Тёмный

Baro Iskushuban, halka ay dhacdo, garoonkii diyaaradaha dagaalka Talyaaniga & Qabriga Tanade Daarood 

Daljir
Подписаться 59 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

ISKUSHUBAN, PUNTLAND: Baro Iskushuban, halka ay PUNTLAND dhacdo, garoonkii diyaaradaha dagaalka ee Talyaaniga, labada tog ee isku shubma, daartii Boqor Cusmaan iyo waliba qabrigii Tanade Daarood | Wariye Ficil Burkud Dhiidhi ayaa warbixinta inoo haya
★ ★ ★ Daljir RU-vid Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

Опубликовано:

 

10 дек 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@waaanigii8971
@waaanigii8971 2 года назад
Waa wax aad ii dhiba markaan arko dalkeena meel kasta from Luuq Ganaane ilaa Iskushuban iyo Caluula, Xaafuun iyo Xamar wax uu gumeystihii dhisay baa ka taagan oo aan in lasii dumiyo maahee aan waxba lagu darin, sida aan ula harnay dalkeena waa wax aad logo xumaado. Inshalalh Waxan ka shaqayn inay magaaladan noqoto mid dalxiis Iyo taarikh Gaara laga helo oo ay national treasurę noqoto. ❤
@Sahan12341
@Sahan12341 Год назад
Waa runtaa aniga waaba ku calool xumadaa waana iska ooyaa waa wax aad iyo aad loola yaabo dad dhukaas heesto oo ka baahan 😪😪
@zermaahir186
@zermaahir186 Год назад
❤ Isku shuban from Hargeisa.
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Год назад
War leelkasow qabriga hagajiya si lo dhowro Tarikhda dadki ankaso farcanay.
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 9 месяцев назад
ISKUSHUBAN. LOCATED IN CENTRAL OF PUNTLAND JUST WE NEED AIRPORT IN ISKUSHUBAN .FOURTY YEARS AGO I. HAVE SEEN STILL I REMEMBER THIS BEATIFUL CITY. .....
@mahdnova3465
@mahdnova3465 2 месяца назад
Mashallah
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Год назад
Masha Allah Puntaland waxaan tagey GAROOWE IYO BOOSAASO meel badan ayaa ii haray inaan soo booqdo Allah dhowro ❤❤❤
@ifrahabdullah7136
@ifrahabdullah7136 4 месяца назад
War biyahan koronto ka sameya wllhi wa waxan la helin
@ilhanahmed7287
@ilhanahmed7287 Год назад
Maadhalaahu qurux badana dhulka soomaalidu
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 месяца назад
Maansha allah waa magaalo taariikhi ah
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 8 часов назад
Ma fahmin waxa magaalo yinkan quruxda badan waa hore u dhismi waayen.
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Год назад
Waaaaaw masha allah
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 месяцев назад
ISKU SHUBAN Laxan ALXAAMTA QARAAMIGA ka mid ah ayaan u aqaanee ma Magaalaa-ba Cajaaib. Waa meel aad u qurux badan runtii.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 5 месяцев назад
Xaafuun sidoo kale waa laxan kamida qaraamiga sidoo kale magaalo Xaafuun la dhaho ba jirtay oo gobalka boosaaso ka tirsan.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 месяцев назад
@@moderninformation7931 Waan gartay Mahadsanid Saaxiib
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 месяцев назад
Dagmooyinka isku shuban iyo xaafuun ayaa loogu magac daray laxamada
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 месяцев назад
@@wiilkaReerCigalle Aad iyo aad.
@munaabdi4240
@munaabdi4240 4 месяца назад
Magaalo dalxiis iyo Beero ayay noqon kartaa.
@rikaabrikaab2315
@rikaabrikaab2315 3 года назад
awooda ale kucibra qadasho mudan
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 года назад
DHINCYADA ISKUSHUBAN DHALMADIYO JECEEL BEERAHA DHEXYAAL IYO UBAXA DHAADHEER MALLA DHAYGAGTEEN
@mrabdule1229
@mrabdule1229 2 месяца назад
Meesha Saad biyaha u leh ayaa isteeshinkerdi iyo magaaladiiba ey bur bur San tahey
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 6 месяцев назад
somalidu waa tacbaan. biyahaas maalaxiro oo beera iyo wax soo saar laga faa'iidaysto?
@SHUKRIADAAN
@SHUKRIADAAN 5 месяцев назад
❤❤❤❤
@xalimokhaliif2408
@xalimokhaliif2408 Год назад
Masha allaah Magaladaydi
@abdinour8606
@abdinour8606 Год назад
Ilahey ayaa yaqaan lkn buuraha roobabka iyo ceeryaamada ku dhaca ayey ka yimaadaan adeer
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 5 месяцев назад
Talyaanigii kahor cumar maxamud baa lahaa meesha 😅inkastoo majeerteen aynu waxba kala lahayn cismankii aanu banaynay cali baa kasii dhaxlay😂😂
@ajax9530
@ajax9530 3 года назад
War magac xumaa
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 2 года назад
Isku shuban waxa loogu bixiyey 2da tog ee biyaha isku meesha ku shubaya
@munaabdi4240
@munaabdi4240 4 месяца назад
Maskaxada hadba waxa ka guuxaya, ayaa xumaan iyo samaanba kugu fasiraya.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 6 месяцев назад
maalgashi culus by ubaahantahay.
@mohmeddeeq7972
@mohmeddeeq7972 2 года назад
Magadii boqorada
@tup33cpoi86
@tup33cpoi86 Год назад
soomaaliya 3 webi ayaa mara mxaa looyidhaahdaaa kanba saw webi maaha
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Год назад
Maya maahan wabi EE waa iskushabiyo 🤣😅😅😆😆
@ajax9530
@ajax9530 3 года назад
😂🤣😂😅🤣😂🤣
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 Год назад
WEEY. WEEY KHAATUMO SOO QABBO GEELLA QAL MAXAA DHACAY MA TAQAANID DEEQSIGA PUNTLAND WAA KUMA ASSAD WAA ISKU HALEEYN BUUXDA. ........
@worldcitizen9102
@worldcitizen9102 Год назад
Waar Iidoorow Xududeeno Waa Iskushuban mar hadii Ingiriis Meesha Joogi Jiray. 😂😂😂😂😂
@sadaamasayradan
@sadaamasayradan Год назад
Hhhhhhhhhhhhh
@mcabdulqadir6264
@mcabdulqadir6264 8 месяцев назад
biyaha ma biyo macaan baa
@xapipabdulahi6537
@xapipabdulahi6537 8 месяцев назад
Haa saafi weye fasaxii ba tagay mesha wa historic ❤
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
ISKU shuuban waa degmo Cali saleban mj laga qaaday awood lo sheegay cisman maxamud boqortooyo ayaa la wareegay #isku shuban
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 Год назад
Labadaas reer waxba ma kala aha dhulkana way wada leeyihiin adeer
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@@sharmakeali5248 ugaarsaleban 10 qof Cali jibraahil la mid ah Naga qaaday degmo dhul Bqortooya reer cisman Qardhood karkaar
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 Год назад
@@abdiasiisklarabdiasisklar8597 waligeed baa lays dhacayey adeer ugaar saleeban hadu ciyaalkiisa dhaco wax wayn maaha 😀😀 ali jibrahiilna waa tolkeena
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
Taarikhda majirteen waa waa cisman maxamud boqortooyo ina adeer jajjarja dhulka wadan xaq Uma lahaa From Cali saleban mj Cali
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Год назад
NINKAS WA IDOOR wuxu Iska dhiga inu yahay Cali saleban MJ comment badan ban ku arkay isago isku dir ka shaqeynaysa.
Далее
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Просмотров 82 тыс.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
Каха заблудился в горах
00:57
Просмотров 1,3 млн
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Просмотров 96 тыс.
Durable Solutions for IDPs in Puntland
13:51
Просмотров 16 тыс.
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Просмотров 350 тыс.
Hay Booqan, Anigaa Booqday!
8:32
Просмотров 56 тыс.
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16