Тёмный

Cabayada ku habbon nooca jirkaga sida loo dorto || somali makeup 

Touha Bella
Подписаться 52 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

I'm Fathia ku so dhawow my channel
Hadafka channelkeyga waa inay Gabadh kasto Somali ah ay awoodo inay marsato makeup yada ku Haboon.
waxan kuu sharxi doona waxkaste oo ku saabsan Makeup
qaabka iyo noocyada ..........
& waxa ku habboon qof kasta.
#Somali
#SomaliMakeup
#TouhaBella
Facebook page : Touha Bella
My instagram :fathiaumkarim

Опубликовано:

 

9 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 96   
@aanaan6027
@aanaan6027 11 месяцев назад
Macalimadedna quruxda naga dhista dhan weliba labis iyo make up masha allaah Xabiibty allaha ku barakeeyo wax yaabo badan baan kaa faaiday ❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Xbbti qali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@najmacabdi42
@najmacabdi42 11 месяцев назад
Mahadsanid hppti badnaa hablhu waxaay u bdnyhiin kuwa gaagaaban nasoo badi insh Allaha )
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️Najma ❤️❤️❤️❤️
@najmacabdi42
@najmacabdi42 11 месяцев назад
@@Fatia Ilaahay hku Amaansdo hppti 🥰❤️
@hibonoura-hr9ut
@hibonoura-hr9ut 11 месяцев назад
Mancha allh qurux Badan thank Yu who yu explaining
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 11 месяцев назад
Masha Allah runtii wan u bahnaa thank you so much ❤❤
@rokiamohamedabdi4646
@rokiamohamedabdi4646 6 месяцев назад
Mashallh qof Somali ah OO sidan isqurxinta uyaqana ma arak gob bless you sis
@hoodo9260
@hoodo9260 11 месяцев назад
Wow xbbty barnaamijyada noocan ah waa kuwa aan kugu soo raacnay e fadlan noso badi
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 11 месяцев назад
M.a thank you touha Bella❤❤🎉
@hajuu376
@hajuu376 11 месяцев назад
Gabadha kaliya aan tagero aatahay m.a laanta abarweye❤
@canabbarre4120
@canabbarre4120 10 месяцев назад
Shukran❤
@muhimmohamed1094
@muhimmohamed1094 11 месяцев назад
Thank you sister❤❤❤❤
@user-tz5rn9gw7l
@user-tz5rn9gw7l 11 месяцев назад
Masha allh qali ❤
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 11 месяцев назад
Thanks ❤quruxey ❤❤❤❤😊
@ramlaaliaalim3267
@ramlaaliaalim3267 9 месяцев назад
Thanks macalimadeda❤❤🙏🏻
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 7 месяцев назад
Qali wlh wan radinyey wof sida hablha ubaraarujiya m.a 😮❤❤ano bararugsan aya isii dhirisey ❤
@rayannuura1904
@rayannuura1904 11 месяцев назад
Mahadsanid huno ❤ waxaad ii tahay tusaale wanaagsan wax badan baan kaa bartay Mahadsanid huno boqoljeer
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Alh yaxfdk xbbti Rayan❤️❤️❤️😘😘
@nasiimcrisaaq5354
@nasiimcrisaaq5354 11 месяцев назад
Video da noocasa nooso badi qali wan jecelne❤😂
@hajuu376
@hajuu376 11 месяцев назад
Waxbadan baa kafa idey macalimada m.a❤
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle 11 месяцев назад
Maansha allaah❤❤❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@canabcnuur535
@canabcnuur535 11 месяцев назад
Mashallah hno fadxiya qurux mashallah cabayadaha aad bad ugu quxan tahy allah ha ku barakeeyo wlhi wax badan ban ka faaiday mahadsanid wllshy qaali
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Xbbti qali Canab Alh yaxfdk shukran ❤️❤️❤️😘😘😘
@qancisa._
@qancisa._ 11 месяцев назад
our queeen❤
@faadumoahmed7879
@faadumoahmed7879 11 месяцев назад
Thank you 😊
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️
@HodmanObsiiye-yt9oh
@HodmanObsiiye-yt9oh 11 месяцев назад
Mahadsanid touha qisooyinka soobadi
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@samiiracabdale7404
@samiiracabdale7404 11 месяцев назад
Mashaa Allah mudo badan iigu dambaysay RU-vid kaaga ❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Welcome back xbbti ❤️❤️❤️❤️
@nafisaahmednor5593
@nafisaahmednor5593 11 месяцев назад
Thanks make up ne so gili
@amiraadem2780
@amiraadem2780 11 месяцев назад
Illaahey ha ku xifdiyo styeka naga dhistey
@mushtaqabdirahman6214
@mushtaqabdirahman6214 11 месяцев назад
Wow mnshalaa ❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️Mushtaqa❤️❤️❤️
@happyofficiall
@happyofficiall 9 месяцев назад
@zuhurabdalle3525
@zuhurabdalle3525 11 месяцев назад
Waad mahadsanthy abaayo❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@AmaalApdy-mr9po
@AmaalApdy-mr9po 11 месяцев назад
Waan ku tageera horey usoco qaali❤❤❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ahmednuur197
@ahmednuur197 11 месяцев назад
❤❤
@fariidabintumuse2005
@fariidabintumuse2005 11 месяцев назад
M.a xppti❤❤
@minaseaadjama
@minaseaadjama 11 месяцев назад
Thanks indr ee toobab noo soo gali plz ❤
@hawomohamed8775
@hawomohamed8775 11 месяцев назад
Masha Allaah tabarakallaah qurux weeye side ku helikaraa frist one farhiya😢😢😢😢
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Video ka wa ku shegay mesha ka helysan ❤️
@muwadah5671
@muwadah5671 11 месяцев назад
❤❤❤❤
@taysirhaji2893
@taysirhaji2893 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@dunishosmail6951
@dunishosmail6951 11 месяцев назад
Shukrn abyo waxbadan ka faidney❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Xbbti Cafwaan ❤️❤️❤️❤️❤️
@hiboascwllofadlanqaybihika6297
@hiboascwllofadlanqaybihika6297 11 месяцев назад
Mansh Allah walashay qali aad bad umahad santahy anigu inta saran uwaynahay marka ti inasibaysan famay ❤❤❤❤❤❤❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️Hibo ❤️❤️❤️❤️
@nimcoabdullahi4410
@nimcoabdullahi4410 11 месяцев назад
Nosoo badi wll😊😊😊😊
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 11 месяцев назад
❤❤❤❤🥰🥰
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 11 месяцев назад
Salaam Alayakum first one and comments thanks🎉❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️Hodan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 11 месяцев назад
@@Fatia mahadsand wllo ❤❤❤❤❤❤🙏😍
@maymaahmed1164
@maymaahmed1164 11 месяцев назад
Dukanka xanan fashion waye sa jclahy kan ugaasada ku dhagana ❤
@muudahir7081
@muudahir7081 11 месяцев назад
Sanad ka hor ayaa ogaday inaa cabayad ku qurx bdnhy hada waa labisakga ugu jclhy😊
@mounatiti8446
@mounatiti8446 11 месяцев назад
Wcs sis❤❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zamzamzamatar1528
@zamzamzamatar1528 11 месяцев назад
MHDSANID abaayo ❤
@zeynabahmed9903
@zeynabahmed9903 11 месяцев назад
Masha Allah mahadsanid Fatxiya Inkastoo aniga aan ahay dadka xijaabka caadiga ah xirto hadane waaba iskajeclahay dawashada waxyabaha styleka quseeya
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Xbbti Zeynab ❤️❤️❤️❤️❤️
@zeynabahmed9903
@zeynabahmed9903 11 месяцев назад
@@Fatia 🥰❤
@sadiaabdillahi3199
@sadiaabdillahi3199 11 месяцев назад
Hand made kalmada Aad somaliga ku gran waysay.
@maryans1443
@maryans1443 11 месяцев назад
Mahadsanid abayo, waan u xiisay vidiyowyada labiska ku sabsan.🤗💕❤ shukran.🙏🙏❤
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️xbbti Maryan ❤️❤️❤️
@naddaahmed
@naddaahmed 11 месяцев назад
Touha huno Mogadisho sabab aad u aaday maxay tahay. Are you gonna live there forever
@hodan22
@hodan22 11 месяцев назад
Masha allaah lkn qisoyinka noso badi xbbt🥰 thank you🌺
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@dahaboabdi8454
@dahaboabdi8454 11 месяцев назад
Dohay xbbti Maxaad foundation udaysay
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@naeemamaxamed2840
@naeemamaxamed2840 11 месяцев назад
Wll dadka jidhkoogu isku siman maxa laxidhanaya
@minatonazamake9816
@minatonazamake9816 11 месяцев назад
Asc sis
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Wcs
@inaismail4860
@inaismail4860 11 месяцев назад
Wlhi waan jeclahay barnaamijyada noocasa
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Caasha739
@Caasha739 11 месяцев назад
Waad mahadsan tahay
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@fathiamohamednour3306
@fathiamohamednour3306 11 месяцев назад
Wll qaali Aad baad u maadsantahay san u sugaayey
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Cafwaan xbbti ❤️❤️Fathia❤️❤️
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 11 месяцев назад
Abayo jamacada intee ka dhigan jirtay Emirat mise mesha hada joogtit
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Sudan 🇸🇩
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 11 месяцев назад
​@@Fatia❤❤❤❤❤
@naturechannel8026
@naturechannel8026 11 месяцев назад
Toobabka kazoo hadal qaali
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mudanmohamed
@mudanmohamed 11 месяцев назад
Anagana groupka jawaan rabi tolay ahna bal si nasoo dheh😅
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Inshalh video hore sameyay ba jira xbbti ❤️❤️
@ugbaadcabdi9931
@ugbaadcabdi9931 11 месяцев назад
Miyey is qadan karaan kalarka casaan iyo madogu
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Haa ❤️
@shorts-vm5mq
@shorts-vm5mq 11 месяцев назад
Hno hbalaha buurbuuran kuwa kuso baxaya kasoo hadal
@ubaxabduqadir5026
@ubaxabduqadir5026 11 месяцев назад
Ar baayo hal xabo kama fahmin
Далее
Что не так с воздухом в Корее?
00:45
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 324 тыс.
SIMPLE HIJAAB STYLE 2 ||Adna Henna
13:41
Просмотров 67 тыс.
Wax ka ogow qilaafatka udhaxeeyo Ajay & kajol
22:11
Просмотров 25 тыс.
Qisadi Alia Bahat  uur miyay lahayd arooska ka hor ?
14:19
gabdhaha gaagaaban labiska ku qurxoon || somali makeup
19:17
NAJMA NASHAAD VS MOHAMED MAAME AFKAAGA ISKU DIL
18:06
Просмотров 195 тыс.
Что не так с воздухом в Корее?
00:45