Тёмный

Bildhaan Dahab LIVE STAGE By Nuradiin CAbdi NRD 2017 

JigJiga Music
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 406 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 612   
@farduusali-dg4mn
@farduusali-dg4mn Год назад
Ilahay ha kunaxariizo wll 😢 inta soradisay hestan 2023 ❤
@salmamustafe1132
@salmamustafe1132 9 месяцев назад
ana kamida kuwa zo radiyay walipa hada 😢ilahay qabriga haw nuurO
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 9 месяцев назад
Alle ha u naxariisto 😢
@faadumomohamed3698
@faadumomohamed3698 9 месяцев назад
Barbarkeyga adigoo kamaqan mabogsoonkare😢😢😢
@farduusali-dg4mn
@farduusali-dg4mn 9 месяцев назад
@@salmamustafe1132 aamin wll 🥺
@LakiCumar
@LakiCumar 9 месяцев назад
​@@salmamustafe1132¹❤❤❤gd
@mumtaazmohamed1394
@mumtaazmohamed1394 9 месяцев назад
Heestan waxan soo radiiyay 1/12/2023 habeen sabtiyaa nimcaan Hassan hilac ayaa dib uso qaday kana soo arkay nuraadiina alle haw naxariisto 😢🤲
@samiamohamed7723
@samiamohamed7723 9 месяцев назад
kula mid bn ahay ana sasan uso rdiyyba wlh alle hw nxaristo😢
@user-wj9ji4sq3o
@user-wj9ji4sq3o 9 месяцев назад
Kula midban ahay cawa igu horaysa nuradin ilahay haw naxariste
@muhiimcabdicasiis531
@muhiimcabdicasiis531 9 месяцев назад
Kula Mid😢😢
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 9 месяцев назад
We are Same
@najahmahdi8521
@najahmahdi8521 9 месяцев назад
Anig xida
@sihaamaxmed6490
@sihaamaxmed6490 2 года назад
Rabiyoow waabil ramadaane danbigiisa dhaaf Gabi ahaanba Alow janadaada albaab UGA fur kaasoo aan lagaxidhidoonin Yaa alaah kawaraabi janadaada Yaa alaah unaxariiso alaah ducada iga aqbal alaah jidhkiisa naarta kaxoree aamiin aamiin aamiin Yaa mumin Yaa mumin yaaa waduud Yaa casiis🤲
@zahalmahamet5974
@zahalmahamet5974 Год назад
3
@amiinmahad5591
@amiinmahad5591 Год назад
Amein Amein Yaa rabbi 😭🥺
@Abdirahman.abiib22
@Abdirahman.abiib22 Год назад
Cawa oo Ramadan 4🌙 ay tahay 2023 ayan heesta ana soo booqday allaha naxariista janno haka siiyo fanaanka.
@falismohammed5238
@falismohammed5238 Год назад
Amiin
@huzzeinmukhtaar9589
@huzzeinmukhtaar9589 9 месяцев назад
Amiin yaa rabi🤲
@RoodaabdimohamedRoodaabdimoham
@RoodaabdimohamedRoodaabdimoham 9 месяцев назад
Beerka jileca waxan igu wacan barashadaadiyee 😭😭😭qofkan aan jecelhy gorma ayuu iso dabci😭😭anigu tajir ma yihi lkn qalbi wax jecelda ayaan ledahay farxad wankusiinkara qayrka wanku dulmarinkaraa halmar dacad inoqo xaqaygan isiin Jacayl nimo waxkale kagama baahni hno blse 💔😭😭😭😭😭😭
@iqbaaljalaqsan8598
@iqbaaljalaqsan8598 Год назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭wllkey nuuradiinoow manta waxaan kaga soo duceynaya bartii laga jeclaa baladkagi malmahad nolayd dunida jigjiiga iyo.qabribayax dhalinyaradi sidibay u oyayaan wadka ayan la hurayne ado ka maqan dunida hadana wali qalbiyadena ayad ku noshahy huno naxariista jano ta ugu sareysa eebe hakugu casuumo 🤲🏼😭😭😭😭😭😭
@dannabka
@dannabka Год назад
dhamaanteen waynu wada dhiman doona. ogow safarka noloshu inuu yahay mid qarsoon, xalka kaliya ee muuqdana uu yahay geeri. ilhaay ha u naxaristo wllken
@jimcaleabiib2766
@jimcaleabiib2766 11 месяцев назад
Qoralkagu berkuI xanujiyay wllhi Alle how naxaristo wllo Amiin
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 9 месяцев назад
Amin wll fanaanka ma aqoon caadiya ayaad uleedahy
@farhanfaisalfarah9314
@farhanfaisalfarah9314 3 года назад
Heestan nin aan saaxiib nahay ayaa isla maanta ila wadaaggay. Anigoo dhagaysanaya ayay inan aan saaxiib nahay ila soo hadashay oo ay igu tidhi "Waan tagayaa, oo waan kaa fogaanayaa; micnaha kala magaalo ayaynu noqonaynaa ee hadalkii ugu danbeeyay i dheh intaynu isla joogno!" Kadib heestan oo ii socotay ayaan beyd ka mid ah u soo qabtay oo aan ku idhi " Barbarkayga adigoo ka maqan, ma bogsan karee!❤️
@Sakariye_Akabe
@Sakariye_Akabe 2 года назад
War Saaxiib heestan Mudo 5-bilood ku siman baan aqaanaa oon dhagaystaa, walaahi heesihii hore aan dhagaysan jiray iyada yaa boos-koodii ii gashay. Dareen jacayl oo cajiib ah misana beer nugayl leh bay ka waramaysaa heestani. Boholowyow baaxad wayn buu sawiranayaa qofka heestan dhagaystaa. Fanaanku inuu dhintay baan maqlay ilaahay haw naxatiisto e.♥️😔
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 2 года назад
2023 bn dhegysanayaa
@nadiamursal1878
@nadiamursal1878 2 года назад
🥺
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 2 года назад
@@nadiamursal1878 maalin wngsn
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 2 года назад
@@nadiamursal1878 hada miyaa dhegaysanayaa hno
@off2025
@off2025 9 месяцев назад
Waa hubaal heestan waad soo raadisay 💔😢 13/12/23
@Sihaamay
@Sihaamay 9 месяцев назад
😭💔Sax
@hamsemali9257
@hamsemali9257 8 месяцев назад
2024 still listening to this melodious song❤❤❤❤❤❤ Alle haw naxariisto Nuuradiin Abdi
@hafsamahdi2793
@hafsamahdi2793 4 года назад
Alle ha u naxariisto Alle ha u naxariisto 9/1/2020 dhageysanaya subxannallaaah Alle ha u naxariisto wllo 😢
@hamzefaro9777
@hamzefaro9777 4 года назад
amiiin amiin
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 года назад
Ma ninkan ayaa dhintay wll
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 года назад
@@hamzefaro9777 ma ninkan ayaa dhinty
@nrdchannel3319
@nrdchannel3319 2 года назад
@@maxamedlaaskaawi haa 𝚆𝚕𝚕🥺
@nuuranalka4739
@nuuranalka4739 2 года назад
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@faadumokhaliif1826
@faadumokhaliif1826 Год назад
Hada HesTan soo Bqoday 2023 ilahey hku NaxarisTo 😢😢😢😢😢😢😢😢
@seynabibrahimali5325
@seynabibrahimali5325 3 года назад
Bu dayda iyo ishaydaad u tahay bilic aduunyaade bartaad igaga taala qalbiga sii balaadhataye bidhaan dahabow goormaan ku heli baylah baan ahaye 🥺❤15feb 2021 23:48 ☝️🏃‍♀️ Allow u naxariiso😢
@Arawelomer
@Arawelomer 9 месяцев назад
😢5/12/2023 cawa bishu inta mareyso ayaan so boqdey heestan ani ahanteyda wxn leyhy qiiso igu dhex gabobdey o ka so bilamatey 2012 mlin jimce aheyd ilaa hada anana helin dawadedii inshllah wn rajeyneya inan helo ila hada Si gara ayan idin salameya wixi iga dambeya wxnan idinka so salameya jamuriyada barakeysan ❤
@mohaadhaqane5908
@mohaadhaqane5908 9 месяцев назад
Kasoo shekey sxb wax ha inooga baxaane just comentiga le😂
@suhaib9811
@suhaib9811 9 месяцев назад
Waan ka qaadnay salaan la mida ayaan hawada ku soo marinaya isku waqti baynu heeskan Dhagaysanynaa 05|12|2024
@abdiyusufabdi157
@abdiyusufabdi157 9 месяцев назад
after 23 hours Salaman
@axmedcaafi7475
@axmedcaafi7475 9 месяцев назад
19/12/ 2023 caawa aniga xitaa dib ayan usoo radiyey alaha haa unaxaristo zhpkey nuradiinNRD 😢😢😢😢😢😢
@sabraibrahim8591
@sabraibrahim8591 2 года назад
Gobta Turkey Ankara Tariikhdu Waa 11Aug Sacadu waa 2:40Am Walal cod macan ilahey haku naxariisto oo haku dambi dhaafo kitabkagu gacanta midig haka siiyo🥺🤲
@ApdipasidIbrahim-nf4ii
@ApdipasidIbrahim-nf4ii 9 месяцев назад
HEESTAN WAXAN SO RADIYEY 1/12/2023 WLL NURADIN ILAHAY HAW NAXARIZTO 😢😢
@rider8205
@rider8205 2 года назад
Goobtu wa Nairobi Kenya 5:30 subaxnimo Heestadi kama daalo, Nuradin nrd ilahey ha ku naxristo walal qali. Wan idin salamaya dhamntiin. Walalkina duco ayu idinka bahanyhy fadlan ha lo duceyo. Love you all❤️🌡💉
@mrfuga6041
@mrfuga6041 2 года назад
Goobtu waa Jigjiga wll iska sax
@axmedcaafi7475
@axmedcaafi7475 9 месяцев назад
Aniga xitaa markaan dhaho iska daa heysihisa dib ayan usoo radiyaa wll igu Qaali ahaa nuuradiin NRd 😢😢😢😢😢
@FTBShorts29
@FTBShorts29 9 месяцев назад
Heestan waxan soo Radiyay 4/12/2023 illahay haku Naxariisto wll😢😢
@abdirahmanjoordan558
@abdirahmanjoordan558 8 месяцев назад
Allah hawnaxariisto nrd ❤😢 heesta waxaan dhagaysanayaa caawa oo sadex habeen ka hadheen sanadkii cusbaa ee 2024🎉
@HaniBishaar
@HaniBishaar 9 месяцев назад
Heestan waxa dib uso nooleyay nimcaan hilaac wiilkan inu dhinty isla halkasa ka ogadey allle haku naxariisto wlll December/4/2023/ allow anigana tala igu cakirane allow Halkin roon ii door🤲😪🥺
@filzancalasow
@filzancalasow 2 месяца назад
Heestan waxaan soo raadiyay caawa oy thy habeen arbaco ah taariikhduna tahy 25/6/2024 alle ha unaxariisto wllken Nuuradiin🤲
@khadarrashiid03
@khadarrashiid03 9 месяцев назад
Xafladi qalinjabintayada 1 of the greatest Singers 😢AUN
@AhmedAbdirahman-Fiin
@AhmedAbdirahman-Fiin 6 месяцев назад
Ilahay Haw Naxariisto Marxuunka 2024 March Inta soo raadisay Heeskan...
@Ahmet_Epdirahman_Fiin
@Ahmet_Epdirahman_Fiin 3 месяца назад
Mar walba Keligay ahay Waan Soo SearCh Gareyaa....❤
@AhmedAbdirahman-Fiin
@AhmedAbdirahman-Fiin Месяц назад
​@@Ahmet_Epdirahman_Fiinjuly 25 2024 ...... ❤❤❤
@abdirahmandhargiye5525
@abdirahmandhargiye5525 9 месяцев назад
Birta laguma saro ruux hadii uu bas kuu yahayee , bariidada ayaa lagu saba ama la booqdaaye , bidhaantuba marbay kuu sad iyo badhaadhahaa tahayee😢😢😢
@abdullahidrogba9791
@abdullahidrogba9791 6 лет назад
Illahay ha u naxariisto fanaan qaaliya ayuu ahaa 😢😢😢😢😢😢😢
@najmaabdiwali44
@najmaabdiwali44 9 месяцев назад
Monday 4 December 2023 12:49 pm ayaan heestan dawanaya ilhay how naxarisato nuradiin 😢
@axmedcaafi7475
@axmedcaafi7475 9 месяцев назад
Aamin aniga xitaa dib ayan usoo radiyey 😢😢😢
@siimaaaresiimabilan1189
@siimaaaresiimabilan1189 5 лет назад
Ax allah naxariisti Jono aka waraabiyo wlhi qalbiga ixanunay inu nolyhybaban modayay😥😥😥😥😥😥😥😥
@bilanadan4276
@bilanadan4276 4 года назад
Anigaba 😭😭😭
@hipotahir4264
@hipotahir4264 Месяц назад
7/29/2024 ayaan so radiyay walalkey kuma ilaawo alle haku naxariisto😢😢😢😢😢😢😢😢
@moshire6645
@moshire6645 2 месяца назад
Markale ayan Halkan soo booqday July 2024 Alla Yaraxma Walalkey Nuradiin😢
@sumayaaliabdi4583
@sumayaaliabdi4583 9 месяцев назад
Alaha unaxariisto wll Nuradiin NRD wuxuu ahaa qof wngsn oo dhalinyarta soo sara laxanka sara Only reer jigjiga aya si fcn uyaqaana Fananka ugu shidan buu ahaa wakhtigaas hada rabigii abuuray aya naga jeclaaday rabiyow naxariistada lagama quusto naxariis wasaca ayan ku waydiinaynaa qalpiyadeena sidii buu ugu wayn yhy😢
@roodadhuux1249
@roodadhuux1249 4 года назад
ilahayawo uu naxareso nuuradin 😭😭😭😭
@abdikanimohamett6717
@abdikanimohamett6717 9 месяцев назад
Old is Gold Noradin ilahay haku Naxaristo Wlal Lagend la Tabay 🥺🌼 Bestie Song Ever i can lesson
@iam_zalman0726
@iam_zalman0726 4 года назад
Greece athens Sacduna 10:00 MALINTU WA ARBA BISHUNA WA 2020/2/5 😥😥😥😥🥺🥺🥺🥺🥺
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
😥😥😥😥🙏
@raahitabukar3720
@raahitabukar3720 3 года назад
Waqtigaas xabsi athens kuyala kuxirnay
@hamseabdimuzze7055
@hamseabdimuzze7055 3 года назад
Shp aHaa mnta Greece Athens joga aan idin xasuuusiyo wakhtigaa aar heataa daawanays ene
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
@@hamseabdimuzze7055 imika halke joktaa
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 3 года назад
@@somaliyameni202 shp wataa anagaa joogna akhiranuun 40 Tawakal kasoo horjeedkeeda. Ilahay halaygu sugo greece
@sacduushawed2030
@sacduushawed2030 4 года назад
Ax heesta marka maqlo In uu dhintay bn xasuusta wiilkas Ilaahay haw naxaristo qof inaga hooseeya bn heesihiisa dhagsysanynaaa 😭😭
@mohamedabdihakiinibraahim9483
@mohamedabdihakiinibraahim9483 2 года назад
Rabi naxariisti jano Haka waraabiyo waa biL Ramadane Heestan aad ayan u jeclhy runtii 13Apr 2022🥺❤
@talowxuseenoscar7300
@talowxuseenoscar7300 3 месяца назад
Heestan waxan sooradiyey 5/6/2024 Bro Nuurdin Abdi rabbi haku janeeyo 😢
@deka5746
@deka5746 3 года назад
14/1/2021😢fananku inu dhintaYy ayan maqLayy allE Ha uu dampi dhafo inTi iga dampeYza uu ducEya ᴡᴀLᴀLᴀʏᴀL🙌
@kadarahmed2182
@kadarahmed2182 3 года назад
T
@samiamohamed7723
@samiamohamed7723 9 месяцев назад
y
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 9 месяцев назад
Alle ha u naxariisto 😢
@qalbizamenada7446
@qalbizamenada7446 4 года назад
Mar kastaba wn dhagaystaaa 2020/3/17 allaw ku naxariiso
@sundusyassin3829
@sundusyassin3829 9 месяцев назад
Alle haw naxariisto nuuradiin wllhi Wa qalbi xanuun qof aan dunida ku nolayn oo aad Weli codkiisa maqalayso 🥹🥹🥹
@cabdifatahharago5278
@cabdifatahharago5278 3 месяца назад
Heestani maankyga ayay dib u celisay iyadoo idhex gaysay gu'yaal hore oo jacayl ah. Waxan halkn kasalaamyaa boqordaydii👑 qurbaha joogta 🇨🇦. Waxnu u dhagysan jirny heestan aadka umacaan siwada jira anka oo sawirntayada dul.saarijirny heestn ayaanu isku diri jirny 2018. Allow nakulmi markale ankoo Qoysa oo intan kabadan ishallh From Hargeisa june/23/24. 8:30pm
@Abokor8609
@Abokor8609 2 месяца назад
Nrd ilahy ha unaxaristo😢
@bishaarojamac8536
@bishaarojamac8536 5 лет назад
Heestaan waan jeclahay marwalba waan dhageystaa lkn waxaa igu maqaal ah inuu dhintey wiilkaan ilaahey ha unaxariisto wll danbigaagana allaha dhaafo
@zuhraadem7814
@zuhraadem7814 3 года назад
Haaa wlalo 2017 dhamadkisi dhintay
@indhadro2633
@indhadro2633 3 года назад
@@zuhraadem7814 maxa kudhacey bes mu udhiintay
@sidiqosman9004
@sidiqosman9004 9 месяцев назад
7/12/2023 maalin khaamis ah 3:5 pm ayaan soo raadiyey Incridible song❤
@Kalsoonxasan-rb5qt
@Kalsoonxasan-rb5qt 9 месяцев назад
3:08 Aso radiye 😢❤
@fouziaali3993
@fouziaali3993 9 месяцев назад
Allha ku Naxariisto Nuradin 😭
@gulledmaxamed3578
@gulledmaxamed3578 4 года назад
Nuradiin nrd alle ha unaxariistoh 2020
@othmanmuhani7253
@othmanmuhani7253 5 лет назад
Nouradin nrd aLLow kuu nxarizo😥🤲
@user-uv9ih9cp1o
@user-uv9ih9cp1o 7 месяцев назад
still A'm Listen This Song Damm❤
@apdikaafiahmed8111
@apdikaafiahmed8111 4 года назад
Wey Allow ku naxariiiso allow qabrigana u waasici🤲🤲🤲🤲
@shamsudiinabiib3347
@shamsudiinabiib3347 3 года назад
Allha unaxariisto nuuradiin cAbdi
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 9 месяцев назад
Heesta nimcaan hilaac ba ka soo arkay inanka inuu geeryooday hada maqly alle ha u naxariisto😢
@KiinAxmed-j5l
@KiinAxmed-j5l 9 месяцев назад
Amin
@Abdiwali-mr8ns
@Abdiwali-mr8ns 3 месяца назад
2024 yaa dawanaynaa
@naimaabdilahi302
@naimaabdilahi302 3 года назад
18january 2021 Monday morning Time 5:33 Chios greece 🇬🇷 habeen xasus igu leh 💔
@updulrazackibrahim1214
@updulrazackibrahim1214 3 года назад
23 january2021 saturday night 3:45 night athens grecee🇬🇷 habeen qalih ah ✌💚
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 3 года назад
Ana soo kale khamiis 9 bishii 2 aad 2021 ayaan dhagaysanayaa. Athens. Akhiranuun 40. Insha allameel kawanagsan ou dawan doonaa
@binticadey4611
@binticadey4611 3 года назад
@@abdimohamed7425 aduunyada siida ah qofba qofkii in usan helin ay nasiib tahay
@AsmaAadn-ug1ri
@AsmaAadn-ug1ri 9 месяцев назад
Heestan waxn dib uso radiyy 3/12/2023 iyo maalin aad igu xanuun bdnyd qisydda heestan ba qusysa Alle haku nxraiisto nordiin🥺🥺
@axmedcaafi7475
@axmedcaafi7475 9 месяцев назад
Aniga xitaa dib ayan usoo radiyey 😢😢😢😢
@drsaadiqabdirashiid3772
@drsaadiqabdirashiid3772 3 года назад
Xasuusaheena baaqi ayay ku ahaan doonaan qalbiyadeena ❤️❤️💯💯💯
@diamondinazulthaan7373
@diamondinazulthaan7373 2 года назад
28/12/2021 waxaan dareemayaa inaan galay xaalad jcyl oo adag😥 allle hakuuuu Naxariisto wll Nuuradiin😭
@aminaibrahimaminaibrahim2360
@aminaibrahimaminaibrahim2360 6 лет назад
😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪alleh ha u naxaristo nuuradin NRD ALLOOOW QABRIGA U NURI
@maancabdi4014
@maancabdi4014 2 года назад
Waxan dhageysanaya 27/9/2022 maalin salasa ah saacaduna tahay 5:52pm wiilban jeclahay alle hayso dhaweye jacaylkyga waan u sheegey ano ay igu adkeyd weliba wuxuna iigu jawabey wn ku aqbale aan is dabecad fahano ila hada wx hadala kama hayo wanan ku daaley raadintiisa alle hayso dhaweye😭maleysia ayu jooga ana somaliland😭🤲
@khalittzantos9984
@khalittzantos9984 9 месяцев назад
WaLi masoo raadisey heestAn 2023 /Dec/5 night 🎉
@MaahirBarre-fn2fn
@MaahirBarre-fn2fn 9 месяцев назад
Zhp😭
@axmedcaafi7475
@axmedcaafi7475 9 месяцев назад
Haa ilahy haa unaxaristo 😢😢😢😢
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 2 года назад
2023 bn dhegeysanayaa sowmh inta dhegeysanaaa like halaya dhafiin
@ferdowsahashi6618
@ferdowsahashi6618 8 месяцев назад
Heestan waxan so radiyaay 05/01/2024 😢 allha ku naxaristo wllo nuradin naxaristi jano allha ku warabiyo😭
@Dalmar_Yre
@Dalmar_Yre 9 месяцев назад
Sidaaan Comentiga ka arkaaayo Fanaaanku Wuxu Aha qof Aaad looo Jecel Yahey Alle Ha u Naxariiisto AYaan leeeYahey allow intaaan dhageeeste heeesTan asaga danbi Ha uga qorin🙏
@nimcoabdirahman2178
@nimcoabdirahman2178 3 года назад
HaPeeen izniiiinAH taariiikhdU thYy 14/12/20/20 allle ha U naxariìztO wllkYyy😭😭😭😭😭😭😭
@xaawocali663
@xaawocali663 8 месяцев назад
Ilahay haunaxariisto 😢 kuso radiye 2023😢
@aaminocabdulahi4327
@aaminocabdulahi4327 9 месяцев назад
Heestan wxn dhagesanaya anigo jacyl xanunkisa la il daran💔🥺 tarikhduna waa 11/12/2023 malintuna waa isnin sacaduna waa 11:34am
@Sihaamay
@Sihaamay 9 месяцев назад
😭💔Ani xataa abayoh mcn walhie same nahay
@mushtaqcabdirizaq3336
@mushtaqcabdirizaq3336 2 месяца назад
1/7/2024 ayaan so radiyay heestan❤xasuusna way igu leedahy 😢
@maxamuudsiciidmaxamuuddeni541
@maxamuudsiciidmaxamuuddeni541 4 года назад
Alle haw naxariisto fanaankan wxan maqallay heestiisan 8/26/2020 wiil aanu sxpo nahay ayaa aad u la dhacay ana isoo itusay markaan dhegeystay heestan jacaylka xanuunkiisa ayaan xasuustay 2013 noloshan ku jirey iyo heestan siday noloshayday u khusaysay ilaa habeenkaa heesta waan dhageystaa lkn waanka xumahay wxan maqallay inuu fanaanku dhintay suna la siiyey markaan xogtiisa badi doonaY alle haw naxariisto.wll nuuuradiin nrd
@l.tabdiqani3599
@l.tabdiqani3599 4 года назад
Alle haw naxarizto jano farduusana alle haka waraabiyo San filayo waxad soo xasuusatay wakhti adag aadka soomartay jacaylka taliye guulban kuu rajaynaya captain
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Alle ha u naxariiisto
@abdirahmanfigo1042
@abdirahmanfigo1042 3 года назад
yaa sunta siiyay bro
@binticadey4611
@binticadey4611 3 года назад
gurii walba qof buka hosyal allow sii naxaris warta
@mabdihakim056
@mabdihakim056 2 года назад
@Yahye Atacish 🟢 sxip saan maqlay sun ba cunto loogu daray waagi dawladii abdi iley alleh ha unaxariisto Manta qisadiisa maqalay rabi danbigiisa Hadhaafo🤲
@Kingmarwan
@Kingmarwan 16 дней назад
Illhaw u naxariiso nrd 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢illhaw annagana nooga dabo naxariiso
@HapoonUpdirisak
@HapoonUpdirisak 9 месяцев назад
2019/12/30 still listening to this incredible💔😭
@SahraMaxamednuur-f3o
@SahraMaxamednuur-f3o 22 дня назад
February/30/2024 Ilaahaw kuu naxariiso nrd 😢😢😢
@daganqurux3175
@daganqurux3175 9 месяцев назад
Allaha u naxariisto nuradiin inta hesta nimcan hilac kuso maqashy 22/12/2023😭💔
@sadiiqtimiro6801
@sadiiqtimiro6801 13 дней назад
Ilaahay waxn uga baryaynaa in nacariistii jano ka waraabiyo nuuradiin cabdi aadan ma baran qof ks qalbi wngsn😢
@abwaankaarsheade3379
@abwaankaarsheade3379 2 года назад
Heestaaan Waaa Qiso Dhab ah taas oo ku Dhacday abwaanka Hesta Sameeyay oo Lagu Magacaabo Bilig Hurfe ahmed Heesta Kow Waxaa Qaaday Ninka Hadda Laxanka Heesta leh oo ah Mohamed Diiriye Bulshaawi Alle How naxariiistee Waxaa Mar Labaad dib usoo Qaaday Aun walaal Nuuradiin Abwaanka Hessta Sameeyay Wxuu qayb labaad Ka smeeyay isla Heesta bildhaan Dahab Waxaana Qaaada Abdiqahaar ilkacse ✌️
@hodan_bana
@hodan_bana Год назад
Ader isla magaca miyaa abdiqahaar tuu qaaday
@axmedcaafi7475
@axmedcaafi7475 9 месяцев назад
Abwaan caawa ayan dib usoo radiyey heestan waxbadan ayad iifaiideysey 😢😢😢😢😢
@abwaankaarsheade3379
@abwaankaarsheade3379 Месяц назад
@@hodan_banahaaa AdeeeroH oo part two ah
@abdinaasirgureychibaar9680
@abdinaasirgureychibaar9680 Год назад
Heestan Xasuus Waliyah Ayay Nagu Leedahay Aniga Iyo Asxaabtayda Habeen walba Oo Aanu Xiimeyno Oo Aanu Hablo Utageyno Waxa Waxaanu Daran Jirney Heestan Bablihii Aanu Utagi Jirney Mid Kamida Ayaa dhimatey 😫❤️
@nasriincabas7021
@nasriincabas7021 Год назад
😢
@mebrhitshishay4559
@mebrhitshishay4559 6 лет назад
Ilahay ha KU naxristo NRD Ravi naxaristii Jano ha kana warabiyo Ax Ax
@wiziaka5813
@wiziaka5813 4 года назад
Amiin ya rapi
@haybeyare13
@haybeyare13 9 месяцев назад
Heestan waxa kusoo arkay Nimcaan hilaac Alle how naxariisto Nuuradiin
@hamdakeyse857
@hamdakeyse857 6 лет назад
heestan wn ka hely runti😘😘
@alagiejallow6386
@alagiejallow6386 3 года назад
Alle haw naxariisto wllky nuuradiin abdi wlhi heestani aniga qiiro gaara ayey uleeday waayo waxn ogaa qisada heesta iyo waliba qofka ay ku socotay
@NadaFerhan-r6f
@NadaFerhan-r6f 9 месяцев назад
4 12 2023 😢😢
@naseemabdullahi9843
@naseemabdullahi9843 9 месяцев назад
Mxa weye hno😢
@HudaAbdilahi-
@HudaAbdilahi- 9 месяцев назад
​@@naseemabdullahi9843wu dhintay wll😢
@khalittzantos9984
@khalittzantos9984 9 месяцев назад
KaLigey ma dey deyin miya heesta 😭
@khalittzantos9984
@khalittzantos9984 9 месяцев назад
KaLigey ma dey deyin miya heesta 😭 1:02
@suhaybapdirahman9037
@suhaybapdirahman9037 9 месяцев назад
Wlhi isku mud😢
@najumohamed805
@najumohamed805 4 года назад
Allah ha ku naxristo wallkey Nuradiin😭😭🤲🏻
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 9 месяцев назад
my favorite song Rabbi haku dembi dhaafo oo haku naxriisto Qabrigana waasac kaga dhigo
@apdiazizmaarka3423
@apdiazizmaarka3423 Год назад
Heesaha badda gabayga ku socda weyka macaanyihiin heesaha kale,eebe haw raxmoodo fanaanka qaadaya heesta 😢🤲
@khadarcazka7496
@khadarcazka7496 6 лет назад
Allaow kuu Naxirzo NRD
@najumohamed805
@najumohamed805 4 года назад
Aamiin Aamiin 😥😥😥
@neimahassen8720
@neimahassen8720 2 года назад
Allah ku naxriisto Nuradiin😭
@nimobilleomar2864
@nimobilleomar2864 3 месяца назад
Allow u naxariiso yarabi 😢14/6/2024😢
@AhmedFathi-lt1uw
@AhmedFathi-lt1uw 3 года назад
01/march/2021 monday 3:53pm galabnimo Allah kagu naxaristo comment ku ogadey inu wilkani dhinte
@buuhkaisegaheir6339
@buuhkaisegaheir6339 3 года назад
AX WLLKY NURADIN NRD ALLE JANADI FARDAWSA HA KUGU SIMO WLL DAMBIGAAGANA ALLA HADHAAFO 😔❤
@hassenahmedabdilahi2104
@hassenahmedabdilahi2104 2 года назад
aamin
@carafaadabdilaahi
@carafaadabdilaahi 9 месяцев назад
ALE HA KU NAXARIISTO WLL NUURADIN QALBIYADA KA GU IMANAYSID REER JIGJIGA I REMEMBER (GUNBOD ETHIOPIA ) I MISS YOU DDS
@axmedcaafi7475
@axmedcaafi7475 9 месяцев назад
Aamin alaha haa unaxaristo Nuuradiin 😢😢😢😢
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 9 месяцев назад
From tiktok😊🎶🎵🎶🎶❤
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 9 месяцев назад
Beer Jileec From #HillaacMusic 🎉 Laxankaan Qofka saaray waa ayo
@Zulthan_Yarre
@Zulthan_Yarre 9 месяцев назад
isla musica ninka tumay bulshaawi weeye kanba kaga cod mcn hilaac Nrd alle haw naxariiste😢
@abdirahmaniid8299
@abdirahmaniid8299 3 года назад
Just now 5:58 am 22 2 2021 Wednesday Allah yarxam wllo😭😭
@dmohamed
@dmohamed 3 года назад
Maxaa ku dhacay sxb Alle ha u naxariistee
@decoyare4564
@decoyare4564 9 месяцев назад
8/12/2023 Habeen Sabti Ah Ayn Soo Raadiyay Allah Hakoo Naxaristo 😢
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 6 месяцев назад
Heesta baydka labaad bilowgiisa Birta laguma saro Ruux hadii uu bes kuu yahaye Baridada ayaa lagu sabaa Ama la booqdaaye 😢😢😢walhi waxan dareemaya qofkii wehelkayga ah inaan qalad ka galay aniga darteyna uu u dhibtoonayo😢balse maalin uun waan daweyn doona
@ziraajiofficial7106
@ziraajiofficial7106 3 месяца назад
😢
@ismoapdi8400
@ismoapdi8400 2 года назад
ilahow Waa Malin Ciide ilahow adaa Naxariizta Hayee Wxkztana Gacantada ku jiraaane ilahow u naxariiso Yaa Raappi😭 Mar KaLiYa AmeinTa RaciYa
@amiinlibax3731
@amiinlibax3731 9 месяцев назад
Heestan waxaa soo raadiyey 19 December 2023 Alle hawkuu nrd . Goobta Moscow 2:15 habino.
@Maahiryare77
@Maahiryare77 Год назад
Allha u naxriisto Nuuradiin malinkaa Waan joogy meshaas 😢😢
@Fananayman563
@Fananayman563 6 месяцев назад
Maanta oo ay ramadan 7 tahay ayaan soo booqday fanankan ale ha unaxariisto 😢
@khalidxaaji
@khalidxaaji 8 месяцев назад
1/17/2024 😢 berjilaaca wxaa igu wacan barashadaadiYe 😢
@JuunBoramawi-e6s
@JuunBoramawi-e6s 9 месяцев назад
Allha unaxiirto nuradiin wiil dhalinyara ayuu ahaa fananinta jigjiga ka mid ahaa uduceeya wll allha una xariistee
@HodanDigir
@HodanDigir 9 месяцев назад
Heestan waxan soo raadiyay 10 /12/2023
@deeqaabdilahi102
@deeqaabdilahi102 5 лет назад
Allahyow u naxriiizo
@hodanaadan9831
@hodanaadan9831 2 года назад
😭😭😭😭ilaahow kuu naxariiso nuuradiin nrd
@luxurylifStyl3
@luxurylifStyl3 2 года назад
Waan Ogahay Heestan Waan kuso nonoqonaa Si Aad Ufhagaysano Plz Aan Uducayno Walaalkeen Heestana Aan Yareyno Dhagaysigeeda plz plz plz 🙏
@gulledsimba5270
@gulledsimba5270 Год назад
Allow unaxariso😢
@hamdayar8030
@hamdayar8030 5 месяцев назад
Memories never die i was listen from 2022 to 2024 such a great song Nuradin 🥲❤️
Далее
Cabdi Ismaciil Beele l Heesta Dunidda
7:34
Просмотров 855 тыс.
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00
NASIIB ALI | BIDHAAN DAHAB | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:57
Layla - Nuradin Ahmed
7:06
Просмотров 433 тыс.
Fuad Omar - Mays Aroosna
5:45
Просмотров 9 млн
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
FANTASTIC BOYS JIGJIGA & XIDIGAHA GEESKA DHOOL 2018 HD
6:18
ZAMZAM Nuuradiin Axmed
8:21
Просмотров 234 тыс.
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Nuradin Ahmed ..::: Layla :::..
6:31
Просмотров 537 тыс.
Cabdikariim Cali Shaah | Qalbi Dila
6:02
Просмотров 1,2 млн
raaliyo by nuuradiin cabdi (NRD)
6:36
Просмотров 20 тыс.