Тёмный

Ogow sida loo xirto xijaabka ku haboon nooca wajigaaga iyo maxan u raba inan ka tago youtub ka 

Touha Bella
Подписаться 52 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

sida loo xirto qamarada ama hijabka ku habbon nooca wajigaga
nooca wajiga
I'm Fathia ku so dhawow my channel
Hadafka channelkeyga waa inay Gabadh kasto Somali ah ay awoodo inay marsato makeup yada ku Haboon.
waxan kuu sharxi doona waxkaste oo ku saabsan Makeup
qaabka iyo noocyada ..........
& waxa ku habboon qof kasta.
#Somali
#SomaliMakeup
#TouhaBella
my Gmail : FathiaUmKarim
My instagram :fathiaumkarim
Fb: Fathia Robleh

Опубликовано:

 

6 авг 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 721   
@yasminhuseen850
@yasminhuseen850 3 года назад
Hablo gabadhan aan u shergarayno aynu garabisgno sida iyadbu uno dhiri galiso 😍❤
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 3 года назад
Ha walahi wa runta wll wa fikrad fiican aynu sameyno share gareynta🥰🥰
@amaladan5579
@amaladan5579 3 года назад
Dear sister I learn so much from you for short period, you will never know how much you help, you also good to look at masha Allah🥰💞
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti Amal ❤️❤️🤗 Thank you so much 😊🌹🌹🌹❤️❤️
@dekamohamed4961
@dekamohamed4961 2 года назад
Masha allh sister
@musnaabiib5039
@musnaabiib5039 2 года назад
Madha allah thnks
@justsamira4477
@justsamira4477 2 года назад
Mashalhah me too walhi alhamdulillah
@omalkhairismaelabdirahman5925
@omalkhairismaelabdirahman5925 2 года назад
You deserve millions 🥺
@sacdiasiman3621
@sacdiasiman3621 2 года назад
Never give up you are amazing 👧 Wlhi qof aad uwanagsan hno ha ujooin dadkan iyagaa daali quruxbadaney masha Allah tabarakallah noolow
@cadeybolo7383
@cadeybolo7383 2 года назад
Masha'Allah wlhi casharo loo bahnaa ayad no faaideysay hadan gabdho Somaliyed nahy thanks sis❤️
@madinamacow8776
@madinamacow8776 2 года назад
Xbbti masha allah, qof comment ti soo dhigo ma ihi lkn waxad sheegtay 100% wa sax. Continue xbbti I'm proud of you 👏 🥰 keep up with your great work 😍😍
@shayumyusuf6100
@shayumyusuf6100 3 года назад
Masha Allah tabarakalah wa inanta kobad ee stylka naga dhista carabtiban kareysanay qaali Touha Bella alle haku xifdiyo jazakallahu khayr 😘😘😘😘
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 года назад
Mansha Allah tabarikalaha beautifully well done keep going in sha Allah
@wanaag_badan6719
@wanaag_badan6719 2 года назад
Abaayo noo soo badi qof qalbi wanaagsan jecel hormarkeena tahay. I’m strong woman and I’m more enough. Thank you for everything❣️❣️❣️❣️
@hafsanasser2046
@hafsanasser2046 2 года назад
Ha u joojin apaayo qaali, dad badan oo aan ka midahy ayaa wax badan kaa faaiiday, inta aan nool nahy wan kuso ducaynaa in Allah uu aakhiro iyo aduunba kuu qurxiyo waayo waa cilmi in badan anfacay baahi badan daboolin, nabigeeniina wuxuu dhahay qofkii anfaca bulsho ayaa ugu kheyr bdan ummadayda dad badan baa waxay kaa barteen noloshooda ku qurxisanaaya.
@layloluza5119
@layloluza5119 2 года назад
adi le naga maqnay sis macany much thankfulness 😻😻😻😻
@amiinadageyr4157
@amiinadageyr4157 2 года назад
Abayo walhi been makuu sheegayo , channel kaga shalay leen arkay hadana videos badan ayaan fiirsady walhi waan wayey qof afsomaali ku hadlaya oo saan wax kaga faiday aan kaga faidayo gabar ahaan, thank u abayo cimri dheer i.a💋🙏
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 3 года назад
masha Allah my beautiful sisters don't worry about our somali people they always like that so no worries love you
@shuuriyaqurux1817
@shuuriyaqurux1817 3 года назад
Manshallah wllo somaligaagu uu fiicanyay cid ha u joojin hore usoco
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti shuuriya ❤️❤️❤️🤗🤗🥰🥰😍💕Shukran aaaaaad
@najka3165
@najka3165 3 года назад
Video Gaan waqti ficanuu isoo gadhay waqti yer ka hor yan isku tijabinayey talaxado qalin jabinnteyda soo dhaw awgeed aad iyo adaaaa mahadsantahay walashy touha Bella full respect
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti qali waa ku farxsanhy inad ka faiiday inshalh si fican kugu dhacay malinta qalin jabinntada ❤️❤️❤️🤗🥰🌹Mabruuuk
@ruweidaabdalla5412
@ruweidaabdalla5412 Год назад
Mahadsanid abaayo, runtii manta ayaan arkay channalkaan waan jeclaan lahaa inaan mar hore arko. Mahadsanid
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Месяц назад
Asc habaryar somaali badan oo somaliya jooga ayaad ka afsomali fiican tahay ee waxba hakasoo qaadin dadka gaabiska ah. ❤❤❤❤
@degaed4409
@degaed4409 3 года назад
Scw fathia , habo waan kugu cusbahay waxaa i soo jiitay wanaagaaga iyo sharaxaadaada waxaan ku leeyahay hore u soco qof maansha Allaah ayaad tahay habo.
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Habo qali welcome ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍🌹🤗🤗🥰🥰 alh ku xafido habo qali Shukran ❤️❤️❤️🤗
@aliyahmohmed7367
@aliyahmohmed7367 3 года назад
Masha allah thanks apyo
@kaltunyusuf6607
@kaltunyusuf6607 3 года назад
Xbbti masha allah bili adanka hadalkoda loma jojiyo afsomaligaguna waa good 100 thnka vedio gan adnala wadagtay good advice
@shukriahmed3186
@shukriahmed3186 3 года назад
Waxaad tahay youtuberka ugu fiican ee wax na anfacay noo soo samaysay Cidna ha u joojin hore u soco huuno👍👍👍
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti qali ❤️Shukri ❤️❤️❤️❤️ Shukran aaad
@raaxoaxamuud4132
@raaxoaxamuud4132 2 года назад
Proud of You ❤ You deserve it apyo
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Alh yaxfdk Shukran Xbbti
@deeqabeuty5152
@deeqabeuty5152 2 года назад
Masha Allah waxficn nooso bandhigtay abaayo hore usoco xabiibti olive you ,,💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@sadiafarhan4791
@sadiafarhan4791 3 года назад
Abyo I saw this vedio randomly,hada new subscriber heshay,haniyad jabin,you have good content and more strength and power to you,salaam muqdisho kasoleyahay ❤️
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti qali ❤️Sadia ❤️welcome 🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@hanniedirie9019
@hanniedirie9019 2 года назад
Masha Allah tabarakallah Habo macaan noo wad waanadada waa nu u baahanahay cilmigaaga mahadsanid
@samiyaismail5948
@samiyaismail5948 2 года назад
Masha allah huno haniyad jabin content aad muhiima baad soo galisaa insha allah gabdhaha somaliyed way ku fahmayaan i.a
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Alh yaxfdk Xbbti Shukran
@barwaqoahmed5859
@barwaqoahmed5859 Год назад
MuchaAllah keep going gacalo wax badan kaa faaiday wllhi thanks gacalo
@fahmahajiabdi79
@fahmahajiabdi79 2 года назад
Abaayo macaan horay u soco masha allah you are very good person wallahi
@championlaundry3788
@championlaundry3788 2 года назад
Ma soeur, n'abandonne jamais😍 continue toujours a avancer garde espoir et courage.
@ubahhaile1968
@ubahhaile1968 3 года назад
Masha allah tabarakalah abayo hore u soco
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Shukran xbbti Ubah ❤️❤️😍🤗🥰
@shamsahassan3451
@shamsahassan3451 2 года назад
Mahadsanid abaayo
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 3 года назад
Mashallah walahi waxyaabo badan ban kaa faaidnay noolow walal qaali❤❤❤
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti qali ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🌹 shukran aad ❤️❤️❤️🥰
@hamdailkacas9460
@hamdailkacas9460 2 года назад
Hppti qaliyeey Haniyad japin video yadaadu way Na AnFacayaan wllhi♥️ keep going sister
@maryamaabdirahman1802
@maryamaabdirahman1802 2 года назад
Mahadsanid inbadan my queen ❤️❤️💯💯
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 года назад
Masha Allah You are a young and smart girl It is good for you to improve yourself I hope for a better future I love smart people 👸🏻❤
@Fatia
@Fatia 3 года назад
❤️Badria ❤️ thank you so much sister ❤️❤️❤️
@kaltuumomuqtaar1787
@kaltuumomuqtaar1787 2 года назад
Masha allah Keep going dear sister
@munasheikh7214
@munasheikh7214 3 года назад
Jazaka allh qeeyr abaayo thank you for your help 🥰🥰🥰🥰🥰
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti cafwaan ❤️❤️❤️🌹
@yoonisnaasir9849
@yoonisnaasir9849 3 года назад
walasheey shraf keeb going walal qaali alle haku dhowro
@samirasheikhali1827
@samirasheikhali1827 2 года назад
Mahadsanid wax badan ayad ka badashay labiskena thanks
@umusundusqaali8963
@umusundusqaali8963 3 года назад
Mashaallah abayo keep going amazing I like your voices
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti Faiza❤️Shukran
@maaidodiamond7764
@maaidodiamond7764 2 года назад
Never give up abaayo anaa wax badan ka faaiday shukran go for 🚶
@caaishaibraahim3303
@caaishaibraahim3303 2 года назад
Msha alah xbbti wax fican ayaa sameynaysaa guuleyso soo badi alpi
@sirtaquruxda
@sirtaquruxda 3 года назад
mashaa allah quruxeey waa runtaada dadkeena ma jecla waxyaabaha waxtarka leh.. horeey usoco guul ba kuu rajeenaya❤️❤️
@Fatia
@Fatia 3 года назад
🤗xbbti Zaynb ❤️shukran aad
@xubixanan013
@xubixanan013 2 года назад
Masha Allah I really liked your vedios I saw it today and can u imagine I watched more than 5. Actually this is my real carrier Plz dnt stop you are motivating us
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Xbbti ❤️Xanan ❤️welcome 💗💗💗inshalh waa wada
@sarahadam9574
@sarahadam9574 3 года назад
Mashaa Allah xbbti keep going hakaniyad jabin garbkaga nahey Your Somali is perfect Xbbti mekup ad marsanthy nosogali I like it mashaa Allah calek barakalah
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti Sarah Shukran qali❤️❤️❤️ inshalh waa so gali live FB makeup kan ayan sameenyna 🤗🤗🤗🤗
@ashahersi3256
@ashahersi3256 2 года назад
Video yadada kamaba daalo midba midka kle firsda masha allah thanks abyo 🙏 TikTok kaga imdy
@nasraabdullahi1495
@nasraabdullahi1495 3 года назад
Masha allah xppti haniyad jabin shaqo wanagsan ayad noheysaa wana kafaidnay ❤❤
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti Nasra Shukran ❤️❤️🤗🥰
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
Plzz wllo chanalka hadayn insha allah ❤ 1 million ayaad gaadhi 😢
@muhamuha2065
@muhamuha2065 2 года назад
Mnsha allh qli hore u soco ku leeyahy
@raxmaxayir2550
@raxmaxayir2550 3 года назад
Dear sister you are very very perfect . Keep going please please . These topics about style really was empty gap that needed some one to focus. Waankahelay fikirkan aadka hadasho stylka sida dharku isuqatan makeup ka
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti qali Raxma ❤️❤️❤️🤗🥰Shukran aaad ❤️❤️
@nadiifoxaashi5104
@nadiifoxaashi5104 2 года назад
mashalllah hormar wacan xbbti intaxun inta fcn ayaa kawanaag san halahad lin abyo waqtihasii nin
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien 2 года назад
maasha Allah keep going sister
@baroenglishwithameeramohamed
@baroenglishwithameeramohamed 2 года назад
MASHAA ALAAH WAX BADAN BAAN KAA BARTAY MAHADSANID.
@HMA611
@HMA611 3 года назад
You are doing a great job sis 💕🥰🥰
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Shukran Xbbti ❤️❤️❤️🤗
@asmanura4102
@asmanura4102 2 года назад
Horay usoco huno mnsha alah waad noo faaidaysee
@leloabdi3623
@leloabdi3623 2 года назад
Wlhi waan ka helya video abyo dhiriigalin weyan mcnto horey usoco💋💗💖❤
@bilanahmed9781
@bilanahmed9781 2 года назад
Mnsha allah wllshay hore u soco
@DrAishaDahir
@DrAishaDahir 3 года назад
Abayo haniyad jabin malin million subscribers waad gareysa inshallah haniyad jabin ada umahadsanthy mcnto
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Shukran Xbbti qali ❤️❤️❤️🤗🥰
@zihaambritish6424
@zihaambritish6424 3 года назад
ماشاء الله حببتي انتي عسل 🍯 شكرًا على مجهودك ❤️
@Fatia
@Fatia 3 года назад
حبيبتي سهام عفوا غالي ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🤗🤗🤗
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 3 года назад
MashaAllah habibty waxa shegte oo dan warun somalida majecla wanaga allaha karali noqdo abayo run ahanti aniga wax badan ayan kafaide sida makeupka labiska hada Instagram qabto wan kugu sodiri kara sidan ahan jire make up ka iyo hada like professional mashaAllah haniyad jabin aniga oo kali ah millions subscribers ayan kusin laaha hadu RU-vid ogolan laaha wan kucejlahay illahay darti wax badan ayan kafaide runti thank you very much keep going i love you ❤️❤️❤️❤️❤️💋
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti qalbi ❤️Zaynab❤️waa ku farxsnhy inad si fican u baraty walhi iso dir my insta waa FathiaUmKarim love u to Shukran aad ❤️❤️❤️🤗🥰💕💕
@asouma620
@asouma620 3 года назад
Masha allah tabarika Rahman Walalo go forward wax faa iido leh ba noosoo galiysaa shukran wll Mar dhow ayaan bilaabey makeup artist inaa noqdo inshllah good results rajeynayah adna waxad advice igu kordhin karta welcome
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Mashalh Xbbti good luck ❤️😊🤗 Xbbti macluumadk badso
@Hoyopodcasy
@Hoyopodcasy 3 года назад
Thanks so much dear keep going on I always confused with wearing xijab
@Fatia
@Fatia 3 года назад
🤗🤗🤗🤗❤️❤️❤️cafwaan Xbbti ❤️❤️❤️🌹🌹
@hoodocaano
@hoodocaano 2 года назад
Manshaa Allaah wll hore u soco cadawgaa ha jabo🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@lulunuur7258
@lulunuur7258 2 года назад
Masha allh sis
@ayandahir6600
@ayandahir6600 2 года назад
Thanks Abayo, style aroos ka nosoo gali
@dekaabdi6647
@dekaabdi6647 3 года назад
Mansha Allah walhi dadkan adiga oo kale ah Somalida way ku yaryihiin walal mcn Muhiimadu waa in aad gandho hadafkaga
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti qali Deka ❤️❤️❤️❤️🤗Shukran aad
@muniraabdirahmanmohamed71
@muniraabdirahmanmohamed71 2 года назад
Abyo mcn anagaa ku taagerna afsoomaligaagan jcl waxna kaa faaidnah abyo mcn keep going ❤️💋💋🥰🥰
@halimasharif4569
@halimasharif4569 2 года назад
Maashalaah keep going
@niinaosmaan2247
@niinaosmaan2247 2 года назад
thanks mcn badany ALLAAH KU XAFIDO wll qali
@r77xo
@r77xo 2 года назад
Thanks sis ❤️❤️
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 2 года назад
Mshaalaah caawa ayaan arkay Channalkaga Xbbti wlhi qof kaa hadal fcnn oo kaa mawduucyo fcn ma arkin wali xbbti Nooloow qaaliyeey wnkula socon doona Inshaalaah
@ir7956
@ir7956 3 года назад
Waad saxan tahay wax fiican ayaa wadaa runtii anigu bil kayar ayaan kula socdaa wax badan ayaan kaa faaiday thanks huno❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Shukran Xbbti 😍😍😍❤️❤️❤️🤗
@SahraYusuf-xl8yw
@SahraYusuf-xl8yw Год назад
Mashallllah wllllshy guulaysoo
@asmahappy6032
@asmahappy6032 2 года назад
Mahadsanid 😇
@nafisodahir7936
@nafisodahir7936 3 года назад
Somaligaga wuu fcn yhy wax fiican wano no so gudbisaa mahadsanid boqorad thy dadka waxa dad kà shegaya waa dad buka foolxumadooda lama fiirin karo dadka caaytama waaa kuwa ugu liita ufiiirso wlhi WAA arkay 💜 💛 💚 🧡 🔥 🔥
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Nafiso Xbbti ❤️❤️❤️🤗🥰😍 waa runta Shukran aaad qali
@mounatiti8446
@mounatiti8446 3 года назад
Masha allah sis hore u soco😍😍
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti Muna shukran ❤️❤️❤️❤️🤗🤗😊🥰
@hodanmohamud4077
@hodanmohamud4077 3 года назад
Prfect ayaa tahay abaayo moderln ayaaa tahay qofkasta ku fahmi karo wax badan ayaaa na bartey
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti qali Hodan Shukran aad ❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕🥰🤗
@nimcojaamac3810
@nimcojaamac3810 2 года назад
Anigu marki hore waxan moodayay inu wajigaygu yahay o lkn waxan ogaday inu yahay oval thanks sister ha niyad jabin intan so daawanayay youtubero anigan ka faaiiday shukran ikhtii jazakalaah khyr
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Alh yaxfdk Xbbti Shukran ❤️❤️❤️
@indhodeeqmaxamed8493
@indhodeeqmaxamed8493 3 года назад
Alxm kol hadaanad arag dhul soomaaliyeed hadana aad sidan aad u garanayso wllo qaali hore u soco ❤❤❤ one love
@rawdaawad8825
@rawdaawad8825 2 года назад
You deserve more subscribers sis . Waankujcelnhy waxfaaido leh ayaa sobandhigtaa keep it up ❤❤
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran xbbti ❤️🥰❤️💯
@indhodeeq3141
@indhodeeq3141 Год назад
@@Fatia abayo finan ii dhibeen maxa sameyaa plz wax ii sheg
@fardousaliahmed8726
@fardousaliahmed8726 3 года назад
Mnsha allah hore u soco wll
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Shukran Xbbti ❤️
@hayatomar5763
@hayatomar5763 3 года назад
Masha Allha Xabi btii ❤️🙏
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Shukran Xbbti Xayat ❤️❤️
@_Havenn
@_Havenn Год назад
Sis keep going Insha allah waad gareysaa gabdhaha somali da oo dhan iney fiirsadaan
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️😘
@nsia4466
@nsia4466 2 года назад
mahadsanid ❤❤
@najaxmoha6521
@najaxmoha6521 2 года назад
You are doing a great job abayo 🥰🥰
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran qali
@aniso8807
@aniso8807 3 года назад
Abayo aniga ku jecel walahi❤️✨ Horey u soco abayo macaan waana iga codsi haka harin youtube🙏🏻
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti qali ❤️❤️❤️🤗🥰Shukran aad iyo aaad
@zamiirafahiye6342
@zamiirafahiye6342 2 года назад
Abyo waad guulaysanaysaa waana ka faaiidaynaa
@fardowsadaganofficial7585
@fardowsadaganofficial7585 3 года назад
Mnsha allah horay usoco abayo ha dhegaysn wayo bili aadan ma qan cayan hory u ga soco❤
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Shukran xbbti Fardowsa ❤️❤️❤️
@nastehosiyadali5648
@nastehosiyadali5648 3 года назад
Masha Allah xppti horay u soco ❤️❤️❤️
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Shukran Xbbti ❤️
@najmaahmed9888
@najmaahmed9888 3 года назад
Mnshllh my sis ha niyad jbin horee usocoo inshllh guusha wd gadhysa😍😘🥰
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti Najma ❤️❤️❤️💕🤗🥰😍 Shukran qali
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 3 года назад
Alla casa wajal ah ayaa inoo sheekey quruxada xijaabkeen maalyacani ayaad inoo wadaa runtii waad ila qaabantahy kalsooni nafeeda waa astura Alla ha ku sharfo wllshey aakhiradaada ka figar tintaada ayaa muuqats
@Fatia
@Fatia 3 года назад
🤔🤔🤔🤔🤔 Aqiro inad ku halysid jilbaba wayn miyad u haysta adigu aqlaq xumda ka boxda hadlgaga cadynya qalbi xumdada milo ka qalbi ficanhy hadal xun kuma dhahayo lakin waxa tahy hadlkaga ka muqata ☹️☹️☹️☹️☹️☹️☹️
@ayanhassan2857
@ayanhassan2857 3 года назад
Masha allah , sis waxbadan ayan ka faiday, qabka munasib ku ah majigayga mahadsanid 😘
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti Ayan cafwaan ❤️❤️❤️🤗🌹
@siciidodahir5640
@siciidodahir5640 2 года назад
Masha allah you are doing well please don't give up
@deqadhiblawe270
@deqadhiblawe270 3 года назад
Masha alah abaayo, runti maanta iigu horeysay oon ku arkay wlh unique personality ayaad leedahay marka loo eego mujtamaceena maanta. Run ahaantii aniga aad ayan uga helay vediogan waana ka faaidey kuwaagi horena mid mid ayaan u booqan doonaa insha alah, walal fadlan haka rajo dhigin waxaa jira dad badan oo aad kaaga faaidaya lkn bulshadeena waxay aad u xiiseeyaan waxyaalaha maalayacniga. Hore u soco abaayo
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti Deqa welcome 🤗🤗🤗❤️❤️🥰 inshalh qali Shukran naa aaaaaaad ❤️❤️❤️🤗🥰😍💕
@aragsandahir5032
@aragsandahir5032 2 года назад
Keep going Dear sister ❤
@maryamodagan
@maryamodagan 2 года назад
Abaayo mcnto anagaa ku jecel kaagana abaal heyno wanaaga aad no sameyse ha u jabin dadka wuxuushta 🥰🥰🥰💯❤💪👌
@saamiya2927
@saamiya2927 3 года назад
Am frist saalaam abayo
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Nice Xbbti ❤️❤️❤️🤗😍🥰🌹
@sllander4834
@sllander4834 3 года назад
Keep going wllo horta anu dhawan arkay janalkada waxan rajaynaya inaan waxbadan kafaidi dono somalidu way isku mashqusha nolosha wax badan ka kamataqan inta xun haw jojin inbadan ayaa ka fa,idaysa
@Fatia
@Fatia 3 года назад
❤️Hamda ❤️Xbbti Shukran aaaad inshalh haye👍👌
@asmaahussein7465
@asmaahussein7465 2 года назад
Masha alla xbt af somaligaaga aad buu u fiicnyahy
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran Xbbti qali
@ayanlucky4564
@ayanlucky4564 3 года назад
Msha Allah abyo hda youtube kada igu horeyso adana uga helay m. A allaha ku xafido dadka tirada yar e lobahanyhy a kamid tahy hanaga tagin jazakallah abyo ❤️🙏😚
@Fatia
@Fatia 3 года назад
Xbbti qali ❤️Ayan❤️ Shukran
Далее
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 23 млн
gabdhaha gaagaaban labiska ku qurxoon || somali makeup
19:17
Wax ka ogow qilaafatka udhaxeeyo Ajay & kajol
22:11
Просмотров 25 тыс.