Тёмный

Barnaamijka Xusuus Reeb= Marti Cornel Xasan Khayre Parti 4 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 56 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@mohamedjama6062
@mohamedjama6062 Год назад
Alle haku naxariisto, qabrigaagana beer-beeraha Janadda kamida haka yeelo.
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 8 лет назад
masha Allah cimri dheer iyo caafimaad ku waar
@deeqaadan5030
@deeqaadan5030 8 лет назад
hassan abdi kheyre waa nin wax badan usoo joogay waa cornayl ka tirsanaa ciidanka asluubta ee somaliya ka dibna waxaa uu noqday wasiirka boosaha iyo isgaadh siinta ee dawladi daahir riyaale
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
miyaad ilowdey badhasaabadii uu ahaa sida gaal kacyo kismaayo xisbigiisi kulmiye ee ugu codka badnaa burco xaggaad uga bilowdey uun daahir rayaale waqtigiisi weliba waa gob xaajigu alle ha dhowre
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 года назад
Mashallah awoow,, ilaahay cadowga gacan uma galsho yaarabbi Ameen
@mujaahidlibaax7185
@mujaahidlibaax7185 7 лет назад
SIFIICAN AYUU U DARYEELAY WALAAHI CAYDIID IYO CABDILAAHI YUSUF
@CEERI
@CEERI 2 года назад
Illaahay haku naxariisto xasan cabdi khayre
@Dajiye614
@Dajiye614 8 лет назад
ninkani aad wuxuu ugu egyahay Allah u naxariistee Anwar Al Sadat caqda hore ee wajiga.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
indr saad isugu soo shabahdey baa cajiiba anba cid maanto dhan iila eeka shaw adaaba gartey inay caqda hore isaga eegyihiin anwar
@sauljustice9668
@sauljustice9668 3 года назад
Pro tip : watch series at flixzone. Been using them for watching all kinds of movies lately.
@baylorbenson8603
@baylorbenson8603 3 года назад
@Saul Justice Definitely, I have been using flixzone} for since november myself :)
@husseinhussein-jk2jx
@husseinhussein-jk2jx 7 лет назад
maxamed ibrahim liqliqato waaa u qatay safiirnimadii waxanu arkay ragani inaanu kaftamayn
@Dajiye614
@Dajiye614 8 лет назад
walaahi rag baa is helay rug cadaa ah , waa sheeko cajiib ah , colnelka waa nin taariikh haya , waxaadna u maleysaa inuu wali dowladii dhexjoogo , sida niyad samida ee uu uhadlayo , kuwa badan wey ceytamaan taarikhdana wey qaldaan , si ay u helaan magac , ninkani waa wadani soomaaliyeed Allah dhowree , maqal iyo aragba maantaa iigu horeysa waa nin cajiib ah ...
@faysalmhassan1008
@faysalmhassan1008 8 месяцев назад
Wlhi gureyow taasadan ben ku shegin si mcan u oga hadlay
@husseinhussein-jk2jx
@husseinhussein-jk2jx 7 лет назад
alla ha unaxariisto xasan
@abdulljama4591
@abdulljama4591 4 года назад
Rugcdaa ilaahay ha unaxariisto runti si fcn bu uhadlay waxa icajabiyey qaabka uu marka qofka magaciisa sheeko uu uduceynayo
@apdirisakapshir2391
@apdirisakapshir2391 2 года назад
Rabbi Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Cornayl Xasan Abdi Khyre🤲
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Год назад
naxariisii janatulfardowsa eeb haa kwafaajioo amiin ya rabbi, very brilliantly approaches in fighting for the dignity and identity of somaliweyn hurintoothi in the face of any enemy, petty crime offenders uu ciidamaduu kuuroogii very genius & genuine amazing rushka waymariwaysi hooga ciidanka somaliyad, rest in peace damantood othiiyalka so haalgamay,
@CabdilaahiZaahid-vq4ce
@CabdilaahiZaahid-vq4ce 9 месяцев назад
Aamiin yaa rabi
@ahmedjama4858
@ahmedjama4858 8 лет назад
dhaqanka gobonimadu waa hibo alle baxsho sida, col. xasan abdi kharye
@msbuundo
@msbuundo 8 лет назад
allow ku daaa cor xasan cabdi khyre waa nin wax badan usoo joogay
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 2 года назад
Keniya waana sidaas ayey inooga baqi jireen maantana axmed dhuxul baa u basaas a
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Taariikh badan waan hayey lakiin in guutada tuugta gashey waa i kow
@anwerabdi9069
@anwerabdi9069 Год назад
Ninkaa odaygaah sheekadiisa waxaan kafahahmaye in ragii soomaalida maamulayey ay aad uwanaagsanaayeen tusaale siyaad bare muu ilaawin diirintii uudhiiriyey ninkani si uu talada dalka ula wareego . Cabdilaahi yuusuf iyo caydiid aad buu udhaqaaleeyey. Iyagu a May ilaawin oo markii uu mudug joogey way wanaajiyeen
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Allaaya raxmaa
@husseinhussein-jk2jx
@husseinhussein-jk2jx 7 лет назад
alla yarxmee gesibuu ahaa illahaw janatul firdawsa ka waraabi
@daudabdiwahid7955
@daudabdiwahid7955 7 лет назад
Soamalida hasan kheyre iyo abdillahi yussuf ayaa ugu runbadan Aabaheey ayaa iiga sheekeeyey Hassan khre Abaheyna wuxuu ahaa qasnaji oo digaalkii 77ka Kama qeyb galin oo waxaa looga tagay in ay lacagaha xisaabtooda dhumaan Hassan kheyre waan kuaaminsanahay War ninkaan ayaa madaxweyna noqon lahaa sida uu c. Yussf iyo caydiid udhaqaaley ayaanba lacajabay
@maclumaad5008
@maclumaad5008 8 лет назад
hhhhhhh guuutada tuuuugta xasan alaw kudaaaa
@abdisallaan700
@abdisallaan700 4 года назад
Tariikh dhab ah
@Haamud
@Haamud 8 лет назад
Xasan Cabdi Kheyr waa nin ilaahay gobonimo u dhaliyey. Xitaa Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa gobonimadiisa ka marag kacay. Kornayl Caydiid si wanaagsan ugu xusay Xasan kheyre. Sidoo kale Cabdilahi Yusufna aad ayuu ugu mahadnaq buugiisa
@mujaahidlibaax7185
@mujaahidlibaax7185 7 лет назад
xasan abdi khayre ma HJ
@shaaficiahmed5084
@shaaficiahmed5084 4 года назад
mujaahid libaax ppppppp
@shaaficiahmed5084
@shaaficiahmed5084 4 года назад
Ppp
@shaaficiahmed5084
@shaaficiahmed5084 4 года назад
Pop
@shaaficiahmed5084
@shaaficiahmed5084 4 года назад
PPP pp
@Dajiye614
@Dajiye614 8 лет назад
maantana wataa Kismaayo kenyaan baa heysta Dowladnimo sharaf badanaaaa , allow heybadii noo soo celi qabiil aragnee , isku duubni baa dadkayagoow , sharaf daain iyo Deeq iyo wanaag Ku durduurataan...
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
aduunyadu waa hadhka labadiisa gelin awood heerkaynu ka gaadhney waa kaa xassan ku leh anaa gaadhigeygi iyo laba stuff ii ahaa kaxeystay oo far ugu yeedhey captainka ciidanka haysta intaan xadka ka talaabey maantana hadaad kiiniyaabnka kor u eegtid cirkey kuu calaamadinayaan.
@namiin3034
@namiin3034 8 лет назад
Mataan 😂😂😂😂😂😂classic
@idrismohamed8943
@idrismohamed8943 7 лет назад
Ku
@husseinhussein-jk2jx
@husseinhussein-jk2jx 6 лет назад
alla yarxamo
@Afhayeentotal
@Afhayeentotal 8 лет назад
goobtii isaaq wataa xata kisamayo u guramday dumarkii karadiay kinyaa
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
de indr isaaqu waa gob dhalada taasi ma wax la dafiri karaa.
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 лет назад
+Azl Mcl imiga ayaga ugu dawarsi badan
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
@@saaddaud3882 tuugi
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 3 года назад
Wlhy waxan aad ugu qosley guutada tuugta 😂😂😂😂
@MmshiiqMmshiiq
@MmshiiqMmshiiq 4 года назад
Tob hostry
@akashicman2338
@akashicman2338 7 лет назад
somali liidnimadooda eeg wuxuu kuhadleey gabdhihii somaliyeed ragii qabsadey baan gabadhoodii juudaankadaaweeyey anna saaxiibaanu noqoney todoba berina waan uraaxeynayey ooqudaar iyo kaluunbaan kadherjiyey dulli bilaa dhiiga keenyaati mayeeleen walle damiirlaawe aqas waxtilaabo uukaqaadeyna majirto xataa magdhoow gabdhihii lamasiin somali ragoodu waa dhooylaaweyaal dhuuniqaata ah saaxiibnumuu kubadashey dhiigii gabdhaha somaliyeed iskuxishood weli waa isla fiicanyahay
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 8 лет назад
29:00kkkkkkk kulaha taliyi tuugta iyo maxabista
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 8 лет назад
Mahdi Cabdi kkkkk sxp caydu inaka reeban fikirkaga waa dhiiban karta adoon cidna caayeen
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 лет назад
Koosaar Kala haadshe haye sxbkay iga raali noqo wllo
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 8 лет назад
afku kuma go'o runbu kashegay tarikhda cabdullahi yusuf ayan kadhegaysty in fiyaad lageyey sxpkina asbima nolow cornel khyre
@cabdirashiif1139
@cabdirashiif1139 4 года назад
Kk
@Afhayeentotal
@Afhayeentotal 8 лет назад
gesi col rnayl
@abdihassan6201
@abdihassan6201 5 лет назад
Kkkkk
Далее
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Просмотров 180 тыс.
XUSUUS REEB : PROFF CALI KHALIIF GALAYDH PART 3
51:56
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
Просмотров 371 тыс.
#KũmuramuraMagathĩti 23\10\24
53:06
Просмотров 3,9 тыс.
ROSE, Bruno Mars // APT. (lyrics)
2:50
Просмотров 135 тыс.
Bones - White Boy Rick (DIEEZ & MANNONOV REMIX)
7:13
GUF - Остров
3:52
Просмотров 190 тыс.