Тёмный

Caano loos laga sameeyey/Cafimat Fican 

Cafimat Fican
Подписаться 255 тыс.
Просмотров 142 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 250   
@amenabeauty
@amenabeauty 5 лет назад
Mash Allah I love this video thank You abaayo Yas my son bothers cow milk i have Almond Raw going to make for him today ❤️❤️❤️
@muznahassan8599
@muznahassan8599 5 лет назад
Abayo kan cuna myaa mse ku ceyriin jira
@rahmaaadan7295
@rahmaaadan7295 3 года назад
Maanshallhaa xbbtii yasmiin ilaahay ha ku barkeeyo adi iyo famligaaga iyo intii islaamaba aaaaaaaaamiiin yarabiii 😘😘😘😘😘😘💋💋💋💋💋
@mogadishuviewsite6945
@mogadishuviewsite6945 4 года назад
Mashalah, thank you sister, Somaali waa u baahantahay inay la jaan qaadaan cuni caafimaad leh, sida dunida inteeda kale, nasiib wanaag wadankeenu waa full nutrition material and natural resources. 👍🙏
@sahraalimahamuudsahraalima7615
@sahraalimahamuudsahraalima7615 2 года назад
Asc
@sahraalimahamuudsahraalima7615
@sahraalimahamuudsahraalima7615 2 года назад
Masha allaah
@ubahabdulle4531
@ubahabdulle4531 Год назад
M A. I love it thanks my sister Y
@hiboabdi1955
@hiboabdi1955 5 лет назад
Masha alaaah jazakallaah khaiiir hno mcn alaha ku barageyooh wax walba waan ka baraney
@سعيدرشادالجبرتي
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته walaalo yaasmiin wan kuslamay allaha ku xafido waxan ku waydiinayaa mano sheegi kartaa sidii codka awood loogu yeeli lahaa macnaha aniga arday barta qira aadka ayan ahay waxa jirta dacfi badan oo xaga codka ah maxa lagu xallin karaa mushkiladdaa
@qamarirshad9542
@qamarirshad9542 4 года назад
Mnsha Allah abyo yasmiin wn ku salmy .❤️❤️❤️❤️❤️ Waxaan ku weydinyaa Malaga helaa Kenny qasatn neirobi los u yalaa lkn marad lugu miirayo mala helaa
@zahrabeauty4083
@zahrabeauty4083 6 лет назад
Mashaa alaahu qaliyeey channel kaaga waxaan daawanaya 4 sano shuran xabiibti
@saidmohamud1336
@saidmohamud1336 4 года назад
Asc yasmin intad noo shahey gaajo ma arkeysid because cuntada makuciyarto waa in lagu deydaa in sha allaah.✌🥛🥛🥛🥛⭐⭐⭐
@aaminaahmed908
@aaminaahmed908 3 года назад
Asc walaal qaali looska xasaasiyo Ayaan ku arkay teeda kale loos soomaali malgasameen karaa mana lduwaa mise ceerikiisa ayaa lashiidaa
@maryansiciid6583
@maryansiciid6583 5 лет назад
Yaasmin wnku slm xbbtii Alle ku barakayo adiga iyo caruurti musayga
@hoyomacan7626
@hoyomacan7626 6 лет назад
Masha allaha abaayo yasmiin thanks for your time walhi waxaa badaan baan kagaa fiidiinaay
@aishaaminamahmud1969
@aishaaminamahmud1969 6 лет назад
Abay Yasmin marhoro inaan ka maqley aheyd lo,ey lasocdo markay islan eedo ii ah aragtay Xamar ey unoqotay Cano la,aan derted Shukran hada Laos Celina waloshidaa👍❤
@nimaabdi837
@nimaabdi837 6 лет назад
Maanshaa allah waxaan ku weydiinaa ari maa lisi jirtay waxaad u ekryd adiga oo ri naaskeeda hayso oo caano ka lisaayo tan kale looska caadiga ma sameyn karaa
@mariamahmed5173
@mariamahmed5173 6 лет назад
Masha Allah walashey wa noo fa'ideysaa marwalba jazaka Allahu kheiran 👍
@ilwaadqurxoon6605
@ilwaadqurxoon6605 6 лет назад
Yasmiin abaayo soo gali qaabka aad buskudka uga samaysid jazakallah
@sacdamuuse5460
@sacdamuuse5460 4 года назад
mahadsind wllo qaliya yasmiiney halke hela miishinkan wayne haysatid
@nalkahajiabdi2
@nalkahajiabdi2 6 лет назад
Masha Allah habo mcn shukran qeer alle haku siyo
@xafsoaxmed1567
@xafsoaxmed1567 6 лет назад
Masha Allah HBO yasmiin waxan rabaa mell ankaalasooxiriiro tellkaada iisheeg fadlan
@idilmaxedyasmiingoodby8846
@idilmaxedyasmiingoodby8846 6 лет назад
masha allaah abayo mcn
@SaphiyaGuure
@SaphiyaGuure 8 месяцев назад
Moringa ayaan kaa bartay 4sano kahor Masha allah Mhdsnd
@cayuush145
@cayuush145 3 года назад
Maama yasmiin wan kusalamay waxan hayaa cunug yar oo jira 1 sano masiin karaa canahan wuxuna so maray malnutrition mana helin wax nasa oo hoyaa kadhimaty
@nadiifocabdi1214
@nadiifocabdi1214 4 года назад
Asc abaayo xvage jogra sidena ku heli karnaa anaga waxan jogna kenya neyrobi
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 лет назад
Mansha Allah abaayo Jazakallahu khayr
@ruqayamohamed2448
@ruqayamohamed2448 6 лет назад
Masha Allah yaasmiin kula mid baan ahay gufurka ma tuuro qaasatan kan carotka kababka ama suugada dib ugu darsadaa aad baa umahadsan tahay
@shukrifarah6049
@shukrifarah6049 4 года назад
Asc yasmin walaashey magacega waa shukri mala heli kara telephone kaga ama Marsha ku nooshahay
@hasanomar1227
@hasanomar1227 6 лет назад
Masha Allaah abaay yaaasmiin waxaa kaa codsanaa inaa ka soo Hadasho blz minka ama ilma ka leenka soo jilco waxa sawawa iyo waxa u.roon blz
@hasanomar1227
@hasanomar1227 6 лет назад
Blz Hoyo somaliyeet Ahay gabdho badan ku arkay ilma kaleenka ka soo jilcay
@aminaa8506
@aminaa8506 6 лет назад
Salam alaykum abyo Yasmin, jza khair for the great information, sister if you can give any information on eczema treatment for children, food that can help. Thank you
@umueyman7745
@umueyman7745 5 лет назад
asc abaayo looskeeni caaadiga ahaay miyaa
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 5 лет назад
abaayoy qaaliyey iiga soo jawaab allaabtaa xasharaadka oo buskudka aad ka sameynayso see uga sameyne?
@qajo9403
@qajo9403 6 лет назад
Wa runta habo aniga caanha marka cabo caloosha igu xanuunto so caanahan aad hada saminayso aan samisana today inshaallah love you habo macaane ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jzklh Allaha waxaan inydada jecshahay hagu siiyo
@halimahassan657
@halimahassan657 6 лет назад
ASC WALAASHEY Yaasmiin. Waxaan Ahay DADKA. Aad.u closer to.feel an waxaad.Ohio. salaantay.Sidoo.Adiga oo.Tukaneyso, diiniyan Lama ogola.Waydii. Mashaa iiqdeena
@aliyiahanita4246
@aliyiahanita4246 5 лет назад
ManshaAllah mamo wax badan kafaydney thank you❤️
@somali9133
@somali9133 6 лет назад
xasid sanaa dadka dislike dhahaya walaashood😢
@fatimaessa2841
@fatimaessa2841 4 года назад
Somali iyo xasidnimi waa wlo
@sumayokassim5918
@sumayokassim5918 6 лет назад
Abaayo yasmiin wankusalamay abaayo Alle hakuxafido sidaad nogu faidaynayso Alaabta dabiiciga ah ayan kuwaydin laha open eyes maxey tarta walashey isoojawaab
@zahrasiad5443
@zahrasiad5443 6 лет назад
Masha allah habo Yasmin mahadsanid wad nofaideysay
@nastehoibrahim5717
@nastehoibrahim5717 4 года назад
abaayo yaasmiin Somali looskan ma ka heleyno ee keena dalka ma ka samesan karnaa hadan ka samesanana calosha ka waran ma u roonyahy
@rahmaaadan7295
@rahmaaadan7295 3 года назад
Jisaakalaa kheer mamo saymiiin💋💋😘😘❤❤❤
@yasminmamaan5775
@yasminmamaan5775 6 лет назад
Yutubeka Yasmin in la firsado waye sababta wax ba kafaide kuwa kale lama dawan karo wayo dumo aya ka socoto wlhi wan ku wareray
@ruumiabdi7504
@ruumiabdi7504 5 лет назад
Asalaamu caleykum abaayo yasamin jazakallaahu khayran ukhtiyey
@HassanAli-mp9dn
@HassanAli-mp9dn 4 года назад
Masha allh abayo mcn waku raba qadkana sifiican uma aqan si qaasa inaan kula hadlo
@sacdaaabdi6817
@sacdaaabdi6817 6 лет назад
Asc habaryr Yasmiin allaha khayr Ku siiyo waxan rabaa inan webs kada wax ka dalbado lkn ma aqaan sida loga dalbado
@halimaisse8945
@halimaisse8945 5 лет назад
Yaasmiin jazaakalaahu qeer walashey gabar sagaaljir ah ayaa Dr ka yiri sokoroow ayey halis utahay abaayo cuntooyinka wax iga sheeg wiilkan waa otizam cuntoyinka iga fa idey
@farhiyaabdullahi1964
@farhiyaabdullahi1964 4 года назад
Mashaa allah abayo yasmin
@farxiyobakaari5942
@farxiyobakaari5942 4 года назад
بار ك الله فيكي
@deegosalaad4219
@deegosalaad4219 6 лет назад
Ascw yaasmiin loos keenii caadiga ah malaga sameen karaa
@hodanqorane5624
@hodanqorane5624 5 лет назад
Waa dhiijinaayaa macnaa waa tuujinaayaa wad mahad santay walaal
@maryanabdulaahiosman9963
@maryanabdulaahiosman9963 3 года назад
Calamiir malagu miiri iaraaaa
@istahilmohamed2726
@istahilmohamed2726 5 лет назад
Asc wlshy yasmiin Allen aduun iyo akhiro haku barkeeyo wxn ku waydiinay Amiga hargaysa ayaan jooga lab laws baa yal ka ladubo iyo kan cadiga wxd isheegta oo kel wxn haysta gabadh jirta 5bil naas uun cabta maxaa kordhiya canah naska dadku lawska can aye dhahn wuu badiyaye
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
Abaayo waxa badiya Canada naaska bocorkayellowga ah bogor katiitka idinkuna waxad dhadaan batiiq baan malay intaad Shildon bur yar iyo ukun kudaso kadhigo rooti
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
Ama maraqa kudarso kuna cun canjelada
@raxmoruun8123
@raxmoruun8123 6 лет назад
abay yasmin hada inlasolisad modaa masha alah
@hodandahir3863
@hodandahir3863 2 года назад
Masha allah abaayo yasmiin dawada hurdada
@ayaanagelle8179
@ayaanagelle8179 6 лет назад
mamo iilahy darsid ban kujeclhy wan sugilahaly inta cadi Ku arkayo walhy mami 😢😢😢Mamii yaska xifdulahy adiga iyo Fmly
@CafimatFican
@CafimatFican 6 лет назад
Ayaan Awad 💋💕💋💕💋
@gbdhaqerkajecel9063
@gbdhaqerkajecel9063 5 лет назад
Anoo iscaatenyo maistcmlikaraa wll
@galadinho3212
@galadinho3212 5 лет назад
Maya walagu ceyla
@manalmanal5631
@manalmanal5631 4 года назад
asc can i give 1 year old thise milk
@cibaadamohammed794
@cibaadamohammed794 6 лет назад
Masha’Allah qaali baquliiyada oo dhalaada eh oo daabool leeh xaagen ka heeli kara? Plz iso sheeg
@nasramusli5274
@nasramusli5274 6 лет назад
Mansha Allah
@fowziajama4741
@fowziajama4741 6 лет назад
Cibaada Mohammed ,Amazon hadaad qurbaha joogto
@cibaadamohammed794
@cibaadamohammed794 6 лет назад
Fowzia Jama haaye qaali jazzakillah qhayr
@shamsoali4540
@shamsoali4540 6 лет назад
Mashaa Allaah
@shamsoali4540
@shamsoali4540 6 лет назад
Malabka ayaanraba abaayo
@fatmaqalbi9957
@fatmaqalbi9957 6 лет назад
Masha Allah habo Allah haku xifdiyo 👄👄👄👄👄❤❤❤❤💕💕💕💕💕
@addowilyaasali8114
@addowilyaasali8114 Год назад
Maxaa xoojiya immun systemka wall
@halimafarah9820
@halimafarah9820 6 лет назад
Mansha allaah walalshe yasmiin wan ku salaamey longe time I miss you marhore aa iogu kaa danbeeyse. Shariifa igu salaam iyo dhamaan family ga
@aliyaali8128
@aliyaali8128 4 года назад
Asc abayo yasmin, barasho wacan Barnamijkaga cafimad fcn aad ban u xiseyaa baraka Allah fiik,. الله يكثر أمثالك ❣
@hothenjama4109
@hothenjama4109 3 года назад
Maad golefti xidhatiid wll
@umumoh1647
@umumoh1647 6 лет назад
mahadsanid jazakallah khayr
@kinghanad3145
@kinghanad3145 4 года назад
Maashaa allaah
@aadanaxmed6893
@aadanaxmed6893 3 года назад
Lambarkaa iisheeg walaalsha si aan kaaga faa iidayso
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
Yaasmiin karemoyinka Kenya meel maku ledahay
@mohamedsarr9168
@mohamedsarr9168 6 лет назад
asc abaayo yaasmiin waxan rabaa wax calosha socodsiiya
@fatmaabdulkadir9797
@fatmaabdulkadir9797 4 года назад
Masha ala
@raheebeauty9053
@raheebeauty9053 4 года назад
Shaah malagu caddeysankaraa?
@zenabdalieh363
@zenabdalieh363 5 лет назад
Ma sha Allah BarakAllahufik
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 6 лет назад
Abyo mcn yaasmiin looska magaciisa I soosheeg oo caanaha laga sameeyo
@aminaidris426
@aminaidris426 4 года назад
Almond ayaa la dhahaa af somali ma aqaano wax lagu dhaho
@najmodeirie1673
@najmodeirie1673 4 года назад
Asc waan jeclahy waan cabaa malab ayaan ku darsadaa Ka waran abaayo yaaska aniga mamiiro sidiisa Ayan ku cabaa dhib muu ii keenaa jwb
@siciidoabdikadir3352
@siciidoabdikadir3352 5 лет назад
Xgee kala soo xiriiraa alaab badan ba ka rabay wlle
@shadiyomaxamed2090
@shadiyomaxamed2090 6 лет назад
Masha alllh yasmiiin jicmo wanagsn xbb
@malikaahlam8331
@malikaahlam8331 5 лет назад
Thanks i lake to wach your channal
@acterbey7914
@acterbey7914 3 года назад
Maalmaalmo maa la cabikaraa xabbitii
@fawsiyoomar7661
@fawsiyoomar7661 6 лет назад
Masha Allah
@juweeriyechannel5698
@juweeriyechannel5698 4 месяца назад
Maxaa laga wadaa😊🎉❤
@aslibeautychannel6578
@aslibeautychannel6578 5 лет назад
Mansha allah abaayo yasmin jasakumulahu qeyr
@kooskiin6835
@kooskiin6835 4 года назад
Masha Allah mamo waad iga qoslide
@ayanabdi77
@ayanabdi77 6 лет назад
Ma sha Allah,tnx alot
@Fatma_932
@Fatma_932 Год назад
Lawska somalia laga helo oo yaryar malaga sameyn kara
@useyromaxamed4037
@useyromaxamed4037 5 лет назад
masha allah abaayo allaha kubarakeeyo
@sahramohamed2364
@sahramohamed2364 4 года назад
Shkran
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 6 лет назад
Ilmaha catada eh maku cayilayan tolow wiilkeyga urabay.bil uu iga xanuunsanaay wu iga baaba.ay
@Maryanruun26
@Maryanruun26 5 лет назад
Illahey ha ku cafiyo abaayo
@axmedmaxamuud2528
@axmedmaxamuud2528 3 года назад
Hadaa caano ku daro o cabo kawrn maxay iska dhibayaaan
@cabdirahmaancabdulqaadir6824
@cabdirahmaancabdulqaadir6824 4 года назад
Maxaa laga shaan dhaynayaa
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
Muu dubai yahay abayo
@hennaofficial7268
@hennaofficial7268 4 года назад
yasmin abayo waxa kaso hadashaa waxyabaha calosha jilciyo hooyo aan urabay waxwalba ee sameso calosha wali wee fadhisaaa hoyo plz kasoo hadal abayo
@hodanchannel1597
@hodanchannel1597 4 года назад
Xulbad u samee wll
@FosiyaJama-w9g
@FosiyaJama-w9g Год назад
Maansha allah xbbti
@allemagan987
@allemagan987 5 лет назад
Ina adeerey maxaa iskugu daalinaysaa naagahaan soomaaliyeed inkaar ayay qabaan in ay farnuuxiyaan marabaan waayahaan danba baraha bulshada ayaysan kadhaam oo ilmahoodii ku jilmaameen
@qalbixarago6035
@qalbixarago6035 6 лет назад
abayo yasmiin wan ku salamayna aniga iyo wiilkayga he is 5 months only wuxu ku leyahay habo waxan ani cuni karo soo gali 😂😍
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Год назад
Maasha allah wiilkaaga allah ha ku xafido cimridheer haso barbaro isaga caruurta islamka amiin Laakin weliga ilmaha been ha ku barbarin hanakasheegin been u oran Balan qaad beena caruurta wa laga ilaaliya ,waqtigi Nabi mohamed (scw) hooyo aya wiil yar ay dhashay kusasabtay amusing hooyo kaalay timer ku siin ilmihi wa aminay wa u yimi Nabiga( scw) oo maqlayey ba ku yiri sii timidity aad ka balan qaday mahayo waan ku sasabayey waxa lagu yiri ilmaha been ha u sheegin waxa aad ka balan qaado si si uu ugu koro mid run badan wbt.
@alishalove4959
@alishalove4959 4 года назад
Headline ka wuu kaa khaldan yahay ma caanaa looslaga sameeya? Waa su'aal Waxaa dhahda loos .caano laga sameeyay. Lowskiiba cano lagasamaynayaa qoraalka 'reer konfurku waa roganyahay kolka la arko
@HayatInspiration
@HayatInspiration 6 лет назад
Masha'Allah mama yaasmiin Jazaka'Allah caanaha looska waan jeclahay
@amalmuse7971
@amalmuse7971 4 года назад
Oky mamao waxn ku wedina loska maraka ad shidiisi malduwa mise sidisa laku shida mamao iso sheeke oky jawab wacan oky
@umumanalixtiraamcaruurta4236
@umumanalixtiraamcaruurta4236 6 лет назад
Yaasmiin xasan camey Inkastow aad comenti Ka jawaaabin caanaha whole milk kuwaas ayaan aad u cabaa maalmahaan faaidadooda wax maka taqaana
@haboonwadni7902
@haboonwadni7902 5 лет назад
abayo yasmiin wa raba labarkaga iso qor
@cabdullaahimaxamed6220
@cabdullaahimaxamed6220 4 года назад
jooska malagu dari karaa walaasheyda muslimadda ahaay
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 6 лет назад
Abaayo yaasmiin looska qolof buu kudhax jiraa waana la fanjilaa kan cerrinka sida geedka looga soo gooyo qolofka maka bixise
@CafimatFican
@CafimatFican 6 лет назад
Cabdulaahi Cali , biyaha aan kuqasay aa qolafka kariday Mashaallah 💕
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 6 лет назад
Cafimat Fican maya waxaa kahadlayaa markii beerta laga soo gooye waxuu kudhax jiraa qolofkoo adag
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 6 лет назад
Cafimat Fican thnks waaba sameestay yaaska mahadsanid aaryo muu leeyahay waaba yaabee neef socoto lee arkaa😂😂
@umudiyachannel7502
@umudiyachannel7502 5 лет назад
Cafimad fiican looska Somali o caadiga ah maka samesan karaa ?
@zakiyahmohamed2594
@zakiyahmohamed2594 6 лет назад
asc abryare yasmin cafimad ficna waxbadan ayn ardadad kamdihaye 3adaxdi sanabo tagero bank uahye waxan raba ina malbka Iyo talyin kalo badan please igu cawi whatsApp kagaa ama melan taladead kugu shekto
@fatimasheikh7860
@fatimasheikh7860 6 лет назад
Shukran abayo macan ❤️❤️❤️❤️
@hudamaxamedjaamacdheeg4007
@hudamaxamedjaamacdheeg4007 4 года назад
Manshaa allahaa
@hikmahussein7786
@hikmahussein7786 3 года назад
Mashaa allah
@samraahmedyuusuf2424
@samraahmedyuusuf2424 6 лет назад
asc abaayo kaadi olol ayaan leeyahay maxaan isku daweeya jazaak Allaah kheyr
@yacqubabdi870
@yacqubabdi870 6 лет назад
Abaayo waxaa laga yaabaa Inaad ig fashion qabto ee isbitaalka tag oo kaadida iska soo Baar
@nadiifocabdi1214
@nadiifocabdi1214 4 года назад
Masha alaah madsanid
@jijahaji4640
@jijahaji4640 6 лет назад
Masha Allah shugran xabibti 👌👌👌💞💞💞💞👌👌👌
@asmocali8090
@asmocali8090 3 года назад
Abyo yasmiin sufka raba xagee kahelikra
@shukrijama7
@shukrijama7 6 лет назад
Abaayo cajiinka sida buskudka ugu sameyso noo soo gali marka and sameeneyso
@malikaahlam8331
@malikaahlam8331 5 лет назад
Thanks
@shukridirshe9567
@shukridirshe9567 6 лет назад
Asc cafimad fican mashallaah
Далее
Habka hormoniskaada loo saxo/Cafimat Fican
22:06
Просмотров 357 тыс.
iPhone Flip станет ХИТОМ!
00:40
Просмотров 412 тыс.
Faa’iidada uu jooska leeyahay/Cafimat Fican
11:11
Просмотров 36 тыс.
Autism/Aatisam 582|Cafimat Fican
11:56
Просмотров 118 тыс.