Тёмный

Caadooyin Maskaxdaada Kor u Qaadaayo | 6 Qodob oo Muhiim ah 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 180 тыс.
50% 1

Muuqaalkaan hore waxaan uga hadalnay caadooyin maskaxdaada burburinaayo , hadaba markaan caadooyinkaas iska daynay waxaan u baahanahay kuwo maskaxdeena fikrikeena kor u qaadaayo
waxaan kula wadaagaayaa maanta caadooyin wax badan kugu soo kordhinaayo oo intooda badan laga yaabo in aadan maqal , ama aadan filaynin laakiin muhiim ah .
1: qodobka 1aad waxaa laga yaabaa in aadan filanaynin , laakiin aad dhihi doonto yaa salaam maxaan mar hore u ogaan waayay kaasoo ah - hal shay qabo halkii marba ,maxaa laga wadaa : si aad maskax adag u yeelato hal shay qabo
ma maqashay تعدد المهام multitasinkg hal mar in aad isku qabato howlo badan sida tusaale qof muuqaal daawanaayo isla waqtigaasna commentiyada akhrinaayo ama dad la sheekaysanaayo isla waqtigaasna chatin ku jiro taasoo ah in aad isla daqiiqadaas 2 kulan aad kujirto , labo shaqo aad isla hayso buugaag maqaalo kumanaan ah ayaa laga qoray halista multitaskinga
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 469   
@Nature_motivation.2024
@Nature_motivation.2024 2 года назад
Lixda qodob ee muhiimka ah ee uu nala wadaagay Walaal Omar Inshaar" 1. Hal Shay qabo. 2. Xuduud Yeelo. 3. Go'aan qaado. 4. Xadad waxa aad daawanayso. 5. Waqtiga ku Safar? 6. Wax badan aqri.
@saadaqmaxamed7952
@saadaqmaxamed7952 Год назад
Tanks pro
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 года назад
1 Hal shay qabo 2 xaduud yeelo 3 joogtayn 4 wax akhri
@aishaahmed4400
@aishaahmed4400 2 года назад
5- daawo documentaries
@ahmeddhakane6749
@ahmeddhakane6749 2 года назад
Kii 6aad aaway
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 года назад
Thanks walal intan video ga fiirsan ii soo koobty wanba dagdagsanaa 👍👍
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Год назад
@@aishaahmed4400 mhdsanty
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤
@mohammedaden1840
@mohammedaden1840 2 года назад
Adiga meel kasta mxaad u joogtaa waaba ka yaabee...?
@kingeero4050
@kingeero4050 2 года назад
Scw ♥️
@silentkiller7069
@silentkiller7069 2 года назад
Scw
@ahmedjr2533
@ahmedjr2533 2 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@najiibawil5149
@najiibawil5149 2 года назад
Scw scw scw
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 2 года назад
Soomaliyeey dalkeena nabad alle ha inooga dhigo🥺😭😭🇸🇴❤
@marwankhan6969
@marwankhan6969 2 года назад
Somalidu way badantahy 1mid oo layidhaa somalia aya qarax iyo qoxoonti ku jirta
@deeqomahmett9481
@deeqomahmett9481 2 года назад
Aamin🤲🥺
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 Год назад
Aamiin Aamiin Aamiin🙌🙌🙌Walle
@NimcoMuxudiin-gs4hr
@NimcoMuxudiin-gs4hr Год назад
Aamiin 🥺🤲🏻
@AbdirahmanAbdifitah-s9o
@AbdirahmanAbdifitah-s9o 7 месяцев назад
Amin
@wadaniboy9183
@wadaniboy9183 2 года назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw scw❤❤💖🕋
@mohamedasad7301
@mohamedasad7301 2 года назад
Scw scw ❤️
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Salallaahu calayhi wasalam
@Muhammad-mu6bz
@Muhammad-mu6bz 2 года назад
Ogaansho ugu imow faaiido iyo wax ku anfaco hormar wacan wllkeen.
@bigbossinafrica893
@bigbossinafrica893 2 года назад
💛❤️🧡✅🎧✅❤️💛🧡 BARASHADA TAFSIIRKA BAAHI WEYN AYAAN U QABNAA HADABA KUSOO BIIR CHANALKA TAFSIIRKA
@bilalcollege
@bilalcollege 2 года назад
Allah ka Cabso qofkii ku yiraahdo waa qof ku jecel🌹❤️🌹
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 Год назад
👍👍👍Waa Runtaa Alle Halaga Cabsado💯💯👌👌👌🙏
@abdaladhopey05
@abdaladhopey05 2 года назад
Muhiimada muqalka ama qodobada laga faa'idayo ✅ mar walba Hal shaqo qabo ✅ yeelo xaduud aad leedahay ✅ wax joogtee ✅ akhriska badi
@Danabstudio19
@Danabstudio19 2 года назад
Mahadsanid sxp
@abdiaziizmohamed7002
@abdiaziizmohamed7002 12 дней назад
Mashallah maskaxdada way fadhisaa
@caaqilkawayn4570
@caaqilkawayn4570 2 года назад
لا يوجد عمر إنشار يلقي فيديو إلا ويتكلم كلمة او كلمتين اللغة العربيه 🤣
@foziaali1728
@foziaali1728 2 года назад
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
@YUSUF.x.17
@YUSUF.x.17 2 года назад
كن شخصا جيدا، لكن لا تهدر وقتك لتثبت دالك,🖤 Be a good person, but don't waste your time to prove it,🖤
@SaciidYusufHassan
@SaciidYusufHassan Год назад
Wallahi wll nollashayda ayaad wax badan kabadashay haddii aan hela lambarkaaga Waxman kuu balan qadayaa inaan guu abal gudi doona
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 года назад
Markii aad cadoyin aad maqasho,oo aad ledahay cadoyin wanagsan,waxay kusiisiin reynreyn goni ah,si aad uheshid cadowyin cusub mahadsanid ustad🥰
@bigbossinafrica893
@bigbossinafrica893 2 года назад
💛❤️🧡✅🎧✅❤️💛🧡 BARASHADA TAFSIIRKA BAAHI WEYN AYAAN U QABNAA HADABA KUSOO BIIR CHANALKA TAFSIIRKA
@abdilaahimahamoud895
@abdilaahimahamoud895 2 года назад
Sxb nin barnaamij fiican baad tahay lknse sharaxaadadu aad bay udheertahay 10m kusoo koob
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 2 года назад
Talo hablaha markad shaqaynaysaan speaker ku xidhiidhi mobilkaaga ka dib dhagayso Ogaansho ama muxaadarooyin kale shaqooyinkaaga gurigana qabso
@xikmadoTube
@xikmadoTube 2 года назад
“Haddii aad doonayso in aad u heesto sida shimbiraha codka macaan, dan ha ka gelin dadka ku dhegeysanaya iyo waxa ay malaysan karaan". ❤️🙏🔐
@waxqabad123
@waxqabad123 2 года назад
Hada aanku dawanaayo cunto cunoyaa🤣🤣
@BAADISOOC
@BAADISOOC 2 года назад
Anigoo aalamiindo sameeynayo ayaan dhowr subax dhageystay muxaadarooyin aan xiiseynayay, nasiib darro waxba kama fahmin anigoo dhageysanayay
@feysalnuurxaangi8305
@feysalnuurxaangi8305 2 года назад
Wllky mcn alle hku grb galo🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏
@omuudijr9859
@omuudijr9859 2 года назад
Treat people well and forgive those who hurt you and follow the example the Prophet Muhammad, may his mercy and peace be upon him ﷺ💜💜🕌
@mohamedliban5236
@mohamedliban5236 Год назад
L
@abdirisak972
@abdirisak972 2 года назад
Wllo nin dhalinyaro badan dhisay baa thy abaal baan ku haynaa
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك
@cabdiraxmaanoffical3328
@cabdiraxmaanoffical3328 2 года назад
shaqsigii lahay aburay kii ugu fadliga badnaa maxamed scw ku sali nabiga scw
@dalxiistube2141
@dalxiistube2141 2 года назад
ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه صدق الله العظيم
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 2 года назад
HaL mar Aan kuwada salino Nebi Muhamed Scw❤️
@muminhussein7604
@muminhussein7604 2 года назад
Masha Allah commitment ka ama shey marka aad go aan inta ku qaadatid kedibna aad ka dhabeesid farxad iyo kalsooni ayaad ka helee Shaley ayan dhameeyey aqriska buug 'deep work rules' waan ku farxey markan dhameeyey sawabto ah waa buugi 5 aad ee sanadkan aan aqriyo
@hanuuznuur1211
@hanuuznuur1211 2 года назад
Markaan wadada maraayo aad baan ujeclahy inaan wax dhagaysto ilaa gaariga karaaco kadago yacni meeshaan usocday markaa tago un baa dhagaha iska saaraa wayba iigu baxdaa Marka taas wax samayn xun ah maskadayda maku raybayso saa aamin sanahy 🥰wad ku mahadsantahy mowduuca quruxda badan🙏💯
@SaciidYusufHassan
@SaciidYusufHassan Год назад
Taleefonka isticmala kiisa waqti uyeela
@nimanali2107
@nimanali2107 2 года назад
أللهم صلي على النبي محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 😘😘
@Xamsekobra
@Xamsekobra 2 года назад
Aragti. Omaraw 3 bilood ee u danbayay muuqalda aad soo gudbisay 80% waxaa ka tayo badnaa ama “ ka fariin fiicna kuwii 2019” Waxan garanaya muuqalo aan daawaday 15 daqiiqo waxba kama faa’idin isda muqalki somalidu waa dad jira. Wll muuqalda inaga soo baadh sida kan maanta waxaan waadade kuu ahaa adigoo 80k maraya. Maata ayaad uugu fariin liidata.
@aatan-1
@aatan-1 2 года назад
Video marka dawanayey cashir qoraye ✍
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 2 года назад
Multitasking _ Howlo badan
@caleenshow5393
@caleenshow5393 2 года назад
1.... halshay qabo 2... lahow xuduud 3... jogtee 4... iska hubi waxaad dawanayso 5...wax akhri
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 года назад
Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@bigbossinafrica893
@bigbossinafrica893 2 года назад
💛❤️🧡✅🎧✅❤️💛🧡 BARASHADA TAFSIIRKA BAAHI WEYN AYAAN U QABNAA HADABA KUSOO BIIR CHANALKA TAFSIIRKA
@farxiyoaxmed3902
@farxiyoaxmed3902 2 года назад
Asc Aana waxan ku darayaa in chanelkaaga ladaawado waxy Korisaa maskaxda
@cabdikariimmohamed615
@cabdikariimmohamed615 2 года назад
Dhamaan dadka ree somaliland waxaan ka Codsanayaa inaad youtobkan ogaansho aad ka gudbisaa riboot ama aad sabiskaraybta kala laabataan cunsirigan faqashta ah walaahi waa ciilqabe
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@mustafesiyaad2741
@mustafesiyaad2741 2 года назад
Scw
@AbdullahihassanGermeny
@AbdullahihassanGermeny 2 года назад
جزاك الله خيرا استاذ عمر أفدت لنا فوائد كثيرة ❤
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 2 года назад
Wax badan oo wacyi gelin ah ayaad soo gudbisaa gaar ahaan dhalinyarada , wacyigaagu ha ku jiro ood ku baraarusid dhinaca diinta , Hadda markaad ka hadleysey wax akhriska oo tiri buug akriya 4 Page iyo darwin in aad example ka dhigatid waxaa ka fiicnaa in aad tiraahdid kutaabka quraan akhri 4 page maalintii iyo qoraa muslim ahna aad example ka dhigatid.
@sharmaakemaxamed2026
@sharmaakemaxamed2026 2 года назад
Labadoodba midkaaad doonto akhri wll waa kuu faaido wax kasaarah majiraaan wll
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 2 года назад
Podcast waa maxay ma application baa mise youtube ka ayaa laga helaa
@Cabdiqanisaalax1
@Cabdiqanisaalax1 2 года назад
Wll buugtaha ugu feecan magacooda
@marianabdi136
@marianabdi136 2 года назад
waxaan layaabay runtaada: markaandamco qof lahadal ayaa caruurtaydu sooqaataan Ipad kooda saas oo aan ufuro sharuud la’aan markaas ayay dhowrtaan
@zerzayid
@zerzayid 2 года назад
Shaly ma horayse way dabaysa iska daaya cadooyinka mala yacniga hadi kale hadhow ayaad shalaynaysan 💤
@aaryoaaro8898
@aaryoaaro8898 2 года назад
Macalin ogansho waxaa nala ku dhacay applications 1xbet ee naka caawi side aan uku harnooo waan dhaca nahay xaqiiqtii si wada siman xataaa for ex xataa waa aay kataran tahay wlhi
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 2 года назад
Anuu imika anoo xalool dubaaya inaan moopilkana dawana si aan wax uga fa ideysto ❤
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 2 года назад
وعليكم سلآم
@mahamedahmed5798
@mahamedahmed5798 2 года назад
جزكالله خيرا وباركالله فيك وغفرالله ذنبك وطال الله عمرك ًً وحفظك الله في الدنيا والاخرة يا استاذنا ًً
@drahmed410
@drahmed410 2 года назад
Aamin
@xasanmaxamedxuseen4536
@xasanmaxamedxuseen4536 2 года назад
Aamiin
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 6 месяцев назад
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك sidaa uqor
@khalifhasan974
@khalifhasan974 27 дней назад
ببق 2:47 2:48 @@xasanmaxamedxuseen4536ق 2:51 😅بق😅
@chaseryder0913
@chaseryder0913 2 года назад
1st
@cabaascabdi6725
@cabaascabdi6725 Год назад
Sxb Afrika ban joga ma kasha qeya oo maka diri karah
@abdallaali5312
@abdallaali5312 2 года назад
الحمدلله علي نعمةالاسلام
@SaciidYusufHassan
@SaciidYusufHassan Год назад
Waxaa noqday nin lagu tashto
@abuuxamzatafsiirchannel365
@abuuxamzatafsiirchannel365 2 года назад
💛❤️🧡✅🎧✅❤️💛🧡 BARASHADA TAFSIIRKA BAAHI WEYN AYAAN U QABNAA HADABA KUSOO BIIR CHANALKA TAFSIIRKA
@somaliweyn3278
@somaliweyn3278 2 года назад
Haa
@munamawe3l016
@munamawe3l016 2 года назад
Waxaan data ugu shubtay si aan wx kaga so fa ido OGAANSHO best RU-vidr ❤🙏
@mascuudcade454
@mascuudcade454 2 года назад
Ethiopia maad jogta???
@marwankhan6969
@marwankhan6969 2 года назад
🤣🤣🤣 ma itoobiyaad joogtaaaa yaa maanad somaliland joogin waxy datada aad ku shubanaysaaa
@mascuudcade454
@mascuudcade454 2 года назад
@@marwankhan6969 Anaa Horta yabay zhp Ethiopia La yabanahay Somaliland Ma ku darsantay
@marwankhan6969
@marwankhan6969 2 года назад
@@mascuudcade454 🤣🤣🤣 mayee waxan u jeeda ma itoobiyaad joogtaa somaliland data lagama isticmaale wa wada wifi data majirto saasaan ka wadaa data waad ku shuban kartaa lakiin meel kasta internet wifi ayaad helaysaa somaliland
@akbalomer5067
@akbalomer5067 2 года назад
Allah kuxafido ustad omarinshar❤❤
@Somaliboy
@Somaliboy 2 года назад
1 million coming soon 🔜 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@bigbossinafrica893
@bigbossinafrica893 2 года назад
💛❤️🧡✅🎧✅❤️💛🧡 BARASHADA TAFSIIRKA BAAHI WEYN AYAAN U QABNAA HADABA KUSOO BIIR CHANALKA TAFSIIRKA
@khadariidaan4537
@khadariidaan4537 2 года назад
ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه ilaahey laba qalbi qofka uma yeelin
@abdicasiis1351
@abdicasiis1351 2 года назад
700k Cominsoon wll omar inshar
@nuurcool
@nuurcool 2 года назад
Aynu ku wada salino suubanaha scw scw
@asadabdirizack9881
@asadabdirizack9881 2 года назад
hada oo aan daawanayo waxan cunaya casho , waxan daawanaya vediogan , cashadi ma dhameynin waan ka kacay , hada oo aan wax qorayana vedioga ayaan daawanayaa😁
@soumeya806
@soumeya806 2 года назад
Asc adu waxa thy abtigay oo gale, horta ani shaqsi ahan tahyda hadan kala hadlo waxan yahay wil 18 jir ah waxana raba inan yesho RU-vid, waxan raba inan kasoo galiyo waxyabo ku sabsan dhirigalin waxan raba inan dhiri galiyo dadka ani iga yar sida 17 jir ila wixi ka hoseeya, marka ila tali maxa ku qora RU-vid kayga...🤔🤔🤔
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 2 года назад
Adigiibaaba wiil yar oo dhalinyaro ah oo adduunku u cusub yahay marka maxaa naftaada been ugu sheegaysaa adigaaba dhiiri galin ubaahane .
@mohashiine6702
@mohashiine6702 2 года назад
Omar inshaar malinka social mdia ku jrtahy runti wan jeclhy chnnka ogaansho ilaa 2017 ku xranhay wax yapo bdn baan ka faiday thanks macln 💯👏👈
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 года назад
إذا قرأت الكتاب القراءة منهج الحياة دكتور راغب السرجان
@abdiqanimohed7309
@abdiqanimohed7309 2 года назад
Hada casharkana wa dawanaya waxna wa cunaya 🍲🙂
@Kartibadan0104
@Kartibadan0104 2 года назад
Joooji😅😂
@mohammeddimaria7635
@mohammeddimaria7635 2 года назад
CumAR INshaR WxaN ku idha Ma AQaN ilaahaY janaDa hynagu kulmiYo😛🖤🖤
@archialleli6516
@archialleli6516 2 года назад
Iltisaamku waa cajiib Waxaan go,aansaday inaan aroor kasta akhriyo 2 jis oo qur,aan ah Bishii aan dhameeyo 2 jeer Waxaan maraya hada 24 jis waxa iska kay badalay xata caadooyin xun xun oon laha waan iska waayay walahi bilaahi and kun jeer oo hore go,aan ka qaatay ano samaynaya ayaan is arki jiray hada se alle aya igu daweeyay qur,aankiisa hufan ee raxmada leh Aroor kasta markan shaqada tago ilaa aan akhriyo qur,aan waxba ma qabto
@Abdirahman_03
@Abdirahman_03 2 года назад
Aniga XITAA may ilaa hada quranka baan dhameynoyaa bil walba inkasto bishaan aan aad u daahay awal 10 Malin hore dhameynjirey anyway quranka wax aqriska buu KU jecleynayaa ❣️❣️ one love peace ✌️
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣wa sababta marka tel qabsato ay ilmaheyga sualo iyo waxweydiiski adunka iweydiistan
@abdiqaniomar5020
@abdiqaniomar5020 Год назад
Mxaad uu xayasiinaysa
@nrcabdi
@nrcabdi 2 года назад
......................🥺🥺🥺🥺🥺🥺 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay balse ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmo isxiga, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigi hiilli. mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo wax itara. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@deeqomahmett9481
@deeqomahmett9481 2 года назад
Ax allh talo saro wadnka bixi dontaa dhibatadan waxaa kaso qadaa inuu ixtixan ku yahy🥺🥺🥺💔
@user-yd7vaaaaaHidd
@user-yd7vaaaaaHidd 2 года назад
Dhige cumar
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 2 года назад
Mahad sanid sxb
@mohamedmuse9549
@mohamedmuse9549 2 года назад
Omar ustaadow ani ahaan wandaaley hda an so comment -gareynao wan mirqaamayaa . waxan bartaa technology - I.T . Wxn ahay mid sxibadiisa oodhan wada fasaxay - sanadkan fasaxan jamacada , kahor wax an balwad ah malaheyn , sidookle asxapta marmar waqtiyan sinayy . Fasaxan ayan go,aan aadey in an dhoor -programin ,an barto inta an so dhafeyna kucelio 3wks ugu horeyy caadi ayan ahaa , markan is dhahay dhoor shey iala baro . Yqyow iso duceya hdad commenrigan ad aqrisaan . Waxan ku dashilmey one thing one time focus . Qodab muhiim ah ahayad ustad kahadashay wadna mahadsantahy . Ana i.a wan istosin cwa xasusin ficin ban channelkena an in muda ah kuxir naa kuso bandhigty asc
@shukriismail6588
@shukriismail6588 2 года назад
Ilahay haku fududeeyo wllo🥰
@updalle18
@updalle18 2 года назад
من ركب فرسين شق دبره qofkii 2 faras fuulo halmar dabadiisa ayaa dilaacdo
@mucaadabdulaahi5503
@mucaadabdulaahi5503 Год назад
XAQiiqatan TAN 2018 AYAAN kugu xirnahay WX bdn ayaan KA FA iday WLL OGANSHO❤️👋
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
Masha Allah bro ❤️ keep going ❤️legend Omar ❤️ 700k is coming soon 🏆🏆🏆
@Somaliboy
@Somaliboy 2 года назад
Ogaansho lacag 💵RU-vid meqa ayu kasameeya sandakii video an ka duubay RU-vid kayga kaso daaawo ogaansho best educational content Chanel ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sankacircus8404
@sankacircus8404 2 года назад
Masuul Mansha allaah allah Haka ajirsiiyo 🙏🏾😅
@muaazyare1775
@muaazyare1775 2 года назад
جزاك الله خير الأستاذ عمر
@abdiqaniomar5020
@abdiqaniomar5020 Год назад
Xgee. Joogta zxp cumat inshar ka soon hadal cilmi Astronomy
@Annaatti
@Annaatti 2 года назад
Koleyba asxbta CS waay garanayaan in Multitasking wax ladhaho aysanba jirin, xaqiiqda waa multi-switching, yacnii ukala wareeg. Sidoo kacfio kuwa ayagoo muuqaalka usocdo/dhammeysan comments -ka soo galy🙂😂😂
@ibroojalalaa305
@ibroojalalaa305 2 года назад
Msh llh jzkhl ustaz wan faidey
@iamubeid07
@iamubeid07 2 года назад
Guleyso wll😢
@Updinazirmohamett
@Updinazirmohamett 2 года назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad s.c.w🙏🏻
@nimcocabdi6088
@nimcocabdi6088 2 года назад
Waxaan soo xasuustay. Weedh carrbeed. مَن ركب الفرسين شق دبره Mhdsnid wll markasta waxaad noo soo gudbisaa wax naftayada wax tar uleh. Waxaan kaa codsanayaa. In. Aad. Noosoo gudbiso taariikhada. Soomalida Iyo Tii islaamka waliba aad. Waxaan. U xiisaynayaa. Ta islaamka maadaama aad ku nooshay. Meelo lagayaabo in ay dhacdooyin kadhaceen xiligii islaamku. Awooda duninada hogaaminayey
@bile-25
@bile-25 2 года назад
Jazakallah Kheyr Walal omar Inshar
@mokifayn1964
@mokifayn1964 2 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@natureworld2301
@natureworld2301 2 года назад
Podcast keebas ustaad ñagu recommend grayn lahyd?
@mohodinPliano
@mohodinPliano 2 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 Год назад
Mahadsanid huno Wax Wanaagsan Baad noo soogudbisaa wax badan Baankaa bartey,❤🙏🙏🖐🖐😍😍👌👌👌🌷
@faridhaji6280
@faridhaji6280 2 года назад
ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه
@kaldeeqmedia
@kaldeeqmedia 2 года назад
Marka lugeeynaayo inaa Tel-ka ka tago jeclahay Si aan xasilooni udareemo ✍️
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 года назад
Alle mahadii aduunka cado xun iyo caado fiican wey jiraan.waxaad cebta u taqaan dad bey caada.dooda tahay omar inshaar wll kheyr baan kuu rajey nayaan lkn waxad aragto halayaa bin lkn wax kadaran baad arki doon taa markaa yaabka la Heshii bye
@zainabyaryaro
@zainabyaryaro 2 года назад
Wllhi mashquulkan dadka oga faa'idaystaa🤣🤣
@daadshemedia8126
@daadshemedia8126 2 года назад
thanks sir
@fatmamohommed8279
@fatmamohommed8279 2 года назад
جزاك الله خير الجزاء على معلوماتك الجميل 🤩🤩استفيد هذه القناة معلومات كتير كتير شكرا شكرا 🥰😍الله يحفظك ويرعاك 🤲🤲
@ahmethomar5854
@ahmethomar5854 2 года назад
Ka waran TikTok dhalinta dhibaato maku keenaysaa waayo waxiipa waa minutes yar soconeysa
@AM-tp8ef
@AM-tp8ef 2 года назад
Masha allah ustaad omar inshar horey usoco
@Footballandgames386
@Footballandgames386 2 года назад
Qofka bil kaamila si Joogta ah udaaeada barnaamijyadaada maskaxdiisu eber ayay noqonayso
@suziahmed
@suziahmed 11 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤ wllkay aan hoyday iyo abhy idhelin e ay idhalen wlid shrfbdan
@sports6456
@sports6456 2 года назад
Su aal wllkyow . Hadii aad hapeenkii wax akhrineysid tuzaale lapa maado sida arabic iyo soomaali hdaad hpen khaaza akhrinaysid ma multintasking baa ??🥰
@sacdiyocraxmaanaadam2528
@sacdiyocraxmaanaadam2528 2 года назад
Thanks
Далее
Maxaa Gobolka ka socdo | Shaashad 03 |
24:10
Просмотров 44 тыс.
HA-HA-HA-HA 👫 #countryhumans
00:15
Просмотров 565 тыс.
sidee dib ugu dhisay maskaxdayda  ?
12:39
Просмотров 124 тыс.
7 dhaqan oo maskaxda dhib u geysta
11:15
Просмотров 147 тыс.