Тёмный

Subac Soon uu kabiir ka yahay siyaasiga Salaad Cali Jeele oo Muqdisho Ramadan walba lagu qabto 

Dalsan TV
Подписаться 172 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@kingkamalahmed.jabman.5283
@kingkamalahmed.jabman.5283 4 года назад
MAASHA ALLAAH. Abgaal cismaan mudulood. Intooda badan waa ahlu diin waa umad ahlu kheeyr ah Salad cali jeele saan buu ahaa weligiiba siyaasada kuma fiicno ee iska daa dheh Dee Dee Dee
@king.irirsamaale.4895
@king.irirsamaale.4895 4 года назад
Masha allah. Siyaasada maanta jirto waa ILLAAHEEY. Kafurasho subacaaga iska wado walaallkeey
@abdishakurh84
@abdishakurh84 4 года назад
Maasha Allah Salaad Cali Jeelle iyo culimada kale
@abdulhamidahmed1661
@abdulhamidahmed1661 4 года назад
MashALLAH
@Harriss223
@Harriss223 4 года назад
We love salaad cali jeele! He isn’t fake! He is somali original, ilaahay dembigiisa ha dhaafo.
@omarsahal4876
@omarsahal4876 4 года назад
Wlhi ninkaan waa taageeraa Alle ha xifdiyo🤲
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah allaha ku xafiido
@AhmedHassan-ix9lw
@AhmedHassan-ix9lw 4 года назад
Masha Allaah, wariyahaaba ka yareeysan
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 года назад
MashaAllaah
@wilobh1063
@wilobh1063 4 года назад
Mashaallhu cimriga allah hakuu barakeyo
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 года назад
Reeerka Kaliya Oo wada Xaafid Quraan Ah Hadana wexey Arkaan Dhaafin Abgaal IGA Dhe Masha Allaaah
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 года назад
Maasha Allah. Macallinkaygii quraanka baan soo xusuustay.
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 4 года назад
Maashaa allaah
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 4 года назад
Salad Ali jeele geesi geesi dhalay iga dheh Mashallah
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 4 года назад
ماشاء ألله
@daadirmuxumedmohamed7989
@daadirmuxumedmohamed7989 4 года назад
masha allah
@lailasalat2188
@lailasalat2188 4 года назад
MashaAllah Xaafidulquran siyaasi quran sidan u yaqan Soo qabo The only one MashaAllah waa guul u soo hoyatay Mudulood
@seynabcaliseynabcali8443
@seynabcaliseynabcali8443 4 года назад
mansha alh
@lailasalat2188
@lailasalat2188 4 года назад
MashaAllah Siyaasi Diin sidaan u yaqaan Lama Arag lamana Maqal Boqortooyo abgaal Ciil qabow Cadaabta gal Dad badan Meel Soo xanuuni doontaa waxan leenahay Anigoo ku Hadlaya Afka Abgaal Allaha idin Caafiyo
@mohomedaamen7048
@mohomedaamen7048 4 года назад
Subac soonka Oo dhamaystiran Ma La idinka Helayaa
@caliaxmedmaxamed292
@caliaxmedmaxamed292 4 года назад
wariyuhu ba waa kabiir kale sida siyaasigi o kabir uyahsy
@Masago2025
@Masago2025 4 года назад
Dugsigi aa siyaad kala daadisay allow colaada naga kala rar ogaada qofka quraanka yaqaan kuna dhaqma iyo qofaan quraan aqaanin waxeey iskugu mid yihiin mugdi iyo iftiin
@HmdMohamoud
@HmdMohamoud 4 года назад
10 sano kitaab ma kala feedin ma amaanaa mase maadan maqal xadiiska عن أبي موسى الأشعري -رضي الله عنه - عن النبي -صلى الله عليه وسلم- قال: «تعاهدوا هَذَا القُرْآنَ، فَوَالَّذِي نَفْسُ مُحَمَّدٍ بِيَدِهِ لَهُوَ أشَدُّ تَفَلُّتاً مِنَ الإبلِ فِي عُقُلِهَا». . [صحيح.] - [متفق عليه.]
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 4 года назад
Macnaha colaad baa mashquulineysay waxaase laga yaabaa inuu kor ka aqrinaye
@aadilahmedabdirahman2392
@aadilahmedabdirahman2392 4 года назад
HADAAN KULIGEENA QURANKA KA DHIGAN LAHEEN DHAQANKEENA , DHIBKEENA WUU YARAAN LAHAA
@noahD1636
@noahD1636 2 года назад
Weriye sifiican ayuu wax u sheegaya.
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 4 года назад
Wlhi salaad Ali jeele heybad iyo is it diiin ayaa kamuuqata
@osmansubeer6722
@osmansubeer6722 4 года назад
I arka quraan ayaan akhrinayaaye Goobihii cibaadada ayaa xataa cameradii lala galay
@AHH677
@AHH677 4 года назад
Osman Hahaha Waa iga qoslisay
@MohamedAli-pd7wv
@MohamedAli-pd7wv 4 года назад
Kuma dhaqmo waa dameer malab saaran
@AHH677
@AHH677 4 года назад
Mohamed Ali Waad garatay Ninkaan waa doqon Isagaoo diin sidaa u yaqaan ayuu wuxuuna aqoonin aaday Siyaasad muxuu ka yaqaanaa? Gaaladii Amxaarada ahayd ayuu kaba qaad u ahaa Isaga, Maxamed dheere (kii bakhtiyay) iyo Geedi iyo Cabdulaahi yuusufki bakhtiyay
@Abdiladifbulsho
@Abdiladifbulsho 4 года назад
Waalayaab
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 4 года назад
Subxaanallaah
@abdiaziizomar1285
@abdiaziizomar1285 4 года назад
Salad ahlu diinimo waxu kadortey ahlu qabiil. Marka wa ahlu daan qaran. Ee ahlu qaran mahan. Marbo torobki u sobaxo aya toorta. Tarobkaan soo baxi wayey baandho raawa.an xasuusina salad siyasadaad an hogageynin badaleey rabta. Marlawad dugsi quran qawo taas a aqiiro iyo aduun kulibane. Danbiga ad wadanka ka gashey 2007 ino illaahey ka caafiyo
@adanabdi7737
@adanabdi7737 4 года назад
Qawiil maahan ee qabiil waaye afka soomaliga sida loo qoro baro
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 4 года назад
Maku ilaalin kartaa haduu dugsi qabto? Tankalena maa dhanka fiican ka eegtid markaad shar bulshada ku fideyso
@AHH677
@AHH677 4 года назад
Waa nacas aan janno rabin Ethiopia ayuu ka doortay Dabaal dabbaalkiis dheh
@lailasalat2188
@lailasalat2188 4 года назад
Bilaal Axmaddi H.g Mooryaan nimo ugu imaaw Ciil idinka haayo miyaa Horumarka Abgaal cismaan waa Culumo kuligood ee Mooryaan nimada iska daaya ee Dugsi taga Wax barta wax aan mooryaan nimo aheen la idin kama hayee
@AHH677
@AHH677 4 года назад
@@lailasalat2188 Laila Salat Waa xanaaqday, waana igu qaldantay qabiil ahaan. Muhiimna maahan. Shaqsi ahaan ayaan uga hadlay Qabiil ahaan maahin Diinta hadduu saas ugu subcinaayo Maxaa xaqa u diiday oo Ethiopia daba dhilif uga dhigay? Taasaan kawadaa Adiga kuma xumayn karo Sababtoo ah ismaba naqaan. Haddii kale waxaan naqanaa fulay oo telefoon isku qarinaayo. Ha xanaaqin Dhinaca kale ka fiiri Waxaa laga yaabaa inaad I fahamto Mahadsanid Laila
@abdi123abdulahi8
@abdi123abdulahi8 4 года назад
Masha allah
Далее
Subac Quraan Salaad Cali Jeele iyo culumo kale
1:44:43
Просмотров 23 тыс.
Salaad Cali Jeele Habargidir qax ma hurto waaye ???
8:49