Тёмный

Billowga Dhabta ah | Wax walba halkaan ayay ka bilaabanaayaan 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 77 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

9 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 379   
@Sheeko-Cusub
@Sheeko-Cusub Месяц назад
Muuqaalkaan Allah Agtiisa Xujo ayuu igu noqon waayo waqtiga ugu baahi badnaa ayuu isoo gaaray Shukran Ustaad omar 🙏🤍
@CawoCabdi-d1q
@CawoCabdi-d1q Месяц назад
Alle haku dambi dhaafo wllo Fariid Bad thye
@AfkaTube
@AfkaTube Месяц назад
Alle wadada XaQaa kuligeen ha inagu wada simo 🤲 amiin
@User7654suy
@User7654suy Месяц назад
﴿إِنَّمَا التَّوبَةُ عَلَى اللَّهِ لِلَّذينَ يَعمَلونَ السّوءَ بِجَهٰلَةٍ ثُمَّ يَتوبونَ مِن قَريبٍ فَأُولٰئِكَ يَتوبُ اللَّهُ عَلَيهِم وَكانَ اللَّهُ عَليمًا حَكيمًا۝وَلَيسَتِ التَّوبَةُ لِلَّذينَ يَعمَلونَ السَّيِّـٔاتِ حَتّىٰ إِذا حَضَرَ أَحَدَهُمُ المَوتُ قالَ إِنّى تُبتُ الـٰٔنَ وَلَا الَّذينَ يَموتونَ وَهُم كُفّارٌ أُولٰئِكَ أَعتَدنا لَهُم عَذابًا أَليمًا﴾ [النساء: 17 - 18]
@MaxamedAadan-tz4pn
@MaxamedAadan-tz4pn Месяц назад
Allaho abrako😮
@RAMINO_7
@RAMINO_7 Месяц назад
Nasiib Daro ka Wayn Majirto Ado Muslim ah Inad Ka Cajisto Saliga Nabiga (ﷺ)❤
@AbdiRaxman-s1b
@AbdiRaxman-s1b Месяц назад
Maso nafbaad leedahaye😂
@IqroXussen-gf1rm
@IqroXussen-gf1rm Месяц назад
Subxanallax
@MaanFuad
@MaanFuad Месяц назад
scw
@AyaanAbdirahmaan-nt6cm
@AyaanAbdirahmaan-nt6cm Месяц назад
Scw❤❤❤
@Fahiimo-j7c
@Fahiimo-j7c Месяц назад
Zcw 😢🎉
@muhammadabdirahman4675
@muhammadabdirahman4675 Месяц назад
Tawbaddu waa badbaado ka badbaadinaysa wxi naftaada , jidhkaga iyo caliqkaaga haligayey iyo waxa ay sheegta cadaynna utey lagu gaartana qofka masuulka ah ❤❤❤❤❤
@Live.kasto.jooge1
@Live.kasto.jooge1 Месяц назад
Maanta first noqday 🥺🥺 plz qof kasto I argo like 😂
@RAMINO_7
@RAMINO_7 Месяц назад
Ok😂😂😂😂
@muhammadabdirahman4675
@muhammadabdirahman4675 Месяц назад
@@Live.kasto.jooge1 hhhh 😂
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej Месяц назад
Qaado like 👍 wan kusaree lagugu dhufayee 👊👊👊🤣🤣🤣🤣
@Live.kasto.jooge1
@Live.kasto.jooge1 Месяц назад
@@MohamedAbdi-hu7ej habaarka iga dhaaf bastartahow
@SUHEYBAfatax
@SUHEYBAfatax Месяц назад
Ustaad Omar allaha ku barakeeyo wax badan baa kaa faa'iiday
@ShuquleShuqule
@ShuquleShuqule Месяц назад
Mowduuc muhiim u ah dhalinta maanta nool mahadsanid ustaad omar inshaar
@ZaynebAli-t4t
@ZaynebAli-t4t Месяц назад
Haye waansoodhikaa😂
@NasriMohamettbadal-wl3zn
@NasriMohamettbadal-wl3zn Месяц назад
Jazakallah wllkey Qalbiga ayaa igo Xasilay Naseexadada Alle haku Barakeyo saxiip❤️
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 Месяц назад
Caawa oo ay taariikhdu tahay 26 August 2024 ayaa muqalkan dawaday Go'aan ayann nafteyda ka qaatay iigu so duceeya in alle i fudeydiyo somaliyeey, 90 beri ayaan kuso noqon doona muuqalan December 2024 ano isabadelay.😢😢😢
@LiibaanCk-nl6yw
@LiibaanCk-nl6yw Месяц назад
Keep going ❤
@MaxamedAbshir-e1q
@MaxamedAbshir-e1q Месяц назад
ilaahay haku garab galo zxb nolashu waa isbadal jogtaa zxb krrp going malintaa decembe 2024 malintaa comantigayga igaso jawaaba ado isbadalay kkk keep going lbx
@Siham_zam
@Siham_zam Месяц назад
@@MaxamedAbshir-e1qInsha’Allah ku dar wllkey
@ayubabdidahir1094
@ayubabdidahir1094 Месяц назад
Sxp guul ku rajeen, go'aanka aad qadatayna aad ka dhabayso
@abumansoormohamed
@abumansoormohamed Месяц назад
شكرا لك أستاذ عمر. هذا موضوع مثير . من وجير
@bakarbulshawi9007
@bakarbulshawi9007 Месяц назад
Omar inshaar marwalipa aad bost gareyso muqaal waanku faaaida shukrn walalkey Alle haku xifdiyo ❤
@JiraalStory
@JiraalStory Месяц назад
Ustaad Umar inshaar ilahay haku barakeeyo wlh waa kanaalka kaliya ee somaliyeed ee ka hadlo waxyaabo aysan ka hadal umadan oo dhan wan faiidanay ustaad horay u soco 10milion insha allah
@nasriinmire8991
@nasriinmire8991 20 дней назад
Shukran ustad muqalkan waxuu badale waxyabo bdn nolasheyd ka mid eh adne ustad alle hakaa abal mariyo 😢❤
@AbdirahmanMaxamed-wh1qv
@AbdirahmanMaxamed-wh1qv Месяц назад
Omar inshar waal waad mahsan tahay waxyaaba badan ayaan kaa faiday ilahay haku xafido wll qaali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdimalikAbdullahi.
@AbdimalikAbdullahi. Месяц назад
جزاك الله خيرا أخي الحبيب
@GullethShakunda
@GullethShakunda Месяц назад
Thanks ustaad omar inshar
@abdirahmanadamsiad442
@abdirahmanadamsiad442 Месяц назад
جزاك الله خير الجزاء❤
@Özge_BalaM
@Özge_BalaM Месяц назад
Qofka an xumeyaaay qqalbiga an dhawacay qofkle malahn waa isla naftyda wayo wxn ku xumahay go'an qadashada Nolsha mrkzto an dhaho nftyda waaa sameysay isbadalkii malin ama malmo kadip wxn arkaa anigo go'ankeygii qilafaayo bal iso duceya si an go'amadeyda Oga Miro dhaliyo insha'Allah🥹🤍
@Hodanabuuka
@Hodanabuuka Месяц назад
Aniga xatee go,aanka igu adag markasta oo go,aan qaato waan burburiyaa😢
@Mda.77737
@Mda.77737 Месяц назад
إناالله لا يخفى عليه شيء في الأرض ولا في السماء ❤
@Yacquub21
@Yacquub21 Месяц назад
Mahadsanid sxb omar inshar waxbadan ayan kaa faiiday
@KhadarCumaan
@KhadarCumaan Месяц назад
Allah sub xaana watacaala quraanka kariim ah waxa uu noogu sheegy suurratu Al xaaq qoow mam kii naga horeye in qaar kamida loo halagy ineey ka leex den wadi nabiyadii losodiray
@C.raxmaanXaaji
@C.raxmaanXaaji Месяц назад
Mahadsanid wll ❤❤❤❤❤❤
@abdifatahhaji629
@abdifatahhaji629 Месяц назад
Waad mahadsan tahay wllkay wlhi anigo meel la igu aaminay ayaan wax badan is daba mariyay lacago badana ka cunay ilahay waxan ka baryaya inuu isiiyo hanti aan ugu celiyo qofkaas ilhayna iga cafiyo wll iso duceeyo in tawbada la iga aqbalo😢😢
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 28 дней назад
Danbigaa qof ka gashid ilaahay kaama cafin karo qofkii uunba ka cafin kara Ee qofkii cafis waydiiso walaal
@abdifatahhaji629
@abdifatahhaji629 24 дня назад
@@Fatimamohamed-li4cx hye wll shukran
@khaalidaxmed1315
@khaalidaxmed1315 Месяц назад
جزاك الله خيرا أخي عمر.
@Awooo-z9r
@Awooo-z9r Месяц назад
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك Aad baad mahadsan tahay Baraarujintaas ilaahay miisaanka xasanaadka hakuugu daro
@MarwaXamdi
@MarwaXamdi Месяц назад
Shukran wll
@AbdiraxmaanIsmail
@AbdiraxmaanIsmail Месяц назад
موضوع مهمّ جدّا
@FoosGuntur
@FoosGuntur Месяц назад
Jazaka Allah akhi❤
@AxmadCabdi-te2cu
@AxmadCabdi-te2cu 21 день назад
Alxamdulilah ☝️
@AliArte-f2e
@AliArte-f2e Месяц назад
Mahadsanid walaal .
@MohammedAsad-l9r
@MohammedAsad-l9r Месяц назад
Ilahaw gafkeena iyo geerideena ha kulansiin yaa rabbi🤲
@KhaalidKing
@KhaalidKing Месяц назад
Lkn sxb ilaahy inuu dhinto ama kamuu baqaayo ee tusaale haku soo qaadan sxp qof ka casanayo inuu dhinto sbbto ah hadii aad ilahy casiso iyo hadii aad cabudo isaga waxba uma taraysid laba gooraba ee waa wax inaga inoo Dan ah balse farxada uu allaah inagu farxayo markaan towbad keeno waa uu na jecel yahy balse asaga cabsi ma hayso Jazakalah
@remlatahir8633
@remlatahir8633 Месяц назад
Wll fariintada dib u aqri...😊
@nuurdeq3691
@nuurdeq3691 Месяц назад
WALLAhi 14 sanojir ayaan ahay malinwalba alla ayaan utowba Keenaa ama qalad an kudhaco ama an qalad an kudhicin wan jeclahay inan marwalbo Alle cafis weydiisto
@nimo_hodanmohamed4308
@nimo_hodanmohamed4308 Месяц назад
Mansha Allah ❤
@ahmedka001
@ahmedka001 Месяц назад
kolay man jeclayn inan comment so qoro balse duruufaha igu kalifay fadlan waxan idinka codsanaya inad si wada jira igu ducaysan mahadsanidiin🙏
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Месяц назад
Ilaahey haku siiyo muraadkaaga oon macsiyo ahyn wll
@DaalibulCilmi
@DaalibulCilmi Месяц назад
Maasha Alaaah Soo Badi Tawbada Iyo Qisooyinka Ducada wll Mahadsanid ❤❤❤❤❤
@miyamiya3372
@miyamiya3372 Месяц назад
جزاك الله خيرا
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k Месяц назад
Thanks ustad 😊
@universe7245
@universe7245 Месяц назад
Jazaka Allah akhi
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 Месяц назад
ماشاء لله يا استاذ عمر صوتك هادئ
@TijaaboTijaabo-i1r
@TijaaboTijaabo-i1r Месяц назад
ماشاء الله جزاك الله خيرا أخي
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir Месяц назад
Mahadsanid walaal cumar inshaar
@munaaxmed2253
@munaaxmed2253 Месяц назад
Shukran wllo
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 Месяц назад
Cowgeena ethiobia cagta hoosteeda allah geliyo codowga islaamka iyo codowga iyo jiritaanka umada soomaliyeed 😢😢
@AsuumHossain
@AsuumHossain Месяц назад
Ethiopia oo dhulkaaga kugula nool maa cadaw kugu ah
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 Месяц назад
@@AsuumHossain Ethiopian 🇪🇹 afsomali bartey miyaa thy sxbow mida kle Ethiopian hada thy waxaa thy codowgeyga koowaad deegaan iyo wada noolaansho nagama dhaxeyso waa ogthy 77 sidaa idin galney isha allah awooda somalia wey soo laabaneysaa isha allah
@AsuumHossain
@AsuumHossain Месяц назад
@taamirsharif6716 horta adaaba af somaliga si fiican aan uguba hadlay marka runta laydiin sheego baa waxaas ku meeraystaane dad iska dhiga horta ethiopia dhulkaagay ilaaliso ka saar markaa hadla nadhaac caadiyaaba tahay laxyay
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 Месяц назад
@@AsuumHossain ok hada si fcn isku sheegtey qolada thyna waa grtey dhaq iyo wax kasii xuna adiga ah 🖕🏻🖕🏻🖕🏻
@ans2679
@ans2679 Месяц назад
Mahadsanid Wll ❤
@shijo2055
@shijo2055 Месяц назад
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲 🤲 🤲 🤲 😢
@AbdiraxmaanIsmail
@AbdiraxmaanIsmail Месяц назад
ماشاء الله يا استاذ بارك الله
@badr3628
@badr3628 Месяц назад
jazakAllahu kheyr brother
@Hidanhuda
@Hidanhuda Месяц назад
Dadka kala fikir duwan ana marka danbj yar galo waxaan is dhaha nafta ayaa kabixi karte ilahey ulaabo hada janis heesataye intana dhiman 😭😭😭yarabi qatumada nowanaji 😢baliis hadib dhigina towbada
@cabdifitaaxdaahir489
@cabdifitaaxdaahir489 Месяц назад
Hinda maasha allaah aby waxyar makulahadli karaa luuqa wlshy aan iska faa'iideysano wllo❤❤
@JIROOW-sv7
@JIROOW-sv7 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal Месяц назад
نعم 👍 هذا كلام صحيح شكرا جزاك الله الجنة
@GEDOBOYJUNIOR
@GEDOBOYJUNIOR Месяц назад
Team Ogaansho Gather here ✌️♥️🦁👈
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Месяц назад
Dambiga aad ilaahay ka gasho hadii ilaahay ku wafajiyo Sisahlan baad uga toobad keeni kartaa waxaana kugu filan inaad ka murugooto dambigaa goaan ka gaadho samayntiisa oo aad ka hadho, laakiin ka dadka aad ka gasho waa Qatar inaad isaga cafis waydiisato baa lagaa rabaa hadii kale Camalkaaga baa umaqan maalinka qiyaame hadaanayna ciqaabtiisu aduunka kuugu iman. Maanta dunuubta aynu galo waxaa ubadan kuwa aynu basharka ka galo Sharftooda aynu wax kasheegno walaalkaa xumaan lagaaga sheegay aad sii faafiso Ceeb aad ka ogaatay aad ka faafiso aadna Xamato saasoo ay tahay umana aragno inaynu dambi galay laakiin Xantuba waa dambi qof Muslima aad ku aragtay uuna qarsanayey oo aad ku ceebaysay kana faafisay waadna iloowday inaad dambi cagaleh oo aduunka dul soconaya aad tahay laakiin ilaahy ku asturayo. Hadaad dadka xamatid Ceebohoodana faafisid adna in lagu xaman kuwaagana ilaahay faafinayo uun ogoow. Maxaa qof Ladulmiyey Hurdadu ka Iman ladahay ilamaduna ka qubanaysaa ilaahayna uu uqayshanayaa kii dulmiyeyna uu Khuurinayaa oo iska hurdaa isagoo umaleeya inuu raaxdaa kusii jiri doono😢😢😢
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Месяц назад
Mahadsanid wll qli❤
@HuseinOmer-s8v
@HuseinOmer-s8v Месяц назад
Dambi uun weeye tawbaduna waa lagama amaarmaan. Hadiise aad u sheegi kari waydo waxaa fiincan inaad u ducayso meelaha dadku isugu yimaadaana aad ku amaanto. اللهم اغفرلي ولمن اغتبته وظلمته وشتمته واسات اليه اللهم تجاوز عني و عنه. Ducadaas ayni badinno. جزاك الله خير الجزاء.
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Месяц назад
@@HuseinOmer-s8v Haa laakiin soow kama adka mar walba Inaad qof kale ducadiisa iyo amaantiisu dusha kuu fuushaaba dhibaato ah Isaguse inuu ducadaada aan ku qancin soow lagama yaabo Marka marka horeba ka Taxadar oo qof dhibaato hau gaysan haday kaa dhacdayna inaad usheegto in meelahaad ku cayday aadku amaantaaba ka saamayn badnaan karta Laakiin saas aad udhigaysid waan uducayn uma Dhib Yara umana sahlana qof Dambiga aad ka gashay inay noloshiisaba burburisay baa macquula.
@cabdwasaccabdwasac4999
@cabdwasaccabdwasac4999 Месяц назад
جزاك الله خيرا اخي الفاضل Qur,aanku runti hadii loo fiirsado dhankasta waa uu kaa dhisaya xaga towbada marka aan ka eego ayaada iigu rajada badani waa aayada ku jirta suuratu annisaa ( ومن يعمل سوءا او يظلم نفسه ثم يستغفر الله يجد الله غفورا رحيما)
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w Месяц назад
Walahi si hadii loo fiirsho wey adagtahay waxa aad sheegtay lkn waa qasab arimaahaas nafteyna
@Maryuumey
@Maryuumey Месяц назад
Marka aad towbad keento ilahay waa uu farxaa marka aan ka farxino ilahay ❤ Allahuma inii tubtu ilayh 3X
@AbdinurBoss
@AbdinurBoss Месяц назад
Masha Allah ilhy danbigaga ha dhaafo Zxp
@bishaaroaxmed757
@bishaaroaxmed757 Месяц назад
Shukran ustaad
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Месяц назад
Wllalahay waxan idinka codsanaya in layga duceeyo qaadka iyo sigaark Dhamaanteen alla hayino denbi dhaafo
@KaaliyeShow
@KaaliyeShow Месяц назад
Ilaahey ha kaa madoobeyo
@haa8793
@haa8793 Месяц назад
Ilahay haka madoweyo bro haniya jabin marwalbod tukato ama u qalbigag duco kuguso dacdo adigo cunayo ama xaladaa wali kusugan ilahay bari inuu kaamadobeyo malin un waalagaa aqbali haniyad jabin ducadana hakaqusan ilahay wa naxaris badane ilahaygi cumar warkisa kuguso hagay wa 1 hal kamid ah ee ilahay kagamadoweynaayo Allaha kamadoweyo wil an daris aheyn ayaa mardow kugeriyoday darogo uisticmali jiray Alaha unaxaristo
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Месяц назад
@@haa8793 amiin wllkay adna wllky alla waxd ku faraxdo aduun iyo akhiroba alla haku siiyo
@cismaanxiireey5748
@cismaanxiireey5748 Месяц назад
Allahu Akbar ☝️
@YaasiinMohammed-g7p
@YaasiinMohammed-g7p Месяц назад
Mahadsanid wll
@WariyeIndhoos
@WariyeIndhoos Месяц назад
❤ Barnaamij Loo Baahnaa Ustaad Omar Keep Going
@NatureMelodies-w6o
@NatureMelodies-w6o Месяц назад
Mawduuuc qiimo leh masha aallah
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Месяц назад
Waad ku mahadsen tahay walal sida aad mar walba noo dhiiri galiso ma xan bay noqoneysaa ma ogi mar dhaweyd ban lahaa cumar inshar sida dadka walalihiis la dhashay oo kale buu noola hadlaa noo dhiiri galiyaa yacni waxa uu sheegayo markas si dhab sida dad is yaqaan buu noola hadlaa koley xuman kama wadin inaysan xan noqoneyn baan u maleyn mahadsenid🫡
@AbdirahmanOsool
@AbdirahmanOsool Месяц назад
Masha Alah wll Omar inshaar
@siciidcalijaamac2113
@siciidcalijaamac2113 Месяц назад
Masha Allah Alle hakaa abaal mariyoo walaalo khayrkaas aad nala wadaagtay❤
@Hamda6
@Hamda6 Месяц назад
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة 🤲🤲
@Mubaarakmuqdishaawi
@Mubaarakmuqdishaawi Месяц назад
اللهم اغفر لنا ذنوبنا وتب علينا انك ان التواب الرحيم
@bahjodaahir664
@bahjodaahir664 Месяц назад
Umar insharoow wallahi muuqalkan waa Kan aan hada ku jiro waxa mooda inaa aniga la igu talagalay waxan raba inaa hadda ka tago garawe u haajiro muqdisho 😢😢😢😢
@maryanbilemaxamed9305
@maryanbilemaxamed9305 Месяц назад
Marka imaato dadka lasaxiibeso dad ilaahay ku dhaweeynayo ha ahadan saxiibo fcn sameeso
@MaryanBilan
@MaryanBilan Месяц назад
Scw
@MaryanBilan
@MaryanBilan Месяц назад
❤❤❤❤❤
@Nour.abdilahi
@Nour.abdilahi Месяц назад
Thanks you omer
@maalahmed1008
@maalahmed1008 Месяц назад
من تاب إلى الله توبة صادقة نصوحًا؛ تاب الله عليه، وغفر له جميع الذنوب، الشرك وما دونه، قال الله سبحانه في كتابه العظيم: قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَى أَنْفُسِهِمْ لا تَقْنَطُوا مِنْ رَحْمَةِ اللَّهِ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ😊❤
@Yooniscabdi-vj7ld
@Yooniscabdi-vj7ld Месяц назад
بارك الله فيك
@CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
@CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad Месяц назад
ماشاء الله بارك الله فيك أحي مرحبا وسهل يا أخي العزيز العمر إنشار أصلح الله عملك وأمدك الله عمرك وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته 🙏🙏🙏🙏🙏
@KhadroIsack
@KhadroIsack Месяц назад
ان الله يحب التوابين ويحب المتطهرين ❤
@SaciidaadanAbdraxmaan
@SaciidaadanAbdraxmaan Месяц назад
Allah ku daayo cumarow
@SaidIsack-z3u
@SaidIsack-z3u Месяц назад
Maash allah
@AbdirahmanOsool
@AbdirahmanOsool Месяц назад
Aamiin Aamiin Aamiin
@SakariyeAxmed-c8e
@SakariyeAxmed-c8e Месяц назад
Ogansho wll ilahy haku sharfo
@abdifatahahmed7403
@abdifatahahmed7403 Месяц назад
Dambiyada qofka baniaadmiga ah ow galo waa 3qaybood 1-mid ow ka galo rabigiis ama illaahiisan 2-mid ow ka galo qof kale oo baniaadmi ah 3-dambi ow nadtiisa ka galo:dambi kasto waxaa Laga rabaa in ow ka towbad keeno.
@MohametHAbdiToniH
@MohametHAbdiToniH Месяц назад
Wllhi ilaahay qofkuu wax fahansiiyo unbaa waxfahma allaw wax nafahamsii😢😊😊
@Yooniscabdi-vj7ld
@Yooniscabdi-vj7ld Месяц назад
Masha allah
@FuadNasir-cc1vf
@FuadNasir-cc1vf Месяц назад
Omar ilaahy hakuu abaal Mario daadalka ummada ummada u heysi wllh muqasladadu badana anoo isbadal ama towbada go,ansadey ayuun bey ii soogaadhi wly m.allah jazaka akhii❤❤🎉
@LiibaanCk-nl6yw
@LiibaanCk-nl6yw Месяц назад
Ustaad aad baad umahadsan thy ustaad omar inshar ❤🎉
@queennatasha7561
@queennatasha7561 Месяц назад
Ogaansho kanaal aan inbadan ka faa'idey alle hku sharfo ustaad Cumar inshaar
@cabduraxmancabduqadir3021
@cabduraxmancabduqadir3021 Месяц назад
Qiso cajiib ah Qoraaga qisada leh waxa uu leeyahay "Mudo bil ah ayaa maalin walba istiqfaarsan jiray 5,000 oo mar, Allah ayaan ku dhaartay Allah ween waxa uu isiiyay Hanti aad u badan" Mudo bil ah maalin kasta istiqfaarta joogtey oo hel hanti aad u badan Hadaba qisada soo socoto ee aan ka sheekeen doono qisadaada ha noqoto By Zahid
@saidismailsaid4445
@saidismailsaid4445 Месяц назад
استغفرالله وأتوب إليه
@qasri-dhiirigalin-somaali
@qasri-dhiirigalin-somaali Месяц назад
IFAHMA OO IDAREEMA ❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye😊
@xasanabdi1290
@xasanabdi1290 Месяц назад
قال النبي صلى الله عليه وسلم. عن ربه { ...يا عبادي إنكم تخطأون باليل والنهار وانا أغفر الذنوب جميعا فاستغفرونى أستغفرلكم } Maanta hada Janis hesatid Bari hasugin sabto ah ma taqinid xili lagu so jiro ama geridada ee imaneso adon agooyn. 😢
@fahmidias7489
@fahmidias7489 Месяц назад
Masha allah mowduuc aad uu fiican jazakallah akhii omar 🙏🏻👍
@Menes_gamer
@Menes_gamer Месяц назад
الهم صلي ؤسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم 💖
@AbdallaAli-g6e
@AbdallaAli-g6e Месяц назад
Saaxiib kanalka kale ee omar inshaar podcasts noo soo dhig
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 Месяц назад
I badan ayan dhagaystay muqalo noocan ah lkn la rajaa a lii...allow ii naxariso...😢😢
@walaalahaisjecel9380
@walaalahaisjecel9380 Месяц назад
قال رسول الله ﷺ: ❪الْبخِيلُ مَنْ ذُكِرْتُ عِنْدَهُ، فَلَم يُصَلِّ علَيَّ.❫ رواهُ الترمذي صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمَا.. اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ 🌸.
@amencade9533
@amencade9533 Месяц назад
Ustaad Omar Alle hainoo danbi dhaafo dhamaantiinba
@nafisowarsame9188
@nafisowarsame9188 Месяц назад
Jasaakallahu kheyr wllo❤❤❤❤
@AXMATO_
@AXMATO_ Месяц назад
Ustaad cumar inshaar Alle haku sharfo wll
@Hamda6
@Hamda6 Месяц назад
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته ❤ اخي العزيز عمر شكرا ألف مرة
@CaliAdan-zi2xt
@CaliAdan-zi2xt Месяц назад
أللهم أنا نسألك حسن الخاتمة ❤❤❤
@Golxjrdj
@Golxjrdj Месяц назад
Tasi Wa Xaqiiq 😢😢 Marnaba Allah in La Qiyani karin 😢 Subxan‘allaH
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy Месяц назад
Masha Allah ustaad Cumar Allah ku xafido 💕💕💕🥰🥰🥰
Далее
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
Просмотров 112 тыс.
İlham Əliyev və Vladimir Putin görüşü başladı
00:17
ОНА ОПЯТЬ ПОЁТ 😱
3:05:53
Просмотров 1,1 млн
Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .
27:35
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
sidee dib ugu dhisay maskaxdayda  ?
12:39
Просмотров 125 тыс.
Shayga ugu adag Noloshaan | Nolol qabyo ah 😵
16:16