Тёмный

Baro Sidee Loo Tijaabiyaa Dhagaxa Macdanta ah Ee Loo Yaqaano ( Dheeman ) How To Test Diamond Stone 

Baro Macdan ( Gold and Gemstons )
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 200   
@farhanmahamed6537
@farhanmahamed6537 7 месяцев назад
MashaAllah Allaaw ku xafid marka kowaad 2) Dad somaliyed waxay u bahan yihin macalimin adigo oo kala ah. Maskaxda xor ka ah fahmay wax u bartay og in dalka asagu leyahay dadkuna dadkiisa yihiin 3) waad ku mahadsanhay casharada iyo wacdigalinta aad nasiisay nosoo badi casharada iyo macaliminta adiga oo kale ah. ALLOOW KU XAFID amiin
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Год назад
Waa warbixin wanaagsan oo weliba wadata talo wax ku ool ah. Mahadsanid walaal
@MaxamedCabdiraxmaanxasan-lf5lj
Aad ayaan umahadsantay wll cilmi wayn oo aan ubaahnaa ayaad ii faa idaysay جزاك الله خير الجزاء شكرا ن
@baromacdangoldandgemstons4044
mahadsanid wllo
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 5 месяцев назад
Maasha Allah ustaad dhegax Ayaan hayaa aan dheeman.uga shakiyey. Tijaabooyinkaa aad sheegtay aan mariyey qaar ka mid ah
@cabdicaafi1285
@cabdicaafi1285 4 месяца назад
Maashaa allaah ee sideen ku heli karaa qalabka aan ku baarayo, waa imisaa qiima ahaan , soomaliya malaga helaa
@calimuxumed7799
@calimuxumed7799 8 месяцев назад
Asc wll marka hore mahadsanid marka xiga sideen ku iibsan kara qalabkaa yar xageese laga helaa somaalia ayaanan jogaa
@maxamedmuseabdi8590
@maxamedmuseabdi8590 Год назад
Jasakl khyr taloficn ayad nasisy waxdtidh qimaha syladah calmk waimisa giramku
@yasinbarud9930
@yasinbarud9930 Год назад
Mahadsanid Nin alleh
@AbdishakurMohamed-ky4xo
@AbdishakurMohamed-ky4xo 5 месяцев назад
Halkeen kaala soo xidhiidhaa walal❤
@WaliCabdishekh
@WaliCabdishekh 5 месяцев назад
Wll waxan joga imika hargeysa majogta adigu hargeysa wllo waxan hayaa intii ladono oo Diamond ah fadlan xita wasodulaya hadad jogto xamar please jawab dagdag ah ayan kasugaya insha Allah
@gaarway
@gaarway Год назад
dee. waa. ruun. oo dad badan. oo dheeman ka helay. ayan arko ka taajiree.
@ismaaciilyuusuf9940
@ismaaciilyuusuf9940 Год назад
Asc wll waxan heestaa dhagax weyn OO sida dhalo u birqaayo
@HaaruunAadan-nm3vq
@HaaruunAadan-nm3vq Год назад
Wad mahad santahay ustad
@baromacdangoldandgemstons4044
adigaa mudan wllo
@abdirisakdugsiye
@abdirisakdugsiye 2 месяца назад
Aad aadbaad walaal u mahadsan tahay
@CabdiShide-m6l
@CabdiShide-m6l Месяц назад
Wala waa hayaa dhagaxda aad sodhigty ila soxirir❤❤
@AdanOmerFarah
@AdanOmerFarah 2 месяца назад
Asc walaak waxaan joogaa itoobiya gaar ahaan dhuldahab Laga qodo macdantana kubadan sidaa darteed dadkaqodana aqoonisumalihin iisheeg ciidan, gododkd lagahelo dhagxaanta ladariks ah iyo faahindheeraad ah isii allaha xigmada kuufuree
@saleebaanaadancaws1810
@saleebaanaadancaws1810 Год назад
Wad mahadsan tahay shugran
@somalia5019
@somalia5019 2 месяца назад
Mahadsanid mudane
@somalia5019
@somalia5019 Год назад
Waan kaga mahad celinaya aqoonta aad noosoo gudbinaysid mahadsanid
@baromacdangoldandgemstons4044
adigaa mudan wll
@mowlidWarsame
@mowlidWarsame Месяц назад
Asc macalinow isoo qabo deeman kashaki qaba ayan haaya
@dheegmaxameddheeg5085
@dheegmaxameddheeg5085 18 дней назад
khayr Alle Haku Siiyo Wllo
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад
Wanhaya dhelanka nuca crystal diamond waxa leygu yidhi kharashki lagu sifaynayey maxaysa sii loga sosaro dhemanki ku dhex jirey
@sabaaxmaxamed6068
@sabaaxmaxamed6068 Год назад
Asc wllo masha Allah jasakAllah khayr wllo waxaan rabaa inan kula soo hadlo waxaan hayaa Alab badan oo macdan ah
@baromacdangoldandgemstons4044
walaal whatsup Number kaa ayaad nagala soo xidhiidhi kartaa inshaallaah...+252 905 054 637. whatsup Number. oo walaal Markaad ila soo xidhiidhayso fadlan iska soo horeysii magacaaga iyo halkaad ka soo hadlayso inshaallaah Nagala soo xidhiidh Aqoon iyo Qalab Tayo leh oo iib ah..Mahadsanid wllo.
@muxiyoismacil5584
@muxiyoismacil5584 7 месяцев назад
xagee kaalasooxidhiidhaa macalin
@ExcitedJungleWaterfall-nb3nq
@ExcitedJungleWaterfall-nb3nq 15 дней назад
Wll halkee kaheli kaara wadsabkaga
@MohamedgaagaleMohagaagale
@MohamedgaagaleMohagaagale 6 месяцев назад
Wan haya wll kenya ayan joogaa maheli karaa mel lagu baro ?
@CfataaxMaxamad
@CfataaxMaxamad 4 месяца назад
Maiga iibin yaagata horta wanhayaaye❤❤
@SeynabMuuse-e9z
@SeynabMuuse-e9z 11 месяцев назад
Amba waxaan haya kuw kala dawan seen uu ibiyaa wll xagee lagu ibiyaa
@QaasimFaadi23
@QaasimFaadi23 Год назад
sxb mid bn hayaaye bal iifiiri nuucuu yahay
@abdallahajio6366
@abdallahajio6366 Год назад
Sax lkn Lacagta Kama aduunka kagama qiima badna quraanka kariimka
@ruqiyodaahir7782
@ruqiyodaahir7782 Год назад
Walaalo luulka kasoohadal iyo qiimihiisa
@nasrasaleban6121
@nasrasaleban6121 6 месяцев назад
mahadsanid wlo
@gaarway
@gaarway Год назад
dheeman axmed. yaasiin banka cawsha wuxu so helay labadi kun iyo sideedi 5/8/2008. wuxu ka so qaday boorame wuxu keenay hargaysa
@saidabdiosman5258
@saidabdiosman5258 5 месяцев назад
Waxaan hayaa dhagax dust gold ah sidee aan u iibin karaa. Maadaama aanan haysan qalab aan ku kala saaro ciida iyo dahabka uu dhagaxu ka kooban yahay.
@CabdiqadirSh.maxamuud-eh4el
@CabdiqadirSh.maxamuud-eh4el 8 месяцев назад
Mashaa alaah
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 5 месяцев назад
Dad bdn oo.iga niyad.jabiya ayaa igu xeeran. Oo somaalida ayaa sidaa u bdn
@nimconuura1926
@nimconuura1926 7 месяцев назад
Mahadsanid wll
@hamdiomar4262
@hamdiomar4262 Год назад
Wll mid yar Ayaan hely sida ila ii tilmaame rajo ayuu I galiye balse xaqiiq dhab ah uma heesto inuu yahy Diamondka saxda ah ee plz ila so xiriir hdii ad fariinteyda argte si aan u xaqiiq sado diamondka sax da ah inan hely iyo in kle
@abdifatahalisalah7029
@abdifatahalisalah7029 Год назад
Sxp waan ku salaamay waxaan haysta dhagaxa birlabta ku dhagayso oo madow marka ma jira dhagax birlabtu qabsato oo aan waxba ahayn ama dahab ahayn
@DhagoBir
@DhagoBir 8 месяцев назад
Wadhagaxan badan waxakujira bayroon iyo mid database
@Ayuub-p7n
@Ayuub-p7n 2 месяца назад
Wan haya sxb xage kal so xidhidha
@HABIIBAAli-jz3ii
@HABIIBAAli-jz3ii Год назад
Anigu wan hees ta wll markaa xagee kala soo xidhiira
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 7 месяцев назад
Aniga ayaa haya wll diamond 💎 kii saxda ahaa iisoo sheeg lambar aankaalsoo xidhiidho wlh waa iga dhab ciyaar igama aha
@shariifshariif3521
@shariifshariif3521 Год назад
Ustaad meel wabi leh jooga kawaran ma laga baari karaa
@baromacdangoldandgemstons4044
haa wll haa wixii illaahay kuu qoray meel kasta waad ka heleysaa adiga dedaal kaliya ayaa lagaa rabaa wll
@CapdirashiitYuusuf
@CapdirashiitYuusuf 5 месяцев назад
Sadib dhagadn bi labta ku djagayso 3 mata🎉Es wañ haya e so iibi ama I sheg halken ka iibiya ha vaysa joga saxib
@yasinbarud9930
@yasinbarud9930 Год назад
Mahadsanid Inn alle
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 Год назад
Xoog miyaaloogu dhufanayaa wll
@munamaxamud5599
@munamaxamud5599 Год назад
Wll anihaq haysta ila soo xiriir xagee joogta
@xuseenmaxamed6186
@xuseenmaxamed6186 Год назад
Dhagaxa bir labtukudhagaso waan hayaa ee sideen ku ogaadaa kalarabo iyo kankale
@khadaroday
@khadaroday 5 месяцев назад
War la bar sax ah no qor wll wa. Ku dalne
@MaskaLaxda
@MaskaLaxda Год назад
thenk
@AyaanAbdulahi-lh9en
@AyaanAbdulahi-lh9en 11 месяцев назад
Aniga ayaa dheeman heesto xagee lagaaga soo xiriiraa
@fuaathmohamEthBoos
@fuaathmohamEthBoos Год назад
macalin halkeen kala soo xidhiidha
@baromacdangoldandgemstons4044
walaal whatsup Number kaa ayaad nagala soo xidhiidhi kartaa inshaallaah...+252 905 054 637. whatsup Number. oo walaal Markaad ila soo xidhiidhayso fadlan iska soo horeysii magacaaga iyo halkaad ka soo hadlayso inshaallaah Nagala soo xidhiidh Aqoon iyo Qalab Tayo leh oo iib ah..Mahadsanid wllo.
@MunoMohamoud-z8s
@MunoMohamoud-z8s 9 месяцев назад
Xagee lagu gadaa anaa haayo
@ShimbirCiise
@ShimbirCiise 9 месяцев назад
Sxbow ila soo xiriir dhagax ayan hayaaye
@XamseMaxamed-z5x
@XamseMaxamed-z5x 4 месяца назад
Wll ama labarkaaga Isodir
@awliyoabokor8432
@awliyoabokor8432 4 месяца назад
SAAXIIB HORTA WAAD MAHADSANTAHAY WAXAAN HAYA DHAGAX WAYN OO CRESTEL OO AY KU DHEX JIRTO DIAMON WAILIBA AAN MIDH KA BADAN SIDEEN U HUBIN KARA DHAWR SANO KA HOR AYAAN QASNAD KU RIDAY WALINA WUU KU JIRA
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Год назад
Mahad sanid I'm new subscriber
@Ridwaancabdi6981
@Ridwaancabdi6981 4 месяца назад
Tolow hargeisa ma joogta mid baan hayaye aad ii eegtide
@MaxamedJacelow-eb1do
@MaxamedJacelow-eb1do 7 месяцев назад
dhagxan haya iinten kuku sodira saxib
@MaxamudCumar-th5ep
@MaxamudCumar-th5ep Год назад
Waxaan aad u jeclaysta qaabka fuduf oo aad uga bixisay sharax waxaad moodaa inaad aniga iga hadleysey sida aan keerka badan u siin fadlan arrintaa waam ka faiidayn doonaan goobaha aan ku noolahay doggaga qaybtood marka daadku maro waxaad ku arkeysaa ciid aniis mabalaha waa wax quuraarad wada ah shape hooda iyo midabkooduba waa kala duwan yahay fadlan ila soo xidhiidh meel kaata oo aad joogto maxagacaygu waa maxamud cumar ahmed kk gobolka sanaag mahadsanid
@DhagoBir
@DhagoBir 8 месяцев назад
Saxib waa sharing
@urejahussein6121
@urejahussein6121 Год назад
Shugran bowe
@CasillascasillasDjama-sp7cw
@CasillascasillasDjama-sp7cw 11 месяцев назад
Wan haya dhagax dhayman ah
@mayoowmuxidiin3418
@mayoowmuxidiin3418 Год назад
Maxat samit wan kafacida aqonlacan waa iftin lacan
@baromacdangoldandgemstons4044
haye walaal
@dadirtrafic5568
@dadirtrafic5568 2 года назад
Asc saaxib aniga waxaa hayaa wax badan oo dhagax ah dad baa I yiri waa silicon waan kaa faa iday ha deey sax tahay tijaabada aad ii sheegay waad ku mahadsantahay
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 2 года назад
walaal dhagaxda ma meesha aad joogtid ayaad ku haysaa mise somaliland walaal
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 2 года назад
tijaabooyinka aan soo duubay uun walaal si degen u daawo dadka iska sheekeeya ha dhagaysanina walaal tijaabadaas aan muuqaalka soo geliyey markaad samayso niyadaada khayr u sheeg ka dibna ila soo wadaag ama iisoo sheeg siday wax noqdaan inshaallaah
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 2 года назад
Adigaa Mudan wllo
@cabdiqanideeq7266
@cabdiqanideeq7266 Год назад
Xagee lagala soo xidhidhaya xaaji
@baromacdangoldandgemstons4044
walaal whatsup Number kaa ayaad nagala soo xidhiidhi kartaa inshaallaah...+252 905 054 637. whatsup Number. oo walaal Markaad ila soo xidhiidhayso fadlan iska soo horeysii magacaaga iyo halkaad ka soo hadlayso inshaallaah Nagala soo xidhiidh Aqoon iyo Qalab Tayo leh oo iib ah..Mahadsanid wllo.
@FoosiyaCumarXuseen-or4mp
@FoosiyaCumarXuseen-or4mp Год назад
Xagee lagu iinsada wll
@DeynawoCabdiqadir
@DeynawoCabdiqadir 8 месяцев назад
nabar kaaga iisoqor😊
@ahmedabdi6393
@ahmedabdi6393 6 месяцев назад
Asc.wan.haya.wllo.dhaga
@hamdiomar4262
@hamdiomar4262 Год назад
Wll mid ayaa hely ani madabkiisana sidaan maha waa mid yar waa midabka beer cml sidee ku ogaan kara ila so xiriir wllo plz
@DhagoBir
@DhagoBir 8 месяцев назад
Wal
@fardawsamohamed4804
@fardawsamohamed4804 Год назад
Asc walal way neysada maxay tareysa bal i faide
@baromacdangoldandgemstons4044
dhagaxa unuu dilaacsan yahay iyo in kale ayay ku tusaysaa waxaa jira dil dilaac ayna ishu qabnaynin oo weynayso u baahan ayaa jirta oo ay ku tusaysaa walaal
@abdirashidmohamed404
@abdirashidmohamed404 7 месяцев назад
qalabka xagee laga helaa wll
@AzizAbdullahi-o3r
@AzizAbdullahi-o3r 7 месяцев назад
Amazon online wll karaadi
@aishamohmed842
@aishamohmed842 2 месяца назад
Allaha mid weyn ayaan hayaaa😢😢
@ShamsoCumar-o1v
@ShamsoCumar-o1v 2 месяца назад
😂aniga maanta walaalky kuwo badan op yar yar iikeenay
@mohamedamiin5460
@mohamedamiin5460 Год назад
asc sxb waa arin wanagsan aniga waxan haysta daiman madaxa sare uduuwan qobta hoose ubalaran lkn waxan jeclanlahaaa inaad nambar kada WhatsApp ka isodirto aan sawir kiisa kusodiro
@Raaf4-c9m
@Raaf4-c9m Год назад
Tell kaga
@haybexasan1702
@haybexasan1702 Год назад
macalin waxan ubaahanahay sacadan jaban ee xageen ka helayaa waxan jooga hargaysa
@DhagoBir
@DhagoBir 8 месяцев назад
Xagaad jogtaa sacada walahelayaay
@mohamedhussien5010
@mohamedhussien5010 6 дней назад
Masha allahu mahad sanid
@AdanOmerFarah
@AdanOmerFarah 2 месяца назад
Asc
@MiskiamiinMiskicaday
@MiskiamiinMiskicaday 7 месяцев назад
Asc wall xagee joogtaa
@MaxamudCumar-th5ep
@MaxamudCumar-th5ep Год назад
Waa runtaa waxaan gobolka sanaag ku haynaa togag dhagaxaa mahee aan wax kale ool so aad ubadan buu u yaal usagoo midabo badan lel
@ayaandegan82
@ayaandegan82 10 месяцев назад
Waxan kuwaydiina dhagax iftiinta mobile kagudubayo maxaa uu noqon karaa iga soo jawaaba
@DhagoBir
@DhagoBir 8 месяцев назад
Waa johorad wanaqaali lasoodhiidh Shirakawa
@farxaansiciidwarsame
@farxaansiciidwarsame 5 месяцев назад
7:37
@XamseMaxamed-z5x
@XamseMaxamed-z5x 4 месяца назад
Wll waxan haya Dhagaxan canaha fadhisiya Kawaran Wll Hadad fursad ihesho wll
@moktarmahdi3454
@moktarmahdi3454 2 года назад
Jasa ka Allah sxb
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 2 года назад
aamiin wllo..
@muxiyoismacil5584
@muxiyoismacil5584 7 месяцев назад
​@@baromacdangoldandgemstons4044labar aan kalasooxidhiidho isoo sheeg wllo
@cabduqaadirmubaarak-xs5ns
@cabduqaadirmubaarak-xs5ns Год назад
tnz
@mohamettcade3245
@mohamettcade3245 Год назад
Sxb wan haya dhagax wana ka shakisanahay mana haayo wax an ku tijabiyo ee ila so hadal
@Raaf4-c9m
@Raaf4-c9m Год назад
Tell kaga
@DeynawoCabdiqadir
@DeynawoCabdiqadir 8 месяцев назад
nabar kaaga iisoqor
@dadirtrafic5568
@dadirtrafic5568 2 года назад
Waa Isla anigiye Waxaa joogaa hada.south africa
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 2 года назад
walaal soo dhowoow aad u daawo casharada walaal
@CabdiShide-m6l
@CabdiShide-m6l Месяц назад
Wcs
@ismailweliahmed390
@ismailweliahmed390 Год назад
Saxiib sede kuugu soogudbiya waxan.hayaa dhagxanbadane
@baromacdangoldandgemstons4044
walaal whatsup Number kaa ayaad nagala soo xidhiidhi kartaa inshaallaah...+252 905 054 637. whatsup Number. oo walaal Markaad ila soo xidhiidhayso fadlan iska soo horeysii magacaaga iyo halkaad ka soo hadlayso inshaallaah Nagala soo xidhiidh Aqoon iyo Qalab Tayo leh oo iib ah..Mahadsanid wllo.
@catooshcabdigeele6497
@catooshcabdigeele6497 2 года назад
Walaal waan kusalaamay halkee lagahelaa qalabkan
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 2 года назад
walaal xafiis boorame ku yaala oo qalab ka macdanta iibiya ayaa laga helaa qalab tayo leh hadii aad diyaar u tahay waan kugu xidhi inshaallaah walaal dhulkeena macdantiisa cadow ayaa bilaash iskaga gurta ee ka faaidaysta inshaallaah inaad idinku qalab u raadsataan oon gurataan walaal waxay keeneen saacadihii dhagaxa lagu baadhayay iyo kuwii dahabka lagu baadhayay biyaha hoostooda walaal inshaalaah mrkaad u baahato waan kugu xidhi
@baromacdangoldandgemstons4044
walaal whatsup Number kaa ayaad nagala soo xidhiidhi kartaa inshaallaah...+252 905 054 637. whatsup Number. oo walaal Markaad ila soo xidhiidhayso fadlan iska soo horeysii magacaaga iyo halkaad ka soo hadlayso inshaallaah Nagala soo xidhiidh Aqoon iyo Qalab Tayo leh oo iib ah..Mahadsanid wllo.
@SiyaadNuur-su5bv
@SiyaadNuur-su5bv 6 месяцев назад
Asc wll ma fcn whatsapkaga ubahanahay ado raliya
@ayanlexasan9641
@ayanlexasan9641 5 месяцев назад
Mahad sanid wll
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 Год назад
Noocan waaban hayaaye imisaa lasiistaa tolow
@maxamadmaxamad973
@maxamadmaxamad973 Год назад
asc wll wxd iifaah hisaa sida dhagaxda loogu baaro taleefoonka wll mhd sanid
@baromacdangoldandgemstons4044
wll hadii aad talo walaaltinimo leh oo illaahay dartii iyo cilmi iyo aqoon ku dhisan aad iga qaadanayso weligaa haku baadhin hana aaminin telefoon wax lagu baadho waayo qalab iyo shaybaadho caalamiya lama sameeyeen hadii telefoon wax lagu baadho uu run yahay cashar ayaanan ka sameeyey ee ka dhex baadh casharada aan soo geliyey ka dibna wada daawo adigaa arki doonee...guul ayaan kuu rajaynayaa wllo.
@fadumocumar8517
@fadumocumar8517 Год назад
Walahi degankan ku dhashey banku yalyala
@MadinoJamac-qh2fh
@MadinoJamac-qh2fh Год назад
M.a
@ayaan.cabdiraxmaaan
@ayaan.cabdiraxmaaan 9 месяцев назад
Wll.xageejoogtaa
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 8 месяцев назад
wll somaliland maxaan kula qabtaa wll
@mushtaaqxuseen6365
@mushtaaqxuseen6365 Год назад
Asc wll dhagxan badan hayaa ee see ku ogaan karaa dhagan hayo inuu dheman yahay ama Madan
@DhagoBir
@DhagoBir 8 месяцев назад
Qofkii hayaa dhagax uu tuhunsanyayay warbixint haraacio lambarka whatsaqq
@sheikhmaxamedamiin9
@sheikhmaxamedamiin9 Год назад
Macalin whats app kaga isheeg
@IbraahiimIsmaciil62
@IbraahiimIsmaciil62 7 месяцев назад
@DirirDirirabdi-he5yl
@DirirDirirabdi-he5yl Год назад
Wan haynaa deeman ee wan weynay wax Nagakato
Далее
Episode 47 - Sven Dharmani, Ernst & Young (EY)
50:36
Просмотров 47 тыс.
XOGTA DAHABKA BORAMA LAGA HELAY |  SOMALILAND 2022
3:08
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 4,2 млн
Paint Projects
00:17
Просмотров 2,8 млн
OLHA TRANSFORMEI ESSA PEDRA PARECE DIAMANTE
20:19
Просмотров 146 тыс.
Sida loo gurto Macdanta Dahabka ee Sanaag.
7:22
Просмотров 58 тыс.
MACDANTA LAGA HELO SOOMAALİYA WAX KA OGOW
19:07
Просмотров 71 тыс.
MA OGTAHAY MACDANTA SOOMAALIYA KU JIRTA?
6:06
Просмотров 80 тыс.
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 4,2 млн