Тёмный

Barnaamijka Xusuus Reeb: Waraysi Generaal Maxamed Nuur Galaal VOL 1 By Ducaale 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 322 тыс.
50% 1

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 458   
@mustafeabdirahman1018
@mustafeabdirahman1018 8 месяцев назад
Allaha unaxaristo General Galaal Dalxoreeye 1964 dhulkuu xabashi ka xoreeyey Maantey rabtaa iney bada qataan 2024 😢🇸🇴
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 7 месяцев назад
General galaal Dabadi wa basasnay dadki aa edbin jirtay wa so noladeen🥺
@oldschool7174
@oldschool7174 3 месяца назад
Amen 🤲
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 3 года назад
General galaal ilaahey ha u naxariisto qabrigiisa alle ha u qaboojiyo qiyaamahana ilaahey ha u shafeeco aammiin soomaali geesi halyey Taariikhda soomaaliyeed ku sunntann ayaa ka baxay oo qaran ahaa .😭😭😭😭😭
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 3 года назад
Allaah u naxariisto General aqoonyahan waddani ah ayaa somali ka baxay wixii dilkiisa qorsheeyay io wixii ku lug lahaa Illaahay ayaa ka abaal marinayo. الله يرحمه ويدخله جنة الفردوس الأعلى امين امين
@MaHir3050
@MaHir3050 3 года назад
Nio general galaal mya ldilayay ?
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Год назад
@@MaHir3050 Haa Qarax Muqdisho ka dhacay ayuu ku dhintay. Allah ha u naxariisto janatal fardowsana haka waraabsho.
@MaHir3050
@MaHir3050 Год назад
@@mohamedahmedjaamac9544 amiin sxb mcn inkastoo nagu dhagna u majeerteen qalad ka aminsana anu marka unban bartayba generalka ilahay ha unaxaristo 🤲
@Mahad-me2bg
@Mahad-me2bg 9 месяцев назад
Qq
@mohamedamiinabdihashi8019
@mohamedamiinabdihashi8019 3 года назад
waraysiyda qaar ee lawarysty jenenka waan daawaday wlhi isma lihi isagoo kle baa soo marayo soomaali . Illahow kuu naxariiso janatul fardowsa illahow kaa waraabi.
@abdiaadenurur129
@abdiaadenurur129 3 года назад
Ilaahoow u naxariiso wuxuu ahaa geesi somaliyeed oo ay xabashidu illin ka timaado markeey magaciisa maqlaan.
@najaahadam6795
@najaahadam6795 3 года назад
allah how naxaristo aameeen aameeen
@mohamedjirde
@mohamedjirde Год назад
Ilaahay Ha U Naxariisto Gen Nuur Galaal
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 3 года назад
Caawana Waa marxuun aduuunyoow Alle haku naxariisto
@Madajiye
@Madajiye 3 года назад
Illaahow ku naxariiso Documentary qiima leh Weldone horn cable
@chennel848
@chennel848 3 года назад
Amiin
@bashirmire4897
@bashirmire4897 3 года назад
@@chennel848 kkk
@bashirmire4897
@bashirmire4897 3 года назад
@@chennel848 kkk
@bashirmire4897
@bashirmire4897 3 года назад
Heeso
@maxamed7258
@maxamed7258 3 года назад
ILLahay ha u naxaristo mantaa la dilay January 31 2021
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 3 года назад
Ilaahay ha u naxariisto adeerkey Ganaral mahamed nuur galaal qabrigiisa waasac isaga iyo intii ku dhimatey qaraxii
@hochehassan4531
@hochehassan4531 3 года назад
Alle haa uu naxaristo general Mohamed nuur galal tariikhdu way xusu Doonta
@peaceandlovenow1
@peaceandlovenow1 7 лет назад
Ducaale wareysi aad iyo aad u muhim ah tareeq badan ka hadlya u xausus reb ah ka wareysatey jen galal .
@mohamedyaazein3179
@mohamedyaazein3179 3 года назад
Alle ha u naxariisto general maxamed nuur gaLaaL wuxuu ahaa aqoonyahan dagaaleed oo ka baxay umadeena soomaaliyeed umalayn maayo in la helayo qof aqoontaa uleh ciidamada iyo dagaaladaba😥😥😥
@abohamadisamaale2865
@abohamadisamaale2865 7 лет назад
Journalist ducaale wa nin suuale adgadag miisam le weydiyey jen. Galal waxu ducale sameyey shaqo fican o lobaxye best somali journalist
@hamdihersi7804
@hamdihersi7804 3 года назад
Ina lillhi waina illhi rajucun allah u naxarisato marxunka qabil madiliin cadoga dalka iyo dadaka badilaay qabayaladu hadhaco somalia haisa racdo insha Allah 🇸🇴
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 3 года назад
Hooyadaa iyo qabyaaladuba wastee naga qaad calankaan fadarada ah wasakhad yahy Qadaadwayn yahay😡
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 3 года назад
@@invisiblehandsmaliby3266 😂😂 daroodba dilay
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 года назад
Somalidi hore legends ahayen
@robileyusuf4702
@robileyusuf4702 Год назад
Allah ha u naxariisto
@muqtaardaacad
@muqtaardaacad Год назад
Allaha u naxariisto general galaal
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 7 лет назад
Shacabka reer Waqooyi gumaadkii loogaystay, miyaa hadana loogu daray in la yiraahdo dadkii dhibka ugaystay Cali Samatar iyo Afwayne yaanan waxba laga sheegin, walaahi waa dulmi kale, anigu waxaan ahay nin Reer Ceelbuur ah, markii aan arko dadka sidaas u fikiraya, waan u garaabaa reer Somaliland inaay yiraahdaan waan goosanay,
@mohamedAsaid-cj2xb
@mohamedAsaid-cj2xb 7 лет назад
Mohamud Mohamed Adeer waydiiso magtaada ismail a.abokor,cumar carte qaalib,ismail a.ismail iyo laxwase,dameere dameer haraatiyay maxaa iga dana'ah
@Dalwanaage
@Dalwanaage 7 лет назад
@HAWIYE ISAAQ WALAALNIMAA KA DHAXAYSA SIYAASAD MARKA LAGA TAGO. DAAROOD LAAKIN ISAAQ YAHUUDA WUU KA NECEBYAHAY.
@yusufabdullahi7914
@yusufabdullahi7914 7 лет назад
Mohamud Mohamed
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 7 лет назад
Dalwanaage Somali walba oo daris isgarabdaga ah baa sidaa isku ah.
@husseinabdi1331
@husseinabdi1331 7 лет назад
Mohamud Mohamed Waxba kaa hadalsiinayo sxb ee kama ahan wanag meed xante galaal baa qabiil ku taageereesa
@engabdinaasirmahamed7660
@engabdinaasirmahamed7660 3 года назад
Waxan joga o tacsi kasodiraya buhodle e g togdheer Alle ha unaxariisto
@cadnaanessa3245
@cadnaanessa3245 3 года назад
Alle ha u naxariisto general mohamed nuur galal
@kunka605
@kunka605 2 года назад
Ilaahay ha unaxariisto Masuul Sare Maxamed Nuur galaal.
@keyziabdullahimohamed7205
@keyziabdullahimohamed7205 3 года назад
Masha alha waa gesi ka dhashay boqortoyo guul
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 года назад
ALLAHA UNAXRISTO MARXUM:: GENERAL MAXAMED NUUR GALAAL ALLA YARAXMA RAXIMIIN IYO INTII KALO HALKA KU GERIYOTAY WERARKA INTA KU DHAWACAN TAYNA ALLAHA CAFIYO
@maganjr3262
@maganjr3262 3 года назад
Who’s watching after death 🤲
@abdinajibfarah2191
@abdinajibfarah2191 3 года назад
Allah unaxriisto
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 7 месяцев назад
Ani🥺🥺
@suberh8985
@suberh8985 Месяц назад
Ilaahay naxariistii Janno ha ka waraabiyo. Annagana hanooga daba naxariisto aamiin ya allaah
@noloshacusub614
@noloshacusub614 7 лет назад
Ilaahaybay Tisa tahaye Generalku uu yara cabsoonayaa si fiican wareysiga happy uguma aha in mu'aamarad loosoo diray ay tahay waa ogyahay. Wariyuhuna waa yara caytamay " Qoladiinii caanalayda ahayd ee Koonfurtu ayuu ku dhahay" sidaasi maahan sunaha saxaafada. Reer Hargeisa waan uga mahadcekinayaa sida wacan ee ay usoo dhaweeysen Mujaahidkaasi. Viva Irir Samaale.
@seynababdi188
@seynababdi188 7 лет назад
NOLOSHA CUSUB afkii boonta ee kuwii isa-soomaaliyeeyey baad ku hadlaysaa.....sheeko gabooye weeye
@noloshacusub614
@noloshacusub614 7 лет назад
SEYNAB ABDI- Gabooyuhu waa dad sharafleh, Somali ah oo waxbartey aqoona leh, MulimnA ah ee haku gafin qabiil dhan wll bil-ixtiraam gabadhna waad tehee isku xishood oo dhiidhiibso. Afsomaliguna waa lahjado badan yahay ee tii degaankaaga hadaan ku hadlin oo tii degaan ka imidey ku hadlay ceeb uma arko wll. Ee qalinqorka badso walaashayeey waa iska fahmi cidkastee.
@seynababdi188
@seynababdi188 7 лет назад
NOLOSHA CUSUB maya...waxaas aad sheegtay oo dhan waa waxba kama jiraa. dadka taariikhdooda baad doonaysaa inaad wax aysan ahayn (noqonkarina) ku qurxisid.......dib u eeg
@jamal1963
@jamal1963 7 лет назад
NOLOSHA CUSUB Kuguma raacsani, waa Gen Galaal waa ninka kaliya ee jawaabaaya isaga oo isku kalsoon, dareen san khaladkii Somaliland ku dhacay 1960gii, markaa caanaleydu waa hadal lixdan uu maqli jiray. Waxba cid ha u mahad niqin. Marka aanay madaxdu godob galin waa sidaa, kalsooni iyo isla weyni la'aan uu sheekada ku saxaayo. Ixtiraam buu ka mutaystay madaxweyne ila ka ugu hooseeya. U malayn maayo inuu Hargeysa jooga nin maanta ka kalsooni iyo sharaf badan, adiguna cabsi baad ka hadlaysaa. Reer Hargeysa aad bay u yaqaanaan.
@xaliimo5422
@xaliimo5422 5 лет назад
Caano maxaa ka fiican waa astaanta somali soo maal waa so lis wadankoo dhan magaciisa ayaa caano leey ah soo maal soo lis caanaha means
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 4 года назад
Wariye waa inuu ahaado qof ka fayow wax walba
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 3 года назад
Allaha u naxariisto generalka
@MRRR-kn1hb
@MRRR-kn1hb 3 года назад
ilaahay ha kuu naxariisto gees ay dileen dad cawaanaha
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 3 года назад
Allah unaxaristo 😢
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 года назад
Allah hawnaxaristo generaal galaal
@SiciidIdiris-ut9vz
@SiciidIdiris-ut9vz Год назад
Alle ha ❤u naxariisto general ay dishay argagixisadu alle ha u naxariisto wuxuu ahaa oday wayo arag ciidaan ahaa oo dalka somaliya wayay
@soulehassan
@soulehassan 7 лет назад
jibuuti waayaadii gumaysiga waxa la oranjiray 1896-1967( CÔDE FRANçaise des somalis)
@mohamedabdullahi1324
@mohamedabdullahi1324 3 года назад
Allah unaxariisto general galaal waxuu ahaa geesi
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 3 года назад
Libaax libaax dhalay general galaal Qabriga ALLAAH how nuuro Halyeey somaaliyeed Markay xabashidu maqlaan sii yaaci jireen
@queenikky1436
@queenikky1436 2 года назад
Warsame majoor libaax warsangali ah yaa ninkan garan qabtay 👑
@calizareeye3570
@calizareeye3570 7 лет назад
Hadalkii dhamaa waxaa xaraar ka dhigay wariyaha qabyaaladu dilatay sida qaab darada ah waraysiga u qaadaa kooxda koofur iyo wax daran ayoow ku waashay war somalida meel walbay joogto waa dad is jecele si wanaagsan wax ugu sheeg Galaal dad ka nool haba la gartee kuwa dhintay oo adiga kaa sharafta badnaa ha garaafayn nin yahaw
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 лет назад
Afweyne iyo kalaabtiisiii iny gun guni dhashy ahyeen ayuunbuu sheegay general galaal
@seynababdi188
@seynababdi188 7 лет назад
Zir Dawlad Othman afkii boonta ee yementii isa-soomaaliyeeyey baad ku hadlaysaa
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 лет назад
Seynab Abdi naa ma ka dhacaad cabta mise faqash dhilloyinkay wasi jirty bd thy!
@jamal1963
@jamal1963 7 лет назад
Zir Dawlad Othman waad ku mahadsantay inaad Isaaq difaacdo, laakiin kuguma raacsani inaad gabadh Somaliyeed caydid, dumarku qabiil ma leh, laga yaabaa inay hooyo, Habar yar, ayeeyo, dumaashe, etc Isaaq u noqoto. Sxb sidaa wanaagsan u dood caydana tirtir.
@seynababdi188
@seynababdi188 7 лет назад
Zir Dawlad Othman boontii gabooyaha ahayd ee gunnimada kor iyo looga sumadeeyey baad tahay.......gunnimaduna waa barkinta laguu barkiyo ee doofaar yahay aan nasabka ahayn cirka soo leef
@seynababdi188
@seynababdi188 7 лет назад
Zir Dawlad Othman isaaq isagaaba gunnimo ku wasan.....oo gunnimo loogu abtiriyaa
@Xirsi695
@Xirsi695 3 года назад
Allah ha u naxariisto Janaraal Galaal
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 года назад
Allaha unaxariisto hayley qaran ayuu ahaa mujaahid hadaad .waa general galaaal
@abdikadirweedow7787
@abdikadirweedow7787 5 месяцев назад
Allah unaxariisto culimadii eylayeen 1975
@husseinmohamedali78
@husseinmohamedali78 2 года назад
maasha allah allah kuunaxariisto general galaal kuwo cawaana qashashay jenanka
@a.j2428
@a.j2428 Год назад
Habar Gidir Majeertenia ay hoos imanaysay, sheekh naga sax taariikhda.
@abdulkaderhersi4204
@abdulkaderhersi4204 3 года назад
Alle ha uu naxariisto Ganaralka
@engwarsame7
@engwarsame7 7 лет назад
Ducaale duco beelle, meel baad kaga dhacday saxaafadda mana istaahisho qof sida jananka la heer ah inaad hor fariisato.
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 3 года назад
Doqon jananku ma malak baa cirka ka soo degay maanu qof ahayn aadami ah.
@sadiaomar5626
@sadiaomar5626 3 года назад
Allaha u naxariisto
@Maazim12
@Maazim12 3 года назад
Maalmahan dambe waxaan aad uxiiseeyaa daawashada barnaamijka xasuus reeb
@shafihussein4433
@shafihussein4433 2 месяца назад
Jananku daacadnimo iyo soomaalinimo ayuu u hadalayaa Ducaalana wuu xanuun hadlayaa Allah ha sahlee
@aziiz94
@aziiz94 3 года назад
Ilaheey ha u naxariisto o qabrigiisa waasac uga dhig ya rab 🤲
@mohamedhussein888
@mohamedhussein888 4 года назад
1952 ilaa 1960 kii waxaa reysal wasaare ahaa cabdullaahi ciise gudoomiyaha baarlamankana waxa ahaa aadan cabdulle cusman hadana 1960 ilaa 1967 waxa ahaa madaxweynaha somaliya aadan cabdulle reera faanka badan inteey ku maqnaayen waagaas markaasey ku leeyihiin siyaasad ayaan naqaanay
@FaatimaFaarax-un3cx
@FaatimaFaarax-un3cx Год назад
Wariyahaaan Su'aalihiisu dhinac bay u janjeeraaan
@Tarabimedia
@Tarabimedia Год назад
Gen maxamed nuur galalaal alle ha unaxariisto waxaa dilay farmaajo waxaana soo adeegsatay itoobiya
@omarbashiraweys4342
@omarbashiraweys4342 2 года назад
Ilaahey ha unaxariisto general galaal
@engabdinaasirmahamed7660
@engabdinaasirmahamed7660 3 года назад
Alle ha unaxariisto ge galaal
@moeburco309
@moeburco309 3 года назад
Alla haku naxariisto
@nurreproductions4340
@nurreproductions4340 3 года назад
Wariyahan waa mid aad uxanuusanaya
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 3 года назад
Sida cabdixaafid oo kale soo maaha
@Najiib_Farhan
@Najiib_Farhan 3 года назад
Batulo key soo kadaluubso😅
@alexishhhh9019
@alexishhhh9019 3 года назад
Isku meel baan ku dhalan Alle ha naxariisto
@omarpato9777
@omarpato9777 7 лет назад
wariyahàan wuu qaldan yahay kulahaa meesha koonfur looyaaqano ama LA dhaho soomaaliya war meshad jogtid ma itopiyaa. ebaryahow
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 7 лет назад
Omar Pato meeshu joogaa aabo waa republic of somaliland gaar ahaan caasimada hargeisa
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 3 месяца назад
siyaad bare narki magaciisa la sheego iidoorku laayey baa xitaaa dhahaan Allah ha u naxariisto galaal kaas magacisa naga dhaaf kulahaa iidoor miyuu iska gadayeeeee haku daayaan bu lahaa miyaaaa
@mohamudxarbi3717
@mohamudxarbi3717 4 года назад
Jeneraalka maskiin waaye cigaal iyo Aadan way I maqlayaan ayaa ka Soo fakatay AUN dhamaantood
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 7 лет назад
barnaamijkani wuxuu dhaxal u reebayaa dhalinyarada aan ka midka nahay ducaale (wariyaha) alle ha daayo waan daawadaa wllhi qayb kasta wax badana waan faaiday anuu soomaali waa walaalo lkn xumaha laga tagay ee barnaamijkani sheegayo uun sidii wax u qaloocdeen yaan dhinac qaldan loola baydhin waa iga talo uun aniga
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 7 лет назад
Mukhtar Othman barnaamijkan wuxuu waxter u yahay dhalinyarta reer soomaaliland maaha faqashta adeerow
@somalistories5037
@somalistories5037 7 лет назад
hctv plse soo dedejiya part two iyo part three
@abdifatahibrahim1916
@abdifatahibrahim1916 3 года назад
Allah ya raxma raximin Major General Galaal
@user-de8sc3go2k
@user-de8sc3go2k Год назад
Alaha u naxariis
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 3 года назад
Allah Haw Raxmado Marxuumka General Mohamed Nour Galal Waa 26/04/2021. 4:00 Salaasa
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 года назад
Alah ha u naxtiisto
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 года назад
Illaahow ku naxariiso G.galaal hlyeybu aha
@muhanadabdiaziiz4064
@muhanadabdiaziiz4064 2 года назад
Alaha ku naxariisto marxuum
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 3 года назад
Kani waa wariye xanuunsan
@MohamedAhmed-zn9jc
@MohamedAhmed-zn9jc 3 года назад
Legend ayuu ahaa alyarxmu
@jamaabdi
@jamaabdi 3 года назад
allow kuu naxariiso gen..galaal🤲🏾🤲🏾 intiii soo raadisay geeridiisa ka dib☝️
@waliddayib6888
@waliddayib6888 7 лет назад
ducaale ma isagaa la waraysanayaa mise waxbuu waraysanayaa xagee wax ka si yihiin waxaan kula talin lahaa bahda HCTV inay wax ka badal u sameeyaan qaabka hordhaca barnaamijka loo diyaarinayo.
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk 2 года назад
26/04/2021 gacan ALLE CADAABAYO AYAA MOQDSHO HOTEL KU DISAHAY ALLE HA U NAXARIISTO G GALAAL.
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 3 года назад
allah ya raxma.
@Suldankamusiga
@Suldankamusiga 3 года назад
Aalh haw naxariisto amiin
@moeburco309
@moeburco309 3 года назад
Alla ha unaxariisto
@cukeyr12345
@cukeyr12345 Год назад
Allah ha u naxaristo gacan ka xaqdaran ayaa dishay
@siciidahmed6076
@siciidahmed6076 4 года назад
wariyuhu ma isagaa noo waramaya mise jananka akhlaq fiicana malaha.
@user-fh6ce2gx4e
@user-fh6ce2gx4e 3 года назад
waan yabanahay
@maskaxqabproductionmedia2541
@maskaxqabproductionmedia2541 9 месяцев назад
Wariyaha qaar hore ayaa been iyo faan ugu sheekeyay kabacdi ayuu helay qabiirweyn galaal
@cabdirisaaqmaxamed5099
@cabdirisaaqmaxamed5099 7 лет назад
ninkan wariyaha ayaan layabay ma isaga wax waraysanaya mise isaga la waraysanaya qofkiba hadal kama sugaye wu ka dhex galaya qofkina wuxu so wadayba wu ilaabaya adeer dadka daa qofku ha hadle kadib sual waydi ma sidanba wariye lagu yahay
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 Год назад
ilaahay kuuma naxaristo galal guuto cune 1977 ki askarti u garabcase ku laayey 300 waygarayen gabaqaadki siyad barre naarti allaah kugu rid inshallaah
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 8 месяцев назад
Ma hooyadaa ayuu gus udiiday? Xaa qaldan Sibaa ududeysaaye
@umuqeyr1949
@umuqeyr1949 6 лет назад
Wariyahan waa in la baro edebta hadalka markuu leeyahay qolada somaliya la yiraahdo waa qalad taas waa jamhuriyada asaga looga taliyo ee somaaliya inuu yiraahdo jamhuriyada federaalka somaliya.
@popmarly8493
@popmarly8493 5 лет назад
Jamhuuriyada qarniga gumaysiga kujirta dhe e xalane laga maamulo
@nimcaanwali3131
@nimcaanwali3131 3 года назад
Raagi beenta ku heshiiyey beenaale ada ah Alle ha u naxariisto gananka 😢
@AbdirahmanWarsame-uc6gc
@AbdirahmanWarsame-uc6gc Год назад
Mohd Nuur Galaal Ceelbuur ayaa laga qoray + Warsame Maajoori ! ! !
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 7 лет назад
Waxan wakhtiga igagalumay ayaan kaxumahy qabyaalad cadaan an oo uraysa ayay islahor fadhiyaan waleee xanuun aan ogahay waa loodhin ilahy ha unaxariisto mw m siyaad bare
@zahramahadalle5849
@zahramahadalle5849 7 лет назад
King Gurey
@mubariktahar144
@mubariktahar144 7 лет назад
ninkan ducaale waxa ka qaldan qaabkii waraysiga oo dhan qofkiiba uma ogolaanayo inuu waramo
@qubqac9913
@qubqac9913 7 лет назад
Hawiye ayay hayeen 90% saraakiisha ciidanka soomaaliya, ninkii runta doonayaa, halkaan ha ka aqriyo magacyada iyo sawirada askartii 1954 wax ka baranaysay Italy ,waxaa Daarood uga jiray Cabsullahi Yuusuf kaliya
@qubqac9913
@qubqac9913 7 лет назад
Hadii aad tahay nin Aqoonyar leh, dib u baar 1950-1967 saraakiishii soomaaliyeed ee ka soo qalin jabisay kuliyadaha ciidamada ee caalamka, Waxaad arki doontaa in DAAROOD oo dhan markii la isu geeyo ay ka saraakiil badnaayeen hal juffo oo abgaal ka mid ah sida WACAYSLE, waayoo daarood magaaloba ma lahayn iskuulo leh
@seynababdi188
@seynababdi188 7 лет назад
qub qac doqon ah boontii yemen ee isa-soomaaliyeeyey baad tahay. magaca daarood waa magac ay majeerteen isla boon kale oo ah KUWII ISA-SOOMAALIYEEYEY BAA KU QARAABTA.Soomaalidii Soomaalida Ahayd Ee Faraaciinta ahaa (ahna dadka magaca Soomaali dhiiga iyo dhalashada u leh) ee Absame/Ogaadeen, mareexaan, dhulbahante.....dadkaas magaca daarood waa sheeko iidoorka boonta ah LAGU NAASNUUJIYO.
@cizudiinmd301
@cizudiinmd301 7 лет назад
cagdheer tan aanu buudhiga ka kirayn jirnay oo aanu maydkooda madaxa usaari jirnay baa inay isaaq u jawaabaan isku dayaya xishood yanaad afka meesha ka waayinee
@jamal1963
@jamal1963 7 лет назад
Seynab Abdi Waad xayraantay, Majeerteen miyaad ka saartay Daarood, waa sheeko cusub, Jabarti Ismaciil isna ma faraaciintii buu ka mid ahaa!! Abaayo taariikhda aad haysa waa qub iyo qac, Waa maxay boontu? ma baantuu baa, ma faraaciin baa ma xabashi baa? Somaliya burburkii ka hor Daarood baa xukumaayey, Adeeradaa wadankii somali idinku aamintay aaway dhe, ka dib adigu noo waran. Hadii kale madaxda noo waramaysa dhigayso.
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 7 лет назад
Marka hadii malaaik yahiin maxay dalka oga celinwayeen burburka oo dowlad u dhisiwayeen?
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 года назад
Geesi geesi dhalay alle hakuu naxariisto
@user-de8sc3go2k
@user-de8sc3go2k Год назад
Asc
@alidhoodhe4975
@alidhoodhe4975 2 года назад
Alle godka how nuuro geesi somaliyeed ayuu ahaa
@Wadani1988
@Wadani1988 7 лет назад
bal qaybtaa danbe aaynu suugi prt 1 waaa tarikkh naaleed
@salmaanqambi2788
@salmaanqambi2788 7 лет назад
xaqiidada ina lag leexdo maaha
@aamiiking3278
@aamiiking3278 5 лет назад
Daaroodkii baroortaa ka dhaatey sxba yasl xishooda taariikhdu waa taariikhe
@easky363
@easky363 4 года назад
Sax
@easky363
@easky363 4 года назад
I am daruud
@hamudduale3393
@hamudduale3393 7 лет назад
Dagaalka afar iyo lixdankii , waxaan sugayaa wuxuu galaal ka yiraahdo, in uu runta ka sheego ama in sidii caadada u ahayd uu been sheego, waa la yaqaan ragii furinta ku jirey ee dagaalkaas hogaaminayey, bal aan sugno qaybta soo socota in uu runta sheego ama beenta Ducaale wado la qaado
@mohamedfarah9298
@mohamedfarah9298 2 года назад
Allah ha u naxariisto. Dad la wareysanayo oo aan wax note ah wadan. Most of Ducaale interviews are just tribal talk.
@OmarMohamed-sv3yj
@OmarMohamed-sv3yj 3 года назад
Allow u naxariiso genral galaal
@abdiqadirmohamed9360
@abdiqadirmohamed9360 7 лет назад
fadlan soo galiya qaybta.labaad
@abdiqafarmohamed866
@abdiqafarmohamed866 3 года назад
Alow unaxaristo
@user-de8sc3go2k
@user-de8sc3go2k Год назад
Alaha u naxariisto 20:22
@Aqoonyahan21st
@Aqoonyahan21st Год назад
Dhibaatadii uu gumeysigu ka tegey ayaaa taagan ilaa maanta sida waraysiga ka muuqata. Laakiin Soomaalidu intay dhibaatadu inay halkaa ka timid u arki lahayd, bay iyadu is caayeysaa oo midba kan kale farta ku fiiqayaa...waa dhibaato loo baahanyhaya in lagu baraarugo.
Далее
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 48 тыс.
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Afgambigii Siyaad Barre
1:11:35
Просмотров 54 тыс.