Тёмный

BUURTA DAALO | Exploring The Hidden Beauty of Daalo Mountain 

Khalid Xaaji
Подписаться 1,5 тыс.
Просмотров 1,3 тыс.
50% 1

DALMAR TOURISM 063-3822857
Saaxiibayaal idinka ayaanu wax idinku nahay ee hanagala bakhaylina Share, Like iyo Subscribe-ta intaba.
Muuqaalkani waxa uu ku saabsan yahay buurta Daalo, oo ku taala gobolka sanaag, waa buurta ugu quruxda badan dhulka soomaalida waxa ayna ka saraysaa heerka badda ku dhawaad 2,400m.

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@xiddigproduction2030
@xiddigproduction2030 3 месяца назад
Wlhi wakhti xasus mudan iyo Goob Hadal haynteeda mudan weeyaan
@umuakram5275
@umuakram5275 2 месяца назад
Masha Allah Khalid iyo Siyaad muuqalka cdi maha lkn khalidow so dheery dadaal Muqaalada so badi si aad meel Dheer u gartid abowe😊🥰
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 2 месяца назад
EnchaAllah wll, adna aadbaa ugu mahadsantay dhiirigalinta shukran wll ❤️
@CabdiSalaan-l6t
@CabdiSalaan-l6t 3 месяца назад
safar wacan ayuu ahaa wlahi
@sharmarkeahmed2593
@sharmarkeahmed2593 3 месяца назад
Buurta ugu dheer dhulka Somaliyeed waa SURAD lakiin Daalo waa buurta ugu quruxda badan
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 3 месяца назад
Hy wll
@Zirnaaji
@Zirnaaji 3 месяца назад
Top video
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 3 месяца назад
Shukran sxb
@Abokor8609
@Abokor8609 3 месяца назад
Horey usoco pro juhdi bad ku bixisay
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 3 месяца назад
Wad mahadsantahay wll
@jibriilyare2108
@jibriilyare2108 3 месяца назад
hehehe waynantad ku qal qaaliyowdey sheekh😂
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 3 месяца назад
😂 kadhac haaye
@shabeelweheshade4297
@shabeelweheshade4297 3 месяца назад
Khaalid xaaji gacan libaax
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 3 месяца назад
Shukran wll Shabeel🎉
@CabdiqaadirMuuse-v2l
@CabdiqaadirMuuse-v2l 3 месяца назад
Keep going zhp
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 3 месяца назад
I will, zhukran wll
@Beinsports.0
@Beinsports.0 3 месяца назад
Amazing video 😊
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 3 месяца назад
Thank you 😁
@Apthiasiiskalif
@Apthiasiiskalif 3 месяца назад
Wa bar bilow quruxbadn cheip📊🙌
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 3 месяца назад
Shukran wll, Alle haku sharfo
@caydaruusabdi5702
@caydaruusabdi5702 2 месяца назад
​@@KhalidXaajiizhip horumar waara bro❤❤
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 3 месяца назад
Muqaal Aad u qurux badan❤😍😍 lakin dhamaadka video ga waxan ku arkay geed la jarayo and that’s very sad wllhi dadku maxay dhirta u jaraan wacyi galin bay u bahanyihin dadkan jahilka ahi 😢
@CabdiSalaan-l6t
@CabdiSalaan-l6t 3 месяца назад
wllo lama jarin ee waa videoga marki la edit garaynayay ayaa bular la galiyay
@CabdiSalaan-l6t
@CabdiSalaan-l6t 3 месяца назад
u fiirso adna wll
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 3 месяца назад
@@CabdiSalaan-l6tvideo gu mar ku marayo 9:40 minutes eeg geedka waa la garacay
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 3 месяца назад
Haa wll markaa waa la garaacay, waa run dadku wacyi galin ayay u baahanyiin
@osmanabdi8571
@osmanabdi8571 3 месяца назад
Socotay
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 3 месяца назад
Shukran wll OsmanAbdi
Далее
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Просмотров 153 тыс.
РЫБКА С ПИВОМ
00:39
Просмотров 311 тыс.
Waxaan Noqday Fardo fuul (One day I rode horses)
11:00
Просмотров 1,8 тыс.
Learn Arabic: 30 Arabic Phrases for Shopping
12:01
Просмотров 105 тыс.
KU GUULAYSO QOFKA UGU CODKA MACAAN | Challenge
12:32
HIDDEN GEM WATERFALL in SANAAG SOMALILAND 2023
32:24
Просмотров 31 тыс.
GACAN LIBAAX THe BEST VIDEO 😱❤️🪐🐎
8:35
Просмотров 1,3 тыс.
РЫБКА С ПИВОМ
00:39
Просмотров 311 тыс.