Тёмный

Buuq ka dhashay khudbadii Salaad Cali Jeelle ee shirka Mudulood. 

Somali cable
Подписаться 377 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@DrNeeri
@DrNeeri 4 года назад
Masha allah salaad cali jeelle wlh wuxu u qalmaa in la siiyo bilad sharafeed wa nin runta la cabsan
@lailasalat2188
@lailasalat2188 4 года назад
MashaAllah Cali mahdi guul adiga iyo salaad Cadowgiina cagta hose
@alle-Aamin-ma-iisho
@alle-Aamin-ma-iisho 4 года назад
Mashallah Salaad Cali Jeelle iyo gobta mudulood Guuleysta!! 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🇸🇴
@mahadmoon2825
@mahadmoon2825 4 года назад
Libaax libaax dhalay Somali hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Mawaxay sugayeen somaliya ha dhacdo Waxmaratida meesha isugu timid Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 one love Somalia hanoolato Somalia one fingers Hajabi cadowga Somaliyeed
@fatumaali1924
@fatumaali1924 4 года назад
Maa shaa allaah guuleyso salaad Cali jeele
@draishatohow9374
@draishatohow9374 3 года назад
Allha u naxriisto madxweyne ali mahdi isku keenaha mudulood
@abditube3865
@abditube3865 4 года назад
Mashallah
@rashmohamed8068
@rashmohamed8068 4 года назад
geesi geesi dhaley guuleyso
@calisaadahoussein3676
@calisaadahoussein3676 4 года назад
Salaad cali jeele waa wadani abgaal waa nin ka ugu daacadsan waalaahi waa qalbi fiican yahay. Allaha ku xafido taariiqda aaku qori doonto
@istahilyusuf321
@istahilyusuf321 4 года назад
Salaad waa nin adag illahey waku dhowro
@unnieqween639
@unnieqween639 4 года назад
Salad nooloow ❤️❤️
@tayyib2264
@tayyib2264 4 года назад
Waxan ugaday mudulod dadkooda ugu xun iney dumatko yihiin salaad calie jeele 🇸🇴❤️❤️
@iamsomali3328
@iamsomali3328 4 года назад
Geesi geesi dhalay adban kuu taageraa salad cali gelle
@caamirceynte4096
@caamirceynte4096 4 года назад
Doqon waaye muxuu yahay
@MohamedIbrahim-ss8fb
@MohamedIbrahim-ss8fb 4 года назад
Ha ku waso Dilo
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 4 года назад
ma ilka yar baa tahay saas ayaad ku taageersan thy waan ku dhiseenaa
@zaynabsaid1854
@zaynabsaid1854 4 года назад
Libaax libaax dhalay Soomaaliya hanolatoo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@calisaadahoussein3676
@calisaadahoussein3676 4 года назад
Geesi geesi dhalay aatahay janada allaha ku geeyo aamiiiin
@Ruun-finder
@Ruun-finder 4 года назад
Salaad Cali Jeele waa geesi soomaaliyeed waqtiga doorashooyinku soo dhwaadaan dhibka waa bataa waa in xal la helo
@samasa436
@samasa436 4 года назад
Salaad noolow
@farxiyoxasan9674
@farxiyoxasan9674 4 года назад
Libaax libaax libaax
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 4 года назад
Salaad jeele waa xariif 🤣🤣🤣
@owbakargaabaneboqortooyo6250
@owbakargaabaneboqortooyo6250 4 года назад
Salaad jeele wuxuu dhahay hirshabeele dhista
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 4 года назад
Walee jeele dantiina uu kahadlay
@cabdijuge1835
@cabdijuge1835 4 года назад
Geesi afkaartiisa cadaysta
@lailasalat2188
@lailasalat2188 4 года назад
Geesi geesi dhalay
@faisalkarate245
@faisalkarate245 4 года назад
Salaad Cali jeele waa geesi Somali ah
@maqzuudmadia3811
@maqzuudmadia3811 4 года назад
Kkkkkkkk salaad Cali jeele laandheere waaye wadani ah
@ProfAmiir
@ProfAmiir 4 года назад
Khudbadda CC Warsame ee Shirka Wadatashiga Beelwaynta Mudullood 👉ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-HfZYEJT-hDo.html
@cadeofficial406
@cadeofficial406 4 года назад
Nabad iyo nolal nooladi
@calisaadahoussein3676
@calisaadahoussein3676 4 года назад
Xasan shik iyo shiiq afgaduud runtaa usheegtay
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 года назад
Salaad Cali jeele ma ahan qabiil waa wadani sooomaliyed
@bilanweyrax2950
@bilanweyrax2950 4 года назад
Dameeraley kan ugu garaad roon.
@zaxnuuniaarkaofficial2575
@zaxnuuniaarkaofficial2575 4 года назад
Aadaabta aya kgu yar qabiil somaliyed in ad damero ku tilmaamto wa kgu qalad ee damerka cid kasta aya dhqalaysato
@hamdrecipes1150
@hamdrecipes1150 4 года назад
War xishood Somalia fidno ma u baahan Somalia garuucda iska qabta ilaahy ha walaaleyo all qabiilda Somaliaiyeed ee walaalah ah
@samasa436
@samasa436 4 года назад
You are stupid. Aamus.
@cabdiooo5923
@cabdiooo5923 4 года назад
Ninkaan soomaalinimada ayuu ka homariyay qabiilkiisa waa gesi gesi dhalay
@mohamedlafole7859
@mohamedlafole7859 4 года назад
Cidan aan abtiga u ahay aqli kama sugayi koley
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 года назад
Nasab nasab dhalay Cali mahdi
@muhumedmudin
@muhumedmudin 4 года назад
Afka farmajo
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 года назад
Qabyaalad bay wadan tuug meesha timid
@mohamedkhalif9217
@mohamedkhalif9217 4 года назад
Libaax jeele maxay dawacooyinku ka rabaan,
@shariifcumaribraahim7380
@shariifcumaribraahim7380 4 года назад
Hhhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhh
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 4 года назад
kan tolka halaga saaro salaad warkaaga kaa soo horeeyay orat farmaajo ka hoos qaraabo
@abdifatahmohamed4409
@abdifatahmohamed4409 4 года назад
In dadkaagii kusoo dhaweyn waayo majirto cayb ka weyn🤭 Hadalkii xittaa wuu ka lumay😜 Nin aan tol laheyn Pal muxuu yahey🤦‍♂️ Waxaa rabto iska dheh ninbaa ku dhamiintay odayahe🤪
@caamirceynte4096
@caamirceynte4096 4 года назад
Waa doqon dad maleh
@gomeyre6320
@gomeyre6320 4 года назад
salaad in uu yimaado ma aheey neefka
@Hajiereg
@Hajiereg 4 года назад
SOO Dhaweeyni RIYADIISA Madaxweyn Faake Maajo BAAQA HAL/COD & 0000 Goobjoogyaal Amniga Suga (AMISOM)+Ethopia Kenya Uganda Al-Shabaab Xubnaha Trinta codk GUDIGA GARSORKA &CADALADA NATIIJADA HAL/CODKA & 0000 MOHAMED DHERE :Al-Shabaabka MOHAMMED BIN ZAYED (UAE) KHALID BIN KHALIFA (QATAR)
@Hajiereg
@Hajiereg 4 года назад
SOO Dhaweeyni RIYADIISA Madaxweyn Faake Maajo BAAQA HAL/COD & 0000 Goobjoogyaal Amniga Suga (AMISOM)+Ethopia Kenya Uganda Al-Shabaab Xubnaha Trinta codk GUDIGA GARSORKA &CADALADA NATIIJADA HAL/CODKA & 0000 MOHAMED DHERE :Al-Shabaabka MOHAMMED BIN ZAYED (UAE) KHALID BIN KHALIFA (QATAR)
@seygasamanta6358
@seygasamanta6358 4 года назад
Salaadow hadaa damiir leedahay maanta halkaa tolkaaga ka joogto waa aragtay Somali waxey hore u tiri tolkaaga iyo kobtaada dhaxdaa looga jiraa. Hadaa saan kusii socoto cid ku aasto inaa weydo u maleynaa 😂
@caamirceynte4096
@caamirceynte4096 4 года назад
Doqon waaye
@cissem4025
@cissem4025 4 года назад
anigu mudoloud ah hadalkissa waan tagersnhy
@xasanabdiaziz3964
@xasanabdiaziz3964 4 года назад
Ma xabad aan ridnaad ka rabtaan cali salaad waar caqli yeesha...... gobweeyaan muduloode hadalkiisu sidaa ma ahaan jirinw
@seygasamanta6358
@seygasamanta6358 4 года назад
Kama hadlaayo wuu fiican yahay iyo wuu xunyahay lkn asigoo dadku ka dhashay raba inuu qudbad u jeediyo hadii loo diidayo ama lagu orinaayo waxey cadeen u tahay rabataanka dadkiisa ku dhax leeyahay inteey la ektahay
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 4 года назад
waa tuug xaarmaajeesan balaayo kuula huro badnaatay kan hala dilaan dhihilahaa balse wax laga dilo maleh saa waa doqon
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 4 года назад
Salaad cali jeele maasha alaa soomaali waa kuu duceesay mooryaan kaqabo doowladeena ama ufasax doowlada shaqo haka qabato 10ka tuug iyo mooryaata
Далее
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
khudbadii Salaad Cali Jeelle ee shirka Mudulood.
9:52