Тёмный

Caaisho cid ayay ku weerartay gurigoodi walibo isku cadeesay danbiga ay gashay by 

nasriin Official
Подписаться 38 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Subscreib Like and Share

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r Месяц назад
Waa jaa hilad uff
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Месяц назад
Caysha waa caasi waaladeen oo habaaran. Midda la rifay Eelay kulahaa 😮 Eelay waa qabiil weyn gormey caay noqotay 🤔
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 Месяц назад
Waa runta cayteen ma ahan waa dad sharaf leh
@marwoabdirahman2826
@marwoabdirahman2826 Месяц назад
Casho wey walatay hapo wlhi ha lala taliyo
@aminaomar6271
@aminaomar6271 Месяц назад
Subaxanallah qof danbi isku cadaynayso midan ka hor ma arkin.
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 Месяц назад
Caasho dantaada mataqaano hadda ka hor anigoo baby yar wata oo centre magaalada jooga baa naago african ah oo la iisoo adeegsadey ayaa rabey iney igu soo boodaan ama intaan xanaaqo iyaga ku boodo kadibna ilmaheyga yar leyga qaato ayey rabeen lakin jaaniskaas ma siinin waan iska indhatirey cunugeyga dartiis sababtoo ah waxaan aqaaney sharciyada Europe iyo luqada wadankaan ku noolahay marka hadaad tahay hooyo ilmo heysato dhibaato ha geysan hadii lagu dhibaateeyana dacwee oo sharciga wadankaad ku nooshahay xushmee.
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Месяц назад
Waa hooyo yar oo beekeedii ka maqanyahay.
@itssuwaida
@itssuwaida Месяц назад
​@@Farxadiyoguul yaraanta see loo yaqanaa mar hadda ilmo dhashay waa inad masuul thy
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Месяц назад
@@itssuwaida ilmo qof walba oo Allah siiyo ayaa dhali karo. Qofka markuu labaatan iyo shan gaaro ayuu caqligiisa fadhiyaa seey cilimi baarista sheegtay. ilmo 13 jir ah ayaa ilmo dhala.
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 Месяц назад
Qurube qof Dan tiisa yaqan baa Ku Nolan kara
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Subxanalah istaqfurulah malaha ma cafimad qabta gabadha meeshan yurub waaye 😮
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Месяц назад
Weey caafimaad qabtaa aa waa beer wax ka maqanyihiin.
@Ducadaaqbalka
@Ducadaaqbalka Месяц назад
Mash alah walhi sifican u wanisay hadeey waxa maqaleeso ilaheey dhibka ha ka qaado😮
@Zusan15
@Zusan15 Месяц назад
Wllo mahdsid waxad ii tahay qofkan ku daydo wanaga jasakumalah kheer waxad iga cawisa waxan tagay jiim albta jiimka la iga bahan yahay iga cawii madamon is cataynayo maxa la iga raba inan so ibisado jaskumalah kherr
@Sheekojecel
@Sheekojecel Месяц назад
Asxabta isoo boqda please gacanta allah ha idin barakeyo gacanta isaara ❤❤❤
@abdijibarAj
@abdijibarAj Месяц назад
Wlh gabadhaas dad fiican oo la taliyo ma heysto ayadana danteeda ma taqaano xaqiiqdii
@KoutherAbdale
@KoutherAbdale Месяц назад
Qoftàan haabaar waaalid byqabtaaaa meeelba meesha kaxun ayay nolosha ka abaarysaaaa
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Месяц назад
Ma adiga ayaa ka war haya ineey hooyadeed u duceeyso.
@Diiney__official
@Diiney__official Месяц назад
​@@Farxadiyoguul weycadahy iney habarante ilahey haudanbidafo
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Месяц назад
@@Diiney__official Dabi dhaaf Allah waydiiso.
@Kaabanuura1
@Kaabanuura1 Месяц назад
Omg waaruntaaa Wa danbi and uwayn walshay xabibti
@siradm
@siradm Месяц назад
Cirbad inta lagu duro iney gacmaha qaadi wayso oo qaylada dhigto ayay falkeeda ku jirtaa, digniin hore haday qabtay waa qalaas. Faqfaq lama ogola meeshan
@user-nc7si9zp1n
@user-nc7si9zp1n Месяц назад
Haday baranlahayd lieben Deutschland manta sas umay dhaqabteen aisha lkn yadagacanteda isku dishay manta waan eegnaa xalkeesu sidu noqdo
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 Месяц назад
Wxay wxaa usamayn waa geesiyad inladhaho 😂😂😂😂
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 Месяц назад
Maxa gesi ah sharcga ma dhoreso
@nastedave9842
@nastedave9842 Месяц назад
Gabar uur leh gurigeeda ku weerar hadayba geesinima moodeyso iyadaa cirka biya ku og
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 Месяц назад
Wll qoftan depression baa haya caadi maha wey xanuusan tahay ilhy ha caafiyo
@Geedkaas
@Geedkaas Месяц назад
Subxanalaah 😢wlh waa xanun😢
@maryamahassan6010
@maryamahassan6010 Месяц назад
Tan anigu maba aqaane Caan miyaa
@susuali2868
@susuali2868 Месяц назад
gabadha wan layaby xalkeda mafcno gabadhas wa careless
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 Месяц назад
Casho wan ka naxay bismilah
@suadyork9151
@suadyork9151 Месяц назад
Waa inii laataar xiiroo wayee
@yasmiijnammar5785
@yasmiijnammar5785 Месяц назад
الله يهذيهوم ❤ آمين
@abdibarre7520
@abdibarre7520 Месяц назад
Subxanallah😢😢
@najahhazzan3545
@najahhazzan3545 Месяц назад
wllo waa sax lkn gabadha ineee sidaaa ula dhaqanto lama rabin qof dhibataysay inaad wxiii ku dhiibtay inaad ka qadatid casho yar waxeee ku qaldantahy inee weerarto
@Alizia396
@Alizia396 Месяц назад
Maxa laga Qaatay wll
@AbsolutelyrightRight
@AbsolutelyrightRight Месяц назад
​@@Alizia396 barafuuno
@AbsolutelyrightRight
@AbsolutelyrightRight Месяц назад
​@@Alizia396barafuuno
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Месяц назад
ماأصاب من مصيبة فبما كسبت أيديكم
@malabey197
@malabey197 Месяц назад
Saxiix walhi
@Geedkaas
@Geedkaas Месяц назад
Saxiix 😢
@user-umuAli
@user-umuAli Месяц назад
صحيح يا اخي
@ayanadammohamed395
@ayanadammohamed395 Месяц назад
Naa heedhe nasraay intee kaala soo hadlaa
@AishaYaasiin
@AishaYaasiin Месяц назад
ليش الحرمة ما صرخت
@fadumaalijama-yk6lb
@fadumaalijama-yk6lb Месяц назад
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v Месяц назад
saan ma fiicno iney wax yesho caasho qalad weyn ayey sameyse
@Munishaabdi
@Munishaabdi Месяц назад
Adi iska dhaaf abyo saaqa maxa ku galiyay qoftan way walantahay
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 Месяц назад
Dadgaan Elaay waa ku qafeefeen maxa oo qayleni
@Kaabanuura1
@Kaabanuura1 Месяц назад
Ascww xabibty share iisamee please
Далее
Мама знает где все документы
00:21
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 7 млн
QISADA YUUSUF IYO RAWAAN!@SawdaBillan
1:04:56
Просмотров 81 тыс.
Habibo waxey ilowday maahmaahdii eheed..
7:06
Просмотров 17 тыс.
Wey AAMINI Weyday Qofka DILKEEDA Qorsheynayay
13:52
Просмотров 99 тыс.
قصة جديدة
24:38
Просмотров 92 тыс.
3 qalad kafiirso
9:47
Просмотров 2,7 тыс.
Мама знает где все документы
00:21