Тёмный
OGAANSHO
OGAANSHO
OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Ku soo dhawaada Ogaansho : يا أهلا وسهلا
Email: oinshar@gmail.com
Farriintaan hoose waxay ku socotaa dadka badan ee aanan soomaalida ahayn ee soo booqdo kanaalkeena ogaansho ee is waydiinaayo talow kanaalkaan muxuu yahay
لمن يسأل أنا مين ؟
إسمي عمر صومالي وهذه القناة باللغة الصومالية لغة الشعب الصومالي الكبير : هي ليست لهجة عربية وإنما لغة مستقلة تماما مع وجود كلمات عربية كثيرة جدا وتكتب بالأحرف اللاتينية
ممم تقدر تقول عندي لغتين الصومالية والعربية بالطبع لن تفهم كلمة واحدة إذا كنت غير صومالي ولكن أرحب فيك يا أهلا وسهلا
telegram : t.me/Officialogaansho
Facebook : facebook.com/OGANSHO
Dahab.
1:50
День назад
Комментарии
@CapdiCaziz-w9r
@CapdiCaziz-w9r 47 секунд назад
Cr 7 🐐 goat❤❤
@ibraahimibraahim764
@ibraahimibraahim764 Минуту назад
Asc cumar guriga fuqorad sidu ahaa
@asadibrahim104
@asadibrahim104 58 минут назад
Maanta bilaabaa, maadaama isku daygi hore iga fashilmay. 3da October ayan kuso labana. Markan insha Allah wa guleysana😢
@mdeeqhassan4940
@mdeeqhassan4940 Час назад
Laga yaabe xiliyaadas in ay ahayd dhul dhir badan leh dhulba dhulka uu ka dhir badan yahay wa ka qabow yahay tusale somali k.furta way ka qabowday g.dhexe ila iyo waqoyiga jabuti
@Khadarofficial1
@Khadarofficial1 Час назад
Sida kale waad u fiican tahay, balse Carabta xunxun maxaa lagaa siiyaa?
@GarxajisWayne
@GarxajisWayne Час назад
Kawarama DHaLinyaro Hadaynu ciiidan iswada Qorno waayo dagaLki 3 hadu dhuci rapo cadawgeena waynu garanayna waa Labadowladood Ee dhaLinyaro Aanu uKacno
@CabdulaahiQasimcali
@CabdulaahiQasimcali Час назад
Kusalli rasuulka scw
@ahmednuur8918
@ahmednuur8918 Час назад
Ariin ayaa igu adkaate wuu iga dhaaman waaye laakin manta ayaa bilaawaa wax aan rajeen in ayaa iga dhamaato inshalah
@NadaHussein-v2e
@NadaHussein-v2e 2 часа назад
Manta ay bishu tahy 3 /6/2024 change life illahayoyy hadafkayga iyo halkan gadh isleyahy ii dhibyareee wax badan ayan kabadali doona insha allh 90 days🥺🤲🤲
@xamdimgxmohamud4074
@xamdimgxmohamud4074 2 часа назад
haa lkn why ay dumarkooda dhar madow u xirtaan
@axmedcumar3718
@axmedcumar3718 2 часа назад
CUMAR ishaar waxaan ka mid ahey dhalinyarta bage kaaga ku xidhin wll waxa dugsiyada ku yaala Dalka waxa lagu dhigaa world war2 Christopher colombus Aduf Hitler mida kale somalidu wax ay leedahay taariikh marka laga tago mida madow ee dagaaladii sokeeye meedey tii Islamku xadaarada iyo il bax nimada aduunka kaliya iyaga miyaa wax ka ogaadey. Hebel baa waxaa sameeyey waa reegalbeed meeday teenii iyo tii umada isalmaka. Waxaan rajey nayaa hadaad akhridu inaad muuqaal ka soo sameyn doonto
@CqaadircalMohamuud
@CqaadircalMohamuud 2 часа назад
Videogan yaa daawanayo 2024 July 😂😂
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 2 часа назад
Öl oder Kohle haben sie verbrannt oder?😅
@XasanZizu
@XasanZizu 2 часа назад
17:52
@XasanZizu
@XasanZizu 2 часа назад
Jubada hoose wax nooga taataabo
@CwaaxidRabiic
@CwaaxidRabiic 2 часа назад
Bosasao isku bada shay
@الصومالي-ك3ض
@الصومالي-ك3ض 3 часа назад
❤❤
@Mahath-c9
@Mahath-c9 3 часа назад
Runtii intaan yaraa maanan arkin, balse marka aan dhabardhabar u seexdo ayunbaa; mararka qaar ay imanaysaa. ALLHAMDULILAAH.
@MahadAdanmaxamed
@MahadAdanmaxamed 3 часа назад
hawartaa
@MahadAdanmaxamed
@MahadAdanmaxamed 3 часа назад
goat ronaldo
@abdishakurxuseen2730
@abdishakurxuseen2730 3 часа назад
Waan yaabanay cumar qatar waali weeye
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 3 часа назад
jigjigan joga jawigu wuu daganyahay alxm inta kulula allaha qaboojiyo
@Mk__Browny
@Mk__Browny 4 часа назад
Wednesday morning 3/7/2024 l want to start changing life I. A isoduceya wlalayal 💯🙌
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 4 часа назад
hargeisa april may kulayl aan horay arag kajiray imika julay june caadi dabayl aad udaran jawin dhex dhexaad ah
@AbdirahmanSomane
@AbdirahmanSomane 4 часа назад
I a manta kadib nolasheyda sidii hore inu wax iska badalan rajeynayaa I a 3/7/2024
@user-wy6ee4xn8l
@user-wy6ee4xn8l 4 часа назад
Zxp sow lagama yaabo in ay alshabaab madaam halkaas lagu tuhmo in ay ku xooga bdn yihiin
@salaadmohamed5368
@salaadmohamed5368 4 часа назад
Niyow shire xirfad inten ka helaa?
@zackmohali9468
@zackmohali9468 5 часов назад
Igula sali wall xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@zackmohali9468
@zackmohali9468 5 часов назад
Scw scw scw scw scw scw 😊
@cabdoocismaansaalax8883
@cabdoocismaansaalax8883 5 часов назад
War meeshu meel lagu noolan karo maaha
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 5 часов назад
muqdisho 31 digrii☀️🔥
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 5 часов назад
Somali iyo carabi waa luqadaheena❤
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 6 часов назад
Alhamdulilah wllhi hada nahay somali ILAHAY waa no nimceyey
@YaxyeFarxaanIbnuweyso
@YaxyeFarxaanIbnuweyso 6 часов назад
Mawduucan xalkii sa waxay ku jirtaa in la helo architects xirfad u leh dhismaha guriga waxna daraaseyn kara
@SuheybKhadar
@SuheybKhadar 9 часов назад
Bal ka waran wadaada didn't u haystack khamiiska hadeer
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 9 часов назад
Waxaan kasoo jeedaa degmada luuq ee gobolka gedo oo ah mid kamida magaalooyinka ugu kulul dalkeenna haddiiba aysan ahayn tan labaad ama saddexaad boosaaso iyo berbera marka laga yimaado waagi aan ku moolaa ma dareemi jirin kulaylkaas waan ku lugayn jiray banooni baan ku cayaari jiray waxba uma arki jirin 10 sanno oo aan dalalka galbeedka ku noolaa sannadki lasoo dhaafay ee 2023 ayaan tagay mandheera oo ah xuduud beenaadka kenya iyo soomaaliya muddo isbuuc ah oo aan joogay waan ka dhex bixi waayay hotel ki aan degenaa ee qaboojiyaha lahaa kulayl aan is iri ma dab caadi ah baa ka shidan baa kajiray aniga oo qof weyn ah horayna u aqaanay baa u adkaysan waayay ku yaroo aan dhalay baa ila socday wuuba sigtay oo naqaski baa ku dhegi gaaray habeen ay korontadi naga tagtay in saacado ah oo ay naga maqnayd aad baan uga walwalay maxaad kan yar meeshaan ugusoo kaxaysay baan is iri cumar inshaar runti qofka hadba meesha uu la qabsado caadi ayay latahay kulaylka waxyar haba kasii badnaado si hore balse waa un sidi waxa isbadalay waa aniga heer diyaaraddi aan saarnayn kulayl dartii uu ka degi waayo ayuu noqday cunuggi ila socday dadki diyaaradda saarnaa wayba ku qoslayeen isna oohin buu afka furtay.
@SoumeyaKadar
@SoumeyaKadar 9 часов назад
Hadan ku dhoho xagayga wa 99° kwrn
@puntitepuntland8352
@puntitepuntland8352 10 часов назад
Eldored waa meesha lagu soo dhisay dowladda Somalia ee maanta Hawiye kaligiis harsanaayo, magaaladan Alshabaab iyo xulufadooda kali ah beysan sumcad u lahayn ee Somali ha nabin
@aliahmed-bo4vk
@aliahmed-bo4vk 10 часов назад
Germany 🇩🇪 Heizung kahor See aheyd noloshu😂
@Muslim4_Life.
@Muslim4_Life. 11 часов назад
Abit Wa Manal malhorya ma hista ain
@aadaniidow9249
@aadaniidow9249 11 часов назад
Maanta ayaa iswaydiiyay suasha 😮
@mohammadhussein4751
@mohammadhussein4751 11 часов назад
ustad omar tan iyo 100k kugu xirnaa waligey ima dhafin war aad so dubto intaa xasusto wana xiiseyaa waxa so diyayar riso o dhan blse waa necbahay marka carabta iyo qalijka ka hadleyso sawab la xariirto arinta Qasa walaheyn
@Yaxyemohamed-kq5rf
@Yaxyemohamed-kq5rf 12 часов назад
Alle ha naxariso 😢
@wiil9335
@wiil9335 12 часов назад
Sayafka ama Samarka baad tidhi adiga oo Xagaaga odhan karayey? Cumararow malaha qolyihii aad maagi jirtaad nagu noqotay 😂
@GamuureGamuure
@GamuureGamuure 12 часов назад
Kuguma raac sani in carabigu uusan ahayn af qalad, waa run oo waxa ku qoran cilmi badan oo ka muslim ahan na quseeya afkeeni waa kan an kugula hadlayo waxana ka bartay hooyaday aduunka wax yaabahan ugu nicbahay waxa ka mida umad ahan marka la dhaho waxana lahayn idinka leh ama anaga leh waxan u baqaa waxa saxda ah ee an leenahay.
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 12 часов назад
Magaalada bosaso 3 bilood ayay kulushahay wa 6 7 8 iyo inta hore bisha 9 Wuxuna gaara 45 waana laga xagaabaxa lakin ganacsiga ma istaago
@RaOu-wv9to
@RaOu-wv9to 12 часов назад
صح والله
@majray6357
@majray6357 12 часов назад
I really need someone to move me from the UK and take me to Qatar, Sharjah or Makkah 😢❤
@cismanjawari991
@cismanjawari991 12 часов назад
Mahadsanid Ustaad Cumar intaa waxaa dheer neefsashada Badda Cas taas oo ka imaanaysa Kulaylka Jahanama Allah ha naga bad baadshee
@M.khaliij.
@M.khaliij. 13 часов назад
Matoorada iyo gawarada shidaalka xeebta kuleel daran ayeey leyihiin