Тёмный

BIG SURPRISE OO AAN U SAMEEYE SAMIYO WAXAAN GEEYE MEEL AA WAXBADAN RABTAY IN AY TAGTO MSS SCORE 

KOKO BULLE
Подписаться 775 тыс.
Просмотров 241 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 704   
@MssXafso-dz6zk
@MssXafso-dz6zk 3 месяца назад
Inta ku faraxsan samia iyo koko wada jirkooda one like
@cumarosmancumarosman3617
@cumarosmancumarosman3617 3 месяца назад
❤❤❤🎉
@Suuban225
@Suuban225 3 месяца назад
Shalay maxey saan ugu sameynweysay sababtoo ah hada samia waa dahab😂😂😂 viewska ayaa galay
@çikarlarinizi
@çikarlarinizi 3 месяца назад
​@@Suuban225naa aqli isku yeel dadka iyga iskga xiga EE dhexdooda kabax EE maseerka jooji aqligeda geyeyy meshas laxyhey😂
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад
TEAM SAMIYA ONE Like ❤
@emariamabdi4243
@emariamabdi4243 3 месяца назад
6 sano ka hor ciwan la sameeye maa saamiya dusha ka saartay😂
@emariamabdi4243
@emariamabdi4243 3 месяца назад
6 sano ka hor ciwan la sameeye maa saamiya dusha ka saartay😂
@min_zuriyaaq
@min_zuriyaaq 3 месяца назад
​@@emariamabdi4243 kda hakusarine😂😂
@ShugriSalaad-f5v
@ShugriSalaad-f5v 3 месяца назад
Koko hambalyo❤
@maryanmaxamuudcumar6712
@maryanmaxamuudcumar6712 3 месяца назад
saamiyo sawirkeeda udhaaf walaal
@SabiirinXasan
@SabiirinXasan 3 месяца назад
Koko io samia inta jecel inay mar walba iska soo agmuqdan❤ love saara Team samko😊❤
@Ileysxasan53
@Ileysxasan53 3 месяца назад
Omgggg saxib ka wanagsan ma arkin walhi sumko forever 🔥😭😭❤🔥
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫵
@kadra9957
@kadra9957 3 месяца назад
SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤
@Naciimakayare
@Naciimakayare 3 месяца назад
Walhi waxa tihin dad qalpbi wangasn❤
@ExcitedDalmatian-bf8jj
@ExcitedDalmatian-bf8jj 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw
@MaxamedIbrahim-t4e
@MaxamedIbrahim-t4e 3 месяца назад
Scw scw
@IfrahbarkhadIfrahbarkhad
@IfrahbarkhadIfrahbarkhad 3 месяца назад
Zcw zcw
@cibaadonoor1508
@cibaadonoor1508 3 месяца назад
Koko waa miskiin walahi waayo teamkii ay la Socon jirtay markay dhinac isku wada looxeen way iska yaraysay la socod kooda lakiini anagaa garabkaga ah qaali niyadaada khayr u sheeg❤🎉
@Nafisaofficial74
@Nafisaofficial74 3 месяца назад
Wad ila aragtay runti aniga un in an arkay ayan moday. Koko you’r 👑
@ZamuuQurux
@ZamuuQurux 3 месяца назад
Maila aragtay danestayl cadi views daba orda waye marke arken in viewskoda kor ukece ayada dhane jaren fake friends cadiya waye
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 3 месяца назад
Anaka koko samia wan wadana wlhei wax managa gelin👸❤
@feysalmaxamed9706
@feysalmaxamed9706 3 месяца назад
❤❤❤
@najmaahmedisse-cv9um
@najmaahmedisse-cv9um 3 месяца назад
War wey shaqeysa sdkle safar isku diyarineysa muqdisho usocta calosha ka bugtane
@MuhaOmer
@MuhaOmer 3 месяца назад
Kokodena mad ilawden way gabinaysa please an babino❤
@IfrahbarkhadIfrahbarkhad
@IfrahbarkhadIfrahbarkhad 3 месяца назад
Koko sidee loo ilaawaa waa boqorada teamkee ❤
@quanrihana1626
@quanrihana1626 3 месяца назад
ayy koko samiyo adi dalxis gaban ada inta igu racsan❤
@nasiib3330
@nasiib3330 3 месяца назад
Koko qoftee sugeysay hadee youtube usoo gashay🎉❤
@rajowanaagsan3605
@rajowanaagsan3605 3 месяца назад
Haa wllhy runbaaa ka hadashay qofkay rabtay ee wax isla fahmayaan weeye masha allah❤
@Simanmaxamud2132
@Simanmaxamud2132 3 месяца назад
Yessss
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Yes
@Eragatoo
@Eragatoo 3 месяца назад
Wlahi koko waa qof qalbi wanaagsan ilaah ku daysto hpiptiyeey😍❤
@alishahirsi4494
@alishahirsi4494 3 месяца назад
Koko iyo samiyo is not Easy 🖤 Gabdhaha kobabka sameeyay❤
@hannamahamoud9378
@hannamahamoud9378 3 месяца назад
Mnsha Allah koko waa gabadh qabkeed haysta, diin, aqoonbadan, kala taqaan dadka cideey raceeyso. Waan kugu dhiiri gelinaya sidad wllsha uu jeceshay adna ilahay haku jeclaado hno ❤️
@cabdiKhaniMaxamuudcali
@cabdiKhaniMaxamuudcali 3 месяца назад
Waxaan ahay qofkii ugo horeeyay ee comment bixiye meqa like heli karà❤😂🎉😢😮😅😊
@ZuzuHassan-gh8eu
@ZuzuHassan-gh8eu 3 месяца назад
Team koko deqoow abukar waxyaraa uga dhiman 100k subscribers let's dooo guys caawaba inuu galo🎉🎉🎉🎉❤😢❤
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 месяца назад
Insha allah mrdhow❤🎉😢
@indaabdouraham3961
@indaabdouraham3961 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IsmahanMuhumad-t7o
@IsmahanMuhumad-t7o 3 месяца назад
M.a wey uqalntaa saamiyo intaas io kabadan wlhi sidan ugu farxay wada jirkoda gabdhahan sidaas isku garb tagnada waligiin❤
@BilanQaldane
@BilanQaldane 3 месяца назад
koko naxaris pdn m.a dhirigalisadena❤
@ZamuuQurux
@ZamuuQurux 3 месяца назад
Koko qalbi wanag cidi kujarta jar wax ugama bahnid kuwas asxab kuma aha awalba views kugu radsa jiren saxibtinimadoda dacad ma ahen waxana ku ogane marke viewskoda xoga kor ukece wekujaren ayaga dhan dhinac isla maren danestayal waye
@FartunHassan-mu5qk
@FartunHassan-mu5qk 3 месяца назад
Haa wlh vewis baa kalumay jilin iyo been bey wadan
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 3 месяца назад
Team koko deeqow 100k waxyar udhiman aan gaarsino pls 😢❤️
@Sara-v9i9n
@Sara-v9i9n 3 месяца назад
Bejka samiyo qofka ugu horeyo kasoo.muqdo adi noqo koko❤
@Msswaaleyyy
@Msswaaleyyy 3 месяца назад
Wee noqote waliba marka 3wye
@SaabirinAbdi
@SaabirinAbdi 3 месяца назад
Samko forever koko waliga samia san uilasho wllhi dadka ayada udaacadsan kuwa kle views iyo halaga sheego camerada horteda ugu jilan qofa kubahnen haubahan danestayasha wada views radiska ah wllhi fake friends cadiya waye awalba kuwas kuma qalmin
@maryancabdirizaaq7509
@maryancabdirizaaq7509 3 месяца назад
Yaa weeye kuwaas😂😂
@Mssailen27
@Mssailen27 3 месяца назад
Ayyy koko yey wllhi ma aqan sppta sidan dhan kugu jecly alle hayka dayo wlshey qli samiya all team ka dhan way wada jecel yin qof walba way ugu wayntay ayu keyay m.s alle sida gabadhena u jeclaten haydin jeclado
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 3 месяца назад
Team samko one like 👍
@Simanmaxamud2132
@Simanmaxamud2132 3 месяца назад
Koko qalbi wanag qurux bdn waliga samia san ugarab joog waa saxib daacada saxibtinimada dhab katahy kuwi hore danestayasha fake friends ah oo views dartis kudaba socde marke views helen nh kujare isku dhinac mare cml maha ayada iyo cumerko asad naga bdn qofa noo bahnen uma bahnin hade kuso radin haradin danestayasha
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Koko saaxiib jiro wllhi saamiya waa qofka markasta dhiira galiya koko gabar qalbi wanaagsan baa thy oo naxariis bdn samiya markasta garab sii ❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 3 месяца назад
Intey Milyan Qurux ciishay ee u maleeya inay amaanta Koko Amira ku xumaynayaan waad ciilantahay...Amira qalbi saafi dhola cadeyn teeda iyo qurux deeda aya abuse kugu filan. Koko iyo Amira waa asxaab wayna iska ka jecelyihiin.
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
​@@safsafsaid7041hhhh naag maseersan baa thy ani koko amaaney amiira maxaa meesha keeney cuqdad baa idinku buuxda anaka team koko hadaa nhy qalbigeena nadiif waaye xumaan manaqaano xaasidnimada iska dhaafa koko wey idin wada ciishey dhamaantiin😂
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 3 месяца назад
@@ubaxcali2067 gabdho is jecel baad ukala hilisiin, Milyan Qurux iyo Koko labadaba waan taageera....
@muna_____somali
@muna_____somali 3 месяца назад
​@@safsafsaid7041 Micnaha qof mala amaani Karo miyaaa maxaa waye cuqdad Team 7+7 saan ma idinka daacada😂💀
@ilyaasmaxamed3141
@ilyaasmaxamed3141 3 месяца назад
Gabdho aan kala maseerin horumarka isaga hambalyeeya midba mida kale wanaaga la jcl ayaa tihiin frxd ku noolaada nacabna alle idiinma tuso
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 3 месяца назад
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
@SaharaMohamud-tl2zq
@SaharaMohamud-tl2zq 3 месяца назад
Scw scw scw
@Hanimahamedahmedsiyaad
@Hanimahamedahmedsiyaad 3 месяца назад
Scw❤
@CabdullahiHussein-u4o
@CabdullahiHussein-u4o 3 месяца назад
Koko sas karaba samiyadada sas uwado marwalba labawajilaaysha marke viewskoda waxyar kor inu usocde arken qatarta iskadhige dhinac isla mare kujare adneh jar awalba uma bahnen anaga kuu jogno hiil iyo hoba kula garab jogno❤
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 месяца назад
😂😂😂xoolo caadiya thy wlh dadkaan iyagaa talo iyonwax walbo ka dhexeysaa sidii iyaga u arkeen iney fcnthy ayey sameynayan qofkii aqli leh wuu fahmi karaa dadka ayaa isku bateen hadii la dhaho hal meel lagu duuba macquul manoqoneyso wakhtiga ayaa ku dhamanayo aqligaga ha shaqeyo saas ayaa team team lagu qeybiyey hadey rabaan wey isku iman karaan
@SamiiraSaciid-ur3qp
@SamiiraSaciid-ur3qp 3 месяца назад
Team koko mxa kuhaysatiin 700 ankutuurno ciyow❤
@manaalmohamed9558
@manaalmohamed9558 3 месяца назад
samiya malinti horese koko chanelkeda ku arkay ramdanki markasta gurigaga iman jirtay walahi wa oga ina saxibo isku dhow noqonesin because laba qof oo dagan oo af gaban ba tihin ilahay wax ni dhibo nima tuso
@Msswaaleyyy
@Msswaaleyyy 3 месяца назад
Tii kle markii soonka martiqaad sameeneese saamiyo meesan uwicin sundus iyo koko ee uwacde koko ma jeclo qofka in la ciilciilo xitaa Chanel ugu horeeye gabdhaha ee kasoo muuqato kii koko uu ahaa ❤
@Safa-xc9xs
@Safa-xc9xs 3 месяца назад
Cid laciilay majirto ilmo dulmiga joojiya
@cashosiciid4843
@cashosiciid4843 3 месяца назад
😂😭​@@Safa-xc9xs
@SahraMuxumed-xz7ll
@SahraMuxumed-xz7ll 3 месяца назад
U Soo noqda saliga nabigeena scw
@maxamedcusman1158
@maxamedcusman1158 3 месяца назад
Hambalyo hambalyo samiyadeena 100k subscribe in tas iyo in kabdn ayan ku rajeynaa in shaa allah ❤❤❤
@Teamkoko.
@Teamkoko. 3 месяца назад
Koko wax bay soo aqrisatay ... team 27 iyada ugu ilbaxsan❤❤❤
@CkaafiAbdulahi-wu4pm
@CkaafiAbdulahi-wu4pm 3 месяца назад
Gays adno way xay dhaday haday koko kugaarto 1m sadax bil qaxay balan qaaday soo fiirsada cimraan chennall
@SalmaanMaxamed-bl9hy
@SalmaanMaxamed-bl9hy 3 месяца назад
Haa wllhi xalay dawaday tiktok dhan San uga dhex laha koko 1m gadhsino wan dalay xalay dhan Bil gudahed ku gaadhsiin karnaa aynu is garabsano
@drsMaryanFuaad
@drsMaryanFuaad 3 месяца назад
Koko waa naag karti leh oo sxptinimada wax ka taqaano no more pick me yaasha qaar 💅🎀🎉❤
@Nadzira3
@Nadzira3 2 месяца назад
Dhaga hadlka daa😢😂
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 месяца назад
Koooko samiyo iyo sundus waliga saa ugrab tagnow plz dadka dhibta kula mray wye wlhi nftode hlis kugaliyan ❤🎉🎉🎉
@shukriita4206
@shukriita4206 3 месяца назад
Masha allah koko poqorada tahay wlh samia waa maskiin😢❤❤
@user-jk2qr7qb5xzAmzam
@user-jk2qr7qb5xzAmzam 3 месяца назад
Koko wallaHi waa jeclaHay hadii rabtiD inan ku noco koko cay😂
@MumtaazAhmett-d7u
@MumtaazAhmett-d7u 3 месяца назад
Ayy Isku dhiig baa nugu jira❤😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Jah
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 3 месяца назад
wlhi zxpdaaaa saas ha kaaaa haato ma ha kaaa siqiirtoh koko iyo saamiya alha idn xafidoh waab isk oyay markaaan arko kuwn wlhi 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FihiimaAxmedAbdirahman
@FihiimaAxmedAbdirahman 3 месяца назад
Koko qlbi wnagi oqofa wn kafilayay intaa iyo kabadn nna usamaynayso wn jeclhy koko samiya wllo qimo badan ❤❤❤❤❤
@AMraneyPpe
@AMraneyPpe 3 месяца назад
Ala samia no Wal Wal abyo adi io koko said isin jeClhy wlHi🎉💕👸🫶🫶😫🥺
@SaraAli-yt5oj
@SaraAli-yt5oj 3 месяца назад
Wllo samia waligay qof San ujecladay uma jeclaan maskiin waye😢
@badramohamed3818
@badramohamed3818 3 месяца назад
Thanks koko quruxeey inaad ka farxisay samiya❤
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 3 месяца назад
Koko plz abayo dadka dhan waa u sameysa share hooyo maskiin ah hysta 2 gabar iyada lee aabe io hooyo u ah wax wlba laga raba abayo asxbta dhh hala caawiyo waxaa ugu qoran IKRAANITA INA SAHAL Alle ajir ha idinka siiya soo booqda❤
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 3 месяца назад
Halista laguu sheegaa yaba waaa adow. ❤team 27 taaageere uah❤❤
@WadanooleAli
@WadanooleAli 3 месяца назад
Saamiya samee wixii aad jeceshay waxaan daawan doonaa wax kastaa Oo aad zoo dhigto sida koko Oo kale
@asmaabdirahman1921
@asmaabdirahman1921 3 месяца назад
Koko walhi qof qlb wangsan bad tahy samiya darteed banukugu jeclany❤❤❤
@Anaaniyaa1938
@Anaaniyaa1938 3 месяца назад
M.a koko ❤️ samiyo ❤ sxpo is jecel allaha idin xifdiyo ❤❤
@Naimaaynuush
@Naimaaynuush 3 месяца назад
Wlhie xada ikacday marka dhahday dadka wa ka jeclahay saamiyo❤🎉
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 3 месяца назад
Kokodeeena Kabax hambaliyo hambaliyo Samia xishood badan ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Manaalqurux-q5s
@Manaalqurux-q5s 3 месяца назад
Team koko only like ❤
@Okhoz
@Okhoz 3 месяца назад
0dy😅
@AminaAwil
@AminaAwil 3 месяца назад
Waaw.koko iyo saamiya waligiin sidaas ufaraxsanaada ❤❤❤❤❤
@Saabariiniita
@Saabariiniita 3 месяца назад
Deeqow 94k uu marooya caawa 100k ku tuurno
@Niama-nalka.871
@Niama-nalka.871 3 месяца назад
Koko abayo marwaliba saan hore noogu soo daa vedio ka adina veiws ka iyo like ta ayaa kugu badanaya
@Dahiralasow-t8z
@Dahiralasow-t8z 3 месяца назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
@NuurtoNalka-uv8fg
@NuurtoNalka-uv8fg 3 месяца назад
Scwscw scwscwscw scw scw scw scw scw scw
@hamdamohamed8930
@hamdamohamed8930 3 месяца назад
Koko xaly wxaan dareemay inan lagu fraxsanen gusheda anyway ilah ima danbaajiyo lkn aragtidayda sa san dareemay koko wku jeclhay waliga wanaagsanow xasidnimdu wa cudur ilahey ka magangal❤
@salmo.1
@salmo.1 3 месяца назад
Naaa wx isheeg yey is maagen😩
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Koko waa qofta kaliya dadka dhan kamaseeraan waa gabar isku filan
@LamyaAhmed-sl6st
@LamyaAhmed-sl6st 3 месяца назад
Ma argtay
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi 3 месяца назад
Ala samko sidan iskula.kiin jeclhy hda.ogan lahedee wlhi wali igu xisabin lahdeen Samia marke teamka ku so.biirty wlhi wan ka hely taagero wa u noqday Kooko io samia la iga ma maro wlhi plz kooko samiya saa u garab taagnow waliga wa masakiin Af gaaban qlbi wngsan teamkla ma fahmeyso Nagahs nimanka iska daba qoraayo.niila ma rabo wlhi😢❤❤❤❤samko jiro o jooga Cadow io xasad dhexdiina soma galo I.a
@Itsthereallfouz
@Itsthereallfouz 3 месяца назад
Laba habloood oon kala dhicin really 🤩
@amiiraxamuudi4593
@amiiraxamuudi4593 3 месяца назад
Runtii in uu qof kulansado ama helo dhowr waxyaabood way adagtahay koko bulle ilhy wuxuu ku manaystay kalsooni codkarnimo qab qalbiwanaag naxariis iyo hadal cad way adagtahay inuu qofku helo so koko bulle runtii kudayashay mudanthay waxayna role model u thy hablo badan aan anigu ka mid ahay❤
@cabdicasiiskoodmujaahidkoo226
@cabdicasiiskoodmujaahidkoo226 3 месяца назад
2 da hablood ee ugu sharfta badan team 27 noolaada walaahay qaaliya
@SalmaanMaxamed-bl9hy
@SalmaanMaxamed-bl9hy 3 месяца назад
Haa wllhi labada ugu qalbi wanagsan weye
@MakoCusmaan-tb7of
@MakoCusmaan-tb7of 3 месяца назад
Koko walaahi waxaa tahay gawar sharaf leh agtiiyda ku ween quruxeey noolaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Qu681
@Qu681 3 месяца назад
M.a queen samiya congratulations 🎊 👏 💐 🥳 💖 waxan ku rajenaya heer kasi sareyo intan iyo inka badan wad u qalanta qali koko iyo samiya keep going ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@Mariammuse-p1l
@Mariammuse-p1l 3 месяца назад
Team samia 200k coming soon cawaa wacdaro ka dhiga plzz❤
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 3 месяца назад
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
@DeeqoAbdullah-ol8zb
@DeeqoAbdullah-ol8zb 3 месяца назад
Koko wllhi waa naxaristii oo qofa❤❤❤😢
@Maryama1900
@Maryama1900 3 месяца назад
Let’s go guys koko 1m 5days aanku gaarsiino Wey u qalantaa wllh ✨👸🏻
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 3 месяца назад
Samko waada jirkina jeceliya sas mar walba isu garab taganada labadaydi❤❤
@SareedoAbdirihmaan
@SareedoAbdirihmaan 3 месяца назад
Qofkii 118 ee comentiga bixiyo ahy😂😂16minute😂
@fatimamaxamuud-cg8bb
@fatimamaxamuud-cg8bb 3 месяца назад
Labadan ina team ahaan weeye waayo waa dagan yihiin
@HiboHassan-xi6uu
@HiboHassan-xi6uu 3 месяца назад
Wlhi koko waa sxb dhaba way kamuu qataa xataa Amiira iyadoo jecel waxay uga tanaa sultay sundus
@inaabdu-j3w
@inaabdu-j3w 3 месяца назад
wlhi wakula arkay sundus bay uga tanaasushay
@Taliso3344
@Taliso3344 3 месяца назад
Koko waqof ddka iskudardarin hdi wxladubayo wexeday qbsane wybexe dhexgalka kumabdna tasakenysa sundus qoffudud weye
@HiboHassan-xi6uu
@HiboHassan-xi6uu 3 месяца назад
​@@Taliso3344 Haa waa qof cajiba saxibtinimada waxkataqan koko bulle
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Waa gabar caqli badan
@Saabariiniita
@Saabariiniita 3 месяца назад
Koko io samio saxibo isjecel allaha idin barakeeyo
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 3 месяца назад
Masha allaah koko iyo asad wax unique kenaan badana waa sababta aan ku daawado😂❤❤❤ samia congratulations 🎊
@mohamedjamal2779
@mohamedjamal2779 3 месяца назад
My favourite team 27 madaxa isarantihin from qaxotiga kakuma
@Asli090
@Asli090 3 месяца назад
Mnsha Allah koko quruxey wlhi sfcn samysy why wxa kle lagayaba inay dhmadan lkn wuxii riyadada ah in hadyad lagaga dhigo waligaa ma hilmamaysid wllshy mcn wa uqalanta 200k coming soon ♥
@inaabdu-j3w
@inaabdu-j3w 3 месяца назад
cawa waxan rajeynaya channalado dhan samia inay haysato ❤😊
@Faatmaa.1m
@Faatmaa.1m 3 месяца назад
Ayy yaryarkeenah oh my queens👸👑♥️💋💋
@dytffttg6491
@dytffttg6491 3 месяца назад
Wlh marhore ban daremayy samia ina sigara ujeceshahy ❤
@Wllabdulahi
@Wllabdulahi 3 месяца назад
Ma awooda saliga nabiga scw
@CabdiraxmaanSharafow
@CabdiraxmaanSharafow 3 месяца назад
Team 27 is not easy please one like❤
@SamiraHirsi-s5i
@SamiraHirsi-s5i 3 месяца назад
Damn koko u the sweetest girl ❤❤❤❤❤
@minhaajbare7060
@minhaajbare7060 3 месяца назад
Koko amiiro dalxiska u raac plz 🙏
@rumaneyy9802
@rumaneyy9802 3 месяца назад
Ayyy Koko bestie friend heshay ugu danbeyn ani waka helay ❤😂
@FaadumoColow
@FaadumoColow 3 месяца назад
Dhaga hadalka wa wamaxay😂 said dadka kle ugu jeclhy😂😂❤
@SumayoMohamed-k3p
@SumayoMohamed-k3p 3 месяца назад
Jiijo cuud iyo teamkeeda LGA wada fhn adi😂😂
@AaminaMaxamed-x3y
@AaminaMaxamed-x3y 3 месяца назад
​@@SumayoMohamed-k3poo ma iyada jecel marka sheeko maxayse jaceyl keedu tarayaa jiijo caruureyyy
@Eragatoo
@Eragatoo 3 месяца назад
Wey ku sugtey wlahi😂😂😂❤
@AaminaMaxamed-x3y
@AaminaMaxamed-x3y 3 месяца назад
@@SumayoMohamed-k3p jiijo maxay uga bahan thy ba ka horeys jaceylkeda curureyyy😂
@NiciimaJamaal-zh3me
@NiciimaJamaal-zh3me 3 месяца назад
Team samia 200k inoo balana
@sumayasaeed9090
@sumayasaeed9090 3 месяца назад
Mansha Allah koko sida aad walalshaa u la faraxday.
@rshanna1911
@rshanna1911 3 месяца назад
Koko waa ku wadana❤
@ubaxaabdullahinoor8050
@ubaxaabdullahinoor8050 3 месяца назад
Koko ceyda Asad wa dadka temamka ugu naxarista badan m a walhi in badan arki Wana laga dareema wax iska ken Ken ah ma ahan m a 🎉❤🎉❤
@faadumoaliabdi7337
@faadumoaliabdi7337 3 месяца назад
Koko gabadha qalbi nadiifaha keep going my sister ❤❤❤❤❤
@Khedirmed
@Khedirmed 3 месяца назад
Mss new record samiya wanku salamay team 27 one love
@Cumeerbigfan-n5m
@Cumeerbigfan-n5m 3 месяца назад
FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉 LAANDHERE RAXANWEYN AH IYO LAANDHERE SAMARON AH 🎉 KEEP GOING SISTERS❤🎉
@safazum4078
@safazum4078 3 месяца назад
Koko wlhi naxariistii oo qofa
@diamondgirl1612
@diamondgirl1612 3 месяца назад
koko best friend qaas ah heshay m.a❤🎉
@FarahCabduqadir-cb6wm
@FarahCabduqadir-cb6wm 3 месяца назад
Iso doceeya in illahe caruur igu arzaarqo 40 quf docodooda waa la aqbala pls😢❤
@cabdirashidmaxamed8013
@cabdirashidmaxamed8013 3 месяца назад
ilaah ha ku siiyo caruur baari ah
@NusradinMohan
@NusradinMohan 3 месяца назад
Koko wan ku salaamay walashey
@MunoXasan-j9i
@MunoXasan-j9i 3 месяца назад
Ayyy kokodeyda waa kugu oga gobnimada❤️❤️❤️💋
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 месяца назад
Asaxabey alpha hala garsiyo 300k koooko igu sheg asxbtda plz mrke wxkula dubayan byo dadkamrke kulajogan cunto kaliga lma cuno iyagana udalab xalay samiyo alpha kuagfadhiya wax cuneysay plz samiyo iyo wilsha tame halista sundus dadkas dhib kula mreen kafarxi hdal wngsan kula dhaqan ufarax dadkuwaxey modayan ina sundus hda kubooday ❤🎉😢
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 месяца назад
Koko bule fanto bule saa'id ugu soo ekaanoosaa 😂😂😂 macayishay ma ogi😂😂😂
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 месяца назад
😂😂😂😂😅
@Cayuni1
@Cayuni1 3 месяца назад
Congratulations 100k samiya❤🎉
@MiskiThahirMohamett
@MiskiThahirMohamett 3 месяца назад
Plz walalahen falastin an uduceeno🙏
@LamyaAhmed-sl6st
@LamyaAhmed-sl6st 3 месяца назад
Qofkii caqli leh Gabdhan Waxa laga Xumaday Markey gartay 5 days 1m xitaa Looma Quureyn fikrda iney Ayda laheyd kadib walaga gaabsday
@NajmaAli-mi7ld
@NajmaAli-mi7ld 3 месяца назад
Yeaah wax garad
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Waa arkey lkn wax ma uga baahno
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 3 месяца назад
Ala koko io samia saa ujeclahy wlhi ilahow anoon arag hay dilin👸🥺❤❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 месяца назад
Shes legend nd pure heart koko❤❤
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 3 месяца назад
Masha’Allaah She’s Amazing
Далее
ХОМЯК ВСЕХ КИНУЛ
10:23
Просмотров 583 тыс.
Afruza - Baxtlimisan (Official Music Video)
4:42
Просмотров 3,9 млн
KOKO WALAALKAA GABAR  U QALANTA  U DOOR
25:31
Просмотров 839 тыс.
ХОМЯК ВСЕХ КИНУЛ
10:23
Просмотров 583 тыс.