyo caafimaad baan uga baryayaaa mujaahid faarax ifiso waa geesi isagoo da yar usoo halgamay qarankan hadana aan magac iyo manfacna ku rabin mujaahidbaan ahay sida rag aan aqaan oo mujaahid nimada title uyaqaanba
@naeemamohamed6762
@naeemamohamed6762 4 года назад
Wlhi waa taariikh lama ilawana oo aad ukulul
@cabdiladiiif1098
@cabdiladiiif1098 3 года назад
Snm walee ragbay ahaayeen ilaahow intii dhimatay unaxariiso inta noolna farxad iyo caafimaad ku noole
@mustafeindho3813
@mustafeindho3813 5 лет назад
taasay maanta aayar rag iska leeyihiin 18may looma dhama
@abdirahmanmohamed5038
@abdirahmanmohamed5038 6 лет назад
Mujaahid faarax ifiso dagaalyahankii weynaa ee SNM waa in qaybtii 3aad laga duuba meel macaan ayay maraysay sheekadu
@hagacaemahamoud3150
@hagacaemahamoud3150 4 года назад
Waar nio ninkan nosoo celiya horn cable tv
@faraxmaxamed8177
@faraxmaxamed8177 6 лет назад
esalam alle cimrigoda haa dhereyo inta nool
@wakiicjama5516
@wakiicjama5516 4 года назад
Halyeey qaran iga dheh faarax ifiso
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 4 года назад
SaabTV baa ka fiican
@axmedfaarax5819
@axmedfaarax5819 4 года назад
ducaale xayawaan ala waraysi xumaa meesha ugu xaasaasisancmakuu faarax marinaayo ayu adhanayaa joog joog
@hodanxasan510
@hodanxasan510 5 лет назад
Barnamijyaydii abid ugudheraa een dawado waa xusus reeb iyo tarikhdii mujahidintii snm alle haunaxaristo inti kudhimatay intii kunafowday alle hacafiyo intii nol cimridher iyo cafimaad calankan dhayal lagumaheli xagay snm sogadhsiyeen aan kasiwadno difaca dhulka mel aan ugasowadajedsano rer somaliland nooow
@jaamajaafaa2684
@jaamajaafaa2684 3 года назад
Wa yaabka yaabkiisa. ayaan maqli jiray- ilahay hayka tuso maruun noolow
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 2 года назад
Duucale is the best journalist faraax ifiso well done moujahid long life guys guul iyo goganimo my people ❤️💚⚪👍🌼🌹
@shadiyaali9076
@shadiyaali9076 7 лет назад
mujaahidku taariikh cajiiba ayuu hayaa lakin wariyihii baa marba ka dhex galaya madaxa ayaa igu xanuunay waayo mujaahidka aad baan u xiisaynayeye warkiisa wariyuhuna wuu iga dhex galayey marba
@osmanismail21
@osmanismail21 6 лет назад
Laila sky walahay waa runta
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 6 лет назад
Walahi waa runta wll madax xanun ayaa laga qadaya
@onlyme2019
@onlyme2019 6 лет назад
Leila sky haa kun qof oo hore ayuu ka waraytay ducaale sheekooyinkan oo maba xiisaynayo wuuna ilaabey in ay daawanayaan dadyow aad u xiisaynayaa walahi anba waan ka cadhooday waabu dedejinayaa oo is dhaafinayaa
@saidali-ns9fk
@saidali-ns9fk 5 лет назад
Maashalah mujaahid farax ifiso ninculus
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 4 года назад
Waa illaahay mahadii haday dhalin yaradu ogyihiin Dixi wadanka loso maray
@xamdacabdi8236
@xamdacabdi8236 2 года назад
Ale ha u naxariistoo Dhamaantood inta nolola ilahay ha xafido
@starjokar6573
@starjokar6573 6 лет назад
Xaalad.aadag.oo.dhib.badan..oo.xaanun.badan..baay.soo.maren.intii.dhimatay.allaah.haa.uu.naxariisto
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 4 года назад
Anigu Waxaan idhi KOODBUUR WISIISIGA QEYBTII BIRJEEX BUU CIILKII MUQUURTOO CABDILLAHI KALA BAXAY
@ayansidow4
@ayansidow4 4 года назад
Maansha Allaa maansha Allaa guuleysta. Mujaahidiinta. SNM
@abdirahmanartan8278
@abdirahmanartan8278 5 лет назад
Koodbuur Kosaar Aadan zhiine Aadan saleban ma gubte Guutaale Xasan saleban weyne Muuse bidaar AbdilaHi askaR Alle ha idin naxriizto dhmtiin
@hadadhaqaaqnow8921
@hadadhaqaaqnow8921 5 лет назад
adeer reekiini baad tirisee dhamntood uduceee
@salebandhiico7364
@salebandhiico7364 2 года назад
Alle ha ku xafido Faarax Ifiso, laakiin waxaad moodaa in werirye Duale uu hadalka ku xidhaayo inuu sii daayaa bay ahayd ha siiyo xog badan buu hayaaye.
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 лет назад
Taariikhda snm haday 24 soconayso Kama daalo Kuwii dhimishada hantiyay sidaan u dhaxalno xornimo
@suleimanmohamadfaarah9541
@suleimanmohamadfaarah9541 6 лет назад
Marku waramayo wxaaba la moodaa in isla wakhtigii la joogo dagaalka. Si layaableh ayuu u waramayaa alla haku dhawro mujaahid
@nimcowarsame591
@nimcowarsame591 Год назад
Muuse biixi wlhi waa mujaahid qaran inta dawanaysa 2023 bishii 3 8.30 subaxnimo
@gulfman3059
@gulfman3059 6 лет назад
mansha alla duacaalow barnaamij fiican weye noo soo kordhi habeen walaba mid cusub baan ka eegaa barnaijkani waa makii labaad ee aan daawado markan mid cusub waayey waxad no wareystaa mujaahid dhagaweyne , carab duacle cilmi axmed mire iyo raga nool ee iyna goob jooga ahaa
@kaletqoofal6619
@kaletqoofal6619 3 года назад
Legend Faarax Ifiso
@saxarlaqalaf6249
@saxarlaqalaf6249 4 года назад
faarax iyo intii lagashay xorYnti dalkan waxa ilaahay uga baryayaa ifka cimri dhere aakhirana jano
@taaxothomaz4768
@taaxothomaz4768 Год назад
ILahayba idinla jiray adeer cadawga wad ka gulaysaten ❤️🤍💚
@baashehussein1405
@baashehussein1405 4 года назад
Wadanimo wataa iyo daljacayl waxaa loo baahanyahay snm2 iyo 2020 ogow muwaadin inuu dalku dagaal kujiro
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Год назад
Sheekh isxaaq caadi maaha abowe gaasi waaye nooh
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365
Legantry. 💪💪💪🚀🚀
@zermaahir186
@zermaahir186 4 года назад
No ninkan ifiso waa ninka ugu xasuusta bdn intaa nool snm markale hala warayto niyaw
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 3 года назад
Waayo aad ayuu u yara xiligii halgankii snm wallo waxaa fiican buug in uu qoro ayaa wacan
@AbedaffelIsmaeldenville
@AbedaffelIsmaeldenville 8 месяцев назад
الحركة السيادية القومية ، قد تم تأسيسها فى السابع من ديسمبر عام ١٩٦١م، من ريادية ترياق زغلة فتية الأنام ، ثورة ضباط الأحرار, le mouvement pour la souveraineté nationale, بيد أنهم كانوا على موعد للموافاة ، واضعين گفافهم بين أيديهم لخوض غمار صراع صبرا وشتا عام ١٩٦٤...
@mohamedabdi886
@mohamedabdi886 Месяц назад
H bb
@sakariyeabdirahman8725
@sakariyeabdirahman8725 4 года назад
Hctv waxaan ka codsanaynaa mar kale inay soo dubaan barnaam8jkan iyadoo laga reebayo dhex boodista wRiye ducaale kaliya mujaahidku isagu haynoo waramo ama ducaale ha waramo Wax badan ayaa laga faaidaya mujaahidke wakhti wacan siiya
@kastankastan2983
@kastankastan2983 4 года назад
Farax Ifiso Noloow Mujaahid
@cabdiqanihussain3352
@cabdiqanihussain3352 6 лет назад
farax ifiso mujahid halgamaye alle cimrigaga haku dhereyo
@muslimahhassan8210
@muslimahhassan8210 2 месяца назад
2024 ayaan daawanayaa
@user-tr3ol8tf3v
@user-tr3ol8tf3v 7 лет назад
Ilaahay haw Naxariisto dhamaan Shuhadadii SNM Oo dhan intii dhimatay inta noolna. Cimri dheeri baan u rajaynayaa
@AM-fr8sz
@AM-fr8sz 7 лет назад
Tixda SHIFO 10/12/206 Abdullahi Mohamed Dabey Shifo idhi murtida kuma saxdiyo gabay shin qaadkiiye Waxa sharaftii suugaanta dilay gabaygii shaasheeyey. Markuu nimaan shahaadaba u sidan shaarubaha geliyey. Shactiroolle iyo midha yarii Shaaraca is keenay. Shedka iyo wasniga nimaan aqoon shaacirnimo doonay. Shawahaaddey maanso iyo gabay cay ka shollohsiiyey Shacni iyo wanaaggay lahayd dhimayey shiihkeedu Shacbaan iyo bishii Soon anoo gabay Shuwaal daayey. Anigoon dibnaha Shubuqba siin Shiin ay leedahayba. Shaashadaha afsoomaaligiyo Shebekadaha wararku Waxay shaaciyeen sow marag sheedda soo mariyey Abshirkaydun ii sheegayseen shubayey Ceebaalka. Mooryaankii shawdaa hayee Xamar ka shuuqaayay Waa nimaan shucuur iyo lahayn sheexa aadmiga’e Shalluu maray ka soo qaad ninkaa shodhodhoq laynaayay Shan midh laha rag baa daba fadhiya shuqo shuqaynaaya Shib hadhoho sufeehigu markaan Shiinlay qaayibo’e. Shar wadeenadii ina Siyaad shiqibadii hoogey. Raggii nabadda shamaciyo ku gubey shoolad ololaysa. Shuushadiyo collaaday dhigeen weli shullaacayso. Dabkii ay Shideen iyo welii Shuushkii demiwaaye. Kuwii shuhuubta haybtiyo la yimid camalka shaydaanka Soomaalidii kala Shitraye kala Shaxaadaayey. Ninka weli Shantii dhawrayee Shaki qaboow heedheh. Shardi wayga yaalaa inaanay dibu Shanoobayne. Shuftadii dalkaba haysatee dhuuxa shubanaysay Shishe iyo qabiilnimo kuwii aniga ii shuufay Shuf in layga siiyana guddoon shirar ku gaadhaayey. Anna sharadka waataan ku galay inaan shihiidaaye Shebbed iyo haddaanay iga hadhayn shaybe iyo wiilba Shillinkiyo naftaba waxaan ku hurey shaaxin dirireede Shaacii aroornimo markii shaqada loo toosay Shamsadoo markaa soo baxdoon weli la shaahaynin. Shanqadhiyo gariirkaysu baxay sharaaradii jiibka Shilke iyo sikaawuhu markuu shaqaqaw leynaayay. Baaruuddu ay shugugux tidhi sida cirkoo shuuxay Shaw kolonyadii SNM oo guluf Shux laynaysa Shixnaddiyo hubkoodii sitoo qoriga shiin gaadhey. Shabshab noogu soo gale markuu waagu shallalaarey. Shaqaaqadu markii ay dhacdee shidantay waan joogay. Shuhuuboobe gaashaanladii ruxayey shaabuugga Shukaday hagoogteen intay wada Shareerteene. Shalawgay ku wada dhuumatiyo shiraaqyo duuduuban Shaahid baan ahaa maalintay dib u shalleeyeene. Markay shaashkii derejada qubeen baqaha Shuusheene Naftu shay macaan saw manoqon fule markuu shaacay. Shalmad bay kornayladii xidheen shaadirkii dumarka Shamiseey i qari baa dhacdiyo baayo ha i Sheegin. Shug buu yidhi wadnuhu jannanadii Show of ka ahaaye. Waxay kibir Shir baysaba markuu dhiigu Shallakh leeyey. Shaamareere daaquudadii dhibi Shax layn jiraye. Ninkastoo shan iga qabay markii shiish la qabad siiyey. U shidhaynay shaashlaha libaax shidhixyadoodiiye. Shanshadii go’diyo muruqyaduu cunay shabeelkiiye. Shacabkoo gaddoodsani markuu gubay shuhuumtooda Beebeega shaagga leh markaan shiidka kaga qaaday. Baxsadkii shalwaday bay weli nafi shidaysaaye Shaan shaan kuwii laga ridaa weli shawaadaaya Shullaweynta culimada hadday shabaq yidhaahdeene Gadh shadaafa wada yeelatoo shuqul wadaadaysay Kuwa shaadhkii diineed xidhaye shiikh lawada mooday Shallaad iyo muxaadaro haddaa lagu shaqaystaaye Kutubkiyo shareecada hadday sharaf ku doonteene Shafka iyo niyadda kama ahoo waa shuhuubnimo’e. Shuurada wadaadoow su’aal shaafi iga siiya Shaambadi rag bay iigu taal shoocadaan go’ine Shurko idinka mida bay noqdeen idinla shawraaya. Shaqsiyaadkii dhagartayda galay sheegta magaciina Ninkastoo shiddiyo godob dhigaad shaalka huwiseene Ka dhigteen shuyuukh daahiriyo welli shucaacaaya. Haddaydaan shareecada hor dhigin shaaficiyadeena Haddaydaan sharciga ku xukumayn shalay wuxuu gaystey Shil wixii i gaadhiyo dhibtii la i shafeecaynin. Shaf shafiyo xaqoodii la bixin Shariif yadaan waayey Maanaad shirqool ii waddaan lay Ii shuraakoobey Shaxdu welii qabyay idinka tahay dib isu Shaandheeya. Abdullahi Mohamed Dabey abdubey@hotmail.com
@hamzetayo8844
@hamzetayo8844 6 лет назад
A M allaylehee gabay iga dheh
@mohamedkhader5365
@mohamedkhader5365 5 лет назад
Yaa tiriyey lkn zxp
@mohamedkhader5365
@mohamedkhader5365 5 лет назад
Xilimaana la tiriyey
@ridwaansiciid3873
@ridwaansiciid3873 5 лет назад
Allow mujaahidiinti zNM u naxariiiso dhamaantod
@khadarxaajiyuusuf8454
@khadarxaajiyuusuf8454 2 года назад
Maasha'Allaah. Halyay.
Далее
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Women’s Goalkeepers + Men’s 🤯🧤
00:20
Просмотров 1,4 млн
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
Просмотров 370 тыс.
SNM HISTORY
1:32:23
Просмотров 55 тыс.