Тёмный

PRANK SAMIYO IYO DEEQOW OON MAQAAXI KAGA DHUMANE ANI IYO ADNAAN 

KOKO BULLE
Подписаться 781 тыс.
Просмотров 272 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 705   
@LuleytiiAdan
@LuleytiiAdan 3 месяца назад
Koko hazazi prank kusamey adigo dawac Ku Gary cml inta iguracsan like😊
@Queensuniira
@Queensuniira 3 месяца назад
Boorasadii saamiyana cadnan qaadatay😂😂 deeqow wuu iga qoasliyey wallhi😂
@naasirmohamed8197
@naasirmohamed8197 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@miskiabdi2651
@miskiabdi2651 2 месяца назад
😂😂 qosol ima harin 😂😂
@HODANCABDIDHUUX
@HODANCABDIDHUUX 3 месяца назад
Inta jecel koko inay mar lakulmaan💕😭
@Ceblo-cs5fr
@Ceblo-cs5fr 3 месяца назад
Oo mar un team 27 kubirto jecel😢
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Ani
@CaashoCumar-bt5pp
@CaashoCumar-bt5pp 3 месяца назад
Ani wlhi
@CaashoCumar-bt5pp
@CaashoCumar-bt5pp 3 месяца назад
​@Ceblo-cs5fr ani
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 3 месяца назад
Ala anigah illhow rabiyooow😢😢😢
@Niama-nalka.871
@Niama-nalka.871 3 месяца назад
Koko 700k aan dhaqso ku gaadhsiino asxabey wey ku raagtaye plz😢
@JACK_CADNAAN42
@JACK_CADNAAN42 3 месяца назад
Dunida Ma soo Marin Ruux kasharaf Badan kana Run Badan Xabiibkeyna maxamed SCW ❤❤😢
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 месяца назад
TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊
@FatimaFarh-p5d
@FatimaFarh-p5d 3 месяца назад
Tuugsi 😂😂
@mybestdramaispurelyaosmani1118
@mybestdramaispurelyaosmani1118 3 месяца назад
What part do we have
@Sümeyrasu9996
@Sümeyrasu9996 3 месяца назад
Wallo tugsiga nagaday 😂😂😂
@Sümeyrasu9996
@Sümeyrasu9996 3 месяца назад
@@mybestdramaispurelyaosmani1118 maxa kuhayo
@ZakariyeAadam-jn9yo
@ZakariyeAadam-jn9yo 3 месяца назад
King ceyda❤
@Deeqow861
@Deeqow861 3 месяца назад
Deeqow jinool bilaash looma dhihin boorsada saamia cadnaan aa qaadaty kulahaa 😂😂😂😂 daacad aan u qosley wllhi
@anisodahir7015
@anisodahir7015 3 месяца назад
😂😭😂
@NafiisaAbshi
@NafiisaAbshi 3 месяца назад
Koko waykudhakte 600. 700. Aakaarsiino. Rer koment codsi🎉🎉🎉🎉🎉
@FaadumoOmerali
@FaadumoOmerali 3 месяца назад
Koko wixiipa sowdiga ku ciyaaray samia inaad cadnan kaga tagto ayy ahayd😂😂
@Queen_ilhaan1
@Queen_ilhaan1 3 месяца назад
Alla adiyaa😂
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 3 месяца назад
Ha wlhi😂😂
@Khaled-Qanciye
@Khaled-Qanciye 2 месяца назад
Wax I ay fashilmaan maarabtaaa
@moha_wiilkacasimada
@moha_wiilkacasimada 3 месяца назад
Waligay comment ma so qorin lkn prankigan qosol igu dilay runtii like inta ilamidka ah 😂😂
@anisodahir7015
@anisodahir7015 3 месяца назад
Sem😂
@maxamuudibraahim9464
@maxamuudibraahim9464 3 месяца назад
Klmid😂
@RohoObseye
@RohoObseye 2 месяца назад
Ku lamidan ahay
@quanrihana1626
@quanrihana1626 3 месяца назад
ayy koko routin no sodub asad codka hasaro inta igu racsan.😂😂😂
@bushroAbdirahman-cy4kv
@bushroAbdirahman-cy4kv 3 месяца назад
Ani😂
@nasteho_Beauty
@nasteho_Beauty 3 месяца назад
Me😂😂😂
@UdoonOsman
@UdoonOsman 3 месяца назад
@@quanrihana1626 ani
@cashacabdilahi8150
@cashacabdilahi8150 3 месяца назад
Me😂
@RohoObseye
@RohoObseye 2 месяца назад
Ani😂😂😂😂
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 3 месяца назад
Prank saamiyo iyo cadnaan inaad ku sameeso aheyd😂😂
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 3 месяца назад
Koko yey samia iyo cadnan kuso samee pls😂😂😂
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 3 месяца назад
Please 3daas yaan prank lagu samayn in aan isku guurino baan rabnaaye waa isku soobaxayaane😂😂😂😂😂😂😂.
@Aishuu240
@Aishuu240 3 месяца назад
Deeqow muxuu meelo badan intuu wax ka cunay ka fakaday😅😂😂😂😂
@QalanoQaali
@QalanoQaali 3 месяца назад
😂😂
@leyliinanehaaailove2185
@leyliinanehaaailove2185 3 месяца назад
Wlhi sidaan u qosley🤣🤣 waan ooye👀👀 wlhi koko qof kaley ku sow samey team 27 ka mida ahy 😂
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 3 месяца назад
Cadnan io samio inaa kusameso ahed😂😂
@XilkasAbdulahi
@XilkasAbdulahi 3 месяца назад
😂
@hibadomer8108
@hibadomer8108 3 месяца назад
Koko wixii waa ku dheeshey naha tag Cadnan iyo samiya ka dhigtey aheyn sheekada macaan noqon laheyd😂😂😂
@NimcoIleeye
@NimcoIleeye 3 месяца назад
Kookooyeey wixiiba waad ku ciyaartey inaa samiyo iyo cadnaan ku sameyso aheyd😂😂😂😂😂
@AnisoAliHassan
@AnisoAliHassan 3 месяца назад
Boorsadi samia cadnana qadatay 😂😂 deeqow jini waji maleh😂
@Akwadani
@Akwadani 3 месяца назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@farhiyasheikh
@farhiyasheikh 3 месяца назад
Njxjfjc🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😂😂
@SaabirinAbdi
@SaabirinAbdi 3 месяца назад
Koko cadnan iyo samia ina kasodhigte ehed qatar noqon lehed😂
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 3 месяца назад
Haa wllhy hadanba lah labadoda my ka dhigto😂
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 3 месяца назад
War samia prank kumaba socodo deeqow bey ku qosleysaa deeqow wa xaraabo boorsadi samia cadnaan ba qadatay😂😂😂😂🤣🤣🤣
@fatimadaahir8606
@fatimadaahir8606 3 месяца назад
Waxaan waa la isla ogyhy samiyo mee wacdo koko telkeda 😂kan samiyo codka lagu duboya kan koko videoga ay iska duboso 😂😂 dadka canka see noo arkan 🦝 😂
@NajahSaid97
@NajahSaid97 3 месяца назад
Daqiiiqada 4:24 kunoqo callkaga sugayna dhahysaa samia😂
@bushroAbdirahman-cy4kv
@bushroAbdirahman-cy4kv 3 месяца назад
Alla deeqow qosol uu igu dilay boorsadii samiana cadnaan aa qadatay kulahaa😂😂😂😂😂
@Hudaiidcabdi-vu9xe
@Hudaiidcabdi-vu9xe 3 месяца назад
Wa yabanhu😂
@IkranabdiTifow-uh1bm
@IkranabdiTifow-uh1bm 3 месяца назад
Intan inan soo qoro rabay 😂😂😂😂
@KalsonAbdi-j1s
@KalsonAbdi-j1s 3 месяца назад
Koko sota athigaba wixi dan kudeli cadnan iyo samiya kadigi laxed😂😂😂😂
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 3 месяца назад
Team Koko bulle is not Easy Kokodeeena Kabax ❤❤❤
@SabrinMohamud-lq8li
@SabrinMohamud-lq8li 3 месяца назад
Manta dhan kusugeyne kokoyey😂
@hawaamoallim6955
@hawaamoallim6955 3 месяца назад
13:44 boorsadii samiyo cadnana qadatay😂😂😂😂 wlhi wa qoslay
@anisodahir7015
@anisodahir7015 3 месяца назад
😂😂😂😂
@MahamedWaayir143
@MahamedWaayir143 3 месяца назад
No ex no text for me Allah the best 🥺😫☪️
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 3 месяца назад
Samia kulahaa aLBaabka dambe inaga saar😭😂😂😂
@Ismahan123
@Ismahan123 3 месяца назад
Wad iga qoslisay 😂😂😂
@anisodahir7015
@anisodahir7015 3 месяца назад
😂😂😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Koko nolosheydii qurux badanteydii saa kuu jeclahay❤❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 месяца назад
Waxas oo kale miyaa lugu kaftama prank lama dhihi kare Deeqow jini wuu iskudhwxyacay cadnana qadatay kulaha 😂😂
@11naa44
@11naa44 3 месяца назад
Koko food challenge samee malaysian food vs indian food vs chinese teamka iney tijabiyaan 🎉🎉🎉
@Nuura-y4j
@Nuura-y4j 3 месяца назад
Kusali nabigeena muxamed scw scw scw scw scw ❤❤
@HaNaCabdiwali
@HaNaCabdiwali 3 месяца назад
Scw
@UmiiMahamed
@UmiiMahamed 3 месяца назад
صل الله عليه وسلم
@ridwaannasir3514
@ridwaannasir3514 3 месяца назад
Scw❤
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 месяца назад
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 3 месяца назад
Deqow intu warer kulaha Borsada Samiyana cadnana qadatay so funny wlhi😂😂😂😂😂
@shukriibrahim6527
@shukriibrahim6527 3 месяца назад
San uqoslayyy kiliyaha ifuury😂😂😂😂
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 3 месяца назад
Wlhi sa uqosalyey berka ixanunay cadnan io koko mucjisa tihin 😂😂
@XanaanFaarah
@XanaanFaarah 3 месяца назад
Team samiya one like ❤😊
@RaaxoRaaxoruun
@RaaxoRaaxoruun 3 месяца назад
Deeqaw.iga qosliyay boorsadii saamiya cadnaan qaatay❤❤❤
@sahrosiman4242
@sahrosiman4242 3 месяца назад
😂😂😂😂
@CabdiWahaab-y9n
@CabdiWahaab-y9n 3 месяца назад
Koko vdoi haduna deqow ku jirn funy maha wlhi so funy deqow😂
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh 3 месяца назад
DEEQOW WAA ORDI LAHAA KU LAHAA ADAAAN ORDI KARAYN INTEE WAX CUNAY OO ORDAY WARYAA KANAA 😂😂😂
@IsmaaciilCumarNeero
@IsmaaciilCumarNeero 3 месяца назад
Kusaliya nbiga scw 😢
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 3 месяца назад
Koko xilihore soo gali waan kusugaynay 😢❤❤😂
@HibaqiinaMohamedAbdullahi
@HibaqiinaMohamedAbdullahi 3 месяца назад
Deeqow qosolka iga dhameeyey 😂😂 anoo lii bugdhawooyo samia ma ideyi karto kulahaa 😂😂😂😂
@Aishaanor
@Aishaanor 3 месяца назад
Alla manooli boorsadii cadnan qaaty kulahaa deqow dhib bdnaaa😂😅
@NusradinMohan
@NusradinMohan 3 месяца назад
Keep going walashey koko bulle my queen
@laylaabdirahman3473
@laylaabdirahman3473 3 месяца назад
saan uqoslayey baa beerkii xananuunay deeqow hadan carari lahaa saamia ma ordi karto
@MumtasAbdinasir
@MumtasAbdinasir 3 месяца назад
wax igu qosol badnaa borsadi samiya cadnan baa qatay san uqoslyay wa furay all deqow😂😂
@sumayosusu1546
@sumayosusu1546 3 месяца назад
All saa uqosle lee waa fuure plz koko sundus kuso samay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 месяца назад
Prank kulaha Anago og inu been yahy aya hadana daawaneyna calaa iyo xaal koko iyo qosolkeeda beenta ah waan kuwata 😷😷😷😜😁
@cabdimuniirmaxbuub8759
@cabdimuniirmaxbuub8759 3 месяца назад
❤❤❤ 𝑎𝑛𝑖 𝑎𝑑𝑎𝑎𝑎 𝑘𝑢 𝑤𝑎𝑡𝑎𝑎𝑎𝑎
@caynichannle7930
@caynichannle7930 3 месяца назад
Koko abyo ku jeclahy gawrta amiish ladhaho shactirow lee wye you tubkaga ku casuum abyo👑👸🎉😢
@batuulohusain5637
@batuulohusain5637 3 месяца назад
Soo badiii prank kii yathaaa
@cabdalazoon8888
@cabdalazoon8888 3 месяца назад
Wllhi deeqow wuu iga qosliyey😂😂😂😂😂😂😂😂
@Cumeerbigfan-n5m
@Cumeerbigfan-n5m 3 месяца назад
FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉 LANDHERE RAXANWEYN AH KOKO BULLE ❤🎉
@farhiyamohamed7324
@farhiyamohamed7324 3 месяца назад
Waxan prank hadu yahay shime waladka laga bixiyay deqow? How an codkooda u maqlana mila 🎤?
@KafiXasan-
@KafiXasan- 3 месяца назад
Prank gaan cadnaan iyo samio kusoosamee koko Si aan uaragno😂
@AbdirizakIsse-d1z
@AbdirizakIsse-d1z 3 месяца назад
Waa carari lahaaye saamiya ila socoto kulahaa 😂😂
@umalsayyid8891
@umalsayyid8891 3 месяца назад
Team saamiya only one like❤❤
@AnfacBirimo-p8t
@AnfacBirimo-p8t 3 месяца назад
Aser❤❤❤😂😂😂sethyjby ❤thuh
@Sahra__________908
@Sahra__________908 3 месяца назад
Deeqow io samia sidee codkoda osoo garaya waxan ruwayad miyaa koko mana walee 😂😂😂
@NAJMAJAMAC-ou5lj
@NAJMAJAMAC-ou5lj 3 месяца назад
Waa tan la yaabanahay😂
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 3 месяца назад
Midka codka loo isticmaalo bay agdhigeen baan u malenaya😂
@sihaamiita183
@sihaamiita183 3 месяца назад
700k aangarsiino plz hadaa qoralkn argto oo koko subscribe kuu aheyn uzaar😢❤❤😢
@Xanaanabdi-hc5ez
@Xanaanabdi-hc5ez 2 месяца назад
Mcn badaneyy maalmahan intee ka baxde❤🥺
@rooble1857
@rooble1857 3 месяца назад
Waa fuuray wllahi😂😂😂
@IkraanmaxamedCabdi-z8l
@IkraanmaxamedCabdi-z8l 3 месяца назад
Kooko inta jecel like 👍 dhac kusii
@AbuamiirmhamedJaamac
@AbuamiirmhamedJaamac 3 месяца назад
Part2 cumeer io sundus 😂😂😂😂😂😂
@AbdisamadJamac
@AbdisamadJamac 3 месяца назад
Deeqow kulahaa boorsadii saamiya cadnaan qaatay😂😂😂
@mohanyare9868
@mohanyare9868 3 месяца назад
boorsada samiyo cadnana qadatay kulaha war kulel kufurmay ninka wlhi😂😂
@BisharoYasin-e8d
@BisharoYasin-e8d 3 месяца назад
Chains kee nagu diren cawe wlhy sii fican ugasheeen😂😂😂😂😂team koko
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 2 месяца назад
Samia maxaay magalada so gubtay kulaha wayn ordayna Tartiib u dhafayna😅😅
@UdoonOsman
@UdoonOsman 3 месяца назад
Ala deqow cadnana qadate kulaha wlhi qisol iguma harin😂😂
@MariaCabdisalan
@MariaCabdisalan 3 месяца назад
Candanana😅😅😅 qaadatay
@LovelyBird-zm4zq
@LovelyBird-zm4zq 3 месяца назад
Dadkani waa bilaa caqli maa lagu dhahy codksa samiya iyo deeq see loo maqlaa mic miyaa u qarsoon, adi maa ani na siri kartaa ciyaal hargaysan nhy waryaa
@RidwaanNuur-y9f
@RidwaanNuur-y9f 3 месяца назад
Team saamiyo one like❤❤
@CayniCumar-bo8cx
@CayniCumar-bo8cx 3 месяца назад
Qofkii ugu horeeyey love saaray❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 3 месяца назад
Wcs mrka prank arky saa uso ordyle deqow ferahu ixnujiye kulhaa kligy hdaa ahn lhaa wa ordi lhaa adaa scotid ma ahne meshu deqow ka bibayo mxa smia bubka udidey ano la ibug dhbyo samia ma idyi karto deqow jnni umdena ma ahn thnkz koko 😂❤️
@YazminYuzufIprahim
@YazminYuzufIprahim 3 месяца назад
Cadnaan iyo alfa kusoo sameee koko❤
@najmanajuu5272
@najmanajuu5272 3 месяца назад
Kokoyeey sethy❤😢
@FatimaTarik-l1h
@FatimaTarik-l1h 3 месяца назад
Waa ficnhy alx adi sethy 😢❤
@MahadXaaji-i5w
@MahadXaaji-i5w 3 месяца назад
Kookoo waa ku jeclhy❤❤​@@FatimaTarik-l1h
@HafsoOmarIsse
@HafsoOmarIsse 3 месяца назад
Fcn😂😂😂
@haboonhibo5449
@haboonhibo5449 3 месяца назад
Xalada kawaran😂​@@HafsoOmarIsse
@samadonfx2361
@samadonfx2361 3 месяца назад
Waa fiicanahay abayo adi see tahay❤
@nuwarahenna1836
@nuwarahenna1836 3 месяца назад
😂😂😂Hada wllalayaalow $112.5 maa cunto ku bixiseen masha allh allh ha idiin calfo ❤❤❤
@Asmayamani123
@Asmayamani123 3 месяца назад
Prank lasla oga ayuu noqday samiya la maqlya iyado leh telkaga ayn sugynaa
@Neyramnatura
@Neyramnatura 3 месяца назад
Maila maqashay 😂
@Qa.70
@Qa.70 3 месяца назад
Waxaaba ku gartay ani mic baa uxiran samia sidee codkeeda sidaas oo dhan ugu dheeryahy
@xalimomaxamud5864
@xalimomaxamud5864 3 месяца назад
Deeqow waa ordeena kulahaa 😂😂😂😊
@HamdiJama-n4o
@HamdiJama-n4o 3 месяца назад
Ala koko maanta waad iga inkaar galabsatay deeqoow waa funny boorsadii saamiya waxaa qaadatay cadnaan kulahaa wuu isku dhex yaacay qaxwihii aan canayey waan kusaxan gaaray ala deeqoow dhibloow waan soo buubilahaa kulahaa ee saamiya ayaa ila socota koko maanta xaqaygii ayaad qabtaa qaxwadii waan kusaxan gaaray
@Neyramnatura
@Neyramnatura 3 месяца назад
Wligy comnti RU-vid mabixin lkn prankigan fashil waye wa laisla ogyahy samiyo codkeda maqalnaa 😂
@SaaraHaji
@SaaraHaji 3 месяца назад
Team Koko Likta Ha Ila Dhaafin❤
@CiilowAwees
@CiilowAwees 3 месяца назад
Team halista one like ❤❤❤❤❤❤
@AliAfrah-p9l
@AliAfrah-p9l 2 месяца назад
Boorsada samiyo cadnaan aa qaatay kula haa 😂😂🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂
@SmilingJellyFish-ht2vu
@SmilingJellyFish-ht2vu 3 месяца назад
Amiira qurux prank ku sameeee plz.😢😢
@MumtaazAhmett-d7u
@MumtaazAhmett-d7u 3 месяца назад
Oh caaawa dhan videogaga sugeyey kokoy😢
@InaAli-n8j
@InaAli-n8j 3 месяца назад
Koko sorry ladan wey ku qiyaantay😢🎉😂
@ruqiyocumar6983
@ruqiyocumar6983 3 месяца назад
Wllhy deqow jinkii umadena maha wan cara budagan yahay
@ibrahimshidane2755
@ibrahimshidane2755 3 месяца назад
Ferst one ❤koko
@IqroCali-ix8vd
@IqroCali-ix8vd 3 месяца назад
Koko abyo waku jecelhy wax le irep wax laan haiga tagin parang zev wye❤
@CabdalahiMaxamed
@CabdalahiMaxamed 3 месяца назад
Boorsada saamiya cadnaanaa qaadatay😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MariaCabdisalan
@MariaCabdisalan 3 месяца назад
😂😂😂
@almasmohammed4147
@almasmohammed4147 2 месяца назад
Koko io cadnan dhibkood gormu dhamana😂😂
@Asmakheir-z9n
@Asmakheir-z9n 2 месяца назад
😂😂😂wlhi deeqo waa xaraabo isag saamiyo
@bashkaboy4815
@bashkaboy4815 3 месяца назад
Wan maqli jire prank been lkn cawa qosol igudishe kokoyey kulaha samia hada callka sugena somaaha 😂😂
@iqrahassan6529
@iqrahassan6529 3 месяца назад
😭😭😂😂😂
@FihiimaAxmedAbdirahman
@FihiimaAxmedAbdirahman 3 месяца назад
Wllo an jeclhy nolda inty nololi jirto Alle wax ini dhipa inipa tuzo ❤❤❤❤
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 3 месяца назад
First one person like hadad iga danbayso ❤wll✌🙏
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤
@HiboHassan-xi6uu
@HiboHassan-xi6uu 3 месяца назад
Koko sidii hore kusoo noqo farxadii hore xabbti
@ImaanmahamuudShire
@ImaanmahamuudShire 3 месяца назад
Prank gigii uhoreyey an arko asoo runah koko wadnawashy cawa❤😂😂
@Qu681
@Qu681 3 месяца назад
Wcs wlshey koko keep going sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedrashid9870
@ahmedrashid9870 3 месяца назад
Ilma adeerayaalow hadaan aamino prank somali saas deqow iyo samiyo codkooda mxa lugu duuwe😂
Далее
ASAD HAGIO//WAXKASTA HAAA
18:01
Просмотров 191 тыс.
Лиса🦊 УЖЕ НА ВСЕХ ПЛОЩАДКАХ!
00:24
CAYDA OO IGA AARSADAY EVERYTHING YES  TARIIQ IGU DHIGE
23:48
SHEEG IN DHAHAAN QOFKUU YAHAY QOSOLKA ADUUNKA 😂😀
19:21
ASAD OO NOO BOOTEEYAY SHEEH QOFKASTO IYO SIRTA UQARSOON
25:15