Тёмный

Burburka Jacaylka Iyo Kala Xiisa Dhaca Lamaanaha 😢❤️ 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

10 мар 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 130   
@fousiaibrahim8335
@fousiaibrahim8335 2 года назад
Love needs patience n perseverance ..and understanding each other. Without forgetting forgiveness when issue arise...its not easy but its t beautiful Union...married for 29 years....Alhamdulilah.
@thecr7717
@thecr7717 2 года назад
SOOMALIDU JACAYL MA YAQAANAAN 💯 WAXAYNA ISKU GUURSADAAN DAN 💯 WAANA WAXA DHIBTA & BURBURKA KEENA 💯
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
Sabab ta somalida jacayl kooda u kala xiiso dhacaan waxa jirta daryeel la, aan, Nolol bilaa qorshe ah , iyo Nimanka oon dumarkooda u hurin jacayl ka u hayaan, waaby ka dhacaan
@fowziyahaji6152
@fowziyahaji6152 2 года назад
Aniguna waxaan soo mareey ninkii aduunka ugu xumaa, xitaa weligeey magacaayga iiguma yeedhin wanaag kalana iskana daaa. Xitaa heer wuxuu gaadheey uu ilmaha igu bah dilo oo uu dhaho gabdhaad meesha ku haaysataa.markaan yaabeey baan iska fureey ileen caloolxumo joogto ah iyo dhibaato taagan kuma jiree mar marka qaarkood waxaan is iraahdaa wuxu ma jinnbaa. Alhamdulillah hada Allaah baa iga furfureey😂😂
@maimunmohamed291
@maimunmohamed291 2 года назад
Asc dhamaantiin,24.April 1979 ayaan is guursanay ilmaheeyga aabahood,runtii sahal ma aha waa sidii badda mawjadaheeda kala duwan:Laakiin muhimadu waa wada hadal iyo tanaasul cuqdada in layska ilaaliyo aaminaad labada dhinac😉Marka carruurta teeneger 13-19.jirka ay yihiin in aad isku duubnaataan waa marka ay ugu xuntahay!!!❗Dagaalka joogtada ah ee carruurta hortooda ha yaraato si ay carruurta naceeyb aabo ama hooyo aysan u qaadin.Illaahey hana wada amaansado meel kasto oo aanu addunka daafahiisa ka joogno.❤🇸🇴🙏🏾
@aragsanqurux7476
@aragsanqurux7476 2 года назад
Masha allah habo wlhi hada halahaas reer leedahy waa inan wx kaafaa idnaa aniga wxn ahy gbr yar oo hada soo koreysa waxn jeclanlahy inn wax kaafaaido
@maimunmohamed291
@maimunmohamed291 2 года назад
@@aragsanqurux7476 Insha-allaah qayr iyo farxad ayaan kuu rajaynaayaa Mamo .Mahadsanid🙏🏾
@magicspell7940
@magicspell7940 2 года назад
Lovely Fathiya💖 Ani fikradeyda haddaan ka dhiibto i think lammaanaha Somaliyed waxay u kala xiiso dhacan waa: Kowdii hore dadkeena they don't know the real meaning of life, no goals, no dreams, its very rare qof Somali ah oo naftiisa si fiican u garanaya uu jiro,ma yaqaanan cidda saxda ah ay yihiin, qofkay doonayaan ee ay jeclaan lahaayen inay nolosha la wadaagaan qaabkuu yahay, ma dhagaystaan codka saxda ah ee kasoo baxaya qalbiyadooda io maskaxdooda . Badanaa dad mashquulsan ma ahan oo Purposes in life cayrsanaya, they don't chase their dreams and life goals,waxaa micnaha jaceylka io dhowrida qof kale qalbigiis garanaya qof isagu isjecel, is ixtiraama dreams-kiisa jecel, nolosha jecel, iyagoo aad u yaryar ayey xiriir aan caddeyn wuxuu yahay bilaabaan si fiican iskuma Date greeyaan💔.it's so beautiful thing in si fiican la isku barto wax lawada cuno, filim lawada galo picnic yar lawada sameysto, Coffee lawada aado, si yar oo daganaan ah intii layskagasoo horjeesto tartiib loo shekeeysto, la farxo, la qoslo, ee isla markiiba la isku boodin. Waa wax tabboo ah in wiil io gabadh iska helay ee doonaya inay nolol dhistaan aysan isla socon karin iyagoon is taataaban, Disgusting🙈 waa qurux in qof uu halkaa madaxaa kusaarto oo uu mar walba ku Adore greeyo🤍🦋 hugs and kisses-na ku siiyo without sexual desire . Ninka somaliyeed waxba ma deeqaan, I mean qofka banii'aadamkaa qofbaa ka badan hadday dareen dhaba isku hayaan lkn iyaga waa Selfish qalbigoogu waa faaruq Noloshoo dhan waxay u qabaan inuu indha la'aan ku guursado, ilmo badan oo aan faa'iido lahayn uu bulshada Burden uga dhigo. Ninka somaliyeed waa dictator xita guriga markuu soo galayo baqdin io naxdin buu xaafada ku ridaa waa lakala yaacayaa, ciyaalka io xaaskuba jikada io qolalkey kala galayaan 💔😭 iyana miskiintu waxaasey nolol u qabtaa silic io rafaad bay ka dharageen So maxaa loo xiisaa oo meeshaas yaala!?💁‍♀️💔
@nuwara8333
@nuwara8333 2 года назад
😢😢😢
@magicspell7940
@magicspell7940 2 года назад
@@kawtharabdulahi3871You welcome quruxeey Kawthar🥰 Waa xaqiiqo jirt waxaan annagoo dhan ka hadlayno, Waa sax in markaan School-lada Iyo Jaamacadaha dhiganayno waaladikeen ay mas'uul naga yihiin wiil iyo gabadh labadaba xilna naga saaran yahay, lkn taas micneheedu maahan in aaddan haysin xorriyad aad ku fakartid,maskaxdaada iyo qalbigaga cidd idinku kala dhex jirta maleh, waaldika kuma loofin karo haddaad qof shakhsiyad ahaan u xoog badan oo waddo cadd haya adiga uunba meeshaa rabtid is gaarsiin kara nolosha... hableheenu ma sawirtaan nolol ka qurux badan tan ay ku noolyihiin oo ay istaahilaan, waxay aamin sanyihiin the next move Bacdal waxbarasho waa tii dhammeysee inuu yahay Guur aan loo aabbo yeelin iyo nolol jaxiimadda ifka ah and I am so sad about them walah💔😭
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 2 года назад
Bismilah, masha allah, i like sidad u fahansanthy nolosha lo bahanyhy. Somali may sas wax uwada fahmaan.. noloshu qurux ayay ahan lahyd wlhi.
@27May1988
@27May1988 2 года назад
Walaalo you right 100 percent waa arrin aan la badali karin, oo nin Engriisa buug u qoray wuxuu ku shigay Somali man mid isagoon jirin isu haysta Suldaan.
@magicspell7940
@magicspell7940 2 года назад
@@mariamabdi5932 Thank you qurux badan mariam🤍 Walahi wey qurux badnaan lahayd lkn dadkeenu maba doonayaan inay nolosha fahmaan si macaan oo raaxo lehna u noolaadan💜 haddii aad dhahdid wax akhriya, wax daawada, wax barta adduunyada kale sida looga dhaqmayana arka oo inta qurxoon ka qaata dhaqan gaalo bey waddaa baa lagu oran even kuwii youth-ka ahaa ee ubaxa baxaya ahaaye la rabay inay iyaguba noloshu ka bilaabato jaceylka iyo naxariistana unkaan💝🔐
@sihammohamed7026
@sihammohamed7026 2 года назад
Next August will celebrate 🍾 our 20th year of happiness 😊 and love ❤ Secret is respect and patience.
@nimohassan6220
@nimohassan6220 2 года назад
Aniga sanadkii u horeeyay ayu cirkaas I geeyay markaan 2 gabdho u dhalay wu iga tagay oo Qoyan kala ayyu raacay lasii qaadka waaba iska Malayalam guurka soomaalida wlh
@qooryarestudio
@qooryarestudio 2 года назад
Allow maxaan malcaamada farxiyo ka aflaxnay ilahow cimriga kusiyaadi naxaris,jacayl,waano whatever❤🙏
@moratajr3643
@moratajr3643 Год назад
Waxay ukala xiisa dhacaan 1- weak foundation 2- no growth ( education, financial,) 3- third parties ( family and freinds)
@fadumonour9815
@fadumonour9815 2 года назад
Fathia somali men they are romantic when they are singing love songs. I don’t think Somali men understand value of women for long term use.😣
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 2 года назад
Jacaylku wuu nusqaamaa wuuna kordhaa wuxuu ku kordhaa ficiladda naxariista leh wuxuuna ku nusqaamaa ficiladda lamaanuhu dhibsanayaan!
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 8 месяцев назад
Farxiya habo qaali fariidbaatahey laakiin dadkaalahadleysaa soomimaaha u maleynayaa❤❤❤❤❤❤
@user-zd5yt5fb9r
@user-zd5yt5fb9r 9 месяцев назад
Fathiya jaceylku ma duqoobo aniga iyo xabiibkeyga teenage ayaanu is guursanay 30 ayaanu u dabaal dageynaa kacbada ayaan kuxusayaa waana kula soowadigi insha Allah ❤❤❤
@natal4698
@natal4698 2 года назад
Omg qof cajiiba ayaad tahay Fathia masha allah. Waan qiiroda markaan dhageysto muxaadarooyinkaga, gaar ahaan kuwa Jacaylka. Waad ku mahadsan tahay joogitankaga aad baraha bulshada nala joogtid. Aad ayaad muhiim nogu tahay. waan ku jeclahay, waxaan rajaynaya in aan maalin uun ku arko.
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 2 года назад
Oh❤❤❤❤ fathiyaay right time ayaad mawduucan isoo duubtay wll thank you so much.
@libanali1626
@libanali1626 2 года назад
I think the reasn that we lost interest is that our first desires is based on pleasure and pleasure is a state of knowing to an unknown miss absiye
@fartunmuse330
@fartunmuse330 2 года назад
16 jir anoo ah baa nin La igu daray oon waligeey nin la hadlin naxdinti iyo xanuunki San ka qaaday ilaa hada anoo wolf ku jiro haday qof ii soo gasho waan boodaa gabdhahayga 25 sano ka yar marabo inay ku guursadaan waxay u rabaan way ogyihiin inaadan majur ahayn advantage ki la Iga qaatay ma koobi karo
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Wallaahi 17jirkeygii sidii naag 47 jir ah ayaan u dhaqmi jirey oo isu hagaajin jirey. Believe me wallaahi. Macalimadeydii I bartay waa hooyaday.
@hodonawil7025
@hodonawil7025 2 года назад
Maasha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo wacneey guulayso waarun inantan nimco jaamac haybad baa kabuuxda ilaahay habarakeeyo mooyi inay nooshy adaan kugu bartay iyo heeso kaloo xigmadi kabuuxdo sida heestii babaygii jamaame iyo heestii fad galbeed samo noogu waar Hbo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👏
@kingfamily1515
@kingfamily1515 2 года назад
Wa marki ugu horay o an habo ku arko ado live ah marki videoyada wn dawad babo cimrigaa ha jiro ilove hbo💋💋💋💋❤❤💯
@TheTruthHudaSarman
@TheTruthHudaSarman 2 года назад
My sweet sister remember that your talking to Somalis they dont even like to hold your hand out off the home 🤣🤣🤣
@rosemarie6347
@rosemarie6347 2 года назад
Fathia wanku salaamay queen. abayo waxaa kasoo hadashaa, nin somali markii sadex ama labo caruur ay xaaskiisu u dhasho dhaha aniga ilmo badan ayn rabaa oo naag kale ayn guursanayaa, ama marka xaaskiisu gabdho kaliya u dhasho dhaha aniga wiilal inaan dhalo bn rabaa oo naag kale bn guursanayaa. Arinkaas aad buu u badanyahay dumar badan ayaana lagu sameeyaa. Bulshadana waa dhiirigaliyaan inuu ninku dhasho badsado markastana wilal badan dhalo. Mahadsanid xbbti.
@rosemarie6347
@rosemarie6347 2 года назад
@@sunshineseaandvitamind8620 waa ru ntaa balse waxaan arkay dumar badan oo lagu dulmiyay waxba ma dhalaysid oo ayagana rumaysan in ay ayagu khaladka leeyihiin oo haday ninka is hortaagto la dhahayo xaasidad baa tahay maxaa ugu diidaysaa inuu wax dhalo.
@marwo_8031
@marwo_8031 2 года назад
@@rosemarie6347 SubhanaAllah dulmiga soomalidu ku dhaqanto akhira meesha lagu kala xisabinayo wa Yab. Wa dhaqan xun, laga yaba inu ninku madhalays yahay. Markaste dumarka cilad leh, dumarka wax kasto sidi la rabin noqon waye ka dambeya. 🤔 Ilaahow ha no jabin cadowga. Horta problemka kobad ee somalida dumarka haysta wa yaga is neceb, nimankan away is jecel yihin wayna isku hiliyan. Marka ilaa aan sidodo kale noqono ka hor wax ino hagagaya maba jiran. Nin xun aya hada naag furaya, naag kale aya guur la galaysa yado og inu ciyalkisi horeba daryeel oo yado og ayey hadana raacaysa. 🤔 yab
@saynf
@saynf 2 года назад
Unfortunately for many couples there isn't any foundation. 🙃🤭iyo degdeg baas😂
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 года назад
Fadxiya cabsiye wan ku salamay wax badan oo run ah bad ka halasha runtana ilahay ba kugu jecel halka ka sii wad ajar babad heliye waxanan leeyahay somaliyeey ka faiidayta inantaa wax fiican inafaraysaye oo is jeclaada 😘
@monera3812
@monera3812 2 года назад
Aniga one year and half isqabana bishi ugu horeysay banaanka igeyn jiray ishekeyn jiray lkn hada waxas o dhan wey dhamaden waqtiba ima helo cajiib
@dr.mariasoul5261
@dr.mariasoul5261 Месяц назад
Fathia wan ku dawada sida podcastka wlahi waa qof kaliye somaalida ka dawado
@alidirieh4583
@alidirieh4583 2 года назад
Jumma mubarak , sister Fathia.
@safiasaid4675
@safiasaid4675 2 года назад
Fathia absie Allah haku xiftiyo ncnto 💋💋❣❣
@aminomohamed1626
@aminomohamed1626 2 года назад
U have right Sr
@qurux4554
@qurux4554 2 года назад
I'm in love with my husband after 25 years Alx
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 года назад
Masha Allah! Allah ha idin barakeeyo, sabado kale oo badan sareedo iyo caafimaad kuwada noolaada. Allahuma Aameen
@abdimajiidali4062
@abdimajiidali4062 2 года назад
Yes waxaa ideeqday kalmada ah #qorshesameee💞
@nimoamiin8649
@nimoamiin8649 2 года назад
Indeed sweetheart.
@nawaalahmed2612
@nawaalahmed2612 2 года назад
Fathiyy apaayo ilaahay janadiisa hakugu arsaqo waan ku jeclhy ilaahay dartiiis hadynu dunida isku arki wayno ilaaahy janada ha innaku kulmiyo
@ibrahimabuadam4010
@ibrahimabuadam4010 2 года назад
Jezakallah waad saxsantahy
@pamelabluesky850
@pamelabluesky850 2 года назад
Kkkk 40 tan sano ayaan is qabnaa, romance ma jirtee, waa la is ag joogaa uun weeyeh. Is la Jooga ayey u yaqaaniin jaceyl. Ileyn waaba amazing haduu u hebel cararineh.
@salmabani9957
@salmabani9957 2 года назад
Well said mashallah
@fadumoali7300
@fadumoali7300 2 года назад
Mamsha allaah
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 года назад
Waa runtaa Noolow fadxiya
@hibaqcawil7596
@hibaqcawil7596 2 года назад
Fikrad ahaan somalidu jacayilaka iyo shurucda guurka waxaba kama yaqanan badankoodu, guurkoduna waa danayisi iyo hebelba uu guursaday ee guurso ama heblayo, mida kale qof anad dareen uqabin sidee ugursanayisa jacyilku guurka ka hor ujira wanaa kaad ku doranayiso qofka,
@leylomohamed6714
@leylomohamed6714 2 года назад
Waa sax xoorti laga liseey xagagi iyo xasus baa geela lagu xeer geeya.
@SuaadFashion
@SuaadFashion 2 года назад
Being a wife is not only Cooking food every day for your husband that's not, if that is what you thought I believe once you give birth he will be board of you, because you will be so busy with the kids so you will not be able to Cook everyday as before. So, ladies teach your man before you married to him tell him that you are a wife not a chef. So you are here to share the journey life not only food.
@mahamohamedaaden7486
@mahamohamedaaden7486 2 года назад
Ukhtii konkurs weevna maasha allah
@saamhayaan6147
@saamhayaan6147 2 года назад
Masha Allah hpo hnblyo hadiiba nin nimankii ka mida wrkaagi qaaty
@ommusalehen6130
@ommusalehen6130 2 года назад
Nin baa wuxuu yidhi Xaaskaygii ayaa waynaatoo waxaan doonayaa inaan guursado gabadh yar, haddii lawaydiiyey de'da xaaskiisa wuxuu sheegay inay xaaskiisu gaadhay de'da 35 sanno😂😂😂😂😂😂😂 waa qisa aan goob joog u ahaa anigu.
@aaminaqueen9164
@aaminaqueen9164 2 года назад
17 years old waaba wakhtiga ay uugu jeclyihiin nimanku vitaminka uugu fiican baanu kahelnaa that is what they said 😂
@nimoali4218
@nimoali4218 Год назад
MashAllah you very romantic sis, waa ruun ❤I feel like Somalia sisters are more romantic then Somalia men....
@nurafarah1551
@nurafarah1551 2 года назад
🥰🥰❤️
@slackzyt1110
@slackzyt1110 2 года назад
Xiiso rageed iyo xunbo geel weydhacaan marka xiisahaa dhamaado farhiya
@libanali1626
@libanali1626 2 года назад
Xiiso iyo jacaylkaa isaga qaldan
@atteyehman9149
@atteyehman9149 2 года назад
I really appreciate you ❤ 💛 💕 walahi habo and I say to you habo whiteout I know 😉 you
@ridwaanquman1515
@ridwaanquman1515 2 года назад
Heestan magaceed abaayo?.
@abdimajiidali4062
@abdimajiidali4062 2 года назад
#Fatxiyaay waxaanku qoslay markaad tudhi khasab maaaha in marwalba lays korsanaaaado😋🤣🤣🤣🤣🤣
@fartunmuse330
@fartunmuse330 2 года назад
Salaam
@fahima6186
@fahima6186 2 года назад
Kkkkkkkk “Ninka hala ilaaliyo” beey dhaheen Haba lailaaliyee maxumee miyeey ilaalin kartaa? Meel kale uusan kunasan buuba ucararaya transit Somali guurkooduba waabwada temporary married 😥🤭🤔
@farhiyaali867
@farhiyaali867 2 года назад
Way jiran lkn waxa kabadan dadka xasidiinta ah oo isku dira dadka isjecel uu baban yahay iyo way babantahay sa loleeyahay uunba jecelkiba daqada laga tura
@Honey_MB
@Honey_MB 2 года назад
run badan 🥰
@amirasami4406
@amirasami4406 2 года назад
Jacaylku ha waaro❤🫂
@araweelo9774
@araweelo9774 2 года назад
Aniga anoo 23 jir Ah baa la reerkayagu nin igu dareen a Anagoo u mehersan ban aragtidii u horaysay is aragnay 5 sano oo cadaab ah ban la noolaa oo oohin iyo rafaad ii dhamaaday imikan kala tagnay , misa markii ugu horaysay een wax jeclaado nin reer leh ban jeclaaday work colleague ban nahay that is my biggest nightmare 😳
@feyzobarqadle5488
@feyzobarqadle5488 2 года назад
Wan kuku raacsanahay fagirkas habo lkn gabadha somalida waxa mooda muhiimadoda iney tahay iney u bad dhalan ayako 1 bil laqabin ayey uur raadinayan gorme isbartan horta
@twilight775
@twilight775 2 года назад
Waa runta nin hal naag
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 2 года назад
my daughter waa 17 walaahi nin macnihiisa mataqaan marka ninkii yiri 17 wwaa doqon ah weliba caruurta kufsa rabilahaa ee cabsaa rabo inuu sharciyeesto tuuuug uf uf ufufufufufu because asaa uraaaaaa ufufuf
@abdulkadirguleid2819
@abdulkadirguleid2819 2 года назад
Gabadha Soomaaliga aabeheed hadduu xaas kale guursado caadi bay u aragtaa, walaalkeed hadduu xaas labaad guursado waa ku faraxsantahay, wiilkeeda waxay ku boorineeysaa in uu afar guursado, laakiin waxay dunida ugu necbantahay in lala guursado. Yaa weeye ninka ka aqbalayo sheekadaas? Bal may marka hore hal mawqif yeeshaan?
@rosemarie6347
@rosemarie6347 2 года назад
Dumarka nooca aad ka hadlaysid Qoyan ayaa la dhahaa Tusaalana ma noqon karto.
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 2 года назад
Nasib daro ila kuwas ad shegetey iyo kuwa wilashoda kafadila gabdhohoda an ka dabar goyneyno inaga warsuga
@rosemarie6347
@rosemarie6347 2 года назад
@@sunshineseaandvitamind8620 dumarka somaliyeed dal iyo dibada meelkasta ay joogaan waa yaryihiin inta qiimahooda yaqaana.
@nuwara8333
@nuwara8333 2 года назад
Aniga gabadh ba ahay mana ihi waxa aad kahadleyso hoyadey saan ulamaseero hadaa oganlahayd waxaas mad dhahdeen 😠😠😠
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
Wa been aad sameeysateen taas hana nabina
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 2 года назад
Wa runtaa Way jiraan habo rag somaliyeed oo very romantic ah, lkn nasiib xumo waxay qabaan fear of intimacy. I don't know why.
@mohamedabdi5240
@mohamedabdi5240 2 года назад
You can’t tell us. Accesses of my toway
@farduusabdillahi1333
@farduusabdillahi1333 2 года назад
bal ninka isago manto dhan guriga jogay adna aad shaqo ka timi anu midh guriga ka qaban carurina iskul ka imanayan oo markad timado cunto caris u istaagto ku dhahaya maxaad qabataa midh ma qabatid
@sadiamohamed9796
@sadiamohamed9796 2 года назад
Intaad mrkd ilmaha so qaadatid cunto so marsiisatid so dheregtaan mrkad imaatid nadaafada waxd qbsankrtid qbsatid sidaas isku tuur naso ilmaha intd iska seexisid facemaskgaga dhac isku sisid tvgada daawo ha yaabe dhowrka hore maalmod asigaa warcusub la imaandoone hadee wlhi sdi wlshy bn kula Taliyey
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
Oo maxad uga yeeleeysa adaba qaldane
@farduusabdillahi1333
@farduusabdillahi1333 2 года назад
@@xamdixaaji4178 walalo miyaan ka yeelay waan ku khasbanay inaan caruurtayda cunto kulul u kariyo mise cid kale uma joojiyo
@farahiasaney9424
@farahiasaney9424 Год назад
I love you farhiyay
@cadayboole2054
@cadayboole2054 2 года назад
Alla maxaa qalbigeena kahadashay waxaan kayaabay somaalida markay isguursadan bisha koowdaa ilamay raadiyaa iyagoo isbaran midba Midba midka kale barane leesnacaa xiisah dhacaa mid ba midka kale karaahiyestaa
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 2 года назад
Hhhhh Alxamdullhi waxii adka waynu dhaafnay
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 месяца назад
In. Lakaala. Xiiso. Waxa. Keena. Kaalsooni. Laan. Iyo. Beenata. Jacaalaka
@suadahmed9126
@suadahmed9126 2 года назад
waa xishonaya lacagtayda uma ogoli restuarant ayay leeyihiin.
@habibaali2400
@habibaali2400 2 года назад
Masha Allah my sister 👑 🌹 💋 ❤
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 года назад
I watched a video from 2019 Fathia I know all the answers lol
@queenjiija5572
@queenjiija5572 2 года назад
Somalia jeceel waxba kama ogo waxooda òdhan waa xiiso siiba nimaka
@cadayboole2054
@cadayboole2054 2 года назад
Aniga wax badan baan kaabartay adaa baa umahansatahay faarax runtiisa adaa ibaray
@hasancadow2363
@hasancadow2363 2 года назад
Fariida
@faadumohassanhassan5148
@faadumohassanhassan5148 2 года назад
Runbadana carurta Somali wa agoono abeleh
@monamariin750
@monamariin750 2 года назад
Sharaf iyo karamo habo farhiyaay. Walahi wax noolba tahay. Wax noolba ku nooleya soomaaliyey is maqla!
@kingmo6738
@kingmo6738 4 месяца назад
Naagtani wali may nooshahay 😂😂😂😂 naa orod Chris u tag oo Somaalidu ka dhex Bax qudhun yahay habar jeclo hoosta ka waalatay waa ii kow
@xawocuud2759
@xawocuud2759 2 года назад
Fathia Ex keeygaa 1yrs ayaan wada soconay xusuustaan meel dhiganay geerida unbaaa i iloowsiisa 😂😂😂😂
@bugcat7024
@bugcat7024 2 года назад
Asc
@narminelouli9029
@narminelouli9029 2 года назад
instability in all aspects
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 8 месяцев назад
Ma d’Hala mambalyo. Qosaskafiin. Iowilshafiicn
@sahrahersi5818
@sahrahersi5818 2 года назад
😂😂👍👍
@saala123
@saala123 2 года назад
It's impossible, farah is not like that
@ummaryam1
@ummaryam1 11 месяцев назад
😂
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 2 года назад
Men don't love you It's lust
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 2 года назад
No! We love
@maryambrahim82
@maryambrahim82 2 года назад
True and lust leads to hellfire
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 2 года назад
@@maryambrahim82 not all men just 15% sister
@yasmin8196
@yasmin8196 2 года назад
Halku sexanayaa la saxar tiraa .sidaa maahiyo sidaasaa rag lagu sabaa.😂😂😂😂😂
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
Maxa loo Saba ma caruur baa
@famed_flamed2454
@famed_flamed2454 2 года назад
Kkkkkk matagaas hanagalatagaano
@BangeeniBangeeni
@BangeeniBangeeni 2 года назад
Xaliye ayaa soo saarnay markii buiqina iyo reerka somaliyeesd bur burkiisa mara la idiinkaga heli waayey laacibyo badana waa idiin ku soo wajahan yihiin intasi yari dulqaata wax badan rag wa sidani waa tirahdeen hada godkaa biyo idiin ku soo galay howsha ha socoto
@Zimu.H
@Zimu.H 2 года назад
Ximiye waxaa taageera waa nimanka khanisinta ah ee dumarka neceyb marka qomaluudnimada uu idinku wada rag kalay idin hoos gaynaysa saa dumarka wuu necebyahay idina inaad nacdan oo la tartantan buu doonaya oo saxanka bariska ah isku qabsatan oo ninku naagtisa iyo caruurtisa ku yidhido ana bixiye cuni maysan marka ma guurba jiraya is daba qabta oo qomqluudnimo ha u jabina intina aan already ahaynay waa iga talo
@ommusalehen6130
@ommusalehen6130 2 года назад
Ninka qaylada ka ilaali😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@narminelouli9029
@narminelouli9029 2 года назад
Not trained at allllllll by the society not really their fault
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
Nin iyo naag isku soofe maalinkaste 🔥🥰 waa kugu taagersanahay baayo
@shatilow9678
@shatilow9678 7 месяцев назад
Farax.somli.mayaqano
@libanali1626
@libanali1626 2 года назад
How about the silent hearts talk to each other in non verbal words they last long why
@BangeeniBangeeni
@BangeeniBangeeni 2 года назад
Xaliye waa halyey raga somaliyed u soo baxay waa iftiinka raga hadii xaliye howsha uu hayo sii laba jibaaro single motherada daalay ee 7000 mile socda waxa ay gelayaan barking waxa aanu lenahay congaragulation (xaliye) keep going halkaa kaga hay naag waliba dhalmo deysa waxa isagu soo biyo shubataa tik tok instagram face book you tube godka biyo idinku soo galay no more aminaad parking baa idiin sugayaa howshu ha socoto
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
Oday wareersan baad tahay ee naso
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 2 года назад
Man has to win argument no naharis No care no gifts
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 2 года назад
Yes gifts 🎁 😘 xabiibi
@maryambrahim82
@maryambrahim82 2 года назад
To hell with them
Далее
farxiya cabsiiye ha la iga gaarsiiyo😳
11:41
Просмотров 34 тыс.
Fathia Absie : Sheeko Romantic Ah
19:43
Просмотров 7 тыс.
МОЙ НОВЫЙ ДОМ
1:01:04
Просмотров 2,1 млн
Qaddarinta Jacaylka
46:46
Просмотров 42 тыс.
Fathia Absie Ha Noqon Carpet Lagu Dul Socodo
12:47
Просмотров 9 тыс.