Тёмный

Boqolaal Soomaalida Kenya ka mid ah oo Kulan ku Taageeray Dowlada Kenya. 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 29 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@munahussein9687
@munahussein9687 14 дней назад
Adeerkan afka sefecan halo baro,somali guul iyo gobanimo somaliya melay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MuseXuseen-jw6fw
@MuseXuseen-jw6fw 14 дней назад
masha aiiah waxaa muuqata midnight allaha quweeyo waa farxad wayn
@Roteyaani
@Roteyaani 14 дней назад
I hope and pray for all kenyans, peace , ❤️, and justice we are black and we africans the world is watching us . african citizens do not have discriminated each other. ⚠️
@mohamoudosman4243
@mohamoudosman4243 11 дней назад
Many communities do business in Kenya not only Somali, we have indians who are also successful in their business and to correct yu Eastleigh was the first residential which housed many Indians then somali came
@januarySl2024
@januarySl2024 14 дней назад
Maaha taageero daacad ah ! Waa munaafaqad tuugta Somaalia Italiana soo boobay ay ku doonayaan in hantidii ay soo boobeen amaan uga helaan tuugta Kenya ee og halka hantidan laga keenay !!! Istuskaa iyo munaafaqadaasi waxay sii xoojinaysa bililiqada waxay ka cadhaysiinaysa shacabka Kenya ee ka gadoodey cashuurta dulmiga ah madaxweyne Ruuto ku soorogey ee ay ka mid tahay cashuur la cashuuro biilasha dantarta ehelkooda qurbaha joogaa u soo diraan. Waana xadgudub aan dunida hore loogu maqlin.
@zeitabdull4251
@zeitabdull4251 9 дней назад
Ruto must go
@saynab7503
@saynab7503 8 дней назад
ilaahow hal kadhig somalida hal yeyada hogaminta way mahad san yihiin waa laydinku kal sonance karaa
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 14 дней назад
Mooryaantii mogadisho waa dhalinyarada Kenya ka shaqaystaaaan
@BareDahir
@BareDahir 12 дней назад
Kakamega Nakuru nyeri naivasha ayakaa degijireen lkn maanta waxaan kusoohareen maralaal ookutaalo baadiyaha samburu
@Updull_666
@Updull_666 12 дней назад
That's too late ruto must go
@salimabdi1145
@salimabdi1145 14 дней назад
Maxaa loo laa yabyaa markaa soomaliland
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 10 дней назад
Qarankood dumiyooyin, dalkooda dhacooyin, dawlad aanalahayn yaa dantooda ka baadhay.
@mohamudnoor-lh3wl
@mohamudnoor-lh3wl 11 дней назад
Odeygan mxa galiyey waxas wale waa yaab war umadan ha iskuso jedinina wey idinka jedane
@hkay980
@hkay980 10 дней назад
Qaaf Rabaak Sheikh...stop vomiting on on shoes the rich cartels
@BareDahir
@BareDahir 12 дней назад
Isaaq comentigaad bixineysaan waan ujeedaa islii dadka ooguhordege waxaan ahaayeen isaaq lkn nasiib darro gaala jeceel gaaladaad kudhex milmeen maantana kama muuqdaan
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 14 дней назад
Oogo cagdheer cid ka guumaysi jecel alle ma abuurin 😂😂😂.
@YussufUlaa
@YussufUlaa 14 дней назад
anaga cagdheer mataageersanin ee xaga somaliya
@Billcl8nyon
@Billcl8nyon 12 дней назад
No way dawladda laguma taagerin kulankas. Waxaa loogu hadlayay sidii somalida isku difaaci lahayeen hadii haruma hooda kanacsi lasoo weeraro
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 14 дней назад
War coldoon mee Waa kii odhanjiray heest calanka In loo istaagaa waa bidco waana gaalnimo. Talow kuwan heesta calanka wadanka gaalka ah u istaagay maxay noqonayaan!. 😂😂😂😂
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 14 дней назад
Been waaye...anaga dawlad ma tageereyno ....kuwan waa kuwii dowlada dacay!!!!!dowlada canshuurta hadimto!!! You are not the only doing business!!
@user-iu4mf5uk4w
@user-iu4mf5uk4w 14 дней назад
Soomaalida kiiniya waa tii kicisay shacabka laasocaanood iyakoo adeesanaya qabiil iyo cayda dawladii muslinka ee ka jirtay kiniya waa dawlad gaale ah
@daljireali4783
@daljireali4783 13 дней назад
😂😂😂
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 14 дней назад
Somali iska jira laba wejiilaha Ogaadeen,waa basaas waxa u xun kan duufka leh ee Ina-Macalin
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 14 дней назад
Eega adoontii ogaadeen oo kufaraxsan in ay guumaysi kujiraan qarnigii 21aad 😂😂😂😂. Sidoo kale bal eega kuwa shuyuukhda isku sheegaya ee u istaagay heesta calanka dalka gaalka ah ee kenya 😂😂😂😂😂😂😂.
@moolcaliyow
@moolcaliyow 14 дней назад
Adeer Soomaalida wadankoodii TUUGO, Mooryaan, Jirri, iyo DAY-DAY ayay ku baabi’iyeen, Kenya OGAADEEN keliya ma degano. Soomaalidu 4 county ayey si Buuxda u degantahay OGAADEEN Hal county ayaa lagu sheegaa. Kenya Soomaali oo dhan ayaa degan. Tan kale hadii dhammaanteen OGAADEEN noqono ama aan GARRE noqono WELI waxaan joognaa Soomaalinimo. KIKUYU makala jecla OGAADEEN, DAGOODI, ISAAQ. Soomaalidu waxay KENYA ku BARWAAQOOBI kartaa WADAJIR iyo Soomaalinimo.
@osmanali1590
@osmanali1590 12 дней назад
Futo ogaadeen malaayiin soomaaliya ayaa madaxooda ku jooga kenya
Далее
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Просмотров 7 млн
How to Measure ANY Cliffs Height with a Rock
00:46