Тёмный

Biyo xireenka itoobiyo| loolanka qarniga 21 aad | Masar iyo itoobiya | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 163 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 490   
@xuseendalmarxuseen1037
@xuseendalmarxuseen1037 5 лет назад
mawduucan wa mawduucii igu yabka badna an ka dawado channekan waxan kafikira sida an unahay dameer malab saran labo webi +bad weyn +dhalinyaro nimcada eebe nasiiyay an kafaidayso mahadsanid ustaad omar❤️
@cashoshariif3530
@cashoshariif3530 5 лет назад
Ku dar dhul beero xoolo shidaal iyo ciideena oo qarkeed laka helay macdamo nimco alle wuu nasiiye lkn aaway hee dameer aa na dhaamo
@badmaceyeofficial8950
@badmaceyeofficial8950 5 лет назад
Masar nama gaado markale masar ayadey u taalaa
@ayaanleahmed8453
@ayaanleahmed8453 5 лет назад
Ethiopia ay xidhaysa kawarn arinka labada wabi
@maankalove9815
@maankalove9815 5 лет назад
Haaa walhi waxs ayan ku fikiraayay dhalinteena you tube ayey dharaaran yihiiin iygoo tuugsanaaya waliba
@xuseendalmarxuseen1037
@xuseendalmarxuseen1037 5 лет назад
Casho Shariif wa inan kafaidaysano hadii kale qeyrkeen baa ka faidaysan doon lib iyo mahad inoga hayn
@umuosama2956
@umuosama2956 5 лет назад
Mahadsanid waa mAcluumaad muhiim ah suaal somali madhibaaten karaa biyo xerankan
@Abdirahman_Askar
@Abdirahman_Askar 5 лет назад
Wll Dhib miyey kugu Tahay in Aad Kanaalkeenna Rukumatto oo aad muuqaalada aan soo Gudbinno nala Daawatto fadlan Subscribe Azkar production
@AliHassan-or4dj
@AliHassan-or4dj 5 лет назад
Nsha Allah haduu dagaal dexmaro labada wadan mxa rajenaya in itoobiya lagu jabiyo hada igu racsanthy like isaar
@xiisadda4733
@xiisadda4733 5 лет назад
Shut the fuck up
@xiisadda4733
@xiisadda4733 5 лет назад
Masar waxan rajeena ineey itoobiya jabiso kulaha kkkkkkkkkkkk
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 5 лет назад
@@xiisadda4733 oo hoyada wasee Ethiopian maad ilahy kadigaysay waa adigan u naacam laynaye oromo yahow xuunka aahi orod futada udigo yaahudinta haku wasaane
@fadumoalimaad6392
@fadumoalimaad6392 5 лет назад
hduu dagaal dhex maro cida jabta iyo tan guulaysata maxay tahay adiga danta kaga xiran
@farhiaahmed3621
@farhiaahmed3621 5 лет назад
jakiiz jambeze Hada somali tahay waxa tahay jisaar masar abaal faro badaneu no gashe waliba dagalki itoobiye iyo somalia hub nasiyen aan ku dagal tane so bare wanagey no sameyen masar
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 5 лет назад
masar waanu ku caawinaynaa wxii karankayaga ah xitaa hadii ay ubaahato cidan iyo saraakiil ama jajano da.yar aanaa kaw ka ah oo siro badan Iyo tactical lagu jabin karo hayo u haya masar iyo khibrad dagaal oo balaadhan ciil Iyo hool waxaan filayaa wixii dhiig Iyo damiir leh inay kashaqaynayaan duminta itoopiya isagoo jaaniska iyo waqtiga kafaaidaysanaya insha AllAh way jabi itoopiya
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 5 лет назад
@jakiiz jambeze waxba hanaga sheegin bilaa akhlaaq baatahaye Wixii k u dhalay baan edeb iyo akhlaaq kuuyeeline waalayska kaa siidaystay masar masar masar masar masar forsa masaarida guuul masar fuck itoopiya yes masar masar masar masar adeer nin rgaan ahay anaa wax wasa ee waxaad soo qortay dib ugu noqo neefaw
@alibulle7612
@alibulle7612 5 лет назад
Qofkii ugu horeeyay baan ahay maanta greeting from 🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷
@cabirahanolosha1115
@cabirahanolosha1115 5 лет назад
Masha Allah my best channel ogaansho♥️
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 5 лет назад
Masha allah madsanid walalkey
@aaakhaaja
@aaakhaaja 5 лет назад
First Inta OGAANSHO Tageerto Like Ku Qabta
@Abdirahman_Askar
@Abdirahman_Askar 5 лет назад
Wll Dhib miyey kugu Tahay in Aad Kanaalkeenna Rukumatto oo aad muuqaalada aan soo Gudbinno nala Daawatto fadlan Subscribe Azkar production
@wahibabdi8782
@wahibabdi8782 5 лет назад
Kaaly nio liketu mxy Ku tarta
@aaakhaaja
@aaakhaaja 5 лет назад
@@wahibabdi8782 wax badan aad ogeyn
@wahibabdi8782
@wahibabdi8782 5 лет назад
Nio waxmalaa waalysku dhmaaye bal iizheeg waxy tarto hhhhh hayla yaabina
@Ahmed.Hassan49
@Ahmed.Hassan49 5 лет назад
Masar dan nooma hayso hadaan nahay umada somaliyeed 100 sano ayaan qaxooti iyo sulac ku nool nahay maxay noo tareen Ethiopia waa dadkeeni nagamana xoog badno xumaan teena waa xumaan tooda waayo isku midab isku deegaan ayaan nahay inaan walaaloowno waa lama huraan
@salahqatarooz888
@salahqatarooz888 5 лет назад
Masha Allah wll aad Iyo aad ayad umahadsanthy
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 5 лет назад
Sheekh omar ishar Chanalkiisu wuxuu kaga duwan yahay kuwa kale .mawduuca uu inoo soo gudbinayo Wuxuu soo raaciyaa Wax cadaynaya jiritaanka mawduuca u ka hadlaayo sida labada hogaamiye ee media hortooda isku dhaarinaya Maanta ka horow meelna kuma arag Waana markhaati cad Shukran wllo omar Horu soco
@nimcohanamahamoud9379
@nimcohanamahamoud9379 5 лет назад
Voice masha allaah
@soolsoomaaliya1096
@soolsoomaaliya1096 5 лет назад
Yahuuu
@bazhka9ine865
@bazhka9ine865 5 лет назад
Wxaan rabaaa in shaa allh hadaan mustaqablka madax weyne noqodo dhulka iga maqaan inaan soo ceshto Dhulkaas oo ah Ogadeeniya. NFd
@firstnotsecond4572
@firstnotsecond4572 5 лет назад
Jimce wanagsan Like iigu dhufo wll manta .. allh ha ku dhowro
@jamaalgoh8308
@jamaalgoh8308 5 лет назад
Wll subcribe igu sharaf odoo raaliya 👍
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 5 лет назад
Wll omar inshar tnx waad ku mahdsnthy mwduca qiimaha leh aad inoo so jedisay
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 5 лет назад
جزاك الله خير اخي
@islamicleaders8466
@islamicleaders8466 5 лет назад
M.a wlal maalintii ugu horeysay ee vedio uga soo horeeyo wlal like ha iga baqiilin ifkaa walal lagu yhay
@mohamedkhaliif6765
@mohamedkhaliif6765 5 лет назад
VERY NICE PROTHER Omar inshaar
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 5 лет назад
*_DAGAAL MUXUU SO KORDHINAYAA_* ALLAH BADANAA XALKA LOOGA WEECAN KARO DAGAAL IN UU QARXO LKN DADKAN IYO MADAXDOODU DAGALKA UNBEY ARKAAN
@zachariahabdifitah2056
@zachariahabdifitah2056 5 лет назад
good information Allah yaxfidak wll omar
@mohamedjama3359
@mohamedjama3359 5 лет назад
Mahadsanid cumar inshaar Waxa nala wadaagtay qodob xasaasi ah mashruucaan itoobiya ayu gacanta ugu jiraa masar wax aan dagaal ahayn uma banaana
@lukamore9679
@lukamore9679 5 лет назад
Ma arkeysid hal qof oo kahadlayo mawduuca lasoo dhigo ma aqaano wlh goortay dadkeygu ilbixi donan
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
Adiga libaax miyaad tahay🛑
@duceysanepaarijanagale4341
@duceysanepaarijanagale4341 5 лет назад
@@faysayusuf3427 haa waa ilbax diid ama yeeel
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
@@duceysanepaarijanagale4341 🤣🤣🤣🤣riyo kuu noolow waliga iska hadle maxaad sameey karta🤔 waxba Sudan iyo Itoobiya kuma yaqanaan🇪🇹🇸🇩🇪🇹🇸🇩🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@duceysanepaarijanagale4341
@duceysanepaarijanagale4341 5 лет назад
@@faysayusuf3427 ✅✅✅
@ilwaadaragwanaag8102
@ilwaadaragwanaag8102 5 лет назад
@@duceysanepaarijanagale4341 anu hada commnt maba waan dawada wa dhafa wayo ano i leh bal eeg dadka rayigoda iyo inad ka faido wax anad ogayn ayubna arkaa like isaar subscribe isaar iyo saliga suubanaha o ay ku radinayan like
@nuurkeyccm
@nuurkeyccm 5 лет назад
Ogaansho waa channel ka ugu jeclahay mahadsanid walal cumar inshaar
@amiirinaxaaji2163
@amiirinaxaaji2163 5 лет назад
Saameynta uu ku leeyahy soomaaliyana Kusoo dar zxp Video ga xiga
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
Soomaaliya maa maaro😂😂🤣🤣 wabiga niil Wuxuu mara Itoobiya, sudan, south sudan, uganda, Tanzania, Kongo
@alihagioofficial7595
@alihagioofficial7595 5 лет назад
respect Nin aan amisanhy masha allah
@kaafimohamud8307
@kaafimohamud8307 5 лет назад
Walal omar dadalkada mesha kasi wad wx bdn ban ka fa.ideyste chanelkada wlh thank you walal
@mahadtuure3552
@mahadtuure3552 5 лет назад
Masha allaah ciwaanka sugi wayay hadu soo dhacay shukran wllo
@alifamily6013
@alifamily6013 5 лет назад
Shaley 203k manta 204k bil kadib insha allah 250k sanad kadib hadii alle raali ka noqdo imasa ayaaanu noqon dooona
@mohamatio27
@mohamatio27 4 года назад
Masha allaah
@a-khaaliqofficialtube3509
@a-khaaliqofficialtube3509 5 лет назад
Omar inshaar wa halka nin an youtube ka dawado my brother horay usoco
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 лет назад
Waa mawduuc aad u wanaagsan oo ay dadku ka faaiidaysanayaan waad mahadsan tahay walal Omar oinshar
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 5 лет назад
M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr ustaad
@ismaaciilomar1908
@ismaaciilomar1908 5 лет назад
mahdsanid mucalim
@ibrahimmohamedomer4889
@ibrahimmohamedomer4889 5 лет назад
Mahadsanid sxb omer inshaar
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 5 лет назад
somali waa ta noocas ah halkay ka faidaysan lahayen oo wax ku qadan lahayen ayay like tas un hayan mana wacna sidanii omar thinks so much
@xogmaaltube2246
@xogmaaltube2246 5 лет назад
Wll Omar inshar wadku mahad santhy waayo waxa kobcisay maskaxdeena abaalkaga magudi karno lkn waku duceynenaa Waxa jeceshahay Allah ku siiyo ❤❤
@suldanabdi6631
@suldanabdi6631 5 лет назад
masha allah walal omar inshar wansugaye alx
@apdllembappe8221
@apdllembappe8221 5 лет назад
JiMco waNgZan zomlYed IdIL keeD Like pom
@Hadyad1
@Hadyad1 5 лет назад
Asc wll omar inshar Maasha allaah waqtiga aad galisay mooduuca iyo sida quruxda badan aad usoo diyaarisay allaha kaa ajar siiyo risaaladaada. Waxaad istaahishaa in lagaa dhigo madaxa guud ee saxafiyiinta. Mahadsanid©❤️
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 5 лет назад
mashaAllah waa mowduuc muhiim ah, wabiga nile iyo suez canal hadii laga faaidesto masar iyo sudan hormar weyn ee kagaari karaan
@zuhaipmohamed9889
@zuhaipmohamed9889 5 лет назад
Mnsha allah thanks teacher
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 лет назад
Alla somalidu doqonsanaa ku dhehe Masar baa lajirnaa qarna itoobiya lajirnaa war ha isku baa ba'aan haday rabaan dantena aan qabsano oo aan kafa idaysano isku dhaca labadaas dal anagaba isku dhaceena waa laga faa'iidaystaye
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
Somalia uma baahna dagaal🛑👋👋
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 5 лет назад
@@faysayusuf3427 yeah ✌ because waa doqomo aan diig lahayn
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
@@sayiidqalliwalli1035 haa👌right💯
@fadumoalimaad6392
@fadumoalimaad6392 5 лет назад
somalidu caqli maleh waaayo wax an dan ugu xirnayn ayay ku mashquulaan toodiina way dagacantahay🤮🤮🤮
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 5 лет назад
Jimce wangzn fromjamhuuriyad barkaysan ee somaliland gar ahaayn hoygi Taclinta somaliyeed boorame🖐 Inta uu hamabalyayza abyi ahmed unu ku gulueystay noble peace prize ka hambhamlyo
@crahmanciisemohamed6068
@crahmanciisemohamed6068 5 лет назад
قل صومالى لا تقل صومااي لن
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
Juma mubarik
@rayaninamahamud1822
@rayaninamahamud1822 5 лет назад
Ilaahay jamuriyadeen ha inoobarkeeyo
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
@@rayaninamahamud1822 Ameen🙏🙏🤲🤲 I Love somaliland🎈
@kingcabdalla2711
@kingcabdalla2711 5 лет назад
Mhdsnd ustaad wax badan ayaan kaa faa,iidnay allaha kuu siyaadiyo cilmigaaga
@b10azozop13
@b10azozop13 5 лет назад
Inta JiiFka-Ku DawaNaySaH iGu qaboH like ta😂😂 👇 👍
@mohamedwardi9032
@mohamedwardi9032 5 лет назад
waliggaa heli maaysid comment qariska bad nanacsiiseen😡😬
@apdiraxmaanmosaalax301
@apdiraxmaanmosaalax301 5 лет назад
kkkkkkkkkkkkk
@ifanamedia7172
@ifanamedia7172 5 лет назад
Intaad Noshay heli mesid waad na nacsiisaybee
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
JiifkA baan ku daawanaya,
@kaykaychannel6574
@kaykaychannel6574 5 лет назад
Ethiopia siwacan ayeyuga fekirtey mashrucan balse waxa kujabi dona messer oo wax walba hadey sameyso an lajojin biyo xirenka . Ustad cumar waxan jeclan laha inad ku so kordhiso channelkeyna dhanka sirdonada calamiga ah iyo sidey u shaqeyan mahadsanid
@abshirissa9865
@abshirissa9865 5 лет назад
Masar dagaalay ka xigta taas
@abdi622
@abdi622 4 года назад
Wll Codkaaga iska jeceLahay aLLe Haku sharfo 🙏
@shardiidwillian8538
@shardiidwillian8538 5 лет назад
Juma mabzuud azxpta channelka ogansho
@faaraxciise7279
@faaraxciise7279 5 лет назад
itoobiya wabiyada juba iyo shabeele baa la sheegaa iney leexisay cumar inshar wll warbixin nooga soo diyaari
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 лет назад
Ku mahadsanid sxb macluumaadyada muhiimka ah
@AidarosHassan
@AidarosHassan 5 лет назад
Jamaa kreem saaxiiib cumar inshar wad ku mahadsanthy so gudbinta wangsan 💔💔💕💙💘❤🧡💟💖💓💗
@Abdirahman_Askar
@Abdirahman_Askar 5 лет назад
Wll Dhib miyey kugu Tahay in Aad Kanaalkeenna Rukumatto oo aad muuqaalada aan soo Gudbinno nala Daawatto fadlan Subscribe Azkar production
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
somalia🇸🇴❗kuma jirto wadamaadas❗ wabiiga nil wuxuu mara Dalaalka Sudan🇸🇩 Ethiopia🇪🇹 Egpty🇪🇬 Uganda🇺🇬 rwanada🇷🇼 South sudan🇸🇸 ❗❗❗❗❗❗❗
@naaj2846
@naaj2846 5 лет назад
Sas miya🤣🤣🤣
@vansahal2286
@vansahal2286 4 года назад
Rwanda ma maro walal
@zahraabdulle4013
@zahraabdulle4013 5 лет назад
Wan ku salamy omarow commentagayga hadad aragto like saar😍
@Abdirahman_Askar
@Abdirahman_Askar 5 лет назад
Wll Dhib miyey kugu Tahay in Aad Kanaalkeenna Rukumatto oo aad muuqaalada aan soo Gudbinno nala Daawatto fadlan Subscribe Azkar production
@badmaceyeofficial8950
@badmaceyeofficial8950 5 лет назад
Masar illaahey Hal Kama reebo
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 5 лет назад
ethiopia wa laga guulaysan doonaa inshAllah
@apdirashiidali8453
@apdirashiidali8453 5 лет назад
ogaansho channel aad u faido badan hdiii channel somalida o dhami sidan ahaan lahayen dad kenu wda mskx by noqon lhye hlky hees iyo qabiil dawanayan uun
@mohahareri4508
@mohahareri4508 5 лет назад
Intii channelkan qalbiga ka JCL Like ii saara somaliyeey
@AbdullahiGaboobe2211
@AbdullahiGaboobe2211 5 лет назад
masha allh walal omar keepgoing❤
@Abdirahman_Askar
@Abdirahman_Askar 5 лет назад
Wll Dhib miyey kugu Tahay in Aad Kanaalkeenna Rukumatto oo aad muuqaalada aan soo Gudbinno nala Daawatto fadlan Subscribe Azkar production
@abdifitaahmohamed468
@abdifitaahmohamed468 5 лет назад
Masar wey ku adagtahay in ay sudan iyo eritarea saldhigyo ka dhigato lkn dhinaca bada cas in ay kasoo gallan dagaalka waa macquul sidaas ayaana ugu dhow loolan milatari. Jimca wanaagsan waal cumar iyo dhamaan asxaabta kanaalka
@xiisadda4733
@xiisadda4733 5 лет назад
Badda cas kama soo gali karaan waayo itoobiya eriteriya ayeey hishiis la gaartay wana meesha kaliya aay masar itoobiya kasoo weerari kartay
@xiisadda4733
@xiisadda4733 5 лет назад
Masaridu hadey dagaal dhahaan wey ku fashilmaayan sidu malez sheegay masar waxanan wada hadal aheen uma banaana
@abshirissa9865
@abshirissa9865 5 лет назад
@@xiisadda4733 Somalia miyaa ilowday kagama duuli karaan inleen Ethiopia waxba Islama haysee
@abdikaniegeh5000
@abdikaniegeh5000 5 лет назад
Alhamdullilah hadeynaan masar ahayn inaguba hadaan wabiyada ku darsamaya ee shabeele iyo juba waan ka samayn karnaa
@Guuldoon252
@Guuldoon252 5 лет назад
Dhaaro aaa hhh Reer magaale goobayba budka sooma rogtee waa wallahu ku raftaa aaa maqli jiray 😂☝️
@mahathassan1103
@mahathassan1103 5 лет назад
In ta aan yutub dawanaayay yutub aan taageero waxaan ka arkay ogaansho omar horey u soco
@moh_yarehmedia7913
@moh_yarehmedia7913 5 лет назад
Masha Allah wllkay Allah ha ku barakeeyo
@nuunowacademy2100
@nuunowacademy2100 5 лет назад
Manta Ana u Horeyo Dhac Dhac Igu Sii Like Ta
@rashkastudio1385
@rashkastudio1385 5 лет назад
Mahad sanid 🙏💎❤
@updirashiidyare2493
@updirashiidyare2493 4 года назад
Welcome omaar
@abdulkadirabdiraxmaanhasan5410
Waan kusalaamay cumur inshaar sxb away barnaamijka jimcaha
@iamsk1899
@iamsk1899 5 лет назад
Inaba caadi ma aha Barnaamijka Mahadsanid waalal Omaar🥰🌼
@abdow4104
@abdow4104 5 лет назад
Mahadsanid wlkey 🇸🇴👍🌹🖐✋👋👍
@mohaali6602
@mohaali6602 5 лет назад
m.a wll alle dartiis ayaan kuu jeclahay horay usoco codkaaga allah kuu daayo
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 5 лет назад
*_ALLAH MAHAN NAHAY DAD LIITA SOMALIYEY FACEEN WAXAS BEY DHISANAYAAN WALIBA IYAGA OO AAN LAHEYN BAD AY KASOO DAGSADAN QALABKA LOOBAHAN YAHAY HADANA SASO AY TAHAY MASHRUXAS AYAY DHISAYAAN QIMAHA LEH WAA WAX LAGU XUMAADO INAGA OO HEYSNA BAD AAD UDHEER SAAFI AH QEYRAD LEH HAYSANA LABO WABI HAYSANA QEYRAAD DHULKA KUJIRA HALKA UU WADANKEENU UU YAHAY BAR ISTIRAJIYADED AYAAA SIDAAN NAHAN KAWARAMA_* DALKA SOMALIYA WAA BANGI DABIICI AH BALSE DADKA KUNOOL AY YIHIIN DUGAG HADAN TASHAN WEYNO WAA NALOO TALIN DOONA WALIBA INAGA AYAA QEYRAADKA INALAGU SOO SARAYAA INTA QOORTA SILIS NALOGA XIRO WAY DHICI DOONTA HADII.AAN TASHAN WEYNO QEYRKEEN WAA KAA MASHRUUC YADA QIMAHA LEH DHISANAYA Inaga keni nuux.nuux sada keybar baa ladaba galeynaa Inaga ayaa hoos isku fiirineyna keena xirfad malkaa waan yasnaa tumaalo midgo jareer madhibaan ban ugu wacnaa inago kuyaseyna shaqada ey qabtaan subxanallah
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
👌👌👌👌👌👌👌👌
@salmacadey7548
@salmacadey7548 5 лет назад
Mashallah.ilahy.haku.dhowro.wallky.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝❤❤💋
@abdulahiak1116
@abdulahiak1116 5 лет назад
Itoobiya iyo masar haday isdagalaan somalia haka faa'ideysatoo dulkeena halaga soo celiyo anagana dhinaca bariga aan dagaal kaga qaadno
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 5 лет назад
@@abdulahiak1116 Nio anigabo sidaas baan kufikiray wlh ilahy ruun haka digoo I. A faido weyn beynotahy lkn aweey daadki tashaan lahay lol 😂
@abdulahiak1116
@abdulahiak1116 4 года назад
@Khalidov Śßainol Ethiopia aan garab istaagno aaa haye illahey maqadiirtiis waan garab istaagney hadey masar kala dhamadaan makula teh iney kusineyso Somali galbeed never hasugin
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 5 лет назад
Abiyi Ahmed nopel peace price ayuu ku guulaystay kuwii qawlaysatada ahaa kismanyo ayay caleemasar madax wayne aan wax faido leh jirin u joogan🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
I Love All somali😍🇩🇯🇸🇴🇰🇪👈🛑🛑
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 5 лет назад
We love to sis
@awilmohamad2551
@awilmohamad2551 5 лет назад
Hhh raga aan iska qabano 30 qof madhafaane
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 5 лет назад
Hhh 3 million ayaa qabil ku tageeraya
@aamiinofficial6401
@aamiinofficial6401 5 лет назад
@@faysayusuf3427 Hooyadaa Kenya ugee nacalaa abaahaa kuyaal
@dr-ismailahmedbuwe2216
@dr-ismailahmedbuwe2216 5 лет назад
masha allah teacher omar imshar
@salmacadey7548
@salmacadey7548 5 лет назад
Cumar.inshar.wallky aadba.umahadsantahy.nolol.farxadle igu.nolow.Agtaada kama.daalo.wan.ku.jeclahy aad❤❤❤🇸🇴🇸🇴😍😘👌❤💋⚘🌷
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 5 лет назад
Omar jassa kallah wll
@shiddo5959
@shiddo5959 5 лет назад
Ogaansho horumar wacan sxb
@abdirahmanAhmedarone
@abdirahmanAhmedarone 5 лет назад
Hubaal masaarida waxa heysta walwal weyn waxaana qarib geli doona nolosha malaayiin qof dhanka kale Ethiopia waxey ciyaareysa door ah maxa dal kale iga galay aniga un aan qaajada ka baxo ugu dambeyn waxan maqli jiray hadii aan qof qasaarin qof ma faaido waa taas Oo dhab am balse anaga ka somali ahan indhaha Ayan ka daawaneynaa
@blackman8295
@blackman8295 5 лет назад
Aniga ethiopia dib u dhacooda faaiido ayey inoo tahay sababto gabaddh iyo wiil ethiopian ah hargeisa iyo magaalooyinka da dawarsada
@aliweheliye2612
@aliweheliye2612 5 лет назад
Ilaahaay hagarab galo muslimiinta masar insha aaalah warajaynaaynaaa ilhay dhylka halagalo etoobitaanka
@abdifatahmusse9369
@abdifatahmusse9369 5 лет назад
Horay usoco Omar inshar waad gaari hamigada insha allah
@Abdirahman_Askar
@Abdirahman_Askar 5 лет назад
Wll Dhib miyey kugu Tahay in Aad Kanaalkeenna Rukumatto oo aad muuqaalada aan soo Gudbinno nala Daawatto fadlan Subscribe Azkar production
@MohammedAK24
@MohammedAK24 5 лет назад
WA mawduuc muhiim ah
@somalistories5037
@somalistories5037 5 лет назад
Ethiopia ayaanu anaku taageeraynaa 🇪🇹
@soolsoomaaliya1096
@soolsoomaaliya1096 5 лет назад
Doqon
@Beyle-wasuge
@Beyle-wasuge 5 лет назад
Ogaansho💓
@naajiofficial4707
@naajiofficial4707 5 лет назад
Walal
@axmedhaajir9698
@axmedhaajir9698 5 лет назад
Manshaaa allah taageraha cumar anigaa ka kow ka ah waliba kuwa doha lajogo
@scssaldanadacilmigascience9782
Allaahu akbar
@filsanmohamed2257
@filsanmohamed2257 5 лет назад
Mahadsanid ogaansho waa barnaamij aad umuhiim ah wlhi hhhh wlhi wlhi kulahaa siisii waxuu ku fiicanyahy kuwa dadka ka qosliyo hadalkiisa dhan qosol waaye
@jamaalgoh8308
@jamaalgoh8308 5 лет назад
Filsan wll subscribe igu sharaf mahadsannid
@abdalleabokor8423
@abdalleabokor8423 5 лет назад
waa arin xaqiiqa ah
@abdallahhassan6006
@abdallahhassan6006 5 лет назад
Wlhi wa sax masar anaa ku nool wabiga hadii la xiro wa la is cunaaa wlhi wayo wa saxara dhulka o dhan kaliya waxa la deganyahay dhulka wabiga mara iyo xeebta inta kale lama degna
@amiinhaibe
@amiinhaibe 5 лет назад
Wadan christan waxaa ugu daran inuu arko dawlad islaam ah ethopia waan hubaa inay ka qaadan oo looga qaadi inta aay wabiga ka janteen.balse masar cid u maqan oo islaam ah oo karidaysa dawladaas wlhi majirto ayaan umalayn haday xaaladu halkaas marayso😢 Allow masaakiintaas xaqooda uga ilaali😭
@abshirissa9865
@abshirissa9865 5 лет назад
HHH sxb masar maxaad ugu walwalee masar waxay leedahay ciidamo aysan hor joogsan karin Ethiopia waana ka shacab badanyihiin haday qaramada midoobay hor dhigan in masar la taageeri doono umalayn waayo waxaaso shacaba kana badan kuwa Ethiopia xagee lagaynaya Ethiopia haday arinkaa diidana masar waxaa ku filan Sudan oo ogalaata isticmaalka dhulkeeda wanan rajaynaya inay dhulka la Simi doonaan insha ALLAAH
@amiinhaibe
@amiinhaibe 5 лет назад
@@abshirissa9865 waa dhacdo taasi balse waxaan kuu hubaa in hadii dawladaha aduunka ugu waawayni soo kala dhex galaan arinkooda looga hiilin doono ethopia.waayo ethopia hadii ay hesho wabigaas badheeda ree masar gaajo darteed bay udhimanayaan ethopiana waxay noqon wadanka ugu horumarsan africa dunida kaalin fiican kaga jirta☝
@abshirissa9865
@abshirissa9865 5 лет назад
@@amiinhaibe waa dhici kartaa sxb hadii ay masaarida ninja hada talada haya iska tuuraan looma yaabo lkn intuu saaranyahay daba dhilif buu ahaan masaariduna waa dad aqoonyahana in ciyaar ciyaar lagu siri karo ilamaha waa sababta aan loogu dagdagin Ethiopia inay HEERKAA gaadha inaga ka Somali ahaan inoo dan maaha
@dr-ismailahmedbuwe2216
@dr-ismailahmedbuwe2216 5 лет назад
runtii howl muhiim ah ayaad inoo heysaa kee going
@cabdifataaxxasan7544
@cabdifataaxxasan7544 5 лет назад
masha allh wll waa mahad santahy
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 года назад
Itobiya Wey qaldantahey Afkaana gus laga galindona Anaga Dawlada Islaamka Ah Ayaan Tageero Unahey Cadawga Somaliya Waa Itobiyanka 🇸🇴🇸🇴
@issackmohamudshido7015
@issackmohamudshido7015 5 лет назад
Ogaansho pro sidaadii hore ma tihid
@cilmicismaan4448
@cilmicismaan4448 5 лет назад
13-daqiiqo 1400, 170 ka helid iyo 0 kama helin maashaaAllaah @ogaansho
@Abdirahman_Askar
@Abdirahman_Askar 5 лет назад
Wll Dhib miyey kugu Tahay in Aad Kanaalkeenna Rukumatto oo aad muuqaalada aan soo Gudbinno nala Daawatto fadlan Subscribe Azkar production
@cilmicismaan4448
@cilmicismaan4448 5 лет назад
@Azkar Production Raali ahow walaal Waligeey subscribe ma aan saarin kanaal aan ogeen waxa aan ka faa’idayo Waxyaabo faa’ido leh soo dhig kadib dadku iyaga ayaa ku raadsanayo si la mid ah sida aad maanta u raadsanayso Mahadsanid
@mogadishutime7725
@mogadishutime7725 5 лет назад
Hadanu nahay somali masar baanu lasafan dona💪
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
Doqon🤔Masar maxaa ka galay🤫🤫 Viva Ethiopie👈 Viva Abiy Ahmed💯 🇸🇴🇪🇹🇸🇴🇪🇹🛑 Viva Farmaajo
@mogadishutime7725
@mogadishutime7725 5 лет назад
@@الشيخد.فرحانبنمحمدبنإسماعيل Nacalaa Ethiopian kii kuwasay kuyaal Damiir laawe afsomaliga naga ceebeysay
@mogadishutime7725
@mogadishutime7725 5 лет назад
@@faysayusuf3427 cawaantii Layaqaanay baatahy abiy ahmed baa idin waso duli baatihiin
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
@@mogadishutime7725 🤔🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫Adiga caraab miyaad tahay🤔 aniga waxaan ahaay somali dhalaad Masaar iyo itoobiya midna ma jecli Ee waxaan ka xanaqaay Markaad tidhi anagu hadan somali waax lasafeyna masar🤔🤔😱😱😱😱😱😱😱😱😱waax fahm inaad Qof caydo waa la ficaan yahay meshaadu haku deeqdo 🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫 isma naqaano
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
@@mogadishutime7725 nacala ku yaal adigaba🤫🤫🖕🖕maaxad sameey karta waxba🤫sheydan
@roodamaxamed
@roodamaxamed 19 дней назад
Etopiya guul
@Suldaan7
@Suldaan7 5 лет назад
Juma Mubarak Asxaabta ❤️🤝 Thanks 🙏 wll Cumar 🗳🗣
@jamaalgoh8308
@jamaalgoh8308 5 лет назад
Zxp fk subscribe igu sharf cusbahaye
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 5 лет назад
هذا ما أخبره الرسول بأن نهر النيل سيقف وهذا أول بدء هذا آخر الزمان والله
@mali7297
@mali7297 5 лет назад
Guul guul ithopia From somaliland
@cabdifataaxbashiir8755
@cabdifataaxbashiir8755 5 лет назад
waa mahadsan thy
@yahyealcadaala3983
@yahyealcadaala3983 5 лет назад
M.a wll wxbadn ban ka faiiday ♥️♥️♥️♥️♥️✅
@abdisalaanmucure5786
@abdisalaanmucure5786 5 лет назад
♥️♥️♥️♥️
@abdallamohammedabdalla3551
@abdallamohammedabdalla3551 5 лет назад
Mahad sanid zxp
Далее
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Просмотров 20 млн
Dhacdooyin Taariikhi ah | Mowduuc muhiim ah |
15:13
Просмотров 220 тыс.
Bilow iyo Dhamaad | Suudaan Xagee Loo Wadaa ?
14:36
Просмотров 141 тыс.