Тёмный

Beerdilaacshe qaraami kaban iyo durbaan kaliya 

Qarami Media Pro
Подписаться 28 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@user-horo
@user-horo Месяц назад
Mashalaa fanaan weeyi kabaniistahan iyo darbuugado way isla haleen sifiican kusocda 👏👏👏👌👌👌👍👍👍
@farhanbarre9335
@farhanbarre9335 4 года назад
Xataaa kumay dhex darin wax Keyboard ama qalam qalam kale waxaan jeclaanlahayn ama rajayn lahayn aniga iyo dadka ila dookha ahiba in heeso sidaano kale kaban iyo durban kali ah aad soo badisaan
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 4 года назад
Gacantu kuma go'do ustaad waa laxankan aan laxamada somalida ugu jeclahy waana laxanka igu kalifey inaan kaban barto.
@mowliidibrahim2650
@mowliidibrahim2650 2 года назад
Dhowr melodbad sida kusoo qortay
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 9 месяцев назад
@@mowliidibrahim2650waa runtay dee Laxanka beerdilaacshe dartiis baan kabanka u bartay
@hassandahirabdille7329
@hassandahirabdille7329 2 года назад
Yaa salaam kabanka codka ka soo baxaya wuxuu daaweeynaya ruuxda . Nika garaacaya ilahaay janadi hageeyo
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 года назад
ASHQARAARAYEY !! @Codshaxanka BEERDILAACSHE '' Magaalada geed, ku yaal Muxubboy Ayaad midabkiisa, leedahayee Maankiyo madaxaa, I kala maqane Idina waad igu, maadsanaysaane Hiboy ambba Waan, ku haybinaayee Ina abti ma ii, hanweyn tahaye Dakharkii cishqigaa, i dooganayoo Dareemaayoo waan, damqanayaa Arooryada hore, daruur onkoddiyo Ufada roobku way, udkoon tahaye ''
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 года назад
Codkan Beerdilaacshe waxa ugu codka macaan Maxamed Mooge iyo Maxamed Tubeec
@mariolakame731
@mariolakame731 5 лет назад
Masha'Allah Ustaad Nuuradiin Cali Amaan, caleek, caleek 1000/100 Boqol kiiba Kun
@daudismail2567
@daudismail2567 3 года назад
Allaa yacizak waa tumis heerkii usaraysay ee qaraami la tumo, Gacmuhu idinma goaan.
@seadmuse491
@seadmuse491 4 года назад
wow masha Allah aad ayd ugacan macaantahay runtii waa laxanka iyo heesta aan heesaha somaliyeed ugu jeclahay !!!
@richhome3678
@richhome3678 4 года назад
Heesta magaceed sxb
@faaraxladane946
@faaraxladane946 3 года назад
@@richhome3678 HEESAHA NOCAN AH DHAMAN WAXAA LAYIDHAA BEERDILAACSHE WAA LAXAN KAMIDA HEESIIHI QARAAMKA AHAA
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 года назад
Laxankan waxaa la yiraahdaa Beerdilaacshe waxaa ugu cod macaan Tubeec Aun Maxamed Mooge Aun Siciid Xamar Qoodh Aun Xaliimo Khaliif Magool Aun Axmed Cali Cigaal Aamino Gacanla
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 года назад
Aah..cuudka iyo darmuugadaa sheekaysanaya...alle ha idin daayo..laxankii beerdilaacshe
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 года назад
Waxan xasuustay oo heestan Caan ku ahaa Ilahay hawnaxariiste Mujaahidkii Maxamed Mooge Liibaan
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 3 года назад
woooooow wooow yaakhii codkana raaciya
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 лет назад
Ustaad waan ku salaamay waxaan rabnaa heeskan Prof. Axmed Ismaaciil Samatar waa jecel yahaye inaad odayga maalin u tuntaan mar uu Gebiley soo booqday ood nala wadaagtaan.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 года назад
Yaasalaam walaahi Nuuradiin macalin ayaad tahay
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 года назад
Mansha Allah Ina Cali Amaan
@mohamedmohamoud5873
@mohamedmohamoud5873 5 лет назад
Mansha allaaaha Kaban
@idirisali572
@idirisali572 5 лет назад
Wow tan waan ka helay ustaad
@farhanbarre9335
@farhanbarre9335 4 года назад
WaxaaN aad iyo aad ugu mahad naqayaa 2 nin ee sida milgaha leh heeska u tumay xaga kabanka 100% Durbanka 100% . Waa dadka fanku u baahanyahay
@maxamedsoomaalicabdicalicc3165
@maxamedsoomaalicabdicalicc3165 4 года назад
Qaraami Media waan idin slmy bacda sln sxb aad ayaan uga helaa musiga kabanka qaraamka aroorka raaxeeyaha beer dilaacshaha subciska sxb marka please noo Soo badi heesahaa musigooda by maxamed soomaali
@suleimanyare3008
@suleimanyare3008 4 года назад
Beerdilaacshe wa cod aad u mcaan wn Waxanad dhageysan tiiyo Maxamed saleeban tubaac ku heesayo mcaanka waad yaabsa sido kle magool Si fiican ayaad u qaraacaysa cuudka rageedi qaraam ka an lakala lahyn Codka beerdilaacshe waxa samayey cabdilaahi qarshe Alle ha naxariiso dhamaandodba
@hajiindho1221
@hajiindho1221 3 года назад
Gacanta ale kuma gooyo walaahay halkeeda dhigtay
@aal-alimi-805
@aal-alimi-805 4 года назад
Wah Wah Ya Salam 👍🏼 waa Laxankii Maxamed Saciid GuRoonJire
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 года назад
Cabdilaahi qarshe
@mohamedjama6237
@mohamedjama6237 4 года назад
caleek
@maxdar11
@maxdar11 4 месяца назад
❤❤
@amranaqli1304
@amranaqli1304 5 лет назад
Masha alaah
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 Год назад
Yaa salaam
@sakandar31
@sakandar31 4 года назад
Nuura diin you are the best , gacan macan bad leday isug intan ku imanayo ciil baygu gadhoodhee aad iga walaa saarka iga tuntide ahahahhahaha nolow sxb
@mceeri7238
@mceeri7238 5 лет назад
Niyow Wan Rabaa In an Barto Keliya In An Qaraamigan Ku Garaacdo
@hamisare6735
@hamisare6735 Год назад
Gurigu iiyaalaa sxb oud anba waxaa ahay bilaaa macalin waxkale uma baranayo inaa naftayda ugu raaxeeyo heessaha nuucaan cml ah ♥
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 Год назад
Kamaniistaa Ku salaamay
@maxamedsiciid801
@maxamedsiciid801 4 года назад
Nuuradiin Cali Ammaan Abti hore usoco.
@samiofficial8410
@samiofficial8410 3 года назад
Heestan magaceed.?
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 года назад
Waa beerdilaacshe
@amranaqli1304
@amranaqli1304 5 лет назад
Beer dilaacshe
@farhanamir5881
@farhanamir5881 4 года назад
Caleeeeeg🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼
@mohamedmohamoud5873
@mohamedmohamoud5873 5 лет назад
Mansha allaaaha Kaban
@matan5669
@matan5669 2 года назад
❤❤❤❤
Далее
Xusuustii samater iyo yuusuf jafaal by Nuradiin
10:47
Tijaabi codkaaga heestii aduunyada qaribanaa
5:07
Просмотров 120 тыс.
Somali week Axmed Naji & pro Axmed I Smater
38:44
Просмотров 103 тыс.
QARAAMI SAWDKII XAAFUUN
3:25
Просмотров 21 тыс.
Ciil Qaraami Nuradiin & Nagiib
2:57
Просмотров 10 тыс.
Indhahayga iyo Xudeydi
2:35
Просмотров 181 тыс.
Laxanka Beerdilaacshe - Boqorada Codka Aun
10:54
Просмотров 57 тыс.