Тёмный

XOGTA DAHABKA BORAMA LAGA HELAY | SOMALILAND 2022 

SEES Media
Подписаться 2,9 тыс.
Просмотров 78 тыс.
50% 1

Somali Journalist| 📸Photographer|🎥Video Producer|🔍🔎
Based in Somalia🎞
Twitter: Abdirashidadde
Facebook: Cabdirashiid Xasan Cadde
Instagram: AbdirashidAdde
#Subscribe

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 года назад
ManshaAllaah dhulkeena nimcaa fadhida sagaashankaba siyaasad baynu hadal haynaa waar siyaadigu muxuu hayaa waa qaraxee dhulkeenu wuu dihinyahay hadaynu nabadii Alle SWT ina siiyay dhulka halagala soo baxo nimcada fadhida alow kadabaa nooga dhig aamiiin.
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 года назад
Xaqiiq tan wll nabada dahaba
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 года назад
Manshaalaah reer borame war halka kawada oo dhulka wa wada dahabe kala soo baxaa
@ibrahimelmi3105
@ibrahimelmi3105 2 года назад
Maansha Allaahu, Alla maxaan ku farxay ilaahayow wax wanaagsan waafaji dadkaa, ilaahayow faqriga ka saar, waxaan dhexfadhiyaa London Heathrow airport diyaaradaha degayaa ama kacayaana way ii muuqdaan oo daaqadda Guriga ayaan ka daawanayaa, warkaa aad baan ugu farxay, waayo ummadda muslimka ah oo dhan baan khayrka la jeclahay gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, walaalayaal ii soo duceeya idinkana ilaahay haydin waafajiyo tubta toosan, hana idinka dhigo, kuwii ilaahay ugu shukri naqa nimcadaa ay heleen, si uu idiinku siyaadoyo, Ibrahim London
@therealworld4576
@therealworld4576 2 года назад
Top Man waligaa noolow
@HiboMaxamad-w4r
@HiboMaxamad-w4r Год назад
Ax aboowe allh wax jeclhy haku siyo❤❤❤
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 года назад
Boorama dahabka waa guul
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 года назад
Irsaaqda Illaheye qoofka uu uguu taalo gaalye ayuun baa heelye ee maansha Allaha
@abdAlmajedSaleh
@abdAlmajedSaleh 2 года назад
الله يبارك لهم
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Amba dhaxaan database ayaan ka helay hargaysa dusheeda meel noo calaamadsan
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 года назад
Waan idiin ducaynaynaa, dhulkiina Allaha wax idin anfaca ha idinka siiyo. Aamina dhulkiina oo qota oo la soo baxa khayraadka ku jira. Wax kasta waad ka helaysaan. Macaadinta qota, beeraha tabcada, Kalluunkana la soo baxa.
@apsameupdy7582
@apsameupdy7582 2 года назад
War ila soo xariir waxaan hayaa bacmadow dhagaxaana isooqabta borama
@xamdixmd7190
@xamdixmd7190 2 года назад
Asc
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 года назад
Soomaaliyeey war dhulka hadaan dad ku taqasusay aynan idin siin warbixin meelaha dahabka laga qofoyo qatarta ka imaaneysa waxaa dhacaaya musiibooyin waa weyn oo keeni kara nabaad guur fatahaad ee wax iskula hara oo dalka xaalufinta ka joojiya xoolaha iyo beeraha ayaa naga badan uitay dowlad loo siman yahay oo dalka noo ilaalisa aan ka heleyno kuwaan maamul goboleedadana taageera Oo ka daaya mijo xaabinta qabyaaladana Joojiya soomaaliyey ilaahiin ka baqa
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 года назад
dhir lajari maayo wax kalena lagubi maayo ciiday qodayaan wax ka baaranayaan, ee u sheeg kuwa dhirta guba, dawlad maleh ha qoteene daa africa oo dhan shacabkoodu waa qotaa markaa waxa nolosha isku ciriirsha waa soomaalida nin walboow waxaad heli karto raadso, wax dadku helayaan maaha wax mustaqbalka kaydka wax yeelaya iyana waa kanoolaan biriqkgd maxaad dadka u haysaa kafuq.
@HaabiilLove
@HaabiilLove 7 месяцев назад
​@wadefreeman7340😂😂 fariid baatahay sjyaasad xumida somalida waa kii wax qaban laha ha qabsan
@sirtanoloshaonline2050
@sirtanoloshaonline2050 2 года назад
sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somaliland ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-05XdVCHTCHE.html
@mohamedsalat1066
@mohamedsalat1066 2 года назад
Nashqaad ficaan ayaan haaya aad dahaabka kuheli kartaan
@Ahmed-m5v5h
@Ahmed-m5v5h 11 месяцев назад
Anaa garanaya walihi borama waliba dooxa
@Ahmed-m5v5h
@Ahmed-m5v5h 11 месяцев назад
Anaa garanaya walihi borama waliba dooxa
@Ahmed-m5v5h
@Ahmed-m5v5h 11 месяцев назад
Anaa garanaya walihi borama waliba dooxa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Saacadu metel Detector kaa????
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 года назад
detector maaha saacad ,saacad waa ta la xirto ee waa mashiin ,detector waa tiftif macnaheedu ama raadiye
@aceboogey5351
@aceboogey5351 2 года назад
Lairs beenawas
Далее
Sida loo gurto Macdanta Dahabka ee Sanaag.
7:22
Просмотров 58 тыс.
MACDANTA LAGA HELO SOOMAALİYA WAX KA OGOW
19:07
Просмотров 71 тыс.