Тёмный

Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd! 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 90 тыс.
50% 1

Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!

Развлечения

Опубликовано:

 

18 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 127   
@eblamohamed191
@eblamohamed191 Год назад
Weriyaha & dadka la wareysanayo Af~Soomaali~gooda (erey iyo ku dhawaaqid) qurux badanaa Masha Allah 🌻
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Год назад
Waa Af- Somalida runta ah!! M’a kuwa aan kuhaslo badankodi English ama carabi baa kujiro😌
@XaajiDirir
@XaajiDirir 11 месяцев назад
Shukran
@MclnsiidCali
@MclnsiidCali 4 месяца назад
​@@ilhanisha281311111111
@somaliano99kingkonghimself75
Waa jeclahay dadka Somali Muslim ahh ooo noloshooda iska wataa masha Allah.
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 Год назад
Maanshaa ALLAAH aabo isagoo baahan ayaan dhuuntiisa waxba marinayn ilaa caruurtu ay dharagto.... ALLAAH ha xafido aabe iyo hooyaba
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 28 дней назад
Dowladaah iyo cuulimadaah putland haa gargaaraan caaruurtaah inshlhaa ❤
@saedmohamed7477
@saedmohamed7477 Год назад
Maasha allaah wallaahi waa xalaal quudato
@Layla6793
@Layla6793 Год назад
Ma Sha Allah. Rabiyoow u gar gaar Adigaa awood lee
@aminocadey65
@aminocadey65 Год назад
Mansha allah walhi qofki lagawayo janadaa ayaa midgan ahaaaaa
@maxamadaxmad7378
@maxamadaxmad7378 Год назад
Waa run
@maxamadaxmad7378
@maxamadaxmad7378 Год назад
Walaalahayn waan jeclahay , aniga iyo inta caqliga leh oo Muslinka ah uma arkaan walaalahood inay wax dheeryihiin , waa inta caqliga leh , inta kalana ha wareysan , ha xisaabsan.
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 5 дней назад
Oo ma cidbaa Midgo wax ka sheegtay hada qubadaaaynu dawanaynee
@buraale134
@buraale134 Год назад
Mashallah sxb soo badi bada iyo beeraha inshallah
@msfilm1453
@msfilm1453 Год назад
Garduush bari puntland ❤❤❤❤
@4d63
@4d63 Год назад
Insha allah waxbaan ka badali doona hab waxsoosaarka khayraadka dhulka iyo sida looga faaidaysto ❤
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Год назад
Hadii madaxwene lagu dorto ama nawashaa😂
@4d63
@4d63 Год назад
@@cabdiraxman6731 insha allah waxan rajaynaya inaan waxbadan ka badalo habkan siyaasada soomalida
@dayofthedaydayoftheday9555
@dayofthedaydayoftheday9555 Год назад
Wariyahan waa lasoo diray yaase soo diray dadkaan wadanka ayagaa leh hadey eber ka dhigaan qubada xaq bee u leeyihiin ee waa in laga ilaaliyaan maraabkiista xaalufuneyso lala hadlaa masaakiintaan aanan quud heysan Looma baahna in aad qalad ugu dhigtaa quudkooda
@munasudi3392
@munasudi3392 Год назад
Wlh waan layaabay
@AlvaanoPOT
@AlvaanoPOT Год назад
Inoo soo badiya muuqaalada ama decomentry Yada noocaan ah mahadsanidiin 👍👍🎥🎥🎥📹📸🎬📽
@Manka2123
@Manka2123 Год назад
Maasha Allah waa nimo Allah siiyeey waa dad nasal ah waxaa in la heeybsooco ubaahan kuwatuugsada kuwa aan shaqeeysan kuwa ay caadi u tahay in dhiiga dadka raashi ku daantaan dhiiga qof muslin ah
@iiddalmar4319
@iiddalmar4319 Год назад
ASTAAN TV barnaamijiyadiinu ha ahaadaan wax barid baraarujin iyo wax barid waaa khalad in aa is dhec galisaan dadka degaanka quudkooda iyo barnaamij dabar goyn ka hadlaya ama digniin waxaan khalad u arkaa cida idiin ogolaaty muqaalkaan bulsho baahan quudkoodana intaa noqdy waxbay dabar goynayaan waa qalad in aad umada ula timaadaan in bulshadu baahi udabar go'do iyo in ay xayawaandooda rabi ku arsaaqay dabar gooyaanba kee muhiimsan yaa loo ilaalinayaa xaywaankaas soo badaha kuwa jariifa ayaguba madabr gooynayaa
@saadoalinoor4379
@saadoalinoor4379 Год назад
Maanshalah alow barker ❤❤❤❤ reerka dega gartuush. Shulman wariyaha❤❤
@XaajiDirir
@XaajiDirir 11 месяцев назад
shukran
@Eng_moy
@Eng_moy 4 месяца назад
Mansha allaah ❤alle ha dhawro
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Год назад
Annagoo dhulkaa hawada fiican heysano ayaanu yaaceyna lana gu gumaynaya wadamo jiirka laga cuno xeeb leheen xoolo lehen habaar ayaanu qabna
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Год назад
Weli kuwaas aan macaawino waydisanaa🤣🤣!. Caalamwaynaha noosoo gurmo habaar iyo nus!. Erayga Sabool xataa wa nebcahay oo Somalida isu isticmalaan!.
@weersanmedia4226
@weersanmedia4226 Год назад
Xalaal bey quutaaan,hadaa awoodo iiduceeya baan Oran lahaa!
@getto10
@getto10 Год назад
Waa dad sharaf leh ee ha la caawiyo
@ahmedmorgan3098
@ahmedmorgan3098 Год назад
Mansha Allah wariyaha, afsomali qeexan buu kukadlaayaa
@ubahsicid349
@ubahsicid349 11 месяцев назад
Waa runtii caruur baahan buu ku quudiyaa ❤
@mukhtarahmed-by5sz
@mukhtarahmed-by5sz Год назад
hadii ay qubadu tahay noole dunida ka sii dabar go'aya anigupa waxan ahay noole dhulka ka sii dabar goaya haduu waayo wax uu cuno
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Год назад
aduunka intuu jiray bad kasta oo aduunka ku taal waxaa laga dabi jiray, ilaa hadana waala dabtaa oo ma dhamaa daan ilaah aa ugu tala galay.
@najkavlado5698
@najkavlado5698 Год назад
Nio waxadan ogeyn ha hor dhicin kumanan xayawaano ayaa dabar go'ay qaar badana iney dabar go'aan bey qarka u saranyihin dad baa waxaan ku howl leh oo la socdee
@hassanomar2897
@hassanomar2897 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdi-hamidyahyayusuf7725
@abdi-hamidyahyayusuf7725 7 месяцев назад
Marka laga soo tago dabar-go' ku socda xayawaanaadka dunida oo ay qubadu ku jirto, waxaa meeshaan taalla arrin u baahan in ummadda meeshaan ku nool loogu garaabo; waa dad saxadooda iyo bad-qab kooda ku dadaalaya, sababtoo ah mahaystaan fursado badan iyo adeeg bulsho, tusaale ahaan; daryeel caafimaad, waddooyin dhisan, goobo ganacsi iyo agab loo isticmaali karo inay ka maarmaan hilibka qubada. Yacni, dadkaan caafimaad koodaa ku jira inay qubada cunaan waayo cudurada badanaa daaway u tahay, nacfi gaara oo kan hilibka laga helo u badanna way leedahay. Anigu waxaan dhaliilayaa dawladaha dadkaan masuulka ka ah heer gobol ilaa federaal oo aa haba yaraatee isku mashquulin wax ka qabashadeeda. Waxaan isleeyahay, fursado badan oo horumarineed baa ka banaan Soomaaliya oo dalxiisku koow ka yahay, lkn waan loo jeedin.😢
@AhmedSaeed-qw9sv
@AhmedSaeed-qw9sv Год назад
Allah help them
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 4 месяца назад
Illaahey maxuu barwaaqo na siiyey aaweyse dadkii garan lahaa illaahoow umada soomaaliyeed fahamsii barwaaqada dhulkooda taala .
@cumaralfa3725
@cumaralfa3725 Год назад
Mnsha alh
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Год назад
MashaAllah
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Год назад
Maan sha allah
@Sarta100
@Sarta100 Год назад
Laakin kalluun may jilaabtaan halka quwada ay jalaabayaan. ,dadkaan dawlad ay rabaan doonyo kalluumaysi u iibiya si ay ugu maarmaan qubada si eysan u dabar goin quwada waa daawo saliideeda. Marka hala ilaaliyo badeena shisheeyaa kheyraadkeena xaslufinaya. Waa in loo soo jeestaa shacab iyo dowlad. Fedraal iyo mid goboleed.
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 9 месяцев назад
Nijaas ba tahay qof dhimanaaya aya waxa leedahay qubada yuusan so daban tayda kale malaayga ma keedsamo halka qubada hilibkeeda wax badan lagu noolan karo
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Год назад
Masha’ALLAH, caruurtaas sooooo cute, Aabe fiican oo naxariis leh, heleen. Masha’ALLAH, codkaagi iyo baarnaamija noocaas ookale ayaa iskufiican. Cod wareyenimo ayaad leedahay, kudadaal xaga wararka. Meeshaas (Garduush) soo maleyga lagamahelo ? Waana gobolke kuyaal ? Masha’ALLAH, wadanka Soomaaliya waa qurux iyo barwaaqo, balse kamaqan dad xirfad leh (maskax leh) waayo qabyaalada qurunka ah, dhac iyo boob, qiyaano, xaqdarro iyo qarxinta, ayaa dadka soomaalida barteen muddo (32-yrs) oo kuilbaxeen. Bal maxaa faaida ah ee lagaheley dagaalada iyo qarxinta umadda (siiba dhaliyarada WAXBARTEEN ee laqarxiyey sanadkii (2017-kii) iyo macalimiintooda….iyo dadbadan ilaa maanta la qarxinaaya (ALLAAH Yarxamuhu) koley dhamaantood xaqqooda way helidoonaan, maalin aan maanta ahayn, oo meel loo Cararo, qabyaalad, aqoon, isqaris iyo laaluush midna kajirin…..maalinta as qofkasta xaqiisa farta laga saaridoona, kuwii kibreyna oo aduunkaan ku futo taagayaan, sidaa alsheydaankii (Indha qiiq) iyo wixii lamid ah, kajawaabi doonaan sababta ay masaakiinta uqarxinjireen………kuwaas Jannamo ayaan ugabaryaya markasta ee aan sujuudo (alsheydaankii umadda qarxinta kudhameyeen) idinkana dhiniciisa kahabaara (qofkii xaqqa fahmaya oo kanaxaan masaakiintaas laqarxiyey. Mahadsanidiin, Astaan iyo Teamka.
@eliteandroidgamer732
@eliteandroidgamer732 10 месяцев назад
Laan gaab miyaa tahay sxb
@jabiye8593
@jabiye8593 3 месяца назад
​​@@eliteandroidgamer732adigaa langabnimada/iyo maangabnimada ooga dhaw
@legendaryyaaska8722
@legendaryyaaska8722 Год назад
Wallahi Nice video
@xamsexasaniidleHamsehasa-fu7hs
@xamsexasaniidleHamsehasa-fu7hs 25 дней назад
Maaha dad dabar goyn wada hadii cadi wax dabar goynayso maraakiipta jiriifka ah ayaa lala hadli lahaa
@user-ci9ob2nb1f
@user-ci9ob2nb1f 7 месяцев назад
M.a afsomaliga dadka iyo wariyaha aaad baan ugahrlelay waliba qasatan ninka markaa dhahayo hilibkeda qabxada ayan kor uga darsanaa m.a
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Год назад
wax bad ku jira ma dhamaan karaan ilaah aa ugu tala galay saas la soco weriye
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Год назад
Xoolo wanagsan Allah siiyo
@aravattali
@aravattali Год назад
M.a barnaamij ka weriyuhu si qurux badan ayuu usoo diyaariyay
@XaajiDirir
@XaajiDirir 11 месяцев назад
shukran
@aboubakerilyasokiyeh8537
@aboubakerilyasokiyeh8537 10 месяцев назад
Asalaama alaykum waraxmatullahi wabarakaatuh. Dadka soomaalida ee soo qorayya qoraaladan, waxaan ka codsanayyaa inay Af-Somaali aanu af-carbeed ku jirin ay ku hadlaan, iyo af-Soomaali af-English ku jirin inay ku hadlaan. Waa inaan dadaalno, oon jiritaan keena ku dadaalno.
@Himila55
@Himila55 Год назад
kaluunka wuu ku filan yahay hady jilaabtan inkasto dad saboola yahiin aan wax caawinayn Lahayn
@KABAROFREECOURSE
@KABAROFREECOURSE Год назад
Iyagu inay dabar go,aan ayaaba khatar ah
@AhmedSaeed-qw9sv
@AhmedSaeed-qw9sv Год назад
Cidi haday Nasab tahay waa Dadkaas la hayb sooco waa Nasab Nasab dhalay waana Asalka Soomaaliyeed kuwa hayb soocana waa Gun Guni dhashay oo sida Xoolaha isu cuna.
@niyaaladem
@niyaaladem Год назад
Run baad sheegtay walaahi. Hawiye, dootood iyo isaaq duufle ayaa dad isu heysta, dadkana ayaga ayaa ugu liita qurunka.
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 Год назад
Wll dadkani waa qoloma maxaase loo yasaa
@inafarooleak3691
@inafarooleak3691 Год назад
@@ahmedmahamed8193 jaaji baa layiraahdaa, waxeyna lunoolyihiin xeebaha bari intooda bada.
@abdulkariimibrahim1075
@abdulkariimibrahim1075 2 месяца назад
Soomaalida yaa jahliga iyo qabyaalada Allow ka saar.
@boono2912
@boono2912 Год назад
anigu barigaa fog hadii aan aado oo muddo soo joogo mindhaa af-soomaaligaan si dhab ah ugu soo baran lahaa.kkkk Alle ha daysto dadkeena.
@XaajiDirir
@XaajiDirir 11 месяцев назад
shukran
@mohamedshimoy6384
@mohamedshimoy6384 Год назад
Cawa haboon noo soo gali plz
@YaxyaSinwaar
@YaxyaSinwaar Год назад
M.a Astaan noolada
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 Год назад
Qubadhu micnaha maa dinnka from jabuti lakine wariyaha another level
@najkavlado5698
@najkavlado5698 Год назад
Haa waa Diin badeedka
@XaajiDirir
@XaajiDirir 11 месяцев назад
shukran
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Год назад
Dadku ma haystaan nolol kale ayaga ayaana ka muhiimsan waxa ay dabanayaan ha cunaan waxii ay heli karaan.
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 16 дней назад
Xaq baad u leedahay inaad carrurtada nooladan
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
M.a waa dad fakaraya
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 4 месяца назад
😅😊😢😂❤❤🎉😂
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 4 месяца назад
Wariye waxas ilahay kasinayna shisheye shabaq marakibta casriga ah ku guranaysa mayaga xakameyo ilahay ba uxalaleyAy
@saaradahi6675
@saaradahi6675 Год назад
Tacabka beeraha halo baro
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Год назад
Journaliste fadlan baro in Sabool aadan u adeegsan umada Ilahay waxwalbo siiyay kaliya Cilmi yar oo RU-vid iska daadsan bay u bahanyihiin!. Sabool maaha Somali lakin wax baa naga qaldan!.
@abeleli2651
@abeleli2651 Год назад
Waadmahadsantahay wll. Qubadana waa labeeraa oo waxaa lagu dhaqalayn karaa qubada in lakoriyo ukunta kubaqa markay kacdo oo lagu hayo bada daan keeda baraago biyaha bada kujiraan ilaa ay kawaynaa nayaan. dhimashadodu waxay badan tahay intay yaryihiin.
@jamilanor653
@jamilanor653 5 месяцев назад
Way fiicnan lahyd iney kaluunka kale dabtaan, laakin hadii dabar go'o laga hadlaan, dadka naftooda ayaa daran.
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Год назад
cajiib
@Diri-ml7lk
@Diri-ml7lk 5 месяцев назад
Qlb wnsgsna dadkani mshaa llh
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Год назад
Qubado wax badan dhashaa madabar go ayso nio
@user-ns3hi3nh1m
@user-ns3hi3nh1m 2 месяца назад
Wariye xasan dhalo iyo ninkan Aad ayaan uga helay barnaamijyada ay so tabiyeen.
@ayaanxuseen8919
@ayaanxuseen8919 Год назад
Ala m.a dhulkoda qurux bdana wan rajeynaya inu u so garo horumarka muqdisho ka socda iyo ifafalaha qurxda bdne nolsha run ahnti anigu ad ban uga so horjeda takorka lagu hayo dadkas maskinta ee laga yabo iney ale noga dhawyihin xaga cibadad alena wan uwad simanahay adomadisa cidna cid kama sareyso ila taqwada ale moye malin wan rajeynaya dhaqankas xumanta usaxibka iyo dacifnimda ah inu naga sulo OK walalhena garab istagno marwlba iyo mel walba I.j
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 Год назад
Dadkani yey ahaayeen wllo Meeshuse gobolkee ayey ka tirsantahay
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 6 дней назад
Markay bahashu halkaa joogto. Soomaali iyo caqligeedaa la yaabaa! War wax hala taro dadka nool ee nolosha u baahan.
@incelhindufreak1706
@incelhindufreak1706 Год назад
The sea turtle must be protected
@ahmedmualim4323
@ahmedmualim4323 Год назад
Dhaqanka reergalbeedka nagalatay xoolayahow!!
@incelhindufreak1706
@incelhindufreak1706 Год назад
@@ahmedmualim4323 waa run sxb, in our country the trees and wildlife must be protected whats so bad about that
@mrabdi
@mrabdi Год назад
​@@incelhindufreak1706 I agree
@nnpcat625
@nnpcat625 Год назад
Qubada xeebta ayey usoo bexee ayakoo badan waqatiyada kuleelayada
@lawadhohasan2476
@lawadhohasan2476 Год назад
War cuuna waxii dabargui hadbargee
@Zurich527
@Zurich527 Год назад
Caafimaad wallee wey qabaan ma dabar go.eyso waayo waligood bey daban jireen oo awowyaashoodaa cuni jiray weysii tarmeysaa bishiiba hal ama label qashaan
@atiquephone2657
@atiquephone2657 Год назад
Wardadka soomaaliyeed xoolo uga soo aruuri geel lò iyo ari sey ugu tarmaan uga kaaftoomaan kun geela kun ari ah kun lò ah siino qofkii aan xoolo ujoogin neefka ha u gado min cirif ilaa cirif haloo kaco
@ASSadkey
@ASSadkey 4 месяца назад
Dad leh dalkaan dhan walba nimcada taalo hadane aan arkin kana baaham iyaga is cunaayo nasiib xumo hadaa maqasho anagee nagu dhacday🤦🏾
@tifowcalixasan8544
@tifowcalixasan8544 11 месяцев назад
Wax illaahe uu abuurey lama dabar goynkaro
@axmedkayse1060
@axmedkayse1060 Год назад
Diin dabar goa iyo ubadkiisa oo dabargoa waa yama? Aabo waa cajiib
@yusurmuhidein4619
@yusurmuhidein4619 11 месяцев назад
Getting one or two nothing wrong with that May Allah protect our people He should take that question to the west not African because they only get dail use
@wiilkawaddanika3942
@wiilkawaddanika3942 Год назад
Madhibaan waa isku filanyihiin ee lama takooro
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 5 дней назад
Weriyuhu wuxuu yiri qubadu waxay halis ugu jirtaa inay dabargo'do Ee maysu aragtaa inaad halis ku tahay noolahan? Wuxuusanse ogayn in kuwa soo saaray cilmi baadhistaas ay yihiin kuwa ugu badan ee dabargooynta kuwada iyagoo badiihii plastic iyo sun ka buuxiyey bay weriyayaashiina sidaa usoo tababarayaan 😢
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 5 дней назад
Magaalo dhan ma 2 ku filan
@jaako5768
@jaako5768 10 месяцев назад
Kalunka cabeebka madaaweyo
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 Год назад
Dad baahan miyaa wax dabar go aayo kafkari karo what happen nigge
@MukhtarIbrahim-jy9sy
@MukhtarIbrahim-jy9sy 2 месяца назад
Mar hadan xoolo l siinayn Qubada maxa ka galay
@Xuralcayn
@Xuralcayn Год назад
Waa barnamij lo bahan yahay
@kbpost6947
@kbpost6947 Год назад
barnaamij fiican duubistuna waa waxkale
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 месяца назад
Horta qubada ma xalaal baa ma la cuni karaa
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 Год назад
Waanu cunaa iyo waanu ka daxadiraa it doesn’t add up 😂😂😂
@kasimabdullah7356
@kasimabdullah7356 5 месяцев назад
Maxaad u cabsigelineysaa maxad u leedahay ood u cabdi gelineysaa waxa eydonaan bey dabanayaan pls stop cabsi gelinta 😢
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 4 месяца назад
anigu dadkan somaaliyed waxaan dhiilay caaga iyo nacaadi das kaa dhoowaar midka kale beero abuura iyo geedo bacaad celiin ninka wararka Soo dubayo waa Been haayb socaa aad sheegtaay er waa Iin eey shaqaayaan bacaad ceelin tii maaro caadaay maa xasuustan mashruca Bad ceelinta Moira geedo jiinga
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 2 дня назад
Astan xeywan dabar goisaaa maxa idinka galay madan daremenin somalida bahan ma qubaha dabar goayo aya ka qeymo badan meshu ma rufyan nimadas ayad u adeen yab waye duni maxa jogna qofka somaliga ah la weydinayo ma ogtihin ina dabar goyneysan qubaha la. Dhahayo asiga na wuka badshy kulaha hasho iyo 2do o deganka lo shilo le la so qabta abukato ma badnid awowe guuleyso .m.a astan waxas ka wantowa
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 2 дня назад
War hedhe dabargo haku walan allah aya xalal ka dhigay inti la quto mar hadu xalal uyahy anaga dabar goisa ad dorad baratay mashrucas hanola iman hada ha dabar go,who,cares,dadkeygi,dalkeygi,iyo,dintedi,ba,mar,xalad,adag,aye,ku, Juraan,adiga,xeywan,ayad,ka, Hadleysa,gelka,malin,walbo,la, Gowracooo,mad,ka,hadashan,war Idinkaba,kow,ah,dadkani,waxa, Takorayooo,aniga,afkina,ikow,ah,
@mrusman1712
@mrusman1712 Год назад
Yarkaan wariyaha isku dugsi ayaan ahaan jirnay bosaaso
@XaajiDirir
@XaajiDirir Год назад
Shukran
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 3 месяца назад
Mazha allah
@mrxussein
@mrxussein Год назад
30kii sano konfur burbursan tahey, dad badan ree konfur puntlan wax ka dabteen!
@inafarooleak3691
@inafarooleak3691 Год назад
Dadkaan waligood ma noqon Reerkoonfur sidaad ka dareemi kartid lahjadooda. Waxaa layiraahdaa jaanji
@khalif-w
@khalif-w Год назад
This is illegal. STOP. Waa mamnuuc in la dabo.
@husseimali1139
@husseimali1139 Год назад
dadkaan kalluuunka caadiga uma dhadhamo miyaa,, maxaa qubo u geeyay aanba la hubin inay xalaal tahay
@getto10
@getto10 Год назад
Kaluunka ha la baro kaas ayaa ka fcn qubada
@jabiye8593
@jabiye8593 Год назад
shidal la'an iyo faranjeero ay ku keydiyan maheystan dhibku taas weeje
@tifowcalixasan8544
@tifowcalixasan8544 11 месяцев назад
Somalidu wa gaal u yire yaal meeshii ey u damqan lahaayeen dadkaan quudkoodiiba uu yahey hal qubo yawmiyan iney ka shaqeeyaan sidii ey ugu raadin lahaayeen agab ey kushaqeystaan iyo ma shaariic ey ku iibgeystaan kalluunkooda.bey leeyihiin wxaad baa bi ineysaan noole ey gaaladu inuu ka siiyaraanaayo adduunka.
@tifowcalixasan8544
@tifowcalixasan8544 11 месяцев назад
Noole ay gaaladu ku sheegeen inuu ka siiyaraanayo addunka llaahey abuurkiisu ma dhamaado.
@siciidcadde6870
@siciidcadde6870 3 месяца назад
@xaaji Dirir
Далее
Qoore Daalay, Quudka Boqorrada Shiinaha!
11:42
Просмотров 35 тыс.
ОСКАР И ДЖОНИ БРОСИЛИ НАС 😭
01:00
Barnaamij ku saabsan Taariikhda Raas Guardafui-Terra
33:24
Hay Booqan, Anigaa Booqday!
8:32
Просмотров 40 тыс.
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Просмотров 203 тыс.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Просмотров 76 тыс.
Дед и новая машина😁
1:00
Просмотров 4,7 млн
тгк: katylazarevaa
0:16
Просмотров 1,7 млн