Тёмный

SAFARKAYAGII CEERIGAABO | OUR JOURNEY TO CEERIGAABO | Vlog 002 

Khalid Xaaji
Подписаться 341
Просмотров 2,7 тыс.
50% 1

Saaxiibayaal muuqaalkani waa muuqaalkii labaad ee aanu bartayadan youtube-ka soo galino, waxa aanu muuqaalkan kusoo gudbinay safar dheer oo aanu ugu baxnay caasimada gobolka sanaag ee ceerigaabo oo hargaysa u jirta ku dhawaad 726km, maadaama oo aanu ku cusubnahay degalka youtube-ka hadii qaladaadkayagu bataan cudur daar noo sameeya EnchaAllah. aadbaad u mahadsantihiin.
wixii talo iyo tusaale ah dhanka faalada noogu reeba saaxiibayaal, channelkana subscribe noogu dhufto.
Drone Camera Copyright Sir Ayaanle

Опубликовано:

 

22 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@Buulo123
@Buulo123 9 дней назад
Mansha Allahu
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 8 дней назад
Shukran
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 6 дней назад
MASHA ALLAH ❤❤❤
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 6 дней назад
Shukran wll
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 18 дней назад
kalabayd waxay u baahantahay Boodh wayn oo kala tilmaamaya magaalooyinka
@aliabdi3689
@aliabdi3689 8 дней назад
Gobol ka sanaag magala madaxada ceeri gaabo jsl❤❤❤
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 8 дней назад
Dhul janno
@shaqalleh
@shaqalleh 8 дней назад
Keep going pro
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 8 дней назад
Shukran wll
@mumtascali
@mumtascali 11 дней назад
Gobolkaygiii❤
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 11 дней назад
Gobolka waanu soo jeclaanee, 😂😂😂 armaanu idinku qabsanaa
@apdirisakhassan3405
@apdirisakhassan3405 Месяц назад
It is 4K Quality, what a video
@AvvSharmaakeMohamed
@AvvSharmaakeMohamed 26 дней назад
keep goin sxb sare
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 18 дней назад
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك AAD AYAAN UGU RAAXAYSTAA MUQAALADAN OO KALE LKN ISKA DAAYA MUSIC GA PLEASE
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 18 дней назад
Shukran wll, waan joojinaynaa musicgana
@Niciima1
@Niciima1 Месяц назад
hore usoco wll❤
@caydaruusabdi5702
@caydaruusabdi5702 Месяц назад
Masha Allah bro horumar waara inder
@hannamukhtar7706
@hannamukhtar7706 Месяц назад
Maansha alaah safar kheyr qaba😍 insha alaah
@shabeelweheshade4297
@shabeelweheshade4297 Месяц назад
Khaalid yuusuf hore u soco soobadi sxb blogs noocan ah keep going
@mubarikabdilahi7782
@mubarikabdilahi7782 Месяц назад
Keep going walalao Khalid yuusuf ❤❤
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 22 дня назад
Wllky. Mobarick
@nimcodeeq7679
@nimcodeeq7679 22 дня назад
Well done 👍 sifican ayaad wax uwadaaye
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 22 дня назад
Shukran wll
@SaxaneNimcan
@SaxaneNimcan Месяц назад
Keep going bro
@MohamedCalimooge
@MohamedCalimooge 25 дней назад
🥰🥰🥰🥰
@umuakram5275
@umuakram5275 20 дней назад
Khalidow gacantadu way fadhida Saka kugu so biirey hore usoco Muuqalo kle noso duup❤🎉
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 20 дней назад
Mahadsanid wll 100%, EnchaAllah qaar badan baan soo wadaa wll
@awaalehinaqobcade47
@awaalehinaqobcade47 Месяц назад
Gulayso wllo
@ABDISAMADBACALUUL
@ABDISAMADBACALUUL 22 дня назад
SHAQO FIICAN BAAD HAYSAA HORE USOCO SAAXIIB
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 22 дня назад
Shukran zxp
@mahamedibrahin6859
@mahamedibrahin6859 Месяц назад
Hore usoco inder
@user-ih6qo3nk3h
@user-ih6qo3nk3h Месяц назад
Legend hore usuco
@abdiazizbushale3120
@abdiazizbushale3120 Месяц назад
Hore u soco zxp 0:54
@user-io8ig1yk2q
@user-io8ig1yk2q 2 дня назад
Heesaad ka dhigtay sxp
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 2 дня назад
Sxb waan bedelayaa muqalada dambe EnchaAllah
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 2 дня назад
Zhukran wll
@sahrafaysalxuseen3134
@sahrafaysalxuseen3134 Месяц назад
❤❤❤
@abdirahmanshawqi9457
@abdirahmanshawqi9457 Месяц назад
Quruxda dalkeena
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 18 дней назад
Inanku markuu hadlayo haka dhex galin
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii 18 дней назад
Hy wll
Далее
Я читаю переписки сына
00:18
Просмотров 766 тыс.
WAXAAN U CAANO DOONTAY GEEL HORE U ARAG !
36:23
Просмотров 8 тыс.
Beydhabo Jannaay | Magaalada Asalka iyo Soo jireenka
10:21
Muuqalkani waxa uu ku tusinaya farxada waxa ay tahay
11:03
Я читаю переписки сына
00:18
Просмотров 766 тыс.