Тёмный

Bixitaanka Ciidamada Itoobiya | Shalay iyo Maanta Siraaju Diin Xaqqaani | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 92 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 612   
@User7654suy
@User7654suy 3 месяца назад
﴿قُلِ اللَّهُمَّ مٰلِكَ المُلكِ تُؤتِى المُلكَ مَن تَشاءُ وَتَنزِعُ المُلكَ مِمَّن تَشاءُ وَتُعِزُّ مَن تَشاءُ وَتُذِلُّ مَن تَشاءُ بِيَدِكَ الخَيرُ إِنَّكَ عَلىٰ كُلِّ شَيءٍ قَديرٌ﴾ [آل عمران: 26 - 26]
@BalqiisaCabdi-zj5ld
@BalqiisaCabdi-zj5ld 3 месяца назад
Allahu akbar ❤
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 3 месяца назад
Ma aqaano qofka qoraalkeyga akhrin doona balse ilaahey janada ha inawada galiyo ❤
@ISMAILIBRAHIMMO
@ISMAILIBRAHIMMO 3 месяца назад
Insha Allah walal
@macaanos
@macaanos 3 месяца назад
Aamiin yaa Ranbi
@SumayaElmi10
@SumayaElmi10 3 месяца назад
Allahuma Aamiin aamiin yaa Rabbi jazakallahu qeyr walaal
@naimaofficial3129
@naimaofficial3129 3 месяца назад
Aamin yaa rabbi 🤲
@najmamukhtar7469
@najmamukhtar7469 3 месяца назад
Amiin yrb ❤
@xasanmaxamuud8694
@xasanmaxamuud8694 3 месяца назад
Walaahi ninkii dhagaysta xalqadan ee fahma nasiib uu leeyahay , mahadsanid omar walahi dhalinta somaliyed kuma hilmaami doonaan waqtigan aad uso baxaday ee beenta iyo bugtu ay faaftay.
@maxmuud317
@maxmuud317 3 месяца назад
Omar waa argagixo waanan ku dhaarankaraa inuu afka khawaarijta ku hadlayo
@Zara13s
@Zara13s 3 месяца назад
​@@maxmuud317😂😂😂😂😂😂
@S.USAwg6ux
@S.USAwg6ux 3 месяца назад
​@@maxmuud317 Axmaq hdi runta lagu shegy argagixiso waye dhaha adiga iyo kuwa kula midka ah bo maxana ka Qadi kartaa 😏
@abdullahixuseen6508
@abdullahixuseen6508 3 месяца назад
ninkAn waa kaligii saxana qabyaali ah neceb dumarka ninkAn oo kale waa in umada Laga qabtaa maalin waa arkin doontaa asoo itoobiya amaanaayo calooshis ushaqeeste waaye ogaansho carabta caabuda qoraalkeyga screenshot ka qaado😡
@abdiqanidahir5541
@abdiqanidahir5541 3 месяца назад
​@@maxmuud317 adiguna maxaaad tahay tollow
@salmaanyaasiinCabdi
@salmaanyaasiinCabdi 3 месяца назад
Omar inshar maalin waa xoroobi doona laakin kuma ilaawi doono hadaa nahay dhalinyarta soomaaliyeed ❤
@mustafexasan6799
@mustafexasan6799 3 месяца назад
Dhibatada ugu wayn ee Somali dawlad inay yeelato Ka hor taagan waa maamul goboledyada iyo Nidaamka federal ka ah yaa igu raacsan🤝
@adenAbdiwahid
@adenAbdiwahid 3 месяца назад
Somaliland kwrn
@mustafexasan6799
@mustafexasan6799 3 месяца назад
I'm burcaawi bro somaliland WA wadankyga somaliyana WA wadankyga​@@adenAbdiwahid
@khada917
@khada917 3 месяца назад
Dawlad hal magaalo ah waad lahayde xagee ku danbaysay ?mise waxaad u xiiso qabta inta xamar laguu camiro ay ku danbayso bililiqo iyo unukaa leh ciida cagaha ka qaada.
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 3 месяца назад
​@@adenAbdiwahidsomaliland mxa mesha kenay xunyow wxaba lga hdlaya koonfur maamul goboleed yada
@HealthyToday24
@HealthyToday24 3 месяца назад
​@@adenAbdiwahid ayada way ku jirtaa...somalia
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 3 месяца назад
Halyey islaam ah waana geesi afghanistan ah alle waxa uu ubalanqaday nolol iyo sharaf iyo karaamo😊
@mishkat-jc1ti
@mishkat-jc1ti 3 месяца назад
Caawo murug iheyso wxan gala exam dowlad 4mlin kaa dib plz iso duceya 40qof ducadoda wla aqbala ilheyna ducadina haa I aqbalo😭😭💖
@muscabpoy2503
@muscabpoy2503 3 месяца назад
Ilaahay haku fududeeyo sxp ani sanaki hore galay
@sulubyarecabdalla2562
@sulubyarecabdalla2562 3 месяца назад
Imtixaanka Sxb alla hakuu fududeeyo imtixaan waa kan aakhiree
@AALAA-j5l
@AALAA-j5l 3 месяца назад
Ilaahay ha kuu fududeeyo
@mishkat-jc1ti
@mishkat-jc1ti 3 месяца назад
@@muscabpoy2503 m.a😭🙌🏼💖
@mishkat-jc1ti
@mishkat-jc1ti 3 месяца назад
@@sulubyarecabdalla2562 aamin
@Eng_moy
@Eng_moy 3 месяца назад
Waanu iska difaacaynaa cidii kusoo xadgudubta qiyamkayaga iyo sharafkayaga , insha allaah allena wuu naga guulaynayaa
@mohaakram2780
@mohaakram2780 3 месяца назад
Aad io aad ina ku niyad jabsho marabo lkn kuwa anaga nga mid ah baa wataa! Dhalinyartiina qabiil be ku difacayan rajadu maficna😢
@adalmedia4291
@adalmedia4291 3 месяца назад
Xilimaan is difaacnaa ,ma xili aan wadama shisheeye u kala cararno.
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 3 месяца назад
laakiin qofka maskaxda badani isdufaacidba iyo muqaawamo lama gaadho xaalka
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 3 месяца назад
Go’banimo. Wlhi. Halkaan Rajul Islaam, Caaqil ah, aqoonyahan ah, xog-ogaal ah, run sheeg ah oo wadani ah ayaa hadlaayo. Allah ya barik Cumaroow walaal❤
@abdulbasidabdullahi1914
@abdulbasidabdullahi1914 3 месяца назад
Aduunkaan cid walba waa isku tashatay 2024 ninkii beesha caalamka iyo cid kale wax ka sugaya asagaaba ah qof waalan.
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 3 месяца назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@userssalmanAli
@userssalmanAli 3 месяца назад
Ninkii maalmo adkaysta dheefta aduunka hela waliba si xasiloon oo xornimo ah allahu akbar 😊❤
@apdirahman1433
@apdirahman1433 3 месяца назад
Channelka waaweenka 🥰🤚
@m.k.7788
@m.k.7788 3 месяца назад
Kannaalka (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@sayidka.6122
@sayidka.6122 3 месяца назад
Cumar inshaar abaalkaaga Ilaahey jano haka dhigo, Runti dhalinyaro badan oo somaliyeed ayaa wacyigooda dhistay waana waxa ugu weyn ee ay ubaahnaayen dhalintu sabankaan beentu faaftay.
@maxmuud317
@maxmuud317 3 месяца назад
Haku kad soomin ninkan ku hadlay afka argagixisada
@ElmiMoha-kw8xx
@ElmiMoha-kw8xx 2 месяца назад
​@@maxmuud317Argagixiso ? Maxad ku cadayn inu argagixiso yahay alle hortii, waxa doqonimo laga ooyo ah in 2024 aad wax galbedku meeriyo iska aaminto
@Mr_ak_143-j2i
@Mr_ak_143-j2i 3 месяца назад
Plz nabiga igula sali salahu calayhi wasalam plz like ta ha iga xasdin😢❤
@Mohamed1f7ug8k
@Mohamed1f7ug8k 3 месяца назад
Maxeey kuu tareey saa
@naimaofficial3129
@naimaofficial3129 3 месяца назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين 😊
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 3 месяца назад
Salalahu caleyhi wasalem SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@AbdirahmaanMaxamed-fd4sr
@AbdirahmaanMaxamed-fd4sr 3 месяца назад
❤scw❤
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 3 месяца назад
Ustaad omar rajada Hana dilin gabay aad sheegtay قد كنت فيما مضى ارعا جمالهم. ..........واليوم احمي حماهم كل ما نكبوا Waxaa ka danbeeyey ان كنت تعلم يا نعمان أن يدي........... ....... قصيرة منك فالأيام تنقلب . Wadankeena aynu jecelnahayna waa uu inoo hagaagi doonaaa idamka ilaahay
@nightmarebutittrandahmeedr7296
@nightmarebutittrandahmeedr7296 3 месяца назад
Asalaamu.calykum.cumar.inshaar.alh.hKu.barakeeyo. Waxaan.joogaa.hargaysa.hadii.qabiil.lasheego.muuse.xiixi.ayaanu.iskull.dhawnahauwalaahi.adaan.kaajeclahay.itoobiya.maalintii.bada.aan.mallay.ilaa.maanta.hurdo.mAlexander.h.hargaysa.afartii.talaabo.eEd.dhaqaaqdo.waxaad.arkasaa.itoobiyaan
@apdirahman1433
@apdirahman1433 3 месяца назад
Cadowga saxdaa ee umadda soomaaliyeed maantan ogaaday waana maamul goboleedyada wlhi 😢
@Mer_wan
@Mer_wan 3 месяца назад
Qofka ilaahay balantii aaminaa waligii ma guul daraysti😊😊
@SavantiinTalaada
@SavantiinTalaada 3 месяца назад
Soomaaliyaay kanaalka ogaansho waajaamacad eehalaga faa ideyso
@whome4851
@whome4851 3 месяца назад
Itoobiya oo bas ma aha ee waa in shisheeyo oodhan lasaaro.
@sayidka.6122
@sayidka.6122 3 месяца назад
Subxanallah, markaasa dad qabyaalad indho tirtay taagerayaan daba dhilifyadaas, Taarikh ba qormeysa. J.and iyo KGS maanta ceeb ba uso hoyatay. Shacabku waa iney kadhidhiyaan oo ay iska qabtaan duliyasha sharafkooda dhulka lagalay.
@RamloMohamed-lp6sb
@RamloMohamed-lp6sb 3 месяца назад
Halyaga somalida omar is hard adi yaa madaxweyne noqotid🎉shacsbja ku rabee
@aliabdulahimohamed8902
@aliabdulahimohamed8902 3 месяца назад
Waa wax lagu farxo in ciidanka shisheeye kabaxaan wadanka lkn waxaa iigabaxay sheekadan in aad kawado arsenal ayaa qabsaneysa wadanka waana wax lagaxumaado
@Abucadnaan
@Abucadnaan 3 месяца назад
Soomaaliya ma dowladba ka jirtaa nin walbo meel bu iska heystaaye wax kala danbeyn ahna malehee
@somalisareone6198
@somalisareone6198 3 месяца назад
Yaa Allah yaa Allah وكان حقا علينا نصرالمؤمنين
@ghboy2914
@ghboy2914 3 месяца назад
Mamulada somalia waa maamuladii hogaamiye kooxeedyada xamar ee 1991 ilaa 2006 ka jirey waxaana sameeysay TPLF in aan mar hore ridno bay ahayd
@A...A09888
@A...A09888 3 месяца назад
Kawaran haduu maraykanku soo dhawaysto ciidanka ruushka io chinaha oo uu dhaho way na ilaalinayaan 😂 Cadawgagu wax uu ka ilaalonayo maleh ....
@faisalf.hareed6917
@faisalf.hareed6917 3 месяца назад
Cumar inshar oraa dhahaysa ayaa jirta waxaa kufahamayo cidii wax fahsaan cidii an kufahmeynin wax mafahmayso keep going ilahay kubarakeyo kubarakeyo
@Eng_moy
@Eng_moy 3 месяца назад
🎉 1m ogaansho hanbalyo🎉
@CaptainDucaysane
@CaptainDucaysane 3 месяца назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤
@cayduruuscabdifitaax3681
@cayduruuscabdifitaax3681 3 месяца назад
والعاقبة للمتقين
@MohammedAbdifatah-co2ev
@MohammedAbdifatah-co2ev 3 месяца назад
5 Jun 2024 Ethiopia 🇪🇹 Waxay Jizyo ka qaadeysaa Shacabka Ku Nool gobolka Gedo
@adenAbdiwahid
@adenAbdiwahid 3 месяца назад
Jizyo mxa waye
@MiskiCaabi
@MiskiCaabi 3 месяца назад
Canshuur​@@adenAbdiwahid
@sifuutube9889
@sifuutube9889 3 месяца назад
Wad mahadsantahay Wall sida wanagasan eed ino bararusay Wan gulaysanaa wall
@abdulrahmansworld162
@abdulrahmansworld162 3 месяца назад
😂Walee caqli an ahayn somalia iyo ciidamo shisheye malaha kan ataatac lu ku jira one day na al shabab iyo gumad ka ay umada ku hayan kama hadlin fulayga ama isaga shabab ah🤬
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 3 месяца назад
Xamiid karasaay waxa uu ahaa dawa dhilif ka wanaagsan kuwa somalida ee lagaxukumo xalane😊
@Zakariyem.m.s
@Zakariyem.m.s 3 месяца назад
Al shabaab waa saxan yihiin hadiiba ay sidaan ragaan u hadlayaan eey ethiopian rabaan waa kufaar al shabaabna ha laayo baqtigoodana ha jiido
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 3 месяца назад
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka dulqaado hurdada ay ku jiraan aamiin wey guuleyysanee falastiin ee Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa aamiin
@mohamedxussen-fu3yc
@mohamedxussen-fu3yc 3 месяца назад
Raggas waxa wax la fahamsan shacabkooda dagaalkana wax ka yaqaana iyo mab da somalida wa dad jaahiliin ah adkeysi aan lahayn jilicsan u nugul qabyaalada diinta iyo halganka diinta kajan u arka
@Qanja16
@Qanja16 3 месяца назад
Xusuusnow waliga jawaabti mullah omer ee George Bush” allah wuxu noo balan qaaday guul Buushna wuxu noo balan qaaday guuldaro Lkn Aduunka wuu Arki doona balanqadka saxda eh
@RidwaanXamse
@RidwaanXamse 3 месяца назад
Soomaalida ilaahay qalbigooda ha isku soo dhaweeyo
@Israasulaiman26
@Israasulaiman26 3 месяца назад
Ameen
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska 3 месяца назад
mamul goboleed yadan wa wa wax uu abuuray gumaystaha
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 3 месяца назад
Ustaad Omar waxaad katagoosaa mid kamid ah qodobada ugu muhiimsan ee Soomaaliya ahna kan koobaad eeumadda soomaaliyeed wada naceen dhuuntana ay ugaleen oo ah dagaalka lagu riqmay ee lagula jiro ururka alshabaab Ilaa iyo hadda muddo 2sano ah kama aadan hadlin ugu yaaraan meesha uu dagaalka kudambeyn doono, Asagoo ah qodobka ugu muhiimsan ee dowladnimada soomaaliya hortaagann😢 Ma'aqaan sababta aad uga hadli la'dahay Ustaad wax aan indhaha la'iskatiri karin❤🎉
@mahamedmahamud2097
@mahamedmahamud2097 3 месяца назад
Ninka somalia oo soolaabata rajo kaleh waxan leyahay somali danbe majiridonto wlhi ciil ayaan kaqadaaa markan arko siday somali god madow iskogu ridayso war madaxdan tuugta ah dalka iyo umada masakinta ah halaga qabto gaar ahaan mamul goboleedka
@xasanmaxamuud8694
@xasanmaxamuud8694 3 месяца назад
Sxp haniyad jabin naxariista alle lagama quusto waa laga baxaa waxna waana maalmo yar ee hala sabro hana lashaqeeyo dhinacaa fcn .
@A...A09888
@A...A09888 3 месяца назад
Haa runtii somaliyeed oo xoogan masoo noqon doonto
@TateAhmet
@TateAhmet 3 месяца назад
Nagu kala wada wadankan,in ay dhalin yaradu wadonkoodo kasii cararaan waxan ayaa u sobob ah runtii Wakhtigan aan joogno hadii uu dagaal dhaco u dhexeeya somalia iyo itoobiya walaahi waynu jabaynaa dhulka iyo badahana waa lala wareegayaa Sobobtoo ah dhalin yartii wadanka difaaci lahayd ama wax u qaban lahayd waxay u qaybsameen labo 1= mid tahriibay oo dhintay ama wadamada reer galbeedka tagay 2= iyo mid imika ka fikiraya sida uu afrika gabi geedaba uga bixi lahaa Walaahi xaafad walba mid iyo labo ayaa reer galbeedka kaga maqan
@KHALID-un4lp
@KHALID-un4lp 3 месяца назад
Ustaad marka aad sooqaadato AAYAD/XADIIS waxaa qurux badan in aad tafsiirto mahadsanid
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 3 месяца назад
Alloow somali u gargaar oo garansii dantood iyo inaaney gumeyste soo dhaweysan Alloow falastiin quwee oo qaranimadoodi u soo celi Alloow dhamaan muslimiinta quwee oo quluubtooda midee Yaa Rabi
@somalia2730
@somalia2730 3 месяца назад
Dhamaan Madaxda soomaalida waa dabodhilifiyo itoobiya marna Raali kama ah iney soomaali qaran noqon 1991 ilaa maanta itoobiya wadamadda reer galbeeda waxay heshisa ku yihiin iney soomaali la babiyo. Jirtaan soomaalida
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 3 месяца назад
1900 ilaa 2000 digaalada dhici jiray waxa ladhahaa digaalka aan qaan gaarin ama digaal caruureed.Child war 2003 ilaa 2024 digaalada dhici jiray waxa ladhahaa Digaalka qaangaarka ah ama Adult war . Taasna waxa u sabab ah Horumarka in digalada qarnigaan qaangaar ama Adult war ladhaho.1'000 maalin o digaal caruureed waxoo udhigma hal maalin o digaalka qaangaarka sababtana waa hub casri ah iyo horumaro Saa'id ah...👆
@CabdulahiSaxane
@CabdulahiSaxane 3 месяца назад
Umada soomaaliyeed waxaan u sheegayaaa in loo tashty oo larabo in la tirtiro sababto ah waligaa ma aragty xalana oo la qarxiyay waligaa waa maya sababta shacbka uun ubaaba ayaan maxay tahy walala yaal fikira somaaliyeey wadanka anagaa u soo hadhyna hada nahy dhalinyarada somaaliyeed fikira qabiilka naga daaya
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 3 месяца назад
OGAANSHO CHANNEL 👏👏💯✔️
@seed3966
@seed3966 3 месяца назад
صدقتَ يا عبد الله😮😮😮
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 месяца назад
Maamul goboladeedyadan iyaga dhisay ithiopia wana siday doonayeen inay hadii la yidhahdo ka baxa inay mamul goboleedyadu arinta ka difacan si aay u yidhahdan maamul goboleedkani isaga doonaya inan sii joogno si aanu u difaacno
@mohamedAbdirahman-bf7hx
@mohamedAbdirahman-bf7hx 3 месяца назад
Nin waalan tahy afgaanistan SOMALI maxaa iska galy xoola tahy eyga carabtow😂
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali 3 месяца назад
Inkastay dawladu laftirkedu barakalahayn hadana waxa isi cadeed 4 sano kahor in mamulgoboledyadu utun nagu tagan yihin bal firi dawladu xoga mawqif Macqulay qadatay arinka bada hadana bari dhow wati deni aday itobiya wakaxumaday wlahi ana ah dadka Puntland daga ah isku haybn wanahay ana kuleh wakhacin isaga madobe laftagaren sido kale itobiyu aday bari dhawayd hadana Wasaga leh cidamada itabiya hajogaan allahu akbar bararunjta wada wll sobadi barnamijyada
@socdaalaxmed2962
@socdaalaxmed2962 3 месяца назад
Dad 90% reaction raadinaayo somalida ugu imow comment section ka waxaa loo sameeyay mowduuca in la falanqeeyo markaas laga hadlaayo dad mustaqbal badan laheyn inaa nahay ayay cadayn u tahay shit
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 3 месяца назад
Ayaga dhan qalbada kaxanunsanyihin
@zadric10
@zadric10 3 месяца назад
Beesha caalamka ❌beesha gaalada ✅
@abdullahiinshar9487
@abdullahiinshar9487 3 месяца назад
Hilmaan hadal kumajiro 2013 mise 2023
@BashirHassan-g2q
@BashirHassan-g2q 3 месяца назад
i like barnaamijyadaan oo kale inta igu raacsan Like ha saarto
@S.S.NUUR14
@S.S.NUUR14 3 месяца назад
Somalia mrka hore wxay u baahan thy midayn markaa ciidamada shisheeye waynu saarilahayn 😭
@zakarmohamoud6444
@zakarmohamoud6444 3 месяца назад
Dhalinyarada somaliyeed oo midoowda ayaa guumaysigan iyo dulinimadan ayaa looga bixikaraa
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 3 месяца назад
Jubbaland dadka deegaanka haddii la waydiin lahaa maalin Ciidammada Ethiopia umma oggolaadeen inay dhulkoodaa joogaan laakiin qaxootigii Soomaaliya xarumaha qaxootiga ku noolaa Ee Beledweyne Qoryooleey iyo Luuq qqxooti ahaan ku joogay ayaa Ciidammada kenya ku ilaalinayaan Koofurta Soomaaliya iyagana dadka deegaanka ayay isbaaro u dhigteen mana ka naxayaan oo ma aha dad deegaanka in Ciidammada Ethiopia ay joigaan doqonnimadooda Dan bay u arkaan .jeeb baarashada dadka deegaanka ayay ka jecelyihiin in cadowga dalka laga saaro .waliba waxaa horboodaya shalay kuwii Diinta ku gabbanayay oo u xuubsiibtay jawaasiista dowladaha shisheeye .
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy 3 месяца назад
Umada somaliyeed wa umad aqli ahaan aqoon ahan hoos ah madaxdodadana dabada ay u dhqn w reer galbeedka allow madax wngsn nasii
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 3 месяца назад
2 mamul ee konfurta kajira waa lawa maamul ee dawa dhilif ah😊❤
@ghboy2914
@ghboy2914 3 месяца назад
Dhamaantood baa ah
@m.k.7788
@m.k.7788 3 месяца назад
Labo (Sax )
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 3 месяца назад
2024 waxa jira dad somaliyeed 🇸🇴 o wali aminsan in reer galbeedka & mareykan dowlad udisaayo hormar & nabad u keenayo. Cajiib 😂😂
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 месяца назад
SOOMAALIYA WACDARO AYAA KASOO SOCOTA. DAL WALBAA WAXAA LAGA WARSAN DOONAA CIDDA CADAWGA KA CESHATA.
@macaanos
@macaanos 3 месяца назад
Somalida Ilaah xaqa, dadnimada, iyo xikmad hawafajiyo Waman ootiyal xikmata faqad ootiya qeyran katheeraa
@shire5740
@shire5740 3 месяца назад
Niyahaw runtaa waa lkn dadka weyraban xaqqa iyo sharecda diinta islanka lkn dhiiragalintii amaqan
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 3 месяца назад
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 3 месяца назад
Xax ciilnadnaa dalkeena amxar iyo waxush leebaa iineejohan lagutartamoyaa Wall cumar inshaar alle haku xafiido malin wadhcey iney amaxar iyo dawadhilfi is racidona insha allah
@lifeasyouwouldwantto9465
@lifeasyouwouldwantto9465 3 месяца назад
100% ayaa maamulada soomaliya kadhisan mamatalaan rabitaanka shacabka soomaliyeed, eey waxeey matalaan shisheeye insha allah mar dhaw weey soo afjarmayaan.
@A...A09888
@A...A09888 3 месяца назад
Madaxda wadamada carabta io islaamka waa lamid ... Maraykanku marabo in dawladii islaamka soo noqoto inta uu kla googooyay ayuu madax uu isagu soo doortay uga dhigy
@Dadkakaleuogolowaragtidooda
@Dadkakaleuogolowaragtidooda 3 месяца назад
Waa kugu raacsanahay
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 3 месяца назад
Tijaabada Afghanistan iyo somaali waa isku mid waana isku natiija
@Ciiltire572
@Ciiltire572 3 месяца назад
Somali waxaa dhulka la galay rag kursiga jecel wax walbana laga dhameesan karo.kala qeybinta Somalia Kenya iyo Ethiopia heshiiskii madaxweynaha Kenya iyo Biden koonfurta iyo waqooyiga in laka qeebsan doono ayey ku heshiiyen Oo sax ah
@Mohamed-ww9ml
@Mohamed-ww9ml 3 месяца назад
Wax badan baan dhagaystay muqaaladaada oon kugu xirnaa ma ahi dadka hadalka daahirka uun ka qaata ama la iska beer laxawsado waqtigan hada la jooga waa waqti fitno qofkaan wax iska baarin een si caqli ku jiro u fakarin waxaa sahlan in caqliga laga qabsado oo fikrad lagu shubto sida caruurta haweenka iyo carruurta soomaaliyeed isku qarxiya Warakaga iyo mawaaqiftaada waxaa laga dareemayaa in aad alshabaab taageersantahay aaminsantahayna Waxba hadalka ha noo qurqurxinin Dawlada aad la joogta ee Qadar saldhiga u weyn ee Maraykanku ku leeyahay bariga dhexe ayaa ku yaalla Dawlada Qadar wuxuu maraykanku ka codsado ma diidi karto Halkaas baad ku nooshahay markaasaad Somalia u tacbaan maalin walba dhinac qaldan ka muujinaysaa Dabcan siyaasiinta soomaalidu way liitaan waxyaalaha aad sheegayso dhan way jiraan lkn bulsho walba markay fashilanto waa noocaas Soomaaliya dhibka u weyn ee haysta waa alshabaab Dawlad xumada iyo siyaasiin ku sheega calooshood u shaqaysta yaasha ah waa laga bixi by time
@somalia568
@somalia568 3 месяца назад
Somali lagamayaawo siida afganistaan okale ineey dhacdo
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 3 месяца назад
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha fahansiiyo nimcada Allah ku beerey ee duulaanka lagu yahay nimcadooda Allah ku beerey ee Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa aamiin
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 3 месяца назад
Shaydaanka MUSLIMIINTA waa maxamed bin zayid😤ma igu raacsan thy😮
@IbraahimBaashi
@IbraahimBaashi 3 месяца назад
فصح الله لسانك ايها الأخ
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 3 месяца назад
Marekanka Hadalkiisa Wa lagu qosla ee qiimo malahan hindida ayaa leh Marekanka haye ayaa ladhahaa waana laga socdaa looma joojiyo balse Taliban waa Argagaxiso.
@Mohamed1f7ug8k
@Mohamed1f7ug8k 3 месяца назад
Wlh ogansho Mantaa Qof Aan dhihi karo wllkey ga somali igu dhiig Eh Wlh Sida Aad u Aragto ihana darada Bahdilka Karama la,aanta iyo in madax dee na Wax loo meyriyo mar kasta wlh Qof Adigoo kale wadanka u Bahan yahay wlh waa magaca Alle Balse Qof Illah Ka Cabsa naayo Sayidinaa cumar binu khadhaab illah Ha ka raali Noqdo Qof sidaas cml illah Ha Noo ku dhiibo xilka in kastoo Aaba la heleen Zaman kaan la jooko
@dhuubane5946
@dhuubane5946 3 месяца назад
Caloosha ayaa i xanuuntay qof soomali ila sheeganaya oo weliba madax sheeganaya oo saas u fikiraya cadawga Ethiopia ayaan rabnaa oo cad aaaa
@radwanofficial1913
@radwanofficial1913 3 месяца назад
Mancha allah zhp waxkasta fahansan zhp somali han bad baadino somalieey
@ShariifAadan-mq7qb
@ShariifAadan-mq7qb 3 месяца назад
mastar ogansho indhageso intii ciian hawiye ah oo hogaminayo xasan sheq maxamud sogalilahayen maayland waxa inoron ethopia nalajogto maxa yeley hadan nahay digil iyo mirifle hawiye iyo isra iil isra iil ayaa noron
@Afguduud
@Afguduud 3 месяца назад
Run ilaahay baa Fiicane Hal Madaxweyn Maamul Goboleed Iyo Mid dawlad Dhexe Toona Dhaliishooda Halkaa inaga Dhiga Cilladu waa innaga oo Durbaanka u Tumayna Qabiilna Ku Taageerna Been Yaynaan Ku noolaanin soomaaliyeey.
@Afguduud
@Afguduud 3 месяца назад
@@naxlaawi9266 waa Runtaa walkayow Fahankaas u baahanahay
@CimanciilCabdihusen
@CimanciilCabdihusen 3 месяца назад
Cumar inshaar waxa kasocda gedo marumbaa sxb
@sallowadam5982
@sallowadam5982 3 месяца назад
Mansha Allah Allw haku xafido in badan ayaad noo sheegtaa runta iyo dunidan iyo sida dalkeena loo la wareegay
@OmarHerer
@OmarHerer 3 месяца назад
Wxad tahay qof aad u xun oo modaya Somali waxba daw lad ah kama jirtoh ogow Somaliland waa gulaystey
@User7654suy
@User7654suy 3 месяца назад
Abiye اللهم سلط عليهم كلبا من كلا بك🇸🇳🤲
@lisayasin5636
@lisayasin5636 3 месяца назад
Ninkan wacyigiisu aad buu sarreeyaa. Hore u soco
@AbdirahmanBinAbdullahi
@AbdirahmanBinAbdullahi 3 месяца назад
Manshaallah ustad 🎉
@hafsacisman5739
@hafsacisman5739 3 месяца назад
Hadaba comment iyo hadal wax natari mayee maxaan ku dhaqaaqna akhyaareey?
@HassanElPadrino-ic1fz
@HassanElPadrino-ic1fz 3 месяца назад
Cumarow sxb video dheeree si aan wax badan ufaaidno
@abdinasirabdulahi9018
@abdinasirabdulahi9018 3 месяца назад
"Ciidamadeeda, shisheeyeheeda" wlhi wa runtaa
@BeesoMedia
@BeesoMedia 3 месяца назад
Mareykan liiska argagaxidiisa qosol u leeyahay, qofkiiba danahiisa kasoo horjeesta liiska uu galaa, lkn argagaxisada dhabta ah hoostuu ku haystaa sida Yahuudiga Netanyahu
@Qeelshe
@Qeelshe 3 месяца назад
عنتر ابن شداد maanta inuu hadlaayo ayaa loo maleeyaaa
@Sadiiqj6cn
@Sadiiqj6cn 3 месяца назад
All eyes on rafah
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 3 месяца назад
Ethiopia iyo amisom an bixinee sabab ayaa keentay ee ragaan afka duuban makadamanad qaadi karta in dadka in ay nabad galiya ileen dalka waan wada leenahay malin walba amisom ayaad kahadasha dhibka ragaan umadda ay kuhayaan kama hadashid taaso aan u arko in aad iyaga taageersantahay
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 месяца назад
Qaza maxay casharo ina bartay wajiyo iyo arimo badana banaanka u soo saartay sida qaramada midoobay xuquuqul insaanka caalam xor ah iyo kuwayowga la hal maala mahadsanid omar caalamkani kaliya waxa uu ku ixtiraamayaa marka aad isku tashato hadii kale wixii ay meeriyaan ayuun baad qaadan kabahana waad u sidi, waa xanuun in cadaawe maanta wadankii lagu aaminayo waliba caadawadiisu abtirsatay mar ay midi uus ku tagtay ayaa la baraarugi donaa sadaashu mid wanaagsan maaha allahayow sidii roon.
@camuuri21
@camuuri21 3 месяца назад
Hada barmaamijkaan bataatanba waa khaldan yhy daalibaan iyo alshabaabna isku mabda ma ahan
@MukhtarIsmacil-b1y
@MukhtarIsmacil-b1y 3 месяца назад
Guys asxaapta waliba waxaan rabnaa hadaan nahay dhalinyarada wadan inta jaamacadaha barato in aan aaas aasno urur kasoo horjeedo joogitaanka ciidamo shisheeye somalia 🇸🇴 intii diyaar ah please 🙏 aan kacno ficil ayaa loobaahanyhay
Далее
Maxaa Gobolka ka socdo | Shaashad 03 |
24:10
Просмотров 46 тыс.
Teeth gadget every dentist should have 😬
00:20
Просмотров 1,6 млн
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01